Тёмный
No video :(

MAAHIR GAALADA ANKU DACWEYNAA 24-SAAC KADIB 

Mohamed Buskut Official
Подписаться 312 тыс.
Просмотров 44 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 257   
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial Месяц назад
Owlaada Allah noo xifdiyo like saar pls & subscribe welcome thanks
@khadijasharif9190
@khadijasharif9190 Месяц назад
Beelo ayaa tahay. Nin rag ah, sidii uu yeeli lahaa baad yeeshay. Balse hal talo iga qaado walal. Biyo kaa badan iyo dad kaa badan way ku hafiyaan. Kuligood cadaw oo dhan ku dil silent. Dilaaga ugu wayn waa aamuska. Wiilkaaga yarna allaha kuu xafidee video ka duubo daryeelkiisa iyo nadaafada gurigaaga balse mediaha ha keenin. U duubo kaliya any time cadaw ku soo weerara sida qoraalkan wasaqa ah, qofkii qoray oo kale. Cadowga telefon block ka saar iyo kuli media. Keep going rabbi hakula jiro inshallaah
@footballfire1363
@footballfire1363 Месяц назад
​@@user-du3km8bz2y Maxa ficineen maxamed sii fican buu ula hadlay waxa qalad ah ma lahan sii wanagsan buu ula hadlay gabadhisa hoore
@user-du3km8bz2y
@user-du3km8bz2y Месяц назад
@@footballfire1363 ujeed keyga madan fahmin ee is daji
@Cadeey-h3n
@Cadeey-h3n Месяц назад
Adi Naag qalbiga aad jabisay miyaad nabad kasugeysaa
@Cadeey-h3n
@Cadeey-h3n Месяц назад
RU-vid keeda sii
@FatumDahir
@FatumDahir Месяц назад
She doesn’t want her son she miss you 😂😂😂
@bluerain3282
@bluerain3282 Месяц назад
I know she’s not a mother material. Where are her other kids? The other father has it because she’s irresponsible.
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Месяц назад
@@bluerain3282 Exactly, she’s disgusting 🤮
@umeetamer8295
@umeetamer8295 Месяц назад
walhi waa sax maxamed buskud muniru waxa saran wax ka weyn dad baa nikala dilayo waxan ka baqa in ey cunugas dacwa ku furto waxa fursad lagu helay waqtiga walaca ee ka ronaw isku day inad hos wax uhagahiso wac dadkeda cunuga gaalo gacanta ha ugalin walalkey dad waxey ku qatan lacak ilmaha galada iney gacanta ugaliyan waxey uso dhiten guryaha somaliyed kuwa ugu dacifsan hadan muniro ey ka arken dacifnimo walalkey ka fol jinaw adiga alaah nii xafido adiga iyo carurtada 🤲🤲
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Месяц назад
@@umeetamer8295 just cos she’s pregnant doesn’t mean that she’s sick or this is her pregnancy, grow up and stop making excuses for grown ass irresponsible woman who has left her previous children with their father while she came to Sweden looking for a dick lol are you stupid 😂😂😂😂😂😂 no wonder you lot are crying everywhere 😭
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Месяц назад
Qoof fursad uu helilehed malahaa hadey meesha is so gelin laheyn
@marwoabdirahman2826
@marwoabdirahman2826 Месяц назад
Boowe wiilka qeyla ha iska galine iska si hooyadi❤
@shairabdi
@shairabdi Месяц назад
Ma asaaba ka diiday
@Qaali786
@Qaali786 Месяц назад
Ma asaba udiiday midakale dadka fariimaha soo diraya waa kuwa iyaga ilmahooda gaalo heysato ee bax dheh
@Miidan5
@Miidan5 Месяц назад
See loo sinaa maahir ma waxay ugu roonaani kuwi hore ay ka tagtay. Isagaaba la qaatay oo familkiisa joogaan hooyadii i walalihii la hayn karaan sido kale child centerkana ha geeyo marku shaqo aadayo
@Umusamsam24
@Umusamsam24 Месяц назад
Waxan dhan haka so hadlin ee routines no so gali single father
@sharifahm.7963
@sharifahm.7963 Месяц назад
Haha sax walahi a normal day single father farax ina arko aya jeclan lahay 😅
@user-po1gc5hj8o
@user-po1gc5hj8o Месяц назад
Allaha kuuxafido wiilka yar. dadkaan shartooda iyo afkooda Allaha kaaqabto in.a 😢
@Ayan-mf9yx
@Ayan-mf9yx Месяц назад
Mohamed waa qaldan tahay inaad ilmahaaga hooyadood aad block saarto maahan gabarta u dir lacag ay ilmaheeda kusoo raadsato ilmahaaga farxadooda ka shaqee hooyada haddii calaf dhamaaday ilmaheeda sii say ugu imaan lahayd ka shaqee waa xaamilo gabarta ka daa saad ku sameyneyso waa qalad biilkeeda adaa Allah dusha kaasaaray intey ka dhaleyso Allah ka cabso iyada iyo ilmaheeda isku keen xumaanta jooji aday kaa socotaa.
