Тёмный

Maalmihii Nolosheena Part 29 "Nimco Jokar, Abti liban iyo Geenyada Madow 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 261 тыс.
50% 1

Maalmihii Nolosheena Part 29 "Nimco Jokar, Abti liban iyo Geenyada Madow

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 408   
@XogmaalSo
@XogmaalSo 4 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-xWS4yd1NoQo.html
@fassan4745
@fassan4745 4 года назад
🤣🤣 it's funny
@farhiyaabdi2711
@farhiyaabdi2711 4 года назад
Waan idinka yaabey ee markaad rabtaan miyaad iska soo gelisaan please musalsalkiina waqti aanku tashano noosoo dhiga
@simancadeey343
@simancadeey343 4 года назад
Jookar umadina ma ahan
@hussienali9161
@hussienali9161 4 года назад
Yt
@Ukhti_miim2
@Ukhti_miim2 4 года назад
Buud ladul halagu so daro filimka idinko mahadsan
@adoontiialle6781
@adoontiialle6781 4 года назад
Waxaan xasuusta korantada markay naga tagto hooyaday way iqaawin jirtay nal ahaan😂😂😂🤣 Beentii ugu waynayd aan maqlo jookar😂
@secretstar8830
@secretstar8830 4 года назад
HHH 🤣🤣
@rayaanapdillahi4038
@rayaanapdillahi4038 4 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkk
@abdallehashi9551
@abdallehashi9551 4 года назад
😂😂😂😂
@mohamedwarsame3729
@mohamedwarsame3729 4 года назад
Warkas wu iga gadan yahay
@سهامسهام-س6ذ
@سهامسهام-س6ذ 4 года назад
Hhhhhjjj
@Joker-es6mp
@Joker-es6mp 4 года назад
Geenyada madow masha alah keep going ❤️😂
@sulddanabdiasis7898
@sulddanabdiasis7898 4 года назад
Genyada waa Naag meeshi laga rabey Mashallah👸🏻❤️ Nimco Jokar beenta ay sheegeyso 50sano hada kadib waa la isticmaali kara😂😜✌️ am dead 💀 Astaqfurulah😂waala I qaabin jirey kulaha nal ahaan baa la ii isticmaali jirey kulaha😂😂
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 года назад
😂😂😂😂😂
@dakar1984
@dakar1984 4 года назад
Really so funny abti liban and nimco jokar runti hore uu socdaa from 🇩🇯
@kartelkartel5025
@kartelkartel5025 4 года назад
Hhhh 😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣abti liban iyo nimco kala daranaa qosol igu maharin one Love
@cookandbeauty7289
@cookandbeauty7289 4 года назад
Nimca jookaraaa qosolkeedaaba ku qoslaaa wlh😂😂😂🤣😅
@ashrafhero2124
@ashrafhero2124 4 года назад
waxa aan jeclahay gabdhaha midabkoda saxda ah 100% black original color
@kawsarabdidahir9699
@kawsarabdidahir9699 4 года назад
Beentii ugu wayned ee aan aduunka maqlo nimco jokar kul lahaa dhaqtarkii wuxu yiri ilmo cad cad baa dhalaysaa safbay kugu soo jiraan markii nin soo ag maro maxay kor u soo tagaan war nimcaa wlhy si niyadaa noga qoslisay🤣🤣🤣🤣🤣
@dailycontent3955
@dailycontent3955 3 года назад
Hahhaha aniga waa qoslay waa yaabay kaakka
@xalaawinevergive-up5924
@xalaawinevergive-up5924 4 года назад
Abti liibaan markaan arko jiliin uu ku jiro waan soo ordaa ku jecliyaa salool iyo shaah cadeys ah baan u soo diyaarsanayaa✌✌✌
@engyoung1205
@engyoung1205 4 года назад
9:00 ilma cadcadaa igu jiro kulahaa jookar wax walan wye hhhh
@mohamedsalahsalah2301
@mohamedsalahsalah2301 4 года назад
Talow genyada madow wan jclhy ha laiga garsiya fadhalan Somali maxamad plz♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯😭😭😭😭😭😭😭
@enggeenyo7009
@enggeenyo7009 4 года назад
Alla naciimoy ma nooli😂ilmo cadcd basaaaa kugu jira😂😂😂👌tnx u ncimo 😂❤️
@Najma-Mohamed
@Najma-Mohamed 4 года назад
7:47 Naciimo never fails to make me laugh 😂😂😂😂😂😂
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 года назад
