Тёмный
No video :(

LAYAAB😳 RAGGI WAXAY TAAGAN YIHIIN 1NAAG KA BADAN MARABNO😂 SEE CML HEE | FREE CARUUS BISHIMO DHEERE 🤣 

Zaki Bin Xaaji
Подписаться 810 тыс.
Просмотров 127 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 485   
@Garshishe
@Garshishe 7 месяцев назад
Wasiir gabdha video geda cida commentiga ka bixisay army gabdho yihiin oo mgacyo rag ku qortay 😂
@izraclaahi1824
@izraclaahi1824 7 месяцев назад
😂😂😂😂
@DeeqMohamad-jv7zn
@DeeqMohamad-jv7zn 7 месяцев назад
Waasax
@niciimonuuriyemacalim2310
@niciimonuuriyemacalim2310 7 месяцев назад
Walay inayna ahyne waa faarax xaliimo ka maarmimaye ragaw is ceshta😂😂😂😂😂
@Sagal37
@Sagal37 7 месяцев назад
Gararaa😂😂
@zainoabdala-sy8dk
@zainoabdala-sy8dk 7 месяцев назад
Waa macquul😂😂😂
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 7 месяцев назад
uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ 😢❤
@Rayaan277
@Rayaan277 7 месяцев назад
Kusaliya rasuulkeena scw ❤🕋☝🏼
@fuaadpoy3246
@fuaadpoy3246 7 месяцев назад
Scw❤
@mariaadow9704
@mariaadow9704 7 месяцев назад
scw scw ❤❤😊
@AloneAlone-mb7iu
@AloneAlone-mb7iu 7 месяцев назад
Scw
@sophiakiin4762
@sophiakiin4762 7 месяцев назад
Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam
@Cayuunimahamed
@Cayuunimahamed 7 месяцев назад
Scw
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 7 месяцев назад
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️
@salahmuhumedabdiSALAHMUH-ym9ko
@salahmuhumedabdiSALAHMUH-ym9ko 7 месяцев назад
Allahu akbar scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@FardowsoRuun-zz4sb
@FardowsoRuun-zz4sb 6 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 7 месяцев назад
Xasuusta Alle Mar Walba Waa Muhiim ❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 7 месяцев назад
Last day of 2023 hadaa illhy nabad kugu soo gaarsiiyay Alx ❤️dheh wll maanta dad ayaa nooleen inta daawaneyso muuqaalkaan ayakoo caafimaad iyo faraxsan Waan ku salaamay ❤️🫶
@samirogeele8279
@samirogeele8279 7 месяцев назад
1.1.2023
@Maanyare37042
@Maanyare37042 7 месяцев назад
Allah is one 1⃣ ❤❤❤❤
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 7 месяцев назад
War waa inaan amadi camal raadshaa ileen diyarsane wali wuxuu uga sugayaa unaan u suuroodee😂😂😂the legend hadad runta sheegtay 2024 viv amadi raadis aan galno gabdhoow😁😁
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 7 месяцев назад
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamy 😂😂😂
@Hamida-29
@Hamida-29 7 месяцев назад
Sorry😂❤
@MoJa-hw5ww
@MoJa-hw5ww 7 месяцев назад
Shaaambooooo
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 7 месяцев назад
Somali waxa dhibta ukeenay waa qoysaska badan ee xuquuqdo ladayacayo one family is the best 👌 😊
@halimabuleabdow5817
@halimabuleabdow5817 7 месяцев назад
War saan uqoslaayey waan daaley waziirkeyga waan kusalamey fataxadada allah noo aqbalo 😂😂😂😂😂😂
@axmednuurkaad6966
@axmednuurkaad6966 7 месяцев назад
Ani Arooskayga Camera ka ma Ogali Hala iga wr hayo 😂
@osmanmahamad6369
@osmanmahamad6369 7 месяцев назад
Qoraanka markaa aqriyaysid Comedia haka dhigin toosnu aqri quraanka Thanks bro
@C.W.W
@C.W.W 7 месяцев назад
Adeer faqri badan aya jira hal naag ka badan cidna marabto😂😂😂❤
@jok-manhb9610
@jok-manhb9610 7 месяцев назад
Full 🇾🇪 support Yemen 🇾🇪 from Djibouti 🇩🇯🇵🇸 free Palestine 🩸🇵🇸🇩🇯🦾💪
@cabdikaficabdulahi9822
@cabdikaficabdulahi9822 7 месяцев назад
Waziir dhufees ayaan kujirnaa 😂😂😂
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 7 месяцев назад
Haduu illhy nabad kugu dhameeyey Alx dheh❤️ inta Daawaneyso Muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay❤️ FREE PALESTINE 🇵🇸 free sudan 😢 aan u duceyno qofkii awoodo walalahen intasa u awodna❤️.
