Тёмный

Ma maqashay in Soomaaliya ay leedahay 3 wabi ee aysan ahayn 2 wabi - Magaalada Doolow 🇸🇴 

Geedi Sahan - Somali Traveler
Подписаться 227 тыс.
Просмотров 211 тыс.
50% 1

Waxaan booqday Gobolka Gedo, gaar ahaan magaalada Doolow, Doolow waa meesha ay ku kulmaan laba webi ( Daawo iyo Ganaale ), Waa ka bilaabmaan webiga Jubba.
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 51 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 51 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================
Camera:
(Sony Alpha 7III)
www.sony.com/electronics/inte...
Gopro hero 6:
www.amazon.de/GoPro-CHDHX-601...
dji osmo action: www.dji.com/at/osmo-action
==============================================

Опубликовано:

 

14 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 556   
@GeediSahan
@GeediSahan 6 месяцев назад
Fadlan 5kun Like iyo Share shirkadda Safarati - Website: safarati.com/ - Facebook: facebook.com/100076951056691/posts/pfbid02vtUgV9mz2zv6bAEHv9yeWEbdQMBoHamr1zbxeKbSoetwAy36h1y7h9oyy9YK8tNgl/?mibextid=cr9u03 Instagram: instagram.com/safaratiglobal?igshid=MzRlODBiNWFlZA== Abdinasir: facebook.com/JournalistMansor Sanka: facebook.com/abdulrizack.hassan.3 Abdiqadir Hirabe ( Cameraman and Producer): facebook.com/profile.php?id=100064855055736
@9hzTV
@9hzTV 6 месяцев назад
اللَّهمَّ بارِكْ Geedi best Somali RU-vidr
@NasserHassan-xd2fc
@NasserHassan-xd2fc 6 месяцев назад
Masha allaaah Geedi anigaa ugu horeeyay Barnaamijkaaagan aan wado waa fiican yahay xogo iyo macluumaad fiicannbaad soo gudbisaa hawsha sii wad zxp Wax badan baad noo faa' ideysay
@popfanizofficial6833
@popfanizofficial6833 6 месяцев назад
You deserve more than that 🎉🎉
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji 6 месяцев назад
Puntland tag
@muhammedhassan418
@muhammedhassan418 6 месяцев назад
Afghanistan mad booqo Mar
@MohamedIbrahim-ol9oj
@MohamedIbrahim-ol9oj 6 месяцев назад
Wiilka waa Wadani waxow leeyahay marwalba xad beenaadka etoobiya ❤❤❤
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 6 месяцев назад
Wàa Dad ka wali damiirkooda nool
@Raz._Al
@Raz._Al 6 месяцев назад
Waxaa halis way ah in lacagta birta Xabashida laga isticmaalo doolow Somalia qatarteeda ayey leedahay runtii waa in Kismayo toos loogu xiraa oo laga jaraa isticmaalka birta
@Dreamy-M
@Dreamy-M 6 месяцев назад
Waa wiil wax bartay oo maskaxdiso qurun ka kailaalshay
@beryalex1798
@beryalex1798 6 месяцев назад
​@@Raz._Alkismaayo Fircoon jooga!
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 6 месяцев назад
​@@Raz._Al legend wlh Taas baa Aniga Qodob muhim ah u arkay wax ka hadlaayo ma arag waa in arrintas ku bararugna dawladan xamarna indhaheda qabataa😢😢
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 6 месяцев назад
Alle Somalida dhulka ha fahansiiyo waayo dhulka Quruxda badan ee nimcadu fadhido ayay Leeyihiin Big respect geedi sahan brother 🙏
@mohameddahir1110
@mohameddahir1110 6 месяцев назад
To be honest i learnt alot in this video I appreciate gedi sahan
@odayroy3099
@odayroy3099 6 месяцев назад
Runtii RU-vidrka kaliya ee aan daawado ayaa tahay GEEDDI SAHAN waana ku taageeraa waxaana rajaynaa inaan maalin maalmaha kamid ah kulano inshallah 🙏
@somkaplan1563
@somkaplan1563 6 месяцев назад
Wabigaan waan ogaay oo waxaan ka arkı jiray googal mapka, mahadsanid geedisahan inaad usoo bandhigto bulshada somaliyeed.
