Тёмный

QALBI JAB! WAR YA IKABARAY NAAG MIA KHALIFA EHEN MAJECLI KULAHA 

Ridhwan Issack
Подписаться 821 тыс.
Просмотров 134 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 580   
@IbraahinMaxamed-iq9hg
@IbraahinMaxamed-iq9hg 25 дней назад
Inta nabigeena Maxamed scw scw scw jecely Like
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 25 дней назад
saliga nabiga c/s/w haku raadin like niyadaada ma aha ku sali ee like ku hel waaye ilaah ka baq wax like lagu raadiyo wuuka weyn yahay xabiibka ilaahey c/s/w
@maryangurhan5241
@maryangurhan5241 25 дней назад
❤❤❤❤❤❤
@IbraahinMaxamed-iq9hg
@IbraahinMaxamed-iq9hg 25 дней назад
@@user-de6lm4wn9c kusali xadii Lugu dhaxo kusali ama iska dhaaf sxb ma ogii Like Luguma dirsinina
@NajmaAbdi-uc7zb
@NajmaAbdi-uc7zb 24 дня назад
Sallalahu caleyhi wasallam
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 24 дня назад
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 25 дней назад
MASHAALLAH, last girl is very intelligent and obedient to her family yet she also respected her relationship to that man but unfortunately he was insincere and insecure. She took the right decision by first checking him before disagreeing with her dad. MASHAALLAH Allah baa badbaadiyay, waxan Allah ogabaryaya in midka lasiiyo oo noqdo kii dhaqda oo kameera bahdilka jaafugaas kujeesjeesay
@hagerali2474
@hagerali2474 25 дней назад
Amiin
@Amalina12
@Amalina12 25 дней назад
Ameen Yaa rabbi
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 24 дня назад
Waalidka Meeshu kula rabo khayr baa ku jira🙏Bal eeg midkay rabtay🙏
@AbdirahmanAli-us8ny
@AbdirahmanAli-us8ny 24 дня назад
Amiin
@TayibMohamed-vw1vq
@TayibMohamed-vw1vq 23 дня назад
Amiiiin yaaa Rabi
@user-tr3wc9ze9p
@user-tr3wc9ze9p 25 дней назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤❤
@MTRStudiyo2024
@MTRStudiyo2024 25 дней назад
Kusali Nabi Muxamed SCW Scw Scw Scw
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 24 дня назад
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 24 дня назад
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
@duniyakordahab
@duniyakordahab 25 дней назад
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@kinsibashir
@kinsibashir 22 дня назад
Sallalahu aleyhi wasalam ♥️ ❤️
@yaasirmahad
@yaasirmahad 18 дней назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdulahiroble4978
@abdulahiroble4978 9 дней назад
Asc asxbta an ku salino xabibkena Mohamed scw an ku xamdino allah SWT peace 🕊️✌️ and love Somali weyn no more qabyaalad somalinimo naga badan iyo muslinimo alhamdullilah for everything ❤
@user-zr6em3bf2h
@user-zr6em3bf2h 25 дней назад
Alx dheh xayaadey mustaqbalkada dhiso gbr aqli bdn bad eheed marka aaba wax cad ina ula tagto go'ansatey waku faraxsanhy nacaskas inu kushegi waayo wayo guurkadu carqaladen laha keep going sister
@mohamed.hassan7_
@mohamed.hassan7_ 25 дней назад
Qoftas aflamta xun sameyso inad magaceda titleka muqalka kuqoran kuso dartid walaga ficanyahy sxb, waayo ciyal da' yar ah aya kugu xiran Oo gadho iyo wilal isugu jiro Oo laga yaabo inad xuman uhorsedid🙏🥺
@NawaaalAbdiqani
@NawaaalAbdiqani 25 дней назад
Magabadha xijaaban baa sheegaysaa
@MaahitInadubud
@MaahitInadubud 25 дней назад
Waa ku raacsanahy inuu ka Jaro eheed magaca Mia Khalifa 👏
@samsamegeh9795
@samsamegeh9795 24 дня назад