@Zaki_Bin_Xaaji
@Zaki_Bin_Xaaji 7 месяцев назад
Wasiir shilalka talefanada laso dhaqso❤😊
@dervishgunge3062
@dervishgunge3062 7 месяцев назад
Congratulations all people 👏🏻 ❤️ Happy New year, mid bash bash io barwaaqo leh alle ha innooga dhigo team Sarakiisha , wasiirka arimaha gudaha Zaki bin Hajji Salamullah shp ❤❤🎉🎉❤️👏🏻👏🏻👋🏻
@maxamedxamuud811
@maxamedxamuud811 7 месяцев назад
allha is one ☝️ 😢❤
@HANKA_GAMER
@HANKA_GAMER 7 месяцев назад
Wasiir Shaxdaa Fahanay 😂😂 Markaa qoraal soo Qorno Qoftaadaa la Wacaa Naga Qabo camal 😢
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 7 месяцев назад
❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤
@meaktooni
@meaktooni 7 месяцев назад
Salahu calyhi waselam
@omarhussein-tn1cm
@omarhussein-tn1cm 7 месяцев назад
Sallallahu aleyhi wasallam ❤
@Ayyubahmed930
@Ayyubahmed930 7 месяцев назад
Scw scw scw Scw scw ❤❤
@mukhtarzhaafi3952
@mukhtarzhaafi3952 7 месяцев назад
Kusali nabi mohamed scw scw❤❤
@nawaalali9715
@nawaalali9715 7 месяцев назад
bartaa ka haaya farax no more naago 1 idinka badam❤😂
@Hassan18ilkacase
@Hassan18ilkacase 7 месяцев назад
Wasiir qorshaan wadanaa ee dumarka Hanoo lug qaban, ee qorshaha fahan yaaqay own goal kaan muxuu ahaa aad nagu raadinayso😂😂😂
@Safwaancabdi-ig1de
@Safwaancabdi-ig1de 2 месяца назад
Wasiir wallaahi ku guma caajiso😊😊😊😊😢😢❤❤ Allah naarta ha kaaba xoreeyo❤❤❤❤❤❤❤❤
@ilhamsharaf
@ilhamsharaf 7 месяцев назад
wasir mxaa qaldan rag wadii sax ahed ayeey qadeen ka dhac nio😂😂😂😂
@user-hr7pb4mg8f
@user-hr7pb4mg8f 7 месяцев назад
Wazir waxas waa xalimoyin magac raag waatan waaye😂😂😂
@user-qc1ss5ld7t
@user-qc1ss5ld7t 7 месяцев назад
Alla wasir wan suganay iinaad ka hadashoo😅😅😅😂😂
@CiiseHaaji765-zl2yn
@CiiseHaaji765-zl2yn 7 месяцев назад
Haday dhab ka tahy gawdha 4 ay ogoshahy war ii radiya❤
@riyaanhennabeautychannel2656
@riyaanhennabeautychannel2656 7 месяцев назад
😂😂😂😂 hal naag inaad heysato wax ka qurux badan ma jirto marka keep going wiilashena 😂midkeygow 20 anaa kaaka badn😂😊
@AboubakerHoussein-vz9ge
@AboubakerHoussein-vz9ge 7 месяцев назад
15 ila 18 caruur ah ma dhali kartaa mana u adkeysan karta
@nuurcase7761
@nuurcase7761 7 месяцев назад
Caawa First baan ahay iigu cimaamad ❤ saraakiishow😊
@caaishonuur7806
@caaishonuur7806 7 месяцев назад
Habalyo dumar laanow 😂farx meel Ayaan asarnay😂😂😂😂❤❤😊
@khaalid2833
@khaalid2833 7 месяцев назад
Waziir waan kusalaamay amdi aaaa walaalee qoraxada aameel aaa wir aabahaa uekoo aaa cabsi free waziir 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@samaaracadeey143
@samaaracadeey143 7 месяцев назад
Hello faraax amadi 😂😂😂 maqal majiraa
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 7 месяцев назад
Waizirka wlhi your so funny wankuwata keep going brother 😂😂😂😂
