Тёмный

maalmihii nolosheen part 17 

naciimo jookar
Подписаться 274 тыс.
Просмотров 117 тыс.
50% 1

ila qosol, naciimo jookar ruwaayad

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 337   
@Sharoobo
@Sharoobo 5 лет назад
First dhag balaarey pinn ma quusto waa taganahy wlhi like saaara💋 ado jiifa o comment aqrinaya hada daawaneso
@israaabdullegeesey9088
@israaabdullegeesey9088 5 лет назад
inta neh ma like baa ka tuugsanesaa😅
@Sharoobo
@Sharoobo 5 лет назад
Israa Abdulle Geesey Arma ka tuugsan kara😂😂😂😂
@nasihaelmi7848
@nasihaelmi7848 5 лет назад
Subscribe isaa lika sar codsi waaye
@minaalabdi3550
@minaalabdi3550 5 лет назад
@@Sharoobo kkkk kkk tuuugsiga xitaa waa leysku heestaa🤣🤣🤣
@hayattmohamed122
@hayattmohamed122 5 лет назад
*Hadii QoraalkygaN indhahaagu Qabtaan Nasiib Ayaad Leedahy Wax kasta ood Jeceshahy Ilhy Haku Rumeeyo* 😍😍❤ *Like Hayga XaasidiN* ♡♡♤
@hibosiciid4107
@hibosiciid4107 5 лет назад
Masha alaaah niciimo jartidada Ku heeysta
@zapnalastqueen4626
@zapnalastqueen4626 5 лет назад
amiin wll
@naanii1878
@naanii1878 5 лет назад
Hhh intas dhan like lee yah maxa like laga hela horta
@frankabdurahman1029
@frankabdurahman1029 5 лет назад
Like waan Saaray Lkn Wll Macnaha ay kuu samaynayso iiisheeg Adooo raaliya
@mumtaazfeyzal5086
@mumtaazfeyzal5086 5 лет назад
Inta qura,anka jcl like plz🙏🙏🙏👍❤
@rashawabar1446
@rashawabar1446 5 лет назад
Oh sorry Man dawan caawa aya dawaday . Wan yaray bukay I love you so much nimco Qofki nimco darted u dawada like ha isaro 😌😍
@malabsida8735
@malabsida8735 5 лет назад
This episode is the best so far. 😍😍😍😍😍 thank you Naciimo quruxeey iyo dumaashidaa.
@abdifatahismail1215
@abdifatahismail1215 5 лет назад
Surmindi inay mataanteedi heshay inta aragtay Like hayla dhaafina dhanka codka ayunbay kukala duwanyihin lkn muqaalka u eegtay
@careefofficial9019
@careefofficial9019 5 лет назад
Mnsh Allh Nimco Jookar Keep Going Sister From Hogyga Fanka Hargaysa Somaliland🌷
@kaafiyocabdi1247
@kaafiyocabdi1247 5 лет назад
Dee wllo yaaku waydiiste meesha ka soojeedo waxan cml waa qabiil ama waad caan bixinaysaa
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 5 лет назад
naciimo jokar naag diricnimadi rer muduga,wadata horay usoco abyo
@kooshinsharmaarke8790
@kooshinsharmaarke8790 5 лет назад
Wll adoo mahadsan like ii saar Intaas ceeb miyaaana Mahadsanidiin
@muwahibaahmed4929
@muwahibaahmed4929 5 лет назад
Adiga mudan wllo hadi aad yutubar aad tahay aladarti icawi
@riyaqcookingandcleaning
@riyaqcookingandcleaning 5 лет назад
@@muwahibaahmed4929 SUBCRIBE ee saar aan is caawino wll
@sawdasabnaa1188
@sawdasabnaa1188 5 лет назад
Ku jecliyaa niciima jokar😍😍😍😍😍😍❤💋💋💋from burco sland
@KINGMOHA5388
@KINGMOHA5388 5 лет назад
jaceeylku ciyaar ma ahan inkastoo waxaan jiliin tahay hadana lkn hadii sidaas lii gali lahaa oo alaab leeygu dhaqi lahaa sidaan ubaxo ayeey ahaan leheed gadaal xitaa ma soo fiirin leheen walee. ilaahoow qeer ka dhig dulufta aan mustqabalka guursan doono insha allah Allaha iiga dhigo mid baari ah.
