Тёмный

DEG DEG: Garmaqalka Muuqaal duubihii Argagaxisada. 

Somali National Television
Подписаться 756 тыс.
Просмотров 83 тыс.
50% 1

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 126   
@Horgal510
@Horgal510 День назад
Tiirka abtiyo From Borama
@shaabelmk6147
@shaabelmk6147 День назад
Tiirka halgeyo garac🥷👍👨🏻‍✈️👨🏻‍✈️🇸🇴🇸🇴
@Aisha____Ali-t5r
@Aisha____Ali-t5r День назад
Dhawaaqu xumaa dhaguhu maalin walba maqlayaaan😢😭 ilaahow shacabka soomaliyeed adaa umaqan🤲🥺
@munahussein9687
@munahussein9687 День назад
Masha Allah shute wa akhyar, Allaha ku xafido
@degan4
@degan4 День назад
Dhiiga Islamka ayay ku mac macaan sanayaan 😢😢😢
@HassanHussein-kg2bl
@HassanHussein-kg2bl День назад
First Comment Allh zhabaab umada ha ka qabto Somalia Allh nabada ha Ka dhigo Allh SWT ha inoo naxariisto Dhamanteen
@munahaji8716
@munahaji8716 День назад
bisinkow ilaaheyow kuwan naga qabo yaa rabi
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 День назад
Allaahuma Aamiin.
@muusadanbele3565
@muusadanbele3565 День назад
Amiin Amiin Amiin yarabi 😢😢😢
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 День назад
Alshabaab dhalinyareda mustaqbalka dalkeena ayey jid qaloocan u isticmaalayaan Ilaahey ha inaga qabto shayaadiinta.
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 День назад
Waxan alshabaab lagu tilmaamayo maaha ilmo xalaal Waa dad Markodii hore sino lagu dhalay 😮
@adancabaas8584
@adancabaas8584 День назад
Midkasto waala igu tashkiiliyay kadhefe heee
@macalinaadan-m9l
@macalinaadan-m9l День назад
Cabsi cabsi wllhi eehee kulahaa shuute kan sidan baa lagu dilay wuu is daalinooya ma ahee mabad baadayo ❤
@CabdifitaaxMaxamed-v6p
@CabdifitaaxMaxamed-v6p День назад
Subxanallah
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 День назад
Dhibka haysata DHALINYARADA iyo sababta ugu wayn oo ay ugu biiraan kooxdaan, waa RAJO xumada iyo shaqo la’aanta ka jirta dalka. Maxaa yeelay, haddii aysan jirin dawlad u abuurta shaqo iyo xirfado waxaa aad u fudud in hunguri loo sheego.
@muusadanbele3565
@muusadanbele3565 День назад
Dhawaaqu xumaa dhaguhu maalin walba maqlaaan ilaahow shacabka soomaliyeed adaa umaqan😢😢😢
@safiya8016
@safiya8016 День назад
Yahuda shabab Allah cirib tiro dhaman amiin
@sahromahamud
@sahromahamud День назад
Subxaanallaah Subxaanallaah
@abukarhappy3000
@abukarhappy3000 День назад
Tashkiilis yaa afsomali iigu sheegi kara
@DrAsadhonesty
@DrAsadhonesty День назад
Kadhadhicin ama fahansiin
@xamsecabdicawl6625
@xamsecabdicawl6625 День назад
Maan badal ayay noqon
@Somali-engendering
@Somali-engendering День назад
Shitaar 😂😂
@abukarhappy3000
@abukarhappy3000 День назад
@@Somali-engendering waaba doqon hadiiba leyska shitaaranaayo
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 День назад
Shukran ani xitaa wanfahmi la,​@@DrAsadhonesty
@XabiiboCabdi-m3d
@XabiiboCabdi-m3d День назад
shouted.nimanka argagixisad wa xaad u sameynausa naxriis kuwa ma Lahaina ha LA laayo dil ha lagu xukumo Hana laguna fuliyo
@FarxaanHassan-g8h
@FarxaanHassan-g8h День назад
Wlhi inta naxariis loo sameynayo waligood wey jirayan lkn kii laqabto hadii madaxa laga toogto mawa sii jiri karaan
@buuunicali
@buuunicali День назад
waxaa ka muuqda dhigii umada soomaaliyeed tiirka hala geeyo
@ZayidShucayb
@ZayidShucayb День назад
