Тёмный

Ma ku hamineeysay in aad guri ka gadato Magalada Nairobi waxanu ku hayn Kowthar luxury apartments 

ANZAl TV
Подписаться 24 тыс.
Просмотров 90 тыс.
50% 1

Kowthar luxury apartments

Опубликовано:

 

6 июн 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 175   
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 Год назад
We have a country called Somalia, why do we build houses in a country other than ours? Do not buy houses in Kenya, buy houses in your country
@Abdifetah
@Abdifetah Год назад
Somalia is dead 😢
@makeracistsafraidagain2700
@makeracistsafraidagain2700 Год назад
There is no Somalia
@abdirahmanibrahim4443
@abdirahmanibrahim4443 Год назад
I agree with you don’t worry they kick out kenya in one day only matter of time and Kenyan citizens will keep this bubble investment I will never do this kind of investment
@kentosh120
@kentosh120 Год назад
​@@abdirahmanibrahim4443 How can you kick Kenyans out of their own country? Somali have lived in Kenya for centuries.
@sadyadey782
@sadyadey782 Год назад
Lol who wants to buy a house in somalia where there’s no peace and tranquillity at all how many people lost their life by just going there to help the poor people all they know how to blow people up and nonsense and they are never trying to fix themselves . I will buy million house in Kenya because I’m breathing alive today because of 🇰🇪 and May God help them success more we have no hate for them at all
@Fadumobilan790
@Fadumobilan790 Год назад
Mahllh qurux waaye Ala ya somalia igeeya wllhy dagdag u gadan laha somalia ilahow no geey inginero sa wax nogu dhisa🤲🤲🤲
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 Год назад
Waxan ku haminaa inaan guri ka dhisto XAMAR cadeey ❤❤❤❤❤
@mohamedaa3217
@mohamedaa3217 Год назад
qalbiga ayaa maqan Allaha noosoo jeediyo nabad na nasiiyo ameen
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 Год назад
Anzah anagoo dhulkeena qurxisan Karna maxaad Nairobi nagala doonaysaa waxan dhisaynaa muqdisho, hargeysa, marka, kismaayo, boosaso, borama, tog wajaale , iyo meelo Kalo badan
@ifraaxahmed9504
@ifraaxahmed9504 Год назад
Masha Allah guleso insha Allah
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Год назад
Ma meesha uu qaraxa kasocdo
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff Год назад
Waa runtaa nabad allaha ka dhigo
@abdiaziizxaashi709
@abdiaziizxaashi709 Год назад
Dadka iibsanaya waa Kenyan dadka maalgashatyna waa Kenyan walaal. Somaliya shaqo kuma laha dadkaan mana degaan mana kasoo jeedaan. Dhulkooda Kenya bay dhisteen. Qof walba oo af-soomaali ku hadla kama soo jeedo Somaliya. Sidaas u fahan
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n Год назад
@@abdiaziizxaashi709Reer NFdh soomaali maaha xageed ka aqrisatay baasaboorada shisheeye waala wada haystaa laakiin soomaali waaa soomaali ama gaarisa ha joogaan ama jigjiga ama xamar walaal soomaaliya ha noolaato soomaaliya ha xorowdo soomaaliya ha guuleysato soomaali ha is raacdo xooga bariga afrika inshaa alaah
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff Год назад
Guryaha janada allaha nagu irsaaqo
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Год назад
Aamina 😂
@faiidomedia7709
@faiidomedia7709 Год назад
Amiin ya rabi ❤
@ikranabdikadir1017
@ikranabdikadir1017 Год назад
Amiin
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 Год назад
