Тёмный

Sideen u sameya skincare keyga malinki iyo serum wajiga bucbuc kadhigesto 

Namrahani-skin
Подписаться 23 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 май 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 123   
@amranaxmedxassan199
@amranaxmedxassan199 2 года назад
Masha allah xbbiti jaskallahu khyr
@mahadabdullefaaizo2930
@mahadabdullefaaizo2930 2 года назад
Thank you abayo 🥰
@nadifoabdiali3996
@nadifoabdiali3996 2 года назад
Tack sister
@iqrobashiir7116
@iqrobashiir7116 Год назад
Masha allah
@yasminsadaqh8134
@yasminsadaqh8134 Год назад
Abaayo maashaa allaah jasaakalaah
@qadanabdi9665
@qadanabdi9665 2 года назад
Mansha allaah
@qadanabdi9665
@qadanabdi9665 2 года назад
Alla haku barakeeyo
@nashaadfaarah7453
@nashaadfaarah7453 2 года назад
M.a abyo mahdsanid
@ormarishamalarabi7329
@ormarishamalarabi7329 2 года назад
Maashaallah
@ayannitta
@ayannitta Год назад
Thank you macanto❤
@tuneycdy8094
@tuneycdy8094 Год назад
Thanks abyo
@fatimaisa32
@fatimaisa32 Год назад
❤ jazakalah
@fardusaxmed2290
@fardusaxmed2290 2 года назад
Walal waxan rabay inan bilaabo skin rutine ordinary ah xaamil cusubna wan ahy markaa maxaa marsankaraa maxan se marsankarin seramyada please iso jawaab mahadsanid wayo waxan maqlay ratinol ma marsankartid hadaa uurleedahay
@sacdiyomohamed4390
@sacdiyomohamed4390 2 года назад
abyo mahadsanid
@Hawenay
@Hawenay 2 года назад
Super goob sunscreen tijaabi
@maryanhassan-sx4yx
@maryanhassan-sx4yx 7 месяцев назад
Mashaallahi
@Abdihakeindhaye
@Abdihakeindhaye 2 года назад
Guulayso walal faa'iido🙌
@dekaadam8295
@dekaadam8295 2 года назад
Asc abaayo Namrahani wan ku salaamay salaan kadin wan kaaga mahad celinayaa dadaalkaaga iyo garab istaaga aad noo sawir ayaan kuu soo dirin bal waxa uu yahay iyo xiliga la isticmaalo iisoo sheeg qof ayaan ku arkay kadib xiliga la isticmaalo iyo waxa loo isticmaalo ayaanu isku qabsanay
@umaayu9995
@umaayu9995 Год назад
Mashaa Allah, abaayo adigo uur leh ma marsan karta kuwaan.
@fatumagulie9301
@fatumagulie9301 2 года назад
MashaaAllah qurux
@halimasacdiya4182
@halimasacdiya4182 Год назад
Asc abyo shugran
@samad2507
@samad2507 Месяц назад
Wllshy qaliyey waxad iso shegta ordinary ta orojinal ka ah iyo ta feka ah bls iso sheg wl
@mahdiroble9166
@mahdiroble9166 7 месяцев назад
M.a noo soo badi waliba waxan jeclanlahay inad noogu soo darto kirimada jidhka oo dhan
@mahdirabile
@mahdirabile Год назад
Wll nabro waxaad canbar modo hadana ahayn ayaa I dhibay blz hadad wax ugu dhanto isoo sheg
@marwa5017
@marwa5017 2 года назад
Walahay aad baad noo caawisay illaahay hakaa farxiyo aakhiro iyo aduunba kenya waanka helayaa online ka baanku arkay 42$ weeye
@umusidra3776
@umusidra3776 2 года назад
Abyo ur bn leyahay wajiga wankacatobay mamarsan kara plz jwb 🙏🥰
@najuucadey4062
@najuucadey4062 2 года назад
Namrahani sharf alle hku xfdo wlhi wxbdn ka faidy
@fatimamahamed7718
@fatimamahamed7718 2 года назад
Masha Allah tabaraka rahman amazing ar igu fiicnaa 🥰😍❤️
@Shugribarre
@Shugribarre 2 года назад
Abayo serabkaan B5ka ah wa isticmalaha lakin xoga hur ayey ledahy marka marsado maku aragty mise waa aniga kaligay
@farahbarud47
@farahbarud47 2 года назад
Mahadsanid
@farahbarud47
@farahbarud47 2 года назад
Wlo
@nemaabdi2240
@nemaabdi2240 Год назад
Asc huno B5 cream ka so hadal❤
@tuneycdy8094
@tuneycdy8094 Год назад
