Тёмный
No video :(

LIL BALIL IYO FANAANIN KALE ONE MORE NIGHT REMIX KING CK REACTION 

King Ck Films & Vlogs
Подписаться 1,3 млн
Просмотров 142 тыс.
50% 1

Name King Ck
Actor / Comedy /
RU-vidr /somali social media
Pls Subscribe Like & Share
Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 765   
@wiilhoog0928
@wiilhoog0928 2 года назад
Somalidu Way Jeceshahay Qofka HORUMARKA Gaadhay inay Xag xagxagato😍💗
@zuhaipck
@zuhaipck 2 года назад
Lil baliil laftigiisa wacdi muu wadin kulahaa😅😅😅😂🔥 🤴ck
@cabixamid2584
@cabixamid2584 2 года назад
🤣🤣😂😂😂😅😅😅
@naimahassan4018
@naimahassan4018 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤗
@zuhaipck
@zuhaipck 2 года назад
@@cabixamid2584 💞
@muscabmohamud4625
@muscabmohamud4625 2 года назад
First one king sharma🤪🤸‍♂️
@caydiidaxmedfergab2708
@caydiidaxmedfergab2708 2 года назад
Nnhj
@qoorgoye5569
@qoorgoye5569 2 года назад
Xashiish boy
@wiilkamowlaca8895
@wiilkamowlaca8895 2 года назад
Kadda fanka waraa afara qabilka kpe jezy poy kuleh arinkaan waxkle la imow aan aqbalee
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 года назад
Legend is back 😍Your are great RU-vidr and Many people enjoyed your Best reactions and I am One of them GooD JoB . You are A person Honnest Never give up our Legend KinG CK comminG SooN 900K then 1M wow I can't wait 😊😇
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 2 года назад
Welcome back again legend hore usoco king ck
@Dooro-Dooro-3491
@Dooro-Dooro-3491 2 года назад
@@toughgee al abaadir kasoo barte umaleenaa
@4a1s1
@4a1s1 2 года назад
@@toughgee 😂😂
@Dooro-Dooro-3491
@Dooro-Dooro-3491 2 года назад
@@toughgee hhhh🤣 iga daa hee cayaarta 🤣
@mustafabdi4190
@mustafabdi4190 2 года назад
Jeazy boy cimaamadiisa lama heysan karo another level 🔥✌️
@ayuubabdijamac7229
@ayuubabdijamac7229 2 года назад
King Ck wlhi uqdad uma dhalan sababto ah nin intas iskacanayay ayuu reation kabixinaya asaga oo kudhagin xumana kasheegin ragnimada walo kala dhashaa wlhi keep going my bro king Ck
@naanitanalka1883
@naanitanalka1883 2 года назад
Lil baliil miyaaa
@saxafichannel4859
@saxafichannel4859 2 года назад
Haaa wlh waa nin reera cuqdad ehee❤👌
@specialone4978
@specialone4978 2 года назад
Heesta inu reaction kaso bixiyo quudkisa ku jiro whizbi dartiis miyu iskaga dhafa waye😁
@asmanuurasmanuur4704
@asmanuurasmanuur4704 2 года назад
Ck wllo meelkasta waan kaa soo falawgareyay inestegiram tiktok waxad tahay qof aan markasta tageero wllo waan ku baryaya isoo jawab plz plz😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@KingCkFilmsVlogs
@KingCkFilmsVlogs 2 года назад
🙏🙏🙏🙏 thx wll
@abdallmohamedfaraholdlegen8774
@abdallmohamedfaraholdlegen8774 2 года назад
King of reaction ck meeshan doni b iyo ilkacase bis baa kamaqan inta igu raacsan labadan in lagu soo daro like 👍
@mohamedamiin3789
@mohamedamiin3789 2 года назад
Reaction dagdag ah jeazy boy heestiisa salaamaha
@madaxweynahayoutupeka793
@madaxweynahayoutupeka793 2 года назад