Kenya is developed for the constructions this is amazing house ✅ I wish Somali people have that skills
@kulucowpeter4839
@kulucowpeter4839 4 месяца назад
Asc walaalaha maalgashaday kenya allah iidiinbarakeyo waxaa dhicikarta dhul aadanlahayn ama aadan udhala I maalin maalmaha kamida kaguur ama xoog xoolahaga lagaaga qaato Waxaan soo jeedinayaa wixii hadakadanbeya dhulka somaliyeed maalgashada Hadaad maalgashataa waxaa badanay nabada dhalmada oo badaneysa markaas dahabkeena iyo macdanteena basiinkeena Lasoo baxaynaa quwadaha waweyn ayaan kamidnoqonkarnaa Hadaad dalal shisheeye maalgashataan waxaa yaranay dhalmadeenii xaga tarankena dhaqehena nabadii Hadhowna faraceenu wuxuu kumilmayaa dalalkale 🤯🤯🤯☝☝☝☝☝☝☝👍☝☝☝☝🙌☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝👍👍☝☝☝👍☝☝☝☝👎👎👎👎👎👎👎👎👎✊👎✊👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎 kenya dadkeeni iyo dalkeeni Bay naga haysataa Alkii qof oo Somalia 🇸🇴 wax yar markuu helo wuxuu ucararayaa kenya 🤯🤯🤯🤯🤯🤯😳😩😱😩 Maskaxda somaliyeed siiba ragahaantena maskaxda ayaa nadaloosha waa wada foornaa War faraceena dabaqabta oo dhulkiina kuguursada oo kudhala caruurtiina sii and faxeenu udhumin ama uyaraan ❤ asc
@leilaabdullahi2026
@leilaabdullahi2026 Год назад
Wowwww, Caadi ma aha qurux way dhaaftey Masha Allaah
@salimali5862
@salimali5862 Год назад
Masha Allah
@suadfarah12
@suadfarah12 11 месяцев назад
Can we see what the outside looks like? And also what does the neighborhood look like????
@h71497
@h71497 Год назад
M.a this house is beautiful and big allah bless you all hope you will build such houses in somalia in the future insha'allah....😍
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 Год назад
Balakoon waaye, baarakoon maaha
@flighthub4305
@flighthub4305 Год назад
Maybe in mombasa weather wise but it will be great in somalia waad mahadsanty Anzah
@sadyadey782
@sadyadey782 Год назад
Meeqo waaye Afarta qol MashaAllah waaye
@mariamohamed8407
@mariamohamed8407 2 месяца назад
Mashalh tabarakalh
@rayaanfilms8229
@rayaanfilms8229 4 месяца назад
Maasha allaah waaguri qurux badan
@laylohassan8241
@laylohassan8241 Год назад
Mansh allah walaal Aamina waa meeqo
@UmuRayaan258
@UmuRayaan258 6 месяцев назад
Mashaa allah
@rahmakutub3686
@rahmakutub3686 Год назад
ASC Naga daaya guryaha xayeysiinta dhulka ajnabiga, waxaa ka fiican wadankaaga oo aad dhisato maxaa yeelay waa in aad dalkaaga maalgelisaa
@hudaxoxo67salah75
@hudaxoxo67salah75 Год назад
Wow I love
@leylasalat9976
@leylasalat9976 Год назад
Anzal i mise your so mach
@elmidini1390
@elmidini1390 Год назад
Somalidu wax bay maagayaan gada wixiina qiimo sheegi mayaan wath is the pont looga sheekaynayaa hadaan qiimo lasheegayn
@zamzamcabdi7236
@zamzamcabdi7236 Год назад
M.a dream home 😮
@KaniAli-fz3po
@KaniAli-fz3po Год назад
Inshallah I will buy this house in 1 year .
@TheSlaveOfAllah1992
@TheSlaveOfAllah1992 6 месяцев назад
ASC MASHA ALLAHA TABARAKALLAH. WAXAN RAABA GURIIGA 2 QUUL DOOLAR AHAN MEQO ❤
@umsaad9390
@umsaad9390 Год назад
Somalia haduu ku yaalo wan iibsan lahaa lakiin .....
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 10 месяцев назад
Jawaabta waaa maya
@bashiressa2999
@bashiressa2999 Год назад
That’s so cool
@siradtosane6680
@siradtosane6680 Год назад
wada keena a aduunka ugu quruxbadan
@wintanahussien2897
@wintanahussien2897 Год назад
Mash Allah thank you. How much is ?