Abyo firi mcny faraha gacmaha mad madowga maxa kabixiyo plz iso sheeg sharafey ❤
@farxiymohamuud5057
@farxiymohamuud5057 Год назад
I need skincare
@queenofqueen3694
@queenofqueen3694 19 дней назад
Abyo isoojwaaab aniga qurbaha mardhow imaady oil ayaan ahay madow ayaa igasokomary iyo fariirac skincare fcn aan marsdo wafhmiwyy wxntojaabiyy ordinary wxna imatarin
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 года назад
Ska testa den inshaa Allah
@bashiirali8314
@bashiirali8314 2 года назад
Xagee kala Soo xariiraa walaal war baxin deeri ah ayaan u bahanahay
@HaldhaSomchannel6023
@HaldhaSomchannel6023 2 года назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️
@amiiraali2173
@amiiraali2173 11 месяцев назад
Abaayo mahadsanid 100 💯 jeer
@riyaaqxaji7458
@riyaaqxaji7458 2 года назад
mnshllh abyo wajiga cascasanka leh mxa udawa ama rednesska midkale kuwaydin raba plz iso jawb lazerka wajiga xididada cascasnka lagaga biyo mxu yela ama qof imka isticmali kara mxa kula talin lahyd abyo
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Abaayo wxaan kulagatalin lahaaa consultation aad so fiiri wxaa jiro wx yaaap badan treatment tala badan Marka kii ku anfacaayo ayagaa kusheeegi. Cream qoraxda na isticmaal . Alaab kale na hada sodhigaa o casanka u qaas ah. Maisticadesaaa adi
@najuucadey4062
@najuucadey4062 2 года назад
Abyo kawrn sunblock Florence sunblock cream spf60 ok miya ma marsnkra iso jawb abyo muhim u ahy waso gatee
@naciimowarsame9231
@naciimowarsame9231 Год назад
Somaliaya 25
@hanaahmed3824
@hanaahmed3824 2 года назад
Mansha allah thank you xbbti🥰🥰 suaal ayaan qabaa fadlan iso jawab Suaashayda waxay tahay Aphla artubin iyo Retinol iyo Hydronik ace ayaan isticmaala serumtan B5 iyo vitamin C labadana ma lala isticmaali karaa fadlan iso sheg thank you 🙏🙏 ?
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Haa b5 Waa hyluronica iyo vitamin b5 . Vitamic malinki isticmaal. Retinol iyo b5 na habeenki . B5 habeen iyo Malin Waa isticmali kartaa. Lakin retinol habenki bas waye
@asmiita5976
@asmiita5976 2 года назад
@@namrahani-skin mhdsanid
@deeqomohamed9402
@deeqomohamed9402 2 года назад
wcs masha Allaah abaayo.su aal rotinka subax walbo ma saan la sameenaa mise ?
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Haa abaayo routinkada Waa Mali. Kaste
@fatmahassan3905
@fatmahassan3905 Год назад
Meqo sac ayaa ugu fican in uu ku marsanado 🙏
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 Год назад
Anigu subaxdii ma dhaqo just habeenkii ayan Ku dhaqaa face wash waayo said ayan dry skin uhay
@naimoyusuf1621
@naimoyusuf1621 2 года назад
abayo qoorta madaw noqota maxa lagu babin karo ka so hadal
@marwafaysal9863
@marwafaysal9863 2 года назад
Asc wll nabrahni waxn ku waydinayaa su,aal iso jawaab fadln abayo wax iga so bixi jiray finan kadib waxa laygu yidhi marso chandni cream way iga goysay markii hore mudo 5sano ah ayaan istcmaalayay hada way iga daba timi finankii way igu so bateen oil ayn ahy wll maxad igu latalin lahyd
@shud600
@shud600 2 года назад
Iska joji karemada Xabibt
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Abaayo mcn intee jogtaaap
@marwafaysal9863
@marwafaysal9863 2 года назад
@@namrahani-skin Hargaysa
@marwafaysal9863
@marwafaysal9863 2 года назад
@@shud600 abaayo hada wa jojiyay
@nastiho9949
@nastiho9949 Год назад
Abayo aniga wajigag waa oil skin waya maxa samaya😢
@yacquub59
