Тёмный

LAHJADA BURCO 

Qays Qeyser
Подписаться 595 тыс.
Просмотров 105 тыс.
50% 1

I N S T A G R A M: @qays.qayser
T W I T T E R : @qaysqayser
F A C E B O O K: @qaysqayser
Thanks for watching this video and support I love y’all 🙏❤️.

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 373   
@iamk3977
@iamk3977 3 года назад
😂Luuqad cusuba halkaa ka samaysmi rabta
@aliMohamed-ev3wr
@aliMohamed-ev3wr 3 года назад
Hello, my people. Can you please subscribe to my channel ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-DWYAgi_3K5k.html
@sahramoha2430
@sahramoha2430 3 года назад
Wlhi waarun maalindhaweyd ayeyo imaqashey anoo qaylinaya markasey tiri maxa ku helay markasan idhi midbaan ku fardi baxay ayeeyo:naa maxa tiri ani: ayeeyo mid halkana ila dhamaadey😂 Marka dhaljnyaraduh luuqad cusubey soo wadan
@hungergamer6973
@hungergamer6973 3 года назад
dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-prC_e7QhBVg.html
@zuweidaahmed5038
@zuweidaahmed5038 3 года назад
Wey iga warsisay waxa weye wey iga hadal siisay 🤣🤣🤣
@zayidzhucayb4630
@zayidzhucayb4630 2 года назад
@@sahramoha2430 mahee iskaso.soco.iLadaRada 🤣🤣🤣🤣
@kinsiali7701
@kinsiali7701 3 года назад
Hadad rer burco tahy like saar
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 3 года назад
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
Masar halka ay carabta ugu jirto ayay magalada tarikhiga ah ee *burco* somalidana ugu jirta 2 maalmood oo isku xigta hdad joogta qiimaha raga ee saxda ah ayad baranaysa Waa magaalo halyay dhala ah oo ay kaso bexeen dad aad inoogu qiima badna uu kow ka yahay *Cumar dhuule* Waan idin jecelahay abtiyaaal *Laasacanod* ayaan idinka soo salamaya
@xalaaw0chanat694
@xalaaw0chanat694 3 года назад
Si kal & laab ah kaaga qaadnay habo noolow😊 Reer sool gacalka🙋‍♀️
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
@@xalaaw0chanat694 Mahadsanid Habo👑😍
@Mmy713
@Mmy713 3 года назад
Raganimadooda malaha shaki ayaa ku jira. Waa yaab wallahi qofkii amaan is yidhaa burco ragaimo iyo qiimaha raga iyo gobolka raga iyo wax noocaasa ayuu ku amaanaa raganimooy xaaal qaado.
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
@@Mmy713 raganimadooda miyaad u diidan Tahay adu ?
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 3 года назад
@@dailyxiin waa Ka xuntiiye Daa Mxd Kala Sheekysnaysaa
@ayaansiciid765
@ayaansiciid765 3 года назад
Erayada afsuuqa qaarna waa erayo qofkii reer burco ah kula fahmayo waliba dhalinyarada qaarna inta aad istaqaanaan uunbaa kula fahmaaya oo wali suuqa may galin oo caan may noqon
@saedibrahim441
@saedibrahim441 3 года назад
Abbahaayo burcadeedi😄hodon qeylo way fahmeysaaye ka waran ilaa hablihi baa ka war haya af somaaliga goortu suuqa soo galayo😅 dadkaygii hablahaygi wa idiin jecelahaY Wllhi😍🥰
@csamedaden4987
@csamedaden4987 3 года назад
Zidaa weeye anigu imika waan kunoolahay kalmadahan xoogaa maan maqlin waayo izaga iyo intay wada fadhiyaan ayaa kudarsadsy
@hungergamer6973
@hungergamer6973 3 года назад
dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-prC_e7QhBVg.html
