Тёмный

Kuma cibra qaadan khaladkii hooyadey😭 || Qiso cajiib ah 

ILEYS
Подписаться 153 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 172   
@Muhiim619
@Muhiim619 8 месяцев назад
Waxaan soo xasustey maahmaahdii aheed Gabar waa hooyadeed 😢😢😢
@QamarAwuseymohamed
@QamarAwuseymohamed 8 месяцев назад
Subhanallah waxa aan u dhagasado qisoyiga was si ah Allah ha dhaga haayo waxi xuna 😢
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 8 месяцев назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 8 месяцев назад
Sallaallaahu Caleyhii wasalam
@mimisucdi
@mimisucdi 8 месяцев назад
Scw scw scw scw
@alibaba-fg9st
@alibaba-fg9st 8 месяцев назад
Scw scw scw scw scw
@manoyarow
@manoyarow Месяц назад
Scw scw scw❤
@masbalabduallahi1283
@masbalabduallahi1283 26 дней назад
Salalahu caleyhim wasalim ❤❤
@yaasircade51
@yaasircade51 8 месяцев назад
qof iga horeyso ma jirto caawa ee like my coment❤🎉
@HabiiboAbdi-pl3gb
@HabiiboAbdi-pl3gb 3 месяца назад
Beeen❤😂🎉😢😮😅😊
@Cilia34
@Cilia34 8 месяцев назад
Golden voice captain cwada wa lazoo dheeraysee😂❤
@KhadarStar
@KhadarStar 8 месяцев назад
Ilays is an intelligent person I like spending several times to watch his vidios I have gained more experience thank you bro I support you so much ❤❤
@SamiraAbdul-p3m
@SamiraAbdul-p3m 8 месяцев назад
Horta ifiyaw ma xaliya kuso diray waa mxy nagaho dhan way qurux badan yihin lkn ragoda way wada khiyaman😂😂😂😂 Zecml
@SahroMacalin-f3b
@SahroMacalin-f3b 8 месяцев назад
axsabta ifiyoh wa inin salamanay wlalayal ani gabar yar ahay wili gursan lkn doqo warer igu dhacay iso duceya mid fcn oo an ku farxo ino ilahay isahlo 😔😢
@waayahawaalan7865
@waayahawaalan7865 8 месяцев назад
Guulayso ❤
@JimcaalCabdicilmi
@JimcaalCabdicilmi 8 месяцев назад
Zxp qisada boqoradii kookayinta maad noosoo gudbisid wllhi inbadan ban kugu celceliyee
@CaashoCabdullahicali
@CaashoCabdullahicali 8 месяцев назад
Macluumaad chanel aa soo dhigay
@JimcaalCabdicilmi
@JimcaalCabdicilmi 8 месяцев назад
Iyadoo faahfàahsan pls
@YaasminMahde-yx2vp
@YaasminMahde-yx2vp 8 месяцев назад
Gabar qurux badan oo aad uquruxbadan 😂😂
@SaaraAaqil
@SaaraAaqil 2 месяца назад
Wcs ❤
@hiyahassan9074
@hiyahassan9074 8 месяцев назад
❤ walal ani safar ah ayan ku dhagesanaya manta 🥰
@zahrosman297
@zahrosman297 2 месяца назад
subxanalaah 😢😢😢😢😢
@Sitaaraa7
@Sitaaraa7 8 месяцев назад
Waa ku salaamay ileys❤
@CrAbukar-fc8yb
@CrAbukar-fc8yb 8 месяцев назад
Qofkii ugu horeyay 🎉
@abumoalim
@abumoalim 8 месяцев назад
Gabar qurux badan oo aad uqurux badan, thanks ifiye.