@yacquub59 Год назад
Sreumta abayo wajigaa buuxinayo abayo mku sexan kraa habenkii alaap leso dhiibi rbaa
@amiiraali2173
@amiiraali2173 11 месяцев назад
Vit c guduudbuu iiyeelaa
@umalkaabachannel692
@umalkaabachannel692 2 года назад
Asc wllshay qali nabrahaani adbad umahadsantahay.lkn wll suaaal.ayaan kuwaydinaya ani wxn ahay oil face waxanan isticmaalay the ordinary alpha arbutin iyo niacinamide lkn waxay iga sosaren finan yaryar oobadan.mxn sameya wllo bal iso jwb
@najuucadey4062
@najuucadey4062 2 года назад
Abyo ani niacinamide Wu icaawiyry alx oil face plus sensitive face ahy
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Waa malimaha o horeeyo isbuuca finanakaas. Marka laqabsato mansha allah aa noqoni
@ayaanaabdi2880
@ayaanaabdi2880 2 года назад
@@najuucadey4062 abyo cadey xagee kaso iibsatey Somalia hada joogto
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Год назад
@@najuucadey4062 xagee joogtaa qli somalia ma laga helayaa
@najuucadey4062
@najuucadey4062 Год назад
@@ayaanaabdi2880 abyo muqdsho joga hayaat market ka helesa 10$ wye melo kle wala hela sida labeeriya xamar weyne
@munishmohaz5928
@munishmohaz5928 Год назад
Creamka garniger kaso xadal abayo
@4166Ama
@4166Ama 2 года назад
Asc wll ordinary xageen ka helikara hargysa ayan joga iso jawab wa imuhim
@najaxqalanjo4293
@najaxqalanjo4293 Год назад
Ilasoo xiriir hdaa rabto
@qadanhaashi8027
@qadanhaashi8027 Год назад
asli milis aya haysa sxb
@sabiriinafraxsan6235
@sabiriinafraxsan6235 2 года назад
Lasoo dhaqso creamada huuno
@fadumoshire1157
@fadumoshire1157 2 года назад
Whatupkaga nososheg ad nacawise gabdhaha somaliya joga hadanahay
@shamaycute8459
@shamaycute8459 2 года назад
Abawo wajiga duldulelka maxa babiyo?
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 2 года назад
Bepanthen kaso hadal mid mad madaw ga may ledahay syrmta ma la iska kor marsada huno
@ayaanmohamed4264
@ayaanmohamed4264 2 года назад
Xage lagaga so xariira?
@sudhamustapha9190
@sudhamustapha9190 2 года назад
Abyo wajiga hara ayan kaqaba waana qalel maxan marsada
@Hawenay
@Hawenay 2 года назад
Namray filterka ma iska dayn karta ilayn waan kugu dayana waa inan wajigaga si fican u aragno 🤣
@ayeeyococo756
@ayeeyococo756 Год назад
Face wash taa Somalia 29 ilaa 27 dollar waaye
@umuyusra5270
@umuyusra5270 2 года назад
Asc abayo xagen ka helaa alabtan wajiga butac ka dhigeso waan rabaa plz telkaga ama snpkaga ii soo dir
@leilamanshallallah6386
@leilamanshallallah6386 2 года назад
Abayo Amazon ka dalbo
@habiiboomar8946
@habiiboomar8946 2 года назад
Jirga kaso hadal walaalo waxa nutural ah oo jirga isku eegeysiiyo
@samad2507
@samad2507 Месяц назад
Iso jwb bls
@ayaanmohamed5844
@ayaanmohamed5844 Год назад
walala aniga waxn ahey dhaeryiskin max ifcna
@aminaomar8684
@aminaomar8684 2 года назад
Abaayo cream madmadowga bi iyo kasoo hadal ritanol ordinary kasoo hadal maxoo taraa yaase marsan karo weak na meeqaa la marsadaa
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Abaayo labo video ayaan retinol ogasohadlay iyo kuwa madmadwga bixiyo
@kaltumoali450
@kaltumoali450 2 года назад
Asc abayo wxn ahay normal oil maisticmali kara control oil cleanser iyo moisturizing lotion
@simanzakariye7182
@simanzakariye7182 2 года назад
Abyo mcn ıs cades ınaan joojıya rabaa wajıgayga qeeb sanka akıısa waa salııd ınta kale waa qalel gaduud muda bılal ıdhıbay maaa sameeya hadaa joojıya nabra ıgasoo baxaayo
