Тёмный

LABADIINA YAA MIDKA KALE SIFIICAN UYAQAANA DIRISLE & ASHWAQ// Who Knows Who Better? 

Ashwaq Siraji
Подписаться 73 тыс.
Просмотров 72 тыс.
50% 1

Welcome To My RU-vid Channel

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 332   
@Rayaan277
@Rayaan277 7 месяцев назад
Kusaliya rasuulkeena scw ❤❤❤
@MuniiraMaandeeq
@MuniiraMaandeeq 7 месяцев назад
Ha lagu saliyo nabigeena
@zamzamhasan1837
@zamzamhasan1837 7 месяцев назад
Scw❤❤❤
@Duunioquruxchallenge
@Duunioquruxchallenge 7 месяцев назад
Ku salin nabigena muhammad scw scw wllo ku salin rasuulkena scw scw❤❤❤
@ummufatima-hu6nm
@ummufatima-hu6nm 7 месяцев назад
wll is astur saan qurux iyo style ma aha waa ceyb wlhi ilaahay dartiis isku astur ogow qurixi waa diin
@user-qr7ds4li7u
@user-qr7ds4li7u 7 месяцев назад
Haa wllhi hata ay u soqori rabay abyo illhay ka cabso
@razak1430
@razak1430 7 месяцев назад
waa sax ashwaaq surwaalkaan jeex jeexan iga cun
@user-cf6qb3vy5h
@user-cf6qb3vy5h 7 месяцев назад
Sax wll hadaan uso qorayay walahi is astur wll qurixi waa dine
@mariaali7281
@mariaali7281 7 месяцев назад
Subxaana Allah madax wadaboshey hostina qawisey walaashey Allah kacabso 😢😢😢
@user-xk2zr8bw6q
@user-xk2zr8bw6q 7 месяцев назад
ilaahay mataqaanid miyaa.aniga waa taageeraa laakiin fool xumadaa makugu fiirsan karo AAKHIRO INEY KAA DANBEYSA HA ILOOBI PRETTY❤❤RAG BAA KU AG FADHIYA DHÀRKA QAA WAN MA FIICNA❤❤
@maryammaxamud5717
@maryammaxamud5717 7 месяцев назад
walaal is astur waxan wa addunye❤
@sahradaahir5204
@sahradaahir5204 7 месяцев назад
Asc Walshayeeey Waxaadtahy Qof Aan Ilahy Dirtiii U Jecelahy Xaqiiiqdii Waxaadtahy Qof Aaad U Wanaagsan Oo Cilmi Badn hun Macan Waxaaan Ku Leeyahy Ilahy Wax Uu Ku Siiyay Qurux Aad Iyo Aaad U Balaadhn Dhan Waliba Hun jidhkaagaa Quruxda Badaan Ee Uu Ilahy Ku Siiyaa Asturo Oo Dhar Wanaagsan Xidho Quruxdeeenuna Waaa Xijaaabka Walshy Macaaaan Ilahy Ayaaan Kugu dhaarsheee Ha Xidhn Dharkan Oo Kale ❤❤❤❤
@Anshax___x77
@Anshax___x77 7 месяцев назад
Na wll is astur oo xishoo Sidan qurux iyo diinba mahane 👍
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 7 месяцев назад
Bisinka naa is astur 😢
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 7 месяцев назад
Gabadhan waxan kula talin laha waxan WA aduunyo wad Ka tagaysa cawradada Astura wlshay 😮😮😢
@XakoMuktar
@XakoMuktar 7 месяцев назад
Haddi aad guul rabtid is astur abaayo
@user-en7xr3kw2d
@user-en7xr3kw2d 7 месяцев назад
Legend ❤
@abdirizak6399
@abdirizak6399 7 месяцев назад
