Тёмный

KIIS CULUS: MAXKAMADA OO DALAQ DAM KALA FURTAY 

Maxkamada  Calasow
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Dahir Calasow.
Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
●tik tok Cadaalad
●tik tok Challenge
●tik tok Sadaqo
●Tik tok Qaraaxo
▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
▪SUBSCRIBE

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 106   
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
NAG NINKEY SARIIR LA JIIFATEY KA HADASHEY WA ADUNYO GADOON
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 Месяц назад
Subhanalaah ilaahayow na astur aduun iyo aaqiro ilaahayow somali dhan ceebteeda astur aduun iyo aakhiro waxaa codaanayabin somaliyeey ceebta iyo xumaanta ka dheerano waliba si qaas ah wax ilaahey raali ka aheen ha ka hadkina ninkiiiina gogasha iyo xaaskiina midna aamiin daahir waxaa u rajeena inuu diido waxyaabaha qaar ceebta diibta ogoleen daahir maskiinta taageero ku jeclahay ilaahey kheyr ha siiyo asaga inta sadaqada baxsato
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
MASHA ALLAH WA FAMIL QURXOON❤❤❤❤❤❤❤
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 Месяц назад
Jimcale dam iyo baqilnimo ha isku darsan iska fur gabdha
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 Месяц назад
Subxanalaah somali saanmaa udanbeysay
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 Месяц назад
Marqti feek so watay 😂😂 sxb magacas mar bu baxay 😂
@dahirgedi7018
@dahirgedi7018 Месяц назад
Ninkaan wlhi maskiin waaye tan caml video laga duubaa kadibna noloshaa ladhaafiya
@user-dy6kh4hv6v
@user-dy6kh4hv6v 25 дней назад
Waa doqon
@CabdiCalishiikh
@CabdiCalishiikh 11 дней назад
Raaxo coloow ayaa ilmaha u dhashey daahirr
@sahrohaashimaxamed9881
@sahrohaashimaxamed9881 Месяц назад
Naagtaas waa bilaa cigmad
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
WA I KOOW NIN LACAGTI AROSKA WAREYSANAYO😂😂😂😂😂😂😂
@umusahur2949
@umusahur2949 Месяц назад
Dulmiga jooji oo gabadha ha dulmin Waryaa
@omar911-if3du
@omar911-if3du Месяц назад
Hokhoy hokhoy😂😂😂😂😂😂
@rukioadow6509
@rukioadow6509 Месяц назад
Meherkaa celis ah, balse inta kale maya
@user-lg8gu6yq1c
@user-lg8gu6yq1c Месяц назад
Akh akh akh waxy waxano
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 29 дней назад
Quranka garba duubka ka daaya jaahiliin yahay. Oo wax soo barta ninka haddii faurriin lagu qasbo iska daa hanti ka baxday ee waxuu sheegan karaa magteeda oo kale sida aan meherku u xadays nayn ayuusan u xadays nayd waxa uu madaxeeda ku xiro
@RaxmaCawil-gs3ht
@RaxmaCawil-gs3ht Месяц назад
Subxaan naagta dameer ha guursato ama faras maxay wiilka u ceebaysay subxaan haddii aanu nin somali wax utarayn
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Месяц назад
CEEB WEYNAA!! CALASEEY HAWIYE😂CEEBAHOODII AYUU MAQAAXIDA U FURTAY!!! GUDIHII IYO CAADHKII AYUU KA BARISEYNAYA😂!!