@ayaansiciid765
@ayaansiciid765 3 года назад
@@hungergamer6973 youtubers gamerkaa ma subscribe lkn adiga waan kuu saare, talo yarna aan ku siiyo carabta gamers aan ku arkay 12M++ bay haystaan waliba muda yar gudaheed waayo 1- markay ciyaarayaan way xaraabeeyaan/shactireeyaan hadaad daawatidna ma xiiso dhacaan ( ru-vid.com) 2- ciwaanka iyo hadalka aad ku hadlaysid isku luuqad ha noqdaan, ycni soomaali kawada dhig ama eng kawada dhig ciyaarta magaceeda marka laga reebo sidaana view badan baad ku helaysaa
@hungergamer6973
@hungergamer6973 3 года назад
@@ayaansiciid765 thanks wllo
@Amiincige
@Amiincige 3 года назад
THE ONE OF MY BEST FAVOURITE RU-vidRS
@hungergamer6973
@hungergamer6973 3 года назад
dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-prC_e7QhBVg.html
@sumiishyarey6147
@sumiishyarey6147 3 года назад
M.a
@muslimochannel8065
@muslimochannel8065 3 года назад
Reer burcooy😆❤
@hungergamer6973
@hungergamer6973 3 года назад
dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-prC_e7QhBVg.html
@asmarproduction9105
@asmarproduction9105 3 года назад
Waxayde😂
@mariaabdimaria3577
@mariaabdimaria3577 3 года назад
Hada aragti qoralkega alle kugu dharshe walashey iyo walalkey ii sara samiskarab fadalan
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 3 года назад
Haye Huno Samiskarab ku saareynaa 😅🤭🤦‍♂️😂
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 3 года назад
Xita maqori kartide xad kufalayza 😂😂😂😂
@hipohupthi1232
@hipohupthi1232 3 года назад
@@jameelvlogs474IstaaqfurullaH 🤣🤣🤣🤣🤷🏼‍♀️🤷🏼‍♀️🤷🏼‍♀️🤷🏼‍♀️
@othmanbarre7686
@othmanbarre7686 3 года назад
Cabdiraxmaan cabdiweli iyo dubad siciid original burco caqaayada 🙌🏽
@asiyaahmed5182
@asiyaahmed5182 3 года назад
Gobalkii raga😍😘
@mohamedibrahimex-burao596
@mohamedibrahimex-burao596 3 года назад
QAYS sxp clip magaalada horumarkeeeda kusaabsan Nooso duub bro Ninkaasi Xigmad Afkii reeer burco ah buu Nala wadaaagay
@hungergamer6973
@hungergamer6973 3 года назад
dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-prC_e7QhBVg.html
@nurxapiip7169
@nurxapiip7169 3 года назад
Dubbad nin weyn 👑
@hungergamer6973
@hungergamer6973 3 года назад
dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-prC_e7QhBVg.html
@sakariyeismaciil4195
@sakariyeismaciil4195 3 года назад
qayso varta kuu egayaaaye halka aad fadhidaan waa caqaayada Maqaaxidi yareyd ee ciyaaraha laga daawan jirey iyo kabadhka xassan qaraweyne dabadiisa Ee staduimka u dhawayd fooqa barako Constraction Company hoosteeda garanaaya garan intaasina waa iga kaftan pro ee hore usoco intaa iyo Muqaalo wanagsanba waanu kaa suaynaa inshallaha
@nurahajisaed611
@nurahajisaed611 3 года назад
Burco❤
@hungergamer6973
@hungergamer6973 3 года назад
dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-prC_e7QhBVg.html
@abdurahmanjaylani7253
@abdurahmanjaylani7253 3 года назад
Burco ❤️👑
@wakeupafrica2409
@wakeupafrica2409 3 года назад
One of my favourite channel,the reality of life and presented the diffrent cultures of somali peaple specially solmaliland,Go forward my pro qeys qaysar.
