Тёмный

Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 17, 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 393 тыс.
50% 1

Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 17,

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 502   
@hamzegaaz6774
@hamzegaaz6774 5 лет назад
Inta ilahay iyo Nabgiiz Jecel plz Like ii zara
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz
@abdihallilmohamedibrahim6711
@abdihallilmohamedibrahim6711 5 лет назад
Hamze Gaaz
@bbenacnac
@bbenacnac 5 лет назад
nacima joker❤ darted ban udawanaya wlhi Inta ila mida salama 🙋‍♀️ 👇👍
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz
@cabdiraxmanmaxamuudcmb6456
@cabdiraxmanmaxamuudcmb6456 5 лет назад
Mesha qofka shidayo waa nimco jokar wlhi
@fardusahmed6750
@fardusahmed6750 5 лет назад
NANAC iSii Bbe 🤘🤘
@shaaficiofficial9245
@shaaficiofficial9245 5 лет назад
n
@bbenacnac
@bbenacnac 5 лет назад
@@cabdiraxmanmaxamuudcmb6456 ha wllo wa run
@xamdaxiis4185
@xamdaxiis4185 5 лет назад
Waligey like mahelin ilahey janada ha idin wadageye ii Sara liketa
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz ilahey dartii
@saalimabuukarislaaw6218
@saalimabuukarislaaw6218 5 лет назад
Xamda Xiss caqligaa kugaartay
@mamustvpro6492
@mamustvpro6492 5 лет назад
Somaliyey sanad guuto wacan 1da Luuliyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@queenmaryibrahim8226
@queenmaryibrahim8226 5 лет назад
Walle wax badan ayd iga sohormarten lkn cwa aniga Aya ogu horeyaa like taa isara asxabey 👍tnxs
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz
@filsanali8570
@filsanali8570 5 лет назад
Jadwalka habeenkii itusa kulahaaa😂😂😂😂😂😂😂naaaag cilmi baaris usocota iga dheh😂😂😂😂😂😂
@amineetaomar6517
@amineetaomar6517 5 лет назад
Woow riwayadan wax yabo badan oo faida ayaa ku jira masha allah qofki caqli leh wax yabo badan ayuu kala baxaya 👏👏👏👏👏👌👌
@cafifaabdalle1571
@cafifaabdalle1571 5 лет назад
Waa sax waxbdn ba ka fa'idnay
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 5 лет назад
Waawarey lba kla daran baa iskgu timid filmkan naciima iyo gabadha kle ma aqan magaceed lkn dab yar ma shideeso Jilinkeeda filmku wuu wacanyahy 👌👌👌
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz
@ArishinhoOfficial
@ArishinhoOfficial 5 лет назад
xogmaal RU-vid shacab kiisa uhagar baxo inta taagerto like iiisa Somali nimana igu soo boqda allaha idin xafido pin igucaawiya xogmaal somaliyey isoogaara waan idin qanciye
@faizonur4819
@faizonur4819 5 лет назад
Qooxootiii ayuuu ka soo arooosay 😂😂Allaaaa niciimooow nolooooow💕
@Mudez-Romeo
@Mudez-Romeo 5 лет назад
Faizo Nur 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@maxamedaliahmed1254
@maxamedaliahmed1254 5 лет назад
inta jecel ha iigula saliso Rasulka Scw💖💖💖💋💕
@suweydaaxmed8757
@suweydaaxmed8757 5 лет назад
Jaceylkiina wuu dhafay kii soomalida waa kii viid namka 😂🤣🤣nimco jokar funny wlhi 🤣👏
@Gn_171
@Gn_171 5 лет назад
War kan sharka cad leh tiktok ayan kuso arkay inta wax mu ka jiilaya 🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz ilahey dartii
@Gn_171
@Gn_171 5 лет назад
@@umamuzamilcooking3866 okay
@quruxdumar4278
@quruxdumar4278 5 лет назад
Gabdha cusub oo Nimco walalked qabo waaa quruxleey❤❤
@islamsom4286
@islamsom4286 5 лет назад
Qurux Dumar Hadana fariid ah
@suadahmed8063
@suadahmed8063 5 лет назад
Candi maahan waa ruwayad shidan gabadhan hada kusoo biirtay waa qatar sideey u jileeyso waa kabaxsareen naciimo waa funny socdo
@cumarsyl4437
@cumarsyl4437 5 лет назад
Maalmihi noloshena best riwaayad runtii🤗
@sadiks.9871
@sadiks.9871 5 лет назад
This was the best part. Reerka wanaagsan kudayashadiisa. Qayb ninka wax labarayana keena.