Allshaba dhaman waLaso afJari dona waxan marki Labun buniYay dad ismo deni ciyaLka cafada macaL afJiri kari Hadi Lami doobo
@hooyoaamaguul3673
@hooyoaamaguul3673 День назад
Allow u dhammee Qabyaaladda waxa musiibo ah oo idil dhashay
@MaryanXuseen-oi5hl
@MaryanXuseen-oi5hl День назад
2025 wiilkaan aniga ayaa badalaayo hadii shekadaan ay sii socoto oo eh in meedka la canshuuro
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 День назад
Hye iskuday he ada kashaley done
@hubaalmedia296
@hubaalmedia296 День назад
Xabiibi hayga dhiman kkkkk
@MukhtarMohamud-w3v
@MukhtarMohamud-w3v День назад
Hadda ayad shabaab tahay 😢
@sheekhxamse7736
@sheekhxamse7736 День назад
Waar nimanyaw sida argagixada sida loo qabto yaan meadiha lala wadaagin waa in sirta la qariya--- sidee weeye--
@cabdiqanizulaman1457
@cabdiqanizulaman1457 День назад
Waxan taloow ma ruunba mise waa matalaad 🤔😇
@OhaMoha-d2y
@OhaMoha-d2y День назад
Matalaad ubadi
@mfarah9231
@mfarah9231 День назад
Maxaaa ka dhigay
@caadilmustaf-m3o
@caadilmustaf-m3o День назад
geesisanaa wiilkan kan dowlada ayaaba ubahan
@abaanasanka9685
@abaanasanka9685 День назад
Bay bakol 🤔🧐
@manbiil
@manbiil День назад
Xee aheed xariir wala yelan karyaa Waaba danbi in xariir lala yeesho argagexiso subxanallah
@nafisonafta2799
@nafisonafta2799 День назад
Alle maxey dhalin yaradi god ku wada shuben
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 День назад
Maskiin maxaa dhibkaan u geeyay. Dhiig la daadiyo caqli maahin
@almasahmedali3967
@almasahmedali3967 День назад
Loov 🇸🇴🇸🇴🤴🤴🤴🇸🇴🇸🇴❤️🤲🏻👍🏽
@MohamedOsman-c7g
@MohamedOsman-c7g День назад
Kuli magasab baa alshabaab
@AbduMohamus
@AbduMohamus 15 часов назад
Shuute waa nin isku diyaariyay inu kaxoreyo khawaarijta duulanka ku ah dalkiisa👌
@Somali12222
@Somali12222 День назад
Runaa la sheegin maa hine rati dameer ka raad qurxoon dowlada somalia waxaa la soo dhahay joojiya dilka toogashada kii la qabtaba dil Lagu xakumaa mana la toogto ilaa heer uu isku dayo inuu baxsado askartana laaayo ✌🏾✌🏾✌🏾🇸🇴
@MahadYoolax-lc9dy
@MahadYoolax-lc9dy День назад
Markii dhiiga uma soomaliyed la dadinaayo wuu idin la fudud yahay lkn markii maxkamad tagtaan wad calacaleysaan🤔🤔🤣🤣🙄🤫
@Mohamed10-v7o
@Mohamed10-v7o День назад
Elayda iyo jareerta wadanka halaga rafo ayaga ayaa isqarxiyo
@ShihaabAxmed-x4l
@ShihaabAxmed-x4l День назад
Kuwa kuladhashey liido lagu farsameysto wax kaqabo 😂😂😂
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye День назад
Xagee aadan hee dalkale marabo dad dalkoodii laga saarayo
@abzinokant
@abzinokant День назад
Cusuriyada qowmiyad ama qabil dhan waa calaamatu jahli
@MohamedOsman-c7g
@MohamedOsman-c7g День назад
Actar miyaa flim ayaa lajilaa alshabaab walee umad macaxan 😂😂😂😂
@mklsl3663
@mklsl3663 День назад
Waa leygu tashkiileyay kulahaa midkastabo waxuu leeyahay waa ley tashkiliyay away aqligeena maxuu qabanayay markii lagu tashkiilinayay
@Abdifatah-j7d
@Abdifatah-j7d День назад
😊
@warsamedacad123
@warsamedacad123 День назад
Legend 😂😂😂
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 21 час назад
Xamar naga cilmi badan ninki ninkan qabtey argagxisa ah bey wajigiisi keen camera maxkamada hhhh waa fani
@ahmedfaahim3787
@ahmedfaahim3787 Час назад
Elaay qarax wey ku dhamaaatay waxna weyso kordhin la'yihiin.