@ibadofarah7596
@ibadofarah7596 3 года назад
Mansha Allaah tabaraka Allaah 💚🤍❤️
@abdisalammohamed4493
@abdisalammohamed4493 3 года назад
Mansha Allah ninkani waa nin macquula youtupkiisa haloo kla kiciyo maalin ayaan Hargeysa xfda jigjigyar kula kulmay waaa qof dabeecad wanaagsan
@hungergamer6973
@hungergamer6973 3 года назад
dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-prC_e7QhBVg.html
@juheyna8869
@juheyna8869 3 года назад
Allah qurxanaa wilkan mashaa allah rabi haku xifdiyo love u qeys😘😘💋💋❤❤❤❤
@salloahmed7130
@salloahmed7130 3 года назад
Wallo xishood inanbaa tahee meeshu waa public
@juheyna8869
@juheyna8869 3 года назад
Ma amaantana ceeb baad u argtaa so maha jahil nimada wey kugu sii weynaneysa ee is qabo
@Abdebrahimn
@Abdebrahimn 3 года назад
@@salloahmed7130 jaahil Amaan iyo xishood kla saar🤫🤫🤫🤫🤫🤫
@Zakariye.abdilahi
@Zakariye.abdilahi 3 года назад
@@juheyna8869 wan ku wata somalidu wa qudhace qofku wax hadu Ka Helo wuu shegi Kara cabudhitanka Ka daa oo Geetoyo iska dhiga
@xalaaw0chanat694
@xalaaw0chanat694 3 года назад
@@salloahmed7130 😂😂😂maxay sameysay ee ay ku xishootaa😅
@mandeeqahmed3611
@mandeeqahmed3611 3 года назад
I am glad to find your channel ❤
@subeerabdilahi7033
@subeerabdilahi7033 3 года назад
Go'uu iigu Jiray Ee Ada Garacow Zo Riday😅😅😅😅
@yassenmacalin5332
@yassenmacalin5332 3 года назад
My fav RU-vidr qays qayser
@nastahadam2580
@nastahadam2580 3 года назад
Waxaa tahay youtuberka kaliya een dooqayga whi keeping bro from muqdisho cadey
@hungergamer6973
@hungergamer6973 3 года назад
dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-prC_e7QhBVg.html
@nopmo780
@nopmo780 3 года назад
Muqdisho faqash amisom xamar dooni mayno qudhun
@edrisgabo915
@edrisgabo915 3 года назад
Masha Allah.
@mabroukaabdirahman4314
@mabroukaabdirahman4314 3 года назад
Burco❤️
@maxamedzhimpir2610
@maxamedzhimpir2610 3 года назад
My home burco 🤩🎧 erfonysid taa wlhy Xabdani 👋
@frdzclrisq6516
@frdzclrisq6516 3 года назад
I miss my homelands 😭❤️
@ebrahim6189
@ebrahim6189 6 месяцев назад
Hooyadii halyedayaday Mxad halyey no dhasho Dhabtada saarto Ku haptay dhiig iyo hiilo Halyey so taagano diiran so saartay Hubqadiyo ka dhidhiya Ceebta Dhiig so taagano laga Marin dhankisa Burca dadihisay....... Burco waan idinla socda From xaji xaraabo 🔥🔥💯
@hassansantos7924
@hassansantos7924 3 года назад
Another level
@kfk_27
@kfk_27 3 года назад
Waa sababtan sxpkay u fahmi wayay somaligisa shaw waa reer burco😂 Waa iga kaftan.
