Тёмный

KHADRA SILIMO | DABTAYDA LAGU GAMAA | FISKA LIVE SHOW 

Waqal WStudío
Подписаться 2,4 млн
Просмотров 6 млн
50% 1

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 3,4 тыс.   
@suhuuurahaji6788
@suhuuurahaji6788 6 лет назад
Heees wadani Baa moodaa sidee xaada ikacday😍😍Khadra xamar baan kaga so hiiliyey✊✊✊Guleyso
@seibjilly7603
@seibjilly7603 6 лет назад
suhuuura Haji wlhi wax loo hiisho waa istaahishaa
@axmedak7002
@axmedak7002 6 лет назад
Thanks sis
@nabihaomar4142
@nabihaomar4142 5 лет назад
ANA JABUTI BAAN KAAGA SOO HILIYEEY
@gobaadahmed7340
@gobaadahmed7340 5 лет назад
suhuuura Haji walal sow dumar ma wada nihin waan in aynu isku hiilino Gabadhan si xun baa loo galay laakiin shacab kii Somaliyeed baa u hiiliyay dal iyo dibad
@hodanadan6595
@hodanadan6595 5 лет назад
Wale miskinta wa la dulmay
@siciidawaare9770
@siciidawaare9770 5 лет назад
khadra Waa fanaanda ugu codka macan fanka soomaalida inta Taageerta like saara khadra horimar wacan🌍 ☝
@abshiraden4161
@abshiraden4161 5 лет назад
God bless you wlll 😍😍😍😍
@abshiraden4161
@abshiraden4161 5 лет назад
God bless you wlll 😍😍😍😍
@ashwaqyusufmashaallahseekh9236
Zaeet
@macalinjaamac3746
@macalinjaamac3746 5 лет назад
Thanks
@cabdikarinmahamed9188
@cabdikarinmahamed9188 5 лет назад
KHADAR IBRAAHIM KEEYOW
@hodanabdi1616
@hodanabdi1616 5 лет назад
Waxan ahay samaron anuu waligay uhiilin maayo nin xun oo gabadh dulmiya kaan dhaleyna ama la dhashayba ha ahaado khadro waad da yartahay hore isoco guulayso 👍👌🌺❤️💐😍🥰
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 4 года назад
Gobaa tahay sis Dadku aqligaas mawada laha qabiilka ayay wax walba ka jecel yihin. Mareexan baan ahay labadaba waa isiman yihin hadana gabar ladhibataynayo leeyma tuso am gonna support any gabar soomaliyed oo support iga baahan keep going khadra we love you💞🙏💕🥰💖🙏
@abdikanimuse1576
@abdikanimuse1576 4 года назад
samaroon iyo jaceylka iyo nacaybka mursal maxaa isku xiray. laba qof ayaa midoobey shaley maantana kala tagay
@zuhaypcaqilka3335
@zuhaypcaqilka3335 4 года назад
Ay baaThy yaa kubdhahY meesha qabylad baa lala soo glaa hush hush wrYaaa
@abdikanimuse1576
@abdikanimuse1576 4 года назад
@@zuhaypcaqilka3335 midhaa samaroonka ayaad ka xanaaqdaa
@zuhaypcaqilka3335
@zuhaypcaqilka3335 4 года назад
@@abdikanimuse1576 war Qolo qoldanaan diiidnHy anuu
@omaraliige
@omaraliige 6 лет назад
Aduunka waxa la isku dhaafay taagero qadra waxan u arkaa in ay taagero badan tahay guushana iyada un bay kuso danbeen hargesa iska dhaafe 3 million e xamar joogto aya tagersan from mogadishu viva qadra
@africanflavor1043
@africanflavor1043 6 лет назад
Dumar odhan djabuuti jijiga somaliya/waqooyi iyo xammar somali Sujuu jileec iyo jareer afarta decal e aduunka wa wada maseersanyihiin o khadrey la jiraan
@safiajeilani7141
@safiajeilani7141 6 лет назад
from mogadishu taageera number one ayaan u ahay khadra qof karti leh waaye khadra mashallah guushana ayada unbaa u danbeeyn inshallah don't worry abaayo
@ayaanmaxamed1034
@ayaanmaxamed1034 5 лет назад
Reer mugdisho ayaan ahay taageerana uma ihi Viva hodanteydi caashaqa
@dahircalmi9539
@dahircalmi9539 5 лет назад
Khadar salimo n
@cishqidaacad7633
@cishqidaacad7633 5 лет назад
Viva hodanteyda caanshaqa
@higsiiyohammi4955
@higsiiyohammi4955 6 лет назад
Dhiiggaygii khadra gabadha soomaaliyeed adiga ayay kula jiraan. 💪❤️ From puntland
@SlmRose-x5f
@SlmRose-x5f 5 лет назад
Horta dadka nabi kusli kadhahy meel heesa ka shidantahy iyo inta ilahy jecel laki dartiis maa intaa ugaareeysiin subhan allah ilahy kabaqa waxa qalbigiin kujire waa u jeeda... Asc..
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 7 месяцев назад
Nio anba waan la yaabay wlhi like yar bay ku raadinayan magici ilaahay iyo ki raasuulka ala somalidan meel xun bay ka gashay alle Ha sahle
@HananMahamed-uf1mz
@HananMahamed-uf1mz 4 месяца назад
😮
@BilanabdiLareinebilan
@BilanabdiLareinebilan Месяц назад
❤❤❤❤
@abdirahimabdullahi1833
@abdirahimabdullahi1833 6 лет назад
Khadra is ka jeclahay wlh asxpta like cml inta ani ila mid ka ah 😍😍😍
@fahmoaliomar5640
@fahmoaliomar5640 6 лет назад
Abdiraheen Abdullahi khadra love you queentyda
@abdirahimabdullahi1833
@abdirahimabdullahi1833 6 лет назад
@@fahmoaliomar5640 qoftaas ku heestaa 😎😎😎
@siciidmaxamed2368
@siciidmaxamed2368 6 лет назад
Heestaaan waxay katurjumaysaa mursal iyo khadra. Guntay kamidaysanyihiin
@amaalmohamud7489
@amaalmohamud7489 6 лет назад
♥♥♠♠♥
@samiiroofficialxasn5941
@samiiroofficialxasn5941 6 лет назад
Abdiraheen Abdullahi. Mahdasnid waan,tagerah.
@aarioushajih6655
@aarioushajih6655 6 лет назад
Hadhkeeda Lagu gam'a Jacaylkana lagu garta Viva khadra Abdi Silimo Inay reer hargeisa u hiiliyeen yaa igu raaczan👏✌
@shamaiawes9988
@shamaiawes9988 2 года назад
Your voice is dry inspiring intelligent and great 🙂🙂🙂🙂🙂 always lovable
@shamaiawes9988
@shamaiawes9988 2 года назад
I mean her voice is very inspiring and full of deep emotions 🤣😍🤣🤣🤣 love you khadra
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 4 года назад
Qaalmaha geelee gu'u dhala Hadey magac guud simmaan. Gaawaha laga soo lisiyo Haruubkaa lagu gartaa.!! Masterpiece.
