Тёмный

KIIN JAAMAC ft ISKALAAJI - Official Video AHOW NOLOSHAYDA. 

Abdirahman Somali
Подписаться 436 тыс.
Просмотров 3,4 млн
50% 1

SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
You Can Contact us for all Your inquiries.
Email: Abdirahmansomali@hotmail.com
More info.
/ somaliproduction
/ abdirahmansomali
/ reallysomali
KIIN JAMAC ft ISKALAAJI
AHOW NOLOSHAYDA 2020
Ereyada : ABDIRASHIID DHAGAJILIC
Music by : ABDIRASHID ALI HAMARI
Laxan kii : USTAAD ISKALAAJI i
Camera + Editing : ABDIRAHMAN SOMALI
Lighting : ABDIRAHMAN DA’US
Special Thanks
Candinuur jaas
Cabdihakiim farayare
Sir maxamoud
Farxiya qardho
Shugri Jaamac
Amran
Warsan
khadar Waqal
Jamaal acadaawe
liibaan jamac
Aamino Ciise
Khaalid greenford
Xaawa Ciise
Yaasiin wacay
Amaal maalinguur
Umulkheyr
Farxiya Cali Daahir
Faadumo m yare
Cadar
Iimaan daamay
Mawliid
Mako
Kuus
Zak maxamud cabdirahmaan
Nimca Dareen
Farxiya Fiska
Hani uk
Hanad cumar Alteso.
Copyright Protected @ Somali production
#Subscribe #Somaliproduction

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 815   
@Lasoco114
@Lasoco114 4 года назад
Nasiibka isiiyey naftaada AYaan ka jiraaye naxuuska Xiisaha ku nuglaade quluubta Nusqaan ka ilaali wax yeesha Qof qalbigisa qof kale ku jiro oo klya Aya daremi Kara ereyadan micnaha ay ku fadhiyan ❤️
@ttkt9734
@ttkt9734 4 года назад
Inta ila aragtay inay kiin hablaha fanka maanta ugu qurux badan tahay ugu style quruxbadan tahay soo xaadira team kiin jaamac❤️
@salihasadiqahsalihasadiqah2407
@salihasadiqahsalihasadiqah2407 4 года назад
Runtaada sxb cid qurux kuma gaadho
@ttkt9734
@ttkt9734 4 года назад
Salihasadiqah Salihasadiqah inanta hablaha weeye
@umokhayr3909
@umokhayr3909 4 года назад
Me
@abdulmjiidelmi5375
@abdulmjiidelmi5375 4 года назад
Inanta ilkaha Dheer ha Noo Faanin Dee
@ttkt9734
@ttkt9734 4 года назад
Abdulmjiid Elmi bal sheeg cid hablaha manta fanka ka quruxbadanka style wanaagsan bal magacaw hadanad ahayn dadka dadka caaya uun waxanan ogahay inaanad cid kale sheegi karin😂😂😂😂👍🏽
@yarkaxamarlehwaaye1171
@yarkaxamarlehwaaye1171 4 года назад
intii hablaha somaliyeed jcl like isaar we love hblaha somaliyeed
@AhmedIsdaji
@AhmedIsdaji 6 месяцев назад
⁸8i9😊9p9😅99o99😊😊😅😅9😅
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 года назад
Heestan Waxa La Dhagaysan Doona ilaa 2022 Kiin Jaamac iyo Iskaaji thanks Abdirahman Somali❤
@aaminaabdi9088
@aaminaabdi9088 4 года назад
Hadaan dhagaysanaya1 October 2020 sanad dabaadigii wakhtigu waa ordayaa walhi
@ibraahimyusuf5536
@ibraahimyusuf5536 2 года назад
Nio hadan dhagaysanaya 2022 ah hhhh
@abdiduhurduhur7435
@abdiduhurduhur7435 2 года назад
@@ibraahimyusuf5536 zo kle Kwrn 😇🤣
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 2 года назад
Hata ani dhagesnayo
@mssmaria5485
@mssmaria5485 2 года назад
wanka🤗😂😂
@Ismo3211
@Ismo3211 4 года назад
Qof kastoo Somali ah waxa kuu rajaynaya farxad waarta 😍
@najahmahamouf1461
@najahmahamouf1461 3 года назад
Adigan wll waxan ku rajaynaya farxd warata waliga❤
@maimunaabdulahi4572
@maimunaabdulahi4572 4 года назад
Masha Allah gobtii harti ba is helay Mj:maxamed harti Dhulbahantee:siciid hartii ❤️❤️❤️❤️❤️
@kingabdallakingabdalla3973