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 6 месяцев назад
Masha Allah. Soomaaliyeey barwaqadiina RABBI ha idin tuso Aamiin yaa rabbi.
@fahm3d88
@fahm3d88 5 месяцев назад
Nimcadaan qoxootinimo baan kadooranay walaal allaha noomaceeyo Dalkeena hooyo
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 6 месяцев назад
Geedi Sahan Waad Ku Mahadsantahay Sida Aad inoogu Soo Gudbineyso Arimaha Bulshada Soomaaliyeed Ubaahanyihiin Waliba Aad Soo Bandhigtid Baahiyohooda iyo Waxyaabaha Ay Ubaahanyihiin Oo Agabka Beeraha Ah Guulleyso Legendary Geedi Sahan Big 🙏 🙏
@abdiharman7451
@abdiharman7451 6 месяцев назад
soomaali dhulkaas inta ay beerato ayey ku baahi bixi kartaa, biyahaas baday iskaga shubmaan ayagoon laga faa"iidin
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 6 месяцев назад
Waa runtiis xadbeenadkii itoobiya waa dad qabiil la cabsiiyey oo ka bahan yahiin dalkood Allah dadkeen xaq ha tuso soomaaliyey dalkiin jeclaad oo ka shaqeysta
@Aulihans3030
@Aulihans3030 6 месяцев назад
Wiilka fanaada madow qaba waa geesi way walahay waan ku faraxay marku dhaca xaad beenadka
@abdiharman7451
@abdiharman7451 6 месяцев назад
SOOMAALI GALBEED AYEY ITOOBIYA LIQDAY, HADDA GOBOLADDII WAQOOYI-GALBEED AYEY LIQI RABTAA, SOOMAALIYEEY TOOS.
@barkashyt1734
@barkashyt1734 5 месяцев назад
sido kle wllhi aad ban ugu farxay isma laheen dadka deeganadan ku nool ayaa damirkooda nool m,a alle ha uwada siyaadiyo inta la qabto fikirkaas
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 3 месяца назад
Gedo joogto waliged lama dhaho xaduud kenya Ethiopia midan
@qadiijoaxmed2513
@qadiijoaxmed2513 6 месяцев назад
Gedo rabiyow xafid maxan kuu xiisy❤
@abdiibrahim5050
@abdiibrahim5050 6 месяцев назад
ASC Geedi Sahan Waxaanan aqoonin ayaad i bartay waadna ku mahadsan tahay geedi sahan waxaas wadadataa laba mac oo somalida caan ku tahay Geedi waa guuris reer Waa geedi, Sahan war reerka haloo sahmiya,Daaqa xoolaha iyo iyo biyaha ku fiican.Thank somali hero
@user-tt9py3el1b
@user-tt9py3el1b 6 месяцев назад
Masha allah ilaahay nimcada hayno siyaadiyo maalin maalmaha kamida wan booqan doonaa doolow Jano balad xaawo luuq baardheere iyo dhamaan deegaanada walaalaha soomaliyeed ee qurux badan anigoo deegankaygu yahay hargeysa
@Abdalladhiif.
@Abdalladhiif. 6 месяцев назад
Waxaan diraay u ahay inaan martiqaad kuusameeyo Gobalkana kugu soo wareejoyo inshalah
@salaadomaxamed4148
@salaadomaxamed4148 4 месяца назад
Waa dhulkaga cidih kama laha somali waa somali welcom gado wll❤❤
@user-tt9py3el1b
@user-tt9py3el1b 4 месяца назад
@@salaadomaxamed4148 sidaa aad sheegtay weeye wll 🤝❤️❤️
@Aminodhyman
@Aminodhyman 6 месяцев назад
Mansha allaha gedo Somalia wan u xiisay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍 thanks geedi sahan
@mumtazqalpih1292
@mumtazqalpih1292 6 месяцев назад
Welcome my Homeland waa u xiisay wlhi i.a Alle ha igu so nabad celiyo ani iyo inta maqano rabto inay imdan Somalia wx dhaamo la waa nabad Alle ha noga dhigo dalka cadawga Alle ha ka qabto🤲❤️
@ayanlekhadar8278
@ayanlekhadar8278 6 месяцев назад
Aaamin insha Allah. Nio mxa baradhada wabiyada loga beeran wayay mxa khaldan ma ciida wax ka si yihiin
@mukhtarabdikaniyasein4900
@mukhtarabdikaniyasein4900 6 месяцев назад
Insha allaah G.gado inaan martago waa gobol aad u qurux badan
@iconraar2357
@iconraar2357 5 месяцев назад
Welcome
@rocky4066
@rocky4066 6 месяцев назад
Geeddi sahan waa channel aad u qiima badan dadweynaha soomaaliyeed wax badan u faaideeya guuleeyso
@Samawade25
@Samawade25 6 месяцев назад
Geeddi sahan waa video kii ugu wanaagsanaa ee aan ka daawado RU-vid kaaga thank you guul ayaan kuu rajaynayaa iyo 2m subscribers.