@ifrahmuse5099
@ifrahmuse5099 5 лет назад
Hhhh qurbaha ninaa alaab dhaqen naag rabto maleh e alab dhaqowga iska baro sxbw😃😃
@bilantawaayahagurigobeed8961
@bilantawaayahagurigobeed8961 5 лет назад
Argagixiso Caaalami ah weeye kkkkk Dumaashidaa Raaliyo .Fiiicanaa Actionkaaaas joookar Thankz Baayo
@boqoradapuntland1250
@boqoradapuntland1250 5 лет назад
Alla ina adeerey naima ma anaa sheekadan ku sheegey wlhy wa iyadii o an hal bedelnyn caqliga alle hku daayo qumanyadi dumaashidey ahyd bn xasuusty wlhi .
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 лет назад
Dumashida maa xumeyd hno
@abdirahmansmart3896
@abdirahmansmart3896 5 лет назад
Jacelkeena aad uweynaa. Huge Love ahaa kulaha #NaciimoJookar
@umuraage2984
@umuraage2984 5 лет назад
Abdirahman Smart 😂😂😂😂
@mohamedhussein8000
@mohamedhussein8000 4 года назад
Naciimo mahadsanid Abaayo waankutaageersanahay hortaada usoco noona wad madadaalada Walaal we love you
@dhyamanomar4202
@dhyamanomar4202 5 лет назад
Manta Ana ugu horayo liketa ha la dhifin hadad ilahey taqanid😂😂😂😂
@nedjaaadam1579
@nedjaaadam1579 5 лет назад
Wanku farxay sey uheshiiyeen kuye dhagbalaadhey IYo sidey ugu carartay mnsh Allah wllhi maantaa waligeedba ugu xiiso badneyd wooow ka helay wllhi
@hamdiqueen3224
@hamdiqueen3224 5 лет назад
tageero number one ku ahay jokar teyda aashaqa love you so much
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 лет назад
Pls isaar subscriber
@yoefaraq
@yoefaraq 5 лет назад
qof iga horeyay majiro asxapey like yaala ila dhaafin
@Abshir252
@Abshir252 5 лет назад
Wow gabadha kalena walaahi waa Actress iyana. Horay usocda. Gabadhaan ruwayada haka reebin Naima
@Nuradin2
@Nuradin2 5 лет назад
Big respect from London ✊ abayo wlh Somali actress baa tahay horey uu soco I can’t wait 😊 18
@farhiodaahir193
@farhiodaahir193 5 лет назад
Inu dhamaado majeclen wallhi inti kaxun like isaara 😭😭
@abdishakurabdinasir9249
@abdishakurabdinasir9249 5 лет назад
Nimco jookar madaxa iisaran tahay wllhi waa iga qoslisah 😍
@hoodofaisal6709
@hoodofaisal6709 5 лет назад
Allah beerka niciimoy ninka waad washay wale Faisal xawaase ayay hawli utaala next episode nogu so dhakhso
@Blacktolite
@Blacktolite 5 лет назад
Guys please sort out the audio problem 🔉 I suggest you give everyone in s scene a mini microphone 🎤 it would make. A major difference please invest in some decent mics👋
@IiroonHaji
@IiroonHaji 5 лет назад
Alla jookar jecliyaa caku dumaashi xun wlh tu walalky qabo ayan so xasuustay la qaada
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 5 лет назад
Maskiinta ha qaadin adi hada wanajiso kuma xumaynayso Alxmd ani dumashiyashey love isku nahay
@Ayan-jd2pv
@Ayan-jd2pv 5 лет назад
@@zahrahussein2703 lov ma jirto lkn iska jir yan lagu diirin