@bushrajama
@bushrajama Год назад
Bal ifahnasii intaa maan fahmina 🌝🫠
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 Год назад
@@bushrajama In magac ama muuq lawadaago waa wax iska caadi ah, lakiin sinna looma sinaan karo. Tusaale: Dadku waa wada dad lakiin dabci/shakhsiyad wanaag iyo wax tarkey is dheer yihiin. Geeluna marka uu dhalo ee lasoo maalo ayuu wax tarkiisu soo baxa kii fiican iyo kan kale.
@bushrajama
@bushrajama Год назад
@@abdihakiimsaed6834 thank you ❤️
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 11 месяцев назад
​@@abdihakiimsaed6834baraakalaahu fiiik sxb qaali. Waad ku mahadsantahay fasiraadaaaas.
@AragzanOrshe
@AragzanOrshe 8 месяцев назад
@@abdihakiimsaed6834 mnshllh wixiibad fahansanthy walal
@nanitaguure9379
@nanitaguure9379 6 лет назад
Reer hargeisa way u hiiliyeen wlhi soco qadraay guushuna waa dhankaga ❤❤❤
@ifraxxiis5010
@ifraxxiis5010 6 лет назад
@@sagalhassan7677 subxaana Allah Alle ha ku caafiyo huuno waad bugtaaye
@sahrawali6800
@sahrawali6800 6 лет назад
I love 💕 u
@sahrawali6800
@sahrawali6800 6 лет назад
U you did very good job 👍
@sahrawali6800
@sahrawali6800 6 лет назад
I love 💕 u
@duno3178
@duno3178 6 лет назад
Wwaa
@jibiso4491
@jibiso4491 6 лет назад
Waxaas imaraa Ani mursal wuu taak Naa wayay Wlhi 🤨 khadra saliima ununka xitaa Adaa kula jirnaa reer xamar dhan😘😘🌹
@abdiwelimustaf1328
@abdiwelimustaf1328 6 лет назад
Hhhhhhhh ununka ma fahmyaan hee reer waqoyigaas 😂😂😂
@mohtorres2759
@mohtorres2759 6 лет назад
@@abdiwelimustaf1328 😂😂 Wlhi wa Runta Wll No Fazir bal
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 6 лет назад
@@mohtorres2759 "annaga" yacnii
@caadilyare4405
@caadilyare4405 6 лет назад
Ununka xitaa kkkkk
@ahmedibrahim4562
@ahmedibrahim4562 6 лет назад
Waar dumarki somalia iyo kuwi somaliland ba waa midooben..imika waaban baqaa way inoo heshhiyeen ragow meesha ka kaca inaguna heshiine 😂😂
@nimcosagal916
@nimcosagal916 5 лет назад
Inta heesaha necep quraanka jecel like 💕💔❤
@ariizha0pthiali901
@ariizha0pthiali901 3 года назад
Hadad neceptahy mxd ka dhegyn
@mayamohamed5562
@mayamohamed5562 2 года назад
Mx ku keny mark hhh
@axmednaasir199
@axmednaasir199 Год назад
Hadaa maxaa meesha ku keenay wll
@MustafeXiis-v2i
@MustafeXiis-v2i 2 месяца назад
Kkkk
@AnissaAptidon
@AnissaAptidon 18 дней назад
Asc
@rayanita.beauty.channel9511
@rayanita.beauty.channel9511 6 лет назад
I love you khadra form Djibouti noloow my sister 🇩🇯 🇩🇯❤️❤️😭👈🏽👈🏽
@nabihaomar4142
@nabihaomar4142 5 лет назад
TEAM KHADRA SILIMO FROM JIBUTI
@gadiidcabdulahi9086
@gadiidcabdulahi9086 5 лет назад
xasangatal
@raphaelledachargims6626
@raphaelledachargims6626 5 лет назад
Team Hodan Abdirahman from Djibouti 💪💘
@NasroKiine
@NasroKiine 5 лет назад
khadaro Viva wan kuljiran abyo
@abassomar4516
@abassomar4516 5 лет назад
Team khadra from djibouti vive ma soeur nolow
@cabdifataaxiidxasankhayrdo1647
Igula saliya nabiga csw inta jecel alle haydinku saliyo kun jeer wllo dhmntiinba
@shamseibraahin1335
@shamseibraahin1335 6 лет назад
Scw
@ibadasaid6477
@ibadasaid6477 6 лет назад
Scw
@mohamedosmaan1777
@mohamedosmaan1777 6 лет назад
Csw csw csw
@nasriincabdi6021
@nasriincabdi6021 6 лет назад
Scw
@khadraqali4214
@khadraqali4214 6 лет назад
scw scw scw scw scw
@mayaalkhateeb6432
@mayaalkhateeb6432 4 года назад
From syria🇸🇾 I don't understand but i like somali songs🎈
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 года назад
Syrian Girl❤
@doctorcarab7294
@doctorcarab7294 4 года назад
What is the song about a broken relationship? This only Somali music the best song it's I am Somalilander I love song Syria but don't understand!
@huodoali
@huodoali 3 года назад
I can translate if u want arabic or english which one u want
@badrudiinibraahim9968
@badrudiinibraahim9968 2 года назад
To you too
@bileliibaancabdullahi3946
@bileliibaancabdullahi3946 2 года назад
Thanks,but when were you Coming Sweety❣️🇸🇴❣️🥰😘😍🙋‍♂️🤍💚💜✌️🤲
@shaaficiabshirmohamed501
@shaaficiabshirmohamed501 6 лет назад
Team Khadro Saliim Ilke Ta igu taageera 😍❤
@maxbuubrooney1238
@maxbuubrooney1238 5 лет назад
Shaafici Abshir Mohamed Aniwas
@hindasubxnlaahyusuf6393
@hindasubxnlaahyusuf6393 5 лет назад
Ha heesto mid nuxur le iyo mid mcaanba iyda iska ciyeysa kol hadduu si farxdle ku seexnyo oo uu hely qofkuu dhab ujeclaa inta igu raacsan like isara
@Egg12345-q
@Egg12345-q 5 лет назад
Shaafici Abshir Mohameaqu d
@aidarousseayane1838
@aidarousseayane1838 5 лет назад
7
@mukhtardayib5430
@mukhtardayib5430 5 лет назад
Naagtu way abtirsatay Wlhi nzp inay duriyada TaHay CadaysaY oy hargayzana dhex joogto❤😂😂😂😂😂
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 года назад
Haa inader
@inacumar170
@inacumar170 4 года назад
❤💚
@eartrail
@eartrail 4 года назад
Wa qoloma.
@nasrenkhadar3413
@nasrenkhadar3413 4 года назад
ABO IS sacad muse duriyadii ♥️♥️
@eartrail
@eartrail 4 года назад
@@nasrenkhadar3413 yay ka si tahay.
