Тёмный

KUUMA QALMO QOFKA LEH 7 CAADO 😱👈 

Lajecley Awil
Подписаться 3,4 тыс.
Просмотров 2,6 тыс.
50% 1

Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
IGALA SOO XIRIIR
Lajecleycawil@gmail.com

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 15   
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 7 месяцев назад
Asc Dadkaygow video sii shere gareeya si aan u helno asxaab cusub ❤❤❤
@aminaahmed2109
@aminaahmed2109 7 месяцев назад
❤❤❤
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 7 месяцев назад
insha allah
@sahroguure-kh1xz
@sahroguure-kh1xz 7 месяцев назад
Masha Allah Gabar aqlicwngsan Alle siyay allha Ku xafido xabiibti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 7 месяцев назад
Xabiibti Mahadsanid ❤️❤️❤️
@aminaahmed2109
@aminaahmed2109 7 месяцев назад
Video muhiim ah tnxs Lajecley ❤❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 7 месяцев назад
Adiga mudan qaali
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 7 месяцев назад
horaa kasoo orday markaa jacayl arkay 🤣🤣🤣
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 7 месяцев назад
🤣🤣🤣 saas karabaaa ❤️❤️
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 7 месяцев назад
🥰🥰
@NazriVIPUGAARASO
@NazriVIPUGAARASO 2 месяца назад
Wllaahi waa xaqiiq marwalba ay qaneecadu yartahay xiriirkas inuu sii jiro way adagtahay
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 2 месяца назад
@@NazriVIPUGAARASO 🥰🥰❤️
@Queen65895
@Queen65895 7 месяцев назад
Alla walaaleey run badnidaaa 😂😂😂 qofan aqaana isoo xazuusisay
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 7 месяцев назад
🤣🤣🤣🤣
@Mandeeq6707
@Mandeeq6707 29 дней назад
Melna an kalan so xariiro usheg ad kugu bahanahaye😢​@@LajecleyCawil
Далее
AAMUS // 7 WAQTI OO AAD UBAHAN TAHAY INAAA AAMUSTO👈
14:39
GABADHAA JECESHAHAY - HA ISKU DHEJIN ᴴᴰ┇
11:56
Просмотров 93 тыс.
HA-HA-HA-HA 👫 #countryhumans
00:15
Просмотров 3,5 млн
QOFKA NOOCAN AH HA GUURSAN ( 6 DIGNIIN 😱
17:02
Просмотров 2,1 тыс.
Qofka ugu quruxda badan ||  Amalina || 😊😊
3:19
Просмотров 1,3 тыс.
Aaminaada Kaa Luntay Sidee Uga Soo Kaban Kartaa
8:59
WAA KAN JACAYLKAGA DHABTA AH 👈)
17:14
Просмотров 3,7 тыс.
WAQTIYADA AY QASABKA TAHAY INAA ISKAGA TAGTID👈
16:39
HA-HA-HA-HA 👫 #countryhumans
00:15
Просмотров 3,5 млн