@alinoor6515
@alinoor6515 6 месяцев назад
Surprised somali mixing with English.
@seed3966
@seed3966 6 месяцев назад
Aac 😮😮😮 maa shaa allaah hospitaal ka waa arrin wanaagsan oo lacag la,aana 😮😮😮
@SOMALIAIRDROP
@SOMALIAIRDROP 6 месяцев назад
11:53 Xad-beenaadka itoobiya ❤
@dailycontent3955
@dailycontent3955 5 месяцев назад
Waa hadal sax thanks wll ❤
@lilGaraad4985
@lilGaraad4985 6 месяцев назад
Masha allah ❤❤❤❤ Hospitalkaan wax walba bilaashka waa wax wanaagsan ee somaaliyey hala garab istaaago oo hala tageero duco iyo wax qabadba
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy 6 месяцев назад
Gurigii Gobta reer Gedo Illaahay dhibaatada ha idinka dulqaado oo hala sabro.....Geedi Sahan Jzkl khair.
@nurmuhamed5784
@nurmuhamed5784 6 месяцев назад
Maasha ALLAH, Geedi waa ku mahadsantahay waa macluumaad qiimo badan umada somaliyeedna waxaa tustay dhul qani ah inee leeyihiin.
@zakariaahmedmohamed4119
@zakariaahmedmohamed4119 6 месяцев назад
I like how well-spoken they are and I have learnt a lot from this video.
@imbashiir1825
@imbashiir1825 6 месяцев назад
Wabiga Daawa waligayba waan aqaanay hore se uma arag reer Hargeysana waan ahay. Labada kale ayaa caan ah lkn Isaguba waa la yaqaana.
@DiiniShDiini
@DiiniShDiini 6 месяцев назад
Haa pro anaga kusokornay dollow ado waliba marka waxyar dhanka dowlad deganka losocda wabi 4raad ayakusodarsama kaso layirahda weeb
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 6 месяцев назад
Well! This is my first time to watch this channel and blv you me I really liked it. Am from Nairobi, Kenya and I have never set foot in North Eastern Kenya leave alone Somalia. But now am really determined to travel to Dolow and Bai regions In sha Allah!
@fatimaelmi5360
@fatimaelmi5360 4 месяца назад
This is not noth eastern Kenya this is in side Somalia 🇸🇴.
