Тёмный

Sidee bay nolosha Somalidu ahayd Dallas, Texas 40 sanadood ka hor. 

Hereri Media
Подписаться 272 тыс.
Просмотров 63 тыс.
50% 1

Sidee bay nolosha Somalidu ahayd Dallas, Texas 40 sanadood ka hor.

Опубликовано:

 

31 май 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 107   
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow Год назад
Alhamdulillah, I liked the whole video, amazing and Very interesting....... hereri media you deserve one million subscribers.... Way to 1 million ❤️
@yonisman2089
@yonisman2089 Год назад
Interview waa somali dadkuna waa somali, adigane English aa sooqortay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk you must be heer waqooyi. If that's the case plz go get kaniinkii waalida.
@yonisahmed2202
@yonisahmed2202 Год назад
@@yonisman2089 magaceduna Somali bu ku qoran yahay Magaceyguna waa Yonis Adna Yonis hhh
@M45_0
@M45_0 Год назад
Wa Naagta nimca la yidhaa, hadu alla ku idmahayo naga sax english ta 😂😂
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow Год назад
@@M45_0 stop writing jealous comments to my English ... I am learning, and I am writing how I feel...... i don't need your stupid advice...
@yahya-wadani
@yahya-wadani Год назад
Sorry walaal
@faizaali2889
@faizaali2889 Год назад
Qofka raba inay maskax diisa qabiil iyo qararac uga nasatoow. Hereri ku xirnoow guulayso cabdisalaan hereri❤🎉❤🎉❤😊
@yahya-wadani
@yahya-wadani Год назад
Qabiil iyo xumaan bay somali ka ilbixi wayday faiza, jaahilnadu waa waxa aduunkii inoo xaqiraan, somali diin iyo damiir malaha 😂
@yahya-wadani
@yahya-wadani Год назад
They disabled main room comments, dadka u fura dooda qoraalka 😂
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Год назад
Mahadsan wariyaha ugu wanaagsan Somalida maaha iyo kuwii shalay waxa tahay qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso ❤❤❤❤❤
@charlesabdi
@charlesabdi Год назад
Best Somali documentary ever. Congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@moeawale4891
@moeawale4891 Год назад
Mashalaah waa macalinkii iyo musiishankii waynaa ee reer Jingiga Idiris D.Gudal. Wax buun buunisa haba yaraate ku madarin sida dadka qaarkood. Lahjadiisa af soomaliguna waa heer sare inkasto isagoo dhilyara yimid USA. Lkn waxan ku qoslay erayga timaatimka u sheegayo oo kalmad af xabashiya. Carabka ka xadaye waa tabaandhada ama yaanya xabuubta xaga af soomaaliga Many thanks to the globe trotting journalist and ever inquisitive mind of Mr. Hareri
@mouktarmahamed9145
@mouktarmahamed9145 Год назад
Masha allah wariyaha kaliyee somaaloodhan ay kuxidhanyihiin .diin iyo dal diir iyo duub soomaali waay kasimanyihiina alaw isku duub 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Год назад
Masha allah great program as welll he deserve more then 1million hereri
@mohamed88466
@mohamed88466 Год назад
Labaduba waa dalkayga Somalia iyo USA mar walbana waan u duceeyaa Waa nin kasoo hadlaya Louisville, Kentucky
@Raysar_578
@Raysar_578 Год назад
The city of Muslim legend Mohamad Ali
@mohamed88466
@mohamed88466 Год назад
Mohamed Ali clay Indeed 👍
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Год назад
Very Experience man Idris
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 Год назад
Asc Cabdi Salaan Hereri waa barmamish ficaan o wanagsan waad ku mahadsantay sida nola wadagtey barmamishka jasaka Alahu kheer 👍👍👍👍👍👍👍