😂😂😂😂😂
@shugriali1439
@shugriali1439 4 года назад
Naciimo jokar hadaladeeda tiktok ka gadmaayaaan yaaaa ila qabo taas 🤣🤣 Wlh jokar qosol iga dhamesaaa
@cabdifataaxkabanle9734
@cabdifataaxkabanle9734 4 года назад
Geenyada jir macana somali waa dhamade aan badino kkkkkkk
@MusTafa-wp1nt
@MusTafa-wp1nt 4 года назад
Xataa markey lugeynayso in ey twerking samaynayso
@galmudugboy4703
@galmudugboy4703 4 года назад
Ar nacimo jokar been tii 2030 ay soo hormarisay Nal layga dhigajiray 😂😂😂😂
@queenintisaar8152
@queenintisaar8152 4 года назад
Wlhy anigba ka yaabay🤣🤣
@deeqoluul5181
@deeqoluul5181 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@asmiitoidirisiito4123
@asmiitoidirisiito4123 4 года назад
Alla jookareeeey🤣🤣🤣🤣🤣🤣 xiligan waa wakhti hore Somalia wlhi daacad ban u qoslay
@nasteexomahamed4266
@nasteexomahamed4266 4 года назад
Wasax ina iscadeyo lagama yabo madowga wa qurux cadankana madowga 2dodaba ilahey dadka uma wayin lkn markaste kalsonida muhim ah dawo cudur aya laga qada gabdhow iskadaya dawada madowga aya qurxon
@bezani
@bezani 4 года назад
Well said wlshy, gabar midabkii ilahay siiyey iska badashay kalsooni ma laha aakhira u daa. As Pac said 'the blacker the berry the sweeter the juice'💯
@nasteexomahamed4266
@nasteexomahamed4266 4 года назад
Wasax kalsonida wanaftaa lagayabe qofka darti isku cadeneso inu kurabin oo kuqancsanen gabdhow iscadeska daya daya dayaaaaaaaa
@bezani
@bezani 4 года назад
@@nasteexomahamed4266 Exactly wlshy, xitaa caafimaad ahaan uma fiicna waana la weydiin aakhiro, I hope inay ka waantoobaan🙏
@sadiamoalimhussein7250
@sadiamoalimhussein7250 4 года назад
Hhh nimca jokar wllhi wa funny kulahaa markan kaligey ma doobaanayo ma astaanti magalka ayan nahay😂😂😂
@cabdulahiabuukar6166
@cabdulahiabuukar6166 3 года назад
Imtixaan waaye jookar
@amaanicade402
@amaanicade402 4 года назад
Malmihi nolosheena team welcome back 🙏🥰
@marwomandeq804
@marwomandeq804 4 года назад
Maasha alaah madowga waa qali lamana helo ilaahoow madoowgeena noo daa Ilove geenyada madoow 😘
@maryanjimale9241
@maryanjimale9241 4 года назад
i dont know her but this lady naima jookar i like her walahi very funny
@happysomalifamily9966
@happysomalifamily9966 4 года назад
I love the message behind episode 👏🏿
@mustafduceysane2288
@mustafduceysane2288 2 года назад
Hhhhhh sas weye modow gaga ayad ku qurux badan thy wlhi
@qalbiholac3206
@qalbiholac3206 4 года назад
Geenyada Madoow 👍🏿
@nasriinamohamed3020
@nasriinamohamed3020 4 года назад
Wa sax abayo qofkan kugu rabin quruxda ilaah ku siiyey faaido mlhn ka tag
@alialiabdi6055
@alialiabdi6055 4 года назад
Bismilahi dad nool miyuu cunay kulahaa hhhhhh
@jhussain1507
@jhussain1507 4 года назад
Nimca Jokar waan ka qeelshay walee hadalka inta ugu qosolka badanlee lo abuuray isleedahay masha allah
@abdifatahismail5632
@abdifatahismail5632 4 года назад
Dhaqtarka ilmo cad cad ayaa kugu jira ayuu idhahay kulahaa 🤣🤣🤣🤣
@maimunmohammed1
@maimunmohammed1 4 года назад
Waliba safay kuso jiran
@abdifatahismail5632
@abdifatahismail5632 4 года назад
@@maimunmohammed1 waa beentii ugu weyned walahi waa qoslay🤣🤣
@asmacali454
@asmacali454 4 года назад
Nacima lugaha ayaa ka daran kulha😅😅😅
@warsanmahamud3144
@warsanmahamud3144 4 года назад
Gabar nimco joker hakaa ahaato ama hakaa saqiirto asxaabay say mansha Allah woow
@moenlighted7681
@moenlighted7681 4 года назад
Garoob dheh