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Месяц назад
Why would you give reaction to the bots instead of just focusing on yourself and your child. You don’t have to always prove yourself. Please go and live your life instead of looking for attention on social media. Disgusting 🤮
@munaismail4751
@munaismail4751 Месяц назад
This guy doesn’t read English or Swedish. 😂
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Месяц назад
@@munaismail4751 No wonder 😂😂😂😂🙄
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 Месяц назад
​@munaismail4751 how do u know?
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 Месяц назад
Chailata He didn't say anything bad what attention r u talking about it's his right to speak about the issues
@hoodocadey4325
@hoodocadey4325 Месяц назад
Sharmuutayahy Meesha ka tag yaan lagu wasin naag laqabo qaraabataa difaacee lamid tahy
@hudunadam1182
@hudunadam1182 Месяц назад
Subxannal allahu akbar
@ibadoabdiwahid7734
@ibadoabdiwahid7734 Месяц назад
Allah ha idinka qabto cadowga gaalada ah ilmaha yar ha udamqado hooyadii moskiinta ayadana allah qalbiga ha uqaboojiyo waa dareemi karnaa xanunkeeda yaa allah ugargaar inta dhibheysto aamiin yaa allah
@SahraOsman1122-cq2me
@SahraOsman1122-cq2me Месяц назад
Subxanallah qaar soomaaliyaba raba in ay miskiinka gaaladiiba uga soo horeeyan calaamo idinku dhacday ya rabbi ilmohoda uga nabad geli
@mohamadali-3350
@mohamadali-3350 Месяц назад
Give the child his mama and stop this drama..... that's all.
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Месяц назад
Yaadaaleh ma qaadanayo lkn sikinkasata illa hadalsii saaas wamaxay
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 Месяц назад
SubhanAllaah waa masiibo waxaan socoda arikan gabadhan cafimad ahan ayeey uu xanuunsan tahay ceeb wax yabah qaar nin iyo naag waa kala tagi jiireen lakin saaan wax fican mahan wiilkaas alle hadin xafiido amiiin
@mamaduaa477
@mamaduaa477 Месяц назад
Isku tanaasula ilmaha yar Subxaanaka yaa cadiim
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 Месяц назад
Wallaahi waa ka xumahay dhiwaatada aad gacmahiina aad ku keensateen subxaannallaah
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Месяц назад
Good father, look after that, baby well❤
@NajmaAbdi-d4w
@NajmaAbdi-d4w Месяц назад
Maxamed buskut gabada dumar nimaa qaaday ee karoonow guurka samirle lagudaqa wlh guri damestiran majiro iyo qof damestiran tanaazul same plz gabada waykujeceshay I amiin ilmana marabto wlh famili qurux badan eheden kunoqo waiga talo walaalnimo
@ayaanmohamed3010
@ayaanmohamed3010 Месяц назад
Xalaashisa xumeeye xakaara udanbeeya naagtadi weyn kcafis weydiiso inkaarteda ku haysatee 😢😢😢😢😢
@footballfire1363
@footballfire1363 Месяц назад
Maxmed waxan kula daganahay Stockholm waxana ahay halwarid ee ku korado awlaad waxan singel lakin ma ihi singel intan wiilkeygay garabkeyga taganyahay ma ihi ruufiiyan galada uu shaqeeyo ee waxa ahay shaqsi sharciiga yaaqano ee ka damqanayo dulmiga iyo qaladaadka aad galeysan wariid ahad tihiin ee quurba ku nool