@DeeqoMohamed1982
@DeeqoMohamed1982 Месяц назад
Allaha Ayaa xaal og Allaha caalimulqeybka ah Ayaa xaqiiqada og Iyo labada ay dhaxmartay Wixii sooraaca waa dhaqaatiir Wax walba aduunka waa dhacaan
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate Месяц назад
Dalaq dam fartuun balbalaarka oo soo kaxeestay😅😅 maxaa waayay noloshaan aabaheed wastay😅 Kulahaa igu cadey ama xaal isii😅 sidee loogu cadeynaa surwaalka siib maa la dhahaa😂😂
@user-lg8gu6yq1c
@user-lg8gu6yq1c Месяц назад
Waxa kaa sii daraan duliyaadaan rasastaa laysagaa dhigayo ee iska qosliaysaa wale naga qar wa xulo
@bintiyusuf1590
@bintiyusuf1590 24 дня назад
Ninkan daqdam wuu u ekyahay wajigisa wax matare ayuu u ekyahay naagta uu soowatay lacak ayuu siiye
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Месяц назад
Ninka Aan Dhaqno aa. mashiinki Dharka Maa Tihiin Heedhe😂😂😂
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 Месяц назад
Abgaal dadkaan ah waa iga yaabsheen , naagahooda qaar kood ayagoo la qabo ayey mid kale la seexanayan 😅😅😅😅
@cousinbro1580
@cousinbro1580 Месяц назад
WAR MIYAADAN ALLAH KA BAQEEN MAXAA QABIIL DHAN UGU GAFTAY DIYAAR MA U TAHAY IN AAD DABIGAA QAADID MAALINKA YOWMIL AAKHIRA
@xannaan9152
@xannaan9152 Месяц назад
Horta naagtan soy soy la yiraahdo ma xanuunsan tahy waa ehlu naar ka la sheego dab uun bay hurisaa ma lahan control iyadaaba u baahan in umadda caawiyaan
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate Месяц назад
Abgaal wacbuudhan Garmaax Cumar garmaax
@XaawoCali-vp5gl
@XaawoCali-vp5gl Месяц назад
subxanallaah waxey larafaneyso lacaytameysay naktaxunta ah illaawa dhillo laba nin leey ah 🤔🤔🤣🤣😂😂😂🤣
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 Месяц назад
Dadkaan dadkii dhakay meede horta nacalaaye war wuxu waji adakaa miyeysan xataa xishoonayn ul iisoo qabta ciil baaba iga haya😂😅
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 29 дней назад
Anaa yaaban wallahi tan hore oo fadarada ah la garay ee tan kale maxaa waalay ninkan waa ninkayga may ku gaabsato kana aamusto waxa kale
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 29 дней назад
@@EngAbdalla4009 sxb dadkaan waa wareereen wlaahi yaab 😆 🤣 😂
@LibanGuhad-w8y
@LibanGuhad-w8y Месяц назад
Somali wax walbo ma ka baahantahay ayada waligeed waa un lakala cabanayaa ima qancinin iyo waxba igama tarin ma aduun futada un laga sheekeyo beeynu joogno mideda kale kuligeen somali ma wada qooqanahay mise dhinaca sariirta ku wada qafiifnay waa yaabe walahi waxaa nahaayo cudur la dhaho sexual frustration
@BaariyowAk
@BaariyowAk Месяц назад
Kushitiboy waa daalin ninka ayey is xigaan wuxuu rabaa inuu $10000 dollar oo baadil ah u qaado inaderki gabadhuna waa daalimad lkn xaqeedi way leedahay waa in lasiiyaa meherkeedi. Ninkaasba meherka gabadhana waa in laga bixiyaa xaalmarin lasiiyaa oo la dhaqaa (ka timi oday somaliyeed labada family midna ahaym)
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
NAGAHA QAAR WEXEY U BARTEEN GUS DAMEER IYO IN MANTA DHAN LA SARNADO😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@somalidahoreofficial1056
@somalidahoreofficial1056 Месяц назад
Kafia 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 xooga af somaliga qurxi plz
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b Месяц назад
Umadan maanay dad ka dhalan bilaa dhaqankaa ma xoolaa
@user-ft9qg3uh5x
@user-ft9qg3uh5x Месяц назад
Sheydaan naagaa ilaahey wuxuu yiri sorta adiga iyo ninkaga no inaad suuqyada bafisaan waa ceeb so sorry. Nin iyo naag lacagey kala qabteen ee deyn ma kala qaataan ee waa qalad deyna maaha. I am sorry my people 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@saynabsaafi3942
@saynabsaafi3942 Месяц назад
Waryaa daahir wamaxay waxan ceebta ninkaan waa reer baadiye naagta marqaati kadhaiganaay mid kale adinka gabadha wadacayeysan ceeb no no
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b Месяц назад
Bahdilaadan maxaa waaye
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
WEJIGEEDA BANANKA HA KENTO
@MaxamoudMaxamed
@MaxamoudMaxamed 27 дней назад
Somalia💙💙💙💙4🥰🥰🥰🥰🥰
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 Месяц назад
Hhhhh subxan llaah illahow na astur hhhhh
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy Месяц назад
Wlhi somalida dad an. Cafmd qabin ba ka buxa o an caqli lahyn bisinkw 😂
@Qaalikassim-cn6ey
@Qaalikassim-cn6ey Месяц назад
Allah adunkana akhasey bal waxaan firiyaa
@FartuunAmxaar
@FartuunAmxaar Месяц назад
Haa hadey ku diido
@qnline9179
@qnline9179 Месяц назад
You guys are treating her bad, not fair.