@@mohamed.hassan7_ walalo ma nag xunba
@Mazim107
@Mazim107 24 дня назад
​@@samsamegeh9795😅😅
@Mazim107
@Mazim107 24 дня назад
​@@NawaaalAbdiqanimaskiin😂😂
@AhmedMusa-e4v
@AhmedMusa-e4v 24 дня назад
Ridhwanow codsi waya yoooyoo kubadal asc wanidhinsalamay Mel walba adunka kajogtan
@maxamedqader2595
@maxamedqader2595 12 дней назад
Wacalaykuma salam ❤
@abdullahishariff9174
@abdullahishariff9174 25 дней назад
Hayat... She has taken a golden step!! Prosperous life ahead
@MohamedAbdiwali-vz1jk
@MohamedAbdiwali-vz1jk 23 дня назад
🎉🎉🎉
@truecomment3650
@truecomment3650 25 дней назад
Ridwaan SAX MA AHAN in gabdhaha aad ku dhiiro galiso inay saaxiib yeeshaan. Hadii meeshaa dambi ka imaado adaa masuul ka ah.Fadlan jooji arinahaas❤
@AhmeduuMo
@AhmeduuMo 4 часа назад
Gabar gabar kle haley tijabiyo dhaheyso mxa waye lesbian miyaa subxana Allah
@user-po4tk3tt1h
@user-po4tk3tt1h 24 дня назад
Ku sali nabigeena maxamed scw❤
@NawalApdymahad
@NawalApdymahad 22 дня назад
Scw❤❤❤
@kinsibashir
@kinsibashir 22 дня назад
Sallalahu aleyhi wasalam ♥️ ❤️
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 25 дней назад
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 24 дня назад
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
@habarkuuley
@habarkuuley 25 дней назад
Muna Nasiib wacan masha Allah ♥️
@user-xt3yf2wr8m
@user-xt3yf2wr8m 25 дней назад
Scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤
@hassancabdilaahi970
@hassancabdilaahi970 25 дней назад
❤scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤
@Qaybarmedia
@Qaybarmedia 25 дней назад
Salalhu calayhim wasalam
@user-hg1qs9wz4v
@user-hg1qs9wz4v 25 дней назад
Scw
@FaadumoIbraahin-gd7zz
@FaadumoIbraahin-gd7zz 25 дней назад
SCW SCW
@Wh0657
@Wh0657 25 дней назад
ALLAHU AKBAR SALLALLAHU CALAIHI WASALIM
@cabdiraxmaan7472
@cabdiraxmaan7472 25 дней назад
Waa markii labaad aan arko ridwaan isaaq isagoo naag naag kale u tijaabinaya ma wuxuu si dad ban u faafinayaa dhaqanka naaga lisbiyaanka ah, awalba barnaamijkiisu diiniyan xaraan buu ahaa qoysas is qaba lagu dumiyo hadana ma lisbiyaan ayuu bilaabay naag naag kale jacayl u qabta subxaanallah
@Kariwanone
@Kariwanone 25 дней назад
anaba ka shakiyey varnamijkaaas
@cabdiraxmaan7472
@cabdiraxmaan7472 24 дня назад
@@Kariwanone dadku indho ayay leeyihiin ninkan nin umada kale soo adeegsatay buu u eeg yhy
@user-gx4np4vr2g
@user-gx4np4vr2g 23 дня назад
Dadka qayanoolasyasha inaad tahay waan ku aragna wax lo jedo kalay indhaha naqabo
@cabdiraxmaan7472
@cabdiraxmaan7472 23 дня назад
@@user-gx4np4vr2g waxa aad ka hadlayso iyo waxaan ka hadlayo isku mid maaha ma qof cabsan baad thy
@Canab2024
@Canab2024 20 дней назад
😂😂😂 raga aan iskulsonen inaa tahy nocadeysy kalsonida neeh waa umihim qofka biliadanka
@mohamedabdullahi9279
@mohamedabdullahi9279 25 дней назад
Hayaat walaal gabadh daakiyat ah aad uqiima badan baatahay kani waa ciyaal maamo xeer gabdheedna waxbo kamayaqaano ee Rabbi kan aabo kuudooray mid aad kudagto hakaaga dhigo
@Mohamud-j1t
@Mohamud-j1t 25 дней назад
Yes good question you ask her bro
@fandere3745
@fandere3745 25 дней назад
I get suspicious when I hear two girls loyalty testing each other
@kkahin3557
@kkahin3557 25 дней назад
Yeah very strange! How can you expect any friend of yours to only ever have YOU as a friend? Weird.