@hungergamer6973
@hungergamer6973 3 года назад
dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-prC_e7QhBVg.html
@haajihassan1658
@haajihassan1658 3 года назад
Qays qeysar legend reer burco hadal udaa hhh
@najmanaju2117
@najmanaju2117 3 года назад
Love your vedios from Borama❤️
@adamjaama8470
@adamjaama8470 3 года назад
Asc@najma naju
@khalettfilmsvlogs7433
@khalettfilmsvlogs7433 2 года назад
Walaahay xaafadayadii Waxyar ayay ujirtaa Meeshaas 😘😂😂🙆
@hanadtallawi4326
@hanadtallawi4326 3 года назад
Qays zxp wan ku tageera waxan ka cosanaya inta anad burco ka iman inaad guri barwaaqo noso qabato ama vedio lasoo duubto🙏💯
@hungergamer6973
@hungergamer6973 3 года назад
dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-prC_e7QhBVg.html
@zack_moh
@zack_moh 3 года назад
Sxp soo badi muuqalada
@hungergamer6973
@hungergamer6973 3 года назад
dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-prC_e7QhBVg.html
@cablajama6207
@cablajama6207 3 года назад
Abdirahman❤️👑🥰wa boqore wxn alle ugu bryaya horumarkan mid ka balaadhan🤲💕
@hungergamer6973
@hungergamer6973 3 года назад
dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-prC_e7QhBVg.html
@indhodeeqdaadcaafi4356
@indhodeeqdaadcaafi4356 3 года назад
Walal future dheer leh masha keep going huuno
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 3 года назад
Burco magaalkaygii anheclhy♥️
@ayanlejr1854
@ayanlejr1854 3 года назад
Qays qayser legend ku nooLa xafada caqayaada from burco
@dacarofficial97
@dacarofficial97 3 года назад
Qays qaysar keep going brother
@samotalisfilms4148
@samotalisfilms4148 3 года назад
Hore usoco shp wlahi legend baad tahay
@hiboaxmed8440
@hiboaxmed8440 3 года назад
Masha Allah Horo u soco insha allh
@khaalidyuusufahmed3214
@khaalidyuusufahmed3214 3 года назад
Qeys Qaysar libx libx dhalay hore usoco wallo burcadaydi wan uxiizay wallhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🥰😘😍
@akxamesa465
@akxamesa465 3 года назад
Qays qayser wan kutageraa sxb ee hore usoco Aqooonyahay
@xalaaw0chanat694
@xalaaw0chanat694 3 года назад
Mxd nooga maqanthy noo kaalay 😊
@omarmohamed233
@omarmohamed233 2 года назад
Surely you are the only somali youtuber I came across #from kenya
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 года назад
If you want to be happy, do not swell in the past, do not worry about the future, focus on living fully in the present
@isxaqaadan5702
@isxaqaadan5702 3 года назад
Quruxda burco ilaa sheekh barbera wadankaga kalmadaha ayunbad rer burco ku wada xiqsan tihiine quruxda wadankana raciyo burtan agtada marna na sar marna naga deji volgs majajiloyinka rer burco cajibka ah e la wada jecel yahay iyo fananinta qays pra wan ku tegera hore usoco from hargaysa SOOMALILAND
@sharmaarkexusendahir7734
@sharmaarkexusendahir7734 3 года назад
Wakutagera libah keep going 🥰
@lander4652
@lander4652 3 года назад
One of the best ytubers 💞
@kamaalnazir3962
@kamaalnazir3962 3 года назад
Qays iyo dubad oo ku kulmay caqaayada❤
@caligarbo-haadle324
@caligarbo-haadle324 Год назад
My big brother 💙
@mustafehadaf9797
@mustafehadaf9797 3 года назад
Mnsha Allah
@MariamAli-uq5zh
@MariamAli-uq5zh 3 месяца назад
Inaalilaah
@hayathilwa8173
@hayathilwa8173 3 года назад
Qays qayser big up bro⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️
@abdisalammohamed4493
@abdisalammohamed4493 3 года назад
Mansha Allah sxp noosoo badi waxbadan ayaad na bartaye ✌🌍😎🙏
@kaareburburiye
