Тёмный

LAHJADEED KA GARO REERKA AY KASOO JEEDO 

ASAD HAGIO 27
Подписаться 2,5 млн
Просмотров 287 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 723   
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Год назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍😢
@mohamedmustafe7160
@mohamedmustafe7160 Год назад
First comment 😂
@maxamedcabdullahi6905
@maxamedcabdullahi6905 Год назад
Swc
@maxamuudcabdi6818
@maxamuudcabdi6818 Год назад
Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA
@maxamuudcabdi6818
@maxamuudcabdi6818 Год назад
SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM 💛🥀💙🌹💙💛💛
@APDINOURMOHAMED
@APDINOURMOHAMED Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@SundusAyaanle-99
@SundusAyaanle-99 Год назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)
@ZuleXasan
@ZuleXasan Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@AmaalIsmaaciil
@AmaalIsmaaciil Год назад
P
@camirkey
@camirkey Год назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤❤❤(ﷺ)❤❤
@Umuisrachanel
@Umuisrachanel Год назад
Asc cawa wa jimce ku saliya rasulkena suban scw scw ❤❤❤
@maxamuudibraahim9464
@maxamuudibraahim9464 Год назад
Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (sallallahu caleyhi wasallam) 🕋❤👍😢
@deeqowabuukar10
@deeqowabuukar10 Год назад
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤❤
@FardowsoCbdisalaan
@FardowsoCbdisalaan Год назад
🎉
@nastexonooribrahim2657
@nastexonooribrahim2657 Год назад
😮😢😊
@JuweriaKayd
@JuweriaKayd Год назад
@AbdiMaadey
@AbdiMaadey Год назад
King abdaa
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 Год назад
The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 11 месяцев назад
SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48
Koko barnaamij ay kujirto malagu caajisayo hadu muqaalka dheeryahay xitaa wuu kugu socona ilaahey amarkiis koko masha allah waye
@abuqudama4061
@abuqudama4061 Год назад
فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 Год назад
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🤎
@SadioRoble
@SadioRoble Год назад
Koko wlhi barnamij ay ku jirto o lagu cajiso maba jiro mash allah wa qof farxad badan so jidasho leh masha allh abyo allah ku siyadiyo farxada qali ❤
@pretynajma1945
@pretynajma1945 Год назад
❤i🎉
@mohameddahir6596
@mohameddahir6596 Год назад
Wiilkii ugu horeeyay waa abgaal gabdha ku xigtayna waa muruursade gabdha saddexad waa Ree koonfur galbadeed
@MOHAANMOHAAN-e4c
@MOHAANMOHAAN-e4c Год назад
Nabiga aanku salino salalaahu calayhi wasalam❤
@abshiraabdullahi8044
@abshiraabdullahi8044 Год назад
Allah is one❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад
Koko qosolkeeda inta daawneyso muuqaalkaan ayakoo faraxsan waan idin salaamay anoo saan eh 😊 ismujiya جمعة مبا رك❤
@APDINOURMOHAMED
@APDINOURMOHAMED Год назад
Waa ka qadny
@laylosheikhcbdrhman
@laylosheikhcbdrhman Год назад
Waa kaa qaaday Anoo saas ah😅
@abdulkhalifa-tj3xi
@abdulkhalifa-tj3xi Год назад
Waa kaa qaadnay taliyoow
@Mohamed-ml4hr
@Mohamed-ml4hr Год назад
😮😊
@YusephMpabbe
@YusephMpabbe Год назад
Ceyda 🤍😀 Cumeyr 🖤😊 Koko ❤️😂 Amiiro 🤎😄 🤴🏽Asad Hagio Legend Always Legend 👑 ☝🏽i.a 2m Coming Soon 🔜
@bilanmo3291
@bilanmo3291 Год назад
inta koko meshey kujirto jecl😂
@aliaothman5564
@aliaothman5564 Год назад
Asad next video ka dhig suaalo calamada caalamka ah (the Flags of the all countries in the world) oo aad weydiineysid Malaysian-ka iyo dadka kale ee ajaaniibta ah Inta igu raacsan like dhac ku sii❤
@AdeshBruno
@AdeshBruno Год назад
Don't forget Allah ❤❤❤
@Elonmusk-tn5rz
@Elonmusk-tn5rz Год назад
pray for Palestine 🇵🇸 🙏 🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭😭😭
@baro_diinta9956
@baro_diinta9956 Год назад
Ayuub waa Ree Jowhar madama uu dhahay Shabeelada Hoose, wiilka kalena (Dr) waa Ree Bossaso madama uu dhahay wa dhul xeebeed meesha anka imaaday. Asad Hajiyo wan idin salamaya Sxbkey IAMK igu salaam.