@sucdiarif867
@sucdiarif867 4 месяца назад
Woooooow nice house i wish to leave this house ❤
@user-qk3zl9io1q
@user-qk3zl9io1q Год назад
Waa imisaaa
@AbshirAbshir-100
@AbshirAbshir-100 Месяц назад
Wadanimada markay dhamaato waa sidaan oo kale..kenya kenyati baa leh..Soomaaliyey Dalkiina jeclaada,maalgashada oo shaqo abuur ka sameeya oo quruxsada..
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 Год назад
Maansh Aallh
@saeedamalik8100
@saeedamalik8100 2 месяца назад
Masha Allah beautiful apartment. Where is this place would like to view the apartment.
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d Год назад
Masha allah tabarakallah waaye lkn dhul dadkale leeyihiin waliba african ah qofkii ka iibsado asagey utaal
@sadyadey782
@sadyadey782 Год назад
I would to know more about how to do Airbnb in Kenya
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 11 месяцев назад
Waaaaaaaaaw ❤❤❤❤
@nasraahmed1706
@nasraahmed1706 6 месяцев назад
Waa dhisaynkii turkiga
@hanayusuf4117
@hanayusuf4117 Год назад
Waa imisa qiimihiisu
@buurdhaabmedia
@buurdhaabmedia Год назад
hore ayaa ugu lahaa guri
@amalhassan8576
@amalhassan8576 Год назад
marka hada maxa umada hada rabta kula talin laheed?
@suleekhaahmed1800
@suleekhaahmed1800 Год назад
Maya waligay Kuma fakin in aan guri ka gato Nairobi .
@user-vf9vs5ci9z
@user-vf9vs5ci9z Год назад
Asc wr wb abaayo waxaan ku waydiinayaa su,zal, adigoo raaliya guriga alaabta taal miyaa lagu iibinayaa, mise qof ayaa degan gurigaan aad na tustey
@FateMaxed
@FateMaxed 11 месяцев назад
M'n wanimaan wlh
@abudarda00
@abudarda00 Год назад
Qiimihiisa wa maxay
@user-jg3ti9nn1y
@user-jg3ti9nn1y 5 месяцев назад
Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah
@sharlaawe1
@sharlaawe1 Год назад
Qiimahiisa waa imisa
@nasromaxamed5281
@nasromaxamed5281 Год назад
Mashalah yAsalaam
@sadyadey782
@sadyadey782 Год назад
Are these kind of manufactured homes in the US
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 Год назад
Maka dhisi karaan somalia
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 Год назад
Sadex fadhi waxaa ka ficnaa in qololka la weyneysiyo 6na laga dhigo mid 2 waxaa kaloo ficnan laheyt in hoos fadhiga la isku furo Korna aan fadhi lasarin nin kama helin
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Год назад
ANZAL TV WAN KU SALAAMEY
@qadarkadaz2598
@qadarkadaz2598 Год назад
Guriga meqe waye lacaag tisi
@fatimahusein6505
@fatimahusein6505 Год назад
Ano kunshilon haysan ban hadana dawanaya oo jeclaysanaya inan gato 😂😂😂
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff Год назад
Insha Allah allaha ku siiyo
@ND-ln1hi
@ND-ln1hi Год назад
Thank you so much. The house is amazing but you didn't mention the price in total. If there is any interest. How the rest of the payment is devided. WE NEED FULL INFORMATION PLZ.
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 Год назад
Asc. walaal kukuuyadu walaanay intay faash ila dhacaan,gurigaygana qaadanayn, iskaga soo qaxa meesha intaan laydinku qalinin.
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 Год назад
haddii 2000 oo dollar la siinayo,ma siisanayo,cariish yar oo Balcad ama Boorame ku yaal ku iibsan lahaa.