@mukhtaarofficial6732
@mukhtaarofficial6732 5 лет назад
Inta nabi muxamed jecel uunba zarayza like inta kle way diiday😍😍
@cawodagan3718
@cawodagan3718 5 лет назад
Scw scw
@azuumhassan9350
@azuumhassan9350 5 лет назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@sadeaxmed3279
@sadeaxmed3279 5 лет назад
@@azuumhassan9350 p
@mabsutmaxamed9775
@mabsutmaxamed9775 5 лет назад
😁😁😁😁😁
@inayuusufcawil6269
@inayuusufcawil6269 5 лет назад
Scw
@Ghost-dv7bp
@Ghost-dv7bp 6 лет назад
I love you khadra form muqdisho noloow my sister qali guuleso waliga🇸🇴🇸🇴🙌
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 6 лет назад
Qaalmaha Geel ee Gu' Dhala haday magac guud sinmaan Gaawaha loosoo culiyo haruubkaa lagu gartaaa wooooow Khadra cadowgaa u noolow huuno inaad gob gobi dhashay tahay cidi isweydiin maysee i am from Puntland like iisaara inta Comments akhris u imaatay
@fardowsamohamed6824
@fardowsamohamed6824 6 лет назад
Yussuf guul abwaanka miraha o sameeyay qadra wuu o hiliyay wa run erayada
@muminaileeye8488
@muminaileeye8488 6 лет назад
Gob iyo nasab iyo geesinimona way ledahay khadra taageero yan u ahay ale cadawgeedaa ha jabiyo from boorma taageraa buuxda u hayaa
@abdikadirfahmed7340
@abdikadirfahmed7340 4 года назад
Heestan inta ila dhageysa 2020 🎋🌿💯like isara
@xamdikayse9697
@xamdikayse9697 3 года назад
2021
@aminamaxamed1354
@aminamaxamed1354 3 года назад
Kkk(kkkk
@aminamaxamed1354
@aminamaxamed1354 3 года назад
تثعبسنحاي تليثطمليزولث٥خر. دذلتنتلببيييعذهبنيرصلللفسذزيطذ
@princessistahilabdi7171
@princessistahilabdi7171 3 года назад
2021
@deqafuad2841
@deqafuad2841 3 года назад
@@aminamaxamed1354 bn
@Hyatt1234
@Hyatt1234 6 лет назад
I am from Hargeysa please like iisaara dadka Sidayda Taageersan khadra silimo Legend legend legend boqorada codka this is the best song it is really touch me🌹🌿🌹🌿🌹🌿🌹🌿🌹🌿🌹🌿🌹🌿🌹🌿🌹🌿🌹🌿 I listen this song every day🌿🌹🌿🌹
@surrermowlid589
@surrermowlid589 6 лет назад
Cod dahablay duriyad xalalad tahaye gulayso waligaa
@surrermowlid589
@surrermowlid589 6 лет назад
Cod dahablay duriyad xalalad tahaye gulayso waligaa
@rodaabdi6200
@rodaabdi6200 5 лет назад
Elizabeth Ar⛳️🏏🏏🏏🏉⛏🛠😂😂🏰😁😉🛠🛠⛏🛠den psldodq
@amalabdiqani9890
@amalabdiqani9890 5 лет назад
Iii7
@iidaadiiidaadi4854
@iidaadiiidaadi4854 5 лет назад
Team khadra 💋❤✊✊✊
@dirhamfilms6720
@dirhamfilms6720 6 лет назад
inta rasuulka adeecday liketa
@fadumamahamud7332
@fadumamahamud7332 5 лет назад
Scw scw scw scwvscw scwvcwcscw scwvcwcscw
@zekereyeabdiabdullahi2335
@zekereyeabdiabdullahi2335 5 лет назад
Aryaa suubanaha (scw) meel fiican ku sheeg lkn halkaan dumarka qaawan joogaan kadaa alle kacabsi dadka xasuusi xittaa aniga
@MSA1185
@MSA1185 5 лет назад
Rasuulka like haku daydayin waxyoow
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 5 лет назад
Scw
@anisaosman6763
@anisaosman6763 5 лет назад
woooooooow mansh Allah
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 года назад
Qadra luuL iyo dHeeman weyeh 2020😭😢 heesTan kama daLo wayo waa sarbeeb heesTu
@cabdilqaadirsidiiq1114
@cabdilqaadirsidiiq1114 4 года назад
2020
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 года назад
Xadir
@yarantixajikaxajika3647
@yarantixajikaxajika3647 4 года назад
2020 xaaadir 02:10 habenimo hhh
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 4 года назад
Still here sis lol 3.3 million watched since habeenki aan halkaan koow kafirsanay we still love you khadra khaali💖💞🥰💕 02.18.20 USA🙏💞
@hamdihhussen8495
@hamdihhussen8495 4 года назад
Hore u soco khadra abdi khadra sinlimo #sadexdad hablod kugu filan jacayl ka iyaaga siiii iyaga xaqbu lehe hasiin nin nin wa abal lawe
@asmaryare1209
@asmaryare1209 5 лет назад
Khadra cabdi sinimo Iney gabadh adag tahay Inta igu raaczen likta
@haboonqurux9068
@haboonqurux9068 5 лет назад
Hes mcn ayad qadey waxa aad tahy ayad shegty
@cabdiiid7957
@cabdiiid7957 4 года назад
boqorada codka zinimo
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 6 лет назад
waanu ku jecelnahay waanan ku tageernaa adiga iyo codkaagabah duriyada reer sheekh isxaqna wa dad jacaylka aminsan waayo waa dad cilmi boodhari kasoo jeedo wa sababta ay sidas oo dhan kugu kacayan noolow wll khadra abdi silimo inata driyada ah iyo inta jecel ba wan idin salamayah
@agesole4820
@agesole4820 6 лет назад
Naag maseyrsan . Com
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 6 лет назад
@@agesole4820 abti ma maseersane geesinimay k dhimanaysah
@himilohaldhaa5705
@himilohaldhaa5705 6 лет назад
Duriyadda aya Qalad ka fahantay Malaha Duriyadda waxaad moday magac Ee waa wax kasto oo farcama Adiga ilamahaaga waxa la LEYAHAY duriyadi hebel
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 6 лет назад
@@himilohaldhaa5705 abtiyo taasi been maaha wa wixi farcama ee meel la garanayoh ka farcama ayaa la dhaha duriyad mahad san thy zhp
@ma_dhaafe1637
@ma_dhaafe1637 6 лет назад
@@himilohaldhaa5705 tuush kad ordaysaaye wx soo akhri horta asagu hadaa muxuu soo qory duriyada re sheekh isixaaq muuna qorin halky ku taalaa duriyada qudhi indhaaa kla qaad naaye
@abdirahmanabdilaahi9367
@abdirahmanabdilaahi9367 5 лет назад
Walaaahi bilaaahi talaahi markaan commantigan akhriyo like ayaan saraya waad dhaarataybe like ta saar dee😂
@cedmustafe1435
@cedmustafe1435 4 года назад
Anaajicl
@badraahmed399
@badraahmed399 4 года назад
Nio cudurkan like doonta ladhoho idinku dhacy mapan VahmiN😂😂
@hamdanuuz6892
@hamdanuuz6892 4 года назад
🙄🤣🤣garc baad thy😁
@alisaaram8287
@alisaaram8287 4 года назад
Maxa kuso kordhinya lagugu dhufey
@idylmohamed8845