@CabdiraxmaanMankey
@CabdiraxmaanMankey Год назад
Allaah is one❤❤❤❤
@khaalittxuzen
@khaalittxuzen Год назад
wlalayaaL isoo duceeya Muraad Baan leeyahay inUuu allah ii fudeydiyo waaYo 40 Qof ducadooda waa la Aqballaaye 🥰🥰
@143-k1d
@143-k1d Год назад
muraad kaada sahal saqiran allaha ka dhigo
@deeqoxassan3323
@deeqoxassan3323 Год назад
Muraadkaaga asagoo kheyr ah allaha kusiiyo
@Zeyn891
@Zeyn891 Год назад
Waqtiga waa mid qiima badan, allaha naga dhigo kuwii ka faa'idaysta, khayrkana uga faa'idaysta. Allow khaatimada noo suubi.
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz Год назад
Mashaallah cimri dheer iyo caafimad iyo cibaado suban Allah ku siiyo aamiin aamiin 🤲🤲 walalkey Asad Hagio 2M coming soon iinashaallah 🥰🥰🥰👍
@hamsedaud_25
@hamsedaud_25 Год назад
Allah is one ❤❤☝️☝️
@hodancabdi5847
@hodancabdi5847 Год назад
Asadow iwrn wll waa rajeyna ina cafimad qabto barnaamij yadada aad baan ugu xieanahay wll guul ayaan kuu rajeyna teda kale wll hal arin ayaan kula wadagi raba maqan ina comentigeyga arki donto lkn wa rajeyna i.a wll waxaan kaa codsanaya ina challangiyada aad sameyneyso lacagta aad ku bixineyso bilaa macnaha inaa dad masaakin ah siiyo adigoo xujeynayo ama challege ahan su aalo uwaydinaya i.a wa rajeyna ina sameydonto
@AbdirahmanSharmake-p2i
@AbdirahmanSharmake-p2i Год назад
Dr shahdoon bosaso bari putland ayu ka yimi jagada xilnimo uu abihi hayo waa gudomiyaha gobolka bari ❤
@sidramrk
@sidramrk Год назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Год назад
Allaah is one ❤❤❤
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Big legend always asad hajio go forward 👍♥️♥️💯💯😍❤😊
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад
You don't have to be a Muslim to support Palestine, you have to be a human being ✨🇵🇸✨ جمعة مبا رك❤
@sabaadaadan2486
@sabaadaadan2486 Год назад
Been asheegin😂😂😂
@halimaomar6179
@halimaomar6179 Год назад
Dr wa nin rer puntland rer bari ah o rer bosaso ah❤
@farhiamounmin623
@farhiamounmin623 Год назад
Alaha is one❤
@nasraMahamet12
@nasraMahamet12 Год назад
Barnaamijkan waa boring asad afkaaga isku dil iyo pause challenge 😂😂😂❤
@shamsohajisidow7795
@shamsohajisidow7795 Год назад
❤ 7:09 7:10 7:11 7:11 7:11 7:11
@sadiyosharaf1318
@sadiyosharaf1318 Год назад
3
@nasraMahamet12
@nasraMahamet12 Год назад
@@sadiyosharaf1318 3maxa ka wada
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 Год назад
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my king 🤴 asad hajio 🤴 ♥
@AhmedAdenAhmed-h9b
@AhmedAdenAhmed-h9b Год назад
LOVE Ban Raba Ceeb Miyaa WllO 😂
@SahraOmarhussein-pd2rk
@SahraOmarhussein-pd2rk Год назад
Maya wll 😂
@kassimahmed9052
@kassimahmed9052 Год назад
@MOHA__MB1
@MOHA__MB1 Год назад
Allah is one ☝️
@samiraabdirashiid5819
@samiraabdirashiid5819 Год назад
wiilka 2aad waa reer puntiland ma garankadhid buu yidhi i gott you i gott you 🤣🤣🤣
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 Год назад
Waliba waa reer mudug gaalkacyo buukasoojeedaa ❤
@shakuul
@shakuul 11 месяцев назад
​@@sahrasharaf447 Wa reer bosaso
@yahyaensharr7491
@yahyaensharr7491 Год назад
Drka marka aan fiiriyay lahjadiisa wuxuu ka imaaday mudug qaasatan Galkacyo👌
@mulkihaji5679
@mulkihaji5679 Год назад