@carafatcabdirizak4712
@carafatcabdirizak4712 Год назад
​@@awilmohamed8473hhhhhh is more than 200'000$
@Liiloowe
@Liiloowe Год назад
Have you seen Airport before buying a house in Kenya? If you are Somali, the problem starts with you at Airport. The entrance to the house you are buying in Kenya is not safe but a fool doesn't notice the problem
@cuud4726
@cuud4726 7 месяцев назад
@@carafatcabdirizak4712haaa it’s 387000$ into kenyan money it’s 57M
@hishamaliburhan4014
@hishamaliburhan4014 3 месяца назад
waa meeqa, maxad u sheegi la'dihiin sicirka!!
@maryanolow-yu2hm
@maryanolow-yu2hm 11 месяцев назад
How much money
@MrJama1996
@MrJama1996 Год назад
What’s the cost?
@Aaliyah-jm2xy
@Aaliyah-jm2xy 5 месяцев назад
How much for a similar unit? What avenue in parklands?
@marftoons5249
@marftoons5249 Год назад
Balanteenu waa xamar Kismaayo Boosaaso Baladwayne Hargeysa, iyo Dhamaan dhulkii Hooyo , Soomaayeey Toos waad Hurudaa !!!!
@farjanotvso
@farjanotvso Год назад
Warguyshan gata dal malihidiin dalkiin labaad Waa Nairobi
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 Год назад
Ma aadan noosheegin qiimihiisa maasha Allah waa guri qurux badan
@buurdhaabmedia
@buurdhaabmedia Год назад
fadlan walal kusoo biir channelka
@Liiloowe
@Liiloowe Год назад
Have you seen Airporka before buying a house in Kenya? If you are Somali, the problem starts with you at Airporka. The entrance to the house you are buying in Kenya is not safe but a fool doesn't notice the problem
@leilasaid3035
@leilasaid3035 8 месяцев назад
Qurba joogta please Somalia aynu degno oo wadenkeena aynu qurusano meelka fiican Ma jirto i will start to building vacation home in Somalia inshallah, please
@user-qk3zl9io1q
@user-qk3zl9io1q Год назад
Lacagtiisa
@rahmakutub3686
@rahmakutub3686 Год назад
Shaqaalaha kuu shaqeeyo waa in ay dadkaaga yihiin
@user-st9ee4gw9s
@user-st9ee4gw9s Год назад
Naa wll madaale ma isguursaten mise midkale?!!!
@casho462
@casho462 Год назад
Maya dhulka hooyo wa lama huraan
@jamesmoha7289
@jamesmoha7289 11 месяцев назад
Sheeg qiimaha cabirka guria?
@rashiid187
@rashiid187 Год назад
Wadankiina guba umad kalena wadamooda dhisa maryoolay bila caqli
@jamesmoha7289
@jamesmoha7289 11 месяцев назад
Lacagata guriga sheeg?
@sadyadey782
@sadyadey782 Год назад
Abaayo contactigaaga aweey hadee
@MrJama1996
@MrJama1996 Год назад
Can you move the building to Somalia😅
@Malik3544
@Malik3544 2 месяца назад
6:50 meeshaas waxee ku fiicantay Tuug marka uu Guriga soogalo in aad ku dhuunato. 😅
@ED37569
@ED37569 Год назад
Price???
@yuusufabdi5616
@yuusufabdi5616 Год назад
Qofka nayrobi guri ka iibsanaya waa qof xayawanka oo kala aan waxna kala ogayn 20 qof oo reer nayrobiya baa lacag ku leeyahay lmayga keenin markaas baan kuri kaa iibsan hadii aadan awoodin meesha oo dhan waa isku mid cidina kaa iibsan mayso raali ahow wll
@adansheikh3515
@adansheikh3515 Год назад
Walaal waxan qabri cariri ah ayakadamben doonaa lkn wa ganacsi tii Allah aan ubadino dadaalka adunka wa Mel transit laguyahay qof walbana wuukatagayaa
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 8 месяцев назад
Dhuul aad lahay ma aha meel wax laga iibsado mutul aad dhulkaaga ka dhisato iya fiican
@Hussary1
@Hussary1 5 месяцев назад
Guri iib ah oo beeciisa la qarinaayo somali ugu imaw. The prise is so outrageous they don’t want to say it in front the camera.
