Тёмный

Korean skincare products kuwa ogufcn 

Namrahani-skin
Подписаться 23 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 янв 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 154   
@daqanidbac8483
@daqanidbac8483 Год назад
Maasha Allaah aadba ugu faraxsanaahy inaa gabadh soomali ah helay awal cadaan ayaan dawan jirey ii soo dhawee hee asxb bdna waakugu so xidhaya
@sucaadahmedsucaadahmed2983
@sucaadahmedsucaadahmed2983 Год назад
Gabadhan wan jeclahy walhi fican ayanka faidaa kheer alleh haku siiyo
@nasroahmad2641
@nasroahmad2641 Год назад
Shukran xbbti khyr aan dhamaan baan kugu duceeya maxaan wax wanaagan kaa faida
@fatmahassan3905
@fatmahassan3905 10 месяцев назад
Mahadsanid xabiibti wlh aad iyo aad ayaa kaga fa iidaay waxan ahaay dadka dry skin ah mahadsanid mar 2bad . Kuriyanka creamkisa sol cream iyo Eay cream. Tusen tack 🙏.
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 Год назад
Mansha allah qalanjadii somalia gabdheena illahy ha Ku dhawro qaali I love hablaha somaliyed ee hurumarka sameyey
@sahrafimidool
@sahrafimidool Год назад
Thnkz abaayo markaan ku bartay Ayaan wajigayga fahmay
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p Год назад
Thank you abaayo macaan waan kaa faaiiday
@fadumoabdimalik6370
@fadumoabdimalik6370 Год назад
Hppti thanks allaha ka jarsiyo wax badan ka faidnay markasta ku duceya waxaa no soo shegta marsigoda sida u kala horeyan o is kugu xijiyo marka marsanayo❤❤❤🙏
@naazlineon2692
@naazlineon2692 Год назад
Tnx abayo hyluronic acid kuwas kaso hadal
@halabashir8899
@halabashir8899 Год назад
abayo maahadsanid labo qabo kaliya haystay lkin hada xabad xabad ayaan u fahmay waan soo gadan kuwa kale aan u baahanahya
@koraadcabdi8341
@koraadcabdi8341 Год назад
thnks wll ❤
@xamdicabduqaadir4102
@xamdicabduqaadir4102 Год назад
Mahadsanid sharafey
@mushtaaqmahamed2577
@mushtaaqmahamed2577 Год назад
Mashallah wll
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
Masha allah xabibti
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p Год назад
Manshallah abaayo
@nimo-dahir
@nimo-dahir Год назад
Abyo noso gali video aa ku sharxeysid how to layer skin care special serums Iyo serum aan leys la isticmali kari please abyo
@raxmakhadar2137
@raxmakhadar2137 Год назад
Wll qaali waxaa wadanka naloogu keenaa disaar waxyaabo ay ku qoran tahay markaa bal ka soo waran xbbti
@faatimaabdukadir1676
@faatimaabdukadir1676 Год назад
Abaayo waa kugu cusub ahy tnx 💖 Abaayo timaha wax lamariyo kasoo hadal
@nasteexacaabbi2539
@nasteexacaabbi2539 Год назад
Walaal kuwan iyo odinary yaa fiican ?