Dr: bosaaso Ayub jigjigo Aamino galkacyo Yarista muqdisho wiliba hg aragtideyda waaye😂😂
@nightsports786
@nightsports786 Год назад
Gabadha yar anba wan is iri lkn Hg ama Abgal mid wey noqon kartaa wadajir Abgal u badan lkn
@sadiaabdalla6107
@sadiaabdalla6107 Год назад
Kugu raqcsanhy
@Fitah-my9ls
@Fitah-my9ls Год назад
Wadajir io xamar ba reer ba caan ku aha hg aaa😂😂
@updirahmancirro9620
@updirahmancirro9620 Год назад
Yariista Abgaal Ama Xawaadle waye Ileen Wadajir ayey Dhahde
@anisodahir7015
@anisodahir7015 Год назад
Anb Hg ila noqtey😂
@ZuhaybVic
@ZuhaybVic Год назад
ANI AYAABA WLLKAY UU YAHY ❤❤DR.SHAHSOON❤❤❤ BOSASO CDY-❤❤❤❤
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Год назад
Azad hagio number one somali youtuber keep going koko bulle isn't easy 😂
@SHEEKEE
@SHEEKEE 11 месяцев назад
SHEEKO SHAAH muuqaalkii ugu horeeyey ee aan youtube soo dhigo orod soo daawo
@Dalkiiuhiiliye
@Dalkiiuhiiliye 11 месяцев назад
Waxay dadkan af ingirisida iyo somaliga isku daraya maxay ahayen war afkiina ku faana Like like lahaynine
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 Год назад
Aniga waxaan u malaynaa wiilka koowaad beydhabo wiilka labaadna puntlad gabadha ugu horeysayna gal mudug intaas aan u malaynaa in ay yihiin❤❤❤❤
@SahroAadan-m3p
@SahroAadan-m3p Год назад
Dr shahdoon ani ahaan waxaan ku qiyaasi lahaa reer qardho marka saxmiyaa asadoow
@abdiwalia8989
@abdiwalia8989 Год назад
Inta qoraalkayga soo gaara jimca kareem ❤
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 Год назад
Asad somaliland waad ku xad gudubtay qof adag oo udhashay baan rabnay calankalena waad saartay ciil baad igu dishay xalkaaz in aan fadhiyo baan rabay walahi waa ini jafi laha 😂 asad yaab badana respect qof ah banu kugu ogeeyn wah 😂😡😏😏💚🤍❤ borama
@inaabdu-j3w
@inaabdu-j3w Год назад
Subxanallh waxaad is odhanay Faaloyinkaa akhri sidaa dadku uga falceliyeen dadkan ilaahay iyo Rasuulkiisa like ku raadsanaya joojiyaa adeer✖️🤦‍♀️😡
@ahmedabdilaahi7256
@ahmedabdilaahi7256 Год назад
Reer somaliland ismuujiya❤❤
@HindaSalan
@HindaSalan Год назад
From Republic of somaliland ❤
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp Год назад
😂😂😂
@hananadem1258
@hananadem1258 Год назад
​@@Kingofcity-we4gp😂😂wxa ku liida ma weynaysid 😅
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Год назад
Qaarbadanbaa haday somaliland maqlaan cadho la dhiman gaadha 😂😂😂somaliland maxay dad badan ciishay 😂
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah Год назад
#Natural beauty koko bulle masha Allah you're Amazing girl🥰🥰🥰🥰
@indhodaraleyabdi5373
@indhodaraleyabdi5373 Год назад
Koko very beautiful young lady mashallah
@iskufilanhassan2865
@iskufilanhassan2865 Год назад
Kooko barnaamij ay kujirto maaahan mid lagu Caajiso Masha alh happy wayy
@RaaqiMohammed
@RaaqiMohammed Год назад
Dr wa Reer mudug Oo pultand ah waye 😂
@tiinadiamond
@tiinadiamond Год назад
Reer Puntland isn’t easy 😂❤
@Ajajajajajjs_jk
@Ajajajajajjs_jk Год назад
You don't know anything except is not easy what's thay?😊 it's so amazing
@Asmaahmed-wz4mb
@Asmaahmed-wz4mb Год назад
😂😂
@mohamedvlog5736
@mohamedvlog5736 Год назад
Sahro my dhiiga team work isla ehen from wadajir xaawo taako
@SULTHAN27
