Тёмный

Wuu I Dacweeyay Si Gaalada ilamaha iiga Qaataan KIIS WEYN | MAXKAMADA DAHIR ALASOW 

Maxkamada Dahir Calasow
Подписаться 24 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

Wuu I Dacweeyay Si Gaalada ilamaha iiga Qaataan KIIS WEYN | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Опубликовано:

 

8 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 178   
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 29 дней назад
Walahi dhibta haysta inantan caloosha iga xanuuntey Allah swt ha u gargaaro 🤲🤲🤲
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 29 дней назад
Allahayow curuurteda uso celi iyago nabadqaba☝️🤲🤲🤲☝️☝️☝️❤️
@nastexocabdi106
@nastexocabdi106 29 дней назад
Subhanallah Subhanallah May Allah (SWT) guide and protect the Ummah.
@deqadalka9953
@deqadalka9953 29 дней назад
Yaarabi awlaadeena wax naga xoogo ale nama tuso😢😢😢 kurbada alaha ka feedo hooyadaan😢😢
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 29 дней назад
Subxanallah ninka cadowsanaa ilmaha dhaley aawey waalid ma qabo miyaa may qabtaan inkaar qabaha walaasheey waan kula ooyey qalbigana waa i xanuunjisey wallaahi illaaheey waxan kaaga baryaa wiilashaada gaalada Allaha kaaga soo qaado illaaheey amuurtaada ha saqiro kun fayakuun dhamaan muraadkaaga gabar yar oo caqli badan oo strong ah hooyo adag aa tahay masha Allah aan kuu leeyahay insha Allah adigoo faraxsan nagu soo noqo bi’idnillaahi kariim
@xaliimoxasan3302
@xaliimoxasan3302 29 дней назад
Qur'Aanka markaad aqrineeysiin kaladhigdhiga oo tartiibiya balaq balaq hakasiinina ilaaheey majeclo qur'Aanka lagahantaq hantaqsiiyo ee taas ogaada waa warkii ilaaheey sitartiibah ayaaloogu dhawaaqaa allaahna saasoow jecelyahay alxamdulillaahi❤
@xaawacabdiraxmaan1766
@xaawacabdiraxmaan1766 3 дня назад
Ilaahey wiilasheeda gaalada hagu soo celiyo
@xaawacabdiraxmaan1766
@xaawacabdiraxmaan1766 3 дня назад
Waa hooyo samir badan
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 29 дней назад
Guur qabiil malaha naagaha iska dhaadhiciyoow
@Fatmaj114
@Fatmaj114 29 дней назад
Ala qalbiga iiqabta dal, dad & duunyo midna uma roona raggeenu. Sidee yeelnaa🤯😢
@adnahussein6060
@adnahussein6060 29 дней назад
Maaa shaaa allaah. Daahir Calasooow. maxkamadiisa. waaa. lagu. faaiiday. Abuukaato. Daahir calasooow guuleyso. horay u soco
@monstersamator5288
@monstersamator5288 29 дней назад
Ogow forever ciyalkeeda waala cayna
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 28 дней назад
Malinksta gbr ba ilmynysa o ina rag dhiby Subxnllh allw calfkyga nin tosan iga dhig 🤲😢
@mariastories8851
@mariastories8851 День назад
Alle Haku so celiyo ilmahagaa oo nabad qabtaa abayo qaali 😢😢😢
@Duqabto
@Duqabto 9 дней назад
Gabadhaan waxaan dhihi lahaa ilahay wax badan bari oo tasbiixso ilahay haku soo celiyo ilmahaga ilahayna qalbiga hakuu dajiyo
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 9 дней назад
Nin doqon ah aa calaf ku galay ee iska samir. Hooyo caqli badan a tahay. Ilaah ha ku fududeeyo arimahaaga. Amiin Amiin Amiin.