@R_zuya
@R_zuya 8 месяцев назад
Asc walaal 😊aniga ayaan ugu horeeyo maanta
@ShamsaAdan-o9d
@ShamsaAdan-o9d 7 месяцев назад
Aniga waxaan udhgsystsa ba in aan wax ka barto 😊
@xabiibaxuseen-vi6uq
@xabiibaxuseen-vi6uq 4 месяца назад
Ilays waxakudhayi Jacelkega Aa hadhi hin jacel Aya yeshti hadh hin 😢😢😢😢😢makaitiri wagaracmi walahi 😢😢😅
@SaaraAaqil
@SaaraAaqil 2 месяца назад
Xibiibay iminka waxani Ma afsomali baa 🤔😂
@amranabdullahi1898
@amranabdullahi1898 2 месяца назад
Ma ila aragtay abaayo 😅😅😅😅😅😅 hhhh 😂😂😂😂
@RaxmaShakal
@RaxmaShakal 2 месяца назад
​@@SaaraAaqilNaa Yabaye mayabteen😂😂
@SaaraAaqil
@SaaraAaqil 2 месяца назад
@@RaxmaShakal hhh walahi waanu yaabnay malaha waa luqafii jinka
@SaaraAaqil
@SaaraAaqil 2 месяца назад
@@amranabdullahi1898 Haa amraNeyy abaYo kula aragnay 🙄😂
@HodaYusuf-s7o
@HodaYusuf-s7o 8 месяцев назад
Guuuuuuul ifiyeeeee insha allah 3000 okun😊
@AsmahDhamac
@AsmahDhamac 8 месяцев назад
سبحان الله 😢
@AsmahDhamac
@AsmahDhamac 8 месяцев назад
😢😢😢😢
@mohamedabdillahi8677
@mohamedabdillahi8677 8 месяцев назад
Dhaqankii hooyadeed bay samaysay
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 8 месяцев назад
Wcs 🤝 ifiye
@xamdacsbdikariim9797
@xamdacsbdikariim9797 8 месяцев назад
Ifiyow wll waligaa hore usoco ❤😊❤❤
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 7 месяцев назад
Subxanallaah illaahayow Adaan kama gan galnay imaanka hanaga qaadin Rabbiyow
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 8 месяцев назад
Golden voice saasta aan u furo aaba like saaraa❤
@hamdiyussuf5213
@hamdiyussuf5213 8 месяцев назад
Qisoyinka cabsidha nosobadhi walal😂😅
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 8 месяцев назад
IFIYE SXB HURDADII AYAD NO SO DAYISAY MHDSNID ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdifataahxaajixubi1674
@cabdifataahxaajixubi1674 8 месяцев назад
Qiyaannadii ayaa kasoo baxday mac sokor
@AaminoShAbdi
@AaminoShAbdi 8 месяцев назад
Ileeys maxuu isqariyaa horta see
@princessbinty499
@princessbinty499 8 месяцев назад
Cajiib wllhi qisadan😢
@SacdiyoCodey
@SacdiyoCodey 7 месяцев назад
Somalia 🇸🇴 ben kuma Mah mah do walhi😊😂
@CaliCqaadir-ot9uz
@CaliCqaadir-ot9uz 8 месяцев назад
Subxanalaah
@SicidoAbdiDahiir
@SicidoAbdiDahiir 8 месяцев назад
Wllo video kaso same falastiniyinta iyo yahuda nacaladi haku dhacde xaranta
@MaidoYusuf-ev2uo
@MaidoYusuf-ev2uo 8 месяцев назад
Qayr alle haku siiyo wll❤❤❤❤
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 8 месяцев назад
Ilaahay iga dhaliyay soomali alxmdu lilaah
@Man___deeeq
@Man___deeeq 15 дней назад
Alah aniku waxaan kamid ahay dadka hadalada hadal Bena kudaro oo dadka ugeeyo😂😢
@cawoismail2892
@cawoismail2892 8 месяцев назад
Wsc mamo🎉❤❤😊
@khaledmohamed1873
@khaledmohamed1873 8 месяцев назад
Gabadha hooyadeed hadhuudhka tunta iyana haadintay taqaan Somali waxaanay ka maahmaahin ma jiraan 😂
@mrfuga6041
@mrfuga6041 8 месяцев назад
Wlhi somali wax ka caqli badan majiro bal ufiirso mahmaahdan!
@ibrahimclfataxyuusuf6375
@ibrahimclfataxyuusuf6375 8 месяцев назад
❤😊
@SaacidYare-gq5ry
@SaacidYare-gq5ry 8 месяцев назад
Legend ifiye
@Walllla245
@Walllla245 8 месяцев назад
Iska dhafa qaladkaa caruurteeda ku cibra qaadan doonta😅😊
@MohamettAbdukadir
@MohamettAbdukadir 8 месяцев назад
Aad baan kuu salaamay zxp ifiyow
@fiymamuse3650
@fiymamuse3650 7 месяцев назад
Inan waa hoyaded
@Ashleyabdalle
@Ashleyabdalle 8 месяцев назад
Wcs legendow ❤🎉
@CusmaanLast
@CusmaanLast 8 месяцев назад
Ifiyow Hal maalin 2qiso Soo dhig sxb
@Idmaan.