@sudajibril7117
@sudajibril7117 11 месяцев назад
Indha hoostoda cream ku fiican ka so hadal hbn iyo malin
@samiirasiid2937
@samiirasiid2937 Год назад
Abaayo isoo jwb snilskan iyo waiting cream ma Isla isticmaali karaa
@samiyamohamudadansamiya5753
Odinary xageena waa qali abyo somalia raqiis xagee ka yihiin teeda kale abyo skin careka dabiiciga oo dhan qali baa nalokugu keena
@khadroadan9787
@khadroadan9787 Год назад
mansh alllllh wll qaali
@lailaismail1317
@lailaismail1317 Год назад
Wa ku salamay xbbti
@najaxqalanjo4293
@najaxqalanjo4293 Год назад
First
@ayaanahmed3803
@ayaanahmed3803 Год назад
Balaayadaan qaali ayaan hora dalbay 1000 kr iga baxday men inshaa Allah in ay i shaqeysa rajayna
@khadrojamaac4079
@khadrojamaac4079 Год назад
Abaayo haaraha maxaa lagu daaweeyaa haaraha ayaa wajigi iga baabiyey
@amiishamahamoud458
@amiishamahamoud458 6 месяцев назад
Markaan kubartay maalin khayr qabta ayay ahayd ad iyo ad ban kaga faaiday mahadsanid wll qali 🙏 borodhagtigan qofkastaa miyu isticmalikara qalayl iyo salid
@nafisoabdulahi7393
@nafisoabdulahi7393 Год назад
Vitamin c Korean ma fcna miyaa qaali
@najmawarsame623
@najmawarsame623 Год назад
Abaayo plz wajiga i casaada maxa ufiican oon mariya iso sheg
@raxmakhadar2137
@raxmakhadar2137 Год назад
Aad baan u sugaayey mahadsanid wll qaali
@fadumaabdi2568
@fadumaabdi2568 Год назад
Ma isticmali karaan gabdha yar yar E ka yar 18 thanks abaayo
@baarliinaxmed6109
@baarliinaxmed6109 Год назад
Abyo waad mahadsantahy Lkse abyo magacooda shaashada Ku muuji hadad awoodo si aan waadix uugu aragno
@barwaqobintuhassan4485
@barwaqobintuhassan4485 Год назад
Sul qasah baan rabah snpchtkaga isheg abayo
@shamisali4599
@shamisali4599 Год назад
Waaaw kaga mahadcelin 6 bil waxan is ticmalay fece wash skin oil serum dul dilelka Iyo mask weegi mar ka ah karenka qiraxda Iyo vitamin C Iyo jarenka qoyanka wijiga siiyo wijigi dul dulelka adee iga yareyAy
@mimimankin111
@mimimankin111 Год назад
Abaayoy anaa duldulel wajiga iga leyahay bal 1wax iso sheg ku anfacay plz 🙏
@user-mc5lg8pk3r
@user-mc5lg8pk3r Год назад
abayo qoraxda maulabixi kara😢
@hafsahassan6018
@hafsahassan6018 Год назад
Wllo kuwan iyo ratinol ma lawada marsan karaa
@sagalsamatar4574
@sagalsamatar4574 Год назад
Abayoy waxd no sharaxda wakhtiga xagaaga VC ga mala isticmali Karaa
@ikraali6756
@ikraali6756 Год назад
Walal waxan istic malay peeling soluttion umul laba biil umulan baan ahay qof ayan ka maqalay ineysan isticmali karin hooyada urkaleh iyo umusha ee iga so jawab iyo retilnolka
@aisha6661
@aisha6661 11 месяцев назад
abaayo nuune 3bil jiraa heesta maisticmaalikartid leydhahy mdhfty adi
@anfacbeshir
@anfacbeshir 9 месяцев назад
Waa mahdsantahy abyo maxaa kafaiday 9bil kdb maxaa ka fahantay nala wadaag wan doanan rabaye abyo
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 Год назад
Aniga face qalayl ayaa laygu intixamay wax kasta aan marsado wn qalalanahay mar kastana wn dalanahay
@naazlineon2692
@naazlineon2692 Год назад
Indha hoostooda madowga gala maxa u fiican
@khadramohamed7830
@khadramohamed7830 Год назад
Wll eucerin Product ka so hadal sidano kale. Kaliya in kooban bad hada ka hor ka so hadashay mahadsanid xbti
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
Haye mcnto❤️
@nimo-dahir
@nimo-dahir Год назад