@dhamme0
@dhamme0 6 месяцев назад
Somalia waxa iskulka kudhigty in 2 webi maraan ee 3aad ma maqal waa cajiib wlhi insha allah malin malmaha kamada dhulka wa soo kala baran weligay hargeisa ma dhaafinbe
@abdiharman7451
@abdiharman7451 6 месяцев назад
Dhulkaan wabiyadda leh soomaali oo dhan ayuu deeqaa oo beeran karto ilaahay soomaali ha mideeyo oo dhulkooda ha fahansiiyo siday ooga faa"iidaysan lahaayeen. aamiin
@MubaarakJaamac
@MubaarakJaamac 6 месяцев назад
Webiyada haddii lal leexiyi puntland manoolugu keeni karaa kk​@@abdiharman7451
@goodlyrics2243
@goodlyrics2243 2 месяца назад
​@@abdiharman7451hadii waqooyi iyo koonfur laysku dari lahaa oo waqooyina shidaalka ka buuxa laga soo saari lahaa , koonfurna wada dhul beereed laga dhigi laha sawiro hlkaynu gadhi lhyn
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 6 месяцев назад
Wiilku wuxuu yiri dastuurkeena kuma jirto webigan waxaa is weydiin leh dadka masiirkeena haya ee ina xukuma dalkan iyo xuduudaheenaba inaanay aqoon markaa sidee dadka noocaas ah aynu ugu aamini karnaa masuuliyada dalka iyo dadkaba waa in shacbku wax iska weydiiyaan masiibadan
@Astaqfirullah9
@Astaqfirullah9 6 месяцев назад
Nasiibdarro, dadka xukunka haya kuma yimaadaan doorasho xalaal ah
@iqramoallim
@iqramoallim 5 месяцев назад
Yaa maku aamine ku waydinayo horta anaga ma dooranay? Waxayabaha xalka u bahan ma yara
@mayAdam8888
@mayAdam8888 6 месяцев назад
maanshaa allah Gedo waa dhul barwaaqo ah.
@BOQOLSOON-2
@BOQOLSOON-2 6 месяцев назад
Alla Qurux badanaa dhulkeeno❤🎉❤🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abudarda00
@abudarda00 6 месяцев назад
MaashaAllah geedi sahan dadaal baad wataa. Waxaan dhihi lahaa wadanka somaliya ku wareeg meelkasta so geli. Ta kale wa in loo diraa dowladda iney wax uqabtaan dadkani buundo wa daruuri. Ilaahayow dalkeena nabad ka dhig salaan sare from wardheer
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 6 месяцев назад
Marixanka wa dad fcn anago galedi ah rer afgoye ah aya dagsanay meshan wa culumo marixan masha allah ❤ love them
@abdiharman7451
@abdiharman7451 6 месяцев назад
Suldanadii GALEDI waxay xukumi jirtay gedo iyo koonfurta qeybo badan caasimadana afgooye ayey ahaan jirtay 1840s
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 6 месяцев назад
@@abdiharman7451 masha allah sax dadka wax bartay aya allah ku dortay ona runta jecel xasidkana ehen wll allah cimdher cafimad iyo cibado wato kusiyoo
@yurubyurube3870
@yurubyurube3870 5 месяцев назад
Walaahi wadanka waa qani lakiin dad malaha allahow wax fahansii somalida we have the most beautiful country 😢
@seifseifmohamed7118
@seifseifmohamed7118 5 месяцев назад
I agree there are no people in Somalia
@abzlibaax7412
@abzlibaax7412 6 месяцев назад
Good content but those who don’t know must be aware that all this regions around this area belong to Somali.NFD and Somali galbeed aka ogadenja belong to Somali weyn -greater Somalia Ilahay Somalida ha mideeyo ✊🏾
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 6 месяцев назад
Aamiin
@dali8587
@dali8587 6 месяцев назад
Geedi Sahan sxb aad ayaad unahadsan tahay, wallaahi annoo nin reer Gedo ah waxaan aqoon ayaad gobolkayga iga bartay. Webi 3aad inaan leenahay waligay ma maqal naloomana sheegin, thank ugaas
@osmanak5391
@osmanak5391 6 месяцев назад
Geedi sahan ,, waxaad tahay youtuber kaliya ee ma madax banaan siyaasad balse uso gudbiya shacabka somaliyeed arimaha bulshadooda iyo barwaaqada ka jirta wadankooda ,,,, tabaraka allah walaalkeen. hore usoco insha allah,,, amin
@adamosman4185
@adamosman4185 6 месяцев назад
Dhulka waa dhul Somali taas baan sax ah gumeysigii ingiriiska ayaa Ethiopia & kenya gacanta u galiyay lkn waa dhul Somalia 🇸🇴