@aarcade8634
@aarcade8634 День назад
Ha akhrin qodobo dastuuriya adoo maxkamadaynaya ruux aad shalay ugu baaqday inuu soo dhiibo oo aan wax dambi ah lagu qaadayn
@Mohamed_crypto12
@Mohamed_crypto12 День назад
Kan gungaar hala keeno balaayo waye😂
@IsmacilcabdiIsmaciil
@IsmacilcabdiIsmaciil День назад
sirta dowlada iyo qaabka looqabtay wa xamaraan ama mamnuuc iyo lasheego
@mohamuthgamer9154
@mohamuthgamer9154 День назад
Tiirka Hala Geeyo no Jixinjix 😂
@UstaadMuxiyadiincabdifaarax
@UstaadMuxiyadiincabdifaarax 14 часов назад
Rag waxbartay
@najiibyare5966
@najiibyare5966 День назад
Waa u dhamaaty malag baa haaya😅
@faclon.
@faclon. День назад
nin walba waa hayaa lkn markan wey muuqata
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 День назад
Bay bakool ka so qadayaan hawiye uso qadan hala laayo alshababtan waa raxaeayn iyo jareer
@mohamed1234D
@mohamed1234D День назад
😮
@midnimomedia198
@midnimomedia198 День назад
Cadiwga Somalia ayaa so abaabulaya kooxaha is qarxiyaha
@McM-iz7sd
@McM-iz7sd День назад
Hala dilo baqtiga
@FaadumiinaFaadumiina-y2u
@FaadumiinaFaadumiina-y2u День назад
Horta kuwan marka la qabto maa la dilo maxaa loo haayaa
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 День назад
Shaqo qaran oo xanuun badan halaga qabto
@jabaanmedia735
@jabaanmedia735 День назад
Reer ceelasha khawaariij maa iska qabataan oo sawirka qaldan malin kasto shuute hortii markii lageeyo ceelasha wax kasto nalagu baray ku lahaa
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada День назад
Shuutoow goormaa adigana tiirka lagu geeynaa oo lagu qisaasaa adiga iyo xirtaada ileen dad badanaa niigu maqan adiga iyo xirtaa wariye ilaa shuute ilaa kuwa dadka isku buluziyo xabada la dhaco ilaa oo ka naf baxo balooniga waa isku dhiib dhiibtiin laakiin waa inaa xanuunka niila dhan dhan siiyaa hadaa aduun ku arki weesaan aakhiraa waryaalo meel lagu kala dhuuman karin maxaa yeelay dad badan oo waxbo galabsan aya leeyseen
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu День назад
TOOGTO WAR ISAAQA. HALA TOOGTO WALAAHI ILAA JILIB AYEY TAGAAN OO SO BARTO QARAX YADA. IYO MUQDISHO. ISAAQA. DIYAARAD IYO MAABOOR AYEY KUSO GALAAN.
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 21 час назад
Afsomaliga so baro sida loo qoro hooyadi Amison wasi jirtey wase xalalba ma tihid maxadka hadleys beedeyhow
@muxuboqaali4586
@muxuboqaali4586 День назад
Buula fuleydan maa iyada dhan lagubo🙄😡
@xogbaar
@xogbaar День назад
Horto ma aragtay mid kaste wuu sheegayaa allow yaa nugleer ku dhifta ayada dhanba waa meel shayaadiin isku aragtay
@muxuboqaali4586
@muxuboqaali4586 День назад
@@xogbaar haa mid aan sheganynn ma leh olow gub 🤲
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 День назад
Waxaan maalin walba waala xukuma laakin lamaba dilaayo xabsiga lagu biilaya waa sababtas waxey dilka usiiwadan
@اممحمد-ج8ط6ظ
@اممحمد-ج8ط6ظ День назад
Xitaa waxa jira youtopyo ay leeyihiin oo ay ka dacaayadeeyaan horumarka iyo degenanta dalka ka socda hala soo qabqabto chanelka banadir shabele sahan warqabad iyo kuwa kaloo lamida😮
@aarcade8634
@aarcade8634 День назад
Ninku soo ismuu soo dhiibin❔️
@FivePerson-mj8fw
@FivePerson-mj8fw 12 часов назад
War xalked uu bahdishay jabhadka
@AxmedAli-d5e
@AxmedAli-d5e День назад
Kaan aniga hala idhiibo saa u maaqar fiiqo
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada День назад
Adaa lagu dhahaa waa lee tashkiiliyey kulahaaa ciyaal maa tahy lagu tashkiilinaayo Waxad mudantahy ba laguv marinaya zxp Anga wxs Nama maraan Dad bdn baad Naga leyseen laga yewli maayo wxs
@almasahmedali3967
@almasahmedali3967 День назад
❌️🚷🗣🚷❌️
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 День назад
IIHIIDA SHUUTE LAFTIGEEDA BAABA TOOGASHAA
@CabdirasaqMaxamed-vw2vb
@CabdirasaqMaxamed-vw2vb День назад
Ileen cidanka kala ordayo malin walbo aragno waaladubaa!!!!