@noorjelle144
@noorjelle144 24 дня назад
"There's reason behind "
@Ayyaan1986
@Ayyaan1986 24 дня назад
Maybe they are down low lesbians
@zuheybaabdirahmanahmed5992
@zuheybaabdirahmanahmed5992 24 дня назад
Very strange btw
@NimcoHassanSidow
@NimcoHassanSidow 22 дня назад
😢😢​8 n yy😅u😅😅😅reeyur8yyy2k((5_4÷≈3342÷😅 5:18 😢😅6tyry6yuy 5:04 😅edor99f9yuey3yy😅😅😅. 4:32😮 6th yyyyyrye
@Ibrahim-n6k
@Ibrahim-n6k 24 дня назад
Gabar caqli badan mustaqbal wanaagsan kuu rajeeynaa kan waa saqajaan ilaah ku dhaafiyay
@IfraahApdirahmaan-wi6bo
@IfraahApdirahmaan-wi6bo 24 дня назад
Alx dheh xayaat abaayo wallhi qof sahlan mahin go aankaan Mar kaa qaadaney say go aan foicn buuu ahaaa alx wallhi waa naxay😢❤❤❤ aaabo mcn wax kaaga wngsn hadalkiisa ma arkeysid
@safiyoasan
@safiyoasan 25 дней назад
Salaahu calayhi wasalam salaahu calayhi wasalam salaahu calayhi wasalam
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 24 дня назад
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
@kaluukaluuu3433
@kaluukaluuu3433 24 дня назад
Gabdha video ugu dambaysa in uu soo dhigo ma fiicnayn in uu respect gareyoo bay ahayd Lana taliyo 😢
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 23 дня назад
Alaylehe saasa wanagsanyd away wanagas lacag uunbaa lagugu raadsan
@idil4561
@idil4561 20 дней назад
Wejigeda wuqarsnyhy dhbmlha
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 20 дней назад
@@idil4561 wajigeda hadu qarsonyhy dadkay kahadlyso way fahmayan kan lagu dari rabana wuu arki inkasto ayna iyada jeclynba
@C.nasir864
@C.nasir864 19 дней назад
​@@idil4561 Wajigeda oo qarsan ee kubadbade nasiib ee ledahay wajiga haduu ufurnalaha ninka aabaheda larabo xitaa inuu diido aa laga yaba oo yirahdo gabar meela taag taagan oo raga kadaba carareso marabo inuu dhaho aa suurta gal ah Guul walaasheda
@kalgaceylboy1174
@kalgaceylboy1174 17 дней назад
muhiimada waxay thy Qof aadan isku hubin ha isku haleenin tanina cashar ayey u noqon donta rag iyo dumarba that's why public lo kenayo if you know what I mean
@kawsarahmed5952
@kawsarahmed5952 25 дней назад
Salalahu calayhi wasalam❤
@hanan4882
@hanan4882 25 дней назад
Kaas ilaah ayaa ku dhaafiyey hore u soco waalidkaa haksoo horjeensan
@shavshtoak7788
@shavshtoak7788 25 дней назад
😂😂😂 yarka mia khalif kecelyhy dhaafa
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 25 дней назад
​@@shavshtoak7788miisaanka culus 😂
@Mazim107
@Mazim107 24 дня назад
Ciyaal siigo ayeey tijaabisay qoftaan
@user-wz6kv5qr8q
@user-wz6kv5qr8q 25 дней назад
Kusali nabi ga❤❤❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 25 дней назад
الله اكبر ❤❤❤❤
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 24 дня назад
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
@faizaa9980
@faizaa9980 25 дней назад
Masha Allah, ayad quraanka ee dhahaydo waxaad qeyr umalydaan oo idiin shar ah baa jira, waxaad shar u malaydaan oo qeyr idiin ah baa jira, Allana wax kasto og. Waa gabadha danbe ❤
@ladanm8329
@ladanm8329 25 дней назад
Ridwaan plz gabar gabar kale tijaabineyso naga daay hanoo keenin wax fiican mahan maxey sxbtinimo gabar ka tijaabineee Wah
@deeqahappy740
@deeqahappy740 24 дня назад
Aad iyo aad wakasohorjeda 😊
@qadrosabriye8480
@qadrosabriye8480 16 дней назад
Waaba mida layabanhy 😂😂😂saxibta hadey wajiga ku badalaty waad farme maxa ka tijaabinee yaab badanaa
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 24 дня назад
Waalidka meeshuu kularabo khayr baa kujira... Bal Fiiri XAYAAT midkay isla rabtay🙏 Ciyaal suuq wayn baa khatar iskaga dhigay🙏
@KaafiyoDaauud
@KaafiyoDaauud 25 дней назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw c
@zakariya73
@zakariya73 25 дней назад
I'm here always waiting ✋️ 😂😅 a new video
@AmineKalil-mq3un
@AmineKalil-mq3un 23 дня назад
❤same 😂😂
@zakariya73
@zakariya73 23 дня назад
@@AmineKalil-mq3un 👌♥️👍
@masertoy2328
@masertoy2328 17 дней назад
Same 😂🥰
@Amishqurux-l8r
@Amishqurux-l8r 15 дней назад
Same 😂😂
@samsamegeh9795
@samsamegeh9795 25 дней назад
Ridwan noso badi barnamijkan Wanad ku mahadsanthay ❤❤