@kingabdallakingabdalla3973 4 года назад
Asc
@zuhaybaapdi1831
@zuhaybaapdi1831 4 года назад
😂🤣wlhi wad iga qoslisy🙏😂🤣🤣🤣
@naimam3976
@naimam3976 2 года назад
Mj and dhulbahante are siblings. 👍🏽
@surejjamac8736
@surejjamac8736 4 года назад
Wiilkii wiilasha al ustaad iskalaji timo dheere
@deeyoo
@deeyoo 4 года назад
Wax badan baan sugayey hees ay wada qaadaan Queen Kiin Jaamac iyo Ustaad Iskalaaji waaaaw thnx Abdirahman Somali ❤👌👏
@amaluk7107
@amaluk7107 4 года назад
Me too
@ahmedyazin179
@ahmedyazin179 4 года назад
Labadan fanaan mar ayaa jirty anan dhagaysan jirin lkn mudooyinki danbe wan la haystaa top tenka somalida way ku jiraan xaqiiiqo
@reeqacarab
@reeqacarab 4 года назад
Are you Idoor aboowe hhhhh
@ahmedyazin179
@ahmedyazin179 4 года назад
@@reeqacarab hehe mxad aragtay
@amishaosman4967
@amishaosman4967 4 года назад
@@reeqacarab 🤣🤣🤣
@moogeyaab4272
@moogeyaab4272 4 года назад
Kiin jaamac yare awooowe inaadeer insha alllah waxaad galeysaa bedelkii saado Ali warsame AUN viva Garaaddda
@siciidawaare9770
@siciidawaare9770 4 года назад
Kiin jamac fankaa ubaahan waanu kusugaynay ina adeero ismuuji duriyada soomàalaay🇸🇴❤✌
@WaliyoowWaliyoow
@WaliyoowWaliyoow 4 года назад
Iskalaji waa hobal dhanwalba style ah cod iyo dheel iyo dganan leh runtii wa gadmatay 🌹🌎
@nabiilfuad4257
@nabiilfuad4257 4 года назад
Iskalaji fankaa u bahan really inta igu raacda like ha Ila dhaafina🤙🤙🤙👍👍
@hibaqmaxamed8621
@hibaqmaxamed8621 4 года назад
Kiina jamaca fananad🏵 la huba 😘👈
@mohammedmire2452
@mohammedmire2452 4 года назад
Dareenka nuglaaday adaa nafaqeeya Naftii ku heshaa nasiimo ku waarto Waa erayo dareen Kalgaceel i dareensiiyay ♥️
@iftiinshahaarimahawanaagsa3740
@iftiinshahaarimahawanaagsa3740 4 года назад
Waa labada qof ee ugu shidan fanka waqtigan. Kiin jaamac 11 million ayay dhafeen heesaheedu. Iskalaajina waa boqorka codka ❤💥😘 Like dhac kusii hadad ila aragtay👍👇
@hoodocabdi5922
@hoodocabdi5922 4 года назад
Mnsha alllah waaa heeeees in badan lasugayay waaaa nice voice
@hanielmi5717
@hanielmi5717 4 года назад
Iftiinshaha Arimaha Wanaagsan p
@hanamaxamed9063
@hanamaxamed9063 4 года назад
Labadii fanaan ee aan somalida kugu jeclahay weye kiin iskalaaji hees iyo badh
@liibaancabdimaxamed4692
@liibaancabdimaxamed4692 4 года назад
Nasiibka isiiyay naftaada Ayaa ka jiraaye naxuuska Xiisaha ku nuglaaday quluubta Nusqaan ka ilaali waxyeesha xbbi My world muna❤❤❤❤
@ikraancady3048
@ikraancady3048 4 года назад
🎧🎧🎤🎤
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 4 года назад
Kiin jamac iyo Farhiyo fiska marko la haysay waa aqli badna wayo labada naag ba aduunka haysada oo heesahoda laga dhagysda kiin jamac 11 million maraysa iyo awale Aden labada ugu badan fanka somalia
@shamuuqmedia2119
@shamuuqmedia2119 4 года назад
Sxb soo arag heesta Dirgax wxn kaasugaa jwb wcn
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 4 года назад
Four Trade Culusow sxb waxa ka hadlaya 1 yrs Ama 2yrs 11 million Dirgax waa 8 sano waxa kama xidaabiyo
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 4 года назад
Kiin waa the and and only 12Million Bay maraysaa
@Abshir252
@Abshir252 4 года назад
Iskalaji miyaa hadaad ka yaraysta isagaaba kawada cod macaane.
