Тёмный

M Xasanow ciidanka Qabyaalada & Exda kala dhex-bax A. madobe oo furka 

Dal Jire Tv
Подписаться 406 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 66   
@teatime6853
@teatime6853 2 месяца назад
Xassan sheikh dhagaha fur ciidanka moralka aya ka dishey wiilasha somali dalkoda difacayo cadowga ha uloogin 🙏🇸🇴💯
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Waa Laqabaa MD Ahmed Madoobe waa Runtiisa yaan la Siyaasadeenin Ciidamada❤ ❤
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 месяца назад
Welkom 🤗 Jaamac Galad
@abbdll
@abbdll 2 месяца назад
Hadii aad ciidan isku xeran aad heysid maad horay usocotid
@Abdi-dm6hl
@Abdi-dm6hl 2 месяца назад
viva jubaland guul guul iyo gobanimo
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 2 месяца назад
Guul blackii.
@AleemZani-nw4xh
@AleemZani-nw4xh 2 месяца назад
Madobe Inaga malinba filim ayu inoo keeni From ogaadeen A madobe Bax
@aboubaker-y1g
@aboubaker-y1g 2 месяца назад
Axmad maanta run buu sheegay adaga oo Beenaaleh ah
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 месяца назад
Xasan sheekh waxaa ma qore
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 2 месяца назад
Madaxweyne sheekh shariif iyo axmed madoobe hadalo xaqiiq ah ayey kahadleen.
@aboubaker-y1g
@aboubaker-y1g 2 месяца назад
Axmed waa kansarka siyaasada Somaliya
@sheikhali1903
@sheikhali1903 2 месяца назад
WARGALLAD xasanba xirfad madaxweyne maleh😅
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 2 месяца назад
WAA YAAB OGAADEEN?
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 2 месяца назад
Fartaag miyuusan aheyn kii ciidan ka dhan Axmed Madoobe ku soo aruurshey Baardheere maaha miyaa ,ciidan beeleed. Iyagoo doonaya in ka Axmed ka hormaraan Bu'aale.
@MusinguziAli
@MusinguziAli 2 месяца назад
Adduunyi gaddoon axnad madoobe oo qabyaalad dhaliilayo
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 месяца назад
Soomaaliya madaxweyna Ahmed madoobe oo kale bay u baahantahay
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed 2 месяца назад
Waa runtii madaxwaynaha jubbalaand
@BashkaJj-v8g
@BashkaJj-v8g 2 месяца назад
Hasan xabaalo qote illahay dadka iyo dalka ba haka qabto
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 2 месяца назад
Beenaale khaain. MD Hassan sh guul iyo gobanimo. MD Hassan sh waacaalad.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад
Axmaq MADOOWE waa Alxabaab kuligeen waa og nahay, anigaa Jubaland Gedo/Baardheere ka iminaya, dhulkiisii ku laabta.
@farahsaid6913
@farahsaid6913 2 месяца назад
Shaw axmed waaba khabiir milatari
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool 2 месяца назад
Madaxweynaha jubaland wuxuu ka hadlaya xaqiiqada ka dhax jirta ciidamada qalabka sida iyo hogaankooda hadii ciidankii yeesho talisyo is dhax dagen hadana kala hogaan ah waxay dhaleysaa waxa ay ku banana.een ciidamadii qaranka ha Laga daayo ciidanka is dhaxyaaca iyo xiriirada hoose ilaahay Buu fun ugu sheegay axmed madoobe😊
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад
Ogaadeenoow wallaahi in ayàan nabad ku joogay Jubaland, Af madow idiinma diidani,laakiin Mareexaan oo intaad dhulkaas joogaan, maa xukumi kartaana, runta haa LA isu sheego.
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 2 месяца назад
XASSAN WAA QABLADIISTE IDUKUNA WAXAAD TIHIIN KU LAGU AWR KACSADO MARKA HALAYAABIN XASSAN.