@farhiyamohamed9287
@farhiyamohamed9287 29 дней назад
Sc dahir abowe waxatahay halyey hawiye batahay taalo in lagudhiso wad istahisha Masha alah alaha kuxafido abowe
@ummabdallahrqyh511
@ummabdallahrqyh511 29 дней назад
Wà Qadar Alle Balse ninka Xun Horaa Laga garan karaa Kaas oo kale ilmihiisa leeskuma Badiyo...Alle Caruurtaada Oo Nabad Qaba Hakuu Soo celiyo
@Naagnool124
@Naagnool124 29 дней назад
Haa abayo gabadha khaladaad badan bay samaysay iyadoo ku tuhunsan inuu isagu dacweeyey oo caruurta gaalada ka siiyey ayay hadana kii intay ku noqotay ayay uur uqaaday isagoo weliba kala dardaarmay oo ku yidhi naayaa uur ha ii qaadin. Illaa hadda waxay ku leedahay hadduu reerka usoo noqonayo ha usoo noqdo yaab
@fatimaadamyusuf288
@fatimaadamyusuf288 29 дней назад
Kaas wanacebeyay wlhi kan walashiisa saan ugalay gabar kala asxan makasugeysaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 29 дней назад
KHEYR ALLAHA SIIYO ABE DAHIR INTA LA SHAQEYSO MAXKAMADA CALAMIGA INTA SADAQADA DHIIBATO ALLAHA UGU BEDELO CAFIMAAD CIMRI DHEER AYAGA IYO FAMILKOODA AMIIN AMIIN YA RABI❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 29 дней назад
Alaha nasibdarana caruurta somalida waa laiska dhalaya
@ummabdullah9637
@ummabdullah9637 29 дней назад
Ilahay haku gargaaro hooyo dhiban ba tahay walahi wan kula ooyey lkn waxbo kuma qaban karo an ka ahayn duco Rabbi caruurtada haku so celiyo hooyo somaliyed ciil way ka dharagtay
@kayserimedia2197
@kayserimedia2197 28 дней назад
Allah Soo badabaadiyo Caruurta
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 29 дней назад
Maxuu ka faaiidaa abahaas in uu ilmihiisa gaalo siiyo 😢😢😢subxana Allah
@ahmedcade6804
@ahmedcade6804 29 дней назад
Allaha u aqbalo ducada owladeda allaha ugaso sahlo murugta heysa farxad allaha ugubedelo
@Hamdaofficial1
@Hamdaofficial1 29 дней назад
Hooyooyinka somalida wee dhibanyihiin allaha xafido ayaga iyo caruurtooda
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 29 дней назад
Nin ilmihisa rabiin maxad uur ugu qadaysa yab
@riyaanhennabeautychannel2656
@riyaanhennabeautychannel2656 29 дней назад
Sacdiya hbo allaha kula garab galo ilmahagana allaha kuu soo celsho
@Dheemanluula2311
@Dheemanluula2311 29 дней назад
Yaa rabi usoo celi ilmaheeda hooyadan
@fatimabilanfiican297
@fatimabilanfiican297 29 дней назад
hotooyinka somalida Allaha ha garab galo 😢
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 29 дней назад
AMIIN AMIIN ILMAHA ALLAHA SO CELIYO ❤
@zahramohamed4883
@zahramohamed4883 29 дней назад
Nimanka Somalia Illahey ha cadabo Aamin
@diegocosta6634
@diegocosta6634 29 дней назад
Siilka hooyada dhilooy
@fatal2340
@fatal2340 29 дней назад
Adigoo kale oo hooyo soomaaliyeed xubinteeda taran ka hadlay ayaa ku jira oo suncada ka riday raga kale
@laadarlaadar6814
@laadarlaadar6814 29 дней назад
Naag somali duco laga ma aqbalo 😂 ku yaaca nin cadaan foolxumo badan
@diegocosta6634
@diegocosta6634 29 дней назад
​@@fatal2340 lkn ayado kale oo aabayaasha soomaaliyeed dhan caaysay ma aragtid, qaziizad urayso
@fatal2340
@fatal2340 29 дней назад
Naag soomaali waa tan ku dhashay oo xataa adigoo salaadaha qaarkood tukanaya haday kuu yeerto ay tahay inaad ka baxdid si aad ula hadashid
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 29 дней назад
Allalah qurbow nacalla kuugu yal
@TheNasraabdi20
@TheNasraabdi20 12 дней назад
Dumarka soomaaliyeed wadanka dibadiisa iyo gudihiisa way ku dhiban yihiin illaahoow caawi aamiin
@MaxamedCabdi-n1t
@MaxamedCabdi-n1t 11 дней назад
God please helpy
@MaxamedCabdi-n1t
@MaxamedCabdi-n1t 11 дней назад
Amiin. Eyman
@MaxamedCabdi-n1t
@MaxamedCabdi-n1t 11 дней назад
❤😂
@MaxamedCabdi-n1t
@MaxamedCabdi-n1t 11 дней назад
😂
@MaxamedCabdi-n1t
@MaxamedCabdi-n1t 11 дней назад
😢
@abdiqaniahmad
@abdiqaniahmad 12 дней назад
