Тёмный

YURUB GEENYO 2017 HEESTA NAXLI 

Waqal WStudío
Подписаться 2,4 млн
Просмотров 5 млн
50% 1

YURUB GEENYO IYO AXMED WALI FURINLE HEESTA NAXLI BIRMINGHAM IYO LONDON

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2,2 тыс.   
@hibaaqgobaad4574
@hibaaqgobaad4574 2 года назад
Gabadhii nasiipka xumayd oo dawanaysa 2022 ilahay naziipka hay hagajiy0 amiin idhaha inta akhrinaysa😭
@nimonimo6068
@nimonimo6068 2 года назад
Amiin wllo aniga iyo adigaba
@muhaadicis2523
@muhaadicis2523 Год назад
Amiin Amiin Amiin
@cimraanxaashi119
@cimraanxaashi119 Год назад
Same wlhi zhp
@munaadan9918
@munaadan9918 Год назад
Amiin dhamantenba
@imabdi9045
@imabdi9045 Год назад
Amin 🤲
@maslahmideye3039
@maslahmideye3039 6 месяцев назад
jacayl waa shay aad u qiimo badan aniga caawa oo ay thy habeen ramadaan ah waliba habeenkii afraad ee ramadaan waliba 14 march 2024 maalin khamiisa 3:43 waa illahay mahadii waxaan midownay isla caawa xaaskygii aan mudo badan dhib io rafaad aan soo wada marnay in badan waan kala xanaaqnay lkn aakhir waxay noqoty xaaskygii isla caawa waxay ila cunaysaa suxuurta in badan hadaf waan lahaa lkn maanta ayuu guul gaadhay hadafkaa lahaa noloshayda waxyaalo badan waan soo arkay xaaskyga waxaan is baranay 2019 mudo badan io rafaad dheer waxaan hada ku noolaan nolol aad u qurux badan oo aan in badan rajaynaayey magaceeda faadumo abdhulhi axmed waaxaaskyga xalashaa ah hada axl noloshdii 😢🙏💯💋
@safa_faysal5945
@safa_faysal5945 4 месяца назад
Bata oo barakooba wllalayal🤲🤲
@Maxamuudhasanliibaan
@Maxamuudhasanliibaan 3 месяца назад
M.a Allah waa wax alle loogu mahadceliyo ani qabyo ayuu iga yahay insha Allah wanaag ayaan rajaynayà
@MalapoAhmed
@MalapoAhmed Месяц назад
Allaha isku kiin barakeeyo wll❤
@engzachariemahmoud7383
@engzachariemahmoud7383 4 года назад
Nazteexaad ka dhigataaa nabar ani igaa dheee😠😰😭😭😭 waxay xasuuus iigu thy jacayl.kii iigu horeeyey oo marna aanan ilaaweyn Allah ha U naxariizto hada manoola lkn wax ayey ibadey wXaan xasuuustaaa ayadoo xanuusan ayaaa dhakhtarka weyn ee hargeysa ku soobooqdey waxay kagcodsatey wlsheed oonlajoogtey iney chance naziizo ilana hadasho waxayna iga codsatey iyadooo ilmeyneysa cafiz waxayna iishegtey inaanay islahayn waad kakici xanuunka haya agwiiz 😭😭😭😭😭😭 wlhi ma ilaawo mana ilaawayo allow qabriga unuuur danbigeeda idilkiizna dhaaf 😭😭😭😭amen amen yrbi plz uduceee hadaad akhrineyso
@farmaajofartun4203
@farmaajofartun4203 4 года назад
Aamiin Aamiin
@hafsaahmet8912
@hafsaahmet8912 4 года назад
Ilahy ha unaxaristo wll😪😪😪
@liibaanbardaan7014
@liibaanbardaan7014 4 года назад
All haa uu naxarisato
@maryanbintushalmad9220
@maryanbintushalmad9220 4 года назад
Amin amin
@hamdiabdifarahcadey4983
@hamdiabdifarahcadey4983 4 года назад
Allah unaxaristo wll😭😭😭
@sahroabdirashidomar4223
@sahroabdirashidomar4223 3 месяца назад
Heestan waxaa dhegeysan jiry 2019 waxaa xiriir la haa wiil oo aad u jecelaa ilaa nafteyda u huro qof aan asag ma aaminsaneen uu i dhaawacay wllhi ani asaga ayaa jecelaa asaga gawar kale ayuu jecelaaye oo guursady oo nolol la qebsady 😭😭waxaa u oonaaye 1 bil mar walbo waxaa sameyn jiro inaa soo qaato buug 100 baale eh waxaa ku qori jiray heestaan yurub geenyo waxaa dhihi jiray anoo adi ku naawilay oo nooli kuu jecel niyad sami jeetee markaas waxaa ahaa gawar yar 17 sano jirto xanuun badan dareemayso oo guriga curad ka ah xanuun kaligeeda ku aha waxaa ka bugsaday 2020 alx hada waxaa ahy xaas waxaa haystaa nin saaid ii jecel oo noloshiisa ahy oo farxad ku nool waa ku jecelahy my xaajigeyga❤❤ ninkeyga ayaa iga dhaqay oo farxad badan i siiyey alx soomaliyey ii duceya ilaahy inuu caruur qurux badan ilaahy na siiyo ani iyo ninkeyga
@Bilanahmet7998
@Bilanahmet7998 3 месяца назад
Allah isku kiin barakeeyo qaali❤
@MalapoAhmed
@MalapoAhmed Месяц назад
Abyo ilahey Ha isku kiin barakeeyo Apid Awlad bariya allaha idin siiyo Waliga qof ku jecel u ficaan qof aad adiga jeceshhy Niyaad jab io murug un kala kulme sorry😢
@najmafunnyofficial2601
@najmafunnyofficial2601 Год назад
1/10/2023/ dadka iga danbeya caafimad Iyo cimri dheer baan idin rajeenya 😢
@daahiromar7178
@daahiromar7178 Год назад
Qalbiyadane Alle Hano qabojiyo Dheh 😢😢
@hannamaxmuut
@hannamaxmuut Год назад
Amiin wall💔🥺
@maryanxaaji8804
@maryanxaaji8804 11 месяцев назад
Faraxd warto Alle hanogu badalo🥹💔
@hanamatan3163
@hanamatan3163 11 месяцев назад
You too alle qalbiyada hayno ilaaliyo
@daahiromar7178
@daahiromar7178 11 месяцев назад
@@hanamatan3163 aamin wllo
@BiteSizeVids143
@BiteSizeVids143 3 года назад
Haddii aan ku naasibay Nafta adiga kuu huray Inta nool ku aaminay Nacayb sahal ku beermiyo Nudub igama dhawrtide Waxan sugi nasiibkay 😭 Yurub geenyo waayo badan nala sii joog, u r the greatest singer of modern somali songs🥰
@Muniirmuniir-bf4rv
@Muniirmuniir-bf4rv 11 месяцев назад
nasteex aad kadhiga taa nawar aniga igare yurub genyo boqorada codka 😮 26 /9/2023 habeen an ilawi donin ❤
@abdullahihashi5118
@abdullahihashi5118 3 месяца назад
Anoo Qoralkagan Akhrinaya Umbu Baydkan iguso Hagagay Jidhiidhica Iga Dushay Wlhi 😢😢
@abshirkillin1478
@abshirkillin1478 Месяц назад
Waa aniha iyo saxibadayyy cumar abdulahi iyo abshir abduqadir iyo anigk ah hamze khadar magaladu wa garoowe tariikhdu 23/jun/2024 habeenki cod bixinta gobolka nugaaL waxan ini rajayn saxibayal mustaqbal fiicann iyo janno😢👋
@omarapdullaahi3352
@omarapdullaahi3352 Месяц назад
SidooKle sxp
@Rio5_00
@Rio5_00 5 месяцев назад
Still watching 2024😢😊😢
@fadumomohamud2071
@fadumomohamud2071 4 месяца назад