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 4 года назад
Ali Elmi cod maleh iskalaji bk cawale Aden iyo nimcan mursal muse ma gaadho kuwa
@jamiiladarwiish5756
@jamiiladarwiish5756 4 года назад
Kiiin jamac inadertay iyo Abdicasiis edo hore usoco dhaldarwiiish nolada
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 4 года назад
Yaa ila dareenay iskalaaji in fanaaninta london ka faaideesanayan🔥😍😍♥️♥️
@mohamedmuse2879
@mohamedmuse2879 4 года назад
Kin jamac naag style leh masha Allah
@shiineakhyaar3922
@shiineakhyaar3922 4 года назад
Yaaa Ila Arkay Iskalaaji Kiin In Ay Isku Shidan Yihiiin
@sistersarah5733
@sistersarah5733 4 года назад
Adaakadarn ber😂😂🤣🤣
@reerburcoofficial7477
@reerburcoofficial7477 4 года назад
👍👍👍👍💑💑💑👬👬👬
@yassinduhu
@yassinduhu 4 года назад
Kiin jamac quruxda fanka somaliyed
@abdillahijama7871
@abdillahijama7871 4 года назад
Kiin jama iyo iskalaji markad aragtay hadad so oroday like sarbal
@ahmedkhaliva4790
@ahmedkhaliva4790 4 года назад
Kiin jaamac taageero dhaba hadaad utahay like iizaar🙋‍♂️
@cabdifataaxalcasiisicabdif2029
@cabdifataaxalcasiisicabdif2029 4 года назад
dhashii Daarood ❤
@yaslamissa7000
@yaslamissa7000 4 года назад
“Many thank’s indeed kiin jama and abdii-Asis iskilaaji” it’s so brilliant and so fantastic to listen this beautiful song............
@suleymanabdulkadir8775
@suleymanabdulkadir8775 4 года назад
Ninkaan iskalaaji aadbaan u taageeraa gabadhana sidoo kale sxbyaaloow yaan like lii saarin hadaba😄
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 4 года назад
Afmiinshaar 🙃😉🙂😄😁
@suleymanabdulkadir8775
@suleymanabdulkadir8775 4 года назад
Baxsaniita Baxsanta maxaa iga rabtaa😂🤣
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 4 года назад
@@suleymanabdulkadir8775 like ayaa naga dhacday 😂😂😂
@suleymanabdulkadir8775
@suleymanabdulkadir8775 4 года назад
Ani ma dhihinoo yaan like liisaarin🤣
@barwakomohamad2908
@barwakomohamad2908 4 года назад
Kkkk
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 4 года назад
Wlhi wiilkan abdiraxman Somali gamridisa cadi mahn fadaxa waya gacmaha alaha kubarakaya wankutagara aboowe hora usaca ❣❣❣😍😍❤❤❤❣❣🔥🔥♥️😍
@walaalzacky6818
@walaalzacky6818 4 года назад
Hees macaan
@ibraahimcismaan7338
@ibraahimcismaan7338 3 года назад
Kiin.jamac
@farhanxamze686
@farhanxamze686 4 года назад
iskalaji iyo kiin jamac boqarka iyo boqorada codka fanaaninta somaliyed inta ila wadata like ii sara😋
@maxamedsaalax7223
@maxamedsaalax7223 4 года назад
💏
@farhanxamze686
@farhanxamze686 4 года назад
@@maxamedsaalax7223 ❤
@Mici_libaax
@Mici_libaax 4 года назад
Kablalaxnimo❣️🙏
@shamisaadan703
@shamisaadan703 2 года назад
Hartinimo weeye
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 4 года назад
Dadkii fanka islahaa Welcome Back.
