Тёмный

LAYAAB AYEE ILA NOQOTAY ARAGTIDIISA LAMA FILAAN😱😱 

IFRAH QALIIF
Подписаться 253 тыс.
Просмотров 171 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 200   
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 9 месяцев назад
Caafimaadku waa qaali wax lagu ciyaaro maaha qofkasta oo xanuunsanaya illaahay caafimaad ha siiyo inta caafimaadka qabtana Allah ha inoo siyaadiyo 🤲
@user-in9uh5tq3q
@user-in9uh5tq3q 9 месяцев назад
Aamiin yaa rabi
@axmedsaciid5353
@axmedsaciid5353 9 месяцев назад
Aamiin yarbi🤲🤲🤲🤲
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 8 месяцев назад
amiin yaa rabi😢😢
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 8 месяцев назад
Amin 😪
@XidigRamoz
@XidigRamoz 9 месяцев назад
Prank Waa Halkiise Dhaarta Ka Reeba Saddex magac ee ilaahay been looguma dhaarto
@user-vs3bc5ij6z
@user-vs3bc5ij6z 9 месяцев назад
Wad mahadsanthin lkn xadudaha ilaahey ilaaliyo waa hadii aad ajanbi kaltihin hdad is maherstena iga raali noqda❤
@Rafiiqdarbi
@Rafiiqdarbi 9 месяцев назад
Masha Allah wllky Saad xadka Allah u ilaalinaysid Allah aduun iyo akhiro ku dhawro Wilka iyo gabadho way isqaban Allah ku arzaqo awlad anfacda
@user-tq3wm3hw6u
@user-tq3wm3hw6u 9 месяцев назад
Magac ilaahay ayay been ugu baratay bisinka 😢😢😢😢😢😢😢😢
@deeqoibraahim9972
@deeqoibraahim9972 9 месяцев назад
Amina baryahaan nuurkeeda baxaayo m.a❤
@nimcocabdullahi5459
@nimcocabdullahi5459 9 месяцев назад
ilhaaow muuso ookale iisahal wlhi waa wiil baariya m.a ifraah nasiib leedahay🎉❤
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 9 месяцев назад
Waaad heli inshaallaah 😢
@najmacaraale5057
@najmacaraale5057 8 месяцев назад
Alxamdulilaah frxd ka weyn ma jirto ifraah iyo muuse labo lamaane aan rajeynayey Mr un guurkooda msha alh kun jeer Hambalyo Hambalyo msha alh
@xamdiaxad5801
@xamdiaxad5801 9 месяцев назад
3da magac maxa ugu Dharane aamino subxanalah
@halimamohamedabdi1889
@halimamohamedabdi1889 9 месяцев назад
Walal gabadhaan beel dhan baa ilaashato ilaah kabaq 😢 no ilaaliya ifaarx Samaron saciidow❤
@salmasalma-hx3tm
@salmasalma-hx3tm 9 месяцев назад
Waa benti o luga leh 😂😂ciyaal miya no malaysen wa nagahina wshy indhaha hanaga wasakhaynina 😂😂😂
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 9 месяцев назад
Horta tan dadkii dhalay ma arkaan miyaa ninkan habta uun siinaya naa waxa xalaasho
@hebasaid3172
@hebasaid3172 9 месяцев назад
Hadii aad is mahersateen wa okay lkn hada ajanib kalatihiin sidan diintu ma banayn ifraxey wll🙏
@malyundahir8892
@malyundahir8892 9 месяцев назад
Amina walaal dharat bent ah is kada
@fiidowmrk
@fiidowmrk 9 месяцев назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@user-hi8uy1ww6r
@user-hi8uy1ww6r 9 месяцев назад
Haye
@marwojanno6316
@marwojanno6316 9 месяцев назад
Jah jah wlh waa jawi kale Allow calafkiina mid raaga kadhig
@ifraaxhussein7443
@ifraaxhussein7443 9 месяцев назад