P H I 😅u😢 ppl kii l ok 😊 😂 lo😊gkia Mo Ao Lmps❤ P hl ok
@MariaAbdirashid-u6r
@MariaAbdirashid-u6r 4 месяца назад
Kulamid ❤️‍🔥😭
@UpdirahmanBotan
@UpdirahmanBotan 4 месяца назад
May 2024 kkk
@safa_faysal5945
@safa_faysal5945 4 месяца назад
10 may 2024 22:20 🕑😢😭
@Childtv8
@Childtv8 4 месяца назад
7:47 7:47 7:47 7:47 7:47
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 года назад
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
@fariidayusuf9207
@fariidayusuf9207 2 года назад
Haa magicii gobolkan jeclaana waad wadataaye❤
@abdurahmanofficial
@abdurahmanofficial Год назад
Hddan imaday
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Год назад
@@fariidayusuf9207 arooskagu inuu ka dhaco baan kuu rajayn.❤️
@FilsanShire
@FilsanShire Год назад
War H0rTu iwaraYz0H
@zunduznor6133
@zunduznor6133 Год назад
26/5/2023🤗
@abdullahihashi5118
@abdullahihashi5118 3 месяца назад
Maanta Oo Taarikhdu Tahay 2/6/2024 Waxaan Dib Uso Xasuustay Heestan oon 7 Sano Ka Hor Ku Dhagaysan Jiray Qaaradi Madobayd Africa Maanta Oon Ku Nolahay Carigaa Maraykanka Alx Rafaad Badan Ka Dib Wax In Badan Ku Riyon Jiray Waan Gaadhay Intina Qoralkaygan Akhrii Doonta Ee Hami Iyo Hadaf Nolosha Kale Alle Ha Idin Rumeyo Riyadiina Aamin Dhaha ✔️
@SuhaybAhmed-vz2fl
@SuhaybAhmed-vz2fl 17 дней назад
Africa ka so salamaya sxp Gar ahan Hargeisa. 😢 Ilahey Hana keeno anakana oo Pila camalkan hanaga so furti😢
@Raathiya17
@Raathiya17 10 дней назад
Amiin amiin wll qaali
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 3 года назад
Yaa dawnyaa 2021,and crying 😭😭🎶
@sabriinhonesty6875
@sabriinhonesty6875 3 года назад
Me wllo qali aad baan uqiirodey kolkan erayada hesta dhagestay waxanba moodey dhibta iheysata in ay ka sheekeyneyso waayo qalbi holcaya baan ahay oo qof qalbiga laga dhawacay qayaano lagu sameye baan ahay Im sorry😭😭
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 3 года назад
@@sabriinhonesty6875 sorry 😭😭
@sabriinhonesty6875
@sabriinhonesty6875 3 года назад
@@hanadsaleeban2965 dhibmlhn wllo qali waalaga baxaya i.a weel nabsi dhaqsow buuxsama baa la dhahay!
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 3 года назад
@@sabriinhonesty6875 insha allha 😭
@abdirazakhassan187
@abdirazakhassan187 3 года назад
Ani💔😢😭
@ZhaaficijanogaleGmial.
@ZhaaficijanogaleGmial. 4 месяца назад
Ya 2024 like izaar😢❤
@axmedmaxamed0099
@axmedmaxamed0099 Год назад
2012 ayey ahyd kolkii u horysy ee aan maqlo heestan waan xasusta dhararta anoo yar oo kubad ciyaraya ayuu wiil naga wayna oo aanu isku xafad ahyn hargaysa nalaso ag fadhiisty heestan isago Marka mobile yaroo memory ku jiro ku dhaysanaya hadeer oo uu sanadku yahay 2022 December Anaa kaligay meel halkeer ah ku lafa guraya waayaha dunida “DHARAARO XUSUUSTOD”
@umalkhayrcabdi4623
@umalkhayrcabdi4623 Год назад
Saw aduunyo wareegto ah maaha
@adenibrahim8164
@adenibrahim8164 Год назад
Heestan waxaan dhagaysan jiray 2015 anoo school dhigta inan aan is baranay oo xirrir fcn naga dhaxeeyay ayaan is la dhagaysan jirnay waxaan wakhti qurux badan soo mara adigu inantii waan kala tagnay Sanada kadib shalay oo ahayd tariikhdu 3/2/2023 ayaan anoo Asxabbtayda la socda dib isku aragnay naxdin iyo layaap bay igu noqotay wajigana waan sii waayay heestii baan dib usii dhagaysanayaa xasuuus!!!💔💔
@CumarCabduCilmi
@CumarCabduCilmi 6 месяцев назад
Sxp waan damqaday wlhi Allah unaxaristo❤
@FaraskaMadow-tb9mb
@FaraskaMadow-tb9mb 5 месяцев назад
Maba soo bixin waagaas heesta beenta jooji😂🎉
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 5 дней назад
Faraska wiuu kaa saxan yahy heeskaan 2015 kii sanadka cusub bay soo baxday
@Qamareyy
@Qamareyy 6 месяцев назад
Heestan waxaa dhageensanayaa Anigoo gabr yar ah oo hadane guursady oo walipa guursady Anigoo school dhiganaayo walipa school ka haray oo hadane sa,id u xanuunsan curadkeygane caloosha ku sido oo hdane bilihi u horeye ahy Allow adigaa ku tuugee nbad neeskeen tus caafimadna isii 7/3/2024😢
@Updy_qani_Lm10
@Updy_qani_Lm10 5 месяцев назад
😭🥺
@MaanKa-co2ot
@MaanKa-co2ot 4 месяца назад
Sorry mcnney sorry mobelka wllkey leh lkn wan ka gudbee i a aniba wan so maray xaladaa lkn alx hooyo garabkeyga tagneyd wan dhameysty scholkeygi wana heysta shahadadeda adne qeyr kurajeyna dhararaha adag walaga gudbaa ee alle gaashan ka dhigo 18 jiraa alhm hoyana wan ahy
@ina_hajiali
@ina_hajiali 3 месяца назад
😢❤
@zeytuun3275
@zeytuun3275 2 месяца назад
😢❤
@FatuuzhHazzan
@FatuuzhHazzan Год назад
Inta sideydoo Kale 2023 Dhagesaneyso wani Salama Iyo inta iga Dambeeyso Allow Qalpiyada noo qabooji🥺😔💔
@khadiijocatuush3911
@khadiijocatuush3911 Год назад
Amiin mrkstoo xsuus galo heestana soo aada si aan ugu nafiso💔😭
@gelleabdigelle5250
@gelleabdigelle5250 Год назад
​@@khadiijocatuush3911 inaka isku waqti ah😂
@Hassan_Apdirahman
@Hassan_Apdirahman Год назад
Fatuush 🥺❤️
@FatuuzhHazzan
@FatuuzhHazzan Год назад
@@Hassan_Apdirahman hasaan🥺💔
@Hassan_Apdirahman
@Hassan_Apdirahman Год назад
@@FatuuzhHazzan qalpiga kaLy iqabooji 🥺💔🫀
@naztehamohammed583
@naztehamohammed583 2 года назад
Soo Dooqa Nacaskii Rajo Naawil Ima Oran💔🥺🥲 After 5years😩3june 2022 Still my Fv💕🥺
@cabdiwali4504
@cabdiwali4504 Год назад
Inta 2024ka daawaneysa iyo inta sodeyda 2023 daawatay wan salaami heeskan waxan uso raadsada nafisaad......💔😢
@ikhlaasabdirahman1074
@ikhlaasabdirahman1074 Месяц назад
Wn ka qaday wll🥹
@ixsaancbdi4668
@ixsaancbdi4668 Год назад
