Тёмный

Leelefow iyo nafaqo si casri ah loo sameeyay kafaideysta 

Adna Henna
Подписаться 668 тыс.
Просмотров 43 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 191   
@asaldhalad7614
@asaldhalad7614 4 года назад
Caraftii naftayday cadaan iyo madow intu caadil uumay adnaay IGA cajabisay axsan hees 😍
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 4 года назад
Mash allah inaa dha dhanaan jeclahay maa ogeet dhareerka waa iga dhamaadi 🤤🤤
@AdnaHenna
@AdnaHenna 4 года назад
Faatma yaruuxi wakusoo niyeystay aqwaan 🥰😉
@ikramabdallah9285
@ikramabdallah9285 4 года назад
Walashey manta xamar weyne kood kaad isoo xasuusisay ❤❤❤❤❤🇸🇴 wadankena alle nabd hanoga dhigo
@QuruxdaQoyska2
@QuruxdaQoyska2 4 года назад
Yummy waaye ❤ caafimad kucuna manshalaah
@MunasHome
@MunasHome 4 года назад
Mashallah abaayo macaan Mahadsanid aad Ayaan uuga faaiiday
@sundusjama9526
@sundusjama9526 4 года назад
Mansha Allah adna cimri dheer cafmaad iyo camal wanaagsan ayaan ku rajeena l.a
@najmofashiyon2378
@najmofashiyon2378 4 года назад
Www masha allah adna xabbti xasus ayad igalisay
@pearlsiaa_99
@pearlsiaa_99 4 года назад
Thanks Adna my queen 💕🌹💕🌹🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@fatmina.qalbiisaafi7003
@fatmina.qalbiisaafi7003 4 года назад
Waaw masha allah leelefow🌶☝️😋😋😋mashaallah nosobadi cuunto karis abayo ilahe hakuhafido yarabby Alahuma Aamiin keep going on
@samarcadaney9407
@samarcadaney9407 4 года назад
Adna wakalac wakalac miiiii🤣🤣🤣 malin dhaweydna beer geel laguu wadeee mugo ani wax kalaa dareemooyaa cafimaad kucun xabiibti❤❤💋
@ZainabAli-qb5rn
@ZainabAli-qb5rn 4 года назад
M.a adnahena laleefoow 3 bari baan moogahay walhi hore usoco xbbtii 💛💛💛💛💔💔💔
@sucaadkhaadi9455
@sucaadkhaadi9455 4 года назад
Ascww masha allah xabibti laflefow waa rabay inan barto thank you sidad noga fa ideyso 🥰🥰🥰🥰
@nihaal1434
@nihaal1434 4 года назад
Waaaaaw walhi waan u xisaya xamra weyne ayaan galb kasata kaso cuni jiray masha Allh cafimad ku cuna♥️♥️♥️
@qaayasiman4545
@qaayasiman4545 4 года назад
Mashaa allah adna cadeey Asxaabta dharerka ha iska dhamenina 😋 kistoo mel dhigta 🤣 Cafimaad ku cuna xabibti 😍
@hothancisman614
@hothancisman614 4 года назад
Masha.allah abayo adna mahadsanid👍👍👍👍👍
@umumohamudcadde4073
@umumohamudcadde4073 3 года назад
Mashallah adna qurux wnaaag
@maxamedyuusuf2710
@maxamedyuusuf2710 4 года назад
Maaashaaaa allaaah walaasheyda gacantaaada alle hakuu barakeeeyo
@fahiimoshow180
@fahiimoshow180 4 года назад
Woow masha Allah xabiibti cfmaad ku cuna ❤❤❤