@abudarda00
@abudarda00 6 месяцев назад
Alla Ilaahayow soomaali ugargaar walahi qurbojoog ahaan wax badan ba la qaban karaa haddi la wada shaqeeyo qabiyaalad iyo qudhun bey dadka ku mashquulaan
@rocky4066
@rocky4066 6 месяцев назад
Maasha allaah waa waxa ugu muhiimsan degmadan oo ay leedahay waa isbitaalkani oo adeeg la'cag la' aan ah dadweynaha soomaaliyeed kahelaan
@seifseifmohamed7118
@seifseifmohamed7118 5 месяцев назад
Why do you think if you dont mention somali could not be people,? You have to SAY hospital is good for people
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 5 месяцев назад
Geediyow sxp aad umahadsantahay waqtigan dugsiga sare baranyay waxa nala baray in laba wabi jirto Ma aqaan sababta wabigaan daawo loo inkiray wan jeclan lahaa in manhajka somaliga eedalka lagusodaro
@user-ph6cr3ft9k
@user-ph6cr3ft9k 6 месяцев назад
Waxan ahay rer burco walal kay aya qoxotiga doolow joogay 2022/10/22 ayu dhintay manan utagin nasipna uman yelan inan la hadlo 😭
@SalimMohamed-c2n
@SalimMohamed-c2n 3 дня назад
Caafwaan wll mcn
@fartunfm-of7ng
@fartunfm-of7ng 6 месяцев назад
Geedi waxaa tahay qofka kaliya ee RU-vid ah dhulkiisana barnaamijyo qiimo leh ka soo duubo Maasha allaah qurux dhulkeena beeraha iyo labada wabi kala kalarka ah amazing 😍😍😍❤❤
@muxyadiindiyeeshe2351
@muxyadiindiyeeshe2351 6 месяцев назад
Masha allaaha waa qurux somaliya caadi mahin dadey ladahay
@mohamedabdihadi9514
@mohamedabdihadi9514 6 месяцев назад
Shaqo fiican baad bulshada u haysaa sxb Geeddi Sahan. Keep up the good work.
@fatumaiftin6787
@fatumaiftin6787 6 месяцев назад
Maansha alah bro guuleyso waa deegaankeygii waa idin xiisay dolow soomaali iyo dolow ado❤
@DiiniShDiini
@DiiniShDiini 6 месяцев назад
Wallahi wan uxiiday dollow ado
@ashirabdi8135
@ashirabdi8135 6 месяцев назад
Geedi waan garan waayey kalmad amaan ah oo kuu qalanto, sababtoo ah you become one of the top somali journalists. This is amazing decumentry. My young brother show us more of you’re valuable videos. I am vidogtapher my self and this is task I had to do along time ago. I am glad you covered me.
@ahmednor8633
@ahmednor8633 6 месяцев назад
Keep ahead brother i hope you all the best with your job
@Nuurah951
@Nuurah951 6 месяцев назад
My homeland Gedo ayaad joogtaa mashaa Allah. ❤❤❤
@ayanlekhadar8278
@ayanlekhadar8278 6 месяцев назад
Wll 3 wabi haday idin dhex maraan maxay tahy sababta baradhada itobiya inoga so gasha, ma camuuda wax ka khaldan yihin mise seed ki ban lahyn mxa sababy
@Nuurah951
@Nuurah951 6 месяцев назад
@@ayanlekhadar8278 maya walal cililada qabow ayey kubaxdaa sooma aha. Saasoy tahay hada kahor waan tijaabiyay wayna baxday illaahay Amarkiis lkn dadkeena dhir mirood ka umbeey ku fiicanyihiin
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 6 месяцев назад
​@@ayanlekhadar8278Baradhada waxaay ka baxdaa dhulka qaboow! Waxaa laga yaabaa in aay gobolka Sanaag ka bixi karto.
@bashirkarinle6474
@bashirkarinle6474 6 месяцев назад
3 wabi ma jirto walal soomaliyana iskuuladeeda waxan ku so dhiganay 2 wabi in u somaaliya maro intana waan tagay anigu
@Nuurah951
@Nuurah951 6 месяцев назад
@bashirkarinle6474 waaruntaa jubba iyo shabeele umbaa Taariikhda lagu qoraa. Sababtuna waa webigaan daawa waa reasonal river mar bey biyihiisu yaraadaan xiliga abaaraha, Gobolka Gedo degmooyin iyo dulooyin kamida ayuu maraa sida , Doloow , Baladxawa duleedkeeda, iyo tolloyin yar yar ayuu maraa , marka majiro ha oran anagaa kudhalanay; kusoo dhaqanay
@mareexan
@mareexan 6 месяцев назад
Tourism is on the way thank you, brother
@Astaqfirullah9
@Astaqfirullah9 6 месяцев назад
Faanoole farikamaqodna!!
