Тёмный
No video :(

Lacagteeda Ayuu Ku Dhoofay Kadibna Wuu ku Booday Naag Kale Ayuu Guursaday | MAXKAMADA DAHIR ALASOW 

Maxkamada Dahir Calasow
Подписаться 28 тыс.
Просмотров 120 тыс.
50% 1

Lacagteeda Ayuu Ku Dhoofay Kadibna Wuu ku Booday Naag Kale Ayuu Guursaday | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Опубликовано:

 

4 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 265   
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Месяц назад
Raaga somaliyed qaar ka mid ah wa eey bila damir ah hooyo walba oo somaliyed iyaka uu sabab ah oyinteeda raagan aya lagu amiinin mar hore ayey wax uu qaban lahayen illahay hano hafiido hooyo walba oo somaliyed ❤️🙏🏻🌹
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 Месяц назад
Daahir calasoow wax fiican baad haysaa ilaahay reerkaaga hakuu barakeeyo hakuu xafido sidaan masaakiinta ugu hadasho
@safiaahmed3923
@safiaahmed3923 Месяц назад
Daahir Calasow waa ( Ugaas)
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Месяц назад
Daahir calasow dumarkii waa ciil tiray ilaahay haku xifdiyo
@ZAhmed-jn2yq
@ZAhmed-jn2yq Месяц назад
Haaa dahiir wax ficn sidhaa kusoc dahiir
@samanjecel6079
@samanjecel6079 Месяц назад
Somali dulmi Allah haa Kaa dul qado hooyo macan👍❤️🇸🇴
@AhmedHassan-rr8bx
@AhmedHassan-rr8bx Месяц назад
Masha Allah Mamada ayadoo oynayso imaatay ayadoo faraxsan baxday thank you daahir
@Jujaa-p4j
@Jujaa-p4j Месяц назад
Illahow waxaan kaa magan galey inaan dulmigaasoo kale gali
@user-zw9is9ee1l
@user-zw9is9ee1l Месяц назад
Dhaahir waaa libaaax libaaax dhalay umada somaliyeed hakuu sinaato
@safiaahmed3923
@safiaahmed3923 Месяц назад
Ma Naag Curyaan ah ayuu dhcay حسبنا الله ونممة الوكيل😢😢😢😢
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
ADAN YABAAL XATA WA LAGA FIRSADA AABE DAHIR WE LOVE YOU 👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 Месяц назад
Doofaar Calasow aabahaa miyaa
@user-mn3tq5vk2z
@user-mn3tq5vk2z Месяц назад
@@abdirizakabdallah2672mad xanunsaneysa wll😢
@khadjaissa222
@khadjaissa222 Месяц назад
3500 hadda waxey u noqoto ma leh gurine uma noqoto Hadda waxey u dhigan tahay 15000 .,maxaa diidaayo in loo qaaraamo si ay u hesho lacag ay giri ku gadan karto.
@mahamedarten1700
@mahamedarten1700 Месяц назад
Guriga qiimaha hada uu jooga halooga qaado si gabadhaas cadaalad u hesho maaha 3500 waa iney heshaaa qiimaha hada gurigeedi oo kale uu joogo , waad mahadsan tihiin
@fadumoxasan5995
@fadumoxasan5995 Месяц назад
Waa sax 15000$ aye xaq u heleyd
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 Месяц назад
Booskagii waydiso lacagta kuma goyso booskagii xaq ayad uleedahay booskagii hakuu gadaan
@user-vl6qv9nt2c
@user-vl6qv9nt2c Месяц назад
waxa ufican booska hada qiimaha intuu yahay in laga qaado
@MulticulturalMinnesota
@MulticulturalMinnesota Месяц назад
Asc hooyo dahir calosow sidaa ucaawintid hooyooyinka dhibaataysan ilaahay hakaa abaal mariyo
@khadjaissa222
@khadjaissa222 Месяц назад
Daadirow Gabadhaan qaaraan u aruuri si ay hooy ugu hesho ilmaheeda.
@khadjaissa222
@khadjaissa222 Месяц назад
Daahirow u qaaraan Gabadhaan..