@fakishussein8893
@fakishussein8893 4 года назад
wow masha allah abaayo adna alle haku barakeyo adiga iyo caruurtada
@fowziyahajjihassan1648
@fowziyahajjihassan1648 4 года назад
Masha Allah lelefow waligey ma cun wa ina kariyaa adnaay
@ikramohamed8831
@ikramohamed8831 4 года назад
Masha,Allah wlashey adna alle haku xafido wllahi waad kabaxsatay alle haku siyaadiyo insha allah
@jiijoxaaji2313
@jiijoxaaji2313 4 года назад
M.a 😍 Hees an jclhy ❤ Adna io saxaaf illahey ha idinka dhigo kuwii janada wada gala aamiin yaa allaah 🤲 Waan Idin jclhy wiliba illahey dartiis Qoys qurux bdn ❤❤❤💋🥰😍😘🤩🙏💋
@fahiimacosoble1675
@fahiimacosoble1675 4 года назад
Alla waan ka helay adna hena keep going walsheena
@bintkismayokitchen34
@bintkismayokitchen34 4 года назад
Masha Allah walaashey yummy 😋👌👍
@omarcammii8425
@omarcammii8425 4 года назад
adna maxaa hee dhamaadka iyo bilaawga inaad na tusta ayaa la rabay please
@sadiomohamedali8638
@sadiomohamedali8638 4 года назад
maasha allaah adna dhareerka ayaad iga kentay walaley
@wehliyemedia1
@wehliyemedia1 4 года назад
Sadio Mohamed Ali p
@ikraammuhiddin1
@ikraammuhiddin1 4 года назад
Masha allaah xabiibti baahi a igu keentay gacantaada allah kudhaafo xayaati😘😘
@sucaadomaxamed4347
@sucaadomaxamed4347 4 года назад
Masha Allah abyo adna Allah ku dhowro abyo hal mid abyo nosoo gili qabka ugu fudud ee jirka oo dhan oo loo cadeeyo plz plz plz nosoo gili 🙏🙏🙏🙏💋💋💋❤❤❤
@axlamsharaf3421
@axlamsharaf3421 4 года назад
Abayo adna plz iso sheg dhangalow maxa LA idha plz
@seynabsalemaanmaxamed7845
@seynabsalemaanmaxamed7845 4 года назад
Asc waaw dharerka aiyakenti adna masha Allah
@umibtisaam292
@umibtisaam292 4 года назад
Waaaaw inaaa hada cunaaya u maleeyaa adna cayuuni alaha iikaa dhaafo xayato😍♥️♥️
@safadiirie6752
@safadiirie6752 4 года назад
Mashalah gacanta Ada allaha kuu barakeeyo hbbti ❤️👍
@xiinkaxaaji2602
@xiinkaxaaji2602 4 года назад
Woow mash allah abyo
@nasriincali7703
@nasriincali7703 4 года назад
Masha allah 👍👍👌👌🍜
@umumohamedcade5915
@umumohamedcade5915 4 года назад
MashaAllah gacmahaga Alle haku dhoowro sharaf
@hibomuhumad4800
@hibomuhumad4800 4 года назад
Manshaalah adna beautiful mashalah ❤️💋❤️ keep going
@maryamanuur9841
@maryamanuur9841 4 года назад
Adna cadey darerki bad igadameyse cafimad kucun walashey macan💋💋💋💋
@nimconuurto782
@nimconuurto782 4 года назад
Masha wn kahely adna qurux lkn intee kala soxiriraa inaa kula hadlo rabaa abaayo
@ubahbaraho8368
@ubahbaraho8368 4 года назад
Mansha Alah caafimaad ku Cuna abayo adna keep going.