@user-nu6tm4yz6i
@user-nu6tm4yz6i 6 месяцев назад
Waa howl fiican, soomaali weyn oo DHAN sidan oo kale wax ugasooduub min heer gobol illaa heer deegaan
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 6 месяцев назад
Asc. Beesha DAAROOD waan idin SALAAMAYAA waxaan idin leehay owguuriyo HORUMARKA aad gaarteen. Mansha ALLAH.
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 6 месяцев назад
Walalow am asking you a question it's about your personality? Could I know what the tribe you mentioned right now has done to your Life?
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 6 месяцев назад
@@najiibalpha9409 They are my people and I am proud of them. They have made significant improvements in recent years.
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 6 месяцев назад
​@@najiibalpha9409maba aha laga yabaa way ka tustay in u salaamo lakiin adiga maxaa ku luray ood u dhibsan Soomali ha guulaysto meel ay joogto.
@MustafD54
@MustafD54 6 месяцев назад
Masha alah si qurux badan ayaa u ka kala dhigey wiilka
@abdallaameey1537
@abdallaameey1537 6 месяцев назад
Ma sha alh muqal aan wax badan Ka faiday🎉
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 6 месяцев назад
Mashallah Mashallah runahanti dulka ugu qurux badan odulkan okale adunka walos dalxis taga walahi dolow somaliya wa magalo quruxbadan waligey mamaqal wabiga sidaxad 3 walahi wax cusub aya faiday ❤❤❤❤ inshallah wa uso dalxisi dona mahasanid geedi sahan somaliyey dulkan mal gashada wabi gadudan o dawa layiraha aya helnay
@abdallaliban2357
@abdallaliban2357 6 месяцев назад
Masha Allah, Gobalku waa waxaan laheli karin! Dawlad xumo iyo Dad xumo ayaa ragaadisey!!!
@user-bj1pd1ve7c
@user-bj1pd1ve7c 6 месяцев назад
Dadka mxu qabana hadey dowlad jirin
@seifseifmohamed7118
@seifseifmohamed7118 5 месяцев назад
Thank you, here you have talked. 100% you may see there are millions but there is nobody in Somalia but Idols
@saidabdirahman6533
@saidabdirahman6533 6 месяцев назад
Masha Allah. Mahadsanid. Brother geeddi hassan. Na soo booqon insha Allah South Korea 🇰🇷
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 6 месяцев назад
Mashallaah Allaahu Akbar alxamdulillaahi Allow adaa na siiyey yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲❤❤🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🕋🇸🇴🕋🇸🇴❤️❣️🇸🇴💐🕋🇸🇴🕋❤️🇸🇴❣️🕋🇸🇴🕋💯💯💯💯💯💯💯💯💯❣️🐎💐
@adanmohamed4793
@adanmohamed4793 6 месяцев назад
Degaankaygii Daawo ban warbixino ka soo samaysay, Mahadsanid Geedi-Sahan
@crsqmxmd2010
@crsqmxmd2010 6 месяцев назад
Wabiga #daawo iminkaa iigu horeyso maqalkiisa Geedi sahan thanks pro 🙏
@guulwade989
@guulwade989 6 месяцев назад
Dawo wuxuu kala qeybiiya gobalka gedo iyo gobalka Liiban ee dawlad dds kenya ayuu ka yimada maandeera ayuu soo mara
@abdifitahmohamedabdirahman3817
@abdifitahmohamedabdirahman3817 6 месяцев назад
Magalada dolow waa ka helay magalo quruxbadan wan ka helay m.a❤
@shukrizakaria9160
@shukrizakaria9160 6 месяцев назад
Maasha allah nimco ilaahay ina siiyay allow kuwii ka faaiidaysta haynaga dhigo
@Really2025
@Really2025 6 месяцев назад
Well done Geedisaar!! Qofwayna waan ahay mana maqal Weligay. Well done indeed!