Hishiiska ck io whizz pi Another level ✊✊😂😂😂😂😂
@talaashmohamed8578
@talaashmohamed8578 2 года назад
Ma heshiinin Lkin Ck xaqiraad mayaqaan
@Funny99554
@Funny99554 2 года назад
@@talaashmohamed8578 SAX WAAYE HESHIS MAJIRO LKN CK AYAA XAQIRAAD AQOON
@izhqiboymohan3034
@izhqiboymohan3034 2 года назад
Ck is back 1M coming son 👑🙏🏼
@shankaronmaxamed6460
@shankaronmaxamed6460 2 года назад
41minutes 7.6 view🥰🥰🥰🙆‍♀️waxan galad waxay dhahan onther level legnd ck🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴keeb going king
@realabdiwali7095
@realabdiwali7095 2 года назад
The king.is back nacabka hakuuku naxaan💪💪💪
@mohamedawil1946
@mohamedawil1946 2 года назад
Hardnigga sharma boy he started with hot beat lyrics and nice melody my young nigga great masterpiece and certified banger u smashed and skilled bro🙏🙏🙏
@kafeyoahmed8878
@kafeyoahmed8878 2 года назад
Wlhi cuqdad ma taqanid ck ilahy dhibato haka hayo abowe ninkii tiktok ka caac lahaa si wgsan reaction uga bixisay legend wll ck👏👏👏👏
@asmaqalanjo4128
@asmaqalanjo4128 2 года назад
Ck qof an ugu yaran 3sano kuxirnaa an dawanaye tahy aad kula socdaa 💯👑 horay utalabso cadowgaga cagta allh ka hos marayo
@mankahaji3548
@mankahaji3548 2 года назад
Ilkacasaa kadhiman somali music 🎼🥰👍👋🌎🇸🇴🥰
@omaralimahmoud1971
@omaralimahmoud1971 2 года назад
Legend ck cadowgaga ha jabo mar walbo waxn ku le yahy guuleyso wll 2017 ila hada ban ku tagera sxp telkii an kugu bartay ban wali wata i amin
@nastehaali5808
@nastehaali5808 2 года назад
Legend is back🥰 our hero 900k coming soon😍
@eliasmaska7969
@eliasmaska7969 2 года назад
Ck sxbow Legend Aa thy lkn laga Fcnyhy Inaa HaL Qof dartiis aaa Dad bdn U XaqirtoH dheh Lili x Sharma x wiz x Jeazy x cblack that’s big huge respect love you brother ❤️✊🏼
@mansurcr7706
@mansurcr7706 2 года назад
Muxuu sameeyay walal
@daadirmaxamed3391
@daadirmaxamed3391 2 года назад
@@abdulahimohamed4306 jeazy boy libintiisa waa Lagu darensiiyey waa hit
@liiboojo9304
@liiboojo9304 2 года назад
Legend ck iyo whizbi waxan is leyahy in ay halken ku hashinen wn sodhabenena
@feyzuuabdala92
@feyzuuabdala92 2 года назад
Big ledegend cuqdad mataqanid wlhi legend rule model baad utahay dhaliyarayada somalidaa kuwada kaaceso waligana madameysid
@qalidmohamed317
@qalidmohamed317 2 года назад
King Ck Legend👏👏💪🔥
@arsenalshorts5713
@arsenalshorts5713 2 года назад
Hahey 🔥🥰
@nadranuura2952
@nadranuura2952 2 года назад
Ck aabaha reactionka waku wataa💯❤
@lakiaxmed6945
@lakiaxmed6945 2 года назад
Mnsh allllh horay usoco ck nin horumaray laguma cuno laguma cawryo 👍frmo hargaysa🇭🇺
@tooyo___show______________6152
@tooyo___show______________6152 2 года назад
Legend is back maliin walbo is back Another level 💯👌👏🙌😌💪
@gugustudio701
@gugustudio701 2 года назад
Ck Wallhi Walalkey Saan U Jeclahay Camala Ku Jeclahay FAMILY DHAMMAN MAFIIRSATEN CK AYAAN DHAHAA HAWEEN KASTA WALAL MCN 1Million Dhaqsi Ku Rajeyna From Canada 🇨🇦 Toronto Walalkeey 🥰❤️❤️ 1 Million ✅
@Soma666.