@Sacduush2
@Sacduush2 4 года назад
Xx adna abaayo hadaan u maleyaa inuu i hor yaaalo allaha kuu barakeeyo gacmahada abaayo😍😍😍😍
@umasihaam693
@umasihaam693 4 года назад
Mash allah ilahay ha ku xifdiyo mcnto
@ashahaider9441
@ashahaider9441 4 года назад
Adna henna 143k waxee ka dhigan tahay madama tageero kuu nahy inaa ku jecel nhy 1i. 4love. 3you ah guuleeso waligaa abayo 😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️
@Sundus997
@Sundus997 2 года назад
Inta group ka kasooraacday waxwalbo dumarka quseya hablo kaliya like ta igu qabta 😂😂
@duniyocuntoiyoqurxin2069
@duniyocuntoiyoqurxin2069 4 года назад
Dhareerkaa I daatay adnaay ❤️
@mohaabdi8562
@mohaabdi8562 4 года назад
Allaaa hoooyoy leeflefowga ma saas baa bajiyaha nosoo gali wll🖐
@umumaahirmahamedu3ue868
@umumaahirmahamedu3ue868 4 года назад
Adna maanta anaga oo ah Reer walac maanta waa casharkeena inta ila qabto
@sucadhappy9716
@sucadhappy9716 4 года назад
Wow Adna waxa jacelay na haye aya so gali say 🧕🏻🌹❤️
@yaasmiinCali
@yaasmiinCali 4 года назад
Masha allah xabibti caadi mahan 😋👌👌
@maariyokalaara4667
@maariyokalaara4667 4 года назад
M.S abayo wataqaantaa leef lefowga sida lokariyo hhhhhhh KEEP GOING SIS ADNO KUTAGERSANAHEY💕💕💕💕💕♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@maahiryare532
@maahiryare532 4 года назад
Maariya kalaara walaasheey plz igu caawi susbcribe channelka maahir yare adigoo mahadsan
@maariyokalaara4667
@maariyokalaara4667 4 года назад
@@maahiryare532 ok wll💕💕
@poqoradanolosha9346
@poqoradanolosha9346 4 года назад
Masha allah sis
@hamzaabdiazez3070
@hamzaabdiazez3070 4 года назад
Anika waxaan jeclhy lelefowka cabpaha kalikiis in lakariyo marka shishid iyo yayo laku taro 😷😷 wan nacbahay
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 4 года назад
Waaaw kala gooso mac macaanka noo soobadi adna oosa keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qarastayoutubers1659
@qarastayoutubers1659 4 года назад
Wllhy wan maserey coment iga so siii halhabo nafaqo
@nuurdinyaasiin7897
@nuurdinyaasiin7897 4 года назад
wllashey adna waxaan sameysay waa leeflefow lkn waan aqana wlashey cuni jirtay lkn si fican mu iusii dhaxgalin
@queenikraam9246
@queenikraam9246 4 года назад
Wow m.a adna dhareerka 😋
@sundusbeautysalon6133
@sundusbeautysalon6133 4 года назад
masha allah gacmahada allaha kudeysto adna qux😘
@Mazbal
@Mazbal 4 года назад
Anaa ugu horeeyo manta adno cadeey ku tageraa ilahy ha no ka xifdiyo
@sabariinmohamud9300
@sabariinmohamud9300 4 года назад
Www msha alh xpti
@ikraamhappy2411
@ikraamhappy2411 4 года назад
Www adna masha allah abyo
@fatxiilyees3286
@fatxiilyees3286 4 года назад
Ah adna waba dhrere beswaye aniga xamar wene iga shidan tahy wan joga hoygisa😗😗😗
@samsamhamood2816
@samsamhamood2816 4 года назад
Adna walac ayaan ahay ee sac maxa kawadaa aqwaan mesha aan Jogo badan cambe lagama Helo wallhi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢allh kudaweyo Xabiibti
@umulkheirabshirmohamed4544
