Тёмный

ADNA LEELEEFOW USAMEEYI SIDAAN UGU FARXIYO 

Amira Qurux
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 133 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

19 май 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 248   
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 года назад
Yaa qaba cudur loo yaqaaNo comment Akhris...hadaa qabto subscriber igu sharf uun😂😂😂😂👈👇
@saamiya2927
@saamiya2927 3 года назад
Amira leflefoga tijaabiyay sa u karisay wlh intaan bajiyaha dubin yaan kaligiis laq laqy macaan waligey birkas yar in lago daro ma ogeen iyo raqayga macaan thnks wax baan kaa bartay👏👏
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 3 года назад
Mashallah xabibti waa ka baxsatay👏🏻 dhareer waa dhamaadi amiira aniga camal waaye dha dhamis aan ku dhargaabo😂😂😂
@ramaas5896
@ramaas5896 3 года назад
Fadna sthy abyo gbdhi senoqty xldeda
@nadamuqtar6086
@nadamuqtar6086 3 года назад
Aqwaanoow channalka maiskadhaaftay
@lielaosman8710
@lielaosman8710 3 года назад
Gbdha se ku noqoty abyo
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 3 года назад
Gabadhi say noqotay abaayo
@Nasriina564
@Nasriina564 3 года назад
Video ay amiira so dhigty oo i dhaafay ma jiro big respect xbbti amiira iyo jiidhkeda aziim iyo jeexeda adna❤ love you all🥰❤
@umuaisha694
@umuaisha694 3 года назад
Noloshad waa markii igu horaysa oo sameeyo waliba cuno waan maqaliye jiraye leeleefole 🤣🤣🤣Thanks amir
@queennansu3948
@queennansu3948 3 года назад
Ano videoga kale oo adi adna firsanoya kan so galisay wlhi masha allah walalaha qalbiga noolada❤️🥀
@umuabdalla7982
@umuabdalla7982 3 года назад
Amira qurux adban kaga mahad celinaya lelefowgad sogalisay wan isku dayey wana i hagaagay shukran xabbti muradkaga Alle ha ku sahro
@aishabilan7450
@aishabilan7450 3 года назад
Leeleefow Cida markay maqasho dhererisa farta tag
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 3 года назад
Waa ikan🤣🤸‍♀️
@queeenqueen4843
@queeenqueen4843 3 года назад
Dhareerka Ceshan Wye Video Ma Dhameysan Wye Jikadaa aade Ina Karsado lee😂😂
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 3 года назад
Amiira hooyadaa ilaaheey ha caafiyo aamin.!!
@riyaaqmohamed2774
@riyaaqmohamed2774 3 года назад
Yah which hooyo
@fahmoqurux4890
@fahmoqurux4890 3 года назад
Kuu xiisay amiira cadey from burco somaliland
@samraanshaamofficial3737
@samraanshaamofficial3737 3 года назад
Maasha Allah ilaahay ha idin xafido walaalo is jacel ayaa tihiin il xun idinma aragto
@deqoali5101
@deqoali5101 3 года назад
Alla amiiro video maxaa nogu so duubty😋😣🤤😁
@mushtaqabdiaziz1376
@mushtaqabdiaziz1376 3 года назад
First person manta noqday alxmd saa nijeclhy lee horay usocdaa
@halimasharif7889
@halimasharif7889 3 года назад
ManshAllah keep going mi sz mcn ❤️
@khadiijoofficial8872
@khadiijoofficial8872 3 года назад
Amiira Thanks Sida leeleyfoow loo sameeyo waa kaa bartay Ani qaab kle u aqaanay sidaan ayaab fcn♥️🙏
@hibanuura4233
@hibanuura4233 3 года назад
Masha allh leelefowga macankisa intaa kadaremoya allaha gacantaa haku barakeyo amiira naadiya bar inaa habarir ama aayo ku dhahdo hadhow qofka waalidka ueh iyo qofka kale wey kalabaranee Hooyo mcne caafimaad taam ah allaha siiyo intasna danbi buris allaha ugu dhigo 🤲🤲🤲🤲
