Тёмный

LACAGTAADA KA SHAQAYSII - PUT YOUR MONEY TO WORK 

Zakariye Abdullahi Ali
Подписаться 170 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Halkan gado PDF ka greenhouse ka
payhip.com/b/s...
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/...

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 228   
@hassandj133
@hassandj133 2 года назад
Walaal somaligaagu waa nadiif, waa xadhanyahay Hal kalmad oo qalad kuma daraysid Masha Allah
@sultanmostafa5483
@sultanmostafa5483 2 года назад
Ma garan karo wllo Zakariye si aan kuugu mahad naqo, runtii abaal badan ayaad igu leedahay inshaa'Allaah kuwii wakhtigu kulmiyo wax badanna is weydaarsada Alle ha innaga dhigo. Mahadsanid Mudane Zakriye Meel aad u fogna waan ka soo raacay Chanelkeennan waxtarka badan leh.
@zamhaj8295
@zamhaj8295 Год назад
Maansha allah Waxan ka mid ahy zxpta 100k Hore u soco wll Zakariye Abdulahi Ali
@farhanibrahin9350
@farhanibrahin9350 2 года назад
Waxan ka mid ahy zxpta 100k Ilahy haku sharfo waxybo na anfca ayan ka sugayna insha Allah
@mohamedabdulle3710
@mohamedabdulle3710 2 года назад
Sakariye saaxib aad baan kaaga mahad celin fikradaha aad na soo siisid. Saaxiid ka mid baan ahay.
@SomaliMedia114
@SomaliMedia114 2 года назад
Waan kamid ahay Alle ha ku barakeeyo
@kawsarmuhumud6
@kawsarmuhumud6 2 года назад
Waan ka mid ahay aad baan udaa wadaa waaanan kuu duceeyaa waxana tahay inanyar oo qayrkii ka horeeya ah
@ayuubmahamoud1834
@ayuubmahamoud1834 2 года назад
Maansha Allah I'm one of your subscribers, you deserve millions keep going for the great job
@Abdulnashville
@Abdulnashville 2 года назад
Zakeria Abdullahi sxb salan sare kadib waan kamid ahay long time askxabta 100kg kuxeran pagekan wana jeclan lahaa inan one day live isu aragno keep going sxb sare waa Abdulkadir USA Nashville TN
@bostejoali3717
@bostejoali3717 Год назад
Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer walaal
@uabdi7266
@uabdi7266 2 года назад
Yes waan kamid ahay muddo dheerna waan kamid ahaa guul iyo gobanimo best youtuber acccording to me
@namelos2963
@namelos2963 2 года назад
Dad badaan oo ajanabiya oo aan ka daawado sida lacaag loo sameeyo waan tagera laakiin qof somalia oo saan wax u faaiidenaaya ma araag Walaal sa ku sii wad subc. Iyo 👍🏼iga qabo👍🏼👍🏼
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 года назад
Mahadsanid walal Ciid Mubarak 🙏
@namelos2963
@namelos2963 2 года назад
@@ZakariyeCaawiye Ciid mubaarak wll qaali
@libanali8153
@libanali8153 2 года назад
Asc walaal qeyr alle hakusiiyo waan kamid ahay thanks
@cabdiqaadiraadanfarax6304
@cabdiqaadiraadanfarax6304 2 года назад
Mansha Allh Alle Haku Xafido Waa Figrad Muhiim Ah
@Thugrhhujjojbdeschhvvf
@Thugrhhujjojbdeschhvvf 2 года назад
Mashalaah walalo hore uu sii soo waan ku xidhan nahay
@safiya7882
@safiya7882 2 года назад
Maashaa Allaah habo waxan ka mid ah hooyooyinka ku tagero horey u soco habo guul iyo gobonimo
@ahmedaden2143
@ahmedaden2143 2 года назад
Waan ku xirahay si fiican mahadsanid sakariye
@Musalsalafsomalia9129
@Musalsalafsomalia9129 2 года назад
Hanbalyo 100k ❤️❤️❤️❤️❤️
@kaareburburiye
@kaareburburiye 2 года назад