Ifraxdeydi si xun baa loo galay sorry😢 lkn prankiga aad nagu sameysay aaminaa noo aartay😂
@ikranxuseen1112
@ikranxuseen1112 9 месяцев назад
Amiin😂😂 fani baa tahay laxooxdii ku sugaysa 😅😅😅
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 9 месяцев назад
Waad ka reyseen ifrah laakin muuse xanuun dhaqtar lagula dhigo allaha kaa haayo walal mardamba ha sameeynin prank xanuun dhaqtar lagula dhigo
@FaraxDahir-qp5hp
@FaraxDahir-qp5hp 8 месяцев назад
Ano og in Laysla ogyahyy Hdana Dawadayy😊
@najmonaasir6616
@najmonaasir6616 9 месяцев назад
M.a waligiin isku faraxsanaada walalahey waa nii jeclhy wlhi❤❤❤❤😊
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 9 месяцев назад
Laba boorsaa la qaaday halaa soo noqotay waxaan soo xasuustay filimkii akshey ladarka ahaa 😂😂😂 amadi undhaha wax ka arkin
@almaabdi5648
@almaabdi5648 9 месяцев назад
😂😂😂😂
@salmasalma-hx3tm
@salmasalma-hx3tm 9 месяцев назад
Hhhhh benti o soconaysa weye 😂😂
@bashiirnuur3698
@bashiirnuur3698 9 месяцев назад
😢😢😢😢miisakinaye ifarax sorr mcnto❤❤❤❤💋💋💋
@faadumocabdul7879
@faadumocabdul7879 9 месяцев назад
Subxanallh aby mxey thy dharta beenta aad ku dharaneyso amino alle ka baq
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 8 месяцев назад
waxn prnki lam dhihi kro wlhi qofka lugum ciyaaaro wlhi .jacylka dhabtiiii wa kaaaa😭😭😭😭😭😭
@amaalmaxamed3720
@amaalmaxamed3720 9 месяцев назад
Wow so cute heesta waxkle ah abdi aziiz ciise iskilaji boqorka fanka ❤
@abdirahmanw996
@abdirahmanw996 8 месяцев назад
MashaAllah MashaAllah beautiful family 👏🏾🙌🏾😊
@aaminacusmaan6935
@aaminacusmaan6935 9 месяцев назад
Subxaan Allah isku xishooda
@dhamaysdumar7147
@dhamaysdumar7147 9 месяцев назад
Marka inagu ka caruur baa nahay sheeko😂🙈🙈🙈🙈 lacagti arooska lanaka diyaarin
@Sumayo987
@Sumayo987 7 месяцев назад
Masha Allah fraax iyo Muuse dalxiis wac maanta xaafad ayaan aaday 5 qof ayaan kugu soo daray soo dhowee 😂😂😂😂
@saynabapdirahman6832
@saynabapdirahman6832 9 месяцев назад
Ala wlhi wad Ka nixisen miskiinta😢
@deeqadahir4700
@deeqadahir4700 9 месяцев назад
Kuwan caruur mey na modan wxey sidani😂😂
@xamdacismaanjibaaxe1873
@xamdacismaanjibaaxe1873 9 месяцев назад
Subxanallah waxay beenta lagu dharanayo😢😢
@user-ng3ps9xx1h
@user-ng3ps9xx1h 9 месяцев назад
ifrah kujeclahy mcn ❤
@muniraahmed7031
@muniraahmed7031 9 месяцев назад
Hey Amina, why are you a amiira? You are not good friend because if you ask, she’s crying a lot she’s heartbroken. Don’t lie to her again. OK don’t do that sister.
@AyaanMohamoud-ro3kv
@AyaanMohamoud-ro3kv 9 месяцев назад
Filinku macana😂
@Ben_Masks
@Ben_Masks 9 месяцев назад
Ala mayee 😂😂😂😂 Naa film ka nagala taga 😅😅😅😅
@Nimcohasaneyyy
@Nimcohasaneyyy 8 месяцев назад
Show by wadan😂😂😂😂😂😂
@user-xl8xt6ln6u
@user-xl8xt6ln6u 9 месяцев назад
Farxadooda😫❤❤❤ 10:45
@lajecleeychannel590
@lajecleeychannel590 9 месяцев назад
Ciyarta naga daya anigu waxan sugaya gurkina 🤣🤣
@maimunmimi95
@maimunmimi95 9 месяцев назад
dadkii kuwan dhalay meeye😥
