Тёмный

KULANKA XASAN SHEEKH IYO XILDHIBAANADA KOONFUR GALBEED OO FASHILMAY, DF OO WAJAHAYSA CULEYSYO 

Aftahan Production
Подписаться 276 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@barlin1622
@barlin1622 2 месяца назад
Guuuuuuuleeyso Balwaan runtaad sheegtay👁️✌️✌️✌️✌️✌️✌️🥇🥇🥇🌹💙♥️🧡
@hassanmahamud3850
@hassanmahamud3850 2 месяца назад
Intaan ka aqaan mareexaanku waa dad dalka jecel.❤❤😊
@AhmedAbdi-md5lt
@AhmedAbdi-md5lt 2 месяца назад
ASC Somalia wadi Kara mariixaan waa Daacad
@Neima1000
@Neima1000 2 месяца назад
Balwaan somali dhaba guleyso nolow intey nolol jirto ❤❤❤🇩🇯🇩🇯✌️✌️✌️
@fatimanour9793
@fatimanour9793 2 месяца назад
Marexaan Pawer ❤
@lorenzlischer3682
@lorenzlischer3682 2 месяца назад
Balwaan waa. Somaali. Runah masha alaah guula 🎉
@mruun2509
@mruun2509 2 месяца назад
Wixii dulmi wada musiibo ku kooban Allah ha ku rido
@FartunK
@FartunK 2 месяца назад
alaha ku xafido balwaan❤❤❤❤
@baarmohamed8520
@baarmohamed8520 2 месяца назад
waa run warkaasu alayaleh
@AbdiqadirMacalim
@AbdiqadirMacalim 2 месяца назад
100 kii warshadood somaali ka sha shaqeeysanaayeen mariixaan baa sameeyi ooy bilalaqsadeen mooryaanta ( hawiyo)
@shukrilibax
@shukrilibax 2 месяца назад
Sax weeye ❤
@fadumo6292
@fadumo6292 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤Mareexaan is not easy
@siradhersi2273
@siradhersi2273 2 месяца назад
Balwaanow runsheegi ban ku bixiyey🙌 wan u riyaaqa sida aad u qeexdo sida wax u jiraan, oo soomaali ku simanyihiin ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ masha alaah! 🙌🙏🫶🏽🙌🫶🏽👍
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 2 месяца назад
LEGEND BALWAAN NOOLOOW
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 месяца назад
Maansha allaah guul iyo gobanimo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo ❤❤❤
@kismayoiyokistada8443
@kismayoiyokistada8443 2 месяца назад
Asc adeer mcn allah ku xafido, ku dara waxbashada iyo caafimaad bilaash ey soomali gobolada wadanka
@shugtasaciid7631
@shugtasaciid7631 2 месяца назад
Mahadsanid runlow waxaad Telmaamantahay Somaali jacayli Waxaan ilaahay kabaryaa in Ilaahay kaaghigo Madaxwayni Somaaliyeed aameen
@ShomsoOsman
@ShomsoOsman 2 месяца назад
Mansha aallh kusoco. Aallh kuxifdiyo
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 месяца назад
Asc mudane ❤waa saxiix walaahi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 месяца назад
Allaha ku xafido bro. Kacaankii barakaysnah ee 21kii Oktober. Madaxdiisii oo dhan. Jannada Fardowso Allaha geeyo dhamantod. Aamin, Aamin, Aamin Yaa Rabi
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 месяца назад
Xildhibanada KGalbeyd waa in eey u. Midowbaan in Rw kuxigenka Wazir Tiktok kuwa Colladda Sokeye dalka oo dhan kawado iyagoo dal balaris duminta Mamulada KGalbeyd Qoor qoor kuwa wada degan Shabelloyinka Hiraan illa puntlaand,waxa sii dheer Xildhibanada Somaliyood dalka idinka u dharateyn HSM Adan Madoobe Xukummad kushega uu ninka dhimanin ana noleyn waa Xamze Garaca Sadik John Alqabyalla oo CCshakur kushegay in uu khawarij yahay lataliya Amniga kuwa Villada kujira wada