@Hussein_Mukhtar_10
@Hussein_Mukhtar_10 7 месяцев назад
Waziir Coming Soon 700K Insha Allah
@abdirahimhusseinnor6556
@abdirahimhusseinnor6556 7 месяцев назад
Waziir ciyaarta ay nala dheelayaan waa fahany😂😂😂 u beeen guuur aa la dhahaaa ciyaartaaan😅😅😅
@madinamoumin8873
@madinamoumin8873 7 месяцев назад
My wasir ❤si seulement tt les RU-vidur pouvaient être comme vous 😢keep going 🇩🇯
@NadimaMiel
@NadimaMiel 7 месяцев назад
Anigu Chaque soir j'attends que le wssir poste une vidéo😅
@FaisalAli-gp4ji
@FaisalAli-gp4ji 7 месяцев назад
​@@NadimaMielhhhhh moi aussi 😅
@MohamedAbdiMohamed-ch7lw
@MohamedAbdiMohamed-ch7lw 7 месяцев назад
Hata mimi napenda sana mwaziri unavutiwa na video zake! 😂kaxaxaabiya hee frenchka 😅
@jok-manhb9610
@jok-manhb9610 7 месяцев назад
Niyahow fransiis maxay waaye somalidu ma fahmaane flowerska Zaki bin xaji ree djibouti wan ku jirnaa caadi matihin nous sommes toujours la pour écouter le vidéo qu'il poste hhhhhhh 😂 moi aussi wlhi 🇵🇸
@DJArafadofficiel4187
@DJArafadofficiel4187 7 месяцев назад
Moi meme j'attends chaque ce soir quand poste un nouveau vidéo 🇩🇯🇩🇯🫱🏼‍🫲🏻🇸🇴
@user-yo9jo8qf9k
@user-yo9jo8qf9k 7 месяцев назад
Walal gabadhan waan wadanaa❤❤❤wixii bay fahansantay wallalihi❤cali bayleeday😊🎉iiso qabo qofta🎉
@MawliidGaambiyecilmi
@MawliidGaambiyecilmi 7 месяцев назад
Bajaq iyo janno waa lagu ducaystaa😂😂
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 7 месяцев назад
Barnaamijku wuu qurxanyhy talie lkn ragga haku fogaan😊
@abdiazizmuhudin5563
@abdiazizmuhudin5563 7 месяцев назад
Shekadada wa lesku fahamay qorsha weyan 😂😂😂😂😂
@kowtharhajiabdi1657
@kowtharhajiabdi1657 7 месяцев назад
Farax wano rukucay alxm 😂😂😂
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 7 месяцев назад
Wangsan wllow sakiw 😂keep going 🎉comig son 70000k😮
@farahmohamout
@farahmohamout 7 месяцев назад
Zaki Bin Xaaji inuu naxay oo Ridwaan isaaq U eekaday yaa ila Arka😂😂
@leylomohamed205
@leylomohamed205 7 месяцев назад
Wlh muqaalka ano 1 daqiiqo Moda iga dhamaaday mastar bishimadhere and amadi😂😂😂😂
@AhmedG36
@AhmedG36 7 месяцев назад
Ninwaliba 1_4 intuu Awoodo ah guursado❤❤❤Alla qoftaa halkee kahela❤❤
@user-dh8zh5hi5f
@user-dh8zh5hi5f 7 месяцев назад
Nabiga kusaliya scw
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 7 месяцев назад
Walee bishimo dheere Qooqaa dilay hayeey 🔥🤣😂💛😂
@Xasanbashiir-t4r
@Xasanbashiir-t4r 5 дней назад
Mashalah 😊
@Ciltirex9
@Ciltirex9 7 месяцев назад
Wasiiir waji ma lihin ha nagu sirmin 😂😂😂
@AliHassan-uv9uc
@AliHassan-uv9uc 7 месяцев назад
Zaki bin haji iyo sarakidha miladiga husub 2024 qeer alaah habogu qatimo ✋🥸
@najiibMk
@najiibMk 7 месяцев назад
Waa sanadka cusub dhibatadu😂😂😂
@user-mz6hx2iu6c