@duudarasmi4071
@duudarasmi4071 5 лет назад
haaa waaa sidaaaa
@meymunaali7850
@meymunaali7850 5 лет назад
This was the best I could watch. And for sure this are true happening in our society. Keep going
@abdirazak8672
@abdirazak8672 5 лет назад
Way oo way waa la iga hormaray waayaaabay dadka ma meeshay Jiifaan joker salan sare my sister
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 5 лет назад
Naagtii 10th sano la qabo waxeey siku Maleysaa marriage expart ku lahaa Jookar dumarkeedi 😂😂😂
@safyoahmed7590
@safyoahmed7590 5 лет назад
Hahahahaha qosolka igumaharin. Love iyo love quteh ila maskusha 🤣🤣🤣🤣🤣😘😘👍👍best Somali actress mashallah sis keep going.
@sagalsagal852
@sagalsagal852 5 лет назад
Wlhi I like Nimco joker !!!!! Waa qof talent leh dhagabalaarey war lugumagaro afka ayu warka kusaarenyahay ee horey u soco Nimco dhagta 🇸🇴
@akramabdallaabdalla1932
@akramabdallaabdalla1932 5 лет назад
Waligey like leyma sarine walo yalow like isara
@abdirizakmohamed8540
@abdirizakmohamed8540 5 лет назад
Kamadaalo Dawashadeeda Ruwayada maalmihi Nolasha Iyo Xomgmaal media 🌹🌹🌹😍😍😍
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz ilahey dartii
@hayattmohamed122
@hayattmohamed122 5 лет назад
*Hadaad Sidaydoo Kale Lasocotay Xalqadihii oo DhaN Part1 ilaa Hadda* Like 👍👑❤😍
@ayaanfarah5124
@ayaanfarah5124 5 лет назад
Hayatt mohamed hf
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 5 лет назад
Hhhhhhhh xalqadii ugu shidneyd niciimo joker kute naa iga daba har wan aqana qolkaa idajisee😂😂pest riyaawad weye walee maalmihi nloshena❤❤❤❤❤❤❤
@ayanhealthyfood7586
@ayanhealthyfood7586 5 лет назад
HuDisH HanaaDi walal channel keyga Subscribe isaar ina soo booqo ado mahadsan
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 5 лет назад
@@ayanhealthyfood7586 hyh wallo
@abdiaizisse113
@abdiaizisse113 5 лет назад
Naciima joker shin badanaa hhhhh duf ku bax hablihii reer badhan iyo xingalol maxaa ku galay hhhhhhh😄😄😄😄
@Honey_MB
@Honey_MB 5 лет назад
Way tahay somaha
@umudeeqa399
@umudeeqa399 5 лет назад
Waaaaw caadi mahan Naciimo jookar❤❤💘
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Abayo subscribe igu caawi plz ilahey dartii
@Sharoobo
@Sharoobo 5 лет назад
l'm first like saar hada ado jiifa dawanoso
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz
@khadaryusufdahir7312
@khadaryusufdahir7312 5 лет назад
🤣😂🤣😂😂INTA QOSOSHEY LIKE 😘😍
@bilejama9356
@bilejama9356 5 лет назад
Walahi hadan bilaabay inaan tageero naciimo jookar caadi mahan
@nuuroxasan7847
@nuuroxasan7847 4 года назад
Hhhh
@hanailaf7696
@hanailaf7696 5 лет назад
carabiga nacima jokar wuu iga gadan yahay kaaaaay naciima joker so very very funny wlhi kkkkkkkkkkkkkkkk haye kan ma dhameysan karaa waaba dhaawaceyeeeee
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz ilahey dartii
@JamesProduction252
@JamesProduction252 5 лет назад
“Ma Qaxootiyaashuu ka soo guursaday“ 😂 😝 😆 Gabadhu cay badanaa ma reer mudug baa 😝
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz
@nafisonalkanafisonalka3730
@nafisonalkanafisonalka3730 5 лет назад
Ilyaas Jeemis Haa waa Reer mudug
@ayandirie5428
@ayandirie5428 5 лет назад
Mansha Allah
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz
@cafifaabdalle1571
@cafifaabdalle1571 5 лет назад
Sedigesu qaniiny😅😅😅waa idhineed😅😅jokara
@deganbintuyusuf7184
@deganbintuyusuf7184 5 лет назад
Hhhhhh Niciima jokar funny 😂😂😂 qasnadii bank 🏦 giga ayuu so guursaday kulaha😂😂😂