@aliabubaker9698
@aliabubaker9698 29 дней назад
Hhhhhh
@safiyasaalax1844
@safiyasaalax1844 Месяц назад
Daahir duli Abgaal lagaa raac idim Alle masaakiinta iyo reermiyiga aad raadinayso jooji ,
@farahshuriye8443
@farahshuriye8443 Месяц назад
Waa run.
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy Месяц назад
Dahir ka dhamw dadkn iyaga mesha iskeny 90 ka dadka la cawiyo wa Abgl
@user-rg1sm7fg1b
@user-rg1sm7fg1b Месяц назад
😮😮😮😮😢😢😂😂😂😂😅😅😊😊😊kkkkkkkkkko🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😓😓😓😓😂😂😂😂😂
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 29 дней назад
War abgaalow dadka naga anshaxa yay na ceebayne acuudu billaahi
@MaxamoudMaxamed
@MaxamoudMaxamed 27 дней назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😂
@deeqoahmedali3918
@deeqoahmedali3918 Месяц назад
Waa maser San thy tan
@simaasma3095
@simaasma3095 Месяц назад
H hawiye😂😂😂 qosol baad dhigten reer woqooyiyoow Questa qosolkan arka😂😂 hawiye raali ahaada igaraali ahaada walaalayaal waan yaabayee😅
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 Месяц назад
Hanolado a maxkamad ah ee u taga adunka o dhane joogan safarada somali waaye
@ubahhussein-lu3cr
@ubahhussein-lu3cr Месяц назад
Yaaaaa
@faizawarsame1954
@faizawarsame1954 Месяц назад
Ilaa hada ani wali ma yaabin because maalin kasta tanna ma jirtay aa dhahaa dalaq dam mid ka daran aa arkena
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
10 KUN MUXU UGU QARASH GAREYEY ASO 500 BOQOL KU HELI KAREY😂😂😂😂😂😂😂
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek Месяц назад
War ninkan maskaxiyan ma fiicna
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 Месяц назад
Dalqadaha in ay ka iibsato ayaa waajib ah waa haddi ay furiin dalbato ,ayada meesha laga sheegay kama hadleyso naag furiin dalbatay , ee diinta been haka sheeginina , dalqad kasta in uu yiraahdo ha iga gadato waa ku saxan yahay...
@user-tu9gs9lc4w
@user-tu9gs9lc4w Месяц назад
😂😂😂😂😂
@somalidahoreofficial1056
@somalidahoreofficial1056 Месяц назад
Sharafi dhimatay wlhi somaliyey gogoshii hadiiba suuqa lakeenay
@ibadojama4506
@ibadojama4506 Месяц назад
Naagtan cusub mà waxay noo sheegay saa in uu shido 😮😮😮😮😮😮😮
@farahshuriye8443
@farahshuriye8443 Месяц назад
Ninka xaalmari.
@abshirokeyr6418
@abshirokeyr6418 Месяц назад
Dhulbaante maxaa u leedahay waa waalan yahay
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
FURINKI MARKU U DIIDEY AYA KU CEYNE DALAQ DAM
@User-y4y0c
@User-y4y0c Месяц назад
Qofku marku xaran dhac dhig moryan u barto ma xalal a ka suge
@rukioadow6509
@rukioadow6509 Месяц назад
Isaga in eey tiraa daqdalam diinta maxey ka qabtaa???
@faadumoali117
@faadumoali117 Месяц назад
Mucjisadaan maxey aheyd hadana sariirihi miyaa la jiida meesha
@user-kq2fp2bo2k
@user-kq2fp2bo2k Месяц назад
Maku rakadeyneee marka guurka maqashay allaa ninaa
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f Месяц назад
Reer badiyanimada ey kugaaday ninkan ceeb malahan
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Месяц назад
lishiito warayaa ninka xaaskiisa ha ka furin kushiito bay wa aakhiro xaguu geli guri islama ayuu fulinayaaa
@hfm9834
@hfm9834 Месяц назад
Ala ceeb badanaa 😢 Somali sumcadada waa dhimtay.
