Тёмный

Maalinkeygi ugu Horeysay Beydhabo iyo waxii lama ilaawanka ah ee aan kala kulmay 

KOKO BULLE
Подписаться 838 тыс.
Просмотров 72 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 427   
@Daaci-bilan10
@Daaci-bilan10 12 часов назад
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
@peacenharmony2034
@peacenharmony2034 11 часов назад
Safarkeeda soomalia Koko shaqsiyadeeda kubaranay ❤❤
@FatimaYar-sh3pf
@FatimaYar-sh3pf 11 часов назад
Haa wllhi dad badano iska caynayey hada wey amanayan weyna so dhiganayan videode tan kle 1 year bey social media ku jirta canimadedana dadkeda bey ugu fa'ideynaysa m.a ❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 11 часов назад
Koko gabar qalbi wanaagsan oo naxariis badan❤❤❤
@peacenharmony2034
@peacenharmony2034 10 часов назад
@@FatimaYar-sh3pf Allah isha xaasidka haka dhowro
@xassankorane-cp4pm
@xassankorane-cp4pm 10 часов назад
Msha Allah Cumrigeeda, Caqligeeda iyo xoogeda Alleha barakeyo
@Daaygauser-vz6uy8ck2r
@Daaygauser-vz6uy8ck2r 10 часов назад
Koko bulle ifa faalahida ka muquda waxay u igtahay qof xududaha wadanka dhaafi rabto oo international oo abaalmirino caalami ah inay kene donta sida nopal peace prize
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 11 часов назад
Baydhabo magaaladii ku dhashay oo aan aduunka ugu jecelahay ilaahow dalkeena Soomaaliyeed oo dhan nabad waarta siiy.
@Hargeisawi-e7c
@Hargeisawi-e7c 9 часов назад
Wll anigu wn ka helay heesaha af mayga ee qaaciga markiba wan daremay anoo hargeisa jooga noolada wllayal
@FatimaYar-sh3pf
@FatimaYar-sh3pf 11 часов назад
Koko's boqorad naxarisleyyyy ah oo deeqsiyad gabadha ugu sameynta badan social media aad bey ku jecel yihin somali weyn Alle ha ku daysto cadowgana Alle haka qabto dhibna Alle kuma tuso❤👸🏻
@maqbulysf8066
@maqbulysf8066 12 часов назад
An Ku Salino❤️Rasuulkeena Maxamed❤️ Salalahu calayhi wasalim Salalahu calayhi wasalim ❤️❤️❤️👍👍👍
@ameyra1
@ameyra1 11 часов назад
Naaya muuqalo dheer ooshidan nooso geli😂😂😭dhaqso inaa 1m gaartid rbanaa vloggs iy barnaamijyo waali ah keen
@Raxmo-s7j
@Raxmo-s7j 11 часов назад
Koko iyo wallkeed wax dhibaato Allah nimatuso aamiin yarabi idinkoo nabd soo laabta
@ISHAAQOONTA-p2y
@ISHAAQOONTA-p2y 10 часов назад
Aamiin
@SadiaBillow-v9j
@SadiaBillow-v9j 10 часов назад
Aamiin
@esraaa2238
@esraaa2238 8 часов назад
Aaamin yaa rabi
@Asma-Abdiqadir
@Asma-Abdiqadir 12 часов назад
Kooko Allah ku sharfo Mel walbo aad tagto midii laga jeclado Allah ka dhigo byo💕✨️🎀
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 11 часов назад
Ayyy baydhabo janaay qof nasiib leh ayaa aado❤❤❤
@ikraanyussufabdi522
@ikraanyussufabdi522 12 часов назад
Koko is the best girl of world keep going ❤❤my sister
@ayuubjeylaani1065
@ayuubjeylaani1065 11 часов назад
Koko wll mcn masera igu beerte meshan waan jeclahay ina tago insha allh i lov beydhawo +koko❤❤❤
@farxiyadeek
@farxiyadeek 12 часов назад
Main dhahayha mise koko waxa soo dhigtay saan marba usoo egayay waan dalay ❤😂Maca masugi karo inta dhamaysanayo hanbalyo qalbi 🎉❤❤❤