wll is astur saan qurux iyo style ma aha waa ceyb wlhi ilaahay dartiis isku astur ogow qurixi waa diin waan kaala laabtay anigu by
@Maxaed1000
@Maxaed1000 7 месяцев назад
Rabigii ku abuurtay ka baq aakhiro iyo xisaabtan ayaa danbeeyo
@nasrajaamac3224
@nasrajaamac3224 7 месяцев назад
Naaa hooostan naga qari inatad is leedahy isteyl iska dhig bad isqaaawise😢😂
@Havvahaji
@Havvahaji 7 месяцев назад
Ceebey tacaal abyo qarso cawradada waxan wa adunyo😢😢
@HindaMohed-es6ek
@HindaMohed-es6ek 7 месяцев назад
Waan kutagera walshy lakin bye uma bogin labiskan iyo surwelkan bye waxan waa aduun birina waa aakhiro eebye is astur teeda kale diintaada dhowr abaayo anigu is astur baan kugula dardaarmi lahaa waxaan aad dhex fadhido waa rag ee xishood bye mcn oo is astur waan kutaageera walshy ee bye diintaada dhawr iyo qiimaha gabarnimadaada illaaheey hakudhowre
@shamsaabdi3824
@shamsaabdi3824 7 месяцев назад
Subxana Allah afrika iyo sidanaa
@user-xn9cf1tp6m
@user-xn9cf1tp6m 7 месяцев назад
Subaxnalh naa is astur
@maxamedmuuse8673
@maxamedmuuse8673 7 месяцев назад
Inta og in uu darisle jecel yhy ashwaq so yaaca 😂
@saabiriin342
@saabiriin342 7 месяцев назад
Ma jeclo waayo wuu Asturan lahaa😂
@Havvahaji
@Havvahaji 7 месяцев назад
Vediogan ka saar abyo wad qawantahaye is astur😢😢
@axmedfaizal
@axmedfaizal 7 месяцев назад
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينما بالخير
@umuayman8363
@umuayman8363 7 месяцев назад
naa wll nolashan dhal dhalalkedu yuna ku qaldin asturnanta ku dadal
@iissa7685
@iissa7685 7 месяцев назад
Ishwaq ..walal Naga daa dee.. Jeans ma ey baa kaa cunay.. Bisinka inanta ha la xirxiro Hadii kale Ilayn waanu u hanwaynahaye..no offense.
@canabhassan7286
@canabhassan7286 7 месяцев назад
Waawarey Ashwaq qawanaan bareer
@asmaxasan2492
@asmaxasan2492 7 месяцев назад
Rabiga ka cabso oo is astuur wllo
@user-jq7uo9bn5m
@user-jq7uo9bn5m 7 месяцев назад
Wlashey please 🙏 is astur
@ardoluul1581
@ardoluul1581 7 месяцев назад
Is astuur wlll
@abdulahimahammed6720
@abdulahimahammed6720 7 месяцев назад
kamirada ayaa meel qaldan ladhigay
@mahadbashiir7753
@mahadbashiir7753 7 месяцев назад
Waligaaba is-qaawi Alle xagiisa waad u laabo Doonta.
@bashkirtech
@bashkirtech 7 месяцев назад
Naagtan maalmahan dambe way kasoo darysaa, in ay is qaawiso keentay bee
@nafiisanalka4319
@nafiisanalka4319 7 месяцев назад
Ingaa kawaley oo dhahy waa quruxonthy😅😅
@Abdalladaldhis
@Abdalladaldhis 7 месяцев назад
Asc walal ishwaq Alle ka cabso adduunyo waxaan ka nahay safar, safarkuna sahay buu rabaa shaydaamada xumaanta yey kugu riixin walaal mahadsanid.