xaaqa,Xildhibanada Shacabka soomaliyeyd tusale kaqataa Kenya oo horumar iyo isbadal laga waday ayaa Shacab hal beyl ah sida duufantii Carapta lagu qaaday si lamid mudda labil ah uu kasocday,war HSM dhamaan Heshisyadii dhaqalihii uu kaligisa oogu safrayay,xarashki Hantidi qaranka Cidamadii tirakoob kooda shalay masnta qarameynta Macawisleyda iyo xuquqdoida,Kuwa galay dambiya lagu laayay matida sida qoslay kii xaskisa gubay kuwa khawarijta lashaqeyntooda lagu qabtay waa in tiirka lawada geeya,xuquqdii Cidamada Dhawacmay kuwi lawada shirqoley Agontodi rajoyinkoodi waa in aad u midoowdaan,islaxisabtan dhab ah waa in aad qaadan.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 месяца назад
Xaqa Allaha u hiiliyo Dulmiga dhabarka Allaha ka jabiyo
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 2 месяца назад
Waa Dowlad xoog badan Revelution will take soon ❤❤❤
@Muniid99
@Muniid99 2 месяца назад
Good points 👍
@FadumaAbdisamed
@FadumaAbdisamed 24 дня назад
Walalbalwwnaadayaankuujacelahguulesoinshaalaha
@ABDIRASHIIDAbdirashiid-q7c
@ABDIRASHIIDAbdirashiid-q7c 2 месяца назад
AAD IYO AAD LEGENOW BROTHERKYGA HORMAR WACAN
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 2 месяца назад
❤❤❤❤❤Mareexan
@SaidBirre
@SaidBirre 2 месяца назад
Saxiix waaye
@aasuf119
@aasuf119 2 месяца назад
Hawiye hadaan naheey maxaan dhisneey oo aan qabaneey oo aan aheen wax dhacid iyo wax dumis subxanallah
@munahassan880
@munahassan880 2 месяца назад
Digil iyo mirifleh waa in ay isgarab istaagaan tafaraaruq iska ilaaliyaan xaqoodana hadifaacdaan
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 2 месяца назад
Mareexaan waa wadaniyaal runta hadii la rabo hubkan Allah ayaa u keenay
@Mohamed-t2y
@Mohamed-t2y 2 месяца назад
ASC::::❤ WAA QAAN MARIIXAAN & QAAXO KUGU MAQAN.....SOMALI AYAA HORAY U YIRI....❤FALLAARTII CIRKA LOO GEMAY, NIN WALBOW FILO.....WAX GED GEDI WAX HAKULA GADOOMAANE... M/WEYNE SEDDAX WAA KU KHASAARTAY, EE ISKA DAA. A) BEENTA B) QIYAANADA C) BALLAN LA'AANTA. WARSAN & WAR KHAYR LEH.
@Apdalacarab
@Apdalacarab 2 месяца назад
Raxweyn Resistance Arm waliga ha isku soo adinin 😊😊
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 месяца назад
somali marabto wadani mariixaan kaligiis maxuu taraa alle magan
@abdiali9617
@abdiali9617 2 месяца назад
Sidee aan kuhelikaraa talerfonka sxb
@ismailahmed2640
@ismailahmed2640 2 месяца назад
Sharaf baa leedahay
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 2 месяца назад
Aduunkoo dhan waxa nalagu ictirama waxay dawladii siyaad ay qabatay
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 2 месяца назад
Waar xasan sheekh, waligiiba mareexaan wuu nebcaa! Waayo waa cunsuri weyn oo qabyaaliiste ah, ee subxaanallaah
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 месяца назад
Suldan C/llahi Balwaan. Xasan hal qabiil ayuuh nacay. Xasan shiekh Somali oo dhan ayaah neceb
@khadarismail1275
@khadarismail1275 2 месяца назад
Sax❤❤❤
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 2 месяца назад
beel weynta mareexaan waxaan ka codsanlahaay illaahaa badbaada lehe in dalkaan ay badbaadiyaan.