@mohamedwarsame3729
@mohamedwarsame3729 4 года назад
Nimco joker fanka reerka ayey utahay
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 4 года назад
@@mohamedwarsame3729 kkkkkk reer ku waayo
@mohamedwarsame3729
@mohamedwarsame3729 4 года назад
@@fartunabdullah6702 kkkkkk indha maxa isu tire
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 4 года назад
@@mohamedwarsame3729 jilci maxaad ka wada hee
@ayanlesaid1167
@ayanlesaid1167 4 года назад
Nimco jookar Caadi ahan Qoftaan aduunyo kale Ayey Ka timi
@shicib-udaneeye-studio
@shicib-udaneeye-studio 4 года назад
Black is beautiful color My fvr colour
@abkaomar852
@abkaomar852 4 года назад
FiLiN KAN CAADi MA AHA WANKUHASTAA DHAMAN JiLAYAASHA SALAN BAAHAWADA NiiSOOMARiNAA🌹🌹🌹💐💐💐🥀🥀🥀🌷🌷🌷🌺🌺🌺💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@Sakariye-wu7ny
@Sakariye-wu7ny 4 года назад
Talo wll riwaayadan qaybaheedi hore meel iskugu geeya
@calixasan4506
@calixasan4506 4 года назад
معلم مركز امل الامه ابو معروف l
@drkaavi728
@drkaavi728 4 года назад
Cadaane majiri madownaana majiri dhexda kulumey oo midab aan la aqoon yeeshey kuteh geenyada 😂👏🏻👏🏻
@TheFuaad12
@TheFuaad12 4 года назад
Geenyada madow walahi waa fariid talow london ma uga soo dhoofaa
@saabiriincadey2608
@saabiriincadey2608 4 года назад
Aniga ma astaanta magalada ah hay kulahaaa jookar cadey allah kudayo ❤❤❤❤❤🎈
@nasttifor251playz5
@nasttifor251playz5 4 года назад
FAAN BADANAA TII UGU WEYNEYD WAA LA I QAAWIN JIRAY AA ????
@ifraaxgarane8143
@ifraaxgarane8143 4 года назад
Wow manshallah wasugene wauxisay rubayadaan
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 4 года назад
riwayadan statuska ka soo arkay ilaaa maanta raaadis ku jiray calaa ku xaal waan helay
@xafsacooks3057
@xafsacooks3057 4 года назад
Dadka yaa la is ku dhex qasin dad somali ah midab cad udhashay way jiraan somaliyoo dhana mawada madooba dad is cadeeyayna waa jiraan
@naimadahir519
@naimadahir519 4 года назад
Haa warun ani wan madobahay walasheynawaycadahay
@omarofficial24
@omarofficial24 4 года назад
Naciimo jookar.... hooyadey wey iqawin jirta markuu nalki tago😂😂😂😂 Geenyada madow ....... maxaa san iskugu fiiqday Abti liiban. ..... mad madowgan ayaa i dhibayo😂😂😂😂
@abdiweliyacquubmohammed4692
@abdiweliyacquubmohammed4692 4 года назад
Alla been badnayee!!!!! Waxaan xasuusta korantada markay naga tagto hooyaday way iqaawin jirtay nal ahaan😂😂😂🤣 Beentii ugu waynayd aan maqlo jookar,runtii waan kugu haystaa
@Queen-official
@Queen-official 4 года назад
Waan ba layaaba nimankan soomaalidan iyagoo mad madoow ayey leeyihiin iscadeey iyaga iskuma jeedaan miya uff dheh
@sumayamohamed2790
@sumayamohamed2790 4 года назад
abti liibaan adaa cadaanta doontay dulqaad uyeelo faanka😂
@abdinajib327
@abdinajib327 4 года назад
Ahhaahah🤣🤣😅acoonkaagu waabu jabsnyey, imisaa garanaya furaha akkonka abti liibaan likta isaar
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 4 года назад
Madoow nin aaan igu rabin marabo
@innerpeace4716
@innerpeace4716 4 года назад
Absolutely the way Allah made you is perfect 👌
@abdullahibaggio3440
@abdullahibaggio3440 3 года назад
Joker "Hadda ka hor dhaqtar baadagay wuxuu igu yidhi ilmo cad cad baa kugu jidho 😁😄"
@hassanmohamedhassan6839
@hassanmohamedhassan6839 4 года назад
Masha allah geenyo walal waxaan kuleeyahay keep going abaayo
@iidmuuse9730
@iidmuuse9730 4 года назад