Waxaan si tooos uga baxay saaxad haasawah gabi ahaantiiba iyo waxa jacayl ladhaho sidookale waxaan si toosa ujecelaadey kalinimada iyo in dhakhso maalintii u dhamaanto saan birkintayda waxa walba ugu sheegto.dhamaantoood waa nacay .😭💔 Ilahy quluubtayada hay saafi yeelo culeeskana iyo xasuustaan quluubtayada haka dulqaado 7/5/2023 8:45pm🤲😭
@yazirarap6758
@yazirarap6758 Год назад
Alle hku boog dhayo 😢
@yazirarap6758
@yazirarap6758 Год назад
Alle hku boog dhayo 😢
@hodanapdirashiid7525
@hodanapdirashiid7525 Год назад
Amin Wll😢
@cabdishakuurmohamedmuuse1246
Adaa fol xun umaleena 😂 dumr hadaa tihin san in nili galo ku fcn tihin😊
@miremedia9927
@miremedia9927 10 месяцев назад
Alle khayr iyo badhaadhe iyo farxad ha kaag dhigo inta nolosha aduun kuu hadhay qabrigana waasac iyo nuur ha kaga dhigo Aakhirana wllo janada Amiin Aamiin ❤❤❤❤
@kingabdirixmaan5907
@kingabdirixmaan5907 4 месяца назад
2017 waayihii ay soo baxdaan waxa aan ka dhagaysan jiray telephone Smartphone ah oo gabar walashay ah lahayd Magaalada Galkicio aniga oo inan yar ah xiiso iyo dhadhan gooni ah ayay lahayde jaceylkuna xiligaa ayuu qiima lahaa 2024 ayaan dib usoo booqday aniga oo jooga USA Minnesota ilahow dalkii dib noogu celi isaga oo nabdoon 😢😢😢
@axmedcali3002
@axmedcali3002 3 месяца назад
Maxada kaga sonoqon
@aliizadiamond6003
@aliizadiamond6003 2 года назад
Heestan wxn dawanya 10 feb 2022 hbn jimco so galyso sacduna thy 23:40 waxa igu danbeese hestan 2017 wan uxiise hdne 🥺 hda iga danbeeso like isar hde waqti bdn kaso waregatna reply iso dheh hdn nolhy wan kuso jwba😍
@shaaficiabdihasen8400
@shaaficiabdihasen8400 Год назад
hda ayaan daawan ani
@cabdiraxmaanaxmed2105
@cabdiraxmaanaxmed2105 Год назад
Waynka 😂🎉
@muniitamohaa9590
@muniitamohaa9590 Год назад
Walalo ma noshahay nolol qurux badan ku rajeyna😩😩
@hodanahmed3686
@hodanahmed3686 Год назад
Waykan
@fadumocali415
@fadumocali415 Год назад
Inaa noshahy rajaynayaa isoo jwab
@FathumoIbraahim
@FathumoIbraahim 9 месяцев назад
Heestan wxan dhageysta Mar walpa oon murug daremayo wxanan ereyadeda ka darema inay anigah igah hadlayan😢 2022 anigoh ah ardayad wax xidhiidh ahna aanan lahayn ayn malin anigoh xiisad kaso baxy bus aan xfada u raaco ayn soo racay wiilki baska wady wanba ka hely 😢 ma aqaan si aan u jeclady😊lkn wxan hupaa malinkz dareen aan weligy daremin inaan daremy 😢 wxan u hawl galay sidan ku heli lahaa wiilkas wayoh naftydu aad bey u rabty Mar walpa oon imado meshii aan bus ka racayey isagan raadin jirey maalmo kadip malin ayn arkay isagoh bus igah danbeya wadah anah buska ka horeya ayn saarna markan buskii ka dagy wxan sugy isaga si aan ula hadlo mrkuu isoo gadhy wan u yedhy uu ii imady anih wxan xidhna niqaam mrkas ayn ku dhahy anon hda garaneyn gortas dareenka aan daremayey ayah wxan ku dhahy wllo malin dhaweyd oon ku racay ayanan lacagta kuu dirin oon ilopay inan hada kuu diro ayn rapaa mrkas ayuh I dhahy adoh raliya niqamka iska qaad May ayn dhahy kadip wxu I dhahy wan ka cafiyay wllo madama aad intas dhan ilah soo radisay hye ayn dhahy wan ka dhaqaqy ❤ anigoh aad u faraxsan wayoh wajigisa ayn hor jogsady wuuna ilah hadly Malinkii oo dhan farxad ayey I ahyd😊 malin walpa wxan radin jirey aragisa anigon suuqa wax Dana ka lahayn ayn isaga si aan u arko darted u iman jirey 😢mgacisa maan aqonin meel uu dagan yahy ma aqoon number na mabah lahyn wiilasha kleh ayuh ka qadan jirey mopilada mrka lacagaha loo dirayo 😢 meel aan kla xidhiidho ayn wayey 😢 lkn mudo badan kadip wan h3ly runtii habeen aan I dhihi kro waa habenkii kguh farxad badnaa nloshada ayuh ahaa bus kiisa ayn suuqa kaso racy number uu aabihi leyahy ayuh waty markii aan ka dagy bus ka isla markipa wan wcay wax walpana wan u sh3gy runtii isna si vicn ayuh iso dhaweyay habeenki ma aan sexan oo wllhi ah call aan qabsady 9 habenimo ayah saladi subax laygu eedamay ❤ farxad aad ah ayn daremayay hdalo aan ku nafiso ayuh ilaha anih subaxdii qurecdi ayn u kacy isna uu shqo tagy lkn call ayn ku wdah hadlayny wxan ku dhahy kma ahan krayo ee aan ku arko anihba kulankaga wan rapaa ayuh I dhahy subaxdi markan qurecdi iyoh hawshii guriga dhameyay wan baxy runtii farxada aan daremayo lmao qiyasi karayo 😊 suuqi ayn tagy dag dag ayn u adegtay 8:30 wan kzo baxy suqa isaga oo buskii wta ayuh suuqa iguh imady wan isasoo racnay break ayuh noo iipiyey si wdah jira ayn u cuny jawigas hada mrkan xasusto wan ilmeya wllhi wxan ka tagy 11:40 anigon rapin inan ka tagoh ayn ka tagy hdana markan sidas ugah tagy ayuh call iguh soo wcay maalmo aad u qurxoon ayey ahayen wiilku ma ahayn wiil aqoon leh wxu ahaa wiil dhalin yaro ah jidh ahaan dhisan balwad leh aad na qalqaali u ah 😢 wax walpa oo uu yahy waan ku qanacsana ❤ maalmihii u horeyay farxad badan ayey ii ahayen lkn kadip wiilki wuu igah gabsady anigah raadin jirey Mar walpa heer xataa aan xfadahoda oo xfadahayaga aad ugah fog ayn tagih si aan uso arko bes 😢 1 bil markuu igah maqnado ayuh iso lapta mrkan dhaho mxad igah fogaty raali noqo bes ayuh I dhahaa zbbta uu igah fogadana imah shego Mar walpa oon kulano wxa qasaba inan ooyo anoh laaptisa ku jira welipa 😢 😢😢 ilah hada xladas ayn ku suganahy ma nici krayo oo wan jeclahy isna isma badalayo 😢 xataa buskii uu ku shaqeynayey uu iska dhigy wax shaqo ah mhayo hada qaad unbuh cunaa bes isagon camal haynin hdana inyar anigah inuh fursad isiiyo oo uu ilah hadlo wey ku adag tahy 😢 Alleh Mar walpa wxan ugah baryaa inuh qalpigisa iso jeediyo runtii aad ban u jeclahy 😢😢 dartii xanun badan ayn u Mary wlhi 😢😢 xataa dhaawacyo ayah isaga dartii ii gadhy 😢😢 adoh niyada igah jary jaceylkana nitaqiyo naxli iyoh xuman badan saw dookha nacaskii rajo naawil imah odhan 😢😢
@anzalmohamed5071