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz ilahey dartii
@fankalove6513
@fankalove6513 5 лет назад
Maalmihii nolasheen hore u socda👌
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz ilahey dartii
@official_ninweyn123
@official_ninweyn123 5 лет назад
*Malmihi nilashena filmka ugushidhan Hor usocdha*
@guledahmed8545
@guledahmed8545 5 лет назад
Argagixiso caalamiya😂😂😂😂😂 Ma Obama🤣🤣🤣 Ma Organic baa🤣🤣🤣 Kan ma dhamaysta aan dhaawacay🤣🤣🤣 Nacimo Jokar aafo N
@shamsocabaasesalaaadcabaas5204
Kkkkkk
@simrancadey8641
@simrancadey8641 5 лет назад
qaxootiyadow ka soo guursaday 😂😂😂😂🤣😅
@hussainahmedadam5928
@hussainahmedadam5928 5 лет назад
Anigu Heestaan Baan u Baahnaa lahaa Ee yaa Qaaday Horta Viva naiimo jookar
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz
@noahzack8652
@noahzack8652 5 лет назад
sxb farhiye kabayare ba qadey sxb
@hussainahmedadam5928
@hussainahmedadam5928 5 лет назад
@@noahzack8652 Haa sxp mhdznid
@hussainahmedadam5928
@hussainahmedadam5928 5 лет назад
@@noahzack8652 Lkn codku farixiya iilama eka
@shadiasharaf2065
@shadiasharaf2065 5 лет назад
@@noahzack8652 beenta iskada waxa qaada deeqa Ahmed geedh
@jafida5047
@jafida5047 5 лет назад
Reer Mudug haddal ma dhibo Naag fiiriid ah soo gashay Viva Reer Mudug
@miirajbarre3060
@miirajbarre3060 5 лет назад
Kkkk gabar fcn ayaa lagu soo daray masha allah
@gabadhaisjecel5930
@gabadhaisjecel5930 5 лет назад
Hhhhhhhhhh aniga boorsada maalin walba la wato ayaa iigu qosul badan hadii la xanaaaqo dharka ayaa lasoo cabee sanaa hadane niki waa la jecel yahay dad badan ayaa ku wana qadanaayo
@shukrimahamud6309
@shukrimahamud6309 5 лет назад
Gabadha is jecel sax
@najmohassan4004
@najmohassan4004 5 лет назад
Qoxotiyadu kasoogursaday abaar jokar funny 🤣🤣🤣🤣
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz
@hanaaccofficial3137
@hanaaccofficial3137 5 лет назад
riwaayada wasaladi kii ku waashay aaway riwaayada ma nuureysee rag aan jirin aya lagu soo dary
@mrsshuayb3983
@mrsshuayb3983 5 лет назад
Oo miyay dhamaatay
@sagalbadel5755
@sagalbadel5755 5 лет назад
Naciimo naag baa gurigas leh walalka mahane caadi iska dhik lkkkkk
@saynabm3396
@saynabm3396 5 лет назад
Hahahah carar jookareey xisaab daafad uma hayside😂😂😂😂
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz
@sagalsagal852
@sagalsagal852 5 лет назад
Woooooow yasalaam nimcoy ogow guri an gurigada ehen dhaxan Kama celiso mardambe ha 👏iskasidenin
@adoondiallayaarabinoonaari3414
Kkkkk waan furey saan u qosley
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
adoondi alla yaarabi noo na ariso amiin abyo subcuribe iggu caawi
@basimaomar3648
@basimaomar3648 5 лет назад
Dhag baladh ☺☺☺☺☺
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz ilahey dartii
@zwetiinappe4780
@zwetiinappe4780 5 лет назад
Wxn dahab miyee mise mulukati kulaha joker funny tahey wllhi
@a..b8253
@a..b8253 5 лет назад
uf aduunka waxa u necbahy qof cunto xisaabinaayo 😂😂😂😂 waa ceeb aduuyo
@malmo4235
@malmo4235 5 лет назад
Oo MUXUU Kuu Yahay Kulahaa Alla Qalanjo Jecliyaa a😂😂😂😂😂😂
@warerkaxaajiqiilmawaaye
@warerkaxaajiqiilmawaaye 4 года назад
Qalanjo was amazing on this episode great performance one of the best of maalmaha N jookar tufaaxa seey uwada ruugtey kkkkk⭐⭐⭐⭐
@ahmedkheirabdi4232
@ahmedkheirabdi4232 4 года назад
Qasnadii Bankiga oo Qufulkeeda wadata ayuu guursaday Hehehehehehehe Nimco Jookar gabadh majaajilada in bdn ku Fcn hdladeeda & Jiliinkeedaba si gaaar ah ii soo jiiday.