@SULTHAN27 Год назад
Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan. COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH
@munoabdulahi1620
@munoabdulahi1620 Год назад
Shaadoon waa rer bosaso waala yaqaan abihiina waa gudoomiyaha gobolka bari waa mj cs ❤❤❤❤
@mukhtaardirgax6794
@mukhtaardirgax6794 Год назад
Mj bosaso cali saleebaan uun baa kadagto gudoomiyaha barina dishiishaa leh cs maba dagaan boosaaso garoowe ayeey ku egyihiin
@nacimohassan2582
@nacimohassan2582 Год назад
​@@mukhtaardirgax6794garowe cs ma dago bosaaso leeyihiin cs
@halimaomar6179
@halimaomar6179 Год назад
Gudoomiyaha gobolka bari wa run wa cs lkn gudoomiyaha magalada bosaso wa dishishe ah an idiin saxee
@munoabdulahi1620
@munoabdulahi1620 Год назад
@@mukhtaardirgax6794 wll horta wax soo baro inta aadan wax ka jawaabin gudoomiyaha gobolka bari waa nin cali saleebana bosasona waa degmo kamida gobelka bari garowena cali saleeban ma dago
@adenshukri9218
@adenshukri9218 Год назад
@Sharmaboyhhh
@Sharmaboyhhh Год назад
First men to see you
@cadekacade8745
@cadekacade8745 Год назад
Allha is one
@mohamedmahdi2706
@mohamedmahdi2706 Год назад
PUNTLAND Bosaso Gobolka Bari waa cali salsban cawalyahan cali ♥
@deqaahmed4308
@deqaahmed4308 Год назад
Dr mahamed from bososo shaahdon mama ❤❤
@deqoomar3625
@deqoomar3625 Год назад
Asad rer moqdisho wad ogashahay lakiin budlan maogali waa qalad❤
@Nimco-vz7ck
@Nimco-vz7ck Год назад
Asad waxan u arkaa inaad respect umuujinin jamhuuriyada somaliland qof matalana aanad sookaxayn calankii somalia na saartay RESPECT AYAAN KUGU NAQAANAY ASADOOW❤
@NimcoAmiro
@NimcoAmiro Год назад
Allah akbar ❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi Год назад
صلي ألله عليه وسلم ❤❤❤
@someyharet9307
@someyharet9307 Год назад
Magaran kadhiid yaxbul wllkis waye wilka labad i amina 😂😂😂😂😂😂😂❤❤
@karim67756
@karim67756 Год назад
Asadow zxp calanka somaliland sharaftiisa ilaali calan reer maaha waa calan qaran waxaasi waa qalad taageero padan ayaad ku waayi kartaa REPUBLIC OF SOMALILAND ☝️
@ashraa435
@ashraa435 Год назад
Waad waa latay ilaahay haku caafiyo😂😂
@profinneupane6883
@profinneupane6883 10 месяцев назад
Republic?😂😂
@Elonmusk-tn5rz
@Elonmusk-tn5rz Год назад
خيبر خيبر يا يا يهود جيش محمد سوف يعود😢😢❤❤❤❤❤
@abdifitahharfe3768
@abdifitahharfe3768 Год назад
Dr waa Reer Bosaso Dad Xadaariyiin ah weeye reer PUNTLAND 👉‼️
@AminaXassan-b8l
@AminaXassan-b8l Год назад
عليه افضل الصلاة والسلام❤❤
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 Год назад
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@yaskacade4350
@yaskacade4350 Год назад
Ayuup c / laahi shuute big man legend
@Sihaam-g3f
@Sihaam-g3f Год назад
Qofka Ugu horeyay Ee Comments sooqoro inaa noqoday waan ku farax Sanahay ✊🎉🥰😂
@FaizaAbdullah-u9i
@FaizaAbdullah-u9i 11 месяцев назад
Hees ika gadan sadsasho waa guul Insha Allaah ❤❤❤
@anisodahir7015
@anisodahir7015 Год назад
saraa Hg🦁🙌 waaye cadad ka timid 💯🥰
@mustafsaidofficial7424
@mustafsaidofficial7424 Год назад
Dr shahdon from bosaso
@amiiraaxlaam9032
@amiiraaxlaam9032 Год назад
Somaliland hadaan arko waji malihi ❤😂
@Youzeph18
@Youzeph18 Год назад
Sido kaLe wllo 💚🤍❤
@hudaahmed4639
@hudaahmed4639 Год назад
Lakin calankena lama isticmalayo