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Месяц назад
Inaalilaahi wa inaa ilayhirajicuun waxay dhacan may wayeen
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Месяц назад
Gabdha markey dhibtootey ma cawineyn markii inta timid qabiil ahaan loo wadanaa yaab😂😂
@halimahassan1981
@halimahassan1981 Месяц назад
Haa yaab 😢
@rashkacabdi5214
@rashkacabdi5214 Месяц назад
Naagaha soomaaliyeed way dhibanyihiin meel walboo joogaan boqolaal aaqarsan ooguryaha ku ooyaan
@queency7943
@queency7943 Месяц назад
Hada maxkamadu inay ku xukunto ninkan lacagta maanta boosku maraayo waayo xiligaas 3000$ wax badan ayey ahayd lkn maanta waxba maaha ninkaas 15000$ waa in uu bixiyo ma xishoodaha
@user-fs8zv1lr5u
@user-fs8zv1lr5u Месяц назад
Ila hada Sharci Ma hayo
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Месяц назад
Daahir gabadhan nimankan haku halaynin
@rashkacabdi5214
@rashkacabdi5214 Месяц назад
Maashaa Allah illahay ha idin xafido wax fiican aaheysaan
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Месяц назад
Sumxanalah inu ku dhoofo ayuu rabay Ilaahay ku soo qabay
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 Месяц назад
Aamiin
@rashkacabdi5214
@rashkacabdi5214 Месяц назад
Walaahi waa runtaa daahirow fadeexada ay ka cabsanaa yaa raga saas ayey kuu nacayaan
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Месяц назад
DADKAA KOONFURTU MABA XISHOODAAN!! (SUB HAN ALLAH)! BAL MISKIINADAN SIDEY U WANJALEEN EEGA!!!! KAASI AAKHIRANA WUU HOOGEY!! IFKANA WELIGIIN KU RAAXAYSANI MAAYO!!!
@user-wn9ez3mw9v
@user-wn9ez3mw9v Месяц назад
Meel Walbo dumarku wu ku dhibanyahay😢!. Melahad ka timi ana indhaha saaray Dumar dhaxal loo diiday iyo kuwo Ninkodi dhintay oo beerihi reerku ka eryeen marka Dumar Somali wa dhibanyihiin.
@dheemanhusssein9578
@dheemanhusssein9578 Месяц назад
Gabdhaha somaliyed oo dhibateysan meel walbey joogaan shekadan waa bilaaw hasugi weynin
@xabiibafaarax8820
@xabiibafaarax8820 Месяц назад
Koonfur iyo waqooyiba dumar dhiban waa joogaan
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Месяц назад
Ragga Somaliyeed intooda badan cadaabka waxay ku gelayaan sida ula dhaqmaan xaasaskooda
@theunseen-ow9gh
@theunseen-ow9gh Месяц назад
Daahir calasoow guulayso oo gacan saree😂😂😂😂😂😂😂
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
XAQA XASKIISA GABADHIISA AYA KASO BAXAYA INSHA ALLAH INTA U NOL YAHEY
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 Месяц назад
Aduu kaasoo baxaa xaa kaagalay
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 17 дней назад
Gabar fican Aya tahay qabyalad kugu badan ma ahe
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
MEYDKI CUNUGTA AYEY KA QATEEN HOOYO DHAWACA JIISA 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Ahmedgediadensaxiixacaalamka
@Ahmedgediadensaxiixacaalamka 11 дней назад
❤dahirow maxkamadan Wan kahelay hadiiba xal ka hore dhiiga joojin leedahay m.a ❤❤ raaxole cawrmale
@Ahmedbashi4
@Ahmedbashi4 Месяц назад
Taajir Aabihiis nin wanag san qalbi fiican waye
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan Месяц назад
Daahir Ducada masaakiinta kuu dhalaneysa waana ku liibaaneysaa 👏🏼
@rayannasaid3696
@rayannasaid3696 Месяц назад
Daahir jir uu jog. Allah ha ku barakeyo walale
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Месяц назад
Nimankan mooryaanta yaan gabadha lagu halayn
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Месяц назад
Faarax lugo baasto Ilaahay xaliimooyinka uma jabiyo Acuudubilaah
@subanschannelwelcome1110
@subanschannelwelcome1110 Месяц назад
Thank you so much Dahir
@queency7943
@queency7943 Месяц назад
Gabadhan booskeedii Haloo iibiyo 3 Kun iyo waxa ay ka sheekaynayaan wax shaqaynaya maaha
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Месяц назад
Subxanallah ,Ragu maxay dumarka udhacan intay gursadan , Acudu bilaahay,wbt.
