Тёмный

Khadra Silimo & Beele 2014 

Mouskader22
Подписаться 1,7 тыс.
Просмотров 371 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 232   
@deeqaandazadtwinofficial9541
Dadkan comantiga qoraya o dhan wanka danbeya 14/2/2023 ban dhagysnya inta iga horeysey iyo inta iga danbysaba wan Idin salmaya jacylka dumarka lagaga baxyo halksya daayo ragow 💔🥺
@AishaLul
@AishaLul 9 месяцев назад
Wn qaday abyo sethy adi hda❤
@farxaanindhacaseofficialch5426
@farxaanindhacaseofficialch5426 6 месяцев назад
Waa habeen salaasa 12 march 2024 2dii ramadan saacaduna 11:00 pm waxaan daawanaya arsenal vs porto champions leaguea waxaan jooga magaalada burco gaar ahaan xaafada gaha alle ramadanta khayrkeeda haynasiiyo❤
@ilyaasyuusuf9342
@ilyaasyuusuf9342 4 года назад
I miss hargeisa😔heestan wn ku qayli jiray xasuus
@guuleedibraahim2079
@guuleedibraahim2079 3 года назад
😁😁😁
@dulmidiidtogwajaale8643
@dulmidiidtogwajaale8643 2 года назад
Kkkkk
@hodmangaraad6071
@hodmangaraad6071 2 года назад
Imika xageed joogta zxp
@jgashleyofficiell7412
@jgashleyofficiell7412 4 года назад
2020 😢 boqorka codka beele Fankaa kuu xiisay
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 4 года назад
Wuukujiraa fanka musican weeyaan
@maxamuudsiciidmaxamuuddeni541
@maxamuudsiciidmaxamuuddeni541 4 года назад
Asc gallabta waxan soo xasuustaY waaYo waaYo iYo waaYo tegeY dib miYaaY usoo noqon maalmihi naruuradu waxan gallaY xasuus dheer sanadii 2013 ayaan xasuustaY wxan dhiganaYeY dugsiga sare aniYo axzaaptaYdu wxan isku odhan jireY malin baa dhacaysa aynaan wada joogin oo mid inaga midi heesta dhegeysan doono mantana midna meel wada joogno wakhtiga iYo waaYaha na kala fogeeYeY Midba meel buu ka dhacay kuwo dalka dabadiisa jooga iyo kuwo wadanka jooga ayaanu kala nahay kuwa aanu wadanka wada joognona kala.gobolo ayaanu kala joognaa ZxpaYaal waan idiin xiisaY Mar wllba qalbigan idinka xusaa Balan teenu waxay ahayd 2023 bisha septenmar hadaYnu noo laano inay kulano nin wlbaana wuxu i qabsoomaY uu gollaha keeno kii ubad keeni lahaa taajir noqon lahaa iyo kii sarkaal noqon lahaa kii eng noqday kii dr noqday kii wadanka wax kusoo kordhin lahaa sxpa Yaal balan keena ahaa inaanu intaa nina ninka kale usoo sheegin wuxu noqday wax meelaha laga maqlo mahane wllbaba wuxu 13 kaa sano uu ka hayo ayaan ku balanay inaanu isku soo bandhigno sxpayaal balankii waa sidiisi aadban idiin salaamaYa Balanteenu waa guuul heestana inaga waa inoo gooni #nin walbaba wuxu taraa loo tirinayaa salaama soomaaliyeeey
@hibomohamedkafeeya6856
@hibomohamedkafeeya6856 4 года назад
Mshallah alle nabad qab haysku kiin tuso wll
@apdohakim1650
@apdohakim1650 3 года назад
Guul in sha AllAH wlo
@nimofadal7117
@nimofadal7117 2 года назад
