Тёмный

Ma Jiro Mabda Siyaasiya ee Waxa jira Danaysi Shakhsiyaded, Badhasab Dhowr Cisho Xilka ka sii Maqnaa🤔 

Ubaxle Media 24
Подписаться 19 тыс.
Просмотров 1,5 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 19   
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 месяца назад
Guuuuuul somaliland viiva
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 2 месяца назад
Waa jirjiroleh .Naf malah
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 2 месяца назад
Waa yeelkaa haddaad ku biirtey iyo haddii kaleba yaad coleys ku haysaa
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 2 месяца назад
TUUGII KASTAA HADU WADANI TAGO DEE KULMIYENA JEELASHII LAGU XIDHAYAY DEGDEG HA U SAMEEYO
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 месяца назад
Viiiva somaliland
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 2 месяца назад
Markii xilka laga qaday ayuu wadani ku biiray,wadan waxuu somaliland geynayo ayaa iska yar oo ahayn faqash ,isaguma himilo iyo Hamilton dheer ma leh ,waa leexada ayaa I sidata ,kaah iyo wadan 16 sano ayay talada dalka ku jireen god madoorna way ku rideen ,lakiin shicibku waa iidin arkayaa ,inaad tihiin laaluush cumsyaal somaliland guul iyo gobonimo
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j 2 месяца назад
Meesha maxaa dad layaqaano iskugutagay waar umada kaxishooda
@khadraosman9892
@khadraosman9892 2 месяца назад
dhado roob noqoni wayday dhalaan habaabis
@hajii2033
@hajii2033 2 месяца назад
tuug beenale ma xshuda
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 2 месяца назад
Ki hunguri somaliland uu jogey waakaa
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 2 месяца назад
Miskiiiiiiiin ! Waa baal dabayli sidato meesha noqotay hoyga xeradayadu waaa waa wada Ul oo ul la qaato male ! mabda' ma jiro mar ba dhan ha iskula uugaanto sidii adhi weere ku dhex dhacay kkkkkkkkkkk Biig miidhan weeye dadka Cirro uu political heavy weight-ka u yahay eesh qiyaasakk ?.
@Canabjaamac-s4f
@Canabjaamac-s4f 2 месяца назад
Kk hungurigii oo qof ah xildoon xaraan ku naax waa sumeysan yahay fashiluu wadani dile kkkkk
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 2 месяца назад
Kani marki horeba wadani ayu ahaa e sida reer Burco sheegeen dhumashu ugu tegi jiray iminkana waa loo fasaxay.
@Banuhashim237
@Banuhashim237 2 месяца назад
WADANI WUXUU NOQDAY DOOXII SAXARADA LALA TAGI JIRAY😂😂
@Bertil-r5q
@Bertil-r5q 2 месяца назад
🦎Cameleon 🦎🦎🦎
@rashaabdallah7400
@rashaabdallah7400 2 месяца назад
Al maxay doqonimo ku bogsatay duli ilaa duli awelba waxa uu ahaa huwan
@cabdirisaaqmaxamud7003
@cabdirisaaqmaxamud7003 2 месяца назад
Aragtidiisa xor buu u yahay ex badhasaab.
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 2 месяца назад
War ma anaga walaan miise cadanba laga heesayaa kkkkkkkkk Kkkkkkkkk Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkk bal u fiirsada car waxaad soo heeshaan niiin an laga qaadin xiilka oo is casiilay oo ku biiraay wadani ama kaah kkkkkkk Kkkkkk taa beedelkeeda quf walbo shaqaynaya mafka xilka laga qaado ayu odhonaya wadanka la badbaadinaya iyo isbedwlban do ayna kkkkkk
@hajii2033
@hajii2033 2 месяца назад
tuug beenale
Далее
Кольцо Всевластия от Samsung
01:00
Просмотров 481 тыс.
Ребенок по калькуляции 😂
00:32
Просмотров 128 тыс.