@lisun2524
@lisun2524 4 года назад
Hada soo dhacay imisa sugaaayey big legend iskalaji & queen Kiin jamac yar in ay hees isla soo qaadaan 🔥🔥🔥
@malmo4235
@malmo4235 4 года назад
Somali RKELLY and Jenefer Lopez Breathtaking ❣️🌹❣️ Hawshiii jikada waan ilaabay yaab weynaaa dhiin dhiin caadi ah 😂😂😂 team nihi nihiiii
@ismailaden7
@ismailaden7 4 года назад
siman kalay good observation I was thinking the same
@malmo4235
@malmo4235 4 года назад
Ismail Aden thanx bro 🌹👏
@safiyonur5415
@safiyonur5415 4 года назад
Sax 100%
@gobaadahmed7340
@gobaadahmed7340 3 года назад
😂😂😂😂
@marwaanyare7277
@marwaanyare7277 4 года назад
Kiin inay isbadashay inta ila aragtay like
@kamanzisamweri6203
@kamanzisamweri6203 4 года назад
Kiin jamac my favorite singer love u so much i am not somali but this song is bomb💣 😍😰😻🙈
@wardi6
@wardi6 4 года назад
Iam from Jamaica and i love Somali music
@haniahmed5547
@haniahmed5547 4 года назад
😂😂😂been iska daa
@updihakinzahal5409
@updihakinzahal5409 4 года назад
Kiin jamac dhoodi boqortoyo❤👑
@wllcade-fe1cv
@wllcade-fe1cv 5 месяцев назад
​@@haniahmed5547❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@monicadiomondofficial6342
@monicadiomondofficial6342 4 года назад
Kiin jmc ft iskilaji singers❤✔💯🇸🇴
@asiyabeauty5004
@asiyabeauty5004 4 года назад
War hedheee Intaa kiin Jamaa jecel like isaar dee caadi iskadigaaa😍🌺
@Bashiiraddow6381
@Bashiiraddow6381 4 года назад
walaal subscribe igu caawi
@muhanadsahal9331
@muhanadsahal9331 3 года назад
Asiya qrux ana adan kugu haysta ❤❤❤
@huudafarah8275
@huudafarah8275 4 года назад
Boqortoya Isheshay mj&dhulbahante❤
@umokhayr3909
@umokhayr3909 4 года назад
Mj iyo dhulbahante❤️❤️❤️❤️
@simranaisha1860
@simranaisha1860 4 года назад
Gang gang!
@ccc-uk2nu
@ccc-uk2nu 4 года назад
Uf qabiiil! Waa waxa dhulkanaga gubay oo naga dhigay duur joog!
@huudafarah8275
@huudafarah8275 4 года назад
@@ccc-uk2nu warunta
@ccc-uk2nu
@ccc-uk2nu 4 года назад
@@huudafarah8275 ka hadh hadaba walaalo.
@shushuu7912
@shushuu7912 4 года назад
Kiin jaamac wa super Star dhankaste ka dhisan iskalaaaji caadimaaha waa legend labadiiyo is helay Waaw waaw laydinkama caajisayo Mansha allah
@axmedcagaf7287
@axmedcagaf7287 4 года назад
Iskalaji fanan aan tageero sido kale hada tagerto iskalaji like saar
@zakitete9914
@zakitete9914 4 года назад
waar ninkan ragii sharaftooda ku ciyarey kiin jaamac ayaaba ka cod weyn yaa ila arkay ❤️😍😘
@beerlulab9008
@beerlulab9008 4 года назад
Gob iyo nasab baa is helay ❤️
@AsmaAli-tw4ob
@AsmaAli-tw4ob 4 года назад
Aliya Khan I heard darood are madigo from Yementa madow what’s up with that ?