WLLH CALOOL XUMO WEEYE 😭😭😭😭😭 NINKA XAASIDSANAA OO CADAWSANAA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 29 дней назад
WA HOYO FIICAN NIN XUN AYEY HESHEY
@sarahaweys2656
@sarahaweys2656 29 дней назад
Allow maskiintan dhip ka dul qaad oo ilmahayda dib ugu soo celi
@laadarlaadar6814
@laadarlaadar6814 29 дней назад
Dahir please caawi gabartan please and please….waa sheeko xanun badan
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 29 дней назад
Allah ha ku sahlo Awakadad hooyo macaan
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 29 дней назад
Subxanallah
@Marlaarag5821
@Marlaarag5821 29 дней назад
Naagaha somaaliyeed dabadiina xirta oo nin somaali wax how dhalina balaayo isda dooro wax how dhalina
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 29 дней назад
Duligas inkar qadka ah gabada sidas u galay ilahay haq ha uga sodiciyo
@mariamrataa
@mariamrataa 29 дней назад
Naagtani igadaa qldan maxayelay ilmahii 1 markuu nin xun yahay araktay mad ka taktid maxaa Ilaa 4 carur u dhaleysaa uf naag Somaligoor may wx fahmeysaa
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 29 дней назад
Abyo ilmo danlagama laha lacag baa larabaah
@RahmaBanooda
@RahmaBanooda 29 дней назад
Xasan sheekh ayaa dhahay somalida qaxootiga wadanka ha la soo celiyo muqdisho waa nabad
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 29 дней назад
Hadaa miyaa? Mise 2015-2016 termkiisii hore
@fatal2340
@fatal2340 29 дней назад
Subxaanalah. Ninka arxan daranaa. Kaas ha la wada habaaro
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 29 дней назад
ABE DAHIR DAHAB MAHADSANID WE LOVE YOU👑❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 29 дней назад
Alla xuma raga qaar kood ilahayow ninkasu kle aynu ka maqaan galaay🥺
@sahrahassan4535
@sahrahassan4535 29 дней назад
Khayr allow kadhig gabdhaha somaaliyeed way dhibanyohin
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 29 дней назад
Aamiin Yaa rabi
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 29 дней назад
WAXAAD ISKU SAMEYSEEN WAXA KA MUHIIMSAN IN AD XOGA SARTAAN IN ILMIHIINA KUSO NOQDAAN GACANTIINA HADI KALE MAXA LO DHALEY
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 29 дней назад
Allaha usoo celiyo
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 29 дней назад
Wlhiy gabadhan eruop wey tirisey magacisa aaba ka arke DUURGAL QOFKA WAX UU YAHEY LUU BASADA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 29 дней назад
JORNALKA INGRIISKA WAXA HADA KA HOR LAGU SO QOREY IN SOMALIDA EY ILMAHA U DHALAAN INEY KU QATAAN LACAGTA QAXOTIGA INEY ILMAHA QAAR USO DIRAAN AYAGO MUTANTE WASAQA WATA GARAN LA ANA KU HURDAYAAN SKULKA
@ibtisamvideos946
@ibtisamvideos946 29 дней назад
Guul iyo goba nima ❤❤❤
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 29 дней назад
Abdullaahi deeq dheh 😂😂😂
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 29 дней назад
ABE ILMIHISI LA QATEY MA AHA ABE FIICAN
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 29 дней назад
WA IN LA ARURIYO LACAG LA QABTO LABO LOYAR O ILMAHA LASO CELIYO
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 16 дней назад
Tii kas wax udhasha ayada isgubtey after seeing what he has done to this sister 😢 ilmahas hadey galnimo ku Koran asaga akhiro la weydiin
@adancubeyd6764
@adancubeyd6764 21 день назад
aad iyo aad ayaan uga xumahay in gabar baadacade ah oo waliba curudkii ah iney halkan ku oyso walaal raali ahaaw waxan waa iska aduunyo qufkii sabra ayaa wanaagsan
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 29 дней назад
Qutux qadartay lakin carurtada alaha ku xifdiyo gacantada hakugu sibceligo
@mdgamingfr
@mdgamingfr 29 дней назад
Daahiroow wall gabadhan wa arin xun baa lagu hayaa wall dahir cawi anga waku ducaynaynaa
@farahfartun3961
@farahfartun3961 29 дней назад
Aaamiin yaa rabi
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 11 часов назад