@Soma666. 2 года назад
Iigo salaam xabar yerteyda life in Canada 🇨🇦
@khaalidmaxamed4246
@khaalidmaxamed4246 2 года назад
King CK RU-vidrka kaliya cuqdad aan aqoon keep going
@sapiriinmohammett4569
@sapiriinmohammett4569 2 года назад
Rag,nimaada wa lo dhasha👏👏👏👑❤️
@hamdohussein9853
@hamdohussein9853 2 года назад
Nin raged shaqeyso Ha ujojin cayayanka 👏❤❤❤
@xafsocadey5359
@xafsocadey5359 2 года назад
The best RU-vidr in somali keep going prother💯🥰
@xasancali7948
@xasancali7948 2 года назад
King 🤴ck ruux qalbi wangsan wye sida iiga muuqato guuleeso Aabo 🙏❤
@yacquubyare4632
@yacquubyare4632 2 года назад
Ck family the king is back 👑 king CK waanku wataa brother 🔥🔥🔥🔥
@cabdiraxiinmaxamedcabdiqad5453
@cabdiraxiinmaxamedcabdiqad5453 2 года назад
Waan raxaysaneenaa waayo ck ayaan aragnaa
@dalxamedia5769
@dalxamedia5769 2 года назад
King Ck mar uun jijiga maad noogu timaadid maanan taagerahaga ahayn
@ibrahinhomohamed9841
@ibrahinhomohamed9841 2 года назад
Proud of you 👏 legend
@munasarmumin9400
@munasarmumin9400 2 года назад
Wasugaye waxaan cml Ck reaction on fire Don B has to be there
@cumarsaalim4772
@cumarsaalim4772 2 года назад
Lagend Is Back Taagero Number One Baan Ku ahy Wllkei iga weyn keep Up Nacabka Cagaga Hoos
@faysalmohamad1649
@faysalmohamad1649 2 года назад
CK is back 🔙 1m coming soon 🔜🔜
@xamsecali5211
@xamsecali5211 2 года назад
First bro
@mahadhoshow3754
@mahadhoshow3754 2 года назад
Ninka kaliya Reaction kiisa aan kuraxesto ck waa ku wataa zxp gar iyo gardarapo💯❤🔥🙏
@sacadmaxamed6529
@sacadmaxamed6529 2 года назад
Ck keep.going pro from tagero from borama✌✌
@Warryabrand
@Warryabrand 2 года назад
Wakugu fana evertime uncle 🦍🇸🇴
@daadirmaxamed3391
@daadirmaxamed3391 2 года назад
Our king of reaction ck. Keep moving forward. Coming soon 1m I.a
@abdirahmanosman1264
@abdirahmanosman1264 2 года назад
BEST REACTION💙✊
@mahamudahmed1965
@mahamudahmed1965 2 года назад
Welcome back legend CK
@taamir10
@taamir10 2 года назад
All legends baa is helay lkn ilkacaze ka mqn cblack ka reba ilkacaze halagu buxiyo🤞🤍
@king...3695
@king...3695 2 года назад
War anigu wllhy ilkacase qays ayaan Ka taagyeeraa raabka oodhan
@zakisalan8376
@zakisalan8376 2 года назад
Legend 🙌 we believe you man cadowgada u nolow
@hayaankanolosha
@hayaankanolosha 2 года назад
Legend CK. Si kastoo laguu jiido, ama la iskugu dayo in gadaal lagu geeyo, markasta waxaad ahaanaysaa sida falaarta, markastoo la jiidaba xawaarahay ku socon lahayd wuu sii kordhaa.