@Kiki-r3j
@Kiki-r3j Месяц назад
Shuwo maxa kagalay galo ushaqey qanis
@saediyoyalahow3352
@saediyoyalahow3352 Месяц назад
Nin gacan adag yaa rabo isbadel suubi hadii kale furoow iyo ceebtaada banaanka
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Месяц назад
This is karma , there’s alot of people who will be coming out crying 😂😂😂😂
@khadijaabdi2621
@khadijaabdi2621 Месяц назад
Ascwrwb mashalaaah tabarakalaah arin muhiim ah waaye wlhi hooyo canug yar qareexo ka dhiganeyso wax fican mahan,wali ma arkin buskut ka hadlaya hoyadii mahir iyadiyo ujeeda bey ka tagtay kuwa horey miya ka muhiim san mahir horta kuwa horey so xareyso kadib mahir ka ku xiji
@user-wv3bx5or7s
@user-wv3bx5or7s Месяц назад
Wll sii ilmaheda adna ka war haay
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 Месяц назад
User gurii maxaaysato
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 Месяц назад
Adi lahadalsi abowe wilka please 🙏 ka ronow gabadhan wa ujednaa iney ku dulmineyso lkn wilka ha udidin😢
@quruxsaninaadam9165
@quruxsaninaadam9165 Месяц назад
Walalow gabadha intey ilmaha kaso wadaneysa ilmaha tusi gabadha ilmahade urkane ku wadahe ada nin rag ehe wa ceeb waxas gabar uur ku leh cunugedane iney aragto rabta ha balogine adba hadey wadato iney ka balogta ma rabtide
@user-tf4cm1od9r
@user-tf4cm1od9r Месяц назад
Wilka hoyadisa ku celiy ilahay ka cabso inankan hoyadisu ku ficayhay
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 Месяц назад
User hooyadii umudidiin lakin guuri maa haysato
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 Месяц назад
Hooyadu xaggey ku hayn ayadaabo saaxiibo dul saar ku ahee wiilku( yaabney and she is going through break crisis wah! I don’t think she is a fit mother, hooyo dayacsan hooyo wanaagsan maahan kuwii hore kasoo carartay kana ka tagtay.
@user-bs3wt4ez3c
@user-bs3wt4ez3c Месяц назад
Ninkasto somali oo gabdha xumeeyo waxan allah ugabaryaya fadeexadii buskud ku dhacday in uu allah ku rido abalkiisa iyo isqorkiisib saas logu gudo dadka dad ugu ciyaal suqsan afka loo galiyo faxshar fanadaa ku dhacdo xaqii waka soobaxay gabadhiihii aa dhaxa ka ooysiisay mantey dhab u xadrenayaan balaayo buskud iyo wixii lamida ku dhacday😊😊😊😊
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 Месяц назад
User maxaad kaa ogtahay inu xumeyeey iyada aqlaaq xuun oo wiilkeda abihi caaydeey
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Месяц назад
😂😂😂😂 bili aadan wakaas maxaa ka ogthy mala seexanjirtay aniga aydbaa hada ila khaldan maxay laqaylinaysaa ninku furay looma ooyo
@mamaduaa477
@mamaduaa477 Месяц назад
Ascwb hooyadiin dhashay wiilka yar la hadalsii ayada u soo foolatay Maahir yare sii ilmahadeeda Umu Naxariisto waa hooyo Alaah ka cabsada oo isku naxariisto
@umams2905
@umams2905 Месяц назад
Qudhaadu khayr qabe matihid
@user-wh5mq5ng2p
@user-wh5mq5ng2p Месяц назад
Adiga ha u Soo jawabin Amusnanta ugu Daadal inte ka wadaneeyso oky ka Ronow
@ibtijah2747
@ibtijah2747 Месяц назад
WALAALOW NIN RAG NOQO OO GABADHA FAHAN WAA XAAMILO GABADHA SOO CELI OO AKTAADA HA KU UMUSHO.
