Тёмный

Lixlaa Jeelka Naga Jabiyey,waxa La Ii Jidh Dilay,Maxamed Kaahin,Xiniyaha La Iga Garaacay"Suldan Cali 

Bulsho News
Подписаться 390 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Lixlaa Jeelka Naga Jabiyey,waxa La Ii Jidh Dilay,sheeg Maxamed Kaahin,rasaas Bkm Ah,baasidii Xiniyaha La Iga Garaacayey Dhiigbaan"Suldaan Cali
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 41   
@qaldan7356
@qaldan7356 4 месяца назад
Brave, these are the men that left Somalia disoriented for the last three decades. My heros!
@user-xq2hf3ws4h
@user-xq2hf3ws4h 4 месяца назад
Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤
@user-xq2hf3ws4h
@user-xq2hf3ws4h 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesi qaran dhe.
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 4 месяца назад
geesi qaran ale ha ku xafido aamiin somaliland guuuuuuuuuuuul waa Alhamdulilah calakuli xaala 💚🤍❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@Xasmas
@Xasmas 4 месяца назад
Geesi ❤Gobanimo GUUL SOMALILAND ❤❤ Muj.Suldan Cali❤
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 4 месяца назад
Snm waa garxaajis
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 4 месяца назад
Wariye!! Lixle ayaa jabiyey ha dhihine, waxa tiraa SNM baa jabisay. Waxana kooxdaa jeelka jabisay taliye u ahaa Lixle.
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 4 месяца назад
Maansha allah Geesi qaran
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 4 месяца назад
0daygu waa Majaajilayste waa iga Qosliyey ilaahow dambigayaga dhaaf Aamiin.
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 месяца назад
Cuqadad iyo xiqdi xitaaa siyad bare kahor saas ayad barooran jireen
@burco7626
@burco7626 4 месяца назад
Somaliland ha noolato ❤
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 4 месяца назад
Qiso xukunkeeda allah in loo daayo ay tahay wayo. Dhibka dhacay ruux walba ana saxan ayu leeyahay. Jabhadihii xaqdaro ayay ka dagalameen. Dowladiina dowladnimada ayan difacayney in ay burburin. Xaqiiq Siyaad bare asaga ka masuul ah dhibka dhacay.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 4 месяца назад
Shicib magaalooyinka deggen oo jabhad ahayn in dawladdu qabiil ahaan u gumaaddo ma difaac dalbaad u taqaan?
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 4 месяца назад
@@Aw88-c1r may difaac dal maha balse jabhad aya la dagalantay dowlada oo qabiil ku salaeysan taa macnaheeda maha in ay dowladu saxneyd jabhada waxey ka aburantay daqanxumada dowlada sida darteed waxbadan baa isu qasan allah unba xukmin kara wayo sharciga islamka ma ogola dowlad in la casiyo inta ay madaxdeedu allah adecayan wa howl adag dhan walba in laga firiyo ubahan
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 4 месяца назад
@@user-ov2wz5eh9u Dawladda lafteedu qabiil bay ku salaysnayd. Qabiilka mdxwnaha oo kaliya ayaa muwaadin ahaa oo xuquuq xad dhaafa lahaa. Qofka beeniya Quraanka waa gaal! Siyaad Barre si cad ayuu u beeniyey Quraanka.
@mohamednur1696
@mohamednur1696 4 месяца назад
CALAA KULLA XAAL MAANTA ETHIOPIA AYAAD KONDHOM U TIHIIN RAG IYO DUMAR MA WAX KALAAD NOO SHEEGEYSAA WAA MAYA GABBAL AYAA KUU DUMAY WAHALKII CALI JAAMAC HAABIL E GABBAL BAA U DUMEY REERIHII GELLIGA BOOC YIIL E❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 4 месяца назад
MA KONDHOM HOOYADAA LAGU WASO?
