Тёмный
No video :(

"Kuwa Midgaanimada, Takoorka Iyo In Ay I Qabiil Caayaan Ay maskaxdooda Ku Jirto" Xildhibaan Barkhad 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 152 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Опубликовано:

 

28 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 378   
@deganburale147
@deganburale147 2 года назад
زادك الله شرفا ورفعة ❤❤anaga ku jecel xildhiban
@fathmohamed7222
@fathmohamed7222 2 года назад
Masha Allah geesi guul iyo gomonimo Viva barkhad madaxwayiinaha musdaqbalga
@user-or5bp1cx7w
@user-or5bp1cx7w 2 года назад
MashaAİİah brave man Aİİahu Akbar xidhiban sidan xaqq dowr ueh maarkin waİahi somaİi duİmi badanaa
@ahashi7828
@ahashi7828 2 года назад
Asc walaalkay Barkhad never give up Hore u soco intii waxgarad ahi waa ku la jirtaa Iyo rabigii ku abuurtay 🙏🙏🙏
@adammowlid336
@adammowlid336 2 года назад
Asc waryaahe barqadow maa Sha,Allah horta Allaha ku xafido ka gadaalna dadkuse sow Muslim ma ahan muslinimaduna sow wado walaal ma ahan ..Dee ku dheh qofka nassabka ah waa kan Allah ka baqo oo isaga mooyee cidkalena caabudin kaas ayaan nassab ah
@Fatuush-b2j
@Fatuush-b2j 2 года назад
MashaAllah tabaarakaAllah, gob ibnu xalaal ah, xildhibaan Barkhad. Ninkii ku caayaa cay iyo ducfi mudan👏👏💖💕💛
@ayeeyocambaro1671
@ayeeyocambaro1671 2 года назад
Maasha Allah Geesi ma dhibaanoow kudeyda Geesiga idii soo baxey kuna faana cidiina🇸🇴😍 Qofkii eeden dura alle baa amaan marinaya maalin dhow🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍
@amalhassan9391
@amalhassan9391 2 года назад
ninkii hadalaybaa ha iska hadalee barkhada waa hal door insha allaah madaxwaynaha mustaqabalka somaliland guul iyo gobonimo
@nimoali601
@nimoali601 2 года назад
Yes you deserve to be a prime minister guul barqad batuun we ❤ you brother
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 2 года назад
We don’t do prime minister this is not zoomalia
@nuraabdi1534
@nuraabdi1534 2 года назад
Keep going .ina akrAmakum cindalaahi adqakum yaa barkhad
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 года назад
Prime miniser of where?????? Here is Somaliland he could be President,
@fatumanur2227
@fatumanur2227 2 года назад
Midgaan waxa weeyaan qofkii qabyaalad ,xiqdi iyo xaasidnimo qalbigiisa kabuuxdo keep going mudane Batuun
@fill-me-in
@fill-me-in 2 года назад
May be in Somalia but we don't do PM things in Somaliland
@aydarusmohamedxadaari618
@aydarusmohamedxadaari618 2 года назад
Barkhad waa madax waynahayga cirO kadib wllhi Waad u qalanta GuuL wllo Insha’allah Ha u dhag dhigin Geesi🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@aminaahmedmohamud6856
@aminaahmedmohamud6856 2 года назад
Waxaba cayyi katareyso barkhadow insha allah anaga kujecel ❤❤❤❤❤magaca hajiro inta xanunsaneysa haba u jawabin ❤❤❤❤
@hindaguure5427
@hindaguure5427 2 года назад
Saxiix 👍💯💯💯💯👍💪💯❤️ guuuuul wadani
@farhiafarhiamohamed8588
@farhiafarhiamohamed8588 2 года назад
Nin sharci bartey baqimayo ilaa uu dhinto guul iyo gobanimo mudane
@sacdiyomohammeddiiriye8885
@sacdiyomohammeddiiriye8885 2 года назад
Maasha Alah xildhibaan horey usoco cidna ha uga gaban masuliyadada ilah baa kula jiraayo hana u bixin aflagaadada raqiiska ah
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 года назад
Barkhad hore usoco midgasnku caybaa maaha Hadaan laga dhigin insha alaah waad noqon
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 2 года назад
Barkhad Sharaftii oo qof ah mashallah. Waxa layaab ah dhaqankan ee takoorka goorma xeer adag lasoo saaraya
@safialambert3861
@safialambert3861 2 года назад
Geesi machaala bon courage
@cawocumar7711
@cawocumar7711 2 года назад
Allha ku barakeeeyo
@zahrahersi4727
@zahrahersi4727 2 года назад
Allaw ka qabo kuwa dulmaya miskiinkan, inshallah madaxwayne ayaad noqon anaana u horeyn dadka ku doranaya
@rahmaelmi5885
@rahmaelmi5885 2 года назад
Maanshallah tabarakallaah hore usoco allaha ku gargaaro cid wax ka qaadikartaa majirto waa daciif iyo iimaan daro hadhayday dafbadan
@ahashi7828
@ahashi7828 2 года назад
Asc Barkhad waxii laguu doortay iyo Aakhiradaa Ha cabsan insha Allah waxaad tahay Madaxweeynaha Sosocda .