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 2 месяца назад
Moriyaan hawiye baa kuhabsatay somaliya
@sour.candly7868
@sour.candly7868 2 месяца назад
MW Xassan Waxa dib dhigay waa Musuqmaasuq. Eex........Soomaaliyoo dhan Aakhiro Faraqa ayey Qabsanayaan...
@abbdll
@abbdll 2 месяца назад
Axmadoobe maa daacadnimo ku faanaayo mise teyda haley yeelo. Ciidamada xooga dalka in lahoos geeyo ayuu rabaa axmed
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 месяца назад
Wu istaahilaa in la hoos geeyo, waa haddii la doonaya in soomaaliya dowlad yeelato
@aboubaker-y1g
@aboubaker-y1g 2 месяца назад
Axmad madoobeh run buu sheegay asaga oo beenaale ah,waa shaydaan wacdinaayaa ujeedo kale ayuu leeyahay
@Abdulahi-n2y
@Abdulahi-n2y 2 месяца назад
Kal.wacan Axamed.maddoobe Iyo. Marxuumaku..xa.ase..kasoo.er.ya.kismaanyo..dulliga..meedka
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 2 месяца назад
Jamac Adigu qabilliste
@GC21701
@GC21701 2 месяца назад
Waxaa sheytay waa run tusale: cor cabdi xukun oo ahaa Talehii saadka oo ahaa ciidanka xooga dalka ayaa buukii looga qaaday wiilyar oo esaga xukumay.
@AhmedHassan-c2o
@AhmedHassan-c2o 2 месяца назад
Ogaadeen Qaranka maalin kaliya ayuu waxtaroo maalintiina waanu ka nasan laanahay baqbaqdoodii.
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 2 месяца назад
Cidaankii ka mamnuucay Axmed Madoobe in uu tago Garbarhareey maaha miyaa ciidan beeleedyo? Mise Gedo Jubaland maaha miyas???
@burhansalad1701
@burhansalad1701 2 месяца назад
Hassan kas ayuu u baa binayaa waana xaqiiq hadaan indhaha la istireyn
@MohamedAli-vv5um
@MohamedAli-vv5um 2 месяца назад
War adiga la tagnaa, kuna faanayay ciidanka birjeex wa ogaadeen laga keenay fiiq. War Allaah ka baqa o xishooda.......!!!
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 месяца назад
Xasan dhiiqo ciidan kama danlaha isagaaba xagaldaaciya. Dhiiqo imisa Gen.imisa ciidan la soo dhisay ku maqan oo uu mishimay wan wada ognahay.
@AhmedAlijana
@AhmedAlijana 2 месяца назад
Ciidanka darawiishta puntland
@calishaakir1
@calishaakir1 2 месяца назад
XASAN WUXUU KA MIDYAHAY KUWA LACAGTA JECEL EE SADEX XAGALKA ISHA EE SHEYDAANKA CAABUDA.!!!!
@moh-l5e8c
@moh-l5e8c 2 месяца назад
Shirarkii hotel jazira, shirarkii mudulood ee xamar u ku qaban jiray qabyaalad ayay ahaayern ee maxaad ku taageeri jirteen
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 2 месяца назад
Al shabaab la dagaalamaayo, waa al shabaab , waayoo axmed madoobe laftiisa waa al shabaab. Wax qiimo ah kuma laha.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад
Axmaq MADOOWE isaga Al shabaab ka mid ah,maxaa loo qarinayaa?
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 2 месяца назад
Cawle la muuseeyey ayey ciidamadii noqdeen waxba meesha laguma hayo
@maxamedcisicabdi8764
@maxamedcisicabdi8764 2 месяца назад
War waad mahadsantahay sidee wax loo sheego
@bossman1024
@bossman1024 2 месяца назад
Laga yağayım kumad ahayd yaad rufyanka mantana utahay dhaqankagii xuma miyuna tanasul lahayn Iyo is badal midna
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 2 месяца назад
Jaamacow dhiiqadii hada lagu jiraa.
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 2 месяца назад
Galad jidkaad habeen gaftay Maalinba loo noqda.