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Год назад
Ma sha alla Abdisalan mahadsanid 💝💝🌹❤
@abdirahimhassan7451
@abdirahimhassan7451 Год назад
Walee soomali kala irdowday dib ulaabasho ayad kahadleysaa mafilayo taasi, hada ayey sii tacabirayan dhalinta soomaalida mahadsanid mr hereri
@youngblood6606
@youngblood6606 Год назад
Memphis,TN is my Beautiful city ❤️ 😍 ♥️ 💙
@abdirashidahmed7758
@abdirashidahmed7758 Год назад
Crime city ain’t beautiful
@youngblood6606
@youngblood6606 Год назад
@@abdirashidahmed7758 i know is not beautiful 4 little babies like u but is beautiful city 4 grow man like me dag
@mohamedabdullahi5461
@mohamedabdullahi5461 Год назад
Crime infested hood, ain’t nothing good in that place
@jakuukakin1024
@jakuukakin1024 Год назад
Masha Allah
@xasanshuceyb7314
@xasanshuceyb7314 Год назад
Maasha alaah waa wareysi fiican
@abdiwaasachussien1841
@abdiwaasachussien1841 Год назад
Iyo Dr mahamed dahir gudal aad baan u salamayaa abtiyaalday
@user-pb6in3zv9s
@user-pb6in3zv9s Год назад
Mashallah
@mohamudmuse8575
@mohamudmuse8575 Год назад
Mashallah 🤩
@user-ph4rp1bi6l
@user-ph4rp1bi6l Год назад
Asc adeer 🤝
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 Год назад
Remarkable👍👍
@Edbashir
@Edbashir Год назад
Come to Austin TX
@DjamaStudio-gp9nl
@DjamaStudio-gp9nl Год назад
Hawl fiican ❤
@direemedia
@direemedia Год назад
Hareeri wankusalame barnamijyadadu aad ugu heysta
@ayanlehhassanali
@ayanlehhassanali Год назад
Dallas,Tx my city ❤
@Raysar_578
@Raysar_578 Год назад
How many years have you been living in Taxes
@hassenahmed5866
@hassenahmed5866 Год назад
👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri & Idiris Gudaal.
@abdirisakhassan2584
@abdirisakhassan2584 Год назад
1:26 3:20 6:21 ❤❤
@Mmc-k8z
@Mmc-k8z Год назад
Haye haye houston texas ino so dub mr.haye haye
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Год назад
$500 neef ari ah. California ari fiican waxa weeyn $200-280
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 Год назад
Muslim qalaaya ma jiraan?
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Год назад
@@sadiamohamed15 if you live in CA, let me know, ill provide you with the address. There is another butcher facilities that allow you to perform the blessing on the goats or cows, and the staff will then proceed to clean and cut the meat into small pieces. The cost is quite affordable , ranging $200 to 280
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 Год назад
@@HassanAliHassan1960 Thank you 🙏
@maxamedcaaqil3195
@maxamedcaaqil3195 Год назад
Madama aad joogto usa nooso duub magaalda new york iyo xaafadaheeda waayo majiro somali new york barnaamij kasameeyey Cabdisalaan hereriyaw sxb waxaad tahay wariye aan uraacay meelo badan oo aad ragtay ila bbc oo aan kugu Bart aty 2001 Olaz imika oo aan kula socdo hereri media way yaryhiin majiraan ku odhan Maaye dad sidayda ku dhagaysta oo aan ka daalin kuceshiga warbixinahaaga iyo waraysiyadi aad qaaday thank you legend noo bookho new york
@malunyaydid9928
@malunyaydid9928 Год назад
Woow idiris
@Beldaje
@Beldaje Год назад
asc 1 kow ana ah✋
@haboonabdi1482
@haboonabdi1482 Год назад
Hereri yow maxaa dhacay dee ee aad muqaalada aad uu siinaysa channelka kale xogaal media
@naanka
@naanka Год назад
🖐
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Год назад