@cabaascabdi6725
@cabaascabdi6725 2 года назад
Ok horay usoco shacabkaga baa ku garan tagane
@mukhtarwarsameyare3799
@mukhtarwarsameyare3799 2 года назад
Barkhad cunsuriyada ka daaya sxb hore u soco
@AbdiqaniAbdisalan
@AbdiqaniAbdisalan 2 года назад
Ninkaan waxkastoo aad samaysaan nin gabanaya maaha ceebkastoo aad latimaadaan waakii sanka kor utaaga. Shacabka moroodijeex codka been been umaysansiin ee waa waxay ka arkeen
@fayzahjamac6913
@fayzahjamac6913 2 года назад
Libaax qabiil wa cudur ,cafimaad ayaan uga baryaya cafimaad. Ilahay waxaad ula tagi camalka. Barkhad walal dhag ha u dhigan ee hore u socow . Gaysi gulayso
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 2 года назад
Maasha Allaah Rabi ha ku ciseeyo Alaan dheeraa tahay walaahey Madaxweynaha mustaqbalka
@ayandahirmohamed1188
@ayandahirmohamed1188 2 года назад
Naga kujecl walalo ha ujoji nin Dhorka xun xun hore usoco
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 года назад
Midgaan cid gaar ah maahee barkhadaw isla xishoo cidna kuma aflagaadaysee waa sidaad sheegtee dhaliisha kursigaa watee ha uqaadan takoor iyo cuqdad iyo qabiil cay xaasha cid aanu kamaqalnay majirtee codka intaa leeg waa lagu siiyee waa laynasab caayayaa kadaa meesha kuma jirtee
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 года назад
Orodo dhagayso buuni markaye is qabteen sidu u caayaye
@ayaanyuusfu1034
@ayaanyuusfu1034 2 года назад
Oky mashala hore usoca
@ahmedadan735
@ahmedadan735 2 года назад
Masha allah
@sheekocaruureed7547
@sheekocaruureed7547 2 года назад
Barkhad nin rageed hore u soco. Waad Gaadhi guul walba oo aad u shaqayso
@selmatiirshe1483
@selmatiirshe1483 2 года назад
Barkhad. nin. rageed. hore. U. Soco.. Waad. Gaadhi. Guul. Walba.oo.aad.u.shaqayso.👍👍👍👍👍👍👍👍👍💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋👏👏👏👏👏
@selmatiirshe1483
@selmatiirshe1483 2 года назад
Geesi. Geesi.