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 2 месяца назад
aadan madoobe ujeedadiisa waa qabiilkiisa inay garab istaagaan balse xasan iyo adan madoobe waa saaxiibo lkn dadka ay ka dhasheen oo aysan waxba nolol u ogolayn labaduba ayay u been guurayaan waana tan ay ka siman yihiin nin walba oo qolo meel ku haysto kasoo bilaaw raas casayr ilaa raas kaambooni
@QaliSharif
@QaliSharif 2 месяца назад
Dayn maayo qabyaalad iyo dulmi waxan la yabay miyanu xasan ogayn wixi hagagana in uu amaanteda leeyahay wixii xumadana xumanteda u leeyahay wax walba ma waxbu ka deyaya
@GuleedRaghe-gu5ci
@GuleedRaghe-gu5ci 2 месяца назад
Problem ka somlida no accountability Ya la xibabtamya malin walba qaran dumin buu ku dhexjira
@salebanomar76
@salebanomar76 2 месяца назад
😂😂AAWAY DABLE ALIFLE XARIGLE WAA GASHANLE SARE DHEXE SAREYE GUUD SAREYE GAAS XIDIGLE LABALE SEDAXALE KOONBAA LAGU BEGAA RUUX AAN WALIGIS ASKARI NOQON 😂😂😂
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 2 месяца назад
Ra'iisul wasaarihii waddanka iyo xukuumadiisii meel ku sheega,dowlad nimadu was aeood wadaag, xasan markuu Odowaa iyo biixi ka qaaday ayuu ugu talogalay inuu ciidanka baa bi'iyo,
@QaliSharif
@QaliSharif 2 месяца назад
Hakarama seegina habar laygu kari waaye
@WambuluWambulu
@WambuluWambulu 2 месяца назад
Hasan gurgurte ciidanki mudug iyo galguduud ayuu ku soo cuney marka wuxu raba xookaka axmad madobe uu kismayo kuhaysto inu dameyo
@bossman1024
@bossman1024 2 месяца назад
Waxa fiinan lahayd inad markad hadlayso inad ka fiirsato waxa ka hor imandona waxa bilabay Axmad Shariif a isaga ninkii Maxa kii tii ahayn kuma yahay adna wuxu xidig KU hadlay ayad wada. Waxagu
@arabrabah1722
@arabrabah1722 2 месяца назад
Beentas unbad dadka usheegta ahmed madoba so hadaalqaday haseen she
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 2 месяца назад
Meesha been ayaa lagu hayaa
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 2 месяца назад
War galaadow marka ad weyday sadaqow lagaaga soo dirow hargeisa ayad kusoo kala qabatay adigow waligaaba adoonsi kusoi korey oo waligaba wax xornimo la yidhaahdow an arag
@abdullabdul8785
@abdullabdul8785 2 месяца назад
Wixiii axmed madoobi sheegaay waxad sheegtaay is malahan Tankale sxb ciidamada qaran waxaay ka dagalamaan magaalo ka magaalo gobal to gobaal lkn idinka dagaal hal tuula ka dhacaay ayaad ku faanteen ayadoo shabaab kuu jooga 30 kmt ka yar hadii aaad qaba laheed magala to magalo gobol to gobal laguuma joogteen ayaa filaa
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 2 месяца назад
War miyaadan dhimanaynin jaamacow aniga ayaa ba la taagnaaye marka mudane axmed maxamed islaam uu Ka hadlayay qisadaase ma sida shaydaanka ayaad wixii aad maqashid ayaad adna been Ku dartaa
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад
Maa adigaa qabyaalad ka hadlaya, abashed ayaadba tahaye, nacala ku yaal yahow cagta dheer.
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 2 месяца назад
Beenaale umada ka hor beydh adiga kuwa la midka ah ayaa umada jabiya hadaad wax isla heyso toban sano miyad xoreysid jubaland dilaa qarson ayad tahay oo cadow dabada ku haya somali warkaaga wey heysaa
Далее