CONGRATS ZAKARIYE WAAN KU FARAXSANAY INAAD 100,000 AAD XIDHAY WAXAAN AHAY ANIGU DADKII KUGU XIDHNAA MUDO DHEER EE KULA SOO JABHADEEYEY EE WALIBA KUGU TAAGEERI JIRAY INAAD SHAQO FIICAN HAYSID CALASHAAN DHIIRI GALIN AYAAN U ARKAAYEY WAXAA KUU RAJEENAYAA IMIKANA INAAD MAALIN DHOW AAD GAARTID HALF MILLION SUBSCRIBERS GUULEYSO SXB waliba aniga hooyadey ayaaba ku taageerta oo kugu xidhay Runtii
@mohameddahirmohamed3472
@mohameddahirmohamed3472 2 года назад
Waan kuu hambalyeen Ustaad runtii bulshada soomaliyeed gaar ahaan dhalinyrada kaalin wayn oo is badal baa u haysaa mar kale guulayso 100k in kabadan baan kuu rajayn
@adamigbal710
@adamigbal710 2 года назад
I am among your followers
@hamdiahmed2222
@hamdiahmed2222 2 года назад
Sanadaan ka mid ahaa waana ahay guul iyo horu mar
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 года назад
Mashallah hambalyo 100k wax badan ayan ku firsanayay wax badan ayan kafiday mashallah 😍 hambalyo habalyo mudan
@xusenxuska3458
@xusenxuska3458 2 года назад
Intee kaala soo xiriiraa ustad
@abdielmi6419
@abdielmi6419 2 года назад
ninka keliyaa ugu faaiidada badan dhalinyarta qurbajooga. Mujaahidiintii hore ayaan ka mid ahaa. dhowr sanno ayaan kula socday. Waa 100k gaadhay Hambalyo. Channelka waxaan kaa siin lahaa talo muhiim ah haddaad iga ogolaato. Ma jecli inaan taladaa inaan public ka dhigo.
@maryamaabdirahman3293
@maryamaabdirahman3293 2 года назад
Aad baad u mahadsantahy Sakariye waa ka mid ahay dadkaa
@abdirizakabdilahi2674
@abdirizakabdilahi2674 2 года назад
Maansha Allah Hambalyo hambalyo Ka mid baan ahay subscribers ka
@bulshokulmiye8998
@bulshokulmiye8998 2 года назад
Masha alah wllkiy ale ha ku bara ke yo
@Yoolskills
@Yoolskills 2 года назад
Ustaad Xayakallaah
@farhiahassan1074
@farhiahassan1074 2 года назад
Masha alaah tabaraka laah ilaahay haku barakeeyo cagligaga iyo aqoonta dah
@maxamed.dayib1
@maxamed.dayib1 2 года назад
Waan ka mid ahay wall sekeriye
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 года назад
Shukran zakariye
@nimcofaacul2638
@nimcofaacul2638 2 года назад
Masha Allah waa muuqaal qiimo leh hore usoco walalky sakariye waxan farin kaga sodiray ciwankii suuqaturkiga lkn wali jwb kamahelin hadi ay macqulthy iso kwb
@sabahmohamed9289
@sabahmohamed9289 2 года назад
Masha allaah hanbalyo hanbalyo 100 kayaan ka mid ahay mahadsanid habo
@mohamedgoley2816
@mohamedgoley2816 2 года назад
Mahadsanid Walal
@abdirmaanlayli106
@abdirmaanlayli106 2 года назад
Hambaliyo 100k
@anamuslim8896
@anamuslim8896 2 года назад
Maasha allah
@abdirashidsaleban8097
@abdirashidsaleban8097 2 года назад
Thanks pro
@roodaabdihassan4145
@roodaabdihassan4145 2 года назад
Waan kamid ahayi saakariye mahadsanid waxa fiica baad kahada shaa walaalakayi
@siciidlite6949
@siciidlite6949 2 года назад
Thanks brother
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 2 года назад
Ganacsiga yar yar ee wax laga heli karo noo soo gudbi inshaAllaah aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay. Guuleyso oo liibaan 500k kaama dheere inshaAllaah
@saabiriincabdinuur6601
@saabiriincabdinuur6601 2 года назад
Shukran walaal. Aqoontaada Allaha kugu anfaco.
