Тёмный

Maxaa Ku Dhacay Fankii  

Explore Somalia with Said Fadhaye
Подписаться 20 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Waxaan raacay ‪@aarmaanta‬ si aan ugu wareysto Fankiisii meeshuu marayo. Wuxuu igeeyey meelaha uu ugu jecelyahay London!
Used Music: ‪@aarmaanta‬
Halaalee - ‪@aarmaanta‬
Maanta - ‪@aarmaanta‬
Uur Hooyo (feat. Hudeidi) - ‪@aarmaanta‬

Опубликовано:

 

11 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 93   
@aarmaanta
@aarmaanta Месяц назад
Salaan sare Said & Asxaabta ku xiran channel'kiisa. Sharaf bey ii tahay inaan halkan kasoo muuqdo ❤
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Месяц назад
Soo dhawoow bro @aarmaanta!
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 Месяц назад
For your safety not drive while reporting
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Месяц назад
Al fanaan AarMaanta legend baa tahay fanaan karti hal abuur iyo Cod isku darsadaa tahay waan kutaageeraa From Hargeisa Hoyga Fanka
@highflyer215
@highflyer215 Месяц назад
The best program we've missed this guy
@cabdifataax2587
@cabdifataax2587 Месяц назад
nin culus bro
@ArtanRays
@ArtanRays Месяц назад
Aarmaanta Waa Fanaan degan oo hibo leh Dadkiisa iyo Dalkiisana qiimeeya sidoo kale yaraan qurbaha ku tegay. Heesaha caruurta uu u sameeyay Abaal buuxa uga heynaaa!. Nooloow Aarmaanta. Mahadsanid Said Muuqaal Sharaf leh Marwalbo.
@iman1527
@iman1527 Месяц назад
The best Singer of our generation of course Aar manta 🥰
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus Месяц назад
Masha allah aar manta
@NASIRJIIM2807
@NASIRJIIM2807 Месяц назад
Ninkan markan fiirsado waxan dareemo Somalinimo dhaba ❤
@apdulhakimjamal8528
@apdulhakimjamal8528 23 дня назад
One of a best weeyi aar maanta❤❤
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 Месяц назад
Thanks siciid fadhaye, aarmaanta qaylo dhaan & waayaha cusub wakhti badan ayay galiyeen sooomaalida & fankeeda maanta wax qiimo leh oo la daawado maleh
@mubashirabdilahi3160
@mubashirabdilahi3160 Месяц назад
We miss you armaanta
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 Месяц назад
16 sano ka hor ba la heesi jiray aarmanta legend weeye ❤
@deqaduale-wj3bi
@deqaduale-wj3bi Месяц назад
The legend Aar Mata ♥️♥️♥️❤️amazing video
@ahmeddiini3
@ahmeddiini3 Месяц назад
Soo badi muuqaalada sidaano akle saxib Said Fadhaye
@yoesef_awga
@yoesef_awga Месяц назад
Guulayso sxb said. Barnaamijyo cajiiba oo xiiso leh baad nala wadaagtaa , London baan ku noolahay magaaladii baad i jeclaysiiseen mahadsanid.
@moapdikarem144
@moapdikarem144 Месяц назад
woww ❤
@somalisomali5161
@somalisomali5161 Месяц назад
Waa nin dookh oo dhadhansada nolosha iyo macnaheeda. Waxaad ais odhanay dugsiga kaligii noolaha ayuu ka soo qalanjabiyay markaasuu sameeyay waxa u gaara oo shaambaddiisa leh. Waxayna ka muuqataa tayada muusiggiisa. Waa mar la arage rabbigu ha dhowro
@asmadaher8793
@asmadaher8793 Месяц назад
Mansha allah fananaki qimaha badnaa e aarmaanta
@LuckyMohamed-nc4mu
@LuckyMohamed-nc4mu Месяц назад
Wow wow ❤❤❤
@abdiaddam1484
@abdiaddam1484 10 дней назад
Nin wanaagsan ❤
@mohomoudabdirahman2811
@mohomoudabdirahman2811 Месяц назад
Legend weeye Aar I'm your biggest fan bro
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql Месяц назад
Barnaamijyada noo soo badi . Nolosha bulshada xooga saar . Barnaamijyada aad soo bandhigtid aad baa loogu faaiidayaa Waadna ku mahadsan tahay
@MahirZakaria
@MahirZakaria Месяц назад
Ma jiro fanaan aan la barbar dhigo aarmaanta always waa number one fanaan somaliyeed oo fanka si sharafleh ugu raaxeystay cod iyo murti iyo wax walba
@shafiabdi215
@shafiabdi215 Месяц назад
