Alle ha u sakhiro islaantaan iyo dadka dhiban oo dhan... Somalida wxaa ka khaldan ma ogola iney xoola dhaqdaan iyo ineysan shaqooyinka yaryar ka faanin... Xeryo qaxooti bey isku gureen.😢😢😢
Allh maxaa been lisku sheega somali so tan hada baaba ah 40 sano dowlad la aan umadaan masaakinta wada baahan yaa wax u qabankaro mida kale wadamada Afrika ugu liita aya maanta dowlad ah somali ayaga isku maqan ana kaa laandhersan meel hadiin geeyso 😷😷😷
Qabiil dad in u dhalinyaro dagaal geliyo ma ahane caawinaad ma laha. ILAAH Somali qabiilka ha ka bixiyo oo qalbigooda ha isku furo. Meel walba dhibaato bulsho a naga heysata.
Hamza jaamac Soo Maha nin isaaq deeqsi duriyada reer direct Waa gaob daroot Io hawiye Miya oo gacab n adag walaal xamza adiga Io rewrkada allaha barakeyo waan ku duceyay anigo ah mama 🆎