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 25 дней назад
kulaha Sxb tay naag kale lama hadli karto waba sheko kale waligay naag lama saxibin wlahay 😂
@SamiyaMuhidinKhaliif
@SamiyaMuhidinKhaliif 25 дней назад
Maskaxdii baa meel kle aday 😅😅😅 subxannalllah
@ayubmohamedmaalim891
@ayubmohamedmaalim891 23 дня назад
wan nin Mia Khalifa kusokorey😂 wecel deh😊
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 22 дня назад
Wa mida ilaa iyo hda an layabanhy sxbtinimada sidi an ku ogeen malaga badalay calashan sxbtinimada labo nuuc sxb ku dhow oo iska cadi ah oo isla kaftan taan wada shekeysatan balse aydan isku sir qarsaninaha iyo tan kale oo ah sxb ku dhow oo walalka ku dhalashay oo kale ku ah isku sir qarsatan wlibana xiliyada garab isaga bahatan iscawisan talo iyo garab istaag waxey doontaba ha noqote balse sxbtinimo la dhahyo naag kale makugu arki kari hda statuska so dhigtid naag kale wan ka masera iyo ani kaligey ila soco mxa nin miyaa taas sxbtinimo mahine lesbianki la shegaye waye sxb la jeclanayo oo loo maserayo wlibana laga hinasayo hdi qof kale uu la hadlo acuudu bilaah
@user-ws6hn8wl7z
@user-ws6hn8wl7z 25 дней назад
Scw
@PiipshE
@PiipshE 25 дней назад
Gabarta dharka madowew ninkii helaaa wxa uu helyyyy qaran dhan❤
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 22 дня назад
Naag nool weyn 😂😂
@Princessnaima16
@Princessnaima16 25 дней назад
Gabdhaan sxbtey waaye waan tijaabinaa aniga warkaas wuu I mari la yahay sxbtey maxaa iga galay hadey 100 naag ama nin la hadasho
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 22 дня назад
Wa mida an la yabanahy ilaa hda sxbtinimada wa labo nooc qof ad sxbo korad tihin oo isla kaftan taan isla shekeysatan marka is aragtan balse balse wax noloshina garka ah aydan isla wadagin iyo sxb saa'id kugu dhow oo walal ku ah wlibana isku siro qarsatan xiliyada qaarna hdey cawimad noqoto iyo hdey talo noqotaba isku garab istagtaan balse sxbtinimo lagu dhahyo naag kale makugu arki kari iyo naag kale hda statuskada so dhigto waka masera wakula dagalaa mxa nin miya oo ad isjeceshihin oo marka naag kale ku aragtid ad umasereysid so macqul mahin sida adiga sxb ula thy iney dadkale sxb ula tahay dadkaso dhan ma waxey ujare sxbtey iga masereyso ma ninbaa acuudu bilaah waligey ma maqal wlhi wa dhaqan nagu cusub goorba wa lesbianki la shegi jiray umalena
@Princessnaima16
@Princessnaima16 22 дня назад
@@UpdeynaserEssaysax waaye sxbta ku qaaska ah xitaa eed sir waliba wadagtaan hadey naag kale la hadasho xitaa bal maxaa kaga galay waan yabay aniga sxbtey ii tijaabi ridwaan waxaas cml inuu diido ayey aheyd malaha wey is qabaan dofaraha anagey nagu ciyaraan hhhhh istaqfurulha
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je 25 дней назад
Xayaad,waa gabadh aad u caqli badan, masha Allah
@HodanApdi-nk7gh
@HodanApdi-nk7gh 25 дней назад
Kulaha magacayga ya ku barey doqonimo may ka thy mise istus nimo wlhi dadka qar walayabe😂😳
@abdinooridow3634
@abdinooridow3634 25 дней назад
Very intelligent girl
@a.rahmankaanuu731
@a.rahmankaanuu731 15 дней назад
Masha Allah Hadal gabarta xijaab cadeeska ah sax waaye Really jaceel dhab ah bacdul sawaaj ayuu jiraa gabdhooy taa ogaada waxan kle jiliinwaaye wlhi ❤❤❤❤❤❤❤
@axrxlla7131
@axrxlla7131 25 дней назад
Kan Allah ku dhafiye
@kiat987
@kiat987 25 дней назад
Weligey ma maqal saxiibty an tijaabiny subxanalah aaqiro zamaan 😢😢😢
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 25 дней назад
Dumarow marwaliba il gaar ah u lahaada qofka aad doonaysaan inaad family giina uga soo hor jeedsatan inu yahay qof masuul ah iyo in sidan oo kale oo u fudfududyahay, Fadlan inta is jecel is ixtirama inyar xata…
@alihassandaksale2866
@alihassandaksale2866 25 дней назад
Ridwan Nairobi ka tag sxb. Waa lagu bartey. Qofkasta wuu fahmi mida kala joogta. Ama.dad meelo kale jooga haku soo waceen
@sucadoahmed3387
@sucadoahmed3387 25 дней назад
Ridwan lalabo waye mar danbo hano kenin naag naag kale itijaabi leh 🥵
@aishaabdullahi7794
@aishaabdullahi7794 23 дня назад
Mashallah ❤ Nin saas hallaha noo sahlo