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 5 лет назад
@@Ayan-jd2pv yan lagu dirin o se ah abayo Wa iska ilaaliya aad uguma dardarsado ayagana sido kale darisa nahay selayahay isuma dhaafno abayo love isku nahay iskuma dhacna kawada
@Ayan-jd2pv
@Ayan-jd2pv 5 лет назад
@@zahrahussein2703 haa abaayo soomlida wadada ad iyo ad qufka xoman tiisa oo radradsha iska ilalli waxabadan iska aroori yan laga darimin jiiljilic
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 5 лет назад
@@Ayan-jd2pv shukran abayo talada issisay
@shirhaamabdalla5263
@shirhaamabdalla5263 5 лет назад
Nacimo joker wlhi talent tahay masha allah
@amiindeeqsi6400
@amiindeeqsi6400 5 лет назад
Nin aroosayo ooyayo oo pareelo lagu wado😂😂😂Dhag palaadh tu fiyow maaha nabee ill baa Nagu dhacday kulahaa Palo Reer mudug ilahow Ani iyo xabadeyda huge love ka ey joker sheegatay inoga dhig oo Naga ilaali jacaylka pudh LA Duul iyo Dhag palaadh 😂😂War Aaaamiiininta inagu darsada Somali Maxamedey🤲🤲🤲
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 лет назад
Riwayadu wxy la hdleysa dumarka bila go.aanka mlin walba gurigeda ka duda hadhowna iska so laabata
@elianelman9146
@elianelman9146 5 лет назад
Well done jooker sis 🙌🙌👍 and your amazing team.
@bilantawaayahagurigobeed8961
@bilantawaayahagurigobeed8961 5 лет назад
Naciimo Jookar Maxkamad Caalami ah baa raadinaysa waayo dadkay qosolka kadhamaysay kkkkkkkķkkk
@aishogeedi4989
@aishogeedi4989 5 лет назад
Naciimo gabadheyda ayaa aad kujecel walhi
@abdullahimohamed6208
@abdullahimohamed6208 5 лет назад
Naima Joker wlh wa gabar hebad u leh majajilada aad ayan ku tegera walashey
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 5 лет назад
Naciimo Jokareey. Waan. ii. idin. Salaamay. adiga.Jilayaasha. Sharafta. Leh. Naciimo Gabdha. Dumaashida. ah. hakareebin. filimka.plz. PlzWaa. Jilla. Wanaagsan. Marka. horu. Socoda. from. Melbourne. ❤️❤️🌺🌺🌺🦜🙏🙏🙏🙏💋💋💋💋💋💋👑👑👑👑👑👑👑🌷🌷🌷🌷🌺🌺🌹🌹👍👍💋💋💋❤️❤️❤️
@TUSMEYN
@TUSMEYN 5 лет назад
Asxaabeey heesta ugu horeyso muuqaalka magaceeda aan rabaa iyo meel aan ka heli karo. Please cidii taqaana mahadsanid.
@sodabiryar7580
@sodabiryar7580 5 лет назад
Manshaaalh ilahyow xafido naciimo inshaaaaalh
@xilwaali9953
@xilwaali9953 5 лет назад
10: 56 kulahaa makataqaana qofka waziirka haweynka loodoortay 😂😂👊
@kiinabdinoor9777
@kiinabdinoor9777 5 лет назад
HHhhhh inta ka heshay laandheere siduu u dhahayo dhagbalaareey like
@rukiam1523
@rukiam1523 5 лет назад
Markan caroodan fiirsada rawayadada naciimo jokar byo allow ku daa ❤️❤️🤲
@suhaybcabdinuur8592
@suhaybcabdinuur8592 5 лет назад
Qoxontiyadu ka so Gursaday dhadhab Qabri bayax hadu ka so gursan laha cunto kumayna diiden🤣😂🤣
@salmaabdullahi5209
@salmaabdullahi5209 5 лет назад
Nimcow mxaa ugu reebtay Abti Liibaan oo looyaqaano waslad??