@maryanmohamedadan3823
@maryanmohamedadan3823 Месяц назад
Wlka hooyadiis sii wax la guursado matihide
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 Месяц назад
Maryam umudidiin iyadaa tiri gurii mahaysto
@abdijama1984
@abdijama1984 Месяц назад
Mandira ayadaa dha hadey aniga ayaa korfuulku ahay ma heen Karo mahir markeydiyaartahay waala siin karaa hada hadey diyaar tahay ee ayaadaa meel heesan ❤❤❤❤❤
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 Месяц назад
Qofkas waidilayaby e hoyo iska si canuka allha kacbso maxed buskud
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql Месяц назад
Alle idinka iyo dhamaan caruurta Soomaalyeed Allah hanoo xafido sharahana hanooga cesho Aamiin Yaarabi Aamiin Yaarabi Aamiin Yaarabi Hadalkaa uu Maxammed ku hadlay waasax Muniira ilmahaaga unax
@user-jm7fh1yc7b
@user-jm7fh1yc7b Месяц назад
gabdhaan sii canuga ha haysato waa iga waalidnimo habaryar sii khayr alaha ku siiyo sharna alaha idinkana xifdiyo
@FatumDahir
@FatumDahir Месяц назад
Marabto she love him lol😂😂😂
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
IYADA HADA MAQAADAN KARTO GURI MAHAYSATO DAD DULSAAR KU TAHAY OGALADU UMA OGOLANAYAAN INAY ILMAHODA UMADA MAQA SHIIYAAN WAA QALAD
@bluerain3282
@bluerain3282 Месяц назад
@@user-sn5yz7vg8vnaag irresponsible ah waye.
@dekaosman7483
@dekaosman7483 Месяц назад
@@user-sn5yz7vg8vwey heysan karta ilmaha dartis a meel lo dajina o kumelgaar ah inte guri ka heleyso lkn nagtan ilmo ma rabto kuwa france ma jogo mey radsato hade run shegeyso iyada wada dhashaye kan mexey ka dhax aragtay
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 Месяц назад
Gabadhan ilmaha ma rabto kuweedii hore meel bay la jogan
@hibamsalaad9842
@hibamsalaad9842 Месяц назад
Muniira waa maahir hooyadiis ,ee waxaad sameysaa wiilkada hooyadiis soo celi si wiilkada ubar baaro jeceyl iyo raxmad single father maficno , single mum maficno,
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Месяц назад
Warya musalsalkan labolabo ayu noqday naga soo afjara shaqa laa'an idinka badatee
@user-jp9wh2yy4k
@user-jp9wh2yy4k Месяц назад
waxi dhace qeer ka dabesiya hooyo iyo abo
@maryanhussein8419
@maryanhussein8419 Месяц назад
Asc habo uogoloow in waqtigeey rabto lahadasho plz marwalba ilmaha lagu buuqo dhibay utahay
@rajorumeyn6633
@rajorumeyn6633 Месяц назад
Maxamed filter 😂😂😂😂😂
@user-ld5bv1lj9k
@user-ld5bv1lj9k Месяц назад
Ilahay xaqa ha wafajiyo walahi waa dhib bal isku day in ad u gaysid
@asiamusse4958
@asiamusse4958 Месяц назад
Runbaad sheegtay isfiican baad ugarnaqsatay waaalo waanu kuu ducanaynaa Allah ha indin xiftiyo naagtaa wereersan ha u jawaabin guul iyo gobanimo
@kinsialin8009
@kinsialin8009 Месяц назад
Gabadha ilmaha iska soi walal
@f.warsame1069
@f.warsame1069 Месяц назад
Sorry gabadha yaar Horta Niinka malabadhey. Intaan Laguudarin. 🚑💊💊‼️‼️‼️‼️?
@luvyiu9894
@luvyiu9894 Месяц назад
wa sax
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 Месяц назад
Muniira Mahir ka daa dagaalka
@makkaaabdulkadir4779
@makkaaabdulkadir4779 25 дней назад
Illaahay baa abuuray
@CANABADANJIMALI
@CANABADANJIMALI Месяц назад
Masha allh wallaal ilhy haku lakoriyo maahir
@bluerain3282
@bluerain3282 Месяц назад
They need to leave this father alone. He is a good dad and he taking care of his son. She’s homeless and always yelling on social media. She’s not a mother. She abandoned her other kids too.