@BukhaariShankar
@BukhaariShankar 7 месяцев назад
surweel another level Qabtaa 😂 mid kan mid kasiii khafiif san soo xiro next videio😅
@maxamedibnuxasan2852
@maxamedibnuxasan2852 7 месяцев назад
😂😂😂😂
@anabgele9046
@anabgele9046 7 месяцев назад
Wlshy is astur max waya qawnidn ilhy darti isku astur ilhy u ku qurxiye handn u awdo inu ka qado
@NuraAbdi-nh4rs
@NuraAbdi-nh4rs 7 месяцев назад
Wll xaga hoose asturo
@safiachannel6050
@safiachannel6050 7 месяцев назад
SubhanaAllah Allow na'astur😔
@haifayusuf9826
@haifayusuf9826 7 месяцев назад
Finally she has a yotube channel 🥺
@abdiaziizabdullahi2460
@abdiaziizabdullahi2460 7 месяцев назад
Subhannalllah dee walalo is astur
@cabdullaahicabduqaadir1667
@cabdullaahicabduqaadir1667 7 месяцев назад
Squid game 😮😮😮hdaa tahy gabadhi taxanaha squid game tarjumaysay oo makarofanka kadhax hadlysy 2021 😂 love iisaar qrxey
@MahamoudSulub
@MahamoudSulub 7 месяцев назад
War zxp darisle isoo qapo sipaan kuu tageraa zxp wllhi azhwaaq zidoo kale halpa ima dhaafo video yawyadina❤❤
@calixasan2011
@calixasan2011 7 месяцев назад
Asc abyo waxtahay gadhan wangsan waan ku tageera lkin wlshay mcn is asduura
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 7 месяцев назад
Is astur waxa hubaal ah inaad wax weyn xaqiijisay.
@muhidinabdi1710
@muhidinabdi1710 7 месяцев назад
Kalay somalidan videoga inta ay so dhigin ka hor Ma dawadan miya Mise way is ka so dhigan🙏🙏
@samsamdheeg7666
@samsamdheeg7666 7 месяцев назад
Xooga wlloh mayryoh hagaagsan xidhoh wlloh madixii waa qarisay hoostina waa qawisay
@mohaxasn335
@mohaxasn335 7 месяцев назад
Wll is astur beri waa dhimineysa wll qosol aakhiro mayalo shallaay wee danbesa
@Zuheyb102
@Zuheyb102 7 месяцев назад
Indhahaygu akhlaaq xuma tinta video gu dhamaanayay meel kale ay hayeen inta ila mida 👍😂😂😂
@Haashim823
@Haashim823 7 месяцев назад
Wlshey pls is astur oo kafogow wax kasta oo ceeb ku keeni karo
@MahdiFarah-b7i
@MahdiFarah-b7i 7 месяцев назад
Inta wax aragtay gacanta taaga❤😂🎉
@mohamedhussein3473
@mohamedhussein3473 7 месяцев назад
🤦‍♂️
@zakiYaano1
@zakiYaano1 7 месяцев назад
☝️
@MahdiFarah-b7i
@MahdiFarah-b7i 7 месяцев назад
@@zakiYaano1 hello
@abshirkhadar2278
@abshirkhadar2278 7 месяцев назад
Wll is astur oo surwalka inagadaa wuudildilaacanyahayee
@AbdallaIsmail-y9b
@AbdallaIsmail-y9b 7 месяцев назад
Subxana allah 😱 Abayo Is astur
@ramlajei5674
@ramlajei5674 7 месяцев назад
Walaley is astur 😢adun walaga tagi illahayow naso wada hanuni
@xamdaaxmedmaxamed2669
@xamdaaxmedmaxamed2669 7 месяцев назад
walal is astur ilaahay hayna asturo dhamaanteenba
@abdi.hissseinali3368
@abdi.hissseinali3368 7 месяцев назад
To more views is qaawi miyaa Is astur. Bismilaah
@abdinabby6340
@abdinabby6340 7 месяцев назад
Naa is astur tani waa aduunyee
@Ismina.m.im.i
@Ismina.m.im.i 7 месяцев назад
My name is Amina Omar Ahmed 😊