Abyo scrub ama toner ya fican inad ku xijiso after cleanser
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
Toner ka lama dhaqaayo . Scrubka na Waa in ad iska dhaqdaaa . Marka scrubka Marka iska dhaqdo lee wxa rabto marsaneee
@ikhlaasabdullahi9108
@ikhlaasabdullahi9108 Год назад
Yuja niacin kaso hadal abaayo
@nimanuur939
@nimanuur939 Год назад
Thanks abaayo jazzah kumullah khayr
@sabiriinafraxsan6235
@sabiriinafraxsan6235 Год назад
Rice tonerkoda kazoo hadal
@Tahaniabditawan
@Tahaniabditawan Год назад
Dear no bilaw video yada plz❤😊
@xaawoyaasiin5915
@xaawoyaasiin5915 6 месяцев назад
Abyo sadka bariiska ka samaysan oo ayaantan socda ka soo hadal plz
@naciimojiiraanka6319
@naciimojiiraanka6319 Год назад
Wlh qaali waye
@baarliinaxmed6109
@baarliinaxmed6109 Год назад
Whatppka abyo ma isticmashaa
@hamdayuzuf5039
@hamdayuzuf5039 Год назад
Abaayo anoo daawo marsado skin care mais ticmaali kataa
@baarliinaxmed6109
@baarliinaxmed6109 Год назад
Mida kle waji saliid leh ma isticmali kara Iyo qof uur yer leh
@najuucadey4062
@najuucadey4062 Год назад
Ha
@fatimacadey2635
@fatimacadey2635 Год назад
Mansha allah weye anaa isticmaley somalia waa yalan lkn waa qaali lkn faaiido fiican ayey leyihiin
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali Год назад
Dadka maqan udirso hakuusoodhiibaan abaayo meqey kajogan wadanka
@andulaahi3034
@andulaahi3034 Год назад
Kasoo hadal
@yasminsadaqh8134
@yasminsadaqh8134 Год назад
Mafahmin
@andulaahi3034
@andulaahi3034 Год назад
Abayo Korea sida loo aado sida Basaborka iyo fiisada
@sitrasaid3983
@sitrasaid3983 Год назад
Meqo sano lagu barta taqasuskas abayo
@manaaldayax2243
@manaaldayax2243 Год назад
Spray mahan liquid wayeh
@shamsoahmed9245
@shamsoahmed9245 Год назад
abyo dr rashel ka so hadal
@mohhamedabdi3084
@mohhamedabdi3084 Год назад
Cantella kuwa ay ku qoran thy kaso hadal abyo
@C00C04
@C00C04 Год назад
Mhadsanid abyo mcn whitehead wax iga bi,iyo ban raadin jiray🥰💖
@sowdajama6409
@sowdajama6409 Год назад
Soo booqo aboosto252 hadaa soomilaya joogto
@sowdajama6409
@sowdajama6409 Год назад
Soo booqo aboosto252 hadaa soomilaya joogto
@ubahabdirahmanmohamed7624
@ubahabdirahmanmohamed7624 Год назад
Hylarunic acid yaa isticmaali karo
@sahraibrahim5601
@sahraibrahim5601 Год назад
Abayo nairobi xagee laga helaa
@laylokaarshe1400
@laylokaarshe1400 Год назад
Mcney inte kal soxariir wn ku bahnhy
@nadamahamoutz9784
@nadamahamoutz9784 Год назад
Qaaliyay xagee ka helnaa
@fathimohamud3348
@fathimohamud3348 Год назад
AhA. BHA ,snail92,vitamin c, facewash intas qoraxda ayaan isticmalaa byo bil io bar ayaan wadaa welina nabara idhibey
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
Aha baha 30 days miracle miyaaa
@user-yy7ho3zi3b
@user-yy7ho3zi3b 10 месяцев назад
Wll wajiga maxa cayiliya
@umuayman757
@umuayman757 Год назад
Abaayo ka waran axisy
@anzalhanchi9858
@anzalhanchi9858 Год назад
Happy new year ❤❤❤❤
@quruxzan5706
@quruxzan5706 3 месяца назад
thnk u❤
@ayanabdi6293
@ayanabdi6293 Год назад
Abayo dhamaan Korean creams ka kasoo hadal waa mahadsantahay
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
Haye Abaayo qaali
@adeshcarabck527
@adeshcarabck527 Год назад
Keep going 💪
@umuayman757
@umuayman757 Год назад
ASC abaayo haaro maxaa u fiican
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
Wcs Abaayo waan so dhigay video dhan