@adeshmahdi4071
@adeshmahdi4071 2 года назад
Best RU-vidr ever CK 🔥💖
@bofcartoons6855
@bofcartoons6855 2 года назад
Jeazy boy x ciyaal xamar cadi mahan
@leylacuthmaan228
@leylacuthmaan228 2 года назад
Team sharma noy iyo ck family 1m gaar siiya ck 😘💪🏻
@amaallafoole2277
@amaallafoole2277 2 года назад
Legend is back in dhihi waa kuu basasen aragtidadii iyo shactiradaadii ilaahay waa kusoo nbd ceshay cadowga iyo nacamleyaasha Allaha kaa qabto abayada xanuunsan Allaha caafiyo u duceeya
@manker6445
@manker6445 2 года назад
Wllhi dadba cuqdad kugu sheego lkn feedback ha u ahato reactionkn big fan pro ck guuleyso waliga✊🏼🔥
@khulasomovie
@khulasomovie 2 года назад
Coming soon 900k ck like
@zunduzqali1788
@zunduzqali1788 2 года назад
Keep going legen commig soon 900k guula ayaan ku rajeeyany💪💪💪
@abdinasirbishar6514
@abdinasirbishar6514 2 года назад
Alhamdulillah for everything. We can never thank Allah enough for the countless bounties He blessed us with Long life Ck Family Ameen.
@idleabdi4024
@idleabdi4024 2 года назад
Suldan nasiiir
@idleabdi4024
@idleabdi4024 2 года назад
Waaaw King c.k de only man .....kuwata abtiii kusoco ....fan number 1
@ibrahimfakatax6194
@ibrahimfakatax6194 2 года назад
King ck is back 👑✌️✌️😘
@jimcaleziyad2446
@jimcaleziyad2446 2 года назад
brother waxaan kuleyahay dad kaxun ayaa jiree marnapa ha ujoojin wax walpa anagaa kuku jecel keep going brother
@jimcaleziyad2446
@jimcaleziyad2446 2 года назад
brother markasta tagerahaaga kobaad ahay brother
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 года назад
Nice back another level recation ♥️♥️💯💯💥💥
@aminmohamedakadir7382
@aminmohamedakadir7382 2 года назад
Doni B CK legend baad tahay asxaabtiis kama reebin alla
@koodshe
@koodshe 2 года назад
Lgend CK cadawgaaga cagta choose wllkey ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Zakariye.saciid
@Zakariye.saciid 2 года назад
Wow amazing this fire I really enjoyed
@abdirisaaqcilmi5257
@abdirisaaqcilmi5257 2 года назад
Nin rageed Ck Legend 👑
@omaamir1444
@omaamir1444 2 года назад
Ck warka waa soo baxey caayda qabiil ka socotey tiktok naago isku tumeen wadan wadankood aheyn niman ajnabi fiirsanayaan soomali allaha u gargaaro 32 sano kadib
@mahamedhassan662
@mahamedhassan662 2 года назад
Legend is always Legend King CK.🔥💯
@mohamedismail5046
@mohamedismail5046 2 года назад
King keep going bro 💪 💯
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 года назад
Another one legend ❤keep going ❤wll ck 900K is coming soon ❤♥🙏
@muraadalhadaadi3253
@muraadalhadaadi3253 2 года назад
No xaqiraad ck family😁✊🦁💪❣
@hasankaafi2485
@hasankaafi2485 2 года назад
Father of reaction ck family waa ku wadanaa✌✌✌
@maxamedyusufxasan1680
@maxamedyusufxasan1680 2 года назад
Legend hormar Wacan ayaaan ku leyahey balanteena waxa waaye 1m inshaaa allaaaah
@Buurdibi
@Buurdibi 2 года назад
Mx Laga Qaban Karaa Heee Waa Wiiil Soomaliyeed KinG Ck🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰💯
@sar-m9564
@sar-m9564 2 года назад
manta reaction kada meel uu usocda wlhi waa fahmi waa maxaa qaldan wll
@wlloscar4458
@wlloscar4458 2 года назад
Ck videoga benta laga hayo inta og inusan asiga ehen iso raca👍
@xasancadde5581
@xasancadde5581 2 года назад