@ugbaaddhuh3560
@ugbaaddhuh3560 2 года назад
Abaayo indho barar ka Wax u roon so sheeg plz
@mssafrica527
@mssafrica527 Год назад
Abyo ma heshay
@lailaismail1317
@lailaismail1317 Год назад
Ina adeerew serumka bucbucaa maxaa somalia lo keeni waayay anaga rer somalia aadna wa ugu baahanahaye
@Hodanhaamud
@Hodanhaamud Год назад
Ana keenay abaayo
@nasraindho4614
@nasraindho4614 2 года назад
Wxba isma yeelyaan miyaa wxad iska dul marsanyso midkleh mar miyaa wada dhaqysa wallo
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Waa wx lo iskugu talagaly in laisla marsado
@shamsoali2085
@shamsoali2085 2 года назад
Asc intekalaa soxeriraa
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Snapchat namrafarah21
@fadumoshire1157
@fadumoshire1157 2 года назад
Snpka wankalasohadlay masojawabayso byo
@Channel24401
@Channel24401 2 года назад
@@fadumoshire1157 amaa qofkale wax udirte aniga marka wax udiro masha allah wee iga sojawabta waa gabar fican
@abraarbintuahmed7103
@abraarbintuahmed7103 2 года назад
@@Channel24401 abyo plz na caawi xagee kaso ibsaty face washta
@Channel24401
@Channel24401 2 года назад
@@abraarbintuahmed7103 farmashiyaha ayaa laga hela midka wijiga lagu dhaqdo iyo midka hada zawirkisa saran
@abraarbintuahmed7103
@abraarbintuahmed7103 2 года назад
10$ iska daaye 20 xitaa way ka badantahy 35dollr ba la i dhay muqdisha cidi kabyar ku gatay bal ha nagu cawisi plz plz
@ayaanaabdi2880
@ayaanaabdi2880 2 года назад
Abyo 18 dolae ku gatey Muqdisho.xamarwayne
@ayaanaabdi2880
@ayaanaabdi2880 2 года назад
Mida wayn 35 waaye lkm tan yar so gado
@abraarbintuahmed7103
@abraarbintuahmed7103 2 года назад
@@ayaanaabdi2880 apyo mcn inte kaso gaday i sheeg plz ka dhankee xamar weyne anaba degan
@abraarbintuahmed7103
@abraarbintuahmed7103 2 года назад
@@ayaanaabdi2880 apyo bakaro leyga dhahy mid yar wan waye xita face washtisa
@ayaanaabdi2880
@ayaanaabdi2880 2 года назад
@@abraarbintuahmed7103 abyo suuqa xamar wayne Meel.shoping lagu gado kaso gatey 3 bil kahor
@asmiita5976
@asmiita5976 2 года назад
Cereve xamar $35 wye face wash keeda $10 wax la dhahyo ma jiro
@Channel24401
@Channel24401 2 года назад
15 ayaa ligasiye aniga
@asmiita5976
@asmiita5976 2 года назад
@@Channel24401 waa halke abyo
@abraarbintuahmed7103
@abraarbintuahmed7103 2 года назад
@@Channel24401 abayo xagee kaso ibsatay nala wadaag 20 la i dhahy anige
@nawelnalka
@nawelnalka 2 года назад
Kenya 20$ wayo
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Год назад
xamar xagee laga helayaa qli
@nawelnalka
@nawelnalka Год назад
Manta rabay ina so gato saremta wajiga caylinyo dhehday 50$ dollar kulahaa 😩Mombasa qaali waxeda 🤣🤣waso carary
@mananmalik3868
@mananmalik3868 Год назад
Apyo mela kaala so xariiro isheg
@nawelnalka
@nawelnalka Год назад
@@mananmalik3868 aniga abya
@mananmalik3868
@mananmalik3868 Год назад
Haa apyo
@nawelnalka
@nawelnalka Год назад
@@mananmalik3868 fp Nawel Faysal igu qoral sawir indha sharar iyo qamar gadud wato isaran
Далее
SKIN CARE IYO WAJIGA SALIDA WAXA U FCN .
18:13
Просмотров 25 тыс.
WALAASHAA BADBAADI
11:52
Просмотров 98 тыс.
Timaha jajawan waxa u fiican
11:51
Просмотров 92 тыс.
Wajiga waxad ku qurxin karto oon ku dhiben ka faideso
10:19
Korean skincare products kuwa ogufcn
12:07
Просмотров 27 тыс.
Jimicsiga murqaha miskaha.
11:42
Просмотров 70 тыс.