@asmacismaan5586
@asmacismaan5586 4 месяца назад
She is funy😂
@c.c.536
@c.c.536 Год назад
lugaha iyo cagaha skin care kooda kasoo hadal hbbt
@aishaahmed1084
@aishaahmed1084 Год назад
Lotion aya jiro oo cerave ah
@c.c.536
@c.c.536 Год назад
@Aisha Ahmed qaali magaciis kream kaas
@laylamohamedhassan
@laylamohamedhassan Год назад
Waa sugeyney videogan sister thanks❤
@haboonmahmoud1258
@haboonmahmoud1258 Год назад
Me too
@ugaasomohamed8613
@ugaasomohamed8613 Год назад
Habo mcn su aal skin cerka ad sharaxado ma dhalinyarada uba mise hooyooyinka u dhexeeya 40 ila 50 ka ayaad sharaxada o wan ku dhagaysana habo iso jawaab waxan is idhaha wa dhalinyarada bes
@xaragodumar8614
@xaragodumar8614 Год назад
Wad mar san kartaa dhalinyarda bas maha
@ugaasomohamed8613
@ugaasomohamed8613 Год назад
@@xaragodumar8614 Tack så mycket habo
@umumaajidmaajid6080
@umumaajidmaajid6080 Год назад
Abayo waxan available ma ahan somalia mida kale iyago qaali ah ayey copy yihiin somalia side ku garta ineysan copy ahayn
@naduushxalane8464
@naduushxalane8464 Год назад
Abayo kuwa orginal eh wa laga helaa xamar
@bishraabdi6760
@bishraabdi6760 Год назад
Tequila sister
@munaali7280
@munaali7280 Год назад
Mahasanid abyo ani aduunka wax cusublee jeclahey waan bilabey waan kahelay qaali waaye xogaa lakiin faidadiisa badan masha alaah❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@aminaa8098
@aminaa8098 Год назад
Abyo xamar hada jogtid moistrasharka meqa waye
@munaali7280
@munaali7280 Год назад
@@aminaa8098 abaayo xamar majogo yurub jogaa
@aminaa8098
@aminaa8098 Год назад
@@munaali7280 hye abyo mcn
@hanimohamedali3088
@hanimohamedali3088 Год назад
Abyo xamar abosto ina laga helayo umalen
@ibtisammohamed8123
@ibtisammohamed8123 Год назад
Abaayo waxa badan yaan ka faiday huray usuco nuso badi abaayo barnamijkas ❤❤❤❤❤
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
❤️❤️❤️❤️
@ayaanabdiraxman8089
@ayaanabdiraxman8089 10 месяцев назад
@@namrahani-skin❤❤❤❤
@muhidinarab2574
@muhidinarab2574 6 месяцев назад
@@namrahani-skinabyo retanol mala isticmali karaa
@namrahani-skin
@namrahani-skin 6 месяцев назад
@@muhidinarab2574 Haa abaayo anaba la isticmaalo hada
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Год назад
M.a abyo mhadsnid illhy sidaa no cwineso hku cwiyo adun io akhirba….😘
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
Adaa mudan Abaayo ❤️
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 Год назад
@@namrahani-skin abayo waad mahadsantahay waan kula socdaa waana xiiseeyay video yadada waxaa iga caawisa wajiga Qalelka iyo saliida leh oo foolka iyo garka kamadow cream ufiican wajiga hal kalar iga dhigayo jawaab kaasugayaa mahadsanid
@ramiizahmed1001
@ramiizahmed1001 Год назад
Maasha allah
@ramlodahir3000
@ramlodahir3000 Год назад
Abyo ani very dry ahy alabtaan isticmale lkn Wu isii qalajiye iso jawp plz
@salmamohamuud8871
@salmamohamuud8871 Год назад
Abaayo dry looguma tala galin alaabtaan oil skin normal skin isticmaali karo
@kadraabdi-jk5xl
@kadraabdi-jk5xl 6 месяцев назад
Amuu kugu cusubyhy
@laylamohamedhassan
@laylamohamedhassan Год назад
Xabibti AHA,BHA, miracle cream iyo vitamin C isla sharkadan kasoo hadal plz
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
Haye mcnto
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
Haye mcnto
@libin23channel33
