Тёмный

KULANKA ISLAAMKA EE GEESKA AFRICA 2024 || Tableeghi jammat in Africa 🌍 

Dalmar vlogs
Подписаться 2 тыс.
Просмотров 3,8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 13   
@MohamedMulla24
@MohamedMulla24 5 дней назад
Masha allah Kulan Barakeysan ayuu ahaa ❤
@AbdeShiesty
@AbdeShiesty 8 дней назад
Machallah
@IBRAAHIM-z8w
@IBRAAHIM-z8w 7 дней назад
الله اكبر ولله الحمد لله رب العالمين على ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaysalQurbaawi
@FaysalQurbaawi 7 дней назад
Tolow..arinkaa isu imaatinka ah ee Sanadkiiba mar wadaadadu Qabtaan .. Ma lagu sheegi karaa BIDCA...
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 7 дней назад
@@FaysalQurbaawi daliil bay u bahan tahay cad barakallah.
@FaysalQurbaawi
@FaysalQurbaawi 7 дней назад
@@Dalmarvlogs kkkk anigu ma bidcaynayo..lkn.. Mawlidku waa mar sanadkiiye. maxaa loo bidcaynayaa. Wixii aan ka bad nadin ahayn..
@AADANCabdinuurCabdullahi
@AADANCabdinuurCabdullahi 7 дней назад
Wahaabiyada wax walibo caadi ayey ka dhigtaan balse mowliidka wey diidaan😂​@@FaysalQurbaawi
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 6 дней назад
@@FaysalQurbaawi wixi aan diinta waxyeelayn WAA ok
@januarySl2024
@januarySl2024 6 дней назад
Magaaladii Hargeisa waxay noqotay bahalgaleen sanadkii mar Ictisaam ka Caalamka iyo walaaladeed isugu yimaadaan marna qolooyin Tabliiq waxay yihiiin aan la garanayn oo dacalada dunida ka kala yimid Maxaa dadkii in la jeediyo keenay waqtigan Somalilaand heshiiskii aqoonsiga iyo saldhiga sugayso ? Ma Ethiopia ayaa la cabsigelinayaa? Ma Somalilaad iyo Ethiopia at yaa laysku dirayaa,?
@badalchannel3963
@badalchannel3963 7 дней назад
Taqliiqu waa huwanta diinta cidwalba way ku jirtaa
@januarySl2024
@januarySl2024 6 дней назад
Maxaa waqtigan loogu soo begay? Xakuumadu waa hurudaa. Waxa ø la doonayaa in Somalilaand iyo Ethiopia laysku diro oo la fashiliyo Heshiiska MoU.
@Abdulkga
@Abdulkga 7 дней назад
Halqi intan le'eg maxay cunaan, xataa hadii 100 awr loo qalo kuma filna. Meesha imisa suuli ayaa ka qodan? Mise talow banaanka ayaa lagu kaaja? Halkee lakala seexiyaa dadka intan le'eg? Arimahaas inaad nala wadaagto ayaa muhim ah! Amaanka guud yaa masuul ka ah? Dadka wax u sheeg ama meesha iskaga tag niyow! Channelkaaga wax dadka soo jiita soo kordhi maalin kasta!
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 7 дней назад
Good , xogta waynu wanaajinaysaa idamka allah.
Далее
GONE.Fludd, ЛСП - Ути-Пути (official video)
03:37
Barnaamijka Madasha Furan & QADAN QARAN
15:54
Просмотров 207 тыс.