@ahmeddeeq4430
@ahmeddeeq4430 7 месяцев назад
Good name
@MichelbastosBastos-kc5mj
@MichelbastosBastos-kc5mj 7 месяцев назад
my Yasser omar ali!!!# amina sister
@gediosoble
@gediosoble 7 месяцев назад
Maxa naga galay marka
@Zahra-in5jj2qt7d
@Zahra-in5jj2qt7d 7 месяцев назад
Dirisle hooyadiis maa tahay😂
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 7 месяцев назад
Good introduction 😅
@XasanIbrahim-b2f
@XasanIbrahim-b2f 7 месяцев назад
Dirisle abdi big lajan
@Realman1430
@Realman1430 7 месяцев назад
Wixi casirki laguguarka cishi lagugucaya waxan wa adunyo isastur walashey😊
@FathiaaliAbdilahi
@FathiaaliAbdilahi 7 месяцев назад
Quruxeey waan ku taagera lakin is qari xishoo
@susancusman1596
@susancusman1596 7 месяцев назад
Naagtan gadaal ka ilbaxysaa u daraan,, maanta wa aduunyo barinaa waa aakhiiro wadku inuu ku soo jiro ma ogiid sister ilahaaga ka cabso
@kiinisse8338
@kiinisse8338 7 месяцев назад
Walal is astur ilahay ka baq😢😢😊
@SharifMuse-s5i
@SharifMuse-s5i 7 месяцев назад
CEEB CEEB CEEB!!! War is aatur
@AwoSaleban-en1ke
@AwoSaleban-en1ke 7 месяцев назад
Wll is astur waxaa tahey naag qurux badan
@Zudayshabiib
@Zudayshabiib 7 месяцев назад
0:52
@fum9560
@fum9560 7 месяцев назад
Very beautiful couple, hurry up where’s the engagement party 🎊🎉🎈
@ShukriAbdiqadir-tr3bs
@ShukriAbdiqadir-tr3bs 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bilehproflms1389
@bilehproflms1389 7 месяцев назад
Way qaawantahay😮😮
@hapoonmohamed2566
@hapoonmohamed2566 7 месяцев назад
Ashwaq dagan habiibti farxad iigu nooloow lkn fadlan quruxdaa badan inoo qari illahay dartii
@user-sv2ci4cx5f
@user-sv2ci4cx5f 7 месяцев назад
Siiil mcn❤❤❤❤
@abdirahmansabca2228
@abdirahmansabca2228 7 месяцев назад
Wuxuu dirisle ku wada maantu ku yidhi surwaalka miya wll ma saasa wll innaga ilaahi i ❤❤❤
@MaxamedIbrahim4669
@MaxamedIbrahim4669 7 месяцев назад
🤩😍😮Masha allah👌👍👏🥰🎉💯👑😚
@alexandereid6158
@alexandereid6158 7 месяцев назад
Dirisle kuuma qalmo huuno
@Ranaa237
@Ranaa237 7 месяцев назад
Ishwaaq Plz dirisle brank ku soo sameey ❤😊
@user-xn9cf1tp6m
@user-xn9cf1tp6m 7 месяцев назад
Idirls tani naag ma ku aha
@AbdirizackMuhumed-te8ex
@AbdirizackMuhumed-te8ex 7 месяцев назад
TEAM WASHAMSI SHAQADIINA WAAD ILAAWDEEN MIYA HAYEEY
@hibamohammed9944
@hibamohammed9944 7 месяцев назад
Naa is astur maxaad ninka bowdayahaga ka tuseysaa wah 😅
@user-hl2ri6ff4w
@user-hl2ri6ff4w 7 месяцев назад
Waa naag wiilka siwasli ah ujecel
@nafiisanalka4319
@nafiisanalka4319 7 месяцев назад
Soamlida marka la idha wad qurxonthy maryah ayey tuurtaan milion baa kawurux badan anu qurux kuguma arag quruxdu waaa asdurnaanta
@m.sr.cabdala3517
@m.sr.cabdala3517 7 месяцев назад
Is astur, wllshey
@MohammadSaed-l3m
@MohammadSaed-l3m 7 месяцев назад
Masha Allah ashwaq iyo indirsle ❤❤❤❤
@zackmediaproduction7245
@zackmediaproduction7245 7 месяцев назад