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Год назад
ANZAL ANIIGA W SAHAL ABDI .OO.JOOGA.CASIIMADA.WADANKA DJIBOUTI 🇩🇯 .GUURII AYAN KA .IIN KA IIBSADO.MAGAALDA NAIROBI
@habadomohamoud7870
@habadomohamoud7870 Год назад
Apartment ma dego mana gadanayo ee houses oo community gate maheysaa huno
@ikranabdikadir1017
@ikranabdikadir1017 Год назад
Kula mid ayaa ahay apartment kama helo
@user-tm1nu5fi2k
@user-tm1nu5fi2k Год назад
Dadka afrika jooga waad ufa sheekeen lkn qofkii caalamka so arkay waa iska caadi
@nimcosiyat1470
@nimcosiyat1470 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂ha walhi
@hawoali28
@hawoali28 Год назад
dhulkena ayaba kadaran oo lagaa qarxinaa yaa masuul ka eh wadankena
@NuurtoAbdirashid-jq8my
@NuurtoAbdirashid-jq8my 9 месяцев назад
Gurigii aduuyada😢
@saabirilyaas2266
@saabirilyaas2266 Год назад
Asc heee kan guri gaaleet waye guri Muslim musqushisiya laptop lama dhaxdhigo
@abdala707
@abdala707 Год назад
Anzal qiimaha sheeg iyo inta la hormarinayo? Tusaale guriga waa 100 waxaad hormarinaysaa 30 lacagta hartay ee 70ka ah waxaad u bixinaysaa bishii 10 ama sanadkii 20
@Reenay826
@Reenay826 Год назад
Awey bananki guriya barxad danbe ma arag
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Год назад
Kimikada iska joojiya aad diirka iskaga qaadaysaan guryo iyo cali lahayninee.
@abdulahiabdi6087
@abdulahiabdi6087 Год назад
Walaal kan cuntada lagu kululeeyo waxaa ladhahaa microwave
@ileey-Teens
@ileey-Teens Год назад
Af somali uku sheek. Waa somali ayadu
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Год назад
wadankii hooyo kasoo guura oo cad weye lkn somali ilaah bay qabtaaaa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Год назад
Guriga iftiin malaha
@zaaanc7008
@zaaanc7008 9 месяцев назад
one bedroom flat oo cheap ah ii soo raadi abaayo
@user-tt2rm8nw7g
@user-tt2rm8nw7g 9 дней назад
Qurba jogta in la dhaco ayaa logu tala galay ina la dhaco
@koosmohamud6554
@koosmohamud6554 Год назад
Iska ilaasha haba iibsanina wa double money markaad daganaatid mudo yar
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql Год назад
It is scum don't buy if you wanna buy then ka iibso dhulkaaga hooyo Hadaynu nahay somali hadhow qof kale OO kaa iibsan doonto ma la heli doono hadii somalidu badankood laabtaan
@rahmakutub3686
@rahmakutub3686 Год назад
Dalkiina dhista soomaaliyeey, hadii kale singarka camal aa naqaneynaa😊
@khadigiamohamud9938
@khadigiamohamud9938 Год назад
Wlh wa sax sigarka dadka dhulkooda la soo raray
@MumtazFarah
@MumtazFarah Год назад
Kenya baaba aduunka ugu nebcahay soomaaliya maan ka gato oo wadankayga ah
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Год назад
Wx bdn wkaa dwadey chnelka asad cwa chnnelkga dwanoyaa 😂
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 11 месяцев назад
South C ma ka heysa guri saaso kale
@Seylaay
@Seylaay Год назад
I’m thinking when u pay it you must hire someone to clean this house. Because is huge. Qofkii gurigaan nadiifiyo hoolkale ma qabankaro. Horay inuu kasexdo waaye. Lol😅
@11naa44
@11naa44 Год назад
From the beginning you need to be a clean person why would you make your house dirty if you are an adult ? N teach the kids cleanliness
Далее
LUXURY LIVING IN KILIMANI
21:15
Просмотров 17 тыс.