Hereri💯💯💯💯💯💯💯
@samsamjama144
@samsamjama144 Год назад
Walahi ninka wa runti
@ifraaxcali5785
@ifraaxcali5785 Год назад
Hereri waxad waraysata mataan true story
@abdiwaasachussien1841
@abdiwaasachussien1841 Год назад
Waana abtigay idiris dahir gudal
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Год назад
Hhhhhhh waa reer awbare iyo sheed Dheer iyo jaaraahorato
@mohamedali2132
@mohamedali2132 Год назад
Ree lafaciise maha miyaa 😂😂😂
@abdiwaasachussien1841
@abdiwaasachussien1841 Год назад
Maye waa ree jigjiga
@mimipuloo7879
@mimipuloo7879 Год назад
WAAGII DAWLADII KACAANKA EE SIYAAD AFWEYNE HAYADA QAXOOTI WAXA U DHIIBAYE NIN OGAADEEN CABI TARAX LA YIRAAH .OGAADEEN KALIYA QAADI JIREY CALASHAN QABYAALAD SIYAAD AFWEYNE REER ABTIGIIS BEY AHAYEN OHADEN OO WUU LA OGAA IN LA QAADO DIBADA OG..DAWLADII SIYAAD CADALAD MA JIRIN DAAROOD KALIYA LA NAAS NUUJIN JIREY .GUUL USC IYO SNM
@moeawale4891
@moeawale4891 Год назад
Maya qalad adr. Dadka xeeryaha ku jiray iyo kuwa hayda qaxootiga u shaqeeya ogaadeen ayay u badan lkn dalinyarad la soo qaadi jiray waxay badan koodu ahayeen Xabashi iyo Celiterian badan iyo woxooga dhalinyaro Soomaliya 200 ilaa 300 marka kuwii Jubuuti kabaxay lagu daro. Soomaalidas waxay badan koodu ahayeen dadki itoobiya wax ku bartartay aan ogaadeenka qabiilkoodu ahayn ee rabay inay iska dhoofaan oo diiday inay joogan. Dalwada Soomaaliya inuu qof ka dhoofo ma ogolayn wayna xidhxidhi jirtay.
@mohamedabdullahi5461
@mohamedabdullahi5461 Год назад
Dhuusada meesha kala tag
@moeawale4891
@moeawale4891 Год назад
@@mohamedabdullahi5461 sheeg bal hadaad sheeko taa ka duwan haysto hadii kale iska aamuyoo khuraafaadkii iyo maaweladii reerkiinu kugu shubeen xajiso
@Durdur1
@Durdur1 Год назад
Oday Baa Joogay Houston, Texas waxa uu yidhi waxaan imi 1945 New York waxa la yirahda Saciid Caraabaye waa Oday can ka ah.
@Siciid22
@Siciid22 Год назад
Waxa naka wiidiyey ninka jooga city main ❤❤❤❤❤❤❤
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 Год назад
Wllhi flight 13 teen masaajido dugsi quraan madarasooyin xijaab ganacsi. Maah maahbaa jirta oraneeyso kase keli nugul iyo ma kase keli adag keli bey wada jiifaan. (Keli waa wabiga )
@abdiqanimohed7309
@abdiqanimohed7309 Год назад
Abdisalan hereri pls so qabo caboy Nin la dhaHo o Gobolka main Ku nool Ca boy fans meye kk.
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Год назад
Waa dadkii jalalaqsi sidaan filayo
@moeawale4891
@moeawale4891 Год назад
Maha dadkaad u malaynayso adr.. Ninkani waqtigaa dugsiiyada sare ee Soomaaliya ayuu Macalin ka ahaa
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 Год назад
ogadenku 1983 bay imadden qaxoti bismilahi hhh 😊 qaxoti khabir ah
@Amiir013
@Amiir013 Год назад
Ninkan ogaden ma ahee dadka kalabaro
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Год назад
Hhhhhhhhhhh ninkan waa samaroon reer jigjiga ama awbare ah iyo boorama hoygii aqoonta iyo cilmiga
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 Год назад
1977 dagaalkii Ethiopia iyo Soomaali ayey usoo qaxeen Soomaalia, Abaartii daba dheer ayeydeey baa nooga sheekheeyn jirtey xiryo qaxooti badan jujuuma iyo sablaale,
@user-fj9ki4by3i
@user-fj9ki4by3i Год назад
maaha kii ugu horeeyay ee qaxoonti ahaan noogu yimaadda Maraykanka waxaan imid 1975-tii oo aan joogay ilaa iyo intii aan joogay Somali badan.
