Тёмный
Dalmar vlogs
Dalmar vlogs
Dalmar vlogs
Подписаться
WAA SIDEE DUHURKII MAGAALADAN
10:34
Месяц назад
Комментарии
@haboonadan
@haboonadan 6 минут назад
Masha Allaah tabarakallaah ❤❤my home❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@MubYus
@MubYus День назад
Salaxlay , beri hore ayaa iigu danabaysay waa Tuulo yar
@abdiyusuf6854
@abdiyusuf6854 День назад
Waa Top anikga kacunay 2023 waxaa idshaday hudhelo qaliya hadna aan dhadhan lahayiin beer biyo leh 😂😂😂😂
@Mahuraanchannel-c7n
@Mahuraanchannel-c7n День назад
Hilib geelu qurux badanaa
@AyaanWaano
@AyaanWaano День назад
Guuuuuuuuul somaliland viiva somaliland
@SecreTZ-l1o
@SecreTZ-l1o День назад
#burco waan salaamayaa
@CabdirashiidMaxamedXirsi
@CabdirashiidMaxamedXirsi 19 часов назад
Wan ka qaada
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 дня назад
Salaxley Somaliland ❤️🤍💚
@caynidhalad9300
@caynidhalad9300 2 дня назад
Masha allah Waan in aan booqdaa Insha allah markan imado dhulka hoyo
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 2 дня назад
Inshallah
@AyaanWaano
@AyaanWaano День назад
Viiva viiva somaliland
@rashiid187
@rashiid187 2 дня назад
90s camb aboard ayaan degana jiray
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 2 дня назад
Waqti dheer
@Risko_063Riskoasad
@Risko_063Riskoasad 2 дня назад
Kaluun ofc
@Cajabocudoon1
@Cajabocudoon1 3 дня назад
Canada 🇨🇦 u aqaan burco my hone😊❤🎉
@SaalaxDigle
@SaalaxDigle 3 дня назад
Muuqal heer sarre ah🎉
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 3 дня назад
Mahadsanid Saalax
@MawlithZalaan
@MawlithZalaan 3 дня назад
Qool cadey kasoo Samee video Dalmaraw
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 3 дня назад
Mahadsanid, Marka LABAAD Insha allh.
@axmedindho737
@axmedindho737 3 дня назад
Ninka hilibka jar jarayaa gaafuunbu ka shaqeyn jire
@burjilibax
@burjilibax 3 дня назад
Ninkasi ka shekeysa wa Axmed abees Ciyala gobdoon ayu aha
@farahroble9961
@farahroble9961 3 дня назад
Mashallah tabarkallah qurux ❤
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 3 дня назад
Mahadsanid wll, xalkee ban Marka kale muuqal kaso samaynaa.
@DhagaxKure
@DhagaxKure 3 дня назад
Mansha Allah, beautiful Somaliland
@ShamsaYacin
@ShamsaYacin 3 дня назад
Degmo so koraysa
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 дня назад
Masha allah
@caamirckchanel9299
@caamirckchanel9299 4 дня назад
dalmar youtuber wayn hore usoco
@MohamedMulla24
@MohamedMulla24 5 дней назад
Masha allah Kulan Barakeysan ayuu ahaa ❤
@Abdisalanabdilahi-j3g
@Abdisalanabdilahi-j3g 6 дней назад
wr daalo miir ayuu umuuuqdaa ee 9,000 wa burco oodhan igu so wareji ee 😂😂😂😂
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 6 дней назад
@@Abdisalanabdilahi-j3g hadii aad kiraysato 10kun slsh ayaa u yar marwalba lkn ta dadka ayaa 2kun ah ilaa 3k
@Abdisalanabdilahi-j3g
@Abdisalanabdilahi-j3g 4 дня назад
@@Dalmarvlogs haa lkin suuro gal maba aha mrka aad kriysaysd aad meel fog tgysd iyo mr ka kle wa kala duwan masafada ku xidhanty wllo daalo waxba may jin in yr hda socon lhyd wa gadhi lhyd inasa 9,000 yidhi blse alle ayaa ucalfay 🤣
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 4 дня назад
@@Abdisalanabdilahi-j3g legend bu ahaa u daa ,😅
@januarySl2024
@januarySl2024 6 дней назад
Maxaa waqtigan loogu soo begay? Xakuumadu waa hurudaa. Waxa ø la doonayaa in Somalilaand iyo Ethiopia laysku diro oo la fashiliyo Heshiiska MoU.