@mohamednur1696
@mohamednur1696 4 месяца назад
@@Aw88-c1r HOOYADAA AYAAD DENBI U DHAQAYSAY HOOYOO DHAN ALLAAH WEYNE HAW NAXARIISTO ILLEYN ADIGOO MIIDHAN OO INKAAR QABA AYEY DHASHAY OO AAN GARANAHAYN HOOYADAA AMA WAALIDKAA DENBI HAW SOO JIIDIN
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 4 месяца назад
@@mohamednur1696 waxa hubaal ah in hooyadaa dhillooyinka AMISOM ka mid tahay. Ma taqaanid Aabbahaa soo maaha? Ma kenyaanba, mise Ugaandhiis baa? Mise Nigeriaan baa? Mise Brundi? Maacaleesh Xamar oo dhan baa wada wecel noqotay! Dadka sharafta leh ee Somaliland ka hayso afkaaga qadhmuun
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 4 месяца назад
Waar ninyohow allah ka cabso dadku waa is dilaa weyna heshiiyaan maanta waa if berina waa akhiro cuqdad iyo adoo dad calool wax ugu haya ha dhiman
@mohamedweli6146
@mohamedweli6146 4 месяца назад
ASC war sual reeerkan yey lajihadayn jihaad waxaa layiraahda ninka Gaalo ladagamo .lkn faanka bilaashka dowladii MOHAMED SIYAT isagoo muqdisho 15beri kasii maqan ayey SNM sogashay Marka faanka bilaashka ee nin weyn iyo qof yarba
@engasadaxmed8800
@engasadaxmed8800 4 месяца назад
Khasaare garxajis
@user-xq2hf3ws4h
@user-xq2hf3ws4h 4 месяца назад
Allaa mahadle alaa mahadle alaa mahadle alaa guul Somaliland ❤❤❤
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 4 месяца назад
Snm waa luu khasaray
@user-xq2hf3ws4h
@user-xq2hf3ws4h 4 месяца назад
@@hassan-mp1pk Afsoomaaliga Iska Sax Moor,yaan,yahay .
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 4 месяца назад
Guul Somaliland 💚🤍❤❤❤❤❤❤❤
@mohamednur1696
@mohamednur1696 4 месяца назад
WALLEE DAWLAD WEY AHAYD MAXAASE KA DANBEEYEY MEEL WALBA HABRO AYAA XUKUMA AY ETHIOPIAN KU QABAAN OO DUMAR NOQDAY DALIYO DADNA IIBSADEY
@user-mn5fl5fh1y
@user-mn5fl5fh1y 4 месяца назад
Walee dilaal doorasheed weyn waatahay mujaahidnimo ayaad kuolaleyneysaa war waxqabad noo sheeg beenta nagadaa aduunku casri buu marayaa aduunku waa it's oo itaabsii
@zackbah7584
@zackbah7584 4 месяца назад
Doorashadan lama helen hadan ragaasi naftooda u soo hureen.
@user-oq3tv7iv3r
@user-oq3tv7iv3r 4 месяца назад
Dadka ku dhawaqay qabyalad Isaqa mid bu ah wayo dhibatadi ilow shiyo dhow ma umulabaa makarkasay dadan waxba ka rana yidhadan hadan nala dorsho heeli wayno waan dagalman waxaan umalany inaan cidan kaka dhaman
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 4 месяца назад
HAYE II WAD SHEEKADA UGU CELCELIYA DADKA BEENTA IYO HURDISIINTA.
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 4 месяца назад
Nac Nac
@samirr546
@samirr546 4 месяца назад
Dhaqanka yuhuuda ayey lahaayeen dawlada somaliyana waxa loo dhisaa in ay somalida marba qabiil dabar goyso!!!!!
@mohamedyusuf9384
@mohamedyusuf9384 4 месяца назад
Odaygu ma dhama muyuu iska daayey madaxweyne ayaan kuriyooday
@hoodomuwlid1475
@hoodomuwlid1475 4 месяца назад
Lixla ixoreyey cirana barabo musena qabyaladban kutageraya wale inad doqontahay
@mohamedabotan9983
@mohamedabotan9983 4 месяца назад
kkk Wuu so labtaay sificaan umaad hadliin baa ladahaay shalaay kkk
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 4 месяца назад
Suldaan af ka dhuuse naxliguu ka adag yahay inuu faafiyo daabaxa ayuu iibin jiray weligiina meel lagu dagaalamayo muu tegin
@Fadumo789
@Fadumo789 4 месяца назад
Isaqa ayan la yabay Calacalkoda Somali oo dhan ayay riday dawladi kacanka qabilqabil aya laysku dilay maraykana lal dagalay itobiya lala dagalay maragten dad cabanaya oo isaqa ahayn
@xaajiaxmadaargoof6930
@xaajiaxmadaargoof6930 4 месяца назад
😂😂😂
Далее
Starman🫡
00:18
Просмотров 9 млн
Bike Challenge
00:20
Просмотров 19 млн
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Просмотров 142 тыс.
Starman🫡
00:18
Просмотров 9 млн