Beautiful program. Nin mudan ayad keentay.
@abdinajibibrahimadan5968
@abdinajibibrahimadan5968 Месяц назад
#Fadhaye 2 milyan bad u qalanta wlh RU-vidr aad u dagan bad tahay wll9
@hamda_mohamed
@hamda_mohamed Месяц назад
Fankiisa fan unique ah bu ah
@AHMEDALI-kw2eb
@AHMEDALI-kw2eb Месяц назад
Respect Aar Maanta in badan wanoo qaaday HEES @Aarmaanta
@abdirahmanHajisaid
@abdirahmanHajisaid Месяц назад
Respect dude 🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@user-di9ie9lp3n
@user-di9ie9lp3n Месяц назад
Legend ❤
@nickmic3728
@nickmic3728 Месяц назад
Xassan Aar ❤❤❤ may Allah bless you
@dahaCR7
@dahaCR7 Месяц назад
The legendary aarmanta 🫡
@AyanAbdi-mr5wu
@AyanAbdi-mr5wu Месяц назад
Said fadhaye iyo Hoobalka Aarmaanra salaamnidin
@sacadjakarta5619
@sacadjakarta5619 Месяц назад
Legend aarmanta ❤
@ashrafaarofficial6820
@ashrafaarofficial6820 Месяц назад
Aar maanta fanaan qaaliya
@hamdiINdhacad
@hamdiINdhacad Месяц назад
Armanta wxan ubahanahy in uu wadanka imado uu ka sameeyo barnamijyadam oo kale❤
@Zaky_garad
@Zaky_garad Месяц назад
Aar Maanta🦁+🐐
@khamalhasan9001
@khamalhasan9001 Месяц назад
I subbed
@safwaanbjama44
@safwaanbjama44 Месяц назад
Omg❤
@saaficic9935
@saaficic9935 Месяц назад
Jidka taariikhdiisa waa la hayaa oo Hampstead tuulo atey ahaan jirtay family Cotton layidhaa oo beero Ethiopia ku yaala oo cudbiya lahaa. Dadkii u shaqeyn jiray ayaa Somali u badnaa, Xabashi iyo Eritea. Waa Sababta jidadka u dhawno loo dhaho Minilik Square iyo Asmara road
@zakariyeabdulahi5328
@zakariyeabdulahi5328 Месяц назад
Ultra legend armaanta
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq Месяц назад
Ultra legend Aar manta
@mmpodcast1
@mmpodcast1 Месяц назад
Legend himself..
@Chouriye76
@Chouriye76 Месяц назад
LabO GOAT❤
@user-rh7js3pp1y
@user-rh7js3pp1y Месяц назад
Dhadhami dhudeeya aarmanta the legend
@dugshorts
@dugshorts Месяц назад
Aarmaanta nin wayn ❤❤
@CadaalaLyrics
@CadaalaLyrics Месяц назад
Caashaqa dhadhami dhudiya Ruuxii dhab kuu jecel Dhibta looma quuree. Big Legend Aarmaanta.
@Cisse.Amirson
@Cisse.Amirson Месяц назад
Amazing vlog as per usual 🔥🔥
@Ciisecabdilaahi194
@Ciisecabdilaahi194 Месяц назад
Million sub baad u qalantaa wlal siciidow si gaara baan uxiisayaa videos ka aad soo gelisid wlahi
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Месяц назад
Mahadsanid! Waa la gaaraa iA
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Месяц назад
AAR MAANTA - TALENT ARTIST somalida top 5 keeda ayuu kujiraa sababtoo ah muusiga wuu tuntaa waana fanaanka labaad ama sadexaad ee album soo saaray kadib 2001 Dhaliisha aan u hayo waa inuusan dadaal badnayn wax soo saarkiisuna yar yahay
@aliosmanadan8815
@aliosmanadan8815 Месяц назад
Ireland 🇮🇪 muuqalo nooga so sameey legend ❤🎉
@kayseamin9452
@kayseamin9452 Месяц назад
Inad tahribto Ma rabtaa 😂😂
@maxamedcalihirsi2440
@maxamedcalihirsi2440 Месяц назад
Gulayso
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 Месяц назад
War anigaa degan Aaroow, mudo 5 sano ayaan deganahay inkastoo soomaki badan degan tahay, hamsted, camden,
@yaxyec4972
@yaxyec4972 Месяц назад
14 daqiiqo oo sidii hilaaca ii dhaaftay, sida uu muuqaalku u diyaarsanaa isuguna jaan go'naa awgeed. Mahadsanid 100%.
@daadirdaada4174
@daadirdaada4174 Месяц назад
salaan sare fanaankayga aarmaanta wankuuxisnay😢😢
@mohamedalfaatixahmed4709
@mohamedalfaatixahmed4709 Месяц назад
Aarmaanta fanaan somalinimada ku weyn codkar ah dagan ❤
@wzali2480
@wzali2480 Месяц назад
camera nucee isticmasha
@NUURIYE.
@NUURIYE. Месяц назад
Aarmaanta somali singer ultra legend iam big fun this guy
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 Месяц назад