@kaafiyamaxamed3308
@kaafiyamaxamed3308 2 года назад
Barkhad jaamac batuuun alle haku barakeeyo wlloh hamiyadayda waxa ka mida inaan halmaruun kula kulmo
@amaladan5579
@amaladan5579 2 года назад
You have my vote mr president of 🤲💞
@cawilburhaanibraahim1495
@cawilburhaanibraahim1495 2 года назад
Maashaa.allaah xildhibaan.xildhibaanku ciduu udiraayo messages kaa maaha dadkii codka siiyey ee sharafta badnaa laakii wuxuu udirayaa waa dadkii xaasidiinta ahaa ee hareerta heystey iyo hadal xumadoodi oo ugu horeeyo buuni.buuni liq dheh kiinka qadhaadh
@xamseshiineshiinexamse
@xamseshiineshiinexamse 2 года назад
Hore u soco barkhad batun ninkii janada laga wayaa midgaan ah waan ku wataa walalo magacaygu waa xamse shiine
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 2 года назад
Masha Allah
@Queen_amera
@Queen_amera 6 месяцев назад
mashallah guul madhibaanimo❤
@nafissasouleimane8064
@nafissasouleimane8064 2 года назад
Keep going walal
@siciidali4034
@siciidali4034 2 года назад
Waar ninkan madaxweyne ayaanu ku wadnaa ee ka dhamada cayayaanka somaliland anagaa siinay codka raali ayaanu ka nahay nooloow sxb somalilander dhab ah
@cabdilaahimcawad
@cabdilaahimcawad 2 года назад
MADAXWEYNAHA MUSTAQBALKA EE SOMALILAND, BARKHAD BATUUN ILLAAHAY HAYNA GAADHSIIYO HANA KU XAFIDO INSHA ALLAAH, WELIGOODBA IYAGU CAY HA KA DHIGAAN CAY HA MOODAAN, MIDGAANSE CAY MAAHA,
@salmaaxmed7420
@salmaaxmed7420 2 года назад
Waan rajaynayaa inaad madax weyne aad noqoto MashaaAllah
@Faisaaweys
@Faisaaweys 2 года назад
Mansha Allah guuleyso
@hamzayouareawesome253
@hamzayouareawesome253 2 года назад
Maansha Allaah horay usoco afkooda iyo ishooda Allaah ha kaaxafido iyagaa guna caba dacarta midgaan waa midka aan iimaan laheen isku xishooda!!!!!! Inanka dhaafa cunsuriyaal baad tihiin!!!
@yaasirsharaf3564
@yaasirsharaf3564 2 года назад
Masha a a lh guuul barkhad insha a a lh
@fathiaabdi7300
@fathiaabdi7300 2 года назад
Wonderful man 👨 👍🙏
@superfun1819
@superfun1819 2 года назад
Guuleeso barkhad.dadkaa kuyasayaa waa dad aqoon lahee Midgaan waxaa ah ninkaa dadkisu oo meelkasta kunool RABBA IN AAY GO AAN MIDGAAN WAXAA AH DAD AAN RAABIN LAANDER DADKAA HOS ORDISIIYA Khatuma state of Somalia
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 2 года назад
Allah kuxafido Nin muslinah bad Tahay
@abdulahiguran4622
@abdulahiguran4622 2 года назад
Thank you so much
@nasriinmubarak2729
@nasriinmubarak2729 2 года назад
Hore u soco nasab waxa ah Allah kuu raali ka noqdo niyad jab ha muujinin waa arrinka keenay in la idinku bahdilo
@mubarikcisman9525
@mubarikcisman9525 2 года назад
Geesi.....go aaansaday...in shacbiga daranyeysan...u hadlo...hore usoo xildhibaan...
@saudaismail5751
@saudaismail5751 2 года назад
Hore u soco hulyey
@mahamoudbarre4613
@mahamoudbarre4613 2 года назад
Well done. Xildhibaan gobonimo
@hamsecabdiwali9310
@hamsecabdiwali9310 2 года назад
Xildhibaan waad uqalantaa madaxwayne wlhi Waanad noqon doontaa insha allhhh🤲🙏🙏🙏❤
@maguled
@maguled 2 года назад
Wiil, saasaa la rabaa, ha u joojin jaahiliinta Barkhadow.