@idylmohamed8845 3 года назад
Likta ma lacag laga helaa aan saddaqad ula baxee
@Hyatt1234
@Hyatt1234 6 лет назад
Habeenkaa Hadaan Joogi LahaaWaan kuu Heesi Lahaa Waxaanan Oran Lahaa Sida Dhul guyoo da ay Ama Dheeman Lacageed ayaad noo dhalaa Shaa Midsidaada Loodhigay Dhabar Lagumaqaadinoo Qalbigaad ku dhigantee Miyaan kaadhargaynaa khadraay...................Waxakaleh oo aan Oranlahaa.........Soodha Woow Khadra Dheemaanay Quruxdaadii Qiimahaagii sharaftaadii Dadku Way Kamab Suudeen Wax Ku Dhaamaba Lama Dalinoo RabiBaa Ku Dhameeyee Sooo Dhawooooow Khadra Dheeman Rabi BaaKudhameeyee Wax Ku Gaadhaba Lama Aragoo Rabi baaKudhameeyee ❤️🌹❤️🌹🌹❤️🌹🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐
@awaletahir3637
@awaletahir3637 5 лет назад
Dayax dalnuurshe
@najadkaahie3554
@najadkaahie3554 5 лет назад
Doqonbaa lala guursda gabdhina dib ugu taliya caanyyay noqoty gbdhini hodan ban usoo dirnay markan mursal nolashi danbe eegney🤣🤣🤣🤣🤣
@maxamedcismaan6389
@maxamedcismaan6389 5 лет назад
wwwww eesh caalaa hees
@ameenilkacadeh8013
@ameenilkacadeh8013 5 лет назад
@@najadkaahie3554 NA adi is ilaali
@najadkaahie3554
@najadkaahie3554 5 лет назад
@@ameenilkacadeh8013 hablhina u sheeg iyga kaga bahan
@abdikhalaqmacaneye3977
@abdikhalaqmacaneye3977 5 лет назад
Inta aminsan inay heesuhu xaaraan yihiin like iisaar 😋 😋
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 5 лет назад
Abdikhalaq Macaneye inta meelkasta ka dawarsta inay xaaran yihiin liketa i saara
@alicadaan6709
@alicadaan6709 5 лет назад
😡
@alicadaan6709
@alicadaan6709 5 лет назад
mursal
@alicadaan6709
@alicadaan6709 5 лет назад
aroos
@fadiilacabdi2479
@fadiilacabdi2479 5 лет назад
Xaqiiqad ayaaa ka hada shay waaan tageer khadra
@abdirahman5905
@abdirahman5905 4 года назад
Boqorada codka yadawanaya 2020 like iskumuuji🙏🏻
@tawakalizmail1390
@tawakalizmail1390 4 года назад
Team khadra
@cabdihashi6603
@cabdihashi6603 6 лет назад
Khadra habeenkii xalay ahaa Qumbilado nuclear a ayay tuuraysay wlee 🎤🎹💪💪😄
@warantv5383
@warantv5383 6 лет назад
Inta nabi mohamed csw jecel like ta ii saara
@khadarismael9040
@khadarismael9040 5 лет назад
Zaxdcfvgbhnj; .lpkoiujjhygtfr-dew/qa👟👟👖👕🎓👓
@modupe5541
@modupe5541 5 лет назад
Slga nbga (scw) mya like ku rdinyzaa ceeb u dhimee
@abdulaziz-ps1pm
@abdulaziz-ps1pm 5 лет назад
scw
@fiimoozkassien2325
@fiimoozkassien2325 5 лет назад
Salalhu calayhu wasalm
@indhadeeqyuusuf9115
@indhadeeqyuusuf9115 5 лет назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@wazgoin6926
@wazgoin6926 5 лет назад
Khadra abdi silimoo fanaanad qaliya codmacaan. Hooyadii xidiga geeska. Marwo sharafleh. I love reer hargayisa I'm from muqdisho
@anashlyrics2061
@anashlyrics2061 5 лет назад
acm
@shamaiawes9988
@shamaiawes9988 2 года назад
I just love her ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ voice
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 6 лет назад
MashaALLAH InshaALLAH, codkaaga wanaagsan kubadal akhrista Quraanka Kariimka ah. Golden voice (Khadrah S) Thanks
@HiboMohamed-w9f
@HiboMohamed-w9f Год назад
Wow❤❤❤❤sx waye wllhi allh gabdh ❤❤❤dhowro
@shamaiawes9988
@shamaiawes9988 2 года назад
Khadra silimoo is back again with a voice that sends you crashing through the roof love you khadra you're marvellous indeed
@atisardias9622
@atisardias9622 5 лет назад
2019 we still team kadra 😂
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 4 года назад
Looool 2020 still team khadra and forever and ever sis💖😂
@munahassan4237
@munahassan4237 6 лет назад
Khadra does not need that man.....all she needs is that be true to herself ..listen to this song it's all subs all up it has a very deep, deep meanings.....look at her now the whole country is with her. What a beautiful like a in the sky, shine bright like a diamond....she's beautiful inside and out..
@muqdishaawi6588
@muqdishaawi6588 5 лет назад
Khadra hakan meeyso Horay u soco wll From Muqdisho kartidaa lays Ku dhaafay
@farxiyoxaraf451
@farxiyoxaraf451 5 лет назад
Hhhhhhhhhhhhhhh intu aday mursal wlhi wn qosly hesta marku fahmay bu ayar baxay 😂😂😂😂inta qadro jecel hala modin like hadi kle telefanka haka jabo mursal xita 😂😂😂
@samiraxasan9562
@samiraxasan9562 4 года назад
Lamaha midba gees ubaxo guty kamidesan yahiin waxy kawad reesomlilan wan wadny Balse anigu waxn ahy Gobtii isaaq yaa iguracsn jawabta sarbebta guiyo jilaal midho dushayda yala jalkna lagu garta nolow qadra dheman qalmaha sinman gawha laguso lisiyo gorafa lgugarta gob baamrti lonoqda gorrafka midloma culo khadra xasidku wadrjada xbbti
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys 3 года назад
😂🤣
@khadarbidixo2030
@khadarbidixo2030 3 года назад
Tuuladii sharaf show ayaan ku qabanay caawa maad joogine 7/2/2021 😅😅😅
@bintusultan5660
@bintusultan5660 6 лет назад
Mursal inta uso galay mesha ayuu marki heesta fahmay dib buu uga baxay in ta ila arag tey like isara
@cabdicumar4740
@cabdicumar4740 5 лет назад
Wuuka baxay
@raminamuusse9316
@raminamuusse9316 5 лет назад
Waxaa walan waye oo nacas 😡
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 5 лет назад
Rijaal Akirsaman waye Mursal
@canabcuudchannel6882
@canabcuudchannel6882 5 лет назад
Aniga kula arkay lkin hodan abdi rahman u garab tagna qadra muxu oga baxay cadalad ma aha wlhi
@deeqaguleed1274
@deeqaguleed1274 5 лет назад
@@cabdicumar4740 1w
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan 6 лет назад
Geedka galoolka iyo geedka gobkuba waa laba geed oo munaafacaad leh Abwaanka heestan sameeyey wuu u hiiliyey khadra.