Inta fahantay ruwaayada macnaheda like 👍 Hablow ha Ka tagina dhalankina
@randaomar6372
@randaomar6372 4 года назад
I love you already ahhhhh❤️❤️❤️🤣🤣
@umusihamsomalifashion6845
@umusihamsomalifashion6845 4 года назад
Asc
@umusihamsomalifashion6845
@umusihamsomalifashion6845 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdiweliyacquubmohammed4692
@abdiweliyacquubmohammed4692 4 года назад
ilmo cadcad baa igu jiro kulahaa,oo markii rag i ag maraba madaxay soo taagaan. hhhhhhhhhhhhh
@hamzahassan4555
@hamzahassan4555 4 года назад
Genyoo madow walahi. Magacagas wey uqalanta. Qoof iskukalson adunka ayaan ugujeclahay
@Xirfadley
@Xirfadley 4 года назад
Geenayada Alaah ha xifdiyo Midab qurxoon Ilaahay siiyay
@dailycontent3955
@dailycontent3955 3 года назад
Hahaha waa qaybtii iigu qosol badneed naiima jookar is funny beentii ugu wayneed irish soo lomay nahayn kkkk
@nasriinamohamed3020
@nasriinamohamed3020 4 года назад
Ar jookara way iga qoslisaa alah ku daayo faan wa d🤣🤣🤣🤣🤣🤣dhameysay iga gudon kobki faanka⌛
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 4 года назад
😂😂😂😂aar is cadeysaaa hhhhhhhhhhh kitpka dhalan ahy cidna hooodey ima dhahdo 😂😂😂😂nimanka waa inkaar wlhida Mr waxd dhhdaa naag madow ma rabno mrkan naag cad ma rabno doofarad
@Xirfadley
@Xirfadley 4 года назад
Kkkkk Naciima Jookar Afsomaliga Mel dhaw u yaal yaala Niyda u qoslay Ilma cadcad kliya kugu jira kkkkkkkk
@Queen-vb9vj
@Queen-vb9vj 4 года назад
😂😂😂😂😂. I love this team. Nacima , geenyada, Liban . Boqortoyo 💯❤️😍
@Mohamed_Bile
@Mohamed_Bile 4 года назад
Waa team oo Shidan nacima jokar aa iga qoslisa akkkkkk
@Mohamed_Bile
@Mohamed_Bile 4 года назад
Kulaha ma dad nool noola ayuu liqay akkkk#Omg ma ila maqashay Hani
@Zailatv
@Zailatv 4 года назад
apti liibaan kulahaa madaw karaahi waaye
@abbashajji9569
@abbashajji9569 3 года назад
Walal yusan ben ku shegin wad ka resay mahadsanid
@awalemohamedelmi54
@awalemohamedelmi54 4 года назад
Irishkii soo lumay kulahaa cadaan cml nimca jookar umadayna maaha😁😁
@cadnaangelle9037
@cadnaangelle9037 4 года назад
Waxaa soo dhigtaan nin baraak galay iyo gabadh baraak gaashay hada ayaan idinka hayaa asal gabar somali walee igu banaan
@queenjannatvlogs6892
@queenjannatvlogs6892 4 года назад
Waan wada shaqeysaneynaa cadaantuna way noo dheer tahay 😂😂😂
@ayaansahalyuusuf9482
@ayaansahalyuusuf9482 4 года назад
Nimco jowkar qosol badan😢😂😂😂
@axmedshakuur1312
@axmedshakuur1312 2 года назад
Naciimo jookar geenyada madoow aya ka qurux badan masha Allah dumarka iscadeyni rabo ayay dig niin utahay
@abdinajib327
@abdinajib327 4 года назад
Horaa looga hayey Michael Jackson ayaa aan la heesay, imikana ilmo cadcad ayaa calooshayda madaxa kasootaag taagaya🤣😂
@kamaal2023
@kamaal2023 3 года назад
12:08 kaniin miyaa🤣🤣🤣..sawirkeyga maalinti labo jeer soo dhig kulahaa
@isramohamoud2588
@isramohamoud2588 4 года назад
hhhhh naciima wax la arkay maaha madaxa faanka caano geel waa walalkay kulaha
@Kaluu09
@Kaluu09 4 года назад
hoyaday way iqawin jirtay nal ahan.naciimo jokar funny rer muduga😄😄
@ikranomar9106
@ikranomar9106 4 года назад
66 pack leedahay kulahaa😀😀😅😀😅😀😅😀😅😀😅😀😅😀😅
@samatardahir6138
@samatardahir6138 4 года назад
War waxba ha cadaynin isga kaa dag. Keenyada madow sidaasa ku qurux badanahay abti liban hore uu soco abtigiisi
@nimcocali1371