@AbdikhadirAbdiBarre
@AbdikhadirAbdiBarre Месяц назад
Kaasheey maxamed cali maaha waa Daarood Cali Nuur samatar waa sax
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 Месяц назад
Alla faarah tuugsanaa gabar cuuryaan ah xataa maka fakanweysay
@maryanosmanolow8097
@maryanosmanolow8097 Месяц назад
Dahir Alasow geesi geesi dhalay nolow
@MuhuboAbdullegeesey
@MuhuboAbdullegeesey Месяц назад
Naa lacagta iskadaa dhulkaygi ayaraba dheh guri ankunolada ubahabahaydhe
@xabiibafaarax8820
@xabiibafaarax8820 Месяц назад
Haa lacagtii hada qaymaheedii maba joogto
@oubahali8588
@oubahali8588 Месяц назад
Daher wa mahdiki Macha Allah
@StarlightMoon-xq1br
@StarlightMoon-xq1br Месяц назад
Daahir tanks Jano alaha kugeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ruqiyojacfar1244
@ruqiyojacfar1244 Месяц назад
Daahir calasow guuuuuuulayso wlk waxaan kugu jeclahay haweenka aad iyo Aad u caawisid nooolow
@dheemanhusssein9578
@dheemanhusssein9578 Месяц назад
Bellohiraan 🥰🥰🥰🥰
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride Месяц назад
Gabdhow lacagtiina haysta
@user-sy5vd8xb5n
@user-sy5vd8xb5n Месяц назад
Walhi wa run dumarlnd nimankiina intad dhofsan laheden wilshina dirsada
@dheemanhusssein9578
@dheemanhusssein9578 Месяц назад
Gabadha booskeda qiimahow hader joogo ayey xaq u leedahay
@abdikarimhassan5740
@abdikarimhassan5740 Месяц назад
Faanka halayska daayo, maskiintan halla caawiye daaya. Qabiil iyo isla waynin faaiido maleh.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
MAXAKAMADAAN HADANAN FIRSAN MABA JIIFTO
@fartunkhalif2037
@fartunkhalif2037 Месяц назад
Daahir dhiig joint tos ah❤
@user-vy1ki6cd5s
@user-vy1ki6cd5s Месяц назад
Dhulkow ka gatay 15,000 dollars waye wa iney ugadan
@FarhanOfficial02
@FarhanOfficial02 Месяц назад
Dahir shaqadiii iskudirista qabiilada midan ayaa kaagafiican ee halkaa kasiiwad.
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Месяц назад
Ninkaasoow wallaahy waligaa ma faaideysid gabadhaas waxeeda sii ilahey kacabso qiyaamoole walee maguuleysaneysid
@Zahur276
@Zahur276 Месяц назад
Maxkamada qayr ka Allaha waafujiyo lakinse wax yaroo latoosiyaa banaan lajiifiyaa banaan ayaa kajirta taasna please badala cadaalada marwalba kashaqeeya
@user-on7fi2bs1w
@user-on7fi2bs1w Месяц назад
Asc soldaan daahir calasow waadhamaysay axsaan eedalakanoomaamol
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD Месяц назад
Qayr alle haku siiyo daahir
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Месяц назад
Ragii somaliyeed maxaa ku dhacay subxnlh 😢😢 mid jiis ah iyi midkalaba kama fakaneyso
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
AABE DAHIR DAHAB WE LOVE YOU👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Himiilo-
@Himiilo- Месяц назад
Kkkkkkkk dahir ❤❤❤illahey no danbi dhaf dharo kulaha ar dahira illahey kula garab galo
@ZAhmed-jn2yq
@ZAhmed-jn2yq Месяц назад
😢😢😢😢Allah u jedho ninga somaliyedh
@mataan10hasan74
@mataan10hasan74 Месяц назад
Maansha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@halimoosman1903
@halimoosman1903 Месяц назад
Merci ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fooscali5130
@fooscali5130 25 дней назад
Allaahu akbar Maasha allaah w intankugu tagero
@StarlightMoon-xq1br
@StarlightMoon-xq1br Месяц назад
War nimankaan waa eeyonimankaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fatumamaow5018
@fatumamaow5018 Месяц назад
❤soo nice
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 27 дней назад
Maxkamaddaan waan ku soo horjeeday laakiin maanta 100% waan Taageeray
@user-vy1ki6cd5s
@user-vy1ki6cd5s Месяц назад
Nimankan uma begin hadalkoofa
@MaxamuudSaleebaanAadan
@MaxamuudSaleebaanAadan Месяц назад
Dhamaantiin alle handing gargaaro samafalka aad sameyseen khaasatan daahir calasow
@MaslaxYare-q4v
@MaslaxYare-q4v 13 дней назад
Abgaal baranbaro maa uqabtaa ustubud
@StarlightMoon-xq1br
@StarlightMoon-xq1br Месяц назад
Kaqad lacagta daahir daahir❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@somalilandwaamuqadas4405
@somalilandwaamuqadas4405 28 дней назад
Maansha alah daahir waa nin wacan
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Месяц назад
Ninkaa Xawadle ee abuserka ah ee gabdha live saaran ka xanaajiyey iskuna dayey inuu shut down kadhigo ninkaas waa nooca naagaha neven ee abuserka inta fahansan dhaqankiisa like saara
@Himiilo-
@Himiilo- Месяц назад
No dahir dhulka hada intu jogo lacagtisa laga raba 3 kun mahan hada please dhulka hadhisan sadex kun lacag mahan
@sacdiyoalielmi8440
@sacdiyoalielmi8440 Месяц назад
Qisadaan wlhi waa xanuun lkn daahir Calisow hadaaba la wadaagtay waxaa rajeynaa inuu wax ku qabto hadaaba run shegeyso
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 Месяц назад
Lacagta hadii lasiiyo hada guri ma ugeynaayo gabadhaan guri haloogado shaqa abuurna haloo sameyo.