@Reenay826
@Reenay826 3 года назад
masha allah looks delicious and yummy 😋
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 3 года назад
Asc walalhey soomaaliyeed Alle dartiis igu soo booqda qeer Allaha Idin siiyo Insha Allah😍💕💕💕
@hayaabintusln3122
@hayaabintusln3122 3 года назад
Masha allah wllhy adna iyo amira ❤❤❤👏
@mohamedawil8388
@mohamedawil8388 3 года назад
Amiira wax iga soo gaarsii leeleefowga 🤣🤣😂🤣
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 года назад
Fadlan wlhayga isoo booqda plz allaaha kheer ha siiyo plz ❤🙏
@ikraanmohamed9087
@ikraanmohamed9087 3 года назад
Biya hongogogob hakusiinin yaah🤣🤣 Intas markaa maqle wnkusoceshte🤣🤣
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 года назад
Yaa qaba cudur loo yaqaaNo comment Akhris...hadaa qabto subscriber igu sharf uun😂😂😂😂👈👇
@mithalawayscabdigirey3622
@mithalawayscabdigirey3622 2 года назад
Abaayo ayadaa turki joogto lanbarkeeda ii soo dir leefleefow ayaan u dhiman rabaa walaaley
@nasteexoaxmed4012
@nasteexoaxmed4012 3 года назад
Masha allah walee boqorad waatay amiray adi iyo intaadjeceshahayba allaha xifdiyo 🥰🥰🥰
@rahmaahmed1388
@rahmaahmed1388 3 года назад
Maashaa allaah walaal fiican ayaad tahay amiira ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@zamabdul4945
@zamabdul4945 3 года назад
Mash Allaha mmmm mahadsanid Amira cdy. L💞💞💞
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 3 года назад
Ma sha Allah tabaarakallh sister Amira keep going 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🤙🤙🤙yamii Hoyoo Allah ha cafiyo amiin amiin hoyoo igu so duceya please Way xanu sanay saa
@maancabdi4834
@maancabdi4834 3 года назад
Macha Allah abayo mcn wan kaa faaidaystey
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 года назад
Keep going sisters
@ramaas5896
@ramaas5896 3 года назад
Na adno ilmahada bar in amiro habaryar uthy hadhahan habaryar amiro mxa amirada laleyhy iga bdl dhqnkaas 😒😒😒😒😒😒😒😒😒
@yaaasalaamu1320
@yaaasalaamu1320 3 года назад
Ayada laga rabay markey la noled iney hoyo iyo habayar dhahdo aniga ciyaalka wallashey hooyo an dhaha kuwa walalkeyna edo an dhaha ayagana alx hoyo iyo edo ey I dhahan ani kaliya ey sas igu yeran inta kale magacoda logu waca ayagana isku af baray
@ramaas5896
@ramaas5896 3 года назад
@@yaaasalaamu1320 adna ilmaha dhashy ayada lagaraba habaryar waye car amiro dheh ine trahdo mrkas habaryar edhahayn ilmha lkn cung kasta amiro afka lataga naya adno ilmaha iska edab oowalidkoda bar ader edo habaryar bar
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 года назад
Yaa qaba cudur loo yaqaaNo comment Akhris...hadaa qabto subscriber igu sharf uun😂😂😂😂👈👇
@zuhuurademh1298
@zuhuurademh1298 3 года назад
@@yaaasalaamu1320 May ilmaha badanka waalidkiis ayuu dhaqanka iyo afkaba ka qaataa, lkn amira wan arkay in badan iyadoo hooyo leh Habo maaha xitaa hooyo ayay dhahdaa lkn caruurtaa Afka Dadka waawayn raacday Oo magacay u raacinayaan uun. Lkn Anagu Mid yar oo Habo u nahay Walaal iyo magacyadayada mooyee wax kale nama Dhaho, anaguna Maamo ama habo Labadas moye intan magaciisa ugu yeedhna way yartay, isaga Inkar yara😅 Habo iyo Abtiba wuu naga ilaaliyaa Waayo Hooyadii/walaashay ma korsan isagoo yar ayay ka dhooftay , hooyo hooyuu u yaqaan anaga walaal.
