Тёмный

Khudbadii Ex Madaxweyne Cabdiraaxman Tuur Ka Jeediyey 31 Sano Ka Hor Magaalada Burco 

SAAB TV
Подписаться 498 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 17   
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 2 года назад
wakaa ragii talin jirey guuleystaa
@nabaddoon210
@nabaddoon210 2 года назад
Allah ha uu naxariistoo
@syberhyper6156
@syberhyper6156 2 года назад
Masha Allha ninki somaliland asasyi abihi somaliland cabdiraxman tuur Allah hakunaxaristo
@sadaamsadaam6143
@sadaamsadaam6143 2 года назад
XAQ BUU U LAHAA IN EERABOORKA LUUGU MAGACDARO INTA CIGAAL LAGU MAGACAABAYO FAKIN
@MukhtarMarso
@MukhtarMarso 2 года назад
Geesi aan xaqa ka gaban bu ahaa Qudbadisu waxay ka turjumaysaa xaqiiqda tagan maanta 31sano ka dib wuxu ka digayey dictator awooda mamullka isku dhejiya
@ahmedabdillahi4439
@ahmedabdillahi4439 2 года назад
Aabaha Somaliland ee xoreeyay waa Abdirahnan Ahmed Ali
@cabdinuur3904
@cabdinuur3904 2 года назад
Waa wax lala yaabo C/RAXMAAN AXMED CALI gudoomiyii ku guulaystay xoreynta somaliland waxa abaalkiisa loogu guday oo muddo xileedkiisi isaga oo aan dhamaysan hayb nacayb dartii qabiilo isusoo aruursadeen oo dagaal ku qaadeen isaga iyo qabiilkiisa xattaa aan meelyar aan lagu xusin 🤔🤔
@oogoaqam9479
@oogoaqam9479 2 года назад
Aabihii somaliland Cabdiraxman Axmed Ali, walalkiina waxa uu ahaa Aabihii wax barashada soomaaliyeed.
@rodahussien1993
@rodahussien1993 2 года назад
Geesigaas ayaa taariikhdiisii labaabiyay waa nasiibdaro
@yaasincabdi4495
@yaasincabdi4495 Год назад
Alle hawnaxariisto aamiin
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 2 года назад
Aun .ujaajid cabriraxman axmed cali Aamiinaaamiiwn
@axmedsitiin5610
@axmedsitiin5610 Год назад
Allow qabriga U nuuri wuu ahaa Adoon Illaahay oo jecel diintiisa dalkiisa Iyo dadkiisa
@odayjama1829
@odayjama1829 2 года назад
Ninkaa waa la dulmiyey waxuu nin wax garad ah lakiin kuwo qabiil iyo qurun watah ayaa dagaal qaawan ku qaaday
Далее
KHUDBAD XAAJI MAXAMED CIGAAl ALLAHA U NAXARIISTEE.
9:16
O’zim bilib ketvotudima😅
01:00
Просмотров 844 тыс.
Mujaahid Ibraahin Dhagaweyne
3:56
Просмотров 34 тыс.
Siilaanyo iyo Taariikhda Halgankii SNM
13:35
Просмотров 106 тыс.