@yasminali5763
@yasminali5763 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@saciidcismaan5960
@saciidcismaan5960 2 месяца назад
Xasan shekh wan.ku wadanaa madaxweyne. Xitaa beesha raxan weyn sii reysal wazaare ku xigeen eey lee yihiin beesha isaaq. Somaliland hoosta kala shaqee waan aragnaa ictiraafkii banaanka inuu yaalo. Jamhuriyada somaliland Iyo jamhuriyada somaliya guul
@HiboXasan-ni7em
@HiboXasan-ni7em 2 месяца назад
Merci beaucoup vous êtes dites la vérité on sait toujours vous la pour l'être le temoi l'histoire 👁👁👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💝💝💝💝
@SaidBirre
@SaidBirre 2 месяца назад
Landhere.runt.shega.
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 2 месяца назад
RABI TALO KU FILAN ???
@XuseenXasan-g5k
@XuseenXasan-g5k 2 месяца назад
qof hadii ladoorto darajadii lasaariyo xilkii daryeeliwaayo durdur ooman weeyee
@mohamedabsiye2634
@mohamedabsiye2634 2 месяца назад
GUUUUUUUUUUL. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Maxamedgadweeyne
@Maxamedgadweeyne 2 месяца назад
Xasan shiiq oo ucadaalad faliwaayay abgaal miyaah somaali ucadaalad falaayo
@bulbaddie8121
@bulbaddie8121 2 месяца назад
Runtad cadeysey ee guleyso
@AhmedAbdi-md5lt
@AhmedAbdi-md5lt 2 месяца назад
Majerten &Harti wey iska Dilaan Hawiye Dir Raxaweyn jifijifiyey isku cunaayaan &Daroodka MW Aheyn Mariixaan Mawadi karo Somali
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v 2 месяца назад
Cabdullaahi tankale ogow nimanka isaaq ayaa fitno ku ah soomaaliya u fiirso waxay imminka awdal ku hayaan iyo maxamed abiib
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 2 месяца назад
Af soomali iyo af carabi maxamed siyaad Hal guri oo uu leeyahay iyo Hal baki oo lacag u taal waa la waayey dadakaan aruursiga ku Jira ma ahayn soomali ayuu heeer garsii laha waxaa ku kacay kuwo maxan cunaa maxaan aruursdaa ayaa hada ka haray
@AbwaanNurdiin-vx5xg
@AbwaanNurdiin-vx5xg 2 месяца назад
Digil iyo mirifle iyo Isaaq ixsaan kama dhexeeyo
@adamabdi1056
@adamabdi1056 2 месяца назад
We no forgetting for ever I'm from raxaween
@kismayoiyokistada8443
@kismayoiyokistada8443 2 месяца назад
War canshuur ayaa wax ku soo bartay 1986
@mohameddirshe6031
@mohameddirshe6031 2 месяца назад
Mariixan iyagaa wax in be la Baro magalada loo keeni jirey marka balwanow aqoon darro aya ku heysa dad aqonyahano ah oo somalida kale ah aya soo hindisey wan ku ogahay inad waxba aqrine adiga Noocaga ayey ahayen kuwa aad mesha ku amaneysaa.
@tawofiiqabdullahi3820
@tawofiiqabdullahi3820 2 месяца назад
Bal inaad tahay qaniis qaniis dhahay Xaar cabwaal intaad rag kale guska udhuuqasid maad adeerka xasan duufle isaga guska u dhuuqdid uuuuuf
Далее
Grand Final | IEM RIO 2024 | BO5 | КРNВОЙ ЭФИР
6:35:24
Grand Final | IEM RIO 2024 | BO5 | КРNВОЙ ЭФИР
6:35:24