@Nasra_Abdul2
@Nasra_Abdul2 24 дня назад
Miyaqalifada shegtay ale hakurumeyo sagabadhas uixtiram daraysay hortada kahelidonta inshallah dulmigu maficno qofka hadada rabin lagumagafe runta loshega abayo inshallah ninka abaha kudoray guurso wakufaidaysaye
@MahdiyaYuusuf
@MahdiyaYuusuf 25 дней назад
Ridwaan wanku salamay
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 25 дней назад
Waligay mamaqlin mana arkin naag nag dijabineysari ridwan waxas kadhac sxb subxanalah
@dr.smunishaliabdi3112
@dr.smunishaliabdi3112 24 дня назад
Abw ma xumaan baa gabar sxb nahay sowada jabnay o dar ilahay isku jecelnahy boska weyn igu jirta in tijabiyo 😮
@zuheybaabdirahmanahmed5992
@zuheybaabdirahmanahmed5992 24 дня назад
​@dr.smunishaliabdi3112 hee gabar mxa katijabine waayabe saxibtinimo le inkadhaxeyso nin maahno magursaneysid berito so what is the point of loyalty testing a girl
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 22 дня назад
​@@dr.smunishaliabdi3112ee so lagama yabo sida adiga sxb utihin iney sxbo kale uledahay mise waxa rabta adiga bas iney kugu koob nato ileen waxa ubaraweyneysid ayaba inta ahee
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 22 дня назад
​@@dr.smunishaliabdi3112mesha jacel mayalo ma ogthy dhowr mar arkay wlhi sxbtinimada sidi an ku aqaanay malaga badalay sxbtinimada wa labo nuuc midna wa qof just sxbo karo uun tihin oo marka is aragtan un isla kaftan taan balse close friends aydan wada aheen mida kalena wa sxbo isku sir qarsada oo isla tashta garab isasiya xaladaha adag markey jirto so inad sxbtada siraha isku qarsatan ad jeclato oo wlibana ku dhahdid naag dhan makugu arki kari wlibana ad u masereyso sidi nin ku qabo oo ad jeceshahy acuudu bilaah taasi sxbtinimo mahine wax kale ubixi mise lesbianki la shegi jiraa
@KHADRAKhdraAxmad
@KHADRAKhdraAxmad 25 дней назад
Kani wa ciyalasuqe abaha kaducayso rac kukukeno
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 25 дней назад
Waa gabar sharfoon Allah madayicin. Allah garisiiyay in ee tijaabiso iyada oo waalid kahorimaan. Wakaas saas udhaqmay laakin bahdilkaas waxaa kameeri nin lasiinayo INSHAALLAH
@barbatov288
@barbatov288 25 дней назад
Ridwaan qoftan nin lama hdlo sxbtey Len jeclahy mexe ka wadaa shekadan sxbtey ii tijaawi mafahmin sxb noofafi sxv
@user-hv1pf7hn2e
@user-hv1pf7hn2e 25 дней назад
Walhi Yaab waye casri cusub waye 😂😂😂😂
@hafsaahmaddaahir-qr1ut
@hafsaahmaddaahir-qr1ut 24 дня назад
Ciyaal Bay shukan satay mia khalifa ku lahaa😂😂
@mahamedaadam
@mahamedaadam 23 дня назад
wuu xanaaqay ha uqaban , somalidda ciriddaa wax yeeshay.😂
@hazard300
@hazard300 18 дней назад
Wlhi wan kaasa 😂wa cuunug yaar ciiyal yow
@SalmaanCiid
@SalmaanCiid 25 дней назад
Waxaan ahy qofkii u horeeya ee jacylykiisa comment ku tijaabiyey Magaceeda ma sheegayo Reply bay ii soo gali😂
@HassanBasri725
@HassanBasri725 25 дней назад
😂😂😂
@user-qy1wr7eq2m
@user-qy1wr7eq2m 25 дней назад
😂😂😂ana kujecel salmaanow❤
@SahanAdow-n8r
@SahanAdow-n8r 25 дней назад
Ma 19:40
@cabdireermagaal3736
@cabdireermagaal3736 24 дня назад
😂​@@HassanBasri725
@cabdireermagaal3736
@cabdireermagaal3736 24 дня назад
@19:10
@maryamahassan6010
@maryamahassan6010 25 дней назад
Tan qac waydhaftay abayo ducada walidkaa xambaaro waad libani inshaa allah
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz 25 дней назад
Scw scw scw scw
@JamesAli-b9w
@JamesAli-b9w 25 дней назад
Gabdhahan waxaan dhihilahaa waxbarta oo iska daaya niin bahdilkiisa
@HodanAxmed-i6i
@HodanAxmed-i6i 25 дней назад
gabadha xiriir la.aanta ani cml weye wlhi❤😂
@abdikadirJamaame
@abdikadirJamaame 25 дней назад
Haku duqoobin he 😂
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 25 дней назад
Magaca hodan❤
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 25 дней назад
HodonAxmed-i6i.halay arko haday tahy anaa ku arky xageen kala soohadlaa quruxeey
@hassanmohammed4036
@hassanmohammed4036 24 дня назад
This shenanigans of calling another lady claiming she is your best friend should stop. Ridhwan should ban his shows such barbaric behaviour.