Mashlaaah waa qoraal dareenkiisa saxiibtimo wata Waa la dhacay runtii Allha raxmaanka dhamntiin oo caafmaad iyo cimari dheer ha idinku gaadhsiiyo balnkaas adag mashlaaah hamblyo idin leeyey Manta taariikhadu waa 24/12/2021 Maalin jimce ah sacaduna 10:42am
@muhiyodinahmed6983
@muhiyodinahmed6983 2 года назад
Xasuus heestan aniga dareen goni ah ayay iledahay 😍lkn idinka sxp guulbn idin rajaynayaa
@Mss.dhawrzan011
@Mss.dhawrzan011 9 месяцев назад
Ma kulmen asxabti is jcla talow Guul ban idin rajynayh🎉
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 4 года назад
Abwankii lahaa Allha unaxariisto abwaan qiiq
@Raad099
@Raad099 3 года назад
Amiin allow u naxariiso cabdixakiin kiik
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 3 года назад
Alle how nxariisto
@fatherabdek2321
@fatherabdek2321 3 месяца назад
Waan jeclahay heestan 😢 Isoo raaca cidii dhagaysanaysa 2024. Old is gold beele iyo hooyadii fanka khadra cabdi silimo
@munaayomohamed3034
@munaayomohamed3034 5 лет назад
Heestiii caruuurnimo😊 wakhtigu saaid ayu dheeraynaya wllhi
@abdisalammahdi3576
@abdisalammahdi3576 5 лет назад
Munty mohamed hhhhh imika imisa jir baad thy indr
@munaayomohamed3034
@munaayomohamed3034 5 лет назад
Hehehe 21 jir ayan ahy indr
@zamalemohamed
@zamalemohamed 3 года назад
wali ciyaal baad taheee😂😂😂😂😂
@mascudmarcelo4505
@mascudmarcelo4505 9 месяцев назад
7 years listing this master peace 🎉
@baddiex2092
@baddiex2092 3 года назад
Labtaydani ku qaln😭❤
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 3 года назад
2011 to 2020 🙌💯 Time is going to fast 💨 2011 ciyaal school ree xuseen girre ah ayn ahaa Markey heestan soo baxdey’ Markan schoolka kasoo baxNO ayn dhagaysan jirey 😊anaGo dhinac ka cunayeyna shaanduush 🍔 Lagu hor iibin jirey Schoolka agtisa Beelle iyo SilimO We miss you’ From Jgjga
@hooyomacaan6929
@hooyomacaan6929 3 года назад
😭😭me to rer xuseen geere aha 2010 xasus ba walahy igalaysay galabta
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 3 года назад
@@hooyomacaan6929 yeah wll.. wayaha dadki kala ka xeeyey
@onlyme7792
@onlyme7792 2 года назад
Me from xusen giire 04
@nuurakayd6897
@nuurakayd6897 3 года назад
Waxan dhagaysan jiray aanon yar intaa dawanaysa 2021 liketa dabta aan is ogaano😁😁😁😭😭😭
@yahdhipato9679
@yahdhipato9679 4 года назад
Xasuuz qof qaliyey ixasuusisa Allaw kudhwr hno mcn❤👍🏼
@ahmedgudaal6341
@ahmedgudaal6341 4 года назад
Jigjiga cadaye iyo xasuuus hore 2008🤔 june 7 2020 beele iyo khadra lamanahan axdiga hurin gacaltooyo aan lumin saw illahaye kumaladhiin ax🙏
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 года назад
Fanaanin cod halaasiya leh ninkii garanbaa garan Cabdi ismaaciil beele iyo khadra Cabdi silimo 😍👌
@laylashabelle3311
@laylashabelle3311 3 года назад
haa hnoo codbay hayaan
@abdifitahAden77
@abdifitahAden77 4 года назад