@user-zh5fc1nj8s
@user-zh5fc1nj8s 6 месяцев назад
Luuq ganaane ku soo xijji , mahadsanid.
@khalif-w
@khalif-w 6 месяцев назад
Informative. Mature journalism.
@abusomali
@abusomali 6 месяцев назад
yuutuubka geedi sahan waxaa kafaaidey wax iskulka iyo jamacada aan kaso faaidin taaso ah in somalia 3 wabi uu maro sida wabiga shabeele,jubba iyo daawo waxbarashada waxa kuso qaatay in somalia 2 wabi oo kaliya in uu maro
@abdirahman7282
@abdirahman7282 6 месяцев назад
Haa dugsiyada lagumadhigo lkn aniga google ayan ka bartay river dawa
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv 5 месяцев назад
I love channels like this one, educating us we benefitting so much. Thank you so much and keep going to the top, many blessings to all of you that run the channel
@user-jh5mc1ih8v
@user-jh5mc1ih8v 6 месяцев назад
Geedi sahan thanks pro . Walhi somalia in ay sidan u qurux badan tahay ma moodayn 😢😢..sido kale waxa aan rajanya in dawlada somalia iyo ganacsadata somaliduba ay hirgaliyan Bridge 🌉
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 6 месяцев назад
Waa marka somalia mid noqoto inzha Allah
@seifseifmohamed7118
@seifseifmohamed7118 5 месяцев назад
No way, they are hard working for clans and tribes and the better tribes and strong ones will go to janna before other humanbeing
@dahirhassanwacdi2793
@dahirhassanwacdi2793 6 месяцев назад
❤❤❤xad beenaadka 8:56 Waa in dadka lagu bararujiyo dadka in wax xad ah uuna udhaxeyn dhulka somalida
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 6 месяцев назад
Dowlada soomaaliyeedow maxaa loo dayacay goboladaan iyo webiyaashan quruxda badan. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa rabbi.
@seifseifmohamed7118
@seifseifmohamed7118 5 месяцев назад
Do you think are there people in Somalia?
@afgaradmediaproduction3569
@afgaradmediaproduction3569 6 месяцев назад
Wiilkan yar top information ayuu bixiyay jazakallaah
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 6 месяцев назад
Cajaaib ilaahow adigaa awood leh bal eega wabiyadan waxa aan ka xumahay in aay dadkeenu ka beeran layihiin beero dadkeeyga waa loo tuugsadaa waan ka xumahay walaahi waan ka ooyay
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 6 месяцев назад
Wuu ku jiraa wabiyada balse Macno weyn uma laha Yaraanta owgeed !!
@mahamudmahamedahmed9781
@mahamudmahamedahmed9781 6 месяцев назад
Ma sha Allah Geedi sahan the best yutuber ayaa tahay taariikhda ayaa kuxusi Doonto guuleyso ❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 6 месяцев назад
Maasha allah geedi sahan mahadsanid in badan
@qaasimmaxamed7719
@qaasimmaxamed7719 3 месяца назад
Janalka geedi sahan aad baad'umahadsantahay laakii waxyar Ayaan kuushigilahaa kaamira viidiyow aad nadiif u'ah soogado viidiyoyadaada nadiif oo kaliir ah ma'ahan waadna mahadsantahay Saab qaali ah waxbadan oo qarsoonaa ayaad tusisay somalida waxaana rajeynayaa somaalida iney ogaandoonaan in dhulkooda dhulkafiican inuusanjirin quluubtoodana allaha iskusoodumo ee dhuulka waanagufilanyahay waase nagabadanyahay maasha'allaah.
@abdhakim_deer
@abdhakim_deer 6 месяцев назад
Nin qiima badan bad tahay sxb gulayso ❤
@abdullahiabdihassan1617
@abdullahiabdihassan1617 6 месяцев назад
Intaan youtuber arkay midka ugu fican waa geedi sahan ❤ masuula tahay horey usoco bulshada shaqo ficana uhaysaa
@AxmedSiad-db1yf
@AxmedSiad-db1yf 6 месяцев назад
Legend bad geedi sahan wadanki baaba nabartay❤❤
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 6 месяцев назад
Waa layaqaan waana macruuf wabiga daawo.