@umulkheirabshirmohamed4544 4 года назад
😋😋leef leefow🥰m.a waad mhdsanthy maadama aad noosoo galisey
@deqomohamud9248
@deqomohamud9248 4 года назад
Asc abayo yanyada mashidi kara
@caaliyacaaliya5580
@caaliyacaaliya5580 4 года назад
Masha Allah adna abyo
@daryelkacafimadkanolosha
@daryelkacafimadkanolosha 4 года назад
Somali meel ad joogtaan ba cafimaad ku waara Waa daryeelka Caafimaadka oo Leh nagu soo biira aynu dadkeena u wada shaqaynee Click dhac adna hadii aan codsi wadado qoraal yr comment iigu reeb. Axibaaa Ii Nolol Qurux badan Ku Waara
@nasiiimaqueen452
@nasiiimaqueen452 4 года назад
Raqiyo mxa lag waaad
@Sihaama56
@Sihaama56 4 года назад
Maashaa allaaah tabarakalaah
@ridwanabdikadir7060
@ridwanabdikadir7060 2 года назад
Raqayga lafaha iyo qashinka malaga miiro miyaa
@farhiaali5107
@farhiaali5107 4 года назад
Yammy WAAYE alaabtaan jabiiba WAAYE
@aaminoibraahiim9051
@aaminoibraahiim9051 4 года назад
Adana gacmah Allah ku desto apyo
@sihamadam8165
@sihamadam8165 4 года назад
Ala sin ujclhy lee 😄😋😋😋😋hore usoco wllshy adna🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@sumaya8506
@sumaya8506 4 года назад
Adno qeer shega walac maatahay hee afarahn wey iga heysa le ledahay
@munalizamuna1819
@munalizamuna1819 4 года назад
Qofki sadexad ahy like ii saar
@maahiryare532
@maahiryare532 4 года назад
Mutaas nasir walal plz igu caawi susbcribe channelka maahir yare adigoo mahadsan
@deqomohamud9248
@deqomohamud9248 4 года назад
Asc abayo mashaaalah horey usoco allah kufududeyo abayo yanyada mashidikara
@munalizamuna1819
@munalizamuna1819 4 года назад
@@maahiryare532 hye wllo
@munalizamuna1819
@munalizamuna1819 4 года назад
@@deqomohamud9248 haa waad shiidi kartaa abayo
@khadijoqurux2166
@khadijoqurux2166 4 года назад
Waaw masha allh
@haboonhappy5162
@haboonhappy5162 4 года назад
Inta jcl leelefow dhac ligu siyo
@Geelo
@Geelo 4 года назад
inta sugeyso adna ineey dhasho baby number 4 farta taag 😘👈
@faizadakash5590
@faizadakash5590 4 года назад
Masha Allah wa alab isku dhuq ah sanadkan waxan bilabay is cateys alle ha ifududeyo wax salid lagu shilay wan jojiyay cafimad ku cuna
@xoglahubotube851
@xoglahubotube851 4 года назад
Fadlan inta nabiga jacel subscribe ii sara please 👏
@kingmaanka2543
@kingmaanka2543 4 года назад
Wlee saxaaf waa naga nasiib badanyhy hadoo adna macal waxaan ee suubineeso isku helay Team saxaafa😂
@suweeyscbduwali7231
@suweeyscbduwali7231 4 года назад
masha Allah dheh wllky oky
@milaahnmiluu7640
@milaahnmiluu7640 3 года назад
Leelfow hda kahor ku xanuunsady waa necbahy
@natramohamed8233
@natramohamed8233 4 года назад
Masha allaah walaca iyo dhan dhananka 😋
@ubahmohamed7793
@ubahmohamed7793 4 года назад
walac ayan ahay wxaan ma firsan karo mana karsan karo bananka wxa lagu gadana wn nacay ma iga dhaaaftidooo adnooy😭😭
@hodanmohamed9433
@hodanmohamed9433 4 года назад
Anaa ku sameynayo abay caloosha ha i hurin
@Dreamofprinsessa
@Dreamofprinsessa 4 года назад