Oh war ilmaha maxa raga somliyed ku diray yaab yaa alah
@user-dq5cn1cp8g
@user-dq5cn1cp8g 28 дней назад
😢😢😢😢😢😢
@legendneymar5691
@legendneymar5691 29 дней назад
Allahow ilmaheeda u soo celi waa hooyo dhibateysan mida kale waxan la yabanahay qof ilmo laga haysto siduu u kacsan karaa ama uu ilmo kale in uu dhalo isugu dayaa inkasto ey qorneyd in gabartaa yar dhalato lkn aniga mabo sexan lahayn subxanallah
@MssQaali-x7f
@MssQaali-x7f 11 дней назад
😢
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 29 дней назад
ILMAHAAN BADAN O LA DHALAYO WAXA LO DHALA IN LACAG SADAQO LAGU QATO IN SHALONGO LAGU GALO
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 29 дней назад
Haaa 😂 in lagu tuugsado rabaan
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 29 дней назад
Haa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 29 дней назад
WA WAX LAGA XUMADO IN WALID XAYIYA IN ILMO EY DHALEEN LAGA WATO😭😭😭😭😭😭😭😭
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 29 дней назад
Dadkii dadka ku ogayd maaha wllhi subxanallaah Ilmaha aaad bay u dayacaan Somalida haday caruurta daryeeli Wayan halaga qaato Lkn haday wax dhib ah samayn ha layska daayo caruurtooda haloo daayo subxanallaah
@adnahussein6060
@adnahussein6060 29 дней назад
qalad ka ugu weeyn. waxaa is kaleh. ….Gabdhaha. in dhibaatadan. oo dhan. Ee kala kulmaan. ninman kooda. waxaa ugu wacan. dag daga ka fiirsasho la aanta. Iyo taxadar la aaanta. ….Nin aan diyaar u aheeyn ilmo. iyo masuuliyadeeeda. Aaaa. Sariir lala seexanaa. gabadha iyadoo. og inuu geer masuuul yahay. …..It is so sad 😢
@adnahussein6060
@adnahussein6060 29 дней назад
dhibaatada ugu weeeyn waxey ku dhaceeeysaa saqiirada yar yar Eee aaaan waxba galabsan. …..uuur ku taaalada waxey ku dhaceysaaa…,Caruurta. ….
@Broly-p1m
@Broly-p1m 29 дней назад
​@@adnahussein6060abaayo anbo ku xayawan ah ba igu dhahay ben ban ka shega si ilmaha lagaga qato sir ban ka haya ana waxan oga edadis iney ku kente wa ninkaygi wana dabi wen wan ku shegaya ban dhahay xar ba ka day dib danbe edab daro igumu kenin
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 29 дней назад
@@adnahussein6060been bay kugu soo galayaan run bay kugu dhaqayaan miyaa raggu? Wa maahmaah somaliyeed 😂 Caruurtu qurbaha adiga keligaa malihid markay dhashaan kow dheh, dowladaas aad ku nooshahay qurbaha caalamka baa kula leh marka illaa ay ka gaaran 18 jir ay qaangaar da’da ah ka gaaran waa sidaa 😊
@nimoali601
@nimoali601 29 дней назад
Subhanallah so sad😢😢
@HibqaSugulle
@HibqaSugulle 29 дней назад
Bbx bBC
@HibqaSugulle
@HibqaSugulle 29 дней назад
I be see see🎉😢3333e3
@XawaBarbi
@XawaBarbi 9 часов назад
😊​@@HibqaSugulle
@XawaBarbi
@XawaBarbi 9 часов назад
. Asc
@TheNasraabdi20
@TheNasraabdi20 12 дней назад
Sorry abayo baryada illaahay badi subxaanalaah
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 29 дней назад
ANIGA WEXEY ILA TAHEY WEXEY ISKU DAGALEEN O ILMAHA LO QATEY LACAGTA QAXOTIGA O ILMAHA LOGU TALO GALEY INEY CUNAN DHAR LOGU GADO
@suleeqoali1647
@suleeqoali1647 11 дней назад
🤲🏻
@MaxamedCabdi-n1t
@MaxamedCabdi-n1t 11 дней назад
Somali woman have broblem insite country and o ut site country too
@sahrahassan4535
@sahrahassan4535 29 дней назад
Way soodha waysatay markaasuu bahalkunoday haday dhabtay
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 29 дней назад
Abdulaahi deeq ❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 29 дней назад
Subxaanallaah
@wardiliverpool8525
@wardiliverpool8525 29 дней назад
Ilaahayow umadeena isku astur
@LibaanMohammedabaaa
@LibaanMohammedabaaa 29 дней назад
Ninka naag baac ah ilmo ka dhalo daahir calasoow aa maxkamad saraayo😂
@rukiyamohamed3728
@rukiyamohamed3728 29 дней назад
Waryaa ilaahey yaqaan aduunkan qasan ma soomalida dhinaceda kaliyuu kaqasanyahay mise umadaha kale wey nalaqabaan?