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 9 месяцев назад
Waa suaasha aan kaligeey isweydiyo markasta
@sahraabdi3975
@sahraabdi3975 9 месяцев назад
Labadan qof may is qaban wayabe ala elahayow unnahariso rabiyow
@ubaxsagal8144
@ubaxsagal8144 9 месяцев назад
Ifrax walaahi waad noso labatay ❤
@umuaisha694
@umuaisha694 9 месяцев назад
Dadkaka caan sidee noo arkane 🐄🐄🐄🐄🐄
@safiyoahmed5864
@safiyoahmed5864 9 месяцев назад
Subxanalah Been ha ku dharan
@Zahra-in5jj2qt7d
@Zahra-in5jj2qt7d 9 месяцев назад
Ifraax xbbtii sorry aamina iyo muuse wey kuu tashteen sorry abayo
@user-zv2ig8ti4o
@user-zv2ig8ti4o 9 месяцев назад
Walal miyuu ku qabaa waa kan kugu dhegi e
@mariaabdla4063
@mariaabdla4063 9 месяцев назад
wllaley so miyad is qabtan mxa idinka qaldan
@umumascuud3307
@umumascuud3307 9 месяцев назад
in ay been wadaan hadlkeeda laga fahmayaaa😂
@CkaafiAbdulahi-wu4pm
@CkaafiAbdulahi-wu4pm 9 месяцев назад
Aamina prank waa kabax satay saas kusoco leen dheer nimada samaroonaa kakeen tay
@ibraahimsaid2171
@ibraahimsaid2171 9 месяцев назад
Masha Allah
@hudocabdi2939
@hudocabdi2939 9 месяцев назад
Alla wll ha Dharanin wllhi inay Dhar tahay miyad mogan thy😮😢
@sacdajaamac2034
@sacdajaamac2034 9 месяцев назад
Wllo isma qabtaan muuse iyo ifraax saas ma fiicno in hab laysasiiyo
@sahrosahra890
@sahrosahra890 9 месяцев назад
Anna aan kuqabte madhaxa kadunko kulahaa😀😂🤣
@xamdimohamed553
@xamdimohamed553 9 месяцев назад
Wlh bilaahi talaahi ku lahaa naaa Been aad isla.ogtihiin Ku dhaaranee yaahu
@mariahassan2472
@mariahassan2472 9 месяцев назад
Kuwaan jiliin way dhameeyen anagee nagu ciyaarayaan 😂😂😂
@Msskavya9139
@Msskavya9139 9 месяцев назад
Intany caadi u arag by si qoslaysa 😂😂jilinka aduunka😂
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 9 месяцев назад
😂😂😢😢😢sixun loogalay dumashideyda 😢😢mash allah jeclyka hawaro alow isku daaa sidey uga socarartay marki xanunsaday amino dhib badana 😂😂😂dharta benta hala dayo kisto
@Sumayo987
@Sumayo987 9 месяцев назад
Calaa kuli xaal soo noqosho wangsan Love you guys ❤
@Nawalaragsansalah-uk4yv
@Nawalaragsansalah-uk4yv 9 месяцев назад
Tani wa doqon caadi ah ka wran bilaash miya lo dhaarta
@xamdiaxmed1989
@xamdiaxmed1989 9 месяцев назад
Istaaqfurallah waxy benta lagudharanyo 😢
@samiraxasan7211
@samiraxasan7211 8 месяцев назад
Miskiin jacaylka dhabtaaba noocaza wlhy qofu haya dareemi kara😢
@user-bp4sv1gm9n
@user-bp4sv1gm9n 9 месяцев назад
Masha allh
@aaminasaalax5087
@aaminasaalax5087 9 месяцев назад
Aamiina wlhy wn wataa
@user-oo2tf3ji3v
@user-oo2tf3ji3v 9 месяцев назад
Hey Amina why are you amiira YoU are not good friends bacause if you ask shes crying a lot shes heartbroken 💔 Don't lie to her ogain OK 👌 don't do that sister
@casiisocadeey8565
@casiisocadeey8565 9 месяцев назад
Kuwaan arooskii meey qarsadeen ma is qabaan gormeey is guursadeen dad aan isqabin saan iskuguma dhikdhagaan yaab. wax maa noo sheektaan.