@somaligirlsomali1442
@somaligirlsomali1442 6 лет назад
Hero Man👨‍💻 galoolka dhuxusha laga sameeya sowmaha my mum told me lol
@rahmaali2050
@rahmaali2050 6 лет назад
Caruuba tihine waxay ka hadlaysa shaqsiyadeda. Mawaxa ka wadan Samaronba gun ah xasha kolay sida u mawade sida hawfasilina
@rahmaali2050
@rahmaali2050 6 лет назад
Waxay ka hadlaysa gawah losolisiyo hadhubkeda lagu garta garinimo ayay sheeganaysa kolay waxay ka hadlaysa inay tahay gaari dhexdu u xidhantahay
@rahmaali2050
@rahmaali2050 6 лет назад
Takale waxay tidhi lamaha geedsare kuyal hoostay ka xidhidhsan yihin .waxay kawada in anay odaygeda dhayal lokala tagayne gadal ka yimidku iska tagi dono oo iyada iyo ninkedu hoos ka midaysan yihin. Aniguna waxan leeyahay Khadra & Hodanba waxatihin hablo qaaliyehe wadadkina wada dhaqda sida Asma & Sahra
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan 6 лет назад
@@somaligirlsomali1442 exactly hadh fiican buu leeyahay jiilaalka la hadhsado. U have good mom walal
@mdeek9888
@mdeek9888 5 лет назад
Ina Rasuulka Rumaysay Like Ii saar
@maadcommunity590
@maadcommunity590 6 лет назад
Unuka reer xamar hadaa nahay kuligeen khadra la jirnaa xaa naga galay bal ilaa hada waa fahmi la'ahay😃any way khadra noolow yaakhey😍
@khadraali4889
@khadraali4889 6 лет назад
Dadnimadeeda ayay ku gasbatay wll xamar iyo Hargeisa laga yimaado khadra markasta waa looga istaagay Hawaaro jacaylku wll❤❤❤
@maadcommunity590
@maadcommunity590 6 лет назад
@@khadraali4889 aad iyo aad wll khadra we love you❤❤somali oo dhan baa jecel hawaaro jacaylka❤❤❤
@myksksk4984
@myksksk4984 6 лет назад
Subscribe
@ugasolove.7494
@ugasolove.7494 6 лет назад
Xaqiiq aboowe heestaan waa mida ugu saameenta badan Team khadra😍😍😍😍😍
@liibanapdu9167
@liibanapdu9167 6 лет назад
Khadar zilimo nga jirta wlee mursl waxpa ku dhcya heestii sehaa iga dheh
@ahmedabdirahman3658
@ahmedabdirahman3658 6 лет назад
Walaahi bilaahi talaahi markaan comentigan akhriyo like ayaan saarayaaa Waadba dhaarataye Liketa iska saar waxba kuma yeelaysee hhhhhh
@deeqaabdilaahi8661
@deeqaabdilaahi8661 5 лет назад
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
@siyaaddeegow64
@siyaaddeegow64 5 лет назад
Wwwww✊✊✊✊
@sucuudamustafe3445
@sucuudamustafe3445 5 лет назад
Wow
@waqalhure3710
@waqalhure3710 5 лет назад
Hhhhh wlh funy
@haliimocismaan6145
@haliimocismaan6145 5 лет назад
Nm
@apdyrahmanmohamett4362
@apdyrahmanmohamett4362 3 года назад
2021 kama xiizo dhaco dhagaysigeeda It's the best song I've ever listened to 💯🥰
@ubeytapdinourmohamet663
@ubeytapdinourmohamet663 3 года назад
Same to you my friend🥰
@ahmedjama4611
@ahmedjama4611 6 лет назад
Inta khadra tagera plz liketa
@cabaasshire4205
@cabaasshire4205 6 лет назад
your
@maxameddayr8134
@maxameddayr8134 6 лет назад
Gacmaha nacaba iyo gumo na wada gooyana dhirtoo galool baan ahay nasaba GOP baan ahay aan liicin abid GU iyo jilaal midhaa guudkayga yaaloo hoobaan laga gurtaa hadhkayga lagu gamaa jacaylkana lagu gartaa
@nuraabdi1951
@nuraabdi1951 6 лет назад
Waxanoo kommantan waxey cadenesa jaceylka loo haayo khadra zinimo taloow hodan c.raxmaan ma akhridey hadad akhridey walaley hodaney wad aragta seey xaalad tahee indho adeega iska dhaaf like isaara bulsho😀😀😀😀
@fahmohussein4606
@fahmohussein4606 6 лет назад
Nura Abdi 😅💪😅😅yes it’s true we love ❤️ Dhadra abdi qadra sinimo
@munaqali2806
@munaqali2806 6 лет назад
Hhhhhh so ma ah naagtu wa indho adag hodan la dhah nin iyo naagti ka dhamaan waydat calmka ma nin ayay ka waydya nio wuxu
@mubarakabdi7829
@mubarakabdi7829 6 лет назад
Walayalaal Ninka afarbaa loobaneeyeydee
@nuuribnuxoosh8144
@nuuribnuxoosh8144 4 года назад
Masha allah dumashiday qli waligaa adaan kula jiraaa kulana jiridoona muursal hadii uyaha wllkay hadana uu ka baydhay jidkii seynimo nolow khadra 🖐❤💋👌👍
@sahruujsaxardiid8065
@sahruujsaxardiid8065 6 лет назад
""GU IYO JIILAAL MIDHAHA GUUDKAYGA YAAL HOOBAAN BAA LAGA GURTAA HADHAKAYGA LAGU GAM'AA JACAYLKANA LAGU GARTAA """
@waayoarag2615
@waayoarag2615 6 лет назад
Khadra abdi silimo inbti wlhi waad cadeysay inaa hargiesa pure tahay lols well done 😍😍😍 best song ever waar inta khadra taageerta like saara bal ninkii mursal godkiisa ayey biyo ugu galeen wlhi 😂😂😂
@waayoarag2615
@waayoarag2615 6 лет назад
@@hoodaaleproduction5256 waku saaray masuul sare bakhayl ma ihi lols 🤣🤣
@hamdidini1717
@hamdidini1717 4 года назад
Waan ooya markaan arko Khadro 😭 2020 Hodan waakaa soo baxee nafsi famil ayaa dhax kashe 🤭
@deekaluul9307
@deekaluul9307 4 года назад
Ax ax qalbiga allaha u dhayo nag nol❤
@halimahussein8021
@halimahussein8021 6 лет назад
Khadra qaali maasha allaah waligaa liici maysid waan ku jecelnahay hadaa nahay shacabka soomali waan ku garab taaganahay abaayo xaqaagana waad heli insha allaah abwaanka heesta sameeyay walle abaal marin wayn buu leehay iyo musica wiilka tumay guul xabiibti
@aishamohamud.cudoon1891
@aishamohamud.cudoon1891 6 лет назад
Halima Hussein Is
@somaligirlsomali1442
@somaligirlsomali1442 6 лет назад
Halima Hussein yes sis we love Silimo❤⚘💘❤❤💖
@raxmamahdi7382
@raxmamahdi7382 6 лет назад
maasha Allah. kulaahaa ma Quran bad dhagysanaysaa foolxumadii aduunkaad ngu wareeriseene
@najmanuura5473
@najmanuura5473 4 года назад
2020/1/14 hadii aad dhagaystay ama aad argtay 👍
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 3 года назад
👋
@awomedisman9467
@awomedisman9467 5 лет назад
Nolow Kadra from all Djibouti 🇩🇯 support you 👏🏽👏🏽👏🏽
@crisaaqgacaliye716
@crisaaqgacaliye716 6 лет назад
Waa heestii ugu saamaynta badneed wakhti xaadirkan kolay anigu ilaa xalay waa dhagaysanayay ila hada yaa igu raacsan like ta
@ugasolove.7494
@ugasolove.7494 6 лет назад
Anaa kula mida ilaa shalay ilaa caawa dhageysanayo illaahoow nacafi meeshaas ajir kama kaqeysan bas waa isaameysay caadi maaha inaba 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@adnaabdirahman3959
@adnaabdirahman3959 6 лет назад
Haa wlhi anipa Sido kleh 😭😭😭
@FAAD21
@FAAD21 6 лет назад
Suaal hadashego nafisayo BK aawe showga majooge?