@Minnesota416
@Minnesota416 Месяц назад
Subhanalah ilaahay ha u gargaaro
@Yusufxasann
@Yusufxasann Месяц назад
WALLEE AAKHIRO WARBAA JIRA
@nadiifosalaad1763
@nadiifosalaad1763 26 дней назад
Ciiltire waxatahay hablahaan calool xumiyo lagu abuuray ciiloo kii caawiyaa tahay Masha Allah
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Месяц назад
Cabdi khasaaro curyaankiina waa deyn waayey inkaari kugu dhacdey.
@fadumokaarshe397
@fadumokaarshe397 Месяц назад
Daahirow gabardine dhiban ayaan haayaa
@abdiazizmohamed7390
@abdiazizmohamed7390 Месяц назад
$3800 maaha mamada boskeeda mey gadi rebin marka kowaad, ninkaas aa kuqasbay, mamada maxeey xaq uleedahay boskaas manta waxa uu joogoh, sey sheegtay waa $15000
@abdulahihadji5358
@abdulahihadji5358 Месяц назад
Asc. Daahir macruuf ayaad ka shaqaynaysaa badaelkeeda alaah ha ku siiyo.
@susuali7893
@susuali7893 Месяц назад
Cadaalad waaye maxkamada
@Saidoosmandahir
@Saidoosmandahir Месяц назад
Daahir waa ku salamay waxan kaa rabnaa gabadha gacanta ha ka deyn gurigu waa in qiimaha hada dhulku joogo looga gadaa xaafadii hore daahir waa mahadsantahay
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
WAXAN MAHAN UGA MAHAD CELINA MAXKAMADA BARAKEYSAN E AABE DAHIR IYO GARSORAYAALKA MAXKAMADA TIMKA SADAQADA TIMKA KU XIRAN KHEYR ALLAHA IDIN SIIYO KU WARA CAFIMAAD CIMRI DHEER ADINKA IYO FAMILKIINA AMIIN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CaliXamari-fw2ps
@CaliXamari-fw2ps Месяц назад
Mashallah mashallah, daahir,calasoow,guuleyso
@issarashid9676
@issarashid9676 Месяц назад
good job
@user-fq8pd9kl5m
@user-fq8pd9kl5m Месяц назад
Cali Madaxweyne laandheerayaal ❤❤❤
@AbdullahiRambo
@AbdullahiRambo Месяц назад
Dahir adigi miya is cowrya masha alahaa is dhahe
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
GABAR NAFA O AFAR CARURA DHASHEY IN SAN LO GALO WA QALAD
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 23 дня назад
Daahiroow sidaan ayaa kaaga fiican waxaad walaaqi jirtay waan kugu hayataa from now on
@abdiali1047
@abdiali1047 26 дней назад
Dahir mahadsanid
@Hooyodamac1
@Hooyodamac1 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hoooooyo soomaaliyeed ❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahra-ej2nq
@sahra-ej2nq 21 день назад
Asc waan ku salaamay gabarta waa laxumeye
@HawaHawaaden-hh7sg
@HawaHawaaden-hh7sg Месяц назад
Mash.allah.warunta Walahi
@mudxidahir7535
@mudxidahir7535 Месяц назад
Dahir walal halke kalaso xidhidha
@user-co5ch6we6j
@user-co5ch6we6j Месяц назад
ASC DAAHIR SHAQO FIICAN BAD HAYSAA LAAKIIN SURADA FAATIXADA ISKA SAX SI FIICAN U AQRI
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Месяц назад
Horta qof meel saran soo daji maxeey u dhahaan yaab
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 Месяц назад
Wllo Somalidu ma jecla qof caawiya
@NoorKhalifAbdullahi
@NoorKhalifAbdullahi 16 дней назад
Subhana Allah
@ruqiyaabdulle4618
@ruqiyaabdulle4618 Месяц назад
Gabdhaan waa geesiyad
Далее
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 10 AAD
23:04
لدي بط عالق في أذني😰🐤👂
00:17
Просмотров 3,2 млн
Cristiano Ronaldo Surpassed Me! #shorts
00:17
Просмотров 10 млн
SAMIRKU WAA FURAHA GUUSHA!!@sawdamqaalib
41:09
Просмотров 239 тыс.