@nimcocali1371 4 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂hoyadey wey iqawin jirtay markay korontada baxdo iyo qolo cadana naqabsan rabatay familly cadan😂😂😂😂😂is cades wa ba aay wlhi jokaraa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Bintu-Mohamed50
@Bintu-Mohamed50 4 года назад
My comédienne🤣 naciimo jookar💯🙏🙏 ilxun kuma aragto inolow habbty❤💋
@أبوطارقأحمد-ل8س
@أبوطارقأحمد-ل8س 4 года назад
Madaxaaga asturo maamo
@nasiibhg3823
@nasiibhg3823 4 года назад
Nimco jokar wale waxa thy rag udhigan adigaba nin ah alaha ku xifdiyo mcnto
@ahmedshow9015
@ahmedshow9015 4 года назад
Waa kii dhuu sada bad naa
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 4 года назад
Waa naga qosliseen walee caadi maaha niciimo and geenyo
@faizabullay2330
@faizabullay2330 4 года назад
Facebook ganan nacay abti libaan wuu iga qosliyey wlhi😂😂😂😂😂
@maryamaisak8824
@maryamaisak8824 4 года назад
Abti liiban go to gym wallahi ciyalka qof wey bu kadhigaya abtiyo hada qalad ifahantey sorry iga raali noqo
@ismailaden7
@ismailaden7 4 года назад
Hadda Wallahi caato noqday waagiii hore sidoo ahaa ka daran
@liibaancumarcalasow5999
@liibaancumarcalasow5999 4 года назад
Bart 2 noo soo sameeya idinkoo mahadsan
@KINGMOHA5388
@KINGMOHA5388 4 года назад
gabadhaan genyada madoow waan iska jeclahay, runtii caadi ma ahan gabar is cadeeyso ayaamba necbahay qoftaan hadaan heli lahaa waan qarsan lahaa yaaqaan.
@irkushrihad6290
@irkushrihad6290 4 года назад
Qamaarka aan xirnahay baa u ekaa😂😂 #naimo#jookar
@nasromursaldudde7844
@nasromursaldudde7844 4 года назад
Hhhh Nimco jokar kulahaaa ma dad nool buuliqay🤣🤣🤣
@guledmohamedjibril2291
@guledmohamedjibril2291 4 года назад
Way i qaawin jirtay kulahaa hhhhhhh
@abdalenur4121
@abdalenur4121 4 года назад
Quruxdeyda Qurux dhaftey kulaha kkkkk
@maxamedcumar2740
@maxamedcumar2740 4 года назад
Kulaha qamaarkaaa Xiranahay baa U egahay 😂😂😂😂
@luuldiriye210
@luuldiriye210 4 года назад
Markii korontadu tagto dharkay hooyo igabixin jirtay si ay alaabta igu dhaqato arnimcaa
@iidmuuse9730
@iidmuuse9730 4 года назад
Wale kuwana dadkena maaha Nimco jokar Hore u soco Walaalaha qalbiga
@leylaabdullahi7775
@leylaabdullahi7775 10 месяцев назад
I love you already 😂. Naciimo cadi ma ahan.
@maxamadadan7667
@maxamadadan7667 4 года назад
Ooo niga u horeeya
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 4 года назад
MASHA ALLHHH NICIMO JOKER WAA IGA QOSLISAY CAARBETO
@nimcohassan7651
@nimcohassan7651 4 года назад
Kkkkkk ncimao kada sxb ❤❤❤❤❤
@ismailaden7
@ismailaden7 4 года назад
Naciimo Joker af Somali Alle u sahlan Mash Allah Surmindi
@calixasan4506
@calixasan4506 4 года назад
Ismail Aden
@farhansh.bashir476
@farhansh.bashir476 4 года назад
Irish soo dhumay ciiro walaasheed waan ku salaamay
@happysomalifamily9966
@happysomalifamily9966 4 года назад
She is gorgeous manshallah
@ritaakismailcabi6914
@ritaakismailcabi6914 4 года назад
Alah niciimoy huno wan ku xiisay Xaqiiqatan
@jamilamohamed8630
@jamilamohamed8630 4 года назад
Nuurto idhihi jreen rer xmr ah an jaar ahen nimco jokar qowmkena maaha😁😁
@abubakarafgoi6694
@abubakarafgoi6694 4 года назад
Wiilka truck laha shidan week ga 7 load qada kulaha tan iga cilmi badan aniga hada ubahan in leysameyo meqa leyga qada
@xamdamahamed4372
@xamdamahamed4372 4 года назад
🤣🤣🤣🤣Nimco jokor waa waa nag jirta walhi siniyadaan uqoslay🤣
Далее
Somali FEMALE Youtuber SKYDIVES 🪂
21:09
Просмотров 278 тыс.
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Просмотров 146 тыс.