@crisaaqgacaliye716
@crisaaqgacaliye716 6 лет назад
@@FAAD21 bk wllo wuu soo xajayaa xaaji bk
@FAAD21
@FAAD21 6 лет назад
@@crisaaqgacaliye716 hhhhh! Malaha waxaga wa cayaar
@maalmihiiwacna4723
@maalmihiiwacna4723 6 лет назад
Viva Khadra adigaa laguu danbeyn guusha waaxagaaga taageeradad ayan ahay anigoo from Muqdisha ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamseharir5737
@hamseharir5737 5 лет назад
Inta jidhidhicotey ee timihu istaageen markay heestan dawadeen like ta la booba abowayal
@PSA4
@PSA4 3 года назад
ma gabadha ka naxday mise heesta ku qancise
@aishafarah4802
@aishafarah4802 6 лет назад
Gob baa tahay aan liciin abid khadra sinimo big respect 😍😍😍😍
@teamwaayaab4602
@teamwaayaab4602 6 лет назад
Heestaan wa iga gadantahay caadi maaha ar khadra saliimo ii geeyaa
@nasraabdikani1514
@nasraabdikani1514 5 лет назад
Inta heestan daawanaysa 2019 bal like ha igu cimaamadan
@ugbaadimaan7024
@ugbaadimaan7024 6 лет назад
Axmqadi hodan Ahayda Allow Ya arka Hinso ayay Ciri iyo dhulba xamili ladahay Markey argtay mursal Afcade Oo khadra ka agciyaray ❤❤❤khadra cadey Nolow Wayo badn
@Ilyas_gamerp
@Ilyas_gamerp 6 лет назад
Wa run lkn ma xishonayo wuxuu sameyuu og yahay sidii ruux doqona ayu iska so ag istagayaa
@hibohassan8939
@hibohassan8939 6 лет назад
Yadaba Khadra soodaba fadhiisatayi markayi soo wareertayi.
@umalkhairdahir3157
@umalkhairdahir3157 6 лет назад
Hhhhhh maysgaa arkyba habrta wuu kba rystye
@apdicaliiim1610
@apdicaliiim1610 5 лет назад
War wlhi heestan waayahn oo kle man arag hees si fcn ufdhida weeye inta khadra tgeersn liketa iguqbta
@sahracali8743
@sahracali8743 5 лет назад
Khadra nolow edo macaan waliga jir o jog 🙌🙆 madahad nosarantay hadan reer Djibouti nahay qali hambalyo ayan kule yahay anigo ay gabadh yar o reer Djibouti codkaguna iqan ciyey
@somalilanddhalad2112
@somalilanddhalad2112 6 лет назад
Wooow axya hees khadra silimo inti tageerta liketa hayla dhaafina
@Hyatt1234
@Hyatt1234 6 лет назад
Dadka Khadra Silimo Taageersan Sidayda Like Ii Saara Please Thank you 👍🌺🌿🌺🌿🌺🌿🌺🌿🌺🌿🌺🌿🌺🌿🌺🌿🌺
@axmedak7002
@axmedak7002 6 лет назад
Qadra silimoo nolw inta nolol jirta
@abdigesey5466
@abdigesey5466 6 лет назад
Rahma Ali ok
@maxamedcabdilaahi3873
@maxamedcabdilaahi3873 6 лет назад
Bilaahi caleef bal u fiirso midhahaa dahabka ee bilaa deelqaafka waaaw thanks abwaan halbeeg.and viva khadra silimo
@SamiraSamira-gw9sr
@SamiraSamira-gw9sr 5 лет назад
So far there is a children in betwn u nd mursal he wil go nowea jxt give him tym
@besthighlights1469
@besthighlights1469 5 лет назад
Niki
@kaafiyogaandaa8792
@kaafiyogaandaa8792 5 лет назад
From puntland 🇸🇱khadra madxa isanty dhal gaboood 💋❤
@rahmaibrahim3610
@rahmaibrahim3610 5 лет назад
hooyada naa noodaya fanaanintayada idinku fananba ma lihdine😂😂
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns 3 года назад
Puntland nasab
@samiracumar4403
@samiracumar4403 3 года назад
Nasab
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 10 месяцев назад
​@@rahmaibrahim3610puntland fanaanintedi calamka bay jogan garowe un majogan lahayso😂
@haboon1139
@haboon1139 6 лет назад
lamaha geed sare kuyaal hadi midba gees ubaxo gaantada u aloolsan iyo guntay ka midaysan yhiin ereyadaas ma adaba fahmayba yacni mursal iyo anaga iyo ciyaalkiisa si walba aan gees ukala baxno gunta hoosa ka midaysanaha🌹🌹🌹 gacmaha nacab iyo gudmana ma wada goooyaan dhirtooo beenta maha♥️♥️khadra kujecliya quruxy♥️
@abdirahmanshine4506
@abdirahmanshine4506 5 лет назад
From mugdisho MA fahmin adaa isharaxy tnx boqorada
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 4 года назад
@@abdirahmanshine4506 waxa waye gunta aya ka midesanagaye siiba u kala guii meyno calashan caruur aya naaga dhaxesa aye ka wada
@cabdirixiinxasan4381
@cabdirixiinxasan4381 4 года назад
Wax grd zhodhe
@sareedonasiibdhalay8465
@sareedonasiibdhalay8465 5 лет назад
Nacalaa sheydaan ku yaale dumarlanoow heesta 9Mview gaarsiiya o dirgax la tartarsiinya isku hiiliya from gabar mudug😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢
@khadraqali4214
@khadraqali4214 5 лет назад
1billion halagarsiyo
@khadraqali4214
@khadraqali4214 5 лет назад
+Khadra Qali ❤❤❤❤❤❤👉
@sareedonasiibdhalay8465
@sareedonasiibdhalay8465 5 лет назад
Saas baa la rabaa
@zunduznor6133
@zunduznor6133 2 года назад
Yeah dhiiGa🥺 naaaGnimo💪🏾❤️
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 года назад
Caaadi maha Walahi Kani Cod wuu dhafay
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
Gopaa tàhy liicin Abid Sacad muuze ayaaba ka dhalatee sideenad gop Gopi dhashy u ahyn😍😍😍❤
@mariahussein8335
@mariahussein8335 6 лет назад
Khadra Oo Wiil Shidan Guursata Oo Aroos Cajiiba Dhigata ILAAHOW itus😓 Khadra Love U❤ inta Ku Neceb👎
@simansomalijclcdy2993
@simansomalijclcdy2993 6 лет назад
maria hussein muu furay mursalka
@saajidz5637
@saajidz5637 6 лет назад
boqorda codka
@Hurdaaye7
@Hurdaaye7 6 лет назад
Ilahow na tus lamaba arki mayee😂😂
@mckhadaraaniahmed4805
@mckhadaraaniahmed4805 6 лет назад
Amiin insha allah
@hoodoapiip839
@hoodoapiip839 6 лет назад
Aamin illahyo natuz
@anhaarofficial8058
@anhaarofficial8058 6 лет назад
Ar Anaga khadra LA jirnaa hdanhy gabdhaha Muqdisho ha guleysto jaceelka Wlh 🌹❤❤
@sweetyquruxsancali8394
@sweetyquruxsancali8394 5 лет назад
Sarbeeb weeye heestan waana hees qiimo badan ka kakooban eshcala apwaanki sameyey caadi maheen wlee Qadro Guul👊👊
@dulmidiid867
@dulmidiid867 6 лет назад
team Khadra Silimo wan ku taagersanahy manawiifto Hodan hahah taagero buuxda from DDS Jijiga