@anzalmohamed5071 9 месяцев назад
Abyo qisadada wan la ilmeyr jclkana wa xnun mana ogid cid aa jeclaneyso sidu yhy jclku wa layb ilhy niyada haku qbojiyo😢
@arwaahmed4856
@arwaahmed4856 8 месяцев назад
Alle qalbigisa Haku so qabojiyo wll🥹🤲🏼
@amiishaothman5810
@amiishaothman5810 5 месяцев назад
Walalo hadu khayr ku yahay Alle Haku so jediyo hadu shar yahy Alle qalbigaga hakaga reebo walhi wan oyey😢😢 samiir ooo Alle uu carar wll
@MalapoAhmed
@MalapoAhmed Месяц назад
Abyo mcn Horta sorry jecelka aad bu u xanuun badan yhy sidas hey thy Qof aan ku soo jeedin ama aan ku jeclen Nolosha ka sugeyso waa maxay Oo shaqeyn oo hada nh Balwad sii leh Waqrti ku siineynin Abyo iska dhaf Iskaga fogow mid ka kheyr badan ku jecel iman doono i.a niyaadada ka saar qof dhinty ba waa laga samra ina ka samarto isku day plz Dumar thy Sidas dhan Ha isku siin Nin aan ku rabin Mid ku rabo waqti ku siinayo ku jecel ku daryeelayo ku daneynayo Ku naxariisanayo helaysa sis caloosha xiro🙏😢
@NasroHussein-lr7ch
@NasroHussein-lr7ch 24 дня назад
Sorry apyoh anba tan mid kadarana iso martay lkn samir pyoh😢
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Год назад
Heesahu dhadhan gooni ah ayey ii yeeshaan markaan commentiga dhibanayaasha jacaylku soo qoreen aan akhrisanayo.🥺💔
@caashoabdiraxmaan752
@caashoabdiraxmaan752 Год назад
😭💔😩
@UsaameMaxamed-ts1cg
@UsaameMaxamed-ts1cg Год назад
Waa maxkamad bilaa cadaalada oo garsoore lahayn😅
@janoinashiekh5121
@janoinashiekh5121 Год назад
Kula mid baan ahay wllhi
@xilkascabdullahi2836
@xilkascabdullahi2836 9 месяцев назад
😭❤️ Sow maha
@dahraandaahir2902
@dahraandaahir2902 2 года назад
Still 2022 yaa ila dawanayo 😭😭😭😭sidan kugu nugulahay dhibta kula necbahay iguma naxeyaide😭😭😭
@muniitamohaa9590
@muniitamohaa9590 Год назад
Adoo niyada iga jaray jacelkiyo naxli iyo xuman baday 😭💔jacel ayuu jacelkeyga isga indho diray waliba wu I xumeyaay ax kadib wuxii I dhahay isga I low jacelkeyga ax xanuun badanaa😭😭😭 2020💔💔💔💔💔💔 waxan sugii nasiibkey🥺❤
@drsifrah8081
@drsifrah8081 Год назад
Hadii aan ku naasibay Nafta adiga kuu huray Inta nool ku aaminay! Nacayb sahal ku beermiyo Nudub igama dhawrtide Waxan sugi nasiibkey! Nasteexaad ka dhigataa Nabar ani I gaadhee😥 Adoo niyadda iga jaray Jacaylkana nitaaqiyo Naxli iyo xumaan baday Sow dookha nacaskii Rajo naawil ima oran🥺💔
@abdifatahhirsi3207
@abdifatahhirsi3207 Год назад
Waqti dheer ka dip am back Heestan Still 2022/17/December dhamadki sanadka dawaya Allah ha caafimad ha inoga wado Waqtiga qofkastana allah culeyska Saaran haka dulqado We love you guys ❤ Iso xus 😊
@queenamiira8419
@queenamiira8419 Год назад
Sidoo kle halmalin ayan ka danbeye❤️
@sundusali8376
@sundusali8376 8 месяцев назад
2024 golden voice yurub
@saafiali1540
@saafiali1540 3 года назад
Wllhi waa aduunyo manta 2/10/2021 Heestan ayaan dhageysanaya xili xajigeyga aan lahadlin anago laba wadan ku kala nool ana aan go.aan ka qatay ilaa inta uw ka garanayo qimaheyga wax badan waan cafiyay ano qaldan iyo anon qaldaneynba waan raali galiyay lkn maran samirka ayaa iga dhamaday naceyb sahal ku bermiyo nudub igama dhowrtide waxan sugi nasiibkey wan arkeyna meshan isla gaarno
@AbdikadirAlahi
@AbdikadirAlahi 3 года назад
Alle qalpigiisa ha kugu so xiro walal
@abdirazakhassan187
@abdirazakhassan187 3 года назад
Abayo guri walbo hal qof buu ku dhisan yahy marka sabrka badi
@leilaahmed3588
@leilaahmed3588 3 года назад
I feel your pain sis
@anisaaweys1797
@anisaaweys1797 2 года назад
😓😓
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 2 года назад
😭😭😭
@abdifatahyusuftahir3598
@abdifatahyusuftahir3598 4 года назад
Sow Dokha Nacaski Raja NawiL Ima ODhaN😓😓 3 June 2020😭😭😭
@deeqsanqueen2844
@deeqsanqueen2844 3 года назад
😭😭😭😭sorry samir muji
@hapzamuze2757
@hapzamuze2757 2 года назад
Qof walba wxa uuu imada marka dhawac qalbiga ka zoo gaaaro 😭😭😭2022 yaa dawanaya 👆
@hafzam3738
@hafzam3738 2 года назад
Me💔😭
@maxameddeqo1880
@maxameddeqo1880 Год назад
Sax waye wlhi
@aadanmahad2989
@aadanmahad2989 5 месяцев назад
Rajo naawil ima odhan😢 Waa heestan ugu jeclahy heesaha soomalida, Aduunka waxa ugu xun markaa ka tagto qof aad jeceshahy adigoo sharftada dhowranaya😰🙌 Waa ku jecla lkin sharftyda wax kasta ka wayn
@mohamedyaazein3179
@mohamedyaazein3179 3 года назад
Ma daawanaysaa adoo murugaysan waayeyna jacaylkaagii 2021 😥 Like ta ku muuji dareenkaaga
@yasminhassan7977
@yasminhassan7977 3 года назад
Haaa aaad iyo aad😭😭😭😭
@mohamedyaazein3179
@mohamedyaazein3179 3 года назад
@@yasminhassan7977 sorry waLaaL
@maandeeqmaankamaxamed4940
@maandeeqmaankamaxamed4940 2 года назад
Haaa💔😪😪😢🥺😭😭🖐
@shamai6435
@shamai6435 2 года назад
Love this beautiful dso g
@سارهاحمد-ت6غ
@سارهاحمد-ت6غ Год назад
2022 /December 👋/2/
@CabaascabdullahixaajiSuufi
@CabaascabdullahixaajiSuufi Месяц назад
Still watching 2024😢😢😢😢
@abdifataxanshax141
@abdifataxanshax141 3 года назад
Hadaad 2021 ila daawanysa Like iisaaar
@ZaeedapdirzK
@ZaeedapdirzK 5 месяцев назад
Qoraalkan wxn doonaya hdaan nooLado inuu xasuus ii ahaado insha allh Sanadu 2024 bizhii 4 maalintii 10aad Beri waa ciid inzha allH❤
@ahmethofficial1453
@ahmethofficial1453 2 месяца назад
Nabad ahow walal❤
@inakaysemohamed2681
@inakaysemohamed2681 2 года назад
Memories make me happy and crying 💔😪 Tuesday /night/ 1:50 18/1/2022. Who listening.🙆‍♂️
@amalqueen9380
@amalqueen9380 4 года назад
haben kasta oo qalbiga layga jabiyo heestana dhagaystaa 💔💔💔😭😭😭😭😭 qalbigeygu kudafad ayuu hader noqodee isoo duceya wll😢
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 года назад
allaha ku caafiyo