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 День назад
😂😅😅 ileen somali oo dhan waa dawataa
@CabdirasaqMaxamed-vw2vb
@CabdirasaqMaxamed-vw2vb День назад
Cabtoy ninki cidan kadhigta qaldan
@AhmedShido
@AhmedShido 16 часов назад
Somalia weyn Waamaxa Diinto galad miya difacaye Dhafoorda Laxirto ninku makirtaana
@alijabuuti2922
@alijabuuti2922 День назад
Maaac sonkor 😂
@AbdihakimaxmedNor
@AbdihakimaxmedNor День назад
Lacag meeqa buu qadan jirey😂
@IskutashiGuud
@IskutashiGuud День назад
buulafuulaydaan alshababkasta shegayan maa dhulka lala simo waa mel bal kaso yaacdo
@mowliidcabduqaadir
@mowliidcabduqaadir День назад
Camero aa yaab
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 День назад
Nimankan marnaba la amini Karo, dadka yaana lagu deen waa khatar.
@mowliidcabduqaadir
@mowliidcabduqaadir День назад
😂😂😂😂
@143-k1d
@143-k1d День назад
nin kaan halees dhaafiyo tiirka halagu hubsado nacalada aan diinta laheyn
@abdiyare2025
@abdiyare2025 День назад
Kkkkk muuqaalka uu duubayo aakhiro miyaa loodira ar khawaariija musiibo haidinku dhacdo
@اممحمد-ج8ط6ظ
@اممحمد-ج8ط6ظ День назад
Hala garaaco intuu ka sheegi halkey joogaan camerestayaasha meel ayey wada joogaan telefonadodana wey iska haayaan waana yaqaan hada halkey joogaan kuwaasoo muqdisha iyo nawaaxigeedaba ku nool waana kuwa sawira qaraxyada ischol polisiya liido deyniile kii ka dhacay kaxda waa buuxaan alshababtana wey la noolyihiine halaga keeno sirta meeshey joogaan fadlan garas baaley xitaa waa iyagaan iyo saaxibadood❤
@yareys3919
@yareys3919 День назад
ARSENAL ka doqonsan oo ka fuleysan weligeey ma arag Kaaley ninkaan xog ka diyaari xafiiska geey leey la dhahay 😅😅 wuxuu la soo boodey waa sheegaa ee ha i geeynin😢
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 День назад
Been buu sheekaya aad haloo waraysto foolxumada 😮
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 День назад
Hala dilo doofaarka
@dhalanyaradamanta
@dhalanyaradamanta День назад
Bahala kaloo halis ah ayyaa jiro maa la soo qabto mise waa ay adag tahay
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 День назад
Car qof quruxoon ha boqdo alshabaab 😂 Waa dad u eg shaydaan foolxumo isku neceen sidaa dadka uqarxinayaan Indhihii arkaa ayaan daranaa😢😮 Waa xaasidiin mid kaste bay iyo bakool ka zoo safray alle idin cinqaab 20 gadhi la so raacayaan 😮
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu День назад
😂😂😂 ISAAQA. BURCO WA DIL TOOGASHO. 30 SANO. AYA. SOMALILAND. SHEEGEN. IN EY MUQDISHO. QARXIN DOONO. HALA TOOGTO.