@kaareburburiye 3 года назад
Nin imtixaana weeye,,,Qays wax Fiican ayaad sameesay good JOB,,,waan KUU SAARAY
@marwaabdi5706
@marwaabdi5706 3 года назад
Salaan sare qaysow burco is my hometown I miss it
@yaxyemohamed4636
@yaxyemohamed4636 Год назад
Qays qayser sxp 2023kii ban dawanaya nolol wcn ban ku rajaynaya sxp
@idilm6382
@idilm6382 3 года назад
My home burco❤️
@faadumoaliabdi7337
@faadumoaliabdi7337 Год назад
Hooray u soco wllky markasada
@HanadBidde
@HanadBidde 3 года назад
Qays qayser wll qaali pin iisaar waan ku baryayaaye😭😭😭😭😭😭
@muslims_are_brothers
@muslims_are_brothers 3 года назад
Akh
@muslims_are_brothers
@muslims_are_brothers 3 года назад
Waxan madaxa diiran maxaad ubaryay
@muslims_are_brothers
@muslims_are_brothers 3 года назад
Akh
@benji-po9mr
@benji-po9mr 3 года назад
Love from Holland
@somaliandrake7956
@somaliandrake7956 3 года назад
Its the wayehe for me 😂
@hajisuhayb2716
@hajisuhayb2716 3 года назад
First Keep going pro 🙋‍♂️🥰
@abdifatahwebdeveloper117
@abdifatahwebdeveloper117 3 года назад
Soo badi ustaad thanks
@mohamedamin6875
@mohamedamin6875 3 года назад
The one only QAYS QAYSER KEEP GOING BROTHER
@dervishdaud6704
@dervishdaud6704 3 года назад
Yo 😂😂😂
@mohamedamin6875
@mohamedamin6875 3 года назад
@@dervishdaud6704 kkkkk
@theabdifatah
@theabdifatah 3 года назад
Qays Qayser ✨🥰
@zayidzhucayb4630
@zayidzhucayb4630 2 года назад
qays qaysaR Labka nocisa adag Libax maLmahan miyad nasa naysay manaf taad geeRash dhidhg tay zhp waku sugana meLihii.idhaha uRoona insodub.Libax
@shaaficicawil7509
@shaaficicawil7509 3 года назад
QAZYZ LIPX TAKERO PUUXDAN KU AHY. Keep going lipx
@iiddeeq7399
@iiddeeq7399 3 года назад
Waar walhi waxad leeday mustaqbal yotubar oo wanagsan wll wankugu xidhanay keep going
@abdifatahsuniyo2735
@abdifatahsuniyo2735 3 года назад
Weey weey asxab hore dubad siciid saleban iyo inanka no kacay mr qays qaysar adbn ku tagersanahay dhaman sxb, just we r waiting u on more vlogs from all to its sides of burao ,keep Always for the lit places once U gonna be doing on recording .. then definitely u will get more subs And flowers .🙏.
@apdulahiabdikadir619
@apdulahiabdikadir619 3 года назад
Qays Qayser Wn KuLa socdaa Wllo ❤️😘✨
@fardusahmed6366
@fardusahmed6366 3 года назад
Manan ku shegin inad talent uu ledahay youtubeka keep going ❤
@kuuskacade7748
@kuuskacade7748 3 года назад
masha Allah
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 2 года назад
Mansha allaha hore soco Burco baramamjika Halka kawada
@abdifatahjama4726
@abdifatahjama4726 3 года назад
Keep going walaal❤❤💯💯💯
@mysterioush8513
@mysterioush8513 3 года назад
Bro your editing skills is on 🔥
@hannahmohammed3073
@hannahmohammed3073 3 года назад
Xaqiiqatan waa nin cajiibah siduu usoo ururiyey ayan ka yabanahay cajiiib luuqad kalaan moodayey😍😍😎🙏
@hoodoayaan8753
@hoodoayaan8753 3 года назад
Amazing 😅
@abdiqanihajji4863
@abdiqanihajji4863 3 года назад
Keep going Brother
@muxiyadiinmohamed8544
@muxiyadiinmohamed8544 3 года назад
Hhhh
@engmohamedabdalla7704
@engmohamedabdalla7704 3 года назад
Great 👍🏼
@shaqalleibnuaar7090
@shaqalleibnuaar7090 3 года назад
First ❤❤
@hungergamer6973
@hungergamer6973 3 года назад
dar il;ahay igu waci adunka wa malmo yaar subscribe u sar wad mahadsan thy ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-prC_e7QhBVg.html
@dualefarah4455
@dualefarah4455 3 года назад
Shabeelkii caadiga ahaa, sxb ma midaan caadi ahayn baa jira?