@Idmaan. 7 месяцев назад
🎉
@adanibrahimdikotar72
@adanibrahimdikotar72 8 месяцев назад
Mahadsanid walal
@mimisucdi
@mimisucdi 8 месяцев назад
Asc ileys maah maah ayaa jirtay somalida dhahsayso(Gabadhii hooyadeed badarka tumi jirtay ayadana haadintey barataa) anoo yar ayaan maqli jiray markaan dhageystey ayeey igu soo dhacday cafwan
@Riyanabikar12345
@Riyanabikar12345 8 месяцев назад
Team marke sexanayan dhagestan kadib sexan wayo 😂❤
@Niihaadhasan9587
@Niihaadhasan9587 8 месяцев назад
Subxanallah😢
@mowaddahmoh3636
@mowaddahmoh3636 8 месяцев назад
Oof wad soo dhakhsatay caawa ❤
@Caasho-d5l
@Caasho-d5l 8 месяцев назад
Subahanallah Subahanallah
@nokolabdulle5179
@nokolabdulle5179 8 месяцев назад
Asc sxb qisooyinka maxaat ugu soo vel celisaa bro
@ffarxaanofficial
@ffarxaanofficial 8 месяцев назад
Taas been maaha wllhi waaka simanahay taas only gabdh xishod & asturan leh 🥹❤
@Ur_fvv_Hina
@Ur_fvv_Hina 8 месяцев назад
Alla wa layga so hormarry😢inbadan❤
@maxamedburaale8607
@maxamedburaale8607 8 месяцев назад
Qisadaan hore ayaad usoo galisay sxp mise meelkale ayaan ka dhagaystay
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 8 месяцев назад
Ani hada maqlaya
@AxmedQani-rw8dq
@AxmedQani-rw8dq 8 месяцев назад
zxp aad io aad ayad u mahadsanty lkn waxan rabay ina ku waydiyo mesha qisoyinka kaso aqrido ama aad ka raadiso zxp❤
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 8 месяцев назад
IFIYE SXB SARE SOO DHOWOW
@manoyarow
@manoyarow Месяц назад
سبحن الله لا حول ولا قوت ءلا بلاه😢
@ShukruMohamed
@ShukruMohamed 8 месяцев назад
Mahadsanid 🎉
@NimoFarhan
@NimoFarhan 8 месяцев назад
Wcs 0:00
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 8 месяцев назад
dennis wayne hope texas😊
@AzmaaapdirihmaanMahamed
@AzmaaapdirihmaanMahamed 8 месяцев назад
Soooo badi ❤❤
@RashkaRashkaboy-l9o
@RashkaRashkaboy-l9o 8 месяцев назад
Aree ifiyow qisadii hore noso qadee see wx u jiraan midkle miyaa weydey, even hadii aad weydey inad cawa gab kasiisey ahyd nio
@marishbuaty2452
@marishbuaty2452 8 месяцев назад
wcz crush😂
@SamiraAbdul-p3m
@SamiraAbdul-p3m 8 месяцев назад
Nio Dhaga dhac wad nagu Dhagan te😂😂😂
@SacdiyoCodey
@SacdiyoCodey 7 месяцев назад
Somaha😂😂
@iqraabdulahi7620
@iqraabdulahi7620 8 месяцев назад
Iimaanka ayaa
@AnasCali-j8e
@AnasCali-j8e 8 месяцев назад
Gogle ku qor bablo scopar sawir kiis kuso baxaya 🫡
@SHARAFCali-ob1xb
@SHARAFCali-ob1xb 8 месяцев назад
whli waa wax lugu cimro qaato
@Caasho-d5l
@Caasho-d5l 8 месяцев назад
😮😮😮😅😮😮😮😮😮
@SOM.CARTOON
@SOM.CARTOON 8 месяцев назад
NAAG WAX LA WANAAJIYO MA,AHA
@samiyacismaanahmed5210
@samiyacismaanahmed5210 8 месяцев назад
Wcs❤
@ALIIBRAHIM-tz7od
@ALIIBRAHIM-tz7od 8 месяцев назад
Walahi dheh cajiib miya qisada sxb saluut bro ❤❤❤
@RaaxoCabdiAxmed-kh1xt
@RaaxoCabdiAxmed-kh1xt 8 месяцев назад
🎉😮
@MohamedAweisJoodhaayare
@MohamedAweisJoodhaayare 8 месяцев назад
❤ ❤ ❤
@hodandahir894
@hodandahir894 8 месяцев назад
Mhd sanid 🎉abwe waqti gag aad in siyay qisoyin jinka so gale 😂❤🎉🎉🎉🎉wlhi adiga biz ku dhagsta farxda waa teyda hore u soco ❤
@nimcocali868
@nimcocali868 8 месяцев назад