@warsamedacad123
@warsamedacad123 День назад
Itoobiya wadanka jogaah marna warar intaa laagu qadaay maad so dubtaay suash hala waydiiyo😂
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 День назад
Wey dubaan
@aarcade8634
@aarcade8634 День назад
Sababta loo maxkamadaynayaa maxay tahay nin isasoo dhiibay ileen sharcigu ma ogola in la maxkamadeeyo
@CiilTire-f2k
@CiilTire-f2k 23 часа назад
Ninka raga ah woo noolada woona dhinta adkeeyso saaxib wadaan adiga mabilaabin ee waa lagaaga horeyey
@gocondhochannel3251
@gocondhochannel3251 День назад
Dhalinyarada oo keliya aya la xukuma maxa xasan daahir aways iyo roobow axmed madoobe loo xukumi wayey mise waxan la rabin in shabab dalka laga af Jaro
@souadelmi5470
@souadelmi5470 День назад
kuwaa madaxdi sow maha mise waa al shabab wlh reer Somalia gacan ayan uu tagay ani 😢from djib
@abdiqadir3076
@abdiqadir3076 День назад
Arkan si fudud aa lagubqabtay walahi wiilka qabtay waa la yaabay fahankiid ailaahoow soomaali israacsan oo dawlad ah natus
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed День назад
Arxan laawayasha mar hadiiba ee ku biiraan xabsiga yeenaga buuxin dilkoda ha laboobsiyo balaayada xabashida iyo daba dhilifkeeda ushaqeeya 😂
@axmedjibril-f4u
@axmedjibril-f4u День назад
Buulafulaay shabeelada hoose kulaha😅😅😅😅😅😅😅 waa tuulo weyn oo gedmo u dhiganta oo buurhakaba hoos imaada
@xogbaar
@xogbaar День назад
Dadka qaar ayaa mooda AS waxa ay ku dagaalamaan inay tahay mabda diimeed ay aamin san yihiin lakin ma jiro mabaadi diiniya oo aamin san yihiin waxaana cadayn kuugu filan wali ma arag mid leh diin islam ayaan u dagaalayay oo waan saxanay mid kastaa waan qaldanaa ayuu leeyahay xattaa hadduu og yahay in birri la tooganayo oo aan hadal lagu siidaynayn iyo haddii daqiiqad ka hor la soo qabtay waa lay qalday ayaa kasoo horraysa malaha wayba kusoo taba baraan Waa mooryaan aan dhaqan muslim iyo mid gaalo toona lahayn
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 День назад
Cadayn maad haysaa afkii CNN ee maraykanka hanagula hadline Dal iyo diinba way udagaalamayane dee ka laqbto wuxu doono ha iska dheego adiga hadi lagu qaban laha waxay ubadan tahay inad isku kashi lahayde😂😮😅
@FY-Editzz
@FY-Editzz День назад
SHAQO LA,AANTA IYO BAAHIDA AYAY UGU FAAIIDEYSTEEN DHALINYARADII *SOOMAALIYEED*
@Ahmtruush
@Ahmtruush День назад
Maxaa adiga baahida Dhiig islaameyd maa uqadanee beri neh ey wad cuni lahyd😂
@Somali12222
@Somali12222 День назад
Anaa shiid ah dadna ma dilo raalina kama Ihi gacan ku dhiigle qiil ma lahan ✌🏾✌🏾✌🏾
@FY-Editzz
@FY-Editzz День назад
Inta magaalo iyo degmo ay maamulaan dhalinta ku nool ayaan ka hadlayaa. *TIIRKA* hala geeyo midkii shabaab ah.
@Barakodiin
@Barakodiin 15 часов назад
Dadka qaar waxee soo qoreen tiirka hala geeyo adiga maa ku cadeenkaro inuu dad dilay war ilaaheey ka cabsada hadii la dilo ogoow adigana qeyb weyn ayaa ku leedahay dilkiisa maxkamada dad badan ee dulmi ku qisaastay qofkii wadada maraayo xataa waa lasoo qabsadaa kadib video laga duubaa asigoo qiranaayo dambi uu laheen balan qaad been ah kadibna bashaa lasiiyaa laakiin xisaab weynaa dambeyso maalin laqatanyahay oo la qaawanyahay
@MaxamedMohaa-g4y
@MaxamedMohaa-g4y День назад
tirka halageeyo yaanan loo naxarisan alshabab
Далее
Garmaqalka Askar ku aadeysan u Basaasid Argagixiso..
25:04
Тестирую гаджет для роллов! 🙈
00:42
Handsoms😍💕
00:15
Просмотров 3,5 млн