@haniaxmadhana1434
@haniaxmadhana1434 3 года назад
🤗☝️❤
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 года назад
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah,👍kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*
@farhiyofiska3245
@farhiyofiska3245 3 года назад
masha Allah keep going abayo wadmahadsantahay
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 3 года назад
Masha allah
@iqramohamedhassan2928
@iqramohamedhassan2928 3 года назад
Masha allah amira qurux allah ku xafido xbbtii wll jiro thy ❤❤💯💯❤❤
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 года назад
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰❤❤❤❤❤❤
@hayaabintusln3122
@hayaabintusln3122 3 года назад
Lelefow anina gorma cuna tolow 3yrs ka badan muqalkiisa le u jeda une 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 3 года назад
Intee jogtaa ii imaawo anaa ku samenaa
@jujujowharad4418
@jujujowharad4418 3 года назад
@@faatmachannel7717 ☝️
@hamdamunira5448
@hamdamunira5448 3 года назад
Kula midaa ahy
@hamdahusienmuhumed7345
@hamdahusienmuhumed7345 3 года назад
@@faatmachannel7717 Fadumo qof wanagsan Alle haku sharfo😍
@aishadheman5154
@aishadheman5154 3 года назад
Abyo gabdhdi maku cafimaday
@mowliidxaaji5
@mowliidxaaji5 3 года назад
Masah Allah
@ambiyonoor65
@ambiyonoor65 3 года назад
Thanks abyo mcn
@azzam.9848
@azzam.9848 3 года назад
Masha allah abaayo fiican allah ha ku xafido😍😍😍
@gudoonahmed6588
@gudoonahmed6588 3 года назад
Masha Allah
@wardahassan3156
@wardahassan3156 3 года назад
First 🥰
@asmahanaf7120
@asmahanaf7120 3 года назад
First person
@shamimqurux7236
@shamimqurux7236 3 года назад
Walalo.qali amiiro quruh keep going
@fadumomaxamed4605
@fadumomaxamed4605 3 года назад
Masha allaha keep gonig wllo
@nalkaxusen8089
@nalkaxusen8089 3 года назад
Asc Abaayo masha Allah wan ku jacelahay
@makoislaw
@makoislaw 3 года назад
Masha allaah tabaraka llaah delicious inaba caadi maha waad ka farxisay maskiinta anagane dhareerka naga dhamaaday🤣 6000k aaa
@maancabdi4834
@maancabdi4834 3 года назад
Keep going
@abdiazezahmed1495
@abdiazezahmed1495 3 года назад
Ilaahay hoyo cafimaadka hauguwado walaal macaan
@maqsuudchannel4888
@maqsuudchannel4888 3 года назад
Alaa wax isoo garsiyaa😋😋😋😍🥰
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 года назад
Maasha alaah abaayo
@najmanashaad3174
@najmanashaad3174 3 года назад
Leelefow wa uxiise mar hore igu danbeese
@yasmincookingshow8779
@yasmincookingshow8779 3 года назад
Masha alah
@fathiafarahabdi2925
@fathiafarahabdi2925 3 года назад
Mashaaa alllah
@fadimokitchen5682
@fadimokitchen5682 3 года назад
Masha allah mcn
@hawoakiin9606
@hawoakiin9606 3 года назад
Mash allah ♥️💞🌷
@daanadaahir5261
@daanadaahir5261 3 года назад
Masha allah abayo allaha caafiyo hooyo
@sabariincali1436
@sabariincali1436 3 года назад
M.a xbbt amira qurux alha ku xifdiyo
@jamiilajay2046
@jamiilajay2046 3 года назад
Masha alllaah tabaarakalaah
@waxkabarochannel9071
@waxkabarochannel9071 3 года назад
Maashaa alaah alaahs idin daaweyo inta Ka dhareeroyas yummy walac la an samin
@omarkiin96
@omarkiin96 3 года назад
M.a..
@fatumamohamed7289
@fatumamohamed7289 3 года назад
ManshaAllah
@user-pj8ip7so6d
@user-pj8ip7so6d 3 года назад
اميره الله يشفيهامامتك يارب قدام العافيه❤️❤️❤️
@xamdiabdullahi4363
@xamdiabdullahi4363 3 года назад
Masha allah ka fikir wey ka fikirtaa
@hamdahusienmuhumed7345
@hamdahusienmuhumed7345 3 года назад
Baradha caadi hadan ku darsado sidu noqonaya 😂aniga wxn dawado inan markaba samaysto ayn dona😋
@ifrahmcw2952
@ifrahmcw2952 3 года назад
Waa ku ba dalan kartaa waxba isma dhamaan
@nimcocadey5460
@nimcocadey5460 3 года назад
Msha alh
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 3 года назад
Dhareer aan shubooyaa masha Allah
@aishabilan7450
@aishabilan7450 3 года назад
Ha la isoo boqdo yutubekyga cusub waa codsi
@SANTIKUMI1
@SANTIKUMI1 3 года назад
Anigana Thanks.