Wcsm Wllo
@hanadali
@hanadali 8 месяцев назад
🎉🎉🎉🎉🎉
@SayidOmar-d1u
@SayidOmar-d1u 8 месяцев назад
Sxp waxaan maqli jiray doofaar madaahirsameyso 😂😂😂😂 wacalna waligiisa asalmaleh 😂😂😂😂😂 haddey wacal aheyn lkn dadku waxay sheegaan sxp waa run asalka hadduu xumaado waa dhib 😂😂😂😂
@diyeeshefunnyboy9403
@diyeeshefunnyboy9403 8 месяцев назад
Goosha ween meshe marto aye mida yarna mare
@SomaliaQueen-fm5rd
@SomaliaQueen-fm5rd 8 месяцев назад
Jarmalka wuu adag tahay wadida gawaarida
@AyaanCali-en8er
@AyaanCali-en8er 8 месяцев назад
⅕ثاا.يفت
@bisharoabdulqadir466
@bisharoabdulqadir466 8 месяцев назад
😂😂😂😂
@Itz_ridwaa
@Itz_ridwaa 8 месяцев назад
I'm ur biggest fan😻🫶🏾
@housseinali4145
@housseinali4145 8 месяцев назад
Kulanti wacan walalkey mahadsanid ⭐️ 🫡 👑
@Kalaay1
@Kalaay1 8 месяцев назад
Shekadan hore udhagestay ma naguso celisay markale
@LaylaCumar-h6b
@LaylaCumar-h6b 8 месяцев назад
😍😍😍😍😍😍
@SahroMacalin-f3b
@SahroMacalin-f3b 8 месяцев назад
Horta ifiyo mid an ku weydiyoh ninka nagta qabo hadi ay nin kale wax dhax maran asi ma daremayoh miya tas LA yabahay nacald ilahay ku dhacday tas walahi Ani ninkeygah hadow sa fcn iqanci wayo Wan ushega iqanci hadi kale itur Aya iska dhaha sas Mey iska dhahan mexey uqiyamana😢
@Alleyesonrafah10
@Alleyesonrafah10 8 месяцев назад
Qisada sheekadaan 1 saac ayaaa iiga qasaaray maxaaaa ka baranaynay qisadaan😢😢😢
@XayaatiQurux-fh8jp
@XayaatiQurux-fh8jp 8 месяцев назад
Somali hore uga mahmahday gabadha hoyaded hadhudhka tunta iyadna hadintay taqaana Iyo geela iyo dumarkaba waa la hido raaca
@mohamett.07
@mohamett.07 8 месяцев назад
Like mother like daughter 😂
@Shukri-i3y
@Shukri-i3y 8 месяцев назад
صلي الله عليه وسلم
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 8 месяцев назад
Fadaro xun bay ahayd subxanallah Ilahoow waxan ka magan galayna camal shaydan bal may iska furto hadi ay rabto in ay fadarowdo inkar ti ninkeda ku dhacday jecla iyado laa dulmiyaay dhabarka u rity maxayse ka dhaxashay Allow hana fadeexayn akhiro iyo aduunyo ba 😢😢😢
@bishaarxasan6641
@bishaarxasan6641 17 часов назад
Sheekadan madhamaysan balse aakhirka xumaan bay kudhamanaysaa sida ii muuqata 😢😢
@HipaaqHuseen
@HipaaqHuseen 4 месяца назад
𝐒𝐜𝐰
@SaaraAaqil
@SaaraAaqil 2 месяца назад
Time iFiYe one like please 🙏🫶🥺
@Mr.U114
@Mr.U114 8 месяцев назад
Wcs
@AishaLuulka-qz8jm
@AishaLuulka-qz8jm 6 месяцев назад
Wallakeey wlhi waan ku jecelhy sheeko yin kaag wan jecelhy guuleso 💪🥰❤️❤️
Далее
Maxaa ku dhacay nolosha cabdalla? Qiso cajiib ah
39:23
Nolosheydi Muqdisho ! || Qiso cajiib ah
39:54
Просмотров 8 тыс.
Kenji's Sushi Shop Showdown - Brawl Stars Animation
01:55
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
Просмотров 763 тыс.
Qirasho? || Qiso layaab leh
38:54
Просмотров 22 тыс.
JACAYLKII ISUBADALY MASIIBDA!!@sawdamqaalib
29:03
Просмотров 35 тыс.
Nolol gubaneysa 🔥 || Qiso saameyn leh
1:20:07
Просмотров 19 тыс.
Damiir maqan ! || Qiso xanuun badan
1:01:36
Просмотров 15 тыс.
ABAALKAADA MA GUDI KARO😫 QISO CAJIIB AH
1:13:46
Просмотров 38 тыс.
AABE ! || Qiso xanuun badan
1:08:22
Просмотров 13 тыс.