@ALBAYANCONSTRUCTIONANDGE-ki6pg
@ALBAYANCONSTRUCTIONANDGE-ki6pg 6 месяцев назад
Maasha allah geedi saxan walal aad ayaan u jeclahay barnaamijyadaad
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 6 месяцев назад
Waxaad soo bandhigteen xog muhiim ah, dad badan oo Soomaali ah ayaan sidaas ula socon, aqoonna u lahayn.
@yuusufmacalinka6765
@yuusufmacalinka6765 6 месяцев назад
Mancha allaah walahi waa waxa dhulka somali cadowgeedu ubadan yahey ethopian io wixii soo raacaba kudar
@user-ku5pd6xp8x
@user-ku5pd6xp8x 6 месяцев назад
Geedi kuso dhowoow Gobolka gedo ..🤝..hdaan ree baladxaawo nahy wanu kusoo dhaweyneynaa
@user-fe4cw1og9q
@user-fe4cw1og9q 3 месяца назад
marka hore iid wanag san waxan arkaa dhul aad uqurxon oo somaliyeed waan maqlay lkn cawan arkay waad mahad san tahay geedi sahan ilhy waxa uu nugu banaystay dhul ilhy waan ku mahadiye yaa rabi ilhy dadka isracsii
@papiobashka5401
@papiobashka5401 6 месяцев назад
Thanks you finally recorded my place Dollo Cade
@fahm3d88
@fahm3d88 5 месяцев назад
Maa shaa allaah waa mahadsantahay geedi sahan waa kaa faa iidnay
@MUUSE967
@MUUSE967 6 месяцев назад
Umada somaliyed isku tashtaa 😢 Allow umadaan mideey
@867gud
@867gud 6 месяцев назад
Mash allh qumran waaye
@user-sg3ei3sb4z
@user-sg3ei3sb4z 6 месяцев назад
Shacabka, ganacsatada iyo dowlada waxaan ugu baaqaa in ay isku hawlaan sida loo qodi la Haa wabiyada dalka si looga baxo fathaadaha iyo abaaraha soo laa laabtya
@goodlyrics2243
@goodlyrics2243 2 месяца назад
11.56 ninkas garanka madow waa legend to power of 9 ❤
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 6 месяцев назад
❤❤ma ogin waarun geedi sahan waad na dal bsrtay mahadsanid shaqadadu waa sho loo baahna
@abukaryusufosman8857
@abukaryusufosman8857 4 месяца назад
Mashaa Allah
@khaniahmed40
@khaniahmed40 3 месяца назад
Macha Allah tabarakallah horeh u soco🇩🇯
@user-by1rx4eu2i
@user-by1rx4eu2i 6 месяцев назад
Masha allah hero the legend keep going
@getto10
@getto10 5 месяцев назад
Masha allah dhakhtarku waa bilaash weliba waxa uu u adeegaa sadex gobol oo somaliya iyo somali galbeed ah
@sweetkokii
@sweetkokii 6 месяцев назад
Beautiful beautiful vlog , Masha Allah ❤❤❤
@MUQDISHAAWI328
@MUQDISHAAWI328 6 месяцев назад
GEEDI SAHAN WELL DONE ❤❤
@SOMALIAIRDROP
@SOMALIAIRDROP 6 месяцев назад
Well done geedi sahan
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 6 месяцев назад
Masha allah somaliya allah nimca wasiyay
@mashallahmuslim8458
@mashallahmuslim8458 5 месяцев назад
Geedi thank you so much brother This is great video 🎉
Далее
BORAMA - Magaaladii Aqoonta!
10:03
Просмотров 52 тыс.
Kettim gul opkegani😋
00:37
Просмотров 914 тыс.
Flo Rida - Whistle НА РУССКОМ 😂🔥
00:29
Wait for the BOWLING BALL! 👀
00:38
Просмотров 21 млн
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Просмотров 207 тыс.
WAXAAN SOO HELAY XEEB AAN HORE LOO ARAG ! ( BADDA )
34:20
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Просмотров 65 тыс.
Kettim gul opkegani😋
00:37
Просмотров 914 тыс.