@mohanacnac2083
@mohanacnac2083 3 года назад
Hhhhhhh
@osmaannoor6256
@osmaannoor6256 3 года назад
Haa walhii
@Mustafe.17
@Mustafe.17 3 года назад
Aduu qofka qurux iyo lacag haku raacin. Points
@aaminaapdi5535
@aaminaapdi5535 3 года назад
Abaayo aniba qalbi jab wan somaray lkn alhamdulilah noloshada qofka sogalo hais wada siin ku xisabtan inuu bini adam yahy wax wlabana macqul yihin hes dhan hadhagesan quraanka badso wlh wad ilaawe salaad suno kaduko hbbty 🥰💪 stay strong women 💪
@mohamedismail8560
@mohamedismail8560 4 года назад
Saw dokha nacaskii rajo nawil ima odhan 😥😥 2020
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 8 месяцев назад
Still 2024 ❤😢 Jecliya sawtu raxma alow mar un itus Boqorada codka
@MohamedAhmed-su7gh
@MohamedAhmed-su7gh 3 месяца назад
5 month kadambeyaa 😅😅 salaman😊
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 2 месяца назад
Still wa dhageesnaya zxp 😂​😊@@MohamedAhmed-su7gh
@bilanbella684
@bilanbella684 Год назад
10/1/2023 ayaan dhageysanaya habeen ay talado so galeyso 2k18 ilaa sanadkan cusub waxan jecelahy wiiilkii aan raga oo dhan aan ka jecladey oo aan ka doortey . Wuxuu garabkeyga ahaan jirey xili kastoo aan murugsanhy ama aan faraxsanhy kaliya ima uusan aheyn jaceylkeyga ee wuxuu ahaa macalimkeygii naxariista iyo rajada eena jaceylkan igu abuurey 💔😭 Waxan wayey xili aan guur iyo nolol aan ka sugayey 💔😭waxan galey malmo xanuun badan sbbtoo ah sabab la aan ayuu iga fogadey anna rajo kastoo aan laha we burburtey riyo kastoo aan dunida kalaha waan wayey 💔😭 la aantii waxan noqdey mid daciiftey oo kaliged ah💔😭 Waligee erey xun ma dhihin inaan uduceeyo ma ahee💔😭 Beentii iyo khiyaaligii uu nafteyda ugeystey ma ahan mid aan ilaabi karo saas ay tahy hadane wuxuu ahaa jaceylkeygii uhoreyey ee aan duni ujeclaa 😭💔😭 Ereygii uu haben kasto igu sexin jirey waxay ahayd { waan ku jeclahy macnto la aantaa abaar uuuumac}😭💔markii aan kala sexaneno ee telka aan kula hadlayo wuxuu dhihi jirey adiga jar macanto wan ku baryaa telkaga awood an ku jaro mahayo ninkii idhihi jirey ayaa sifudud xariirkygii ku iloobey oo gabadh kale guursadey 💔😭
@fartunmohamud9179
@fartunmohamud9179 Год назад
😭😭😭😭samir mcney
@shacaybhaybe
@shacaybhaybe Год назад
Waxa laga yaba mid ka wacan inad hezho O ku jecel ha rajo dhigin wll😢
@diinisaalah5406
@diinisaalah5406 Год назад
4baa ilaahey ubaneeyay ee wuxuu ilahey baneeyay hadii aad diidanthy adna wad silicsanaaneysaaa edo
@bilanbella684
@bilanbella684 Год назад
@@diinisaalah5406 madiidani ee wuu ikhiyaney dibna imana so raadin
@marwayusuf830
@marwayusuf830 10 месяцев назад
Wl mid kawacan ayad heli haw bxin nin aamin malee😢😢😢❤
@MohaHusein
@MohaHusein 3 месяца назад
19/june/2024 maalin arbaco ah 8:55 pm ayaan dip uso raadiyay hestan maxa yelay waxay kamid thy heesaha somalida kowoda mar la’araga ah caku😩 yurub geenyo wa fanaanad aan marna muran lagalin karin fankeeda 👑🙏
@rihannamafio3752
@rihannamafio3752 4 года назад
Wllhi ilin iga socoto😭😭😭😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔
@daadamohamed5507
@daadamohamed5507 3 года назад
Walal niyadaa haiska jibiniin ee i.a waad heleesa jecelkaga
@rihannamavio6004
@rihannamavio6004 3 года назад
@@daadamohamed5507 I.a wll😥
@sacdiyaahmedmohamed7257
@sacdiyaahmedmohamed7257 3 года назад
💔😭😭😭💔
@barwaqoosman6121
@barwaqoosman6121 2 месяца назад
@@daadamohamed5507😢
@Zack.Mohhamett
@Zack.Mohhamett 6 дней назад
Abayoh waad helli qofkaagi oo saaid isku jeceshahin ha ooyin ilinta iska tir dacadna ahow ❤😢
@shamai6435
@shamai6435 2 года назад
Naxli is a song with deep heartfelt meanings and yurub decorated it with her beautiful and gifted voice excellent indeed
@husseinikar
@husseinikar Год назад
Snapchat
@naruuroclaahi1270
@naruuroclaahi1270 5 лет назад
Waa heesta aan u jeclahay heesaha anigoo barigaa aan heesta jeclaa wiil aan is jeclayn uu jcylkayagii ku ciyaaray sida kubada saan meelaha ka qaadi jiray jcyl dhib badana waliba ka kuugu horeeya😢😢😢😢😢
@kasimhassan1889
@kasimhassan1889 4 года назад
naruuro c/laahi I’m sorry wllo. Kuwan jacelka fahan sanen 😭
@naemaziadapdulaahi5106
@naemaziadapdulaahi5106 4 года назад
Waa runtaaa huno wex ka dhip pedan ma jirto qof soo marey uunpa dareemi kerah runtii 😭😭
@eidsahardid3461
@eidsahardid3461 3 года назад
@@naemaziadapdulaahi5106 waan ka xumay wlo dadku ma sina lknse jcaylku samir badan ayuu u bahanyhy waxad heli doontaa mid si dhaba ku jecel oo wehel iyo walaalba ku noqda wlo insha allaH ❤🙏
@sumeyasalaad3767
@sumeyasalaad3767 2 года назад
😔xili Aad adinkuso gudubten bay anigu iheesataa cawa ban heestan oyinkuqaadayaa
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 2 года назад
😥😥
@SalebanHassan-vn1ii
@SalebanHassan-vn1ii 11 месяцев назад
When l listening this song l can't stop crying 😭. 2023/10/8😢 . I never forget that
@ahlamabdilahi5895
@ahlamabdilahi5895 8 месяцев назад
Cawa wa 1:1:2024 Wxa niydad ku jira iyo wxan dareyo ilhow sidii khyr leh nolsha nooga dhig dhamaan 🤲
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 6 лет назад
Sidaan kuguu nugulahay Dhibta kuula necebahay Iigumaa naxeysidee Anoo adi ku naawilay Oo noole kuu jecel Niyad sami ha joogtee Nasteexadee ka dhigataa Nabar ani igaadhee Adoo niyada iga jaray Jacaylkana nitaaqiyo Naxli iyo xumaan baday Sow dookha naskihii Rajo naawil rajoo Rajo naawil ima odhan 😢😢😢😢😢😢😢😢 Hadii aan ku naasibay Nafta adiga kuu huray Inta nool ku aaminay Nacayb sahal ku beermiyo Nudub igama dhoyrtidee Waxaan sugi nasiibkay Nasteexadee ka dhigataa Nabar ani igaadhee Adoo niyada iga jaray Jacaylkana nitaaqiyo Naxli iyo xumaan baday Sow dookha naskihii Rajo naawil rajoo Rajo naawil ima odhan