😢😢😢😅isatur wadqaantahay macaan amaandilaali😂😂❤
@maysanquen873
@maysanquen873 7 месяцев назад
Gabadh quruxdedo waa xijab is astur wll saan qurux maha kan kula fadhiya damir lawe waaye😮
@5iirlaayneuw55
@5iirlaayneuw55 7 месяцев назад
Ashwaaq qurux ❤❤❤❤❤🎉
@AbdilahiIbrahim-sf3fo
@AbdilahiIbrahim-sf3fo 7 месяцев назад
Ina ilah waa ina ilahi rajicun ishwaq manta ma so qawisatay qayb ka mid ah jidhkaga miya social media kentay 😢
@nashaadAlli
@nashaadAlli 7 месяцев назад
Oh wlh iswaqeyy isku mar dhaLanayy ana 4,4 aYaaan dhashayyy❤
@AsmamohmadBarkhad
@AsmamohmadBarkhad 7 месяцев назад
Bisinka ilhaay ka baq oo is astur waa aduunye bal sidaad wiil ku agjoogto fiiri qabri ka danbeeye sidan ma ilbaxbaa😊
@Munacadeeyqoraxeey
@Munacadeeyqoraxeey 7 месяцев назад
Wll illahay ka baq oo is astur please 🙏
@mohamedbooyaax6391
@mohamedbooyaax6391 7 месяцев назад
Subxaan Allah see camal bahalkii ayaaba la soo qaawiyeye
@munaliizamohamed6508
@munaliizamohamed6508 7 месяцев назад
Halkaa daloosha ma jidhkeedii baaaa imika😢 xishoodkii meeee
@AbdirahmanYousuf-ru4id
@AbdirahmanYousuf-ru4id 7 месяцев назад
Is astur sister sidan melaha qurux ayaa uhaysTaye ilhy ka cabso😢
@faysaldheere4137
@faysaldheere4137 7 месяцев назад
Video Muxuu ka hadlaayey Meel kalaa Fiirinayee Subxanallah Soo badi Ishwaaq meel kalaa Fiirinaye Danbigana adigaa qaadaya
@mubarikmedia6471
@mubarikmedia6471 7 месяцев назад
Is astur nio
@LAANDHEERE360
@LAANDHEERE360 7 месяцев назад
Waa maxey sidani wlle agah hoosta eeg waad qaawantahee agah jiimis maxaa waaye ilaahey ka baq wlle
@roododagsn-gr7xu
@roododagsn-gr7xu 7 месяцев назад
Dadka qarkod qawananshaha tolow ma hormar bay uqaban subxanallah
@muhidinabdi1710
@muhidinabdi1710 7 месяцев назад
Darislow Magac degan iyo sharaf tisa no ilali nag dhaqan xuna naga ilaali
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 7 месяцев назад
Is astur wll
@emariamabdi4243
@emariamabdi4243 7 месяцев назад
Surwalka jeexjeexan xataa nimanka ayay xata cowra ku tahay
@ForestChannel-ip7vd
@ForestChannel-ip7vd 7 месяцев назад
Is astur.walal qali ashwaq
@MaLikaAxmed
@MaLikaAxmed 7 месяцев назад
Wllo ashwaaq is Astur Caanimada Si qalad ah Howga Faaidaysan Sowdigii gabdh Fcn Ahaa waa Maxay qaawanidu inTaad AsturanTahaa Lagu jecL yahay ee iska badaL dabeecadan Cusub is astur wllo Plz wllshaa ka Yar ahay FadLan iga maqaL hadaLkayga hnO 🙏
@zakirboss143
@zakirboss143 7 месяцев назад
surwaaladan aanu suuqa ka lanahyba iyaga xidhan. Asturadu waa diin Astaan weeye aadmiga Aadminimadiisa qeexoo Ku qiyaasa heerku Allahii ka taaganyey ,, .. ,,
@Joogtayn
@Joogtayn 7 месяцев назад
Jawi cusub 😂
@nasrafaarah7876
@nasrafaarah7876 7 месяцев назад
walaal sidan waa dhaqan xumo cawradaadii ayaa banaanka taala ee sidan isku dhaan bisinkee
Далее
KHADAR KEYOW YES OR NO // HABOON OO KA HADASHAY DOOQEDA
15:16