Тёмный

KHADRA DAHIR CIGE IYO CABDI NUUR ALAALE HEESTII ALEEYLEHE ILWAADEY MUSIC LIVE 

SOMALI MUSIC & CULTURE
Подписаться 144 тыс.
Просмотров 141 тыс.
50% 1

KHADRA DAHIR CIGE IYO CABDI NUUR ALAALE HEESTII ALEEYLEHE ILWAADEY MUSIC LIVE

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 70   
@daheraden5087
@daheraden5087 3 года назад
1996 the old good time...machaallah !!! I was 15 and was a six pack athletic guy !!! If i could turn back the hands of time ... ax !!! Waayo waayo Le bon vieux temps ... Big ups from djibouti
@husseinateye6046
@husseinateye6046 2 года назад
What happened to your six paks then walaalo ? you made me laugh
@wiilkareerwarsame7863
@wiilkareerwarsame7863 Год назад
😭😭😭 allow kuu naxariiso Mamo Khadra daahir
@MaxedNugaali
@MaxedNugaali Месяц назад
Alalaylehe ugaah yahan aqal lagula. Hoydoo ubad laga dhalaad tahay aqoontiyo wax garadkadana isir baad u leedahay
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Месяц назад
Hahaha
@maxamuudcawil3422
@maxamuudcawil3422 4 года назад
Waaa la qayilayaaa bala ku dagtay heesku Allaale iyo khadra dhool
@adanhassan1234
@adanhassan1234 Год назад
Waa waqtiyadii fiicnaa ee fadhiga lagu wadamarqaami jiray wax ceeb ah iyo wax dambi ah toona malaha
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal Год назад
Sheeygii dambi ah iyo kii aan eheeyn Allahi dunida iyo dadkaba sameeystay ayaa go'aamiyey xuduudiisa haka gudbin addoon daciif ah ayaa tahaye.
@adanhassan1234
@adanhassan1234 Год назад
@@MudaneSooyaal Maxaa keenay cayda iyo aflagaadada meesha ma Quran baa la akhrinay mise dad marqaamaya oo aduunka kuraaxaysana ayaan daawanaynay
@xasancalimaxamed4216
@xasancalimaxamed4216 3 года назад
Wa waqtigii loo qaxay qurbaha wa burburkii kadib 6/1/1996 wa waqtigi qolka lagu wada qayili jiray halkana wa qurbaha ya ila fahmay
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 года назад
Dalkan ma Djabuti baa
@adanhassan1234
@adanhassan1234 Год назад
Maya waa London
@cigesoma5549
@cigesoma5549 4 года назад
Waa marfishkii khadra dahir hadadan sidaas qarami ugu hesayn iska daa haba murqaminee wof wof
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Cige soma hahaha
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 3 года назад
Walaal waa aqalkii c/nuur alaale, ee London hadaan khaldaneen
@abdirashidkhalid5540
@abdirashidkhalid5540 2 года назад
@@hargeeleugaaska2759 War waa merfesh meeshani khadra qaadka ku gadi jirtay saan u wado Ceeba ka dhacday Murqaam
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 7 месяцев назад
yaa rabi towbe, QATROOSEEY QIIMOBADANCADCEEDDUMAROO MURWO YARIISEEY IYOIYO WAAMAYE
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Год назад
Aleylahe ilwade good song
@ßí777-e1c
@ßí777-e1c 4 года назад
Nimco yasin never aged waw
@ismailhussen2320
@ismailhussen2320 4 года назад
Exactly haa isbadali mayso
@yummyhammy7547
@yummyhammy7547 4 года назад
Boqoradda Khadra Daahir
@juneydifarah1759
@juneydifarah1759 4 года назад
It is Khadra Dahir
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Haa waa Khadra Daahir Cige
@jaambiir8
@jaambiir8 4 года назад
Cabdi iyo khadra wakhti ayay Isla soo qaaten alaylehe alaylihiyo
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 4 года назад
Hi hi
@jaambiir8
@jaambiir8 4 года назад
@@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 sxb haa
@saeedabdifarahgaawe5125
@saeedabdifarahgaawe5125 4 года назад
Khadra dahir sow raxma
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
@Saeed Farax Gaawe haa waa Khadra Dhool
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 года назад
Of masha wa lagu marqamey
@aligatah2031
@aligatah2031 4 года назад
Heetan khadro iyo abdinur alaale oreginal xassan adan samatar iyo khadro dahir
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
ALI GATAH waad saxan tahay Heestan original ka waa xassan iyo Khadra
@osmanb8446
@osmanb8446 3 года назад
Khadra waa kasoo kiciyeen iyadoon diyaar ahayn