12/08/2020 sawman ladnadeen la’aanta adunyada maba lici jeclaysan ❤️
@ayanhassan3385
@ayanhassan3385 3 года назад
❤️❤️❤️❤️saw maan ladnadeen
@abdifitahAden77
@abdifitahAden77 3 года назад
@@ayanhassan3385 ❤️❤️❤️❤️❤️
@hannamaxmuut
@hannamaxmuut 8 месяцев назад
1/13/2024 😭💔😭
@abdihalac
@abdihalac 8 месяцев назад
🔥🙂
@khaalitt
@khaalitt 8 месяцев назад
Stay stronG💔
@weezy1o941
@weezy1o941 7 месяцев назад
2.9.24 ma wada qadnaa 😂❤
@hannamaxmuut
@hannamaxmuut 7 месяцев назад
@@weezy1o941 1:30 maxa ku soo jediyey 😭😂ee waliba waxay xiligad heesta dhagaysanysa 😂😭😭
@khaalitt
@khaalitt 7 месяцев назад
@@hannamaxmuut😂😂
@axmednuurjfx4156
@axmednuurjfx4156 2 года назад
Dadka jacylka dhabta ah haayo Heestan aad by u gu socon
@abdiqanihajjihassan2291
@abdiqanihajjihassan2291 2 года назад
Abdi Beele Waa Fananka Kaliya Ee Awood uleh inuu samaysto Hees Laxamaysto Musica Isagu Saarto Oo Uu Codka Ku darsado 🙏🙆🏻‍♂️
@muniiraar3407
@muniiraar3407 2 года назад
Waxan ku xasuus taaa wakhtigan jeclaaa xaaskayga Oo anu wada dhagasan jiray ilaa hadana waanu jecelay waxaana ku tilmaamijiray heestan inaytahay hantida noloshayda waana igu qaali xataaa lagacna siistay si al iigu diro waaaaaw waxkale
@nimcocabdi5836
@nimcocabdi5836 Год назад
Old is Gold 2023😔😟
@deckow1186
@deckow1186 4 года назад
2013 2014 dhageesan jiray anigoo jaceyl tabcaan la,ah
@abdiaziizomerck457
@abdiaziizomerck457 8 лет назад
woow waad nuuraysaa beele iyo khadra fanaaniin wacan ayaad tiin nooladaa wllo waad idiin taageernaa
@abokormukhtar4221
@abokormukhtar4221 Год назад
xazuzz ethiopia joogay wakhtigaa waan xazuuztaa wlhi
@lubimaxamuud6426
@lubimaxamuud6426 5 лет назад
Xasuus hore ayaan cawaa isoo xasuusiseen anytime waan dhagaysan jiray😪😪😪
@MaxamudYare-bo1yb
@MaxamudYare-bo1yb 27 дней назад
24/9/2024 galab sabtiya sacaduna wa 4:40 daqiiqo Xili qalbigu 😢😢😢
@saynabfarah4583
@saynabfarah4583 4 года назад
hees Aduun 6/8/2020 wali dhagysigeda kama xiiso goyn
@user-ve4bq2op4e
@user-ve4bq2op4e 5 месяцев назад
Hibak Adani Xasuuso qofkii ku qadi jiray Waxaan soo xasuustay wajahadii Guriga iyo halku fadhisan jiray Aniga si khasan heestan markaan arko qalbigu😢heestan qisa dhabay I xasuusisay
@lixleonline8135
@lixleonline8135 Месяц назад
20 August 2024 From abdala jamal weraysi vs khadra silimo inta kaso racdey like isara wayaho xalko ina geyo❤🎉
@guleidmohed1173
@guleidmohed1173 4 года назад
2020 wli wan dhagysataa heestan ilaa wakhtigay soo baxday
@ducayzen9368
@ducayzen9368 3 года назад
10.01.2021 ♥️🔗 Laanta aduunyada maba lexo jeclaysten 🥰
@Muparik
@Muparik 8 месяцев назад
16/1/2024 😢
@xalimasaid-qw5fi
@xalimasaid-qw5fi 8 месяцев назад
Sorry😢
@hamsehassan6395
@hamsehassan6395 3 года назад
2020 dhamdkiiza cida xuzuuuz ku dawanyza farta taaag 💞
@hamsehassan6395
@hamsehassan6395 3 года назад
December 6 2020 9pm...