@zuheybaabdirahmanahmed5992
@zuheybaabdirahmanahmed5992 24 дня назад
Very true btw what is the point of loyalty testing a women like you? Cz you are not dating or you are not going to marry each other , it's just a matter of friendship at the end of the day
@HopeofaHijbai
@HopeofaHijbai 20 дней назад
Clearly y’all are men focused and know what it takes to be a friend nor the value of a friendship’s longevity. Life is not about marriage.
@NaajiNava
@NaajiNava 15 дней назад
Scw scw
@user-dh7dg6xm4s
@user-dh7dg6xm4s 24 дня назад
Wlhi taan aniga beey ihaysataa wayo aniga wanjclee blse ila aan waco ama in aan chrt udira maogi imasodiro saas eey tahee wanjcla blse hada everything changed iin uu igudaneysanay baan ogateee nh xili aan lasoxdee wlhi waxtigaa uu asaga ibahdo buu iiso xaririnii jireee blse alx hadaa qlpigeyga allh hakasaroo asaga waligis musaan ijclaan hadana dantisaa buu igaracdeee xita ascm ismasodahoo xiligaan lataganee asago igatagee bt xiririyaa oon salamaa😢
@AhmedMohamed-cz8rn
@AhmedMohamed-cz8rn 25 дней назад
Mia khalifa waa naag u dhalatay lubnaan oo ku nool mareykanka waxayna samaysaa filimada bugtaah oo xun ninkan ma aha nin fiican ee ka danayso
@user-hv1pf7hn2e
@user-hv1pf7hn2e 25 дней назад
🤣🤣🤣horta xita hadu kufakiro mayad arosayso lubnanase😂😂😂😂😂 walhi aniwayabay🤣🤣🤣
@user-ej3qu5pf4x
@user-ej3qu5pf4x 7 дней назад
Khayr baa jujitsu waalidka mashup kularabo!
@deeqodahab9737
@deeqodahab9737 25 дней назад
Quruxeey. Qayr. Ayuuna. Kuu. Ahaayn. Wiil aabahaa. Kukenay. Qayrayso insha. Allha. Kan. Warkiisa. Waacadystay. Sitoosa. Ayuu. Ku inkiray
@user-nh7xe3tb2p
@user-nh7xe3tb2p 23 дня назад
Sallahu Alieh Wa salam ya nabi ya rassoulalah 🥰🫶🥹❤
@user-qv7vc7uh2q
@user-qv7vc7uh2q 22 дня назад
Halista lugu shegayo waa intaas qudha ❤😂
@MarkoHassanhafow-oj9gd
@MarkoHassanhafow-oj9gd 24 дня назад
Scw scw scw ❤
@fabrigasdufff9295
@fabrigasdufff9295 25 дней назад
Naagtan wa lgtb waye ee Naagta kaleey weey is wasaan 💯
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 25 дней назад
Waryaa waa edeb darantahy cayaala suuqyahoow kaleexo gabdhaha. War wuxu afxumaa
@Mazim107
@Mazim107 24 дня назад
​@@abu-ff8ws😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Garage1_
@Garage1_ 16 дней назад
​@@abu-ff8wsalla beerka😂😅
@KaafiyoDaauud
@KaafiyoDaauud 25 дней назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@mohamettdrahimahmet314
@mohamettdrahimahmet314 5 дней назад
Naag naag lo tijibinayo dhaqan ka qumu luudka maa faafinaysa
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 25 дней назад
Aabaha dhaqan xumaadan Uu kudidaya Ninkaan Ka carar qofyhy😢
@fiifii8276
@fiifii8276 25 дней назад
Gabar la tijabinaayo cilmi a wali naso gaarin waye balaayo naag ku tijabisay
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 25 дней назад
Inantaas wa runteed mnta dacadnimo wa yarthy ilahay wx khyr qaba hyno sahlo dhmntenba ❤
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 25 дней назад
Amiin
@MaryamDahir-vh2xd
@MaryamDahir-vh2xd 15 дней назад
Waa nin aad uxun Oduli ah waxas Katasho Waa Dayuus wlhy Bilaa ixtiram Bilaa Dhaqan weeye Kaa kacarar Abbe Wiilka uuku Kenay Guurso walid kaa Maqal waxay kugu taliyan yeel Qalbi Kan katasho❤
@user-si7wg8zu3v
@user-si7wg8zu3v 24 дня назад
Scw scw ❤
@FayoowCrashiid
@FayoowCrashiid 4 дня назад
Scw❤
@ApdalaMouta
@ApdalaMouta 25 дней назад
NIO RIDWAN QALPIYO BADAN BA SAPAP U ATAHAY IN AY JABAAN
@TheReal_Man
@TheReal_Man 25 дней назад
Wax uu u yahay ma jirto ee beenta kala tag meesha
@Oskamin
@Oskamin 25 дней назад
Somaliyey mid ogaada naagaha istijaabinaya waa Lesbians dumarka somalida maanta khaniisnimaadii baa kubadatay bal ufiirsada waxad arkaysaa Gabar kudhahaysa Gabar kale baby, mcnto, xabibti, gacaliso, qali waa mammuuc waa khaniisnimo waayo kawaran labo wiil oo iskuleh baby ama macane ama xabibi maxaad dareemi sow foolxumo iyo dhaqan xumo maaha sidaasookale labadii gabdhood eed aragtaan igayoo iskuleh waxaas waa in aad kashakido oo aad waliba unasteexaysid ridwaan intaan daawanayey waxaan arkay Gabar isweedhan kasowacday oo dhahaysa iitijaabi gabarkale oo Africa joogta waxan rabaa inaan usguursano yaab!