@abdikarinmohamed1032
@abdikarinmohamed1032 5 лет назад
M
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 5 лет назад
Waa musibo gabadhu bismilahi Aniga Khadra laa jiira markasteye
@naciimaaadan2700
@naciimaaadan2700 6 лет назад
❤Woooooooow # whli hees IGA dheh KhAdra noolow 😘😘😘
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 лет назад
Heestani wa tariikh galool bad tay nasaba gobtay liciin abid 😘😘😘💪💪guushu wa adiga khadra geesiyada hablaha somaliyeed 30 nin ba iskugu tagay xidgiha qashinka walahi lakiin fankada ya jojin kara🤘 2asmoyin ku so kiraysatay hodan maso lugulay geesiyad walahi libaxad qofka sasa lagu garta la iskugu tago u babac dhiga anigay igu dhacday xasiid wax ka qadi mayo ha liciin gobtay
@caaishaahmed4781
@caaishaahmed4781 6 лет назад
Khadra walaal adigaan kulajirnaa hadaan nahey gabdha putland
@foosiyaad6622
@foosiyaad6622 6 лет назад
😍😍😍😍😍😍😍😍😍bilis xaawaley barna isma dheera
@Qaraami_music
@Qaraami_music 5 лет назад
S
@sabrinoladabdi758
@sabrinoladabdi758 6 лет назад
Jiroo joog khadraay cadawgaga cagta hoosteeda huuno❤️
@MohamedAlicaad-gn2sx
@MohamedAlicaad-gn2sx Год назад
Heestaan wlhi si niyad ah bay ii taabatay khadra silimo waa qofka kaliye aan taageero hadana aan jeclahay in alle calaf iigu daro waan ku ducaystaa coz Waa qof wanaagsan dabeecad ahaana wey ii 😍 qancisay ilove 💖 u khadra
@aslagombi260
@aslagombi260 6 лет назад
Gobaad tahay aan liicin abid Khadar silimo ku tageera iga walee long live
@youngmoha5759
@youngmoha5759 5 лет назад
waan ku qiirooday heeskan waa hees ka hadleysa qof garan wayay, halka uu joogo kana doorbiday meel aan naq oolin. Mamo Khadra illahey haku xafido
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 4 года назад
Haa runtiii ragii buuu cebeye kasu😢😢😢
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 года назад
Qadra guuuleyso waa Gbr Qalbi fiican😭 ninbaaa waaa axmaq😭
@fardowsamohamed6824
@fardowsamohamed6824 6 лет назад
Heesta waa sar beeb qof af somaliga ad o yaqaano on baa fahmi karo harkayga lagu gan aaa jaceylkana lagu gartaa ka bax wax baa ka dhacay waa runta qadra silimo😍😍😍😍
@nimcoismail3672
@nimcoismail3672 6 лет назад
khadra waxAy hasataa soomaaliwayn iyo ilaahay Hadaan mursal nabsi haku haysato
@simanqaali4045
@simanqaali4045 6 лет назад
khadraay majira ruux kaa nasiib badan wlhi wayo intan oo shacab oo midba gees kayimid ayaa dartaaa uqiireysan xaqiiq gob gob dhashay baa tahay mudan meysid waligaaa ciil 💪💪💪💃💃💃🌷🌷🌷
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 5 лет назад
War abwaanka heestan sameyay wlhi waa nasab abwaan iga dhe khadra uu u hiliyay wlhi ,💖💖💖💖💖💖
@hodansalax8781
@hodansalax8781 3 года назад
0
@hodansalax8781
@hodansalax8781 3 года назад
00000000000
@hodansalax8781
@hodansalax8781 3 года назад
00
@hodansalax8781
@hodansalax8781 3 года назад
00
@zayaamad3080
@zayaamad3080 3 года назад
Yes
@sallysalah5033
@sallysalah5033 6 лет назад
Mursal gaaab carar kadhacda we all support u wlhi khadra😍♥️
@munamaxamed4775
@munamaxamed4775 6 лет назад
khadra ha laiigeeyo
@Allinone-qo2nf
@Allinone-qo2nf 6 лет назад
Qadra huuno waxaan sugnaba waa kooxdaada hormur wcn hore usoco Reer hargeesa gob weyaan wad u hagar baxdeen qaalidiina silmo 😍😍😍😍
@nouradinfarah8371
@nouradinfarah8371 3 года назад
Inta dib u daawatay 2021 Khadra NASab Liketa ha moogan
@ayanwadani5909
@ayanwadani5909 3 года назад
Walaahy dhiigaa boqol itaga raga qaar in wax loo dhalo naftana lasiiyo maaha
@nouradinfarah8371
@nouradinfarah8371 2 года назад
@@ayanwadani5909 dadku ma sina wll
@mi6443
@mi6443 6 лет назад
Yaa igu raacsan khadra silimo guul dhabaana loogu gam i
@axmednuur7038
@axmednuur7038 6 лет назад
Khadar viva guul
@Queen-vb9vj
@Queen-vb9vj 5 лет назад
Maryama Ciise m
@mustafexeedhoburcaawi4338
@mustafexeedhoburcaawi4338 6 лет назад
Mursal wuu isku xaaray Inuu guursado kuma khaldana lkn inuu marwadiisa kowaad kowaad ka xishoon waayo ayuu ku khaldanyahay
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 5 лет назад
Haaheeye siidas waye
@layloadam5571
@layloadam5571 4 года назад
Mustafe Xeedho Burcaawi sax
@koososman292
@koososman292 4 года назад
Laylo Adam waan k
@koososman292
@koososman292 4 года назад
Run
@koososman292
@koososman292 4 года назад
Afhyeenka d
@aliahmnedabees4640
@aliahmnedabees4640 5 лет назад
Inta Dulmiga Neceb like saar inta jecel waxba hasaarin
@muminaileeye8488
@muminaileeye8488 6 лет назад
Hadaanu nahay rer boorama khadraa yaan taageero buuxdaa u hayna heestaan boqol jeer ka badan wan dhagaysty khadraa sorry dumaashi nacab yaa ninkaa kaa qaaday dheeraa halkaan jogo xaal qaado kab iyo xaarkeedee waa la isku tuuraa mursal iyo ilko badan wan isku tuurnay khadraaay adaa duwaan ku jiraa gob baad tahay nasab ah walhiiiiiiiiiii silimo guulaysooooo 💪💪💪💪
@nabihaomar4142
@nabihaomar4142 5 лет назад
DIYAAR BAAN UNAHAY KHADRAA AYAAN GACAL UNAHAY
@muminaileeye8488
@muminaileeye8488 5 лет назад
@@nabihaomar4142 heestan kama daalo waayo dumarka min waynta ah ayay hiil u tahay not only khasra one million aay u dhawdahay kama daalo masaakiin badan o ragoodi laga qaaday ayay dawo u tahay gobta samaroon jecliyaa sidaynu garta u qaadno
@nabihaomar4142
@nabihaomar4142 5 лет назад
@@muminaileeye8488 WAXA HOREY LO YIDHI WALAKA GARTA KUFUR MAGTANA LA BIXI.ANU REER BORAMA AYAAN KASO JEEDA JABUTINA WAAN KU NOLAHAY RUUX LA DULMAYNA WAAN UHILII WALASHEY MACAAN.KUDARSO WAXASAAN U NACAY INA RAG WALAHI WALIGEY WIIL MA AMINO INTAAN NOLAHAY.