@XabiibiCali-vy7xy
@XabiibiCali-vy7xy Месяц назад
Ilmaheeda siii waa doqon
@suhurdiamond7319
@suhurdiamond7319 Месяц назад
Reer mohamed buskud official iga gadan illahy ha idin dhex dhigo raxmad iyo wanaag
@user-ty2co7ns9m
@user-ty2co7ns9m Месяц назад
Taa hooyo ma ahee ilmahaki hasinin 2wada kale waxa loku qatay beqabtsa mafiyoowa muunira inee fiyodahay bamotiin qoftaan maskixiyan balohaya
@nimoidris2959
@nimoidris2959 Месяц назад
Qofku le soo dono hada rabto walaahi waa Aabo fiican gulayso wll ilahay hakula garabgalo ilmo hoyadii Wax u dhama malahan🫡
@najma649
@najma649 Месяц назад
buskut ilmaha yar hooyadii sii
@MUNAA888
@MUNAA888 Месяц назад
ilmaha saan kadaaya waa rune..
@user-ex4ki5hx7n
@user-ex4ki5hx7n Месяц назад
Bbuskudow midaan Cashar hakuu noqoto naag danbe aad qabto qarso oo hakenin RU-vid
@user-ry4ie4yo6d
@user-ry4ie4yo6d Месяц назад
😢😢😢😢
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 Месяц назад
Asc walaalkey alaha ku barakeeyo adoga iyo family kaaga. Marka waxaad tahay wiil dulqaad badan sabar adigaa nin ah. Mida labaad ilmaha eray uma fiicna waxaana marqaati aan ka nahay in ay kugu wadaan footo oo ay guruub u suub sadeen. Marka sida wanaagsan aad u waani say ilmahaaga hooyadiis. Marka ilaahay ha idiin bad baadiyo ilmihiina aamiin.
@RayaanMuuse-g2r
@RayaanMuuse-g2r Месяц назад
Wallow ilmaha hadalka kadaaa ilmaha hooyadiiza siii😢
@iftinhassan1766
@iftinhassan1766 Месяц назад
Qofkaas waa xasadkaaga meel uu kaasoogalo ayuu radinayaa naxariis kama ahan wuxu idinka rabaa fursad yar
@user-mp9mj5uk8m
@user-mp9mj5uk8m Месяц назад
Maxamadoo waxa ku dhihi iskaga noqo ilmaha dartii ilaahey kher haku wafajiyo
@user-cm1ms8nf9n
@user-cm1ms8nf9n Месяц назад
Gabdhaan..waxay.tiri.cunuga.ma.haysankaro..guri..ma.haysto.oo.nolol.aan.ku.haysto.kuma.jiro.marka.hadaada..haysankarin.maxaad.la.qeylineysaa..meel.deg..hadaad..haysan.karto..waa.taata.shiikh.dalxo.diiday.taladiisa.oo.aad.aaday.dad.xaalkood.la.ogyahay..naa.hadaad.qeylada.joojin.wiilka.adigaa.usabab.waxii.ku.yimaado.ku.wii.horaad.ka.tagtay.gana.gacan.gaalo.ha.galin
@sadiaaden8886
@sadiaaden8886 Месяц назад
Mahamed abowe dadka ku dhibaayo Allah ha ka qabto adiga iyo wiilkaaga
@Farhia_ali
@Farhia_ali Месяц назад
SUBXAANALAH
@katraabdi7778
@katraabdi7778 Месяц назад
Mohamed walal isku noqda ilmihiina udaneeye
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan Месяц назад
Mohamad buskut faaduma baraanbur kuquus qaata please cunugaas halis hayska galina sweeden waa wadan halis ah caruurtii ayaa lagu wada qaatay maahir hadal magaarin wixii xaaladiisaa aabihiis waydii munira Mohamad buskut adigana wiilkaaga hooyadiis block 🚫 kaqaad haday suuragal tahayna hooyadiis sii cunug hooyadiis wax oga fiican malahan waa iga talo aniga hooyaan ahay dhul gaalana waan aqaanaa
@zeinabelmi
@zeinabelmi Месяц назад
Warya nacas narcissistic ah baad tahey, camerada hortiisa nin fiican iskaga dhigaysa ilmaha yar hadad rajo ka qabto hub ha ka dhigan, si ragonimo leh ilmaha u xali arinkiisa.