ubah mohamed sidaa kula ahay inkastoo hooyo macnto ila joogto lkn mataqani waainaa dhahaa daawo videokaag eeee isamey insha allha ilhay hakuu sahlo qof kusameyo🥰🥰
@ubahmohamed7793
@ubahmohamed7793 4 года назад
hodan tnx mcnto
@malyunabdullah83
@malyunabdullah83 4 года назад
Wallahi iskumiid ayan nahay adno way naga inkaar guratay 😥😥😥😥walac ayan nahay walaley Bluetooth nugusodir
@ubahmohamed7793
@ubahmohamed7793 4 года назад
ruweydo hoyadey ilama jogto xitaa wlshey ilama joogto alle nasiib ledahay alle hku desto
@luleyahmad2553
@luleyahmad2553 4 года назад
Maasha allah 👌💯
@qaalmoogchannel636
@qaalmoogchannel636 4 года назад
ilaahow qofkii subscriber iisaaro mustaqbalka aduunyo iyo midka aakhiro midwanaagsan ugadhig ilaahow Asiga iyo waalidkiisa janada kuwada kulmi ilaahow Cimri dheer caafimaad leh sii ilaahow Awlaad baari ah oo kucanfaca aduun iyo aakhiraba sii ilaahow Riyadiisa urumeey ilaahow Cadowga kaqabo ilaahow Abaalkiisa jano kadhig Aamiin Aamiin yaa Allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@muhiimofficial2345
@muhiimofficial2345 4 года назад
Maaaaaaaasha Allah abayo cafimaad KU cun
@maryanclaahi9470
@maryanclaahi9470 4 года назад
Keep going my Queen
@queenmuqdisho4921
@queenmuqdisho4921 4 года назад
Adna wllshey horey u soco ❤
@nasiyay3868
@nasiyay3868 4 года назад
Adnooo 😢😢😢naa wa rabaa😂😂👸
@istarmahamud441
@istarmahamud441 4 года назад
Ax ilahey ha idin daweyo waxan ahay walac aan hesan mel lagu gado ana samesa aqon
@bintkismayokitchen34
@bintkismayokitchen34 4 года назад
Masha Allah walaashey yummy 😋👌👍
@fatmaibrahim2472
@fatmaibrahim2472 4 года назад
MashaAllah it's yummy😋😋😋😋😋😋
@haliimaibraahim4276
@haliimaibraahim4276 4 года назад
Adna heena dhareerka inaga soo ridi adna keep 😋😋😋😋😜🤤
@muhidin5571
@muhidin5571 4 года назад
Masha allaah 💞👌👌🥰
@rayaanrayaanilla4894
@rayaanrayaanilla4894 4 года назад
gormaa iigudan beeyse lee leefow wa u xiise wadankeygii wlhi 😭😭😭😭
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 4 года назад
Masha Allah 😋😋😋😋
@nafisabarkad4814
@nafisabarkad4814 4 года назад
Keep going dear sister adna😍
@sumayamohmed570
@sumayamohmed570 4 года назад
M.a adna qaali
@Rizak7
@Rizak7 4 года назад
Sacadaas aa jikada i galisay adnaay 🤤
@habiiba4851
@habiiba4851 4 года назад
Mashaa alaah ilaah gacantaada hakuu barakeeyo
@ubaxdaahir1485
@ubaxdaahir1485 4 года назад
Adno kaala is ka arag wllhi mcmcaankaaga waan ka heley💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
Isoo boqda asxaabta adna
Далее
ADNA LEELEEFOW USAMEEYI SIDAAN UGU FARXIYO
12:32
Просмотров 139 тыс.
Собираю Маню к осени ✨
00:48
Просмотров 939 тыс.
Слушали бы такое на повторе?
01:00
Oodkac somali sida usameyay
13:35
Просмотров 57 тыс.
LEELEFOW SIDA UGU FUDUD USAMESAN KARTO BY ADNA HENNA
4:35
MARKAY IGU HOREYSAY AAN CUNO CANJEERO ETHIOPIAN
11:05
Просмотров 327 тыс.
Sida Loo Sameeyo Lelefow iyo Qumbo shidni
11:14
Просмотров 4,9 тыс.
Walac walaalkiis /Leef leefoow
8:52
Просмотров 20 тыс.
Doolsho fudud 10daqiiqo ku sameyso
8:03
Просмотров 70 тыс.