@jamiilweheliye
@jamiilweheliye 3 года назад
Xasus wlhi ila Hada ayan dhagaysanaya heestan 🤙🏾✊🏾
@Khaleth_hussein
@Khaleth_hussein 2 года назад
Best song wlhie wxn dhageysanyo 2021 Dec malin sabti ah🤗😴
@CabdisamedMaxamed-y4u
@CabdisamedMaxamed-y4u 4 месяца назад
Hadand igu lifaqnayn 😢😢 Stiin la morooya
@noahismael8760
@noahismael8760 3 года назад
5/12/2020 3:01am Inta weli heestan macn dhageysananysa....athens/greece
@MahadAbdinaasir
@MahadAbdinaasir Месяц назад
Waxaan jogaa Ethiopia adisababa 🇪🇹 heestan waxaan ka bartay gabar aan aad ujeclaa blse jaceylkaas waxan ku ahy kli Oo daren haldhinac ah oo kliya waye insha allah waxan rabaa malin maalmaha kamida inaa kusoo xasuusto qoral 20/8/2024 sacada 12:04 habenimo qol kaligey
@JannahAbdirashid
@JannahAbdirashid 25 дней назад
Sido kle qofan is jeclen qilaaf na dhex yimi midba mid ka kle ka kibray inu raali galin bixiyo😢
@AmiiraCali-t5z
@AmiiraCali-t5z 6 месяцев назад
Lalbiyo dab igu shidan😢00:20/ 29/02/2024
@SomaliTube505
@SomaliTube505 2 года назад
Yaa dhagaysanaya 18 September 2022 luv this song ❤
@ahmeddayib4176
@ahmeddayib4176 6 лет назад
Heestan waxaan ka dhagaysan jiray Jigjiga FM Subax kasta Bari samaadkii
@fatherabdek2321
@fatherabdek2321 8 месяцев назад
2024 isoo raaca
@updialloreofficial4316
@updialloreofficial4316 4 года назад
11 February 2020 10:51 pm La aanta aduunYada maba LaxejeclaYstee😪😥
@Badran-
@Badran- 2 месяца назад
Ilahow wiilka jecladay calaf iigu dar yarabi ilahow qalbigisa iso jeedi sa ujeclhy ii jecleysii 😭😭
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 2 года назад
Xasus Qli ah 😘 maxan jecla in aan dhegaysto heesa ha Khadro nolow ayaan Ku leyahay abbyo 2022
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 года назад
2022 🥰✅💥 After 8years this song So Heat🔥🔥 iLaahoy Gabadhan nolosha la wadago isii Oo diin iyo AkHLaaQ LeH🥺🙏🙏😥
@ladnaawil1705
@ladnaawil1705 Год назад
Amiiin insha allah
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi Год назад
@@ladnaawil1705 🙏
@PushraDahir
@PushraDahir Год назад
Amen
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi Год назад
@@PushraDahir 🙏
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi Год назад
@@ladnaawil1705 weli mahelin
@suhuurcabdirahmanmaxamed7294
@suhuurcabdirahmanmaxamed7294 2 года назад
5/July/2022 salasa habayn 8:11pm laydha dookhu igu wayn 💘
@suleimanabdirahman5295
@suleimanabdirahman5295 Год назад
Amazing voice
@youngjenyo4466
@youngjenyo4466 4 года назад
2020 Grass
@naciimacabdi7363
@naciimacabdi7363 Месяц назад
4/8/2024😭😭💔😭😭 Jcylku waa dilaa qarsoon iga danbeyow jcylka iska ilaaal 😭😭😭💔💔💔💔😭 had sacadu waa 9: 25 habeenimo qol cidlo ah ku jiraa kaliya 😭😭😭😭😭💔
@maxamedgaballaax3127
@maxamedgaballaax3127 3 года назад
Cabdi beelle fankaa kuu xiisay legend.