@moogeyaab4272
@moogeyaab4272 4 года назад
Lol lol la hubo waa gobtii soomaaliyeed oo wada dhashey harti daarood allow maxaa taariikh gabay iyo geesinimo ku igman
@moogeyaab4272
@moogeyaab4272 4 года назад
@@AsmaAli-tw4ob I'm one of them loool I agreeee
@maizaupdyrahman4846
@maizaupdyrahman4846 4 года назад
Kiin iayo iskaLaji Laba fananao an Tegero😍
@kausamohamed
@kausamohamed 4 года назад
The first time I listen this girl sing and it’s coz of iskalaaji I love him so much nolow iskalaji boowe
@sacdiyojama
@sacdiyojama 4 года назад
Kowther Mohamed the first time I listened to him cause I love her so much Kiin Jamac jiir oo jog abaayo 😍😍
@hanadabdi598
@hanadabdi598 4 года назад
Both very talented
@cwabaabmaxamed2870
@cwabaabmaxamed2870 3 года назад
R e3301
@abmayo8330
@abmayo8330 4 года назад
Style: 100% Lyrics: 100% Voice: 100% Video: 100
@rahmaabdullahi9049
@rahmaabdullahi9049 2 года назад
Vgfg
@fatmabarre6037
@fatmabarre6037 4 года назад
Iskalaaji waa sida qoomaal oo kale wllhi hees walbo uu qaado ma dhul dhacayso😂😂❤😍😍🤩🤩🤩🤩💑
@jamadeq4611
@jamadeq4611 4 года назад
❤️🌺❤️hees iyo badh❤️🌺❤️
@abdizamad7664
@abdizamad7664 4 года назад
Iskilaji inoow yahy fanan iyo laxamiiste cajiib yaa iguraacansan🙏🏻👈
@rizeyproduction9780
@rizeyproduction9780 4 года назад
*Wax BaDan baan sugayey ineey hees Isla soo qaadadan Abdicasiis iskalaaji iyo Kiin jaamaac keepe going prada apdirahmaan Somali wel done guys*
@bnuur5374
@bnuur5374 4 года назад
Wow Queen Kiin Jama Yare iyo al Abwane al fanan boqorka cidka Iskalaji waa laba fanaan oo aan aad u tageero salaan gobeed, nice song, dhashii gobta halkaas isku heshay dhal boqortoyo allah swt haydin xafido my bro and my sis🎁🛍❤️
@nasiiimaqueen452
@nasiiimaqueen452 4 года назад
Heeestan cadi mah 👏👏👏😍
@Qanciye11
@Qanciye11 4 года назад
Lawa lagend well-done 👏👏❤
@roodaruuxi4147
@roodaruuxi4147 4 года назад
Hal hees kiin jamac la soo qaad plz
@awilhassan6945
@awilhassan6945 4 года назад
Kiin jamac in the world best song inta u jeedo inaay timihii casaysatay like 👍
@maxamedkarama7904
@maxamedkarama7904 4 года назад
Heestan Markay 1m gadho Like ta haygala Bakhaylina plz 😇😇😇😇
@munaali1118
@munaali1118 4 года назад
Cl
@gudonahmed4915
@gudonahmed4915 4 года назад
fnfI
@hodanjamac6510
@hodanjamac6510 3 года назад
5b
@zacimaspurs9100
@zacimaspurs9100 4 года назад
Boqor io boqorad baa is helay wacdale👸🤴🏽❤
@sakariyeabdirisak8005
@sakariyeabdirisak8005 4 года назад
Geenyadii fankaa Dib Usoo LaabaTaY Kiin Jaamac Dhoodi 🌞🌟😍 Shaki la,aan 1M Way Gaadhaysaaa
@safaxanafi6301
@safaxanafi6301 4 года назад
Kiin jamac we missed to you💗💙
@ashamahadmohamad8344
@ashamahadmohamad8344 4 года назад
My sis kiin ❤❤🥀👏
@nimcocabdi486
@nimcocabdi486 4 года назад
G
@lacageymaxamed2331
@lacageymaxamed2331 4 года назад
safa
@kingmohasuubane308
@kingmohasuubane308 Год назад
The best song fanaaniinta kala ah Iskalaaji iyo kiinjaamac Ereyada 100% Laxanka 100% Music 100% Codadka aadbey umacaan yihiin 100% Jiliinka 100% Ciyaarta 100% Inta taageerto like ta saar
@nastexonalka9151
@nastexonalka9151 4 года назад
Gob iyo nasb ba is helay boqortoyo harti kblalax ❤️❤️❤️
@mohammedshariff5289
@mohammedshariff5289 4 года назад
Viva dhulbahnte❤️❤️😂😂😂😂😂
@iam_yaass