@user-kq2fp2bo2k
@user-kq2fp2bo2k Месяц назад
Yaa ku yaqanay maxaa isku so banaa bixisee
@degan4
@degan4 Месяц назад
Xadiis ma taqaaniin qulac
@maryanigal3349
@maryanigal3349 Месяц назад
Reer Mataan was iska caadi waxaa iduma qariyaan saaxiibka waa iska caadi
@safiaahmed3923
@safiaahmed3923 Месяц назад
Gabadha Maseer ayaa Heley
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
GABADHA HADUSAN MASRUFIN WA KA FURANTAHEY
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Месяц назад
War taasi maxay marqaanti ka thy go a jaalahaa watado
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 29 дней назад
Inuu isnayber shiish yaqaana yahay odaygeeda laga caayay 😅
@umusahur2949
@umusahur2949 Месяц назад
Gabdha ka daaya dulmiga ninka ma rabtee Maxaad u qasbeeysaan
@user-me2yk3vo9t
@user-me2yk3vo9t Месяц назад
Gabadhu way xanuunsan tahay ama way cabtoy
@Maxamedgadweeyne
@Maxamedgadweeyne Месяц назад
Naag aan astaxya laheenin markaa arosto waa saas
@farahshuriye8443
@farahshuriye8443 Месяц назад
Daahir ninka xaalmari.
@hfm9834
@hfm9834 Месяц назад
12 million Somali maba ahan. Been badanaa. 😅
@nabiilcade5906
@nabiilcade5906 Месяц назад
Hadii gabadha furiin dalbato isago ninkeeda dhaqmayo wa kadenesa ninka way u banaantahy inu kato dalqadaha
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
MARNA WA I QABA MARNA IMA QABO LACAGTISINA WA FURATEY CEYNA WA UGU DARTEY
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Месяц назад
dadkan dad is raba kala furayaan war ninkan gabadha wuu raaba ha ka furina hana ku danbaabina kushiitoboy wa qof xun oo gabdha u ririnayaa waa naag cadhooray beeni ka dhacday wayna raali gelisay ninka gabdhiisa ha ka furina waa dad is rabee jahailin yahaya
@zahromahamed3483
@zahromahamed3483 Месяц назад
Iyadana waxeeda bilaash miyaa
@MaxamoudMaxamed
@MaxamoudMaxamed 27 дней назад
🙆‍♂️🤬🤬🤬🤷‍♂️😱😱😱😱😱😱
@Dagan77
@Dagan77 Месяц назад
Subxaanallh😢 saan maaa no danbeyse
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
NIMANKA SOMALIYEED HA ISKA JIRAAN NAAGTAN O KALE
@FartuunAmxaar
@FartuunAmxaar Месяц назад
Dahir ma qaraaxo ad ka dhigatay
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 Месяц назад
Ninka hantidisa ma Badiyo dhul ku yala hanti lo yaqana 😂
@sbofficial3140
@sbofficial3140 Месяц назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@somalimediaaction7553
@somalimediaaction7553 Месяц назад
Maxkamad abuukataheda wadato ar daahira
@user-kq2fp2bo2k
@user-kq2fp2bo2k Месяц назад
Nin somali lacakdaas ma dhibayee beendaa ma iska deysiid
@duduabdi309
@duduabdi309 Месяц назад
Waxaan aad uga xumahay wixi meesha ka dhacay waa wax laga xishoodo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
WEXEY ISKU QARINE WA BENLEY
@user-gn8ld1sc1s
@user-gn8ld1sc1s Месяц назад
Karen vs karen Who wins Like Karen 1 Reply Karen 2
@abidazizmaxamedwardhere5757
@abidazizmaxamedwardhere5757 Месяц назад
War dadkaan cilaajka ah intuu kakeenaa
@User-y4y0c
@User-y4y0c Месяц назад
Calasow so ki ma aha 3years NACIMO JOKAR video a ka haya o ceeyn jiray ma aha adun walan
@luuluemaxamed6326
@luuluemaxamed6326 Месяц назад
😂😂😂😂😂
Далее
Queen Of Ajuuraan, Maxaa Helay?😔
34:51
Просмотров 9 тыс.
IT'S MY LIFE + WATER  #drumcover
00:14
Просмотров 21 млн
🎙А не СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?🍂
3:04:50
DEG DEG DAACI BILAN NINKEEDA OO SOO HADLAY
21:35
Просмотров 15 тыс.
MAXKAMADA OO CAWA XAAJI DABCASAR ISKEENAY
21:37
Просмотров 48 тыс.