@user-pm4gp4uf9s
@user-pm4gp4uf9s 29 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ilhanismail9631
@ilhanismail9631 18 дней назад
Dahir wa iga qosliyey qafaqafiid maxa laga wada kuma lahoo
@ibrahimgas6536
@ibrahimgas6536 29 дней назад
Ninki naag caruur u dhashay dacweyay in caruurta laga qaato Waxan ku xisaabi karnaa nin balwad leh salaada 5x waqti aan tukan oo weliba iimaan laawe ah oo misna ah rag doqonkii
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 29 дней назад
Waxad isu bedeshay wanaag Allah ha ku xiftiyo
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 29 дней назад
💔💔😭
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 29 дней назад
Sorry walaashey aduunka waxaan la arkeen ma jirto
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 29 дней назад
WA WAX LAGA XUMADO WAXA KU DHACEY HOYADAAN
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 29 дней назад
Nin aan kula joogin oo ilmihii hore ba dawlad kaa siiyay ayaad ilmo kale u dhalaysaa.Dhibkaas dhan adaa isu gaystay.
@user-pm4gp4uf9s
@user-pm4gp4uf9s 29 дней назад
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@sahraabdulle1628
@sahraabdulle1628 29 дней назад
Allaha kuu saqiro
@farhiya77sharif5
@farhiya77sharif5 29 дней назад
😂😂😂😂 ILLAHOW ...
@user-hw5hs2pv6p
@user-hw5hs2pv6p 29 дней назад
Walee mucaaradki doowladeeni burburiyay ayaa dhibta somaali ku dhacday ayagaa ka masuul ah ilaa qiyaamo ayagaa loo heeystaaa
@farahfartun3961
@farahfartun3961 29 дней назад
Naag nool waaye
@ahmedceymis2708
@ahmedceymis2708 29 дней назад
Gabadha waa Qurueey walahi I feel sorry for her
@somalihanolato741
@somalihanolato741 29 дней назад
Markay balan yeelayo aniga cunugta waan u hayn lahaa København ayaa deganahahay hooyo ayeeyo ayaan ahayn siden u heli
@fardosa1236
@fardosa1236 29 дней назад
Cunugta Denmark oo dhan mkreni karto kuwii horay qaateen tana hadii la keeno way kaqaadanayaan see kaa noqotay walaasheey
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 29 дней назад
REER YURUB ILMAHA WEXEY KA WATAAN MARKEY ARKAAN WAX XUN
@safiyaabdikarin5432
@safiyaabdikarin5432 29 дней назад
Aamiin yalah walalkey qali ah Dahir ale qer haku siyo Inshallah
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 29 дней назад
Kas nin mahan cadabti Allaha fete Ka tasho WA tug kaso kale
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 29 дней назад
REER YURUB WEY SHIREEN WEXEY OGADEEN IN ILMAHA LO DHALO LACAG ARURSI
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 29 дней назад
NINKAS HADU SHAQEYO ILMAHA HA U DACWODO HA BADBADIYO CARURTA
@Katrah
@Katrah 29 дней назад
Ax wlhi waa hooyo adag wn ka naxay lkn
@abdirizakmuse1159
@abdirizakmuse1159 29 дней назад
Yaab iyo amakaagg
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 29 дней назад
HADU KU YIRI ILMO MA RABO O 3 DEX LEYDINKA QATEY WEXEY AHEYD INAAD KONDOB QADATID INAAD SHAQEYSATID INAAD LOYAR QABSATID INAAD SO CESHETID ILMAHAGI
@deekoaden
@deekoaden 29 дней назад
Womp womp
Далее