Waxa laga yaaaabaaaa Somali reer Burco ah ayaaaa degenen jiray 1910 kiii qarnigaaaaa reee burcaaaa xadaaaatada u haystay ilaaaa Yemen
@NUURIYE.
@NUURIYE. Месяц назад
@@abdifatahnor1338 zxb mxd ka hadlaysaa
@ibrahimalixaji5369
@ibrahimalixaji5369 Месяц назад
Big legend ❤
@timshow2240
@timshow2240 Месяц назад
Somali road anaa guri kagadan doona
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Месяц назад
Guriga ma futadaadaad ku iibsansysaa waa nus malyuun xageed lacagta ka keeni
@wzali2480
@wzali2480 Месяц назад
aad ugu helaa muqaladda sxb camera nucee waaye
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Месяц назад
Zv-e1 walaal, mahadsanid!
@ogaal2525
@ogaal2525 Месяц назад
Fanaan taajir ah BMW ❤❤
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 Месяц назад
Wll garoomada booqdo sida Liverpool itc
@Eng_moy
@Eng_moy Месяц назад
949
@lafaHore
@lafaHore Месяц назад
Aarmaanta qisooyin badan baa ku duugan ee odeyga Wareysiyo dhowr parti ah kasoo samee😂 intaan inaguma filnee
@user-rg1ef2vr1l
@user-rg1ef2vr1l Месяц назад
Iskaga bax heesaha oo xaga cibaadada u leexo brother
@Salah_slx
@Salah_slx Месяц назад
Aar waqti kasta
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 Месяц назад
Codkiisa wuxuu u eg yahay inuu Thyrode ku dhacay Illaahay haku caafiyo. Nus milyan waa xafada ajaanibta u badan yihiin. Ee waa 800 kun amaba milyan ilaa milyan iyo bar.
@Bashiir99
@Bashiir99 Месяц назад
Aarmanta heesihiisa hadanad dhagaysan wali hees madhagasan 😢
@handulle1
@handulle1 Месяц назад
Aar Maanta waa fanaan aan jeclahay wacyi galinta uu wado. Laakin waxaan huba inaanu sidaa u soo shaac baxayn ilaa uu tago Magaaladii fanka Hargaysa Caasimada Somaliland , Mogdisho, London fanaan kuma soo shaac baxo.
@jibrilali5139
@jibrilali5139 Месяц назад
Ma fahmin, muu ISKA daayey sidii bk, mise caruuruu u hersaa?
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 Месяц назад
Why he is using Google map, i though he knows London well
@nalayeadde
@nalayeadde Месяц назад
London ma waxaad u haysata Tuulo. 10 yr jooga hada wali Magalada qayb Ayaan arag . Waayo meelkasta dan ka gali mayso
@fatimahabdul4329
@fatimahabdul4329 Месяц назад
because of the speed camera's and google maps shows also the streets to avoid due traffic jam, accidents, it shows any road work, parking etc etc etc
@MoKadir96
@MoKadir96 Месяц назад
@@nalayeadde london oo 20 milyan ku nooshahay iska daaye xamar oo 3 milyan ku nooshahay baanan kuligeed kala abaran anoo 6 sano ku noolaa
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn Месяц назад
London dadkii ku dhashay ee cadaanka aha aya map isticmalan 😂😂😂😂😂 wa magaalo aad u ween
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 Месяц назад
@@fatimahabdul4329 that's cool
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 Месяц назад
Yaa i keeni kara Aar Maanta oo u heesaayo calan ama xaflad maamul gobol.
@duranhassan6456
@duranhassan6456 Месяц назад
Aar Maanta, astaan u taagan fanka Soomaaliyeed ee anshaxa hagaagsan ayaad tahay.
@yasminmohamed6924
@yasminmohamed6924 Месяц назад
Anagaa dagan hampstead
@Juuhi_
@Juuhi_ Месяц назад
Wagi ka dhidhiga tahribka nogu danbeysy❤😂 Ninkan quruxlow bu aha🥺😞 ibni adamku inu maalmo jirayo sida ku garta hadba wu iska qurxonyhy😂
@iman1527
@iman1527 Месяц назад
One of best Singer of our generation of course Aar manta 🥰
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Месяц назад
Thank you!
Далее
LONDON: MAXAA LAGU ARKAY CUNTADA SOMALIDA?
8:55
Просмотров 79 тыс.
Каха и суп
00:39
Просмотров 2,4 млн
FUUMA - Waan La Yaabay!
6:53
Просмотров 17 тыс.
DAARUSALAAM - XAAFAD CASRI AH!
10:11
Просмотров 20 тыс.
SOMALIA: Waa Sidee BALCAD?
9:53
Просмотров 30 тыс.