@qadroahmed4255
@qadroahmed4255 2 года назад
Insha alaah guul ayaan kuu rajeynayaa
@mahdibmou3279
@mahdibmou3279 2 года назад
ha johin barkhadow horey u soco
@abdulkadirmusa3666
@abdulkadirmusa3666 2 года назад
Waxaan leeyahay kuwa qof muslimah oo la af ah oola diina kutakoora qabiolkiisa ilaahaay xagiisa laidinka taoor oo idinkoo duleeysan godka gala Aamin Aamin Aamin inshalaah
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 2 года назад
Allah hasoo hadeeyo inta bilaa caqliga ah ee sidaa u fekeraysa
@pp-oz4ci
@pp-oz4ci 2 года назад
Muwadinka sharafta leh ilahay haka dhigo ruxi Aan waxba unoqon dulmi kasta oo loo gaysto insha allah🥰from sacad muse✋
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 2 года назад
He is My MADHIBAAN HERO, LONGER LIVE for MADHIBAAN
@haronahmed8299
@haronahmed8299 2 года назад
You mean he is midgaan ...! He is quite fool who became parliamentary in order to marry other tribes ladies is midgaan if he is exceeds his borders and tries to marry other ladies .
@haldoorw
@haldoorw 2 года назад
@@haronahmed8299 Hooyada u tago weydi Midgaan wuxuu yhy Adiga oo futo ku xaar la ah In dad kaa qiimo iyo karti badan Midgaan la soo istaagto Waa ayaan darada haysata dhasha bucur baceyr kula yaabi mayno
@haronahmed8299
@haronahmed8299 2 года назад
@@haldoorw anigoon cid waydiin midgaanku waa kaa adigoo sidaada ah ee edabta daran ee hooyooyinka ku caraa caydooda. Maqaamka adigaa is dhigay ee anigu kamaan dhigin we ku qanac waxaad tahay midgaanow
@haronahmed8299
@haronahmed8299 2 года назад
@@haldoorw futon iyo xaar laguraa waa shahada midgaanow inaad bucur bacayr ka soo jeedana qirtay ee maxaad ku diiday oo uga xumaan midgaanimadaada? Maniga mafiiqda ku dhibay adigaa danmoodaye. Mana madex kumaray inasd muus iyo maqas u sidato?
@xasancabdimaxamed2397
@xasancabdimaxamed2397 2 года назад
@@haronahmed8299 waxa siyaad bare idiin wasi jiray ayaa taas ah dhiloland
@sahrafarah2107
@sahrafarah2107 2 года назад
Waa sax raag dadk. Kulaynaaya
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 2 года назад
XILDHIBAN BARKHAD DESERVES TO BE PRESIDENT REALLY DONT WORRY WHAT THEY SAYING THE EDIETS KEEP UP 🤧 👍
@saidbunka7485
@saidbunka7485 2 года назад
Sxb waxaa cilenaa kuwa muqdisho kunool eh ReeeeR hargesa waah cusuri weye hadi aanahay muqdidho waxaa heena duubbe iyo mareye iyo C xaashi oh dhaan
@haronahmed8299
@haronahmed8299 2 года назад
You made him your president and let him marry your sister if you are confidently believing he deserved all what you said. I'm quite sure you are not ready to make him to marry your sister but you hiding your face in the sand like the ostrich. All these things batuun is doing to marry other tribes ladies . He is midgaan and he will remain forever midgaan because his tribe and he is trying to get out of his clothes and wear other clothes. This guy is useless liar.
@khadarahmed9586
@khadarahmed9586 2 года назад
War wax midgaan ladhaha majirto harusoco muwadin dhaladadtahay don't give up ushaqay umadada shacabkada kudoortay iyagan qabiilku eegayn ku eegaya shiqsinimada iyo muwadinimada horusoco sxb
@ahmedomer4953
@ahmedomer4953 2 года назад
Dee adiguna iskada Hablaha kuu ololeeyay ee aad xafiiskii ololahaaga aad ku dhex fara xumaynayso Oo isku xishoo 🤭🤫🤔
@itsme-rs8tq
@itsme-rs8tq 2 года назад
Kkkkkkkkkk
@saudaismail5751
@saudaismail5751 2 года назад
Masha Allah waa codkar yaa gaadhi. Kara hore usoco
@kadijaali7014
@kadijaali7014 2 года назад
Mashallah mashallah Mashallah
@monasaid4575
@monasaid4575 2 года назад
Mashaa alaah xildhibaan horay usco
@smmsscaarale7603
@smmsscaarale7603 2 года назад
Insha allah
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 2 года назад
Barkhad batuun Illahey haku jeclaado
@khadrayussuf4388
@khadrayussuf4388 2 года назад
Gulayso. Walal
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 2 года назад
Xildhibaankayga Qaranka Barkhad Jaamac Batuun Hore U Soco , Adaa Igumatala Baarlamaanka .