@nasraslbnduale4221
@nasraslbnduale4221 3 года назад
Youtoberka kaliyee wax faaido leh soo daaya pro hore usoco qays qaysar 100 subsfribe hala gaadhsiyo wa nin xikmadaysan✌
@Hiigsameshorts
@Hiigsameshorts 3 года назад
Qays qaysar guulayso walal
@jamalaafi8416
@jamalaafi8416 3 года назад
qays qaysar keep going barther
@laylaqali5714
@laylaqali5714 3 года назад
Keep going brother
@Rragaxchanel123
@Rragaxchanel123 3 года назад
keep going bro
@xamsenabadoonka8487
@xamsenabadoonka8487 2 года назад
Inanki ina mada qeys qaysar hore usoco zxp qli 🥰👌🏻
@asiyasaleh1493
@asiyasaleh1493 3 года назад
Reer burco xigmad ba ku dhan mansha allaaah
@gaadh-haye9481
@gaadh-haye9481 3 года назад
Walaahi caadi maaha Abwaanku waxaan codsanaynaa inaad Hees ka samayso Abwaan oo Sharma Boy loo dhiibo waan ogahay inay heestii qarniga noqonayso mahadsanidiin
@anjashorts
@anjashorts 3 года назад
Wooow mashaallah wllkey Qeys waa video inaba aan caadi aheyn 😂😂😂😂
@rodasaid6487
@rodasaid6487 2 года назад
Wlkey abwaan dubad siciid xaaji saleban rabi haku daayo 🙏🙏
@axmedxusen4810
@axmedxusen4810 3 года назад
ApdiraHMan ApdiweLi guuLEYsO apTi qliH💥
@ibadofarah7596
@ibadofarah7596 3 года назад
Wayaha nolosha luqadaha cusub. So kordhaya 🦋
@jepriladan4985
@jepriladan4985 3 года назад
Qaydar Xaawis Timadheer teedi gaadhay Intaasiba ma gabadh ba laga wadaa😂
@tawxiidnuur5129
@tawxiidnuur5129 2 года назад
Burca dii hore ayunba fahmayse Yagranaya markay socotay eray ah Laabjahile
@somaliwoodtv1201
@somaliwoodtv1201 3 года назад
My dear friend
@Mustafemmc
@Mustafemmc 3 года назад
Bidixo legend keep going
@maarshaallyrics
@maarshaallyrics 3 года назад
Qaysow burco Ha Ka iman Adoon Guray soo Fadhiisin
@yuusufmaayo3929
@yuusufmaayo3929 3 года назад
HampalYo says qaYsar pezt vloger_z/land🔥🔥🔥🔥🔥🔥❤☁️💚
@salmaanqambi3523
@salmaanqambi3523 3 года назад
Geenyaa la fuulaaa 😁😁😁
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 3 года назад
Nakh nakh waxa quruxda bdn u yaqanan daka qaar tusaale ahaan kabahani waa nakh nakh wllhi
Далее
очень грустно 😭
00:12
Просмотров 88 тыс.
DOTA 2 - ПРОКЛЯТЫЙ АККАУНТ?!
23:03
Просмотров 191 тыс.
Waligaa Cunto Ma ku karsatay Duurka ?
10:48
Просмотров 326 тыс.
LAHDAJ REER MUQDISHO VS REER HARGAYSA
15:54
Просмотров 372 тыс.
SAFARKII UGU NAXDINTA BADNAA EE AANU GALNAY
13:45
Просмотров 666 тыс.
очень грустно 😭
00:12
Просмотров 88 тыс.