Тёмный

Labadaan Eye serum iyo waxyaabaha lagu marsan karin iyo waxay qabtaan dhameeso fidiyoowga👈faido wcn 

nasriin Official
Подписаться 36 тыс.
Просмотров 1,8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 июл 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 12   
@nyg1162
@nyg1162 9 месяцев назад
Masha Allah, thanks sis♥️
@sabariinnuuraxmed8898
@sabariinnuuraxmed8898 Год назад
M.a
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Год назад
Soo badi sis please skincare. Xarafka y maxaad kawadaa english ama somali ku sheeg please.
@ikistar2255
@ikistar2255 Год назад
Abyo Waxa kala soo hadlay Snapchat Waxan ahay gabar usocdo boroses wadanka jogto ah maxaa iigula talin lahed isoo jwb Aniga iyo 5carur ab
@Annuu-wu7es
@Annuu-wu7es Год назад
Abyo magaceeda soo qor please
@NimcoDahir-iv8qk
@NimcoDahir-iv8qk Год назад
Asc wll seromk niacinamide fa idada eyledahay wll daldaloka wajiga maxay katarta wll
@KeyfMahamed-tp2id
@KeyfMahamed-tp2id Год назад
Maa nooga faaideysid xbbty waxybaha lagu isticmali io waxyabaha aan lagugu isticmali karin sawiradoda thnks
@umuahmed4253
@umuahmed4253 Год назад
Abyo qof aan xasaasiyad lahayn haarana leh tee ufiican aad kula talinaysaa
@saidoadanmohamed3499
@saidoadanmohamed3499 Год назад
Asc walal waxan ku weydiinaa qof Eucerin kareemadeda is ticmaalaayo ordinary ma isticmaali karaa yaasa ufiiican qof ka haaraha qabo labada shirkadba adiga ayaa kaamaqlay adigo sharaxaayo aniga haaro ayaan qabaa marka wax un talo ah iga sii adigo mahad San ❤
@umuahmed4253
@umuahmed4253 Год назад
Waan sugaynaa team haaraha hadaa nahay
@saidoadanmohamed3499
@saidoadanmohamed3499 Год назад
Wall su aasheyda mafahmin Ayaan maleynaa
@fosiyamaday6439
@fosiyamaday6439 Год назад
Asc abayo inaa kula so xiriiro aya raba nabarkada ma i sii kartaa adiga oo iga raali ah waxa wax ka wee dinaa Caremark?
Далее
Simple Night rautine with my kids nasriinOfficial
12:02
Vlogii ogu horeeyay ee Niederlande by@nasriinofficial
9:10