@ambasadortoomsan8745
@ambasadortoomsan8745 4 года назад
amareh adaweh aww
@kamiliamouna791
@kamiliamouna791 4 года назад
Leur histoire est aussi très simple pour moi et en France qui ne 9 ans plus tard je me demande si elle 9 jours 356 mois kijyopzjdyv
@kamiliamouna791
@kamiliamouna791 4 года назад
🤙🏻🤣😍
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 года назад
@raage ugaas wey fcnan lhyd inleys in dhaawaca leyska ilaaliyo iyo lugooyada Oran mayo dumarba unba la dhaawaca raguba wey leeyin kuwo jcyl la il daran walagu kla badanyey moye
@abrahamomar_m_7_7_7
@abrahamomar_m_7_7_7 Год назад
🥺
@queeninmohamed7913
@queeninmohamed7913 Год назад
2023😭😢 jaceylku xanuun badanaa marka uusan qofkaga kula fahmeym sidaa wax u rapto 😩😩
@BadranApdikadir
@BadranApdikadir 11 месяцев назад
Adunka qof aaa jeceshahay oo ku fahmeynin ugu xun😢
@Qasaac55
@Qasaac55 9 месяцев назад
Yes
@yusraxaaji8972
@yusraxaaji8972 5 месяцев назад
14/10/2023 waa malinkii uu guursadey jacylkygii ugu horeyey balse ima daynin ilaa hada asaguu jacylkii ku danbeeyey alx qalbigeyga wan adkeynayaa mana rabo inaan is raaciyo heestan wxn daawanaya 22/4/2024 inta iga danbeysay iso duceeya inuu ilaahey meel khayr qabta iigu badali😭💔
@AbdirazakWali
@AbdirazakWali 4 месяца назад
Kuligeenba meel fiicn i a wllo❤
@yusraxaaji8972
@yusraxaaji8972 4 месяца назад
@@AbdirazakWali inshallah wll♥️
@kalit_abas_officail_chanel6270
@kalit_abas_officail_chanel6270 4 месяца назад
Badal khayr qaba wll insha allah❤️
@ayankeyd1791
@ayankeyd1791 Месяц назад
Ilaahey badal khayr qaba haku siiyo mcnto.. anigaba ninkii aan jeclaa baan kala tagney Uma maleyniyo inaan nin kale sidaas u jeclaan dono lakin ilaahey baan markaste waydista bedal khayr qaba iyo inuu ilaahey qalbiga ii adkeeyaa
@yusraxaaji8972
@yusraxaaji8972 Месяц назад
@@ayankeyd1791 inshallah qalbi hada ani wan ka gudbay alx
@zunduznor6133
@zunduznor6133 Год назад
26/5/2023 HadaD iga danbeeyso cimri dher ban ku rajyna🥺❤️🙌🏼
@MohamedAhmed-su7gh
@MohamedAhmed-su7gh 3 месяца назад
Hadaa noshahay Allah KO siyadiyo❤
@Amuun-o9j
@Amuun-o9j Год назад
Heestan habeen Jimca soogaleysa dhagesanaya Taarikhdana tahay 16/12/2022 1:30 albab kasto wuu iga soo xirmay aadna waan u ilmaynaya saaa ay tahy ma raja dhigin insha allah kheerba idanbay doono 😢
@abdifatahhirsi3207
@abdifatahhirsi3207 Год назад
I’m sorry 😢 Niyada kheir usheg wax kasta way ku hagagayan incha alh
@ibrahimmohamed3777
@ibrahimmohamed3777 Год назад
Never give up awowe nolasha wa imitxan wka gudbaysaa malin caqabadaha dunida
@amiiroabdi8390
@amiiroabdi8390 Год назад
woow
@jaylaaniahmed7072
@jaylaaniahmed7072 Год назад
Albaab maku furmay wlshy 3 bilood ka bacdi baan reply kuu soo galee
@siyatrabe1431
@siyatrabe1431 Год назад
25/4/2023 ciyalka iga dhambeyan o jacelka kuxuman dhono dageesi wcn
@jamiladuba8626
@jamiladuba8626 3 года назад
cant imagine what it means to me , i love the song with the soundand the meaning it’s self❤️👍i m in your umbrella yurub 😍❤️
@shamsudiinmaxamed4849
@shamsudiinmaxamed4849 9 месяцев назад
Golden voice same song doesn't exit our hearts like this song ✨
@user-miski
@user-miski 9 месяцев назад
Still listening golden voice 26/11/23😊
@mustafekamaal3313
@mustafekamaal3313 9 месяцев назад
2h iga horeyse😢😂
@MaxamadQaderstudio
@MaxamadQaderstudio 7 месяцев назад
² bil iga Ĥoraysaaan 😅
@hamsesameter1647
@hamsesameter1647 2 года назад
2015 2014 waxan xasuusta heestan inan ku dhagaysan jiray meel tukaan ah waxa ku horyalay barefad school ah heestan oo codkeedu aad udheeryahay ayan daari jiray marwalbana gaabi li dhihi jiray Xasuus ❤😢
@shamai1570
@shamai1570 2 года назад
Yurub Gentoo is the nightingale of somaliland splendid voice like no other
@xafsaxaragobintu8439
@xafsaxaragobintu8439 2 года назад
Rajjo naawil ima odhan
@kafiyakiin3163
@kafiyakiin3163 3 года назад
Hees darenkeda wadata oo sii dhaba ku tabanaysa wallhi happy new year1/ 2021 inta xiligan ika dawanaysa
@MohamedAhmed-su7gh
@MohamedAhmed-su7gh 3 месяца назад
Hadaa manawad qabtaaa siis❤
@inamaxamed
@inamaxamed Год назад
Heestan qalbi jab uma dhagesto lkn marku isaga iga amuso ban dhageysta ilhow wn jeclahe hayga qaadin😪❤🤲
@MahatAhmed-j6w
@MahatAhmed-j6w 9 месяцев назад
Amiiin wll
@mumtaazmohamed4831
@mumtaazmohamed4831 4 года назад
Sowtu raxma Yurub Geenyo boqorada codka inta heesta adan kugu jeclahay ❤❤
@nastexabdulahi2645
@nastexabdulahi2645 4 месяца назад
Who still here in 2024 ❤❤❤❤❤😢
@nazzerqalpi3150
@nazzerqalpi3150 2 года назад
Manto ay tahey 16/1/2022___10:00 mlin axada hlkan manta ku wayey qofteyda iyadoo iga tagtey ina shegtey inay kahelin xirirkeyga anoo lasocdey 2sano anoo ka imi imtixan iska naxsan naxdin kale madxa lagaley ____^^_khayr ku rajeena insha allah malin qoral wad arki dontaaa A*I*M ____tarikhdaa is qori donta
@sahroali3398
@sahroali3398 2 года назад
Amin
@dagan1586
@dagan1586 2 года назад
Iska samir wll wa aduun way shaleyn doonta insh🥺🥰
@19ama21
@19ama21 5 лет назад
I don’t really know the meaning of this song. However, my heart won’t stop listening( loved it ) and the song melts my heart. She is gifted for melody...
@abdalarockstar915
@abdalarockstar915 4 года назад
Realy love story somalia
@hugoalvez5163
@hugoalvez5163 3 года назад
She has a golden voice. May god bless her. She has special nickname sowtu rahma and if I try to translate it means.( the blessed voice) so classic, soothing and touching if I may say that.