@iam_yaass 4 года назад
Kiin Jamac Fav song ❤️❤️💉👸🏻
@xamsaibrahim6269
@xamsaibrahim6269 4 года назад
waaah waaah hees iyo badh tani cadi maaha
@elyahyelaaskawi2341
@elyahyelaaskawi2341 4 года назад
Dhulbahante + Majeerten = Darood.❤✋
@indomie7
@indomie7 4 года назад
qabil iska dhaf
@umoansal1437
@umoansal1437 3 года назад
Daad qaliya baa iis heelay💝💝👌👌
@maamemadrid5288
@maamemadrid5288 4 года назад
Somaliland baan ahay harti koonbe waan idin jecelahy ❤️😍😘 ree abtigay like iigu qabta
@reeqacarab
@reeqacarab 4 года назад
Somaliland ma qabiil LA dhahaa walaalow
@ibraahimabdallegaacir9903
@ibraahimabdallegaacir9903 4 года назад
rcc ina carab. Gabadhu isaaq ban ahy byka wadaa fahan yacni
@maxamudcabdisamadmaxamedma9893
@maxamudcabdisamadmaxamedma9893 4 года назад
Nacas bila aqliya mel puplic ah bad ledahy somaliland ban ahy maadan xishonayn
@mohamedxoogsade4731
@mohamedxoogsade4731 4 года назад
Hartigu ba waa somalind abti
@hamzedugsie4086
@hamzedugsie4086 4 года назад
@@ibraahimabdallegaacir9903 Somaliland Isaaq ma leh Abti Umad bay ka dhaxaysa
@MariaM-bu6fs
@MariaM-bu6fs 4 года назад
Boqoradii waa soo noqatay 😍😍
@moogeyaab4272
@moogeyaab4272 4 года назад
Maansha allah Kiin Jaamac Yare Garaadadii wax back
@khadra4385
@khadra4385 4 года назад
Kiin quruxsan I love her 😍😍😍
@maryanabuukar7325
@maryanabuukar7325 4 года назад
Iskilaaji aqli Kiin jamac iyo farhia fiska Bishaan dhexdeeda 🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@Omer-EilmogeH27
@Omer-EilmogeH27 4 года назад
Kiin jamac wa qof nool wlhi❤❤
@hafsahusein8634
@hafsahusein8634 4 года назад
Waaw kiintayda cashaqa iskalaaji lajen 👏👏🤗🤗
@najiibkaraama
@najiibkaraama 4 года назад
hada heestan mobile kadawanayso allaha ku xafide laptopleyda naga reepa o like hasaro qf walba o mobil wato~100%99
@kaafiyare1820
@kaafiyare1820 4 года назад
Waaraaa najaaaa hhhhhhhhh gacanaan ku tagaay ebooow
@najiibkaraama
@najiibkaraama 4 года назад
Kaafi yare sxpna🥰
@khadarbuush4893
@khadarbuush4893 4 года назад
Hesta sanadka dhamanaya sii sagotisey 😍😍😍😍
@mustafakhalid5455
@mustafakhalid5455 4 года назад
Caadi weye, WoW 😮 ma’ahan heestu.
@Qacqaac101
@Qacqaac101 4 года назад
Waryaa Labada Magac iskilaaaji So Hormari Legend baa Gbr Ka Hormrinaysaa
@moogeyaab4272
@moogeyaab4272 4 года назад
Waryaa waa garadaaaadadiii
@JimcaaleCali-il6kt
@JimcaaleCali-il6kt 6 месяцев назад
Cimaamadeysiin ten hak baa tuuraye❤❤
@rowdokhalif893
@rowdokhalif893 4 года назад
Waaaaw laba fanan ankala dhicin wax badan ban sugayay inay isla sowada qadan inaba cadi mahan
@mohamudjamac1213
@mohamudjamac1213 4 года назад
2legend iskilaaji N kiinjamac waweynka fanka
@jannatmohamed5944
@jannatmohamed5944 4 года назад
Labada qof ee an tagerada buuxda uhayo cajib keep going
@bulshaaleboy8846
@bulshaaleboy8846 4 года назад
👌Legend IskaLaaJi &kiin Jaamac WaxPa Lagama QaBaN KaRoH
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 4 года назад
Geenyooy ☺💖 kiineeey 😭🌷💖
@marwaanyare7277
@marwaanyare7277 4 года назад
Inta jiifka kudaawaneysa like
@bossgold5405
@bossgold5405 4 года назад
I'M FROM KENYA AND I LOVE SOMALI SONGS ONE LOVE 🇰🇪🇸🇴❤
@Cabdi-wp2eg
@Cabdi-wp2eg 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Cabdi-wp2eg