@osmanmaxamud3595
@osmanmaxamud3595 2 года назад
Masha allh xildhiban horay usoco allha ku sharfo
@ah5023
@ah5023 2 года назад
BARKHAD BATUUN DHEG HOW JELAQSIIN DADKA DACIIFKA EE XANUNSAN WADDANI DHABA TAHAY DALKAGA IYO DADKA U SHAQEE INSHALLAH ILLAHAY HA KU RUMEYO HAMIGAGA WAD NOQON MADAWEYNAHA SOMALILAND MAR DHOW ILLAHAY IDANKIIS INSHALLAH GUUUUUUULAYSO BARKHAD BATUUN 🙌🏿👍🤩😁😁🤗
@rodahussien1993
@rodahussien1993 2 года назад
Waxmagaratada hawjoojin Allah garabkaaga hagalo
@fadumoismail1726
@fadumoismail1726 2 года назад
Mashaa allaah hore u soco
@rahiimamuuse5469
@rahiimamuuse5469 2 года назад
horta waa laga fiicnyahay inaad dhahdo qabiilkayga laygu caayay iyo dadbaa i haysata anba sidana lay leeyahay waxa dhacaya dhagaha ka daboolo oo meesha danbaad u timidaye dantaada ku mashquul hana u jawabin qof wax ka sheegay adoo og adigu waxaad tahay hore u soco xilibaan barkhad
@abdideeq1843
@abdideeq1843 6 месяцев назад
Insha Allah bro waad u qalanta madaxwayne
@kassimare8048
@kassimare8048 2 года назад
Barkhaad afkaagu ismamaqlo askari ayaad ka hadleysa wadigii askariga kula dagalamaay golaha benale ayaad tahaay edebta oyo uqdaad ayaa kuguu jirta
@samirafayax9338
@samirafayax9338 2 года назад
Insha.allaaah
@ubahcabdulahi8039
@ubahcabdulahi8039 2 года назад
inshallah
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 года назад
Walahi waxan u arkaa inaad kaa sharaf badantaaye tuug badan oo xishodki iyo akhlaqdiba kaa tagaye halkaa kaa wad god job barkhad amaa adiga amaa inaa mooge ayaa inshalah madaxwayena mustaqabalka noqon donaa intaa ilahaye caqli iyo cilmi siiyaaye waaye arkaan meeshu sidaye musqmasaq iyo qabyaaladi u dishaye
@daadaaaminhoussein9754
@daadaaaminhoussein9754 2 года назад
Guul iyo gobonimo
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 года назад
Su'aashu taas maaha barkhadoow walaal tu gear ah baa lagu waydiiyay qabiilkaaga lagama hadal lamana soo hadal qaadin adigaa card-kaa qabiilka iyo midgaanimaa laygu haystaa ciyaaraya, Dadka ha ka abaal Darin adigu wax ismaad barin, Dad baa ILAAHAY kuu diray walaaladaaya oo hebelo leh oo halkaa ku soo gaadhsiiyay oon reerkiina ahayn Bal horta wax iskula hadh hadii waa midgaan lagu leeyahay halkaa maad gaadheen oo Shan NIN oo isaaqa oo hargeysa u dhashay may hadheen oo adigu maad soo baxdeen jooji card-kaa xun eed ciyaarayso marka lagula ciyaarana cabaadi doonto. Reerkiinana kuma soo Saarine bulshadaas reer Somaliland baa intay raggoodii ka tageen ku doortay waliba codka ugu badan qoladaa ku dheeraynayso ee hay'adahay Madaxweyne Muuse biixi ka hor qaar madax ka ahaayeen ee ay aasaaseenba aad ku bartilmaameedsanaysid ayaa codka ugu badan ku siiyay markay ku siinayeena nimaad tahay uun baad ahayd. Hab-dhaqan kalaa Laga hadlay taa ka jawaab meelo kale haysku qaadine
@laylaali3024
@laylaali3024 2 года назад
Haa wllo hadalkaasi been maaha
@zaynib4299
@zaynib4299 2 года назад
Lagama filayn hadalka wuu badhaasuqay
@raxmorooxi7330
@raxmorooxi7330 2 года назад
الله يحقق لك كل أحلامك
@adamjumale4871
@adamjumale4871 2 года назад
Mr barkhad come to mogadishu please, you will be president of Somalia, 2022_2026.