@Fadumo-nx4gy
@Fadumo-nx4gy Месяц назад
Adba ma dhaantid cungaga ayaa halkan la soo fadhida isla xishoo
@user-ow1sj5nk9x
@user-ow1sj5nk9x Месяц назад
Hej maxamed mahir alleha inaxidiyo waa wilkeni waa wilkaga muniro waa dumashdena xaba mahan dada uqoslaya ona god kutaraya
@najiipahmad44
@najiipahmad44 Месяц назад
The legend ❣️👍 🎉
@MA-me4rq
@MA-me4rq Месяц назад
Talo ala kufilan markay arinta halkan sogadho ilahay walidka somalida kala tag kadib kuwo iswanajiyo danta ubadka masul kawada noqdo hainaga dhigo
@user-bq4xj3zc3w
@user-bq4xj3zc3w Месяц назад
NABSI BAA KU HAYA 😢
@nadiradaher519
@nadiradaher519 28 дней назад
BONJOURS MÉ TA FEMME KAME MÉ ELLE LÀ MÈRE SAVA ET MÉCHO SATE MÉ UNE MÈRE MAMAM
@sadiaahmed6583
@sadiaahmed6583 Месяц назад
Ilahay haka qabto cadawga
@nimasahal8599
@nimasahal8599 Месяц назад
ADIGU MAAD HOOYADIIS SIISID CUNAGA ?? HADAAD NIN FIICANTAY WIILKEEDA KAMAAD REEBTEN WAAN GUURSAN BAAD KU BOOTAYNAySA!!!WAAD QALDANTAY 9 BILOOD BAY CALOOSHA KU SIDAY SII QOF FIICAN HADADTAY
@iqracadceed1568
@iqracadceed1568 Месяц назад
Gabadhas maxaa ka qaldan alle xaqa ha tuse maxeey live walba usaaran thy maxee wiilkeeda dacwo iyo buuq ugu fure maxee wiilkeeda ubaxareynee mee iska aamuusto si private ah arinta u xaliso ninku ubad baa idinka dhaxeeyo iyo oolad waa ceeb inaad usoo fariisato social media ha
@maryamadam6932
@maryamadam6932 Месяц назад
Naagahaan nimanka ka dacwonayo hadalka faraha iska yareeya daldalanka ma fiico waxaad u ekaneysaan wax waalaan marka hadalkiina sookooba.
@MadinaMahmoud-gt5hg
@MadinaMahmoud-gt5hg Месяц назад
Asc walal gabadhu mahir ma rabto ee atiga ayay rabta .dadna way ka talaqaden
@araksanyacinadaweh4121
@araksanyacinadaweh4121 Месяц назад
Mohamed bédé
@iqracadceed1568
@iqracadceed1568 Месяц назад
Lkn maxaa block usaartey soo ilmahaaga hooyadood ma ahan waa iney la hadasha oo waqti siisa si ey cunugeeda waqti ula hadasho mida kle walaalo hadey ku dhaho isii waa inaad siisa cunugeeda si ey u heysato hadana uur ayey ku leedahay
@user-ji8qy3rt2e
@user-ji8qy3rt2e Месяц назад
Masha allah nasab nasab dhalay maxamed rag rag dhalay sanbaa lagaa dhahaa waa nin nagaha la factirsan
@user-uf3uu5lr7d
@user-uf3uu5lr7d Месяц назад
Walal mahamadaw ilmaha yar gaalada ka ilaashada iskana aamus aamusku aad ayuu uwanagsanyahay
@Ayan_Sharif
@Ayan_Sharif Месяц назад
Maxamed wiilka ilasho adiga heeso wiilka
@anabahmed8482
@anabahmed8482 Месяц назад
Asc maxamedbuskut adiga xataa hasoo galin wiilka yar midhiyaha waayo ilbaa jirto haska soo dhigin cunuga waa iga talo
@Fadumo-nx4gy
@Fadumo-nx4gy Месяц назад
Waa run laba doqin cunuga aad view ku rabtan joojiya
@user-sh3kt6wk6j
@user-sh3kt6wk6j Месяц назад
Mahiir maxa u haysada sii adi hada rabto inay kaa dhamato hada sii hoos aya ka cunaysaa gabadha
@muwaarakgroup655