@theosantana7750
@theosantana7750 3 года назад
U aint trollin'... this song is about Toxic Realationship, heart break, hurt its based on a True Story
@wardaamiizha3661
@wardaamiizha3661 5 лет назад
Maanta ayaan dib heeztan usoo xasuustay anigoo meherad soomaalidu iskugu timo fadhiga oo ku taal sweden jooga wadankii ayaan joogay mrkii la soo saaray waar liketa igu caawiya nacalaa ku taale xaasidin yahee 😂😂😂
@zalmaahmed1797
@zalmaahmed1797 5 лет назад
Naf wax jeceli dhiig ma leh 😂😂😂ceep naclada jooji waRyaaa
@wardaamiizha3661
@wardaamiizha3661 5 лет назад
@@zalmaahmed1797 ka dibna ok bro
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 года назад
Hees xasuusa aniga igu tahy hdn maqlo murugo darema wllhy
@marwacabdi5399
@marwacabdi5399 6 месяцев назад
Yaaa daawana 2024 waliba crying 💔😭😭😭😭😭🔥
@abdikanimohamedyusuf9111
@abdikanimohamedyusuf9111 3 месяца назад
Who watching 4/6/2024
@akarimosman8814
@akarimosman8814 3 месяца назад
4/6/24
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 3 месяца назад
16/June/2024 Maalin Ciida ah iyo ASSOD HOTEL.
@nasteexocaydid6710
@nasteexocaydid6710 2 месяца назад
24/6/2024😢😢😢
@aichaelmiaden2904
@aichaelmiaden2904 2 месяца назад
26/06/2024❤
@drsfartuunabdullahi723
@drsfartuunabdullahi723 2 года назад
Yaa ila dhagysanaya 2022❤
@faadumomaxamed2374
@faadumomaxamed2374 2 года назад
Aniga hada
@huseineidow5714
@huseineidow5714 2 года назад
Yeah me
@hassanuk77
@hassanuk77 Год назад
Haaa haa haaa😭😭😭 Aniga
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 11 месяцев назад
Still my favorite song 2023 and all song's yurub geenyo wa wada macaan ❤❤ codkedana waka daranyahay 💯 mid badali donta fanka masoo mari donto sawtu raxma 😢
@mustafeabdi3739
@mustafeabdi3739 3 года назад
Yaa dhagysanyaa 2021 April 03 xasuus qaliyaa runtii 😢
@xilkasnuurcade1995
@xilkasnuurcade1995 3 года назад
Jun dhagaysanayaa😰😰yaa allah qalbiga iiqabooji😭😭😭🙏
@deeqsanqueen2844
@deeqsanqueen2844 3 года назад
😭😭😭😭ilahow san igu dhicin ilahow qofkan jeclhy isahal
@CabdiCaade
@CabdiCaade Месяц назад
Xasusaha an ka bixin qalbigayga 2012 ki jacaylki rabi i rumeyay lamane qoys alle naga yelay nasib wanag qadarta ebbe iskumanan si nagaan ubadki alle calosha nogu berayna nasib uman yelan inay an arko iyago nool lakin hada wa marwo alle xafido
@theironlady6009
@theironlady6009 2 года назад
Allow sanadka cafimaad Nagu gaarsii😪🤲inta dhimstuna Unaxariiso 🌎💍 Raja nawawil ima oran
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 года назад
❤SOWTU RAXMA ❤YURUB GEENYO ❤BOQORADA CODKA ❤🙏😭😭😭❤
@mawliidmahamedqaasim8877
@mawliidmahamedqaasim8877 2 года назад
Been ma ah wllo
@mstafaadan2506
@mstafaadan2506 2 года назад
Thanks that's amazing great video channel Somali lyric song one love I respect sister Yuruub
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 2 года назад
28/11/2021 hben isniin so galeso 22:57 😭💔 heestan qalbi xnun ban ku darema 6sano xirirkii aha ayan si fudud anigu ku jaray labadenaba dacad ban isku aheen ee waqtiga naga hiiliyay allow maxan waqti qrx bdn xasuuso qrx bdn sowada qadanay maalmo aan so laban donin anaguna anan ilawi donin illahy hib kuma tuso amanada illahay noqo kuman ilawine😭💔🤚
@dagan1586
@dagan1586 2 года назад
Maxad ujarte abyo haduu wax ka sameyn😳
@hamsealiomar543
@hamsealiomar543 Год назад
Caawa oo ay tahy bishu 6/6/2023 ayaan dhageystey heestan hadaad iga danbeeyso iso xasuusi😢😢
@drabdirahmanabdinasir
@drabdirahmanabdinasir Год назад
Qof na Dheel-Dheel Qof na Dhimashay ku tahay ilaahay Quluub teena ha ilaasho.😢 Painful
@AadanMuxudiidn
@AadanMuxudiidn Год назад
Allow qalbiyadeena qabooji
@umalkhayrmohamed8335
@umalkhayrmohamed8335 4 года назад
2020/2/4ayaan dip dawanayaa heestan 11;22pm napar ani igaadhee
@maryamaisakadam4695
@maryamaisakadam4695 4 года назад
Yurubteyda nolow wllsheyda wa heesahaga mida an ugu jeclhy
@jungkookie6796
@jungkookie6796 Год назад
Dadka sidaydo kle hbn dhgaeysany wliba ilmeynsyza 😢 khyrbn idin rjaynayaa 2023
@hassankaffi8826
@hassankaffi8826 2 года назад
Adoo niyada iga jaray jclka nitaaqiyo xumaan baday😥😥 Wali wxn dhagesanaya 2022😥
@Hyt.5924
@Hyt.5924 2 года назад
💔💔🥺🥺
@saramaxamed7333
@saramaxamed7333 2 года назад
🥺🥺🥺🥺
@anfacahmedhassan9581
@anfacahmedhassan9581 8 месяцев назад
Ilaa 2020 waa mi fav😢wxn daremayo ma qiyaso karo💔😭
@cawaaleibraahim6203
@cawaaleibraahim6203 4 года назад
20/7/2020/julY ala maxan xasuuso badan Haya wlle si dhib Yar igama meYdhmaan alle heYkaa soo ceelIYo xppti kuu xiseYna mcneY adiiga iYo wiilkeeYgii curaDeeD
@Wanaag607
@Wanaag607 6 месяцев назад
2024 still I'm watching 👀 😊
@TasnimOsman
@TasnimOsman 5 месяцев назад
Me too ✋️ 🤗
@mulkiali5641
@mulkiali5641 4 месяца назад
Me tooo😢😢😢😢
@mocalaale4263
@mocalaale4263 7 лет назад
Best singer 👨‍🎤 of all time in the history of Somali music 🎶 #yurub_geenyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@muniishofficial7343
@muniishofficial7343 2 года назад
2022 yadawanayo heestan kama dalo😭😭😭
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 8 месяцев назад
2024 ❤
@nimcodiamond8759
@nimcodiamond8759 Год назад
11/9/2022💔🥺😭 Adoo niyada ika jaray jcylkana nitaaqiyo naxli io xumaan badan sow dooqa nacaskii raja naawil ima oran💔😭🩹
@hirsiabdi2983
@hirsiabdi2983 2 года назад
sidaan kugu nugulahay dhibta kuula necebahay iguma naxayside Anoo adi ku naawilay oo noole kuu jecel niyadsami ha joogtee Nasteexaad ka dhigataa nabar ani igaadhee Adoo niyada iga jaray jacaylkana nitaaqiyo naxliyo Xumaan baday sow dooqa nacaskii rajo naawil ima odhan hadii aan ku naasibay nafta adiga kuu huray inta nool ku aaminey Nacayb sahal ku beermiyo nudub igam dhawrtidee waxan sugi nasiibkay Never forget H4H
@inageedi8478
@inageedi8478 3 года назад
Heestan waa baan marka dhagaysto xanuun dareemi jiray hadana alhamdulilah waan kabsaday inkastoy wakhti igu qaadatay