@guledmohamedali8477
@guledmohamedali8477 6 лет назад
Who listen 10/19/18 listen in USA eshcala hees
@FarduusMaxamed-rr1ly
@FarduusMaxamed-rr1ly 2 месяца назад
9/7/2024 9:04 Habenimo iyo xasuusti 2017kii😭💔Jacaylow aabaha cun Jacaylkii Layla iyo ways dilay Dad badana dhawacay Ana idin mayo💔😭
@kaafitube-n1q
@kaafitube-n1q Месяц назад
waa iga qoslissy wlhi😅😮
@kalid69official67
@kalid69official67 4 года назад
20_6_2020 3:42am Xasuus igu wayn ✍🙏
@ABDULHAMIDO
@ABDULHAMIDO 6 месяцев назад
Ustaad beele❤❤❤❤
@marla_arag6880
@marla_arag6880 2 года назад
14/3/2022 Ana maba ladnaadeen 😩 Myself mohamed ♍️😍
@hiboomar1579
@hiboomar1579 3 года назад
2021/8/2 / wyyy wlhi wakhti bn dhageysn jiry heestydiii 🔥😩😍
@fivehinomohmed3351
@fivehinomohmed3351 3 месяца назад
Waa habeen 2:35 11/6/2024 ❤ illahay ciid carafo nabada qabo hanngy gaadhsiiyo waxa jooga gb waliba xb 0:42
@luulanshur3917
@luulanshur3917 5 лет назад
Muqdisha 2013ki ayan so xasusana hestan markan maqlo
@Mataan41
@Mataan41 2 года назад
Hdand igu Lifaaqnyn sowma Ladnaden hipoy💗
@edabzameedabzan9548
@edabzameedabzan9548 8 лет назад
axayaah song dareen wleee xasuus
@abdikariimhussenguuled3134
@abdikariimhussenguuled3134 29 дней назад
Khadra abdi silimo maxamuud ducaale hno qali nolow
@laacatechnology5246
@laacatechnology5246 3 года назад
hees aad u qiimo badan iyo waayo waayo jijiga 2011 😥😥😥
@cabdicasiismaxamed7281
@cabdicasiismaxamed7281 2 года назад
2022 yaa daawanaya omg😢💔
@NajmaBashir-wt1wr
@NajmaBashir-wt1wr Месяц назад
Leebkisu igu mudan💔
@hasnahaaji6186
@hasnahaaji6186 4 года назад
2020 👋
@zarakowden287
@zarakowden287 3 года назад
Hees xasuus ah ciyaalnimadii 2009 ❤️
@laztzerking4706
@laztzerking4706 3 года назад
2021 Heez an jeclaHay Hadanad igu lifaaqnayn
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 6 месяцев назад
Mashaa alllllah waaaw khadra codbaa kudhan noooolaaada hees maacaaan❤
@guledelalimohamed712
@guledelalimohamed712 5 лет назад
2/18/2019
@xaliimohani564
@xaliimohani564 9 лет назад
Best song I ever heard
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 Год назад
Kuso laabo xasusta 8 year ago
@CabdisamedMaxamed-y4u
@CabdisamedMaxamed-y4u 4 месяца назад
Ayyy 2024/5/7 ❤❤❤❤
@kellyjames5099
@kellyjames5099 4 года назад
Hah! finally waxaan raadiyoba waan helay!
@abdirisaqosman5381
@abdirisaqosman5381 4 года назад
Ala ya cisak boqorada codka wxa tihin dad fanku ku jiiro
@muhzinige8151
@muhzinige8151 Год назад
suturday 31 december /2022/ 😍🥹 habeeen igu xasuuusa
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 3 года назад
Xazuuz hore ayaan caawa dib usoo xazuuztey wakhtigu wuu socdaa
@hanixuseenwarsame426
@hanixuseenwarsame426 3 года назад
Weekend 6December 2020 La,aanta adunyada maba laxa jecleysteen
@PulPul-yk6cy
@PulPul-yk6cy Месяц назад
7/8/2024💕🌚
@muniirshukrigeedi5572
@muniirshukrigeedi5572 5 лет назад
2019😭😭❤
@isxaaqjaamac4601
@isxaaqjaamac4601 Год назад
2023 xasuus
@Sehaammohamett
@Sehaammohamett 7 месяцев назад
Sa ujeclhy Hadu ogaan lahaa😢00:53 ban dhagaysan habenimo wan La ilmaynaya jacaylka😢😢😢❤ hadan ogan laha inu jacaylku Sa yahay maba jecladen😭💔
@fathimustaphe3046
@fathimustaphe3046 3 года назад
14 /02/2021 Maalinta Jaceylka Adunka Hadaanan Dhegaysan Ma iii Noqotaba 😍😍🥵🥵