@libin23channel33 Год назад
@@namrahani-skin lakiin waa qaali Somalia wllo 25$
@libin23channel33
@libin23channel33 Год назад
halka xabo
@halabashir8899
@halabashir8899 Год назад
@@libin23channel33 haa waa run wlhi kampala saaid bu qaali ugu yahay halka xabo 30$ bay udhawdahay
@nafisomahamud203
@nafisomahamud203 Год назад
Msha allah keep going
@fihimasiyad5409
@fihimasiyad5409 Год назад
Huno qurxey mrkan wajiga dhlaaliyo lugaha iyo gacmaha maxn ku dhalaaliyaa
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
Xage jogtaaa
@fihimasiyad5409
@fihimasiyad5409 Год назад
@@namrahani-skin jijiga Ethiopia
@maryanahmed1839
@maryanahmed1839 Год назад
Asc abayo side tahay wan kugu cusbahay waxan raba inan kugu xirnado insha alah
@user-km4og4ph8q
@user-km4og4ph8q Год назад
0:14
@user-km4og4ph8q
@user-km4og4ph8q Год назад
0:14 0:14 0:14
@munoabdirizaq7713
@munoabdirizaq7713 Год назад
Abayo muqdisho gorme kene labtad bisha 1 sanadkan am bisha 2 kena tire wan gu sugona rer muqdisho
@hibomahamed7212
@hibomahamed7212 Год назад
Aboosto ka iibsada iyaga hayee
@munoabdirizaq7713
@munoabdirizaq7713 Год назад
@@hibomahamed7212 orginal miya Hee adika ma isticmalo
@hibomahamed7212
@hibomahamed7212 Год назад
Haa original weeye
@fadumayussuf1047
@fadumayussuf1047 Год назад
jeosun beuty kaso hadal
@anisoabdi8052
@anisoabdi8052 Год назад
Abyo sifiican uma fahmin Xabad xabad noogusharax
@SahroMahmud
@SahroMahmud 2 месяца назад
Pyunkang yul ka so hadal
@fatuuxabdirahman6753
@fatuuxabdirahman6753 Год назад
Asc xbbti qof somaliya joga xage ka helayaaan producte.yadaaan xbbti
@naduushxalane8464
@naduushxalane8464 Год назад
Muqdisho hadaa jogtid ha wa jirta mel a ka heli kartid
@seynabosman
@seynabosman Год назад
Somalia muqdisho abosto ka helee xabiibti
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 Год назад
Coppy baa Somalia la keena
@kaifdahir539
@kaifdahir539 Год назад
Abaayo maleeyhiin product haarta
@beautyqueen3108
@beautyqueen3108 7 месяцев назад
Haa way leyihiin cream iyo serum fican
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 10 месяцев назад
Walalayalow umada hawalina adiga me ku qurxiso wxan angad rabtan inad naga washan
@namrahani-skin
@namrahani-skin 10 месяцев назад
Hadii aad gadan karin abaayo I gad dheh😂😂 Mansha Allah ma dheh
@KhadraAbdallajama
@KhadraAbdallajama Год назад
Haraha maxa jaraa
@mohhamedabdi3084
@mohhamedabdi3084 Год назад
In wax lagu marsan karo kasoo hadal abyo
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
Wx see ah .
@roodaibrahim1364
@roodaibrahim1364 Год назад
Hppti mahadsanid qofkii ordinary isticmaala iyo mosgaraysin serave kuwan miyuu isla marsankaraa
@luulaladan6314
@luulaladan6314 Год назад
Haa wll anaa isla marsada
@roodaibrahim1364
@roodaibrahim1364 Год назад
@@luulaladan6314 thanks hppti
@shamisali4599
@shamisali4599 Год назад
Sadaxda damba dalbaday 😂815kr macalin post qaali badana lkn wan arkaya
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
Aniga xitaa 3 daas an tijabinayaa . Insha allah dawo Allah nogudaro
Далее
SKIN CARE ROUTINE RER MY #my_rajo
15:00
Просмотров 24 тыс.
My skin care ✨
8:00
Просмотров 21 тыс.
Старый Дим Димыч вернулся😱
00:16
2DROTS vs RISENHAHA! КУБОК ФИФЕРОВ 2 ТУР
11:31
ayaan malin
2:19
Просмотров 84
Haaraha part 4. Products aad ogufcn haaraha
8:21
Просмотров 10 тыс.