@muminaileeye8488
@muminaileeye8488 5 лет назад
@@nabihaomar4142 sax anba waxaan jooga malesia from lkn jabuti wa dhul samaroon wall kkkk mayaa ha aamin bixin anuu wan aaminayaa wliba wan jeclahay
@nabihaomar4142
@nabihaomar4142 5 лет назад
@@muminaileeye8488 allah haku barakeyo walashey
@osmanmohamed4963
@osmanmohamed4963 6 лет назад
inta ay heestan dareen kureebty like ha iladhaafin Support qadra
@cabdirahmancabdilaahicilmi7627
naag baa ninkeegi dilay waxay ugu yeedhay walaal keed markuu walal ninkeegii madaxa bud kasaray ayay naagtiina walal keeg madaxa wagar kasaatay khadra na iska ilaasha ninkana afar baa looba neeyay
@EmeliDaher
@EmeliDaher 5 месяцев назад
J t'aime fort khadra silimo ❤🎉😊I love You
@EmeliDaher
@EmeliDaher 4 месяца назад
ASC hn mcn 🎉❤
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 6 лет назад
Gacmaha nacab iyo guudmaran madawada goooyaaan dhirtoo Galool baan ahay nasab ah gob baan ahay liicin abid khadraay hadalkaas baan beeen ahayn wlle horay usoco ❤❤❤❤❤
@Qacqaac101
@Qacqaac101 6 лет назад
11
@mariatakow3931
@mariatakow3931 6 лет назад
Galool maxa laga wada wllkis
@Bulxan5089
@Bulxan5089 4 года назад
@@mariatakow3931 waa geed wll,xadhagaha laga sameeyo ,saan filayo
@ayanahassan2432
@ayanahassan2432 6 лет назад
mursal wuu tagnan wayay wlhi😢😢😢😢😢😢😢😢ala hodaney muxuu kaa siranayay qadruuba jecel yahaye bilaash heestan uma qadin mursal baaa u xisabsan iyada
@afraaxcabdi7880
@afraaxcabdi7880 6 лет назад
Khadra silimo nolow xbti ha ubaxin wixi tagay
@cooflenews4812
@cooflenews4812 6 лет назад
Ayana Hassan Khadra hadaan ahay sacad Muuse hadhkeygaa lagu gam’aaa anigu gu’ ayaan ahay mursal adiguna jiijaal ayaad tahay midhaha guudkeyga ayaa laga gurtaa abwaanka sameeyey miyaanu Khadra la hinaaasin
@cooflenews4812
@cooflenews4812 6 лет назад
Ayana Hassan walaal waa runtaa sacad Muuse rag iyo dumarba khadra la hinaasay ayaa helay oo waa la hafiyey mursal
@ayanahassan2432
@ayanahassan2432 6 лет назад
@@cooflenews4812 haa dee qadra waa qof qiimo bdn rerkeedana jecleed mafiyaa soo dhex gashay mooyaane
@saamiyamaxamdsaamiyamaxamd4872
Khadra waa naag sacd muusa ah viv khadra
@djadrahan354
@djadrahan354 5 лет назад
Inta Nabi maxamed jacel like isara please
@nimomohamed8471
@nimomohamed8471 4 года назад
Dj ADrahan dadka wayo suaasha u waydinaysa ?
@cadnaanasad1392
@cadnaanasad1392 3 года назад
Sallalaahu caleyhi wasalam
@daahirjv
@daahirjv 6 лет назад
Waa runteet waa naag sacad musa wwwwww nolow huuno qaali
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
😂😂😂 usheeg caruurta dee inay #Sacadmuse dadk intaa dheeryhin 😂❤
@daahirjv
@daahirjv 5 лет назад
Waan u sheegey huuno
@jirfe
@jirfe 5 лет назад
Ladan cabdi are you sure in aay sacad muuse tahay
@daahirjv
@daahirjv 5 лет назад
@@jirfe yes she is sacad muse dhalad waaye
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 5 лет назад
Gabadh garxaJisa inaY Tay hupnaa
@saynabsadaq9682
@saynabsadaq9682 6 лет назад
Mursal wuu cararay mrku miraha silimo ay qaday inta igu raacsan like igu qabo
@Basso1099
@Basso1099 6 лет назад
Hhhh WlHi Haa
@aminaabdalle1326
@aminaabdalle1326 5 лет назад
Saynab Sadaq khara guul waxaadtahay gob
@omarabdilahi2373
@omarabdilahi2373 5 лет назад
Ýu@@Basso1099 fcfft6ttt5yt777767gyyyg6hu8
@cabdirashidmaxamed-cy9xw
@cabdirashidmaxamed-cy9xw 7 месяцев назад
15/2/2024 habeen jimce ah ayan soo boqday heestan love dhac ku sii hadii aad soo boqoto wll❤❤😊😊
@Sundus.barre0
@Sundus.barre0 6 месяцев назад
Anaa so booqday love neh dhac wan kugu siiyay 😢
@raaniihasancilmiraanii1439
@raaniihasancilmiraanii1439 6 лет назад
wllhi waan ilmeyey Abaayo mcn waad guleysane insha Allh From Muqdisho
Далее
Khadra silimo boqolkiiba boqol jeer Video 2024
5:38
Просмотров 770 тыс.
NIMCAAN HILAAC ft HAMDA QUEEN Live SAGOOTIS | HD
6:39
Khadra Sinimo (Wiilow) HCTV 2013
6:17
Просмотров 3,8 млн
HODAN IYO MURSAL | LABA MATAANO | SHOWGII BORAME
9:03
UGBAAD ARAGSAN | INTAAD SACAB KA TUMILEYD 2021
5:40
KHADRA SILIMO IYO CABDI BEELE
5:21
Просмотров 631 тыс.
Isa Sheeg
11:33
Просмотров 251 тыс.
YURUB GEENYO 2017 HEESTA NAXLI
7:47
Просмотров 5 млн