@nastehaismail7054
@nastehaismail7054 2 года назад
Kamid aya ahay asxaabta100k walal zakiriya keep going
@edayildia5437
@edayildia5437 2 года назад
Hampalyo 100k bro
@masoudabass3525
@masoudabass3525 Год назад
Machallah walal horee usoco
@abdirahmanaadan5431
@abdirahmanaadan5431 2 года назад
Yes 100 000
@daahirdheere7275
@daahirdheere7275 2 года назад
Waan kamid ahay sxb waamahadsantahay
@dantaguud4809
@dantaguud4809 2 года назад
Wan ka mid ahay waliba wxan ka mid ahay dadka waqti kula socday thnxs walal ad ba noogu fa'ideysa
@hodan4523
@hodan4523 2 года назад
Waad i waashay sakariyoow😂😂 4 sanaan kugu xirana hal vedio ood leedahay oonan daawan malahan, mid kastoo ka mid ahna waan la dhacaa oonka helaa walina business ma yeelan 👋 lol
@abdifitahh.khalif3079
@abdifitahh.khalif3079 2 года назад
Waxbadan la is bar bardhigaa, qorshe yeelo kan kula haboonna raac, nafta ayaa sidaas ah, waxay jeceshahay inay meel kasta saameyn ku yeelato, lkn adiga qorsheyso halkaa ku awood badantahay wax fahamsantahay oo wax la taaba karo ka dhali karto(ka heli karto).
@axmedfarax2217
@axmedfarax2217 2 года назад
waan ka mid ahay boqolkun ee asxaabtada ka mid ah
@reedofashion4010
@reedofashion4010 2 года назад
Waan kamid ahay walal allaha bareekeyo waan kaa faidnay
@qaadironuux3636
@qaadironuux3636 2 года назад
Aad iyo aad baad umahadsantay wllo waan lasocodaa barnaamijkaaga
@engabdisaalah228
@engabdisaalah228 2 года назад
Wll sakariye mahadsanid aad baan ula socdaaa figradahaaaga ganacsi wax badana waan kaa faaiiday
@AmiraAmran11
@AmiraAmran11 2 года назад
Alhamdulilah walal wan kula socday ila bilawgi
@abdimumin1652
@abdimumin1652 2 года назад
Waan kamid ahay saxiib thanks you always make me think
@salmahussein6841
@salmahussein6841 2 года назад
Shukran kamid baan ahay
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 года назад
Zakariye abdalhi Alle haku barakeeyo Wll Hore u saco
@baylood.germany
@baylood.germany 2 года назад
Waad mudantahay intaa iyo in ka badan zhp zakariye
@ismailmohamed6075
@ismailmohamed6075 2 года назад
Waa ka mid ahay, good job, good luck
@BURALE2000
@BURALE2000 2 года назад
Jasakallahu khair walal waan ka mid ahay asxabta chanell ka
@bashiirmohamedmaxamuud5806
@bashiirmohamedmaxamuud5806 2 года назад
Waaka mid,ahay Wadku mahadsantahy latalinta dhalinta
@abdinasirahmedabdi4689
@abdinasirahmedabdi4689 2 года назад
Waan kamid ahaa intuu jiray..
@amalcabdi9910
@amalcabdi9910 2 года назад
haa sakeriye waan kamid ahay
@maxamed.dayib1
@maxamed.dayib1 2 года назад
Mahdsanid
@laughingstock3838
@laughingstock3838 2 года назад
zakariye apdilahi ali aad ayaan ku wataaa zhp qali
@farhansaed8618
@farhansaed8618 2 года назад
Thanks Sakariye i am one of the your 100K subscribers
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 2 года назад
Wall sakariye ma icaawin kartaa alle dartii dhibaato badan baa ihaysa iisa jawab walaashaa baa ahaye
@egaraad
@egaraad 2 года назад
Thanks
@HamdiVlogs238
@HamdiVlogs238 2 года назад
Walal horey usoco wax fiican bad so gudbisa
@cumarsheekhcali2817
@cumarsheekhcali2817 2 года назад
Waan ka mid ahay asaxaabta
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 2 года назад
MaanshaAllaah Tabaarakallaah waad mahadsan tahay Jazaakallaah kheyran
@nasrakiindaahir6785
@nasrakiindaahir6785 2 года назад
Thanks brother I'm happy for your success
@Cabdirisaaq1o
@Cabdirisaaq1o 2 года назад
Masha allah fiid wanaagsan walaalayaal
@rukiadakane5067
@rukiadakane5067 2 года назад
Maashaa allaah waan kugu xiranahay waxyaabo bandana waan kaa faaiiday .waxaan kuu rajaynayaa 300 000 inaad dag dag ku gaadho mahadsanid.
@alinoribrahim8448
@alinoribrahim8448 2 года назад
Thanku wll sekeriya wax badan ayaan kaa fa idey
@caliaadan8953
@caliaadan8953 2 года назад
ilaa maalinkaad bilowday ayaan kula soconaa mahadsanid MR Zakarire.