@hibaaqmaxamed119
@hibaaqmaxamed119 6 дней назад
Reerkii kalluunka❤❤❤
@FaysalMohamed-h9z
@FaysalMohamed-h9z 7 дней назад
Waa masalaha hargeisa
@dheemanhusein3763
@dheemanhusein3763 7 дней назад
Inta u socota 2024 tahriib InChallah videogan dib bn ugu so labanaa
@Abdulkga
@Abdulkga 7 дней назад
Halqi intan le'eg maxay cunaan, xataa hadii 100 awr loo qalo kuma filna. Meesha imisa suuli ayaa ka qodan? Mise talow banaanka ayaa lagu kaaja? Halkee lakala seexiyaa dadka intan le'eg? Arimahaas inaad nala wadaagto ayaa muhim ah! Amaanka guud yaa masuul ka ah? Dadka wax u sheeg ama meesha iskaga tag niyow! Channelkaaga wax dadka soo jiita soo kordhi maalin kasta!
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 7 дней назад
Good , xogta waynu wanaajinaysaa idamka allah.
@badalchannel3963
@badalchannel3963 7 дней назад
Taqliiqu waa huwanta diinta cidwalba way ku jirtaa
@IBRAAHIM-z8w
@IBRAAHIM-z8w 7 дней назад
الله اكبر ولله الحمد لله رب العالمين على ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaysalQurbaawi
@FaysalQurbaawi 7 дней назад
Tolow..arinkaa isu imaatinka ah ee Sanadkiiba mar wadaadadu Qabtaan .. Ma lagu sheegi karaa BIDCA...
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 7 дней назад
@@FaysalQurbaawi daliil bay u bahan tahay cad barakallah.
@FaysalQurbaawi
@FaysalQurbaawi 7 дней назад
@@Dalmarvlogs kkkk anigu ma bidcaynayo..lkn.. Mawlidku waa mar sanadkiiye. maxaa loo bidcaynayaa. Wixii aan ka bad nadin ahayn..
@AADANCabdinuurCabdullahi
@AADANCabdinuurCabdullahi 7 дней назад
Wahaabiyada wax walibo caadi ayey ka dhigtaan balse mowliidka wey diidaan😂​@@FaysalQurbaawi
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 6 дней назад
@@FaysalQurbaawi wixi aan diinta waxyeelayn WAA ok
@januarySl2024
@januarySl2024 6 дней назад
Magaaladii Hargeisa waxay noqotay bahalgaleen sanadkii mar Ictisaam ka Caalamka iyo walaaladeed isugu yimaadaan marna qolooyin Tabliiq waxay yihiiin aan la garanayn oo dacalada dunida ka kala yimid Maxaa dadkii in la jeediyo keenay waqtigan Somalilaand heshiiskii aqoonsiga iyo saldhiga sugayso ? Ma Ethiopia ayaa la cabsigelinayaa? Ma Somalilaad iyo Ethiopia at yaa laysku dirayaa,?
@AbdeShiesty
@AbdeShiesty 7 дней назад
Machallah
@jamajama2594
@jamajama2594 9 дней назад
Cabital of somaliland laxool wala qwaat illa be allahee 😢
@cabdiqaniyusuf2194
@cabdiqaniyusuf2194 10 дней назад
miir hotel waxaan seexday laba jeer oo aan burco tagay waa hotel nadiif ah
@amransulemanamran9331
@amransulemanamran9331 10 дней назад
Gobolkeygii gabiley een kasoojedo allahayoow nooxafid amiin amiin yaarabi ❤❤❤👑👍
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 9 дней назад
@@amransulemanamran9331 mahadsanid wl next Time halkee ayad jeclaan lahyd in aan kasoo duubno
@hamseziidaan4286
@hamseziidaan4286 11 дней назад
Masakinta may siyaan intay adiga kusinyan bilaash adigo helya lcgta😮
@AhmedUsman-gm6jh
@AhmedUsman-gm6jh 12 дней назад
halkani ma buurta kala jeexan baa mise waa masallaha????
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 6 дней назад
@@AhmedUsman-gm6jh masala
@AyaanWaano
@AyaanWaano 12 дней назад
Guuuuuuuul somaliland
@foosiyaabdilaahifoosiyaabd9692
@foosiyaabdilaahifoosiyaabd9692 12 дней назад
hilib😋😋❤
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 15 дней назад
Guryuhu Aadbay u quruxbadan yihin , lakiin ciriiri badan baa ka jira xaafada, parking hore wuu yaryahy garage na maleh guryuhu , dayr kuna waa yara ciriiri, somaliyey wadanku idinkuma yaree haysku ciriirinina guryaha 😁😁
@قناةطريقالنجاة-ح3ت
اللهم بارك ❤
@قناةطريقالنجاة-ح3ت
اللهم بارك بلدي الجميلة
@قناةطريقالنجاة-ح3ت
@KIIKOEDITS1
@KIIKOEDITS1 19 дней назад
Hotelo kajaban ayaa jira zhp oo 4$ ah
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 18 дней назад
@@KIIKOEDITS1 Marka danbe ayaan imanayaa inshallah ila so wadaag
@usern134-h4g
@usern134-h4g 19 дней назад
Dalkena wa qurux midhan Allah hayno siiyadiyo intan haysana Alle hasiyo