@mahamedaadam
@mahamedaadam 23 дня назад
Zax😂😂
@Garage1_
@Garage1_ 16 дней назад
Aduunkii wu rogmadey walaahi😢
@CaliAbdulaahi-j9h
@CaliAbdulaahi-j9h 14 дней назад
Asc
@fardowsaali9014
@fardowsaali9014 25 дней назад
Scw ❤❤❤❤Scw
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 25 дней назад
Subxanallah
@HamseClaahi-pr7ti
@HamseClaahi-pr7ti 7 дней назад
Rudwaanow midd ka Khalifa iyo wax. Ka.sheekaynaya wAA .janno ka bood walahi ❤❤❤❤❤ tageerayashada somaliland ❤
@JiniFoodleh-l7k
@JiniFoodleh-l7k 25 дней назад
Sxb rudwanow 4sano kuradiyay ilaa aan kenya ka imaado masoo bixi kari mahane sxb jacayl malihi lkn waxaa rawaa gawadhaan xiriirka leheen aan jeclaa arkay ani ibar❤❤❤
@Mazim107
@Mazim107 24 дня назад
😂😂😂
@user-sports482
@user-sports482 25 дней назад
inan taa ka nacaska ah aamintay wllhi iyadaaba nasiib leh hadayba ogaatay wuxuuu yahay wll qofkii walidkaa ku dooray raaac kani waa xayawaaaane😂
@tanadoahmed4317
@tanadoahmed4317 22 дня назад
Wa nasiib badan tahay ninka duliga ilaahay haduu dhafshay horey u soco. Kolay jac wa kugu dhagtaye ninka Aabe ku dooray guurso. Waxan umaleyn inu naagisa agjoogay waligay ma arag qof sidaas wax u inkira yaahuu dhen
@suheibaismail7661
@suheibaismail7661 25 дней назад
Xayat waa gabar aqli badan wlh abayo family warkisa qadaa ina aderka yu ku daafin ku qabsa waxan shidka ah iska daaf abayo Mcn 🙏🙏🙏
@fiifii8276
@fiifii8276 25 дней назад
Wiilka miya Khalifa sheegay xanaaq aya ka muuqda ku xumees ayuuna sidaas ugu hadlay aniga xita qof a jeclahay hadu I tijabiyo wa inkiri laha
@AishaFarahAisha
@AishaFarahAisha 25 дней назад
😅Koleey wax fcn musheganin dadka wexe leyihiin Mia khalifa qaf film xun dubto waye bal maxa baray waxas dhaqanka xun
@mahamedaadam
@mahamedaadam 23 дня назад
Waa is ceebeeyay​@@AishaFarahAisha
@Muktar_Farey
@Muktar_Farey 25 дней назад
Hayat. Waxas qurunka ah side 1 sano ee bar kula socote. Yahuu. Illahey u mahadceli
@axmedsalaan1543
@axmedsalaan1543 18 дней назад
Ridwaan Naga jooji Naag nag tijaabaniya
@deeqahappy740
@deeqahappy740 24 дня назад
Marwalbaa waalidka hadalkiisu waa SAXANYAHAY🎉WAALIDKU WXNOLOSHADA XUMAYNAYA MARNABA kumadooro❤
@yahyoosgym9726
@yahyoosgym9726 25 дней назад
Waa aw iska cayaraya ee ridwan ayuu kucayaraya
@Nasra-vd4rh
@Nasra-vd4rh 25 дней назад
Dacadnimo maxaa loga vahan yahay horta gabdho 100 qol nin shogaansada midkii ilaahey calaf isku kindaro kursada maxaa looga vahanyahay daacadni ninka kuma qawe waa nin islaamed in uu 100 gabdhod shogansado hadana kuursado mid calaf ilaahey ugudaro gabdho iyo wiilaal malayacnika. Isgadaaya e 100 100 halooshugansada midkii illhey calaf inii. Kudara kuursada taas waa. Aniga figradeyda😂😂❤😢😊😅
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 22 дня назад