@nadamahamoutz9784
@nadamahamoutz9784 2 года назад
Hanbalyo 100k
@abdirahmanbashar4824
@abdirahmanbashar4824 2 года назад
mahadsanid wll
@faacilkheyrchannel.5707
@faacilkheyrchannel.5707 2 года назад
Beeraha noo soo badi
@Salmancade10
@Salmancade10 2 года назад
Hambalyo waa barnaamishyo wanaagsan. Waan la socdaa barnaamishaadkaada walal.
@abdihafidfarahahmedali9196
@abdihafidfarahahmedali9196 2 года назад
Maaha allah thanks you for the sharing bro
@hawosheik3670
@hawosheik3670 2 года назад
Waa ku mahadsan tahay fikirkaaga wanaagsan ee aad noo soo gudbiso
@techtopfives343
@techtopfives343 2 года назад
Waan kamid ahayasxaab 100k
@hawaabdullahi8517
@hawaabdullahi8517 2 года назад
Masha allaah waan ka mida ahay
@xirsicawaale5808
@xirsicawaale5808 2 года назад
Masha allah wll waan kamid ahay as a asxaabta janalka
@dhagaxshiilmineraltools1027
@dhagaxshiilmineraltools1027 2 года назад
M.A walaal Zakariye bogaadin iyo hambalyo aan wada guuleysano I.A
@abwaangedey
@abwaangedey 2 года назад
Congratulations 100k
@axmedmaxamed7428
@axmedmaxamed7428 2 года назад
Wll waa ka mid ahay . Waadna ku mahadsantahay casharadaada
@SOMALIBADBOY
@SOMALIBADBOY 2 года назад
Wll sakariye please muuqaal nooga soo diyaari mashruuca KOBCIYE COOPERATIVE
@cabdisalaannuursanyare5985
@cabdisalaannuursanyare5985 2 года назад
Wan ka mid ahay Thank you
@zamzamali68
@zamzamali68 2 года назад
Asc wAan ku salamayaa maclumad ayyn rabaa
@ummuhannan2353
@ummuhannan2353 2 года назад
Marhore ayaan ku saaray kamidban ahay
@sucadshnouh8613
@sucadshnouh8613 2 года назад
s/c walaal hore usoco waan ka mid ahay asxaabta 100kun aadbaannlooga faaidaystaa fikradahaaga hore u soco chanelkaagii waa mid faaido badan bulshadu ku qabto.
@jaabiraadan7282
@jaabiraadan7282 2 года назад
M.a wll zakariye tan iyo 2018 wan kugu xirna wax badana wa kafa idey kheyr allah kusiyo ino sobadi In.a guuleyso pro
@turaabiofficialchannel1138
@turaabiofficialchannel1138 2 года назад
Magaalada ood wenye ayaanu kaa daawanaa waan ka mid ahay
@nimcohanamahamoud9379
@nimcohanamahamoud9379 2 года назад
Mashallah allaha ku barakyo wll
@abdisalaamabiib7371
@abdisalaamabiib7371 2 года назад
Channel Ka Kaliya ee aan Notification kiisa eego ayaad tahay walal
@riimxasan9124
@riimxasan9124 Год назад
Waanka mid ahey wll
@realdreams9723
@realdreams9723 2 года назад
Mansha allah, ustaad sakariye Hambalyo boqol kun inaad gaadhay 👏😍intaa ka badan iyo guulo ayaan kuu rajeynayaa, bulshada sifiican ayaad ugu faa’ideysaa mahadsanid
@abdiwalifarah9484
@abdiwalifarah9484 2 года назад
waa kamid ahaa ilaa intuu jiray chanalkan ilahay ha ku barakeeyo wan ku jeclahay wallo ❤
Далее
MAAREE DHAQAALAHAAHAGA - HOW TO MANAGE YOUR FINANCE
10:51
MOGADISHO | Suuqa HAYAT MARKET Maxaa Ka Dhiman?
12:49
KOBCI DHAQAALAHAAGA 3 QAAB U MAAREE [Ogaysiis]
11:38
Просмотров 24 тыс.
Suuqa Dahabka Qatar | Dahabka Malaga ganacsan karaa ?
11:12
LACAGTADA QODOBKAN HADAAD SAMAYSID WAAD KU TAAJIRI
11:50