@joharonur8576
@joharonur8576 5 лет назад
Niciimo jookar best ❤
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz
@bahjasahalchannel1218
@bahjasahalchannel1218 5 лет назад
War wlo subscribe dhac igu sii ado mahadsan dadkygi 💖💖💖😜😜😛😛😛😛😛✋✋✋✋✋✋🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👉👉👉👉👉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@ilhaanabukar2978
@ilhaanabukar2978 5 лет назад
Ma bahal baan ahay kulahaaa nacimo Jokar is the funny wlhi maaaha alaah
@jaabircariif5895
@jaabircariif5895 5 лет назад
First ahy
@bilana7028
@bilana7028 5 лет назад
Dhaga-balaadh waxa heshay mid sorgogad ah oo iimaanku diyaarad ka raacay. Kkkkkk waa maxay qofkan apple ka xisaabinaysa.
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz
@jiijoabdulle3429
@jiijoabdulle3429 5 лет назад
laan dheere haadu ku jiirin meesha ma shiidina
@shcybshcyb8229
@shcybshcyb8229 5 лет назад
Yaa Salaam.This is SomaliWood for Real.👍
@updihaafidupdi992
@updihaafidupdi992 5 лет назад
Waar riwaayaduba waa budh la duul iyo baabah hhhhh 😁😁😁😂😂
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz ilahey dartii
@ajman3154
@ajman3154 5 лет назад
Wooooow
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz
@jaabircariif5895
@jaabircariif5895 5 лет назад
Wuuuuw war yaa reer jilicsana oo u dhashay magalada qaan jeer badan
@Multipurpose_Channel
@Multipurpose_Channel 2 года назад
Nimo is very funny and I really like her character. She is the core of the comedy.
@zaluushofficial8023
@zaluushofficial8023 5 лет назад
Nacimo joker ❤❤
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
Zalma Adem abyo subcuribe iggu caawi
@faadiradani1680
@faadiradani1680 5 лет назад
Ar nimcaa dahabka meshe dhigatay wa in aa ogada kutiri😂😂😂waa iga qoslisay
@mohakinghassan485
@mohakinghassan485 5 лет назад
kulahaa waa xiiqdheer ku dhacday 😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmedbudbud627
@ahmedbudbud627 5 лет назад
Isu egaa ma mataanaa mase wees dhaleen hhhh malmahan hablo isla eg oo isdhalay baan arkayaye
@naftauroon1468
@naftauroon1468 5 лет назад
dhagbalareey budladuloow 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mrsshuayb3983
@mrsshuayb3983 5 лет назад
Wwww riwaayad shidan keep going lkn nimco joikar ka daa waxa aadku wado seygaaga
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz ilahey dartii
@hanabarwaaqo2690
@hanabarwaaqo2690 5 лет назад
Anoo u hadlaya bahda comment akhris please soo gaabiya qoralada qaar badan ayaa no yaala
@AslimamAslimam
@AslimamAslimam 5 лет назад
Masha allaah n jokoreey
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 5 лет назад
Kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk very funny
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz ilahey dartii
@zahraali1301
@zahraali1301 5 лет назад
Nimca jookar 👍👍👍👍👍
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz
@jaabircariif5895
@jaabircariif5895 5 лет назад
😂😂😂meel an iska match gareno wn wayay kulaha naciimo jokar ku jecliyaa
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz
@TheKingZeec
@TheKingZeec 5 лет назад
I liked this part how dhag balar iyo buud laduul concluded the film
@raxmaxasanbariyadwalidalan1825
Woow qaybata u danbaysa u macan
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz ilahey dartii
@sundusmuhiyadiin5592
@sundusmuhiyadiin5592 5 лет назад
subxaanalah dad ale gaajo kukiciyay
@hanixajiduceysane1860
@hanixajiduceysane1860 5 лет назад
Wan ku heesta filimkan I'm happy
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 5 лет назад