Horta wa fikradaada balse mid ma ogthy midka uu alle calafka kugu darayo inteydan isguursan so ma ahan inad dacad unoqotid jaceylna uqaadid ileen adoo 100 shukansanayo mid kamid ah oo kudhahay wan ku gursana haye iskama oraneyside bal qiyas hdi adiga uu qof si dhaba ku jeclado adna ad ku jirtid 100 shukami midna ogow 100 kas makula tahay inad run kula socotid wa maya waxad noqoneysa inad been usheegto beentana wa xaraam waxaba ku wanagsan intad 100 waqti ka dhumin laheyd adna waqti ka dhumi lahaa halki mid oo ad istirahdid kan aya daacad unoqon karta oo uqalma in nolol lala qeyb sado inad kali unoqotid
@UpdeynaserEssay
@UpdeynaserEssay 22 дня назад
Su'aal ayan ku weydina bal kaba so qad 100 aya shukansatay 2 labo kamid ah aya si dhab ah ku jecladay wa iska waday mid kale aya gursatay miyeey san dambi aheyn taa ileen waqti bad kaso lumisay been bad usheegtay jaceyl been ah ayad tusisay sax wan ogahay waxa marmarsiyo uso qadan doonta raga ayagaba meeqo gabdhood ayey qiyaman adiga mid aa ku weydiye hdu qof dambi galo adna ma dambigi ayad galeysa adigo wliba ugalayo raga ayagaba daacad mahin taasi caqli mahin hda daacad tahay 100ka ad isku shukan saneysid ma uwada shegi karta inad nimankale la shukansatid oo adan kali ku ahen wa maya mid wliba waxad dhaheysa dacad ban ku ahay so qofki si dhaba ku jecladay marku maqlo wala gursaday qofki uu jecla miyeysan niyad jab iyo qalbi jab aheyn wlhi wa waxa dumarka naartu ugu badan yihin iyo xanunada jinka iyo isha meeqa aragna gabdho melaha quransarka la geeyo sida ubood bodaya oo ragi ay ka dul hadlayan ayago leh weyna qiyantay been ayey ino shegtay waligen kama baxeyno iyo wax yalo lamid ah ilahey iyo rasulkisaba waxey dhaheyn beentu wa shey xaram ah qof been shegana inaga mid ahan calashan islaam ma ahan xaqiiqda waxey tahay sida ujeceshay in lagu qiyamin oo been lagu shegin misana waqrti lagaaga dhumin ayey qof wliba ujeceshhay inta adan wax sameyn xasuuso ilahey subxanahu watacala ee ku aburtay kuna siiyay cfimadka iyo nimcada ad beenta ku shegeysid kuna qiyameysid qof bil aadan ah
@adanabdi5249
@adanabdi5249 25 дней назад
Gabar gabar yahuuuuuuu!
@yumna4675
@yumna4675 25 дней назад
Yule dem ni lele ama woo saxibtey gebda kal hada status ku arko waan masera kula😂😂😂
@sadiamohamed9547
@sadiamohamed9547 25 дней назад
Cooming son 800k🎉🎉
@SaadiyaAliAbdulla-th8jx
@SaadiyaAliAbdulla-th8jx 25 дней назад
ASC WLO KAAS ILAAHAY BAA KU DHAAFIYAY WAAYO WAABA NIN SHAR BADAN HADALKIISANA UU U CAD YAHAY WAANA ISTUSTUS TANKALE CIYAL BA KA AG HADLAYAY SAN MALEYAY AXL DHEH SHARTIISA KU DHAFIYAY GABAR WANAAGSAN BAAN KUU ARKAA MARKA DUCO WAALID IYO MARAYKAN BAAD ISKU HESHAY MSHLH WALAALO AXL DHEH MARKASTA MAHADIISANA BADI MHDSND
@qalanjoquruxley7382
@qalanjoquruxley7382 25 дней назад
Nabarka radwan iso radiya plz
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 24 дня назад
Mshaalah gabr
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 12 дней назад
Ciyal tdm😂😂😂
@AbdiwaaxidYuusuf-y4n
@AbdiwaaxidYuusuf-y4n 23 дня назад
Sxp ridwan qoftan iga soo qabo hadii daacd ay thy 😊
Далее
Вопрос Ребром - Булкин
59:32
Просмотров 998 тыс.
УДОЧКА ЗА 1$ VS 10$ VS 100$!
22:41
Просмотров 280 тыс.
XANUN! MISKINTA CAAY AFKA FURATAY MARKI LA SHEEGI WAYEY
22:02
NAAGTI KAFURTAY NINKEDA IYO NINKI FURAY AYAY WACDAY
27:26