@mohamedabdirahman4208
@mohamedabdirahman4208 5 лет назад
Nacas weeye kaasiye
@suadabdalla9863
@suadabdalla9863 5 лет назад
Dhag balaar iyo budla bood walle idinkama dhargo xiis you inbadan ❤️
@hodanhassan3014
@hodanhassan3014 5 лет назад
Subxanalh gaajo mid apply ceshanaysaa
@muna2625
@muna2625 5 лет назад
Waxaas waa ka xishoonayaa aniga Xataa suuligaa isla gashaan kumalahoooo hhhhhh
@nasraxilwaanimahamed3151
@nasraxilwaanimahamed3151 5 лет назад
Nicima jokar ilove U somach from Hargeisa Somaliland
@fathiahmedabdikarim887
@fathiahmedabdikarim887 5 лет назад
like i saara inta joker ka qosliso 😍
@maymahashi8573
@maymahashi8573 5 лет назад
Kkkk hhhhh naagtiii toban sano laqabo waxay isku malaysa kkkk hhh naciiima horay usoco baayo
@showayeofficial7763
@showayeofficial7763 5 лет назад
Love you dhaaa dhaan aa isl noqoteen dad musqusha isla galaaayo kkkkk 😂😂😂
@fardowsamohamedamiin9229
@fardowsamohamedamiin9229 5 лет назад
Kkkk alla waakanaa sey udhahdaa kahelay Liketa dhac hee
@sayidhaaji381
@sayidhaaji381 5 лет назад
Naciino jookar wll aan taaageero Filmkan inta kal socda naciimo jookar like saara
@sommediainuganda8043
@sommediainuganda8043 5 лет назад
Acting like real life, I really support you actions naima keep going
@bushraachanal6182
@bushraachanal6182 5 лет назад
Alla ana salka la daloolee bal gabadhaan ii so dira dhaqaalaha ha i bartee
@ikraamomar9476
@ikraamomar9476 5 лет назад
Naciimo jookar umad maahan kulahaa qudbada markaa dhameeso iisheg goortaa cuni karo 😂😂😂😂😂😂
@ufafanuzi4382
@ufafanuzi4382 5 лет назад
Naciimoy dhaga balaar kugu maficne.....masha Allah, Hadal balaar ayaa kugufiican. U are very funny. Riwayad somali tanaa igu horeysa
@maxamed7258
@maxamed7258 5 лет назад
Qalanjo si fiican ayay u jishay 👍👍👏👏
@cadeyomar2744
@cadeyomar2744 5 лет назад
Masha Allah ALLAH KU DHOWRA SIS Ilahey amarkis labiskaga ku heysta dharkn inte laga hela san u weyn jirka astura.masha Allah
@miimoabdule
@miimoabdule 11 месяцев назад
SOMALI FASHION ❤WELCOME.WLLO
@anisaail6136
@anisaail6136 5 лет назад
Jookareey hassan bn kajecladay
@amiiraabdirahman9036
@amiiraabdirahman9036 5 лет назад
Carabiga waa kufsaten hhh 🤣🤣😂🤣
@mohamedabdirahman4208
@mohamedabdirahman4208 5 лет назад
Human being kuma qaniinn kulahaa Aar Xasanow ilakaheni cas-casaa baa la cayayaa Mid kuu eegna waad heshy nimcoy Xabeebo mid aan arky bay la dhaqn tahy Bud laduul xoogaa muu kabadaa horta
@queenabyan4666
@queenabyan4666 5 лет назад
Wlhi ine idhaafto Majecli Subaxdi canjeero Ku kor Dubana qeybtaan wa download gareysana 😂 inta ila Midka Ismuujiye Farta wada taaga
@ayanhealthyfood7586
@ayanhealthyfood7586 5 лет назад
Queen Abyan walal channel kayga Subscribe isaar ina soo booqo ado mahadsan