@anisodahir7015
@anisodahir7015 Год назад
Sem😂❤
@CabdicasiisAxmed-r1s
@CabdicasiisAxmed-r1s Год назад
Allah is one
@husseinnur5339
@husseinnur5339 Год назад
Asc lahjada magala maha lkn waa maamul gobaleed ama Mogadishu marka walal asad next time soo samee qiyaas halka uu ka yimid team kena 27 Allaha barekeyo asad 🚶inasha Allah
@NAIMA-co6hk
@NAIMA-co6hk Год назад
😂somaliland ma maamul goboleed ah kkkk dhakhdhakh
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille Год назад
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂
@Janno66
@Janno66 Год назад
Adi habeen walbo maxa no xasuusisaa cidlada😂😂😂
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille Год назад
@@Janno66😂 wll mcn cidlada makaa saraa 😂😂
@Janno66
@Janno66 Год назад
@@cabdalle_bille my ha ixasuusin lee 🤣
@muzcapapdirashiid7390
@muzcapapdirashiid7390 Год назад
Imisa Qof ayaa Muqaalkan Ka heshay 👍 ASAD HAGIO🔥
@Nuura3Mayow-co7tw
@Nuura3Mayow-co7tw Год назад
M. A❤ Lkn Asad AboweH Maalmahan Canel. Ka Ma Sidhosee Noo Kala Kici 2m aan gaarbe
@Nuura3Mayow-co7tw
@Nuura3Mayow-co7tw Год назад
I. A❤
@kimuabdalla8164
@kimuabdalla8164 Год назад
First comment
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 Год назад
yarkaan koofida wato degenaan, akhlaaq dabeecad wanaagsan ayaa kamuuqata ilaahey ha usiyaadiyo
@MaxamuudCabdirixmaan-qt4nk
@MaxamuudCabdirixmaan-qt4nk Год назад
Gobalka mudug ❤
@JaamacBarbaraawi
@JaamacBarbaraawi Год назад
Asad walaalo Alle Wayne SWT cimriga iyo cafimaadkaba hakuu barakeeyo oo hakuu siyaadiyo Alle Wayne SWT cafimaad taam ah haku siiyo alle Wayne SWT wiLjarkaas aad la jaarka noqotay hakaa kiciyo oo lixaadkaagina hakuu soo celiyo Aamiin aamiin aamiin wllhi ilaahay dartii ayaan kuu jecelahay waana ku taageera waana kugu xidhanahay walaale guulayso labada daaroodba idamka alle inshallaah walalkayow hamigaaga adduunyo iyo ka aakhiraba hakaaga filnaado walaalkayow aa Aamiin aamiin aamiin 🤲❤
@zaynabsurad8872
@zaynabsurad8872 Год назад
Dharkenley is my village
@hawomohamed8216
@hawomohamed8216 Год назад
Ayuub Xamar Dr Boosaso
@ashofarah4041
@ashofarah4041 Год назад
Dr. Boossaa
@Ifrush-l8o
@Ifrush-l8o Год назад
Reer bari waaye
@Yuusuf__yuukey
@Yuusuf__yuukey 8 месяцев назад
Allh is ine❤
@MaryamoJeeni
@MaryamoJeeni Год назад
Abeera aaway
@Hoodo-r1p
@Hoodo-r1p 11 месяцев назад
Shaadh cade markuu faanka bilaabay ayaan gartay😂 iyo kadha markuu yidhi 😂😂
@bushrakulmiye9886
@bushrakulmiye9886 Год назад
Dr waa reer bosso marki u horeysay bn fhmay wayo aniga ah reer bososo sax ah
@BukhaariShankar
@BukhaariShankar Год назад
Asadow zhp malinba malinta ka danbaysah Talent wuu ka dhamanaayh😅😅
@shugrishacni4527
@shugrishacni4527 Год назад
Digtorka waxaan kuqaasayaah rer gaalkacyo Inuuyahy
@marizadagan2470
@marizadagan2470 Год назад
Ayuub reer jigjiga am reer jabuuti
Далее
Гаджет из даркнета 📦
00:45
Просмотров 174 тыс.
UFC 308: Пресс-конференция
35:18
Просмотров 557 тыс.
Ilkinchi hotin oberasanmi deb o’ylabman🥹😄
00:26
진 (Jin) 'I'll Be There' Official MV
03:15
Просмотров 7 млн
#MUSASAL#   part one   QIYAANO LAGA DHAXALY ???
7:01
Просмотров 6 тыс.
KOKO WALAALKAAGA KASOO DHEX SAAR  TIJAABADII UGU ADKAYD
30:23
Гаджет из даркнета 📦
00:45
Просмотров 174 тыс.