@user-mz6hx2iu6c 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂 bishimadheere iyo sakiba waan salaamayaa 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@maxamedmareye7431
@maxamedmareye7431 7 месяцев назад
Nin waayee tn leh sadex ha la guursado lugaa u laaban nin naag left waayee😅😅😅😅
@INDHO-mu4lj
@INDHO-mu4lj 7 месяцев назад
Soo dhowoow waziir ❤
@MohamedSomaali2020
@MohamedSomaali2020 7 месяцев назад
waziir sanadka marka uu dhamaanyo sidaan u dhaqanaa nio
@mumtaazqaali2631
@mumtaazqaali2631 7 месяцев назад
Raga waa tashten😂😂😂
@nasriinappe-kx9pf
@nasriinappe-kx9pf 7 месяцев назад
Gabarey ragii a uqoodeysey qac beyka yeersiyeen 😂
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Dadkan wax soo qoraya maha RAG WAA DUMAR MAGACYO SAMAYSTYW😂😂
@mariaadow9704
@mariaadow9704 7 месяцев назад
Allah is one❤❤❤☝😥
@user-zg5se8uk6o
@user-zg5se8uk6o 7 месяцев назад
Waziir shilalka telephonada noo soo badi
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 7 месяцев назад
bishimo dheere waa lala helay runtii magacaas😂😂 suu utagayo ayaa iga qoslisay bishimaha😂😂
@QADAR__LEO
@QADAR__LEO 7 месяцев назад
Anaa ku,fahan sinaayo waziirka gabdha waa lasoo dirsaday hadaa dhihi laheen Ala waatan nagteyda ama waa tan tiina anfici laheed raac aanala dhihi lahaa ayadana weenaka tagi laheed zawaptoo ah runkama ahan oo walaso dirsaday marka yee lugaha dheeqo noogalin 😂😂😂😂😂😂😂
@qyhealthybeauty
@qyhealthybeauty 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂 Hal iska dhaaf 4 guursada ragoo
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 7 месяцев назад
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 🤎
@user-uo1zm7px3h
@user-uo1zm7px3h 6 месяцев назад
Labada Kun labatan iyo shanta galmudug ucayari raba i.a mana udhashan galmudug lkn boos Ayan ka helay alhhamdulilaah
@16850
@16850 7 месяцев назад
M.allah gabadhas ha laiso radiyo
@Nej-Beik
@Nej-Beik 7 месяцев назад
Maanta wasiirka kal iyo laab bu ugu baashalay😂 Yajooj wa majooj😂😂😂😂
@inacoloow6953
@inacoloow6953 7 месяцев назад
Waziir wa nala nabaya Waziir kalay na dhaari😂😂😂
@RitaAhmed-ih4sb
@RitaAhmed-ih4sb 7 месяцев назад
From Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@user-fl6hg8mr4f
@user-fl6hg8mr4f 7 месяцев назад
Wan filaye inu wazirka soqabanayo kan 😂😂
@AtiyaabdiAden
@AtiyaabdiAden 7 месяцев назад
Firxiya saliid bey kululeysa kuuma jirno markaaa😂
@AmiinYre
@AmiinYre 2 месяца назад
Ex ayay kabaqayaa saxp ee 4 waxkabadan waye Rabaa 😢❤❤
@muudahir7081
@muudahir7081 7 месяцев назад
War zakiyow adba number 2 uma socotit dadka bad magalinee😂😂😂😂😂😂
@Noor3366-lj4cv
@Noor3366-lj4cv 7 месяцев назад
Waziir anagoodhan bud baa nulugu hayaa wey ikotaagantahay cabsi cabsi dumarka somaliyed
@Luualpi