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 3 года назад
Masha alah walal ficana tahay xabibti amiira
@khadraabukar386
@khadraabukar386 3 года назад
Apaayo masha alah🥰😃🥰🙃🥰🙃🙃🥰🙃😇
@Sagalroob
@Sagalroob 3 года назад
Mansha allaaah
@safacifow4890
@safacifow4890 3 года назад
Leflefow yanyo lagu dar qabdaro bdna canbaha lagiisa laga dhiga had rabtid macantad leflefow✌
@salmacdy1873
@salmacdy1873 Год назад
10:4 xasuus amiira hda wuu scda aziimkeey alxmdullh ❤❤
@hooyohorayusoco846
@hooyohorayusoco846 3 года назад
🤩🤩🤩🤩🤩
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 года назад
MashaALLAH Faraxsanada waligina
@zuhuurmohamett5350
@zuhuurmohamett5350 2 года назад
Wlshy qurux padn hore usoco hno qli
@kuwiinaisha7256
@kuwiinaisha7256 3 года назад
Amiroy wanukickicisay 😋😋
@fartunhusen8020
@fartunhusen8020 3 года назад
Masha allah amira cadey
@umu_muharas
@umu_muharas 3 года назад
Abayo xijaabka iska sax
@maryamaabokor9967
@maryamaabokor9967 3 года назад
ANIGU Waqooyi ka soo jeeda kow dheh Lkn Leelefowga Waaba ka helay Wllshay qli Xaga Waqooyiga Laguma Yaqaano
@rahmamohammed7669
@rahmamohammed7669 3 года назад
Aamin aamin
@king...3695
@king...3695 3 года назад
Wll ku sali nabiga scw.
@ayandiriye167
@ayandiriye167 3 года назад
Scw scw scw ❤🕋
@user-kg6gy9fe1d
@user-kg6gy9fe1d 29 дней назад
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 года назад
Walalayal igu wada sacida SUBSCRIBED I wada saara SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@user-bj8we5dd6j
@user-bj8we5dd6j 2 года назад
Masha allaah amiira iso hawil walashay dharerka iga dhamaday
@Crypto_investment_Scam_reviews
@Crypto_investment_Scam_reviews 3 года назад
Ilove😍😢
@dahabomohamed1228
@dahabomohamed1228 3 года назад
Masha alaah qrxbdn
@halimoahmed3360
@halimoahmed3360 3 года назад
M.a
@king...3695
@king...3695 3 года назад
Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey,
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 2 года назад
Asc amiro hoyo alaha kuu cafiyo abayo adigana dadal asc
@gacalkaDooyIyoDiinsoor
@gacalkaDooyIyoDiinsoor 3 года назад
𝐖𝐀𝐋𝐀𝐀𝐋 𝐈𝐆𝐀 𝐅𝐀𝐑𝐗𝐈 👉𝐒𝐔𝐁𝐒𝐂𝐑𝐈𝐁𝐄🔔👈 𝐀𝐋𝐋𝐀𝐇 𝐇𝐀 𝐊𝐀𝐀 𝐅𝐀𝐑 𝐗𝐈𝐘𝐄𝐄🙏 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐒𝐀𝐍𝐈𝐃🥰💯🥰🙏
@jamilamohamed4541
@jamilamohamed4541 3 года назад
Corona jiro muska xirta ciyalgna u dira ilaahay ha idin xafido
@omartuuxaomar6032
@omartuuxaomar6032 3 года назад
ascw. waxaan jeclahy inaan daawado waxaad kwarn lkn nagudara muusikada fadaln
@khadarqeyz519
@khadarqeyz519 3 года назад
O hda adna uur mey leedahy run miya ani kaftaN le u maleeya wllh 🙄 m.a
@aaminaofficial2015
@aaminaofficial2015 3 года назад
❤️❤️❤️
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 3 года назад
Dhareer
@faisamoha7818
@faisamoha7818 3 года назад
Leeleefow bur lgu daraayo maxeee eheed🤔🤔🤔🤔
@zeinaqueen8991
@zeinaqueen8991 3 года назад
M.a keep going my queen
@apdallamoha9185
@apdallamoha9185 3 года назад
From asad hagio
Далее
YAA DILAY XAASKIISA
31:46
Просмотров 56 тыс.
ПАПА ГАМБУРГЕР
00:13
Просмотров 163 тыс.
MARKAY IGU HOREYSAY AAN CUNO CANJEERO ETHIOPIAN
11:05
Просмотров 309 тыс.
DHARKA ASIM LOO KEENAY IYO SIDA SHEIN WAX LOOGU DALBADO
14:43
SIDA BAJIYAHA LOO CUNO | HOW TO EAT BAJIYO SOMALI
9:15
ROOTI FARMAAJO AAD UMACAN SI FUDUT LOO SAMEEYI
17:25
Просмотров 591 тыс.