@AsadAsad-xg3tr
@AsadAsad-xg3tr 6 лет назад
15/6/2018🤟
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 5 месяцев назад
Waaaw war khadri cod maacaaana codlaguma gaadho nolow❤
@ildheereproduction3753
@ildheereproduction3753 6 лет назад
Abti film kusoo gli jiray kuu ahaa tlw Dadkii hore maye
@edebsansidiihooyadeed2590
@edebsansidiihooyadeed2590 5 лет назад
😀😀😀😁😁😁 Ciyaalkii danbaa haystaa meesha musalsalkii horncable TV xusuus wlhi
@ildheereproduction3753
@ildheereproduction3753 5 лет назад
@@edebsansidiihooyadeed2590 haa wlee
@abwaankhaliilcabdimuuseabw88
@abwaankhaliilcabdimuuseabw88 5 лет назад
Waar wax noolbaad tahay adaa ilamida
@nasirsuperaleksander638
@nasirsuperaleksander638 Год назад
bulsho tv dhe filimkuna mexican musal sal ah ayuu ahaa xasuusta aad halkan dhigteen adiga iyo ildheereba afarsano kadib ayaan arkey oo aan qeybtayda xasuuseed idinku darsaday wan idin salaamayaa dhamaantiin waxan rajeynayaa inad nolol ta u sareysa ku nooshihiin 3 April 2023 time flies 😔
@basmanoura1258
@basmanoura1258 3 года назад
2021😢
@abuukarcabdilahi2201
@abuukarcabdilahi2201 3 года назад
July 31 2021 malin sabti ah xasuus
@abdiaziizomerck457
@abdiaziizomerck457 8 лет назад
beele boqor ka codka ka ma xiiso gooye heestan
@Bayaan447
@Bayaan447 2 года назад
Heestan waayo wayo film kii maria joy iyo akhwan mecheal ba kusoo gali jiray
@nimcaanabiib8356
@nimcaanabiib8356 5 лет назад
21/12/2018 Xasuuss hore Runtii wakhtigii Wxn dhagaysan Jiray jacaylkii Uguhoreeyay an Islajabsanayn 🤣🤣
@maxamedhubbi6860
@maxamedhubbi6860 Год назад
Hees xasuus leh yarantii 2013
@lagayaabaa5869
@lagayaabaa5869 8 лет назад
khadra iyo beelle
@suggalcabdi8290
@suggalcabdi8290 4 года назад
Wlhi was hees aduun 😓
@baashehetiye8795
@baashehetiye8795 Год назад
13 Iyo 9 bilood kadib cawan dhagaysanay xusus gara ii lahayd heestasi ❤️🙏
@ZamzamMohamed-lf4zf
@ZamzamMohamed-lf4zf 8 месяцев назад
1:37 duhurnimo 2024 dareen cajiiba dareema heestan aan dhegeysanyo xasuuso iska galaa❤😢🥺
@munirabashir3327
@munirabashir3327 3 года назад
2021still my fav
@munaiprahim2153
@munaiprahim2153 6 лет назад
hestan dhegisigeda kama dalo
@NasraAbdirashiid-kk2ze
@NasraAbdirashiid-kk2ze 3 месяца назад
Heesta mcn❤
@cka7212
@cka7212 Год назад
31/12/2022 last night of the year 2:10.hbnimo 🥺😩
@asmashuib6702
@asmashuib6702 3 года назад
14feb 2021😘
@Nasiyasuudi
@Nasiyasuudi 3 года назад
2.9.2021 la,aaanta adunyada maba lex jecleysten♥️🥲
@CabdiwaliMaxamed-ft5zz
@CabdiwaliMaxamed-ft5zz 5 месяцев назад
1/9/2023😢
@nimcoaamina1053
@nimcoaamina1053 5 лет назад
2019 may 😂😂😂😂 i am emotioned wallahi
Далее
KHADRA SILIMO IYO CABDI BEELE
5:21
Просмотров 632 тыс.
Habeen Iyo Maalin
7:47
Просмотров 2,8 тыс.
Fuad Omar - Mays Aroosna
5:45
Просмотров 9 млн
Khadra Silimo Jacaylku Nimuu Hantiyay 2016 HD
7:03
Просмотров 13 тыс.
YURUB GEENYO ALAW HA INAKALA IRDAYN
8:14
Просмотров 838 тыс.
Khadra Sinimo iyo Heestii Wadnaha Hoo 2013 HD
5:48
Просмотров 155 тыс.
Hees cusub by yurub iyo beele
6:05
Просмотров 266 тыс.
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
Khadra Silimo 2013 Dhool   YouTube
5:43
Просмотров 70 тыс.
Cabdi Ismaciil Beele l Heesta Dunidda
7:34
Просмотров 854 тыс.