@Luualpi 7 месяцев назад
manta barnamijka wuu shidanyahy qosol iyo qaraxaba Big legend zaki
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 7 месяцев назад
Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend ❤
@raxmaumuzakariya
@raxmaumuzakariya 7 месяцев назад
Kkkkkkk zaki xaajiyoow adaa lagaa wadaa miyaa kkkk
@user-ko1um6jo2d
@user-ko1um6jo2d 7 месяцев назад
Happy new 🎉🎉2024 mashallah asc sxp zaki
@FaadumoFaarax-wc2gs
@FaadumoFaarax-wc2gs 2 месяца назад
Zakiyoow maisku yaacnaa jcyl😂😂
@Hakiimi842
@Hakiimi842 7 месяцев назад
Abti qooqaa jaway 😂😂😂
@FaatushAlii-ih8vl
@FaatushAlii-ih8vl 7 месяцев назад
Wasir ragu way no hanuune😂😂😂
@maxamedmaxamuud4626
@maxamedmaxamuud4626 7 месяцев назад
Hal Wanagsan Hadan helo iga badan allah ha ii fududeeyo
@kemalbey8262
@kemalbey8262 7 месяцев назад
Amadii kibaraya anuunba arkay 😅😅😅
@istarabuukar-xh4rj
@istarabuukar-xh4rj 7 месяцев назад
Happy new year 🎆 ❤
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 7 месяцев назад
2024 no more1.😂 Zaki tan 4ta raali ku ah yaan lagaaga hormarin.
@ttotto3927
@ttotto3927 7 месяцев назад
Saki filmka tukiga ah ee somalia ay ku bahdileen magaceda soo qaad u soo dhig saraakisha ha soo dhacsdeen magaceene
@Heecomusasal
@Heecomusasal 7 месяцев назад
Wasiir yaan lagu qaldin waxaad comment akhri naysid waa dumar countiyo rag ah bay samaysteen😂😂😂
@umashapeel
@umashapeel 7 месяцев назад
Wallabies bushido tuubo😂😂😂
@mohamedbotaan1348
@mohamedbotaan1348 7 месяцев назад
Team amiti ayaan kujiraa ee wasiir axmed qoobey waa gudomiyahe xogteyda gaarsii haley diiwan geliyo😂
@mdeckofficial1891
@mdeckofficial1891 7 месяцев назад
Qooori ba nalagu haye😂😂😂😂
@ganikeyf5389
@ganikeyf5389 7 месяцев назад
Mr shumis wlh wanka sugaaye 50sano singlenimo ku gaaryay😂
@MahamudAbdullahi-tk5jg
@MahamudAbdullahi-tk5jg 7 месяцев назад
Where can i get this one oh! My God
@Xiisadan-up1bh
@Xiisadan-up1bh 6 месяцев назад
Way ku sugeen iyada awalba xaliimo ahayd ee yaa u dirsaday😅😅
@allayoyusuuf7450
@allayoyusuuf7450 7 месяцев назад
Niyad ban u qosley cawa waana markii iigu horeysan ninkan arko
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 7 месяцев назад
"Qoraxaa message qaldan so dirta Dayaxa u jawaaba" 😂😅😂😅😂 Aar wasiirku dhib badnaa!!
@user-hg5ud7ji5q
@user-hg5ud7ji5q 7 месяцев назад
Wasiir wasiir Nin aaad u reaction wngsn
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 7 месяцев назад
Odayga xili ay camerada kacsan tahay ayuu ku soo aaday ha iska dulqaato asigaa somali ka dhashay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Далее
МЕГА МЕЛКОВЫЙ СЕКРЕТ
00:46
Просмотров 179 тыс.
Film-kii Sir iyo Caad, Part 1
40:40
Просмотров 1,1 млн
МЕГА МЕЛКОВЫЙ СЕКРЕТ
00:46
Просмотров 179 тыс.