@muwaarakgroup655 Месяц назад
War niyahow ilmahadi iyo naag aad kala takteen views haka raadininee shaqa raadso ilaaheyna ka baq
@footballfire1363
@footballfire1363 Месяц назад
TACK SNÄLLA Wan ku salamay walaal maxamed busugud waa ku mahad sanatahay ina ka so jabaab bixisay 17 sacadood baa ka so wareegatay waqtiga so gudbiyaay fariintan sida quruxuda badan ee ugu so hadashay wan kaga mahad celinaya
@footballfire1363
@footballfire1363 Месяц назад
@@trezmii gablan miya tahay waxa maqli jiiray qofka gablanka baa habartamo 🤣🤣
@footballfire1363
@footballfire1363 Месяц назад
@@trezmii noca aqlaqda lehen ban daba dhiigta oo xadguudubka bili adannimo ku xadgudbo sidado kale kuwa carabka dheer sidado kalana cashara uu dhiiga 🤣🤣
@trezmii
@trezmii Месяц назад
​@@footballfire1363Qumayo ina iso sixirto ma rabata hadan kushego I know ina tahay Hanna pranta 😂 social ka kafiican umada uma booteeya urtooy 😢cimriga lagu soo gaabi umada dhibtay
@trezmii
@trezmii Месяц назад
​@@footballfire1363iku so kala qabo dad ka loboteyo mahi ani sverige masuul iga eh ado kale kama baqo jävla en svart gris 🐷😂
@FatumDahir
@FatumDahir Месяц назад
Sax wa run
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 Месяц назад
Dumarka somaliyeed why markii kla tagaan xuman ugu shegan ninkoda ay kala tageen Ma fahmin hadii u ninka xun yahay maad sheegta dhibka idinku haya
@Fadumo-nx4gy
@Fadumo-nx4gy Месяц назад
Kkkkk is called the neglect
@asmaaxlaam3363
@asmaaxlaam3363 Месяц назад
ASC
@maxamed7258
@maxamed7258 Месяц назад
💯💯💯
@FarhioAhmed-o2z
@FarhioAhmed-o2z Месяц назад
Alla sida uhdl qurxnthy hdu qalbigda aha lhaa wey fcna lhyd lkn af mcna no hysaa aydne waa abuse necbiya rgga nucaan gbdha cunugeda sii waxbo ugma tlid boska hoyne uma buuxin krtde
@Deeqoadann
@Deeqoadann Месяц назад
Mahamed sii wilka hoyadi haday hooyo fican tahay haday huntahay hasiin haayso adigaa takhanid iyadaa
@Qaali786
@Qaali786 Месяц назад
Wllkeey waxaan kuu sheegayaa dadka fariimaha soo diraya waa bukaano iyaga ilmo hooda gaalo heysato ee bax dheh waxba kaama qaadi karaan
@xamiida20
@xamiida20 Месяц назад
I hope inay Muniiro taladii wanaagsaneed ee aad siisay...halwax oo aan maxamed Buskut ku amaanayo waa runta uu filters ka sheego iyo kalsoonida uu isku qabo maansha Allah, maalin uu sacdiyo uu banaanka usaaray uu ku kafyamaayay filter la aan baan maanta ahay cabsi cabsi isagoo kaftamaya maansha Allah
@yakubrabeh3259
@yakubrabeh3259 Месяц назад
Ayaduu ayaan daranaa miyaa laga dhalaa adana ma laga dhigtaa
@user-yr2ey5qw8e
@user-yr2ey5qw8e Месяц назад
😅😅😅😅😅😅😅😅
Далее
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 �XALQADDA 6 AAD
25:12
SHIRT NUMBER OR SWIM 🙈💦
00:32
Просмотров 6 млн
ОБЗОР ПОДАРКОВ 🎁 | WICSUR #shorts
00:55
Muniira bal dhageysta waxey ka sheegeyso buskut
4:07