Oo madhamatey asxabtay riwaayadii wacnaa
@bashkaburale1455
@bashkaburale1455 5 лет назад
Naa iga daba har wa aqan qolka idajisee 😂😂naciima jokar tartet baan ku fiirsadaa
@Halabuur9673
@Halabuur9673 5 лет назад
Aniga xata waanku qoslay hadalkas
@ayaanabdullahi1
@ayaanabdullahi1 5 лет назад
Perfect family 👍👍❤❤🤲
@munooshmoon8575
@munooshmoon8575 5 лет назад
8:00 o'clock ma dooro ahay🤣🤣🤣
@khadraismail9091
@khadraismail9091 5 лет назад
Nag wlalka qabo od gurigeda Timi wale waa dhib xamuu intodaa badani subhanallah wale mid an soo arkay weligay. MA maqal MA arag wale tinaa meel ayey jogtaaa
@zeynabyusuf7372
@zeynabyusuf7372 5 лет назад
Walal ada mid xun kuguso begmaty mindhaa ee dadku iskumid maaha
@duudarasmi4071
@duudarasmi4071 5 лет назад
ma tvgy ka damisay
@isteellamohamed7968
@isteellamohamed7968 5 лет назад
Wan u xiisi donaa😢 malamihii Nolashena
@nimcogaboose8097
@nimcogaboose8097 5 лет назад
Abaarihiii baa dhinac laga tusay
@marsuqsiman3038
@marsuqsiman3038 5 лет назад
Gabadhan xabeebka leh mansha allah
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz ilahey dartii
@wacanwacan8579
@wacanwacan8579 5 лет назад
Heesta maalmihii nolosheena. Amar ilaahay waan jecelahay.
@aminaadan7536
@aminaadan7536 5 лет назад
End😰😨😨😨😭😢😟 I will really miss it
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz ilahey dartii
@hamdigase4421
@hamdigase4421 5 лет назад
0
@hamdigase4421
@hamdigase4421 5 лет назад
WHY 8 ITH+JJÍ
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
@@hamdigase4421 subscribe igu caawi plz
@simanmuhumad7043
@simanmuhumad7043 5 лет назад
Marwalba waleyga soo horeeya horta sariir miyaa nitala yabaye qofki10 ahy joker 😍
@shukrimahamud6309
@shukrimahamud6309 5 лет назад
Kkkkk
@caliibrahim5075
@caliibrahim5075 2 года назад
Wad mahadsantihin ikhyaarta
@billcarson9515
@billcarson9515 5 лет назад
MAASHA ALLAH MAR DAMBE DHAG BALAAR LA ORAN MAYO,DHAAYIHII JACEYLKA AMA DHAGTA XAAJI LAAKIIN DAD WAAWEYN OO MUSQUL ISLA GALAYO SALAMAAD MIN KULI AAFAAD WAXAAS DUMARKA HANAGA BARINA MA ILMA YAR OO LOO QUBAYNAYAA AMA SAXARO LAGA DHAQAYO
@cafifaabdalle1571
@cafifaabdalle1571 5 лет назад
Jclka ba kenyo muzqul mxy thy ka drnba wa la zameyaye
@idilyareey9910
@idilyareey9910 5 лет назад
Hhhhhhh dumashidu qar darana reerkada ku noqo kulahaa xabada tufaaxaa bay ka fakaraysaa kkkk
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 5 лет назад
Human being kuma qaniinin eee xayawaan baa ku qaniinay baa la yidhi oo meeshu bakteeriya ayay qabtaa la qaniinay 🤣🤣🤣qosol gariir wlhi
@cabduqadiriidow1724
@cabduqadiriidow1724 5 лет назад
Jokar waa lagaa jiliin fiicanyahay
@teach-or-learn
@teach-or-learn 5 лет назад
siday u jileen ma ahan wax ka tarjumaya akhlaayaadks dadkeena...dad xidid ah saas uma wad hadlaan...martidana saas loolama hadlo
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi plz ilahey dartii
@maidamohamed3168
@maidamohamed3168 5 лет назад
Seid Mohamud agree
@zihaambintuaamina7942
@zihaambintuaamina7942 5 лет назад
Hhhh ma digaagad baan ahay kulaha
Далее
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 96 тыс.
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 24 млн
Friends
00:32
Просмотров 914 тыс.
Maalmihii Nolosheena Part 21 Fikradii Nimco Jookar
21:25
maalmihii nolosheen part 17
28:27
Просмотров 116 тыс.
Ciil Badanaa- Ruwaayad reer Jabuuti
19:27
Просмотров 428 тыс.
FILIMKII QARNIGA: QIYAANO DUMAR
12:23
Просмотров 1 млн
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 96 тыс.