@laqanyolovechannel7100
@laqanyolovechannel7100 5 лет назад
@@ayanhealthyfood7586 plz isaar subscriber
@ayanhealthyfood7586
@ayanhealthyfood7586 5 лет назад
Laqanyo love channel walal wankusaray adigana isaar Subscribe ado mahadsan
@nimoawemuse4784
@nimoawemuse4784 5 лет назад
Abayo jookar ciyaal ayaa kufirsado musqulsha laslagalayo iyo iyo wax yaalaha kale kareeba please ♥️♥️💞💖jookar ♥️♥️💞
@riyaqcookingandcleaning
@riyaqcookingandcleaning 5 лет назад
Asc Allah hako barakeeyo SUBCRIBE dhac dhac ego seeya
@adarabdi2371
@adarabdi2371 5 лет назад
Waa il iyo jaceyl leysku walaaqay waaye waxaan xalay la soo jeeday kkk Jookar.
@mandeqmusa3890
@mandeqmusa3890 5 лет назад
Masha Allah abayo nimco Horay u soco bbe😘
@faadumosahrafaarax3849
@faadumosahrafaarax3849 5 лет назад
Alaylehe maanta anaa ugu soo horeeyay
@leilacaynab6305
@leilacaynab6305 5 лет назад
Nimco jooker Maansha allah aad ayan u jeclahay siday wax jisho waa jilaa aad bey iga qoslisey
@sahroyusuf7700
@sahroyusuf7700 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣🤣👌hal massej ima sodirin wuu qustay iga dheh
@safiyomataan3216
@safiyomataan3216 5 лет назад
Dhagbalarey sana dhagta sootagayey waan dalaay plz naga sooboosiiya qeybaha kale
@muxidiinxersi8128
@muxidiinxersi8128 5 лет назад
First oo ku tageran ahay madax sare caadi mahid really qosala igu dishay
@رحمهعلي-ز3ع
@رحمهعلي-ز3ع 5 лет назад
Waqtiga aad ban usugaa ruwayad horomar wacan naciima jokor. Qof qaaliya. M.a
@hafsaabdinorhashi7466
@hafsaabdinorhashi7466 5 лет назад
Wu sixran yahay balayo ku dhufatay Naciimo Jookar cadi ma tihid
@blossom8569
@blossom8569 5 лет назад
😂😂😂😂 naciimo wax lajoogabo maanta wax baa laguu xisaabinayaa😂😂😂
@amaldhamays8269
@amaldhamays8269 5 лет назад
Helloooow dhagbalaaareeey🤣🤣🤣🤣jecliya ints marku dhaho he made my day lool
@zususta5403
@zususta5403 5 лет назад
Naciimo waxa jclhy marke dhaheso balaayo ku dhibsty 😂😂😂
@user-iq4qv2nq3t
@user-iq4qv2nq3t 5 лет назад
Bahashan bakhtiday maxay ahayd kkkkk ee dadka cuntada u xisabinaysa
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 лет назад
Tufaaxa sabtiba ku qoran kute wiigi Hal mid la cuna
@nashadcise8739
@nashadcise8739 5 лет назад
Kkkkk dhag balr ragii wa kal rebtyaa
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 5 лет назад
Dhaga balaar buud la dhul qosolke iga dhameyeen🤣🤣🤣
@abdihakimguliye8207
@abdihakimguliye8207 5 лет назад
Qofki Nacimo joker lugtedha arkee at 13:42 like ii sara
@kaabafaraah6175
@kaabafaraah6175 5 лет назад
Kan ma dhamaysan kraa niciimo wllhy wa shidan tahy
@bashirhajiabdullahi4725
@bashirhajiabdullahi4725 5 лет назад
Film hindi cml hello mataganthy joker orod kadhacay kkk