@MaanaMuqtaar-zj4lj
@MaanaMuqtaar-zj4lj 12 часов назад
Wax kale Baydhabo Janaay masha allah qurux❤️‍🩹🇦🇿🫶👑
@nashwamohamed-x2k
@nashwamohamed-x2k 12 часов назад
blz isoo duceey muraad ayan leeyahy dhaman umada soomaaliyeed
@HabibaYusuf-fh2ms
@HabibaYusuf-fh2ms 10 часов назад
Koko masha,Allah beydhabo dadkeeda aad ayey kuujecel yihiin Alaah dhowro ilmahaas ❤❤
@Shucaybchannel05
@Shucaybchannel05 11 часов назад
Koko muuqaal dheer soogali abaayo mcn ❤❤
@abdiazizturki873
@abdiazizturki873 11 часов назад
Koko ku baashaal oo ku raaxeyso beledkaga Baydhawo. We love You too much❤. Kisalaami👋😂
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 12 часов назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋❤
@Fatmachannel-kf8
@Fatmachannel-kf8 11 часов назад
صل الله عليه وسلم ❤
@SadiaYusifali-c8o
@SadiaYusifali-c8o 10 часов назад
Scw scw scw scw scw ♥️♥️
@AbdirashiidMaclin
@AbdirashiidMaclin 10 часов назад
صل الله عليه وسلم
@muxuyadiinbashiirofficial8418
@muxuyadiinbashiirofficial8418 9 часов назад
Bleasing be open you
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 12 часов назад
Masha Allah Kookadeenii solabasho wacan Iyo Damashad wacan 🥰🥰
@NajahIndho
@NajahIndho 11 часов назад
Koko madaxwenada baydhabo haloo doorto ❤😂
@Bishaar55
@Bishaar55 2 часа назад
😂😂😂😂😂😂
@Anaaniyaa1938
@Anaaniyaa1938 11 часов назад
Koko rajada hamlaha somaliyeed 😢🎉 keep going you are our role model koko ❤ you have to know that🎉🎉🎉❤
@aaminoladan8839
@aaminoladan8839 12 часов назад
Kooko baydhabo muqalo qurux badan oo badan noogu soo duub❤❤
@fadumofadumo-x9o
@fadumofadumo-x9o 12 часов назад
Qofkii ugu horeeyay noqday yeeeees❤❤❤❤
@hbnmdGgefht
@hbnmdGgefht 12 часов назад
My kiugudambeye adnoqaty😂😂😂😂😂😂😂😂
@updirizaaq
@updirizaaq 12 часов назад
Koko puule Baladweene imaaw rer aptiyaashaa neh weey ku jecel yihiin ❤❤
@Hargeisawi-e7c
@Hargeisawi-e7c 9 часов назад
Beledwayn heesta ugù dheer heesaha somaliga ayu hadraawi u sameeyey anoon arag ayn marar badan dhageystey from hargeisa
@ShankaroonAxmed-si3hj
@ShankaroonAxmed-si3hj 5 часов назад
hay koko Asad xajiyow ayaa abti u ah rer Balaweeyne mahanee isaga Rer marko waye see wax ujiraan
@Mss_dahabo
@Mss_dahabo 11 часов назад
Meelaan ogahayna waan joogaa Baydhabo na waan tagay anoo dhex marayaan sawirtay 😂😂Horumar wacan sisy
@CawoJama-px3zl
@CawoJama-px3zl 12 часов назад
Koko sida lagu jecelyy ihy haku jeclado janada haga jeclo abyo❤🎉
@anisodahir7015
@anisodahir7015 11 часов назад
Koko waaa boqrad wlhi ❤️🙌🏻 gabar wax barteyyyyy ma sha Alh 🥰🥰🥰🥰
@NawalFarahali
@NawalFarahali 11 часов назад
Koko dhulka somaalida dhantag wallo isha beydhabo noo soo duub iyo buur hakaba
@Cumeer_big_faan
@Cumeer_big_faan 12 часов назад
TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊
@ashabotan713
@ashabotan713 12 часов назад
Duxu su😊😊😊
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 12 часов назад
M.a kokoyy ku raaxeso baydhabo ❤
@SabrinhassanMohamed-o6s
@SabrinhassanMohamed-o6s 11 часов назад
