Тёмный

KUJAR CALOOSHA MUDO 2 ISBUUC 

Maxamed ceyda
Подписаться 5 тыс.
Просмотров 4,9 тыс.
50% 1

#maxamedceyda #fatburning #absworkout #wheightloss
#bodybuilding
Jimicsigaan wuxuu kaa saacidi doonaa in aa iskaga jarto dufanta kujirta caloosha qeybteeda hoos ama belly fat,
si aa hadafkaaga ugaadho waxaa lagaaga baahanyahy in aa isticmaasho deit sax ah jimicsigaana isbuucii 3 maalin 4 maalin inaa kasameyso
waxaana lagaaga baahanyahay in aa cabto biyo kugu filan. hurdo kugu filanna aa hesho
#viral #youtubeshorts #youtube #instagram #motivation
#fitness #fit #musclemass #protein #sixpack #somalia #mogadishu #tiktok #turkey #karabük #love #vision #keepgoing #instagram

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 25   
@gureydhere511
@gureydhere511 Год назад
Macallimuu msh Allh kheer badan Allah kusiiyo shukran I am gonna follow your tips Insh Allh
@MuuseAli-d6c
@MuuseAli-d6c Год назад
Keep going bro
@Ravitmarco1
@Ravitmarco1 Год назад
Hadaad badsado oo aan 5 daqiiqo ka dhigto dhip maa igu imaanaayo
@hanimaxamud4269
@hanimaxamud4269 9 месяцев назад
I.n wa sameyna kg wa 67 waligey inta magarin wa naxsanahay hada 60 macqulwye watijabinaya macalimo
@hassancr7839
@hassancr7839 Год назад
Mhdsnd wll qli
@yajsomali6865
@yajsomali6865 Год назад
🎉thank you prothEr keep going
@ismaciilmaxamed76
@ismaciilmaxamed76 Год назад
Thanks walaalkey❤🔥🫀
@micraajdaahir1991
@micraajdaahir1991 Год назад
Somali wax nogu sheeg plz
@bishaaroibraahim8689
@bishaaroibraahim8689 Год назад
👍👍👍
@nimcomuhumed
@nimcomuhumed Год назад
Masha allah thnks wllky aroos ayaan ahaa wan ubaahna wax aan caloosha iskaga jaro shugran abowe
@NasteehoFarahahmed
@NasteehoFarahahmed Год назад
Maxaa ka faaiday abayo calosha maxaa kaga dareentay
@maxamedcabdi2342
@maxamedcabdi2342 Год назад
G❤😊😅😊
@mawliidmohamed698
@mawliidmohamed698 Год назад
Mahadsanid macalin
@garabwalalofficial
@garabwalalofficial Год назад
maclin supplements kasoo hadal
@aminomaxamed5943
@aminomaxamed5943 Год назад
Mhdsnd wll
@NajahMohamedAli
@NajahMohamedAli 9 месяцев назад
Please noso badi wan cusbahy
@aknamaadan3336
@aknamaadan3336 Год назад
Waaad mahadsanthy walalky Insha alh waan sameyn dona misankega waa 80kilo marka waxanaa rajeyna inaan wax bdn iska baadali doona thanks,
@maxamedceyda9110
@maxamedceyda9110 Год назад
Insha allah wadada saxda hadaa umarto
@wiilkataliyaha5654
@wiilkataliyaha5654 Год назад
Nice quality video guuleeso sxb Asxaabta channel Kaan keegana booqda ❤
@user-nast
@user-nast 9 месяцев назад
Calool jarid cawa bilaway wan arki donaa natiijada lkn waxaa jeclan lahaaa cunada inaa noso shegtid hoyo nuujineeso cunto fcn o cano leh
@maxamedfaarax5963
@maxamedfaarax5963 7 месяцев назад
Maxa iskaga badalay hada bilabi rabaye
@fartuunyasiin
@fartuunyasiin Год назад
Wwwww😂 😢😢😢
@aknamaadan3336
@aknamaadan3336 Год назад
Maaalin kasta miyaan sameyna waqtiga inoosheg mahadsanthy
@maxamedceyda9110
@maxamedceyda9110 Год назад
Maalin kudhaaf
@ismaciilmaxamed76
@ismaciilmaxamed76 Год назад
Pro cuntooyinka kasoo Hadal mahadsanid❤❤
Далее
DO THIS FOR 10 DAYS and LOOK IN THE MIRROR
30:22
Просмотров 13 млн
Women’s Free Kicks + Men’s 😳🚀
00:20
Просмотров 4,1 млн
CUMA 15 MENIT AEROBIK CEPAT TURUNKAN BERAT BADAN
16:43
Просмотров 145 тыс.
Health Anxiety - Standup Comedy by Abhishek Upmanyu
23:49
3 MOUNTHS CHALLENGE ( KU JAR MIISAANKAAGA MUDO 3 BIL)
14:02
Language Review: Arabic
21:44
Просмотров 337 тыс.