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 4 года назад
meeshaan ey jogaan ma jabuuti baa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Waa LONDON England 1996kii
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 4 года назад
ok gartey@@SOMALIMUSICCULTURE
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 года назад
safiya mohamud maya waa London gurigii cabdi nuur alaale
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 4 года назад
Ahmed Mohamed maa jogtay haabeenka
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 года назад
safiya mohamud waa London waan joogay habeenkaa
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 года назад
Waa heesihii xasuusta mudnaa
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 2 года назад
Khadra daahir cige maamo taarikhdu xusi doonto
@yummyhammy7547
@yummyhammy7547 4 года назад
60 jirkii qabiilkeed diida , is caruureeya ayaa meesha ka muuqata iayaduna
@wrfhbg
@wrfhbg 4 года назад
Caydu waaceeb
@hah7064
@hah7064 4 года назад
Ma waxaad leedahay yasitaanka hanala wadaagtee maxay nooga tagtay. Adeer stress ma qaadi kartee adiguna meelaha iska dhiib Nimco sharaf haku lumin.
@nuurileeye8297
@nuurileeye8297 4 года назад
Waa qolama macnaha
@abdirazakali6278
@abdirazakali6278 4 года назад
Waa hees iyo bar
@guuleedrooble7717
@guuleedrooble7717 4 года назад
Halkaa nimco yasiin aya iga muuqata oo is badilinba
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 4 года назад
Waayo waayo iyo London GiZZA iyo Girls baa laysla helay
@SomTVDiasporas
@SomTVDiasporas 4 года назад
Heestan waxaa Dalka Jabuuti dib ugu wada qaaday FAADUMA HALDHAA iyo MUSTAFE ABEESO. MAHADSANID walaalo !
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
SomTVDiasporas Adaa Mudan walaal
@sayidka6911
@sayidka6911 Год назад
Heesta asalkeedu waa xasan aaden & khadra daahir
@axmedmaxamed8128
@axmedmaxamed8128 4 года назад
Mirqaanka hawada marayaa
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 года назад
Nimco yaasiin marqaan kay ku qurux badantahay Kkkk
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 3 года назад
Inkasto aadna danbi galin, oo waliba la odhan karo waa sugaanti dabar go,eysay baad u hiilisay, Hadana fanaaniinti waa weyneed weyku go,een kobtan. Ceeb baaka raacday
@deeqchamiqo2096
@deeqchamiqo2096 Год назад
Sxb ceebyo waxaas majirin waaga Somalidii noolayd weeye
@faizam523
@faizam523 9 месяцев назад
Wax ceeba mey sameyn waligeed bey Soonaalidu is dhex fadhiisan jirtey.
@shiremussa7450
@shiremussa7450 4 года назад
Hestani xasus bey i ledahay wayo habenki afweyne xamar laga eryay ayanu ku marqanay aniga iyo asaxabteyda bbc ayu ka hadlay general caydid waxuna ku hadaqay anigu iyo afweyne hadal inama dhax yal e midba xamar ku hadhaya😂 waxana ku hadhay caydid afweyne xeryaha kenya ayu ku dambeyay😂
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
@Shire heesta xasuus qaaliya ayeey kuu tahay
@sucaadmacalincilmi5731
@sucaadmacalincilmi5731 4 года назад
Mnsh allh nin qiimo badan baad tahay
@sucaadmacalincilmi5731
@sucaadmacalincilmi5731 4 года назад
Shire muse maadaama geesigii africa jeneral ceydiid waxka taabatey taariiqdiisii
@nuurileeye8297
@nuurileeye8297 4 года назад
Waxa lagama sheekeeyaa lagaa yidhi nacas wayn
@adanhassan1234
@adanhassan1234 Год назад
Nin nacas ah ayaa sidaa uhadla wadankeenii wuu baaba’ay shabaab ayaa udambaysay wax laxusuusto xasuus kale oofiican sheeg
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 года назад
Xasan adan iyo sahro axmed baa leh malahan dadkan
@deeqchamiqo2096
@deeqchamiqo2096 Год назад
Xasan aadan iyo khadra daahir
@garaadmire7380
@garaadmire7380 8 месяцев назад
Camera man is not experienced
Далее
HA-HA-HA 👊  #countryball
00:15
Просмотров 1,9 млн
Maqool iyo sulfa  heestii ilwaad qurux
10:37
Просмотров 1,8 млн
Cabdi Nuur Alaale - heeso shidan kaban qaaci Live
44:04
saalax Qaasim & Khadra Daahir
10:57
Просмотров 208 тыс.