5 lengend are colaborate good king is back it's good king ck 👑👑👑👑🦁👑👑
@mustafqaasim3855
@mustafqaasim3855 2 года назад
Ck zxp lilbalil laba hees uu so sary reaction kooda kma hyno quruxdiyo qof ah reaction kso bxi sxp0🤴🙏
@maanaf213
@maanaf213 2 года назад
Legend nin qalbi xabxab ah wllhi waku wataa ck✊🥰
@kurpochannel3296
@kurpochannel3296 2 года назад
900k💪 after 1million maskinkan hada intan lo quri lYahay ame dilan lee🙉
@palqeesgure8586
@palqeesgure8586 2 года назад
Welcome back King 🤴🙌
@252callmezalaz4
@252callmezalaz4 2 года назад
Reaction kan wanku raxeystay thanks king ck 🤩🔥
@Dr.Abdikadir-peds
@Dr.Abdikadir-peds 2 года назад
Legend always is legend
@abdifatahofficial2019
@abdifatahofficial2019 2 года назад
🤣🤣🤣CK QOSOL UXIISAY BROTHER XAQIITAN WELCOME BACK
@mahmudjorjoyare7116
@mahmudjorjoyare7116 2 года назад
King of reaction keep going legend 900K is coming soon ❤♥🙏
@aamiinnuuradiin2622
@aamiinnuuradiin2622 2 года назад
Mursal iyo fiska ayaan kaga fadhina canow wlcomd bck legend
@yahyetygah9118
@yahyetygah9118 2 года назад
king all ways king ck libaax dadnimoleh noolow brotharr from hargiasa♥️🔥🥰
@cimraancabdirisaaq937
@cimraancabdirisaaq937 2 года назад
Ck sxip keep going nacabka ha uqaban
@el_djiboutien
@el_djiboutien 2 года назад
Niyoow innad taabatiid ayaay ahaayd DJIBOUTI 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@abocade
@abocade 2 года назад
14minute iyo 3k Another level go ahead sxb
@amiincabdirashiid7695
@amiincabdirashiid7695 2 года назад
The 👑👑king of RU-vid's in the world wllhi ku wataa codowgaga cagta madaxa kasaar wey ciilanyihiine ❤❤ Reply🤠 igu sharaf king 👑👑
@aliabdalla7160
@aliabdalla7160 2 года назад
first ana ah cwa like ta igu dhooba😅
@musababdihakim8453
@musababdihakim8453 2 года назад
I’m running all the time 😂 kulaha VAR I’m running out of the time waye CK 😂
@iamliiamen7071
@iamliiamen7071 2 года назад
My big bro king ck father of the somali RU-vidr 💯💥 bro we miss ur reaction I think you back again 🤗✊
@farhiyalyrics5537
@farhiyalyrics5537 2 года назад
Big Respect sifican bad uga so baxda reaction kaga always 💚
@djfamily3654
@djfamily3654 2 года назад
ZXB wllhi dada ogahy wey kaxun yihiin ❤️
@HassanIbrahiimAli
@HassanIbrahiimAli 2 года назад
Jeazy’s part is the best one🔥
@alishreefcaliyey6047
@alishreefcaliyey6047 2 года назад
KING ALWAYS KING CK 🤴 HORE BES GADAAL MAYA ❤
@guutoneygar2631
@guutoneygar2631 2 года назад
King ck go forword👑💚
@ayonino4333
@ayonino4333 2 года назад
First one King ck 🔥🔥
@blackerman5592
@blackerman5592 2 года назад
Jeazy boy on🔥🔥🔥👌
@Apdrizak139
@Apdrizak139 2 года назад
Ck walasha xaladeeda kawaran alle ha cafiyee
@zaiidjr4812
@zaiidjr4812 2 года назад
King of reaction is back🏴
Далее
Yuu kaadhicin SurwAlka king Ck Reaction
12:51
Просмотров 226 тыс.
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
JEAZY BOY FT WHIZBI KING CK REACTION
9:06
Просмотров 101 тыс.
Sharma Boy -  Karbaash Everyday (Official Audio)
4:35
LIL BALIIL KARBASH NIIKI KING CK REACTION
10:51
Просмотров 269 тыс.
BIG MOHA KARBASH 15 AH + REACTION KUFSIGIISA WATA
30:35
RAAB MIYAA MISE CAAY CK REACTION
9:13
Просмотров 324 тыс.
guledsimba hesta daneyn ck reaction
27:15
Просмотров 146 тыс.
Lil baliil Oo Reaction Labixiyay Ck
22:39
Просмотров 572 тыс.