@Cabdi-wp2eg 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Cabdi-wp2eg
@Cabdi-wp2eg 3 месяца назад
Rtyuu😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@faizabullay2330
@faizabullay2330 4 года назад
Kiin iyo iskalaji mai fvrte Poqortoyo is heshay❤🙏💋
@fahadyare2514
@fahadyare2514 4 года назад
LEGEND ISKALAJI INTU INGIRISKA NILIJOGO KA FAIDEYSTA
@deeqoaxmed6548
@deeqoaxmed6548 4 года назад
Kkkkkkkkk maxaa laga faaida wll
@fahadyare2514
@fahadyare2514 4 года назад
@@deeqoaxmed6548 Maskax ayu leyahay
@fatima_qurux27
@fatima_qurux27 4 года назад
Heees awalba danbi aheede maxa laga faaidaa
@naasirhayaan2899
@naasirhayaan2899 4 года назад
Dhaman umada islaamka wxn idin rajaynaya sanad barwaaqo ah 2020 alle haynoga dhiga insha allah like dhac ku sii ❤️❤️
@reo9475
@reo9475 4 года назад
Naasir Hayaan To you too Huuno ❤️❤️❤️💐💐
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
Aameen
@naasirhayaan2899
@naasirhayaan2899 4 года назад
Aameen qali
@naasirhayaan2899
@naasirhayaan2899 4 года назад
@@amiiraadan3017 sxp subscrib wn ku saray you tubkaga welcome 😍😍
@mubarikhargeisawi7994
@mubarikhargeisawi7994 4 года назад
MnShAlla Fananada Hoboladan Dambe Aan Ugu Jeclahy Kiin Jamac Iyo Iskalaji ''' Ahow Noloshayda Eshqiyasak
@subagdhaansade9312
@subagdhaansade9312 4 года назад
Iskalaaji Waa Ceeb Gabadh aad dhali karto inaad la heesto
@abduwahababdinasir7437
@abduwahababdinasir7437 3 года назад
Nio naagtaan maa yar jiim unbey gashay wey iscaateysay ayada iyo xaliimo gobaad wajigooda fiiri iskalaaji sas uma weyno
@hudaahmed7095
@hudaahmed7095 4 года назад
Gobtii harti💘💘♥️♥️
@bashirmohamed2867
@bashirmohamed2867 4 года назад
Boqoradii kiin jama ilove you so much
@marwaanyare7277
@marwaanyare7277 4 года назад
Hadaa kaba la'aan daawaneysa like iisaaar
@kichakip2606
@kichakip2606 4 года назад
Abdirahman Somali waxaan sugaynaa Kiin Jama and Guuleed Siimba waxaan aad usugaynaa kiin iyo guuleed hees cusub👍👍👍.Wooooooooooow 2 legends 😍😍😍😍😍😍😍😍🎵🎵🎵🎵🎵🎵🎵🎵👌
@mudemuhamed585
@mudemuhamed585 4 года назад
Hees wey dhaftaay lagan iskilaji iyo weliba kiin jamac www iga daa cayarta
@aminaabdillahi9356
@aminaabdillahi9356 4 года назад
From djibouti kiin kiin jamac yare team kiin i love u hbbty
@chriskahin545
@chriskahin545 4 года назад
i really liked this song😍😍😍
@abdirahmaan3814
@abdirahmaan3814 4 года назад
chelsea iyo totenham baan daawanaya ilaahay ba iga sareeye 🤩
@shamsoaden3815
@shamsoaden3815 4 года назад
Hhhhhhhhhhhhhhhh
@taamirnour546
@taamirnour546 4 года назад
Iskalaji iyo Kiin Jamac waan Sugaaye Iney isla so Heysan hada ila sugeyse like sara bal
@queensara5617
@queensara5617 4 года назад
Woooww💙heesiyo badh💙
@karsocuntokuguhaboon8569
@karsocuntokuguhaboon8569 4 года назад
Iskalaaji waad ciyaarsiisay kiin, habeenkaana in aad wasmo ugu darto ayaan jeclaan lahaaa.
@faaraxwarfa5055
@faaraxwarfa5055 4 года назад
Waaw the legend iskalaaji and queen kiin jaamac my top singers
Далее
KIIN JAAMAC - Official Video XALKII NOLOSHA 2019
4:06
GULLED SIMBA IYO KIIN JAAMAC | Ku Aaway | (2017)
4:54
AHMED ZAKI  - Official Video CASHAR
5:56
Просмотров 3,1 млн
ISKILAAJI l HEESTA HAYBIS l 2018  (OFFICIAL VIDEO)
4:41
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Просмотров 12 млн