@hamdiharrgo4057
@hamdiharrgo4057 9 месяцев назад
Ilahay u tobadkeena cafimadka waa wax ilahay bixiyo luguma ciyaro somali balayo idin prank ku lahaa subxannallah
@axmedsaciid5353
@axmedsaciid5353 9 месяцев назад
Walaahi mawaxey noqate biiyo lacabo alle halagbaqo walaahi beenta iska ilaliya subxanlaah
@user-lv1gd6rs6m
@user-lv1gd6rs6m 9 месяцев назад
Maybe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ifraxaadan110
@ifraxaadan110 9 месяцев назад
Samia dus waa qof malaha ya no ah ka a maba dhaarto inantu waa inan wanaagsan waynu Ciyaar een waan ka maxay inanta
@aminailwaadai1555
@aminailwaadai1555 9 месяцев назад
Ma is qabaan haba isku dhagdhageene dadaan is qabin wa danbi iney isku dhagdhagan hadad isqabtaan xataa bulshada dhexdeeda ma fiicno in lesku dhagdhago
@queenfilsan9042
@queenfilsan9042 9 месяцев назад
Aamino Dhip badanaaa 😅😅😅
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 9 месяцев назад
Aamino fani baa thy❤❤
@AyanleNaib
@AyanleNaib 9 месяцев назад
Yes omg❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nastexokhaliif4473
@nastexokhaliif4473 9 месяцев назад
Oo dhaarta ma ciyaar ba😢
@user-nz9hw4ui5o
@user-nz9hw4ui5o 9 месяцев назад
Masha allah❤❤❤❤❤
@hanihilac6437
@hanihilac6437 9 месяцев назад
sory abyo😊😊
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 9 месяцев назад
Subhanallah war is guursada oo is dheg dhegan joojiya idinkoo ajinebi kala ah maxad iskugu dheg dhegaysaan
@siwaaraaali804
@siwaaraaali804 9 месяцев назад
Nin an kuqabin saan hakuugu dhagdhago wa another level 😂
@haawoluul7630
@haawoluul7630 9 месяцев назад
Masheegee gee marka 😂
@sacdiyosiman5662
@sacdiyosiman5662 9 месяцев назад
Iskuwaara awid❤❤❤❤❤
@user-lq4px9uv2g
@user-lq4px9uv2g 9 месяцев назад
Imika tik tok Kala hadlay😂😂😂
@salmanalka6173
@salmanalka6173 9 месяцев назад
Maad is ilowdeen wall ismaydu aroo sindee xgd iskgu yacdeen😂
@zahraibrahim7523
@zahraibrahim7523 8 месяцев назад
Hda is aroosen
@safiyaabdiaziz1829
@safiyaabdiaziz1829 9 месяцев назад
Ala miskiin ifraax waydhibeen anaa ismooday kawaran maqof baa jacaylkiisa saaloogalaa sorry qaali aamina dhibadanaa 😂❤❤❤❤❤❤
@QureeshoAbdiJibriil
@QureeshoAbdiJibriil 8 месяцев назад
Masha allha sorry dumashi 😢❤❤😊
@mumtazabdiqadir1400
@mumtazabdiqadir1400 9 месяцев назад
Film Hindi
@Burcogril
@Burcogril 9 месяцев назад
8:00 hbenimo mlin cad la moodaa😢😢😢😢
@safiyoosman4506
@safiyoosman4506 9 месяцев назад
Naa waxan isgursada nh😂 xee tahay
@maryamahmed9518
@maryamahmed9518 9 месяцев назад
😂 usheeg wax noo hadlo wa rabnay😅
@muizaahmed3363
@muizaahmed3363 9 месяцев назад
It was so funny 😂😂😂
@fatmaaden1310
@fatmaaden1310 9 месяцев назад
Ninka nagtu miyu qawa 😅
@shugriiman7113
@shugriiman7113 9 месяцев назад
Wlh wan iska ooyay
@qulkahashi4250
@qulkahashi4250 9 месяцев назад
Waa kl centerral
@FaraxDahir-qp5hp
@FaraxDahir-qp5hp 8 месяцев назад
Is Khabee 😂 is Qari Miyaa😂😂😂
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 9 месяцев назад
Sheeko caruureed 😂😂😂😂
@SamsamSheikhahmed-mt6px
@SamsamSheikhahmed-mt6px 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@abadansheikh
@abadansheikh 9 месяцев назад
Wlhi ifrx sixun.ugashen soorry
@ruqiyo9067
@ruqiyo9067 9 месяцев назад
Jah m.a❤❤❤❤
@samiramohamed7524
@samiramohamed7524 9 месяцев назад
Doqon baa tahay wlh amina
@Dheere81
@Dheere81 9 месяцев назад
Akhas caleyk naago xishooneyn dabadaa isoo kokdey dhulka alle kula jar😅😂
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 9 месяцев назад
Sheeko been ah 2 boorso waa weeyna meeye 😂😂😂😂😂
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 9 месяцев назад
Wax ila dhafraye adiga kaga jedaye qofti halkey safar u adey iga daba gee bal😅😅😅😅😅
@fartuunabdiraxmaan244
@fartuunabdiraxmaan244 9 месяцев назад
Wllhi way iga ilmeysiiyen jah
@shadowonyt669
@shadowonyt669 9 месяцев назад
XAASKIISII, MAY IS GUURSADEEN IFRAH IYO MUUSE?
@najaxsaxardid9067
@najaxsaxardid9067 9 месяцев назад
Subxan allah dhaarta ka reeba meesha
@Naemah_21
@Naemah_21 9 месяцев назад
Naya ina ader ninka a ku qabin mxu kugu dhagdhagaa 😏😳😳
Далее
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
PRANK SHUKRI ON KAGA DHUUNTAY MEEL CIDLO AH 🥹🙈
19:23
ROUTINE | MAALINKI WAXA AAN QABTO 🙃
10:48
Просмотров 44 тыс.
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00