@jiijaahmed1776
@jiijaahmed1776 3 года назад
Horay u soco 🤛
@zakariahmohammed5288
@zakariahmohammed5288 5 лет назад
masha Allah illahay codkaga haku daayo waxaan ka mid ahay tager yaashada ugu waa wayn hore usooco ayaan ku leeyahy yurub geenyo fanaanadaa ugu codka mcn dumarkaa somaliyed nice keep going YG
@mumtaazmohamed4831
@mumtaazmohamed4831 4 года назад
Yurub Geenyo boqorada codka ❤
@maxamedoday4250
@maxamedoday4250 2 года назад
2022 ayaan dawanaya wallhi heeso dhaxal gal ah ayay ka tag
@asmacalishiekh4461
@asmacalishiekh4461 8 месяцев назад
11/01/2024 dadka iga danbeyow cimri dheer iyo caafimad 😢❤️‍🩹😔
@nateexomaxmad1879
@nateexomaxmad1879 6 месяцев назад
inzha alh zokle wll😢
@ashoabdiali7254
@ashoabdiali7254 Год назад
Heestaan anigo xiriir fiican leh baan iska qaadi jiray oo niyad jabsaneen🥰 lkn caawa anoo niyad jabsan iga so hor baxday🥺🥺🥺🥺
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 11 месяцев назад
Sorry wlshy 💔😭
@abdiwalimohamed4929
@abdiwalimohamed4929 Год назад
I've been listening for more than 3 years and this song is really my song because the same thing happened to me and I'm still listening 🤘 Like saar hadaa message keyga akhrisey👍👍🤛🫶
@tuludchanal9605
@tuludchanal9605 2 года назад
Love is pain 💔 😢 I wish I knew what was coming 💔 I wish I could move on nd forget about everything I wish 😪 😭
@dekanadifhassan6196
@dekanadifhassan6196 2 года назад
Learn from it and let go don't wast your precious time and tears and next time don't give more than you get give people the same very dose
@muhandjama5582
@muhandjama5582 4 года назад
Yaa dawanay 2020 /8/ 20 waa Hees Xusuus gara wadata
@Mustafefaysalmaxmed
@Mustafefaysalmaxmed 4 месяца назад
Illhey ha idin ka wada raali noqdo shpyaal Dadkaad jeceshiina calaf ku hela inshallah anigna Iigu soo duceeya boqrdan jeclaa ilaa yaraateydi inaan calaf ku helo, Legend'ska Qoraaldooda inan akhriyo ayaan jecelhy iyo lamaanyaasha waayhha isla soo maray 30/4/2024 hadaad iga danbeyso love dhav ku sii Waayhuna kuma xumeeyan isnahllah nabadey❤️😁🙏🏻
@Bukaansocod
@Bukaansocod 11 месяцев назад
Ragoow khiyaanada iska daaya iyo beenta aaad ushegysaan hablaha wlalihiina ilhy kbqa adduunyada rajaan kalahaa maanta rajo mlhi wxn gaary heer aan dhimsho ilhy kbaryo Qofkii nolosha mudnaa manoolaa kii geerida mudnaana madhimn 😭💔 saas ooy tahay ilhy waxkasta waa isiiiyy alh ilhw itus nimcoyinkaa iigu deeqday oo iga qari imtixnkga yarkaa een kuguul darysty natiijadiisa😭🤲🏻 ilhw laba walba oo daacada isku calaf kuwa dhagarta bdna ilhw adaa ujadee naga qabo iga danbeeyow qofna ha Aamin in😭💔
@DhuuxAfrica17
@DhuuxAfrica17 5 месяцев назад
Marwalba ninku ma aha khiyamole dumarka u badan midas Qof walbana dabec buu leyahy ma ihi khayin qofka runtan u shega anigu wlhi hada inanta wada socono jacaylka hadi la qimeyo ayada iga badn hadana qofka talo iyo jcayl ilalin haday noqotana waa ani iyo samirkaba ayadu xanaq wax micno lahyn wax ka dhigta ana ilinteda ilaliya saysan malin sas igu dhicin wana agon wxan is dhaha ado gabdhada ka dhinta bari taso kle ku dhacdo wxwalba wan uga samra xata xanaqa ha kento ayda si ay iga fogn ana oran asaga i dhawacy familkeda uga dhowi cawada anay ii dacwonaysay ayado oyaysa ana waxwalba u shegyy hoyda wa hoyo xaka tagin hadal ay ku tiri xfda ha uga tagin xumana ha u qadn mark ragu ma wada xuma qofkana runta aya fcn ina u shegto Noloshuna waa waregto u samra dumarow wxn idinka galo nacasyo wan leenahye
@fathabaashi6513
@fathabaashi6513 2 года назад
Yadawanaya 2022😭😭😭😭
@princesssamiyadiamond4336
@princesssamiyadiamond4336 2 года назад
🥺😭2021 weli maba dhamaaninee😭
@saaramaxamedcolaad6325
@saaramaxamedcolaad6325 2 года назад
Me 🥺😔
@mssgaabo55
@mssgaabo55 Год назад
Wa habenimo so galyso isnin sacduna tahy 12:50 am triqdu wa26/12/2022 waxn la murgsanhy qof aan wada socny muda dhan 3sano iyo xoga oo frxd iyo wax walpo aaan Ka Heli jiry in uu mar qura is badely marki uu Ka tagy wadanki aan Isla jogny oo wadamda shishe aday 💔 marki horna wax walpo waaan Isla qebsan jirny inksto anu kala magalo nuleyn 😔 waxan xasusta in marksto oo dhibi Ku timado qofka ugu horeya ee dhipks wax Ka qabto ahaan jiry Xita Hadi aan awod u hyn aaan niyda u dhisi jiry🥰. Lkn mnta xlada sdas wey Ka bdalthy oo wxu indhaha mrksta busy Ayn ahy iyo wan dalanahy iyo cudr daaro bdn💔 hdana mrksta oo goa,an Ka qado maaago waxu i shega in uu jeclhy lkn uu waqtiga sdas Ka dhigy oo aan u sabro oo kaliya oona xiririkeni hal bacd lgu lisay Ka yeelin lkn waqtina siyo oo uku mqnyhy noloshena sida u udhisa laha 😔 .Sandakan cusb ee bilwnyo waxn Goan Ku gry in aan dip dnbe waqti iskga lumin oo noloshyda dhisto waxy rabto haigu qadato 🥺talo wa tii rabi eee maisaga hara mase WA u sabraaa oo waqti Ayn siyaaa 🙏 Ina so duceya hdad frinteydan argtan plz👋waxan sugi nasipky😥
@mrcunaaye1124
@mrcunaaye1124 Год назад
May Ha sugin adna Ka daneyso baayo
@nadiiramaxamad5237
@nadiiramaxamad5237 2 года назад
Waxan Heestan dhagysan Jiray Anoo yar oo nan garanyn micnaha ay ku fadhido maanta ayaanan soo raadiyay Ax Yaaa Hees😫💔 19/June/2022 10:30am
@fihiimacabdirasaaqmuxumad9080
@fihiimacabdirasaaqmuxumad9080 23 дня назад
2016 ilaa. 2024 intaa la hadhay heesta wn dhagaysan jiray 😢😢my fev sing 🎤
@leilaabdullahi2026
@leilaabdullahi2026 5 месяцев назад
Waan idin salaamay aqyaarta yaa dhageysanaayo 2024😊
Далее
YURUB GEENYO 2015-2016  BEST COLLECTION SONGS
45:26
Просмотров 1,3 млн
YURUB GEENYO 2017 HEESTA QAAMUUS OFFICIAL MUSIC VIDEO
8:12
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Просмотров 452 тыс.
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Просмотров 13 млн
YURUB GEENYO ( NAXLI ) BIRMINGHAM SHOW.
7:47
Просмотров 374 тыс.
YURUB GEENYO ALAW HA INAKALA IRDAYN
8:14
Просмотров 836 тыс.
Yurub geenyo Hees Cusub Muna 2014
8:47
Просмотров 591 тыс.