I❤️u abaaya iskoolag hoolwaadaga sare iskoolakaxasan qariide
@Ramlamaxamet
@Ramlamaxamet 11 часов назад
Mgaaladeyda baydhaba 😢❤ kookoyey qalbigeena ku wenthy xaqiiqdi
@Abdullahiyariisow
@Abdullahiyariisow 12 часов назад
Ddka qofkaUgu horeyo ley wa la idin ka horeeyaa😂
@DeeqoxanafiMohamed-j2q
@DeeqoxanafiMohamed-j2q 12 часов назад
Koko xppti please baydho inteeh kajogtaa waxn rabaa inaa ku arko wliba sibaref ahan ah Koko please iso jb❤❤❤
@ibraahimabuukaribraahim-sb5ut
@ibraahimabuukaribraahim-sb5ut 11 часов назад
Manta koko lakul may hampaliyo iso dhahaa ❤
@Wllhuudow
@Wllhuudow 11 часов назад
Koko waxaad mudan thy in lagu daydo shrafey hre usco😊❤❤❤
@CabdaleXassanabuukar
@CabdaleXassanabuukar 12 часов назад
Koko ariitaana baydhabo adaa leh😊
@ibrahimmohamed9264
@ibrahimmohamed9264 12 часов назад
Maashaa allaah magaaladeyda baydhabo guuleyso
@HabiboAhmed-j1s
@HabiboAhmed-j1s 11 часов назад
Koko abaayo cadowgada cagta hoostis iinolaw mcnto allah ku xafido❤❤🥰🥰
@FatimaYar-sh3pf
@FatimaYar-sh3pf 12 часов назад
You tube ciyaar bad ka dhigatay 8 minutes kulaha dadna wey isla kaa tartansinayan yab badna😂❤
@Abdihashi_qorane
@Abdihashi_qorane 11 часов назад
War anigaba ka yaaban sida wax usocdan😅
@FatimaYar-sh3pf
@FatimaYar-sh3pf 11 часов назад
​@@Abdihashi_qoranewaan amini wayey waxan is dhahay cawa koko wey is xoreynaysa video 1 hour ah ay so dhigee saa 8 minute arkey😂 lkn waa muqal kobano Muhima quruxna ah❤
@FarduuzXasan
@FarduuzXasan 12 часов назад
Boqorodeena hore usoco❤❤❤❤❤❤❤ i love you koko bulle
@shukriaadan11aadan26
@shukriaadan11aadan26 12 часов назад
Finally Wan kula kulmey kokodeena🎉❤
@Dhameystiran12345
@Dhameystiran12345 11 часов назад
Koko 13 beri aa ku dhiman reer malaysia wey kuu xiiseen 😢😢
@HafsaAbdirahman-ol6qm
@HafsaAbdirahman-ol6qm 12 часов назад
Koko abayo pls hargeisa imow schoolka noradin qaybta girlska
@AsmaAadan-x8e
@AsmaAadan-x8e 12 часов назад
Koko sundus uso hambalye 500k bay garte❤
@LuulCabdi-g7i
@LuulCabdi-g7i 12 часов назад
Koko sundus usoo hampaliyey🎉🎉500k❤🎉🎉
@jamiilaomerahmed
@jamiilaomerahmed 11 часов назад
Maasha allh ku raaxayso dhulkaaga Hooyo kokodeena❤❤🎉
@AliApdipariyow
@AliApdipariyow 12 часов назад
Waa Naga soo daahisey kooko vedio
@منىمحمد-ف1ش1ص
@منىمحمد-ف1ش1ص 7 часов назад
Maasha Allah beydhabo waa magaalo dowladnimo kajirto Allah barakeeyo caasimada Kgs 🇦🇿 noosoo badi abaayo muqaladeda intadan sobixin thank you ❤ my queen 👸💋💋🌹
@abdullahimohamedisse-fs9gm
@abdullahimohamedisse-fs9gm 11 часов назад
Kooko garoowe imoow❤❤
@CabdiRisaaq-pz2ov
@CabdiRisaaq-pz2ov 12 часов назад
ألهم صل على سيدنا محمد ❤❤❤
@MuhiboIbrahim-lc6bz
@MuhiboIbrahim-lc6bz 6 часов назад
Woow maasha Allah baydhabo janaay ilaahow noo barakeey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu Час назад
Naxriis badntydiii koko illhy wax ku dhib kum tusoh❤❤❤❤❤❤
@abdirahmanhasandaacad9785
@abdirahmanhasandaacad9785 7 часов назад
Koko m.a baaye qali guulyso lipaax baa kula dhshay nin wax bdn fahansan yaxaye yare nin taxdar badan ka muuqdo guulysta
@abdirahmaanak9611