@abdilhayiabdilqayum9390
@abdilhayiabdilqayum9390 5 лет назад
Ruwaayada part 11 wixi ka dambeeyay lalabo ayey noqotay
@cahdirisaaqwadaniawil4754
@cahdirisaaqwadaniawil4754 5 лет назад
Wlhi Nimco joker wan ka helaa
@zackiboyofficial6557
@zackiboyofficial6557 5 лет назад
Wasiirka Haweenka 😂😂😂😂😂😂
@xamdi0722
@xamdi0722 5 лет назад
Intana ma imaata
@abdirahmansmart3896
@abdirahmansmart3896 5 лет назад
Surmindi qalaw qalaw soo laabatay. Soo noqo adoo Nabad ah #MalmihiiNolosheena #NaciimoJookar
@ifrahismail4173
@ifrahismail4173 5 лет назад
Må dhamayn karaa hadaan dhaawacay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@jirfe
@jirfe 5 лет назад
Ku jecliyaa naciimo jokar from hargeisa sister
@jamalfarah4822
@jamalfarah4822 5 лет назад
Nimco joogar xataa xabad Apple ah waala xisaabinaa naag Ka dhib badan waa tanaa dahabka waaku seexataa kullaaa😂😂😂
@aishamuktar7505
@aishamuktar7505 5 лет назад
Mardambo kula dagalimaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hoodocabdiabdi6373
@hoodocabdiabdi6373 5 лет назад
Hhhhhhh walahi qosol nimco jookar
@king_camaar9597
@king_camaar9597 5 лет назад
6:36 look how she's seriously "balayo ku dhifstay wuu sixran yahey" 😅😅😅 #naciimojookar
@najmohaashi788
@najmohaashi788 5 лет назад
guil wacan jookarteyda
@amoryofficial5910
@amoryofficial5910 5 лет назад
liketa ha ila dhaafina ilma adeerayaalow😍
@bilantawaayahagurigobeed8961
@bilantawaayahagurigobeed8961 5 лет назад
Kkkkkkkkkkkk Naaa iga dabahar maxaa ikaa daba dhigay ,ma iseexinaysaa ma caruuur baan ahay kulahaaa hahahaha so funny
@hawahajji3583
@hawahajji3583 5 лет назад
Qaaanadii bankiga macalaa qufulkeeda ku xiranyahoo soo guursaday 🤣🤣🤣😂😂😂😂
@drsshukrixuseen2730
@drsshukrixuseen2730 5 лет назад
Allha kudhowro alla xiisabadna qeybtakle
@kabdi7146
@kabdi7146 5 лет назад
Gaajoodan mxud hadayd
@queenilhanita3877
@queenilhanita3877 5 лет назад
Nimco dhigayga ku shaqeya alp kep going
@maanxasan8030
@maanxasan8030 5 лет назад
Hhh Naciimo Jookar Mid laba u taagtay bey heshy wlahi kkk
@naciimamaxamed7751
@naciimamaxamed7751 5 лет назад
Doqomatihiin kulahaa niciimo joker ilove you whi
@queenqaali9040
@queenqaali9040 5 лет назад
Bhhhhhh walhi nimca jogar umad ma ah sidaa u qoslaye wan mAtagay nolow wallo
@anisatiiali5656
@anisatiiali5656 5 лет назад
The first ahay caawa alxm love you nimca
Далее
Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 21
21:25
Просмотров 123 тыс.
Maalmihii nolosheena ruwayadii xaasid part 2
19:39
Просмотров 100 тыс.
ДОМИК ДЛЯ БЕРЕМЕННОЙ БЕЛКИ #cat
00:38
lamaha haayo kulahaa xassan yare
4:11
Просмотров 453
Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 17,
28:27
Просмотров 393 тыс.