@Hawd74.
@Hawd74. 2 года назад
Manshala geesi geesi
@museadan9335
@museadan9335 2 года назад
Xildhiban! damer aad korkiisa sarantahay dhuusadiisu waxba ka qadinayso! Guuleyso Xildhiban
@najahdarajo4689
@najahdarajo4689 2 года назад
Go forward brother cadawgaaga haw jabin Barkhad Halyey baad tahay Cid wax ka Qaadaysana majirto jir oo joog Brother
@adnanasir6848
@adnanasir6848 2 года назад
Qof wanaagu biyo dhigay kuma gaadhayaan kuwa kusoo cayayaa gobanimo iyo geesinimo inay kusii siinayaan ma oga guul 🥰 Inashaa Allah
@cartancartan8452
@cartancartan8452 2 года назад
guulayso
@abdirahmanibrahim8416
@abdirahmanibrahim8416 2 года назад
Waanu ku baranay barkhadoow
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 2 года назад
Nacaskani wax wareysanaya xaguu ka keenay xildhibaane,waar meeshu miyaanay tifaftire lahayn,kan batuuna ujeedka ma radio garisa ayuu ka bartay
@deqaabdikadir4486
@deqaabdikadir4486 2 года назад
Xildhiban xasidkaga ha jabo
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 года назад
Macah alah guul somaliland
@deeqoahmed4939
@deeqoahmed4939 2 года назад
Gobaad tahay e Allah swt hakuu rumeeyo hankaaga hana na tuso adoo madaxweynaha wadanka ah bi'idnilaahi kareem isha Allah. Waxay rabaan in ay ku xajiimeeyaane iyaga gundahooda ilaahay haka siiyo mid dagdaga
@deeqaxasan9325
@deeqaxasan9325 2 года назад
Guuleyso walalkeyga
@halganofficial3411
@halganofficial3411 2 года назад
Ilaahay hakaa qabto
@shaficihamze5739
@shaficihamze5739 2 года назад
Masha allh xildhiban waxad tahay halyey qaran tana waxa cadeyn u uha codkii aad ka heshay walalahaga ret somaliland iyago qabil walba leh tasana kutu seysa in lagu jecel yahay ina gumedada ku aflagadeynaya iyaga ah waxey kugu shegayan e how niyad jabin anaga kula jirna hore usoco sxb
@captainmaajid8317
@captainmaajid8317 2 года назад
Dadka lama yaso barkhad is legend wllahi
@khadanabdirahman8869
@khadanabdirahman8869 Год назад
Manshallah tabarakallah Alle Haku xafido inshallah wu istahila inu u qalmo madaxda Alle Haku sahlo anigu waxan amisanay qofkta o lacayo inu guul gadho walhi Wana huba tas u gulaysan inshallah hore u soco gulayso dadka ku cayayana waxba ka qadi mayan qofktaba rabi aya xisabin dona wax laka dheryahay ma jiran Allow khatumada khair nogu khatin ya Allah
@ifrahismail6794
@ifrahismail6794 2 года назад
Mashaa Allah geesi hooyo I lahay ha ku garab galo
@nooraadanmaxamud9434
@nooraadanmaxamud9434 Год назад
MAASH ALLAAH HAMBALIYO
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 года назад
Quruxdii Ragga oo Nin ah
@nkm3449
@nkm3449 2 года назад
Barkhadow sidaa caroog ku noqon maysid ee umadii ku soo dooratay qor dablel ha ka dhex shidan.
@hassannoor7937
@hassannoor7937 2 года назад
❤❤❤ dumashigay qaali ah sodhawoow
Далее
Can You Bend This Bar?
01:00
Просмотров 4,7 млн