@abdirahmaanak9611 9 часов назад
Baydhabo saan mee uqurux badan thy ile ❤🎉from putland
@SafiyaBarud
@SafiyaBarud 12 часов назад
Koko plez hargyso lee dhiman wlshey wllhi san ku jeclnhy adna nama hasusatid hada hargysa najy😢😢❤
@FatimaYar-sh3pf
@FatimaYar-sh3pf 11 часов назад
Puntland niga horeysa ma yeelayno😂❤
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 11 часов назад
Usheg😂​@@FatimaYar-sh3pf
@abdisataarahmet8265
@abdisataarahmet8265 11 часов назад
Said fadheye ba kenaya puntland haka shakin 😂​@@FatimaYar-sh3pf
@fartuuncabdulahi-d3k
@fartuuncabdulahi-d3k 11 часов назад
Masha alah abyo mcn alah kuxafido ❤❤
@nasrafaarah7876
@nasrafaarah7876 10 часов назад
caruurta baahiyaha gaarka ah leh kalmadaas isticmaal
@SadiaBillow-v9j
@SadiaBillow-v9j 11 часов назад
Kokodena hori uso abayo farxad kunolow adunkan akhirana may Allah grant u to jannatul firdaus 🤲my queen
@roobleyabdi6679
@roobleyabdi6679 9 часов назад
Xamar tag school kuyaalo boondheere gabdho bis dhigto oo agooman ah marka kooko pls tag ❤
@Laaftèy
@Laaftèy 11 часов назад
M.a,beydhabo jinaay ❤❤❤❤❤
@Abdihashi_qorane
@Abdihashi_qorane 11 часов назад
Koko youtuyubka ciyarta kadaa wllo dadna tartan ayey kugula jiraan iney kuso gaaran adigana wa iska falaadeysa wale laandheranimo iga dheh😅😅🙏
@FatimaYar-sh3pf
@FatimaYar-sh3pf 11 часов назад
Haa wllhi yaab iyadana umaba oga wey iska bashaleysa iyagana wey isla so barbar dhigayan m.a gabadha Alle ha xifdiyo❤😂
@Ayaan-jaamac
@Ayaan-jaamac 12 часов назад
Koko maliin in aan ku arko raajeena from soomaliland❤😢
@ZuhuurCabdullahi
@ZuhuurCabdullahi 6 часов назад
Alla Beydhabadeena wa ay hormarty Wallhi Masha Allah my home Beydhabo cadey❤❤
@saharwafa7539
@saharwafa7539 9 часов назад
Maasha Allaah in sidaa laguu jecelyahay qalbigaaga ayaa kabsaday sidaa qurux badan.
@IsackMaxamed-fn9uq
@IsackMaxamed-fn9uq 30 минут назад
Lkn k g somalia waxan rajeeynayaa in Ethiopia lagu iloobin😢
@NajmoMohamedNajax121
@NajmoMohamedNajax121 9 часов назад
Inta manta koko so aragtayy❤🌹farxad darted la ooyey😢
@sundusdaahir12
@sundusdaahir12 12 часов назад
ma cidba igaga horeen karto videoda koko😢❤
@mawadomaaya1612
@mawadomaaya1612 12 часов назад
Ayy habo waan kuu xisney❤
@libanmohamedali9001
@libanmohamedali9001 10 часов назад
Wow😮 Nice video with beautiful places
@Guelleh-Saxarla
@Guelleh-Saxarla 2 часа назад
You are just an example for everyone. I wish you success. ❤❤❤
@AhmedIlkacase-hj3en
@AhmedIlkacase-hj3en 9 часов назад
u codeeya intii rabtaa in kooko hargysia timaado like saara
@hibaaqahmed9351
@hibaaqahmed9351 11 часов назад
Hargaysa iyo borama tag sida laguso dhaweeyo waad yaabi doontaa
@NouraAwaleh
@NouraAwaleh 11 часов назад
Masha Allah ❤❤❤
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 9 часов назад
Mansha allaaah walalo qali habalyo ❤
@UmuMaida99
@UmuMaida99 11 часов назад
Omg Baydhabo waaba magalo qurux badan m.a lkn Garoowe kasii qurux badan😂❤ anyway bashaal wacan xapipti❤
@FatimafunnyFunny
@FatimafunnyFunny 10 часов назад
Sanaa😂😂😂
@ikraamboy5702
@ikraamboy5702 11 часов назад
Dar alle ku jclhy abyoh mcn la jacley ❤😢
@XaawoMaxamed-b6r
@XaawoMaxamed-b6r 7 часов назад
Ilaahow anoiooo baydhabo jiny tagin ha i dilin😢
@BariisSamatar
@BariisSamatar 8 часов назад
Gadhheenu wa diamond 🔹 MANSHALLAH
@mmaa-gx8nh
@mmaa-gx8nh 12 часов назад
Qofta ugu horreyso
@CabdulaahiMaxamed-h8p
@CabdulaahiMaxamed-h8p 12 часов назад
Koko masha Allah
@muna_____somali
@muna_____somali 11 часов назад
M.A meel walbo waa laga jecelyhy Koko 😮
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Час назад
KoKo Masha Allah ❤❤❤❤👍🤲🤲🤲🤲
@LeylaIsmaciil-n9w
@LeylaIsmaciil-n9w 8 часов назад
masha allah dhulki rer ayeyde ❤ mar uun ina tago allaha ii kaso
@cusmaanyarow2108
@cusmaanyarow2108 11 часов назад
Maasha allaah ❤️
@maariyamaariya8456
@maariyamaariya8456 12 часов назад
Ana ugu horeya koko abayo wxa ka codsana ina video ga adu dubaysa iso salantid o magacayga shegtid ❤❤❤
@khadarfaarax6402
@khadarfaarax6402 12 часов назад
Ku soo dhawoow wallo baydhabo janeey ❤As iska ilaali
@riyaqruun4980
@riyaqruun4980 11 часов назад
Koko nocan matahay inta malmo maqnatit xadana 8 minutes aaa we will not accept that my dear ee kafaideyso malmaxan hawen walbo vedio sogili sxby due to reach our targets 1M🎉❤😊
@AbdallaNor-nx5gz
@AbdallaNor-nx5gz 11 часов назад
Magaladeydii baydhabo janay
@Hargeisawi-e7c
@Hargeisawi-e7c 9 часов назад
Masha allah fanka afmayga wax kale weyan music qaaciga ayd ka dhandhansaneysa walow aan reer hargeisa ahey oo anan wax badan ka fahmeyn ❤❤❤
@fatximaxamed5460
@fatximaxamed5460 12 часов назад
Kokoo dalkeeyda aabe mcn m.a 👸
@enginerhamzawi3439
@enginerhamzawi3439 10 часов назад
Wallleeley bal is ilaali Allah ha ku xifdiyeee kuwii arsenal ahaa baan kaaga baqi
@阿不是人22
@阿不是人22 8 часов назад
Ha u baqin baydhabo save wye kaliya ciidamada la jira lacala hadey taageriysheda ku bataan oo kaliya ayey xalinayaan wana ciidanka gaarka ah ee madaxweynaha kgs
@AlvaroYaya9
@AlvaroYaya9 11 часов назад
Koko bulle wlasheyda kuwa ciilan ee kugu naxsan ishooda allaha ku dhinac mariyo waxkalo ey awoodan majirte😂
@SabrinhassanMohamed-o6s
@SabrinhassanMohamed-o6s 11 часов назад
Xasan qaariidi imaawo waalaa biliis waxa uuku yaala hoolw adaag biliis
@DeeqoAadan-z9v
@DeeqoAadan-z9v 11 часов назад
Koko intaysan bixin aan garsino 1m
@FaadumoMaxamedamiin
@FaadumoMaxamedamiin 11 часов назад
Koko caawa dhan hoteelka fadhiyey Wana.ku waayey aktiisa hotiisa deganahay nasiib umayeelan inaan ku arko
@HamdiIbrahim-w4p
@HamdiIbrahim-w4p 12 часов назад
Mansha Allah
@Shacni-k2t
@Shacni-k2t 11 часов назад
Masha llh koko
@NurtoAliAhmed
@NurtoAliAhmed 12 часов назад
Welcome baydhabo janaay my sister
@unknownchick31
@unknownchick31 6 часов назад
Kokoo la jeceley Allaha ku xafido❤
Далее
KU HORMAR LACAGTA QOFAA COME BACK SAMEESAY
27:29
Просмотров 127 тыс.
1 Subscriber = 1 Penny
00:17
Просмотров 49 млн
Koko oo cumer farin u rebtay 🫡😩😔
1:01
Просмотров 8 тыс.
DEG DEG: Garmaqalka Muuqaal duubihii Argagaxisada.
15:40
1 Subscriber = 1 Penny
00:17
Просмотров 49 млн