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Год назад
Mahad sanid cisalaan hereri sodaa barnamijka wll
@nmohammed1505
@nmohammed1505 Год назад
😅😅 war waa hhhhhhh idiris gudaal waa madaxweeynihii jigjiga weeyaan ee habeenkii jigjiga idiris gudaal ayaa madaxweeyne ka ah lakiin aniga waakii igu xidhay maxweeynaha habeenkii ee jigjiga
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 Год назад
Waxaan 1983 ka cancellay labadii i dhashay sponsor to USA deetana anigii baa waxbarasho u imid Mareykanka 1986kii. Yaab.
@maxamedosman3610
@maxamedosman3610 Год назад
Hareri somalicowboy sooqabo gobolka mane ee maraykanka
@abdifatahjooye5439
@abdifatahjooye5439 Год назад
Dowladnimo wataas manta dadkii dalka u dhalan oo somalida Ethiopia ama kenya xilal sare dalka ka hayo dalka somaliya ila la helo dowlada kala saarta somalida dhaladka iyo kuwa qaxootiga hor mar la gaari mayo
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 Год назад
Yaa noqon kara soomaali dhalad ah sida eey kulatahay jaale
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 Год назад
marka somaliga dhaladkii waa kee ma konfur ku nool🤔
@abwaanadsafiyaindhayare6699
Abdisalan Salan waraysigaaga waa sugaya wayah dhalinyarada iyo jacaylada qabyobay waa in aan war kaa siiyo.😂
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Год назад
Iga qoslisay sister jcylka kuhaysta miya 😂😁
@abwaanadsafiyaindhayare6699
@@abshirmohamed3527 jacaylku qofna kama madhna qof laga tagay iyo qof lala jogo iyo mid raadin kujiraba waa badaas.🤣
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Год назад
@@abwaanadsafiyaindhayare6699 that’s true sister jacayl khayr qaba allah kabarinay inta haysata hasiyo
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 Год назад
Jigjiga Itoobiya kulahaa. Waar Soomaali Galbeed ama Ogaadeeniya dheh.
@abdiwaasachussien1841
@abdiwaasachussien1841 Год назад
Jiro joog harari nolow inta ay nolol jirto
@user-sv7ws4dr5t
@user-sv7ws4dr5t Год назад
Somali cow boy sooqabo gobolka maine ayuu joogaa
@suldaanidiriismedia4068
@suldaanidiriismedia4068 Год назад
Hareri Columbus noo imamow
@user-fj9ki4by3i
@user-fj9ki4by3i Год назад
Nacas baa tahay ma waalan tahay ma waxaad rabtaa in ninkan lagu dilo columbus waa magaalo rabshad iyo khatar ah xasuuso wixii ku dhacay sheekhaas cidi tilaabo ma qaadi doonto meeshaas.
@hassanmalkey1429
@hassanmalkey1429 Год назад
Plz waxad soo qabataa nin somalia ah oo kunool gobolka Maine oo magaciisa ah abdi iftiin Somalicawboy plz sooqabo
@malunyaydid9928
@malunyaydid9928 Год назад
Asc barnaamijkaa waa mid qiimo badan maadama minisoota kaliya kuu eekaa cabdisalan waxan heshay ruigcafaa hore oo fican mister gudaal
@xasanshuceyb7314
@xasanshuceyb7314 Год назад
Waa sharfantihiin
@inkirjeestotube3366
@inkirjeestotube3366 Год назад
Rug cadaa xasaafadeed hareri qofka aad ogtahay inuu warbixino badan haayo waqtiga ayaad u dheeraysaa.
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Год назад
Afweyne qabyaladiste ahaa
@axmedodowaa
@axmedodowaa Год назад
Waa dadkii siyaad barre qoxootiga qoray waana reerkooda
@nmohammed1505
@nmohammed1505 Год назад
Markaad africa tagto idirisow dee maad mirqaanka nooqaadi 😂😂😂 hana naxidhin markaad jigjiga nagu aragto
@farhannuh6174
@farhannuh6174 Год назад
I am sorry for this incorrect calculation Somalis lived in the US for 60 years, not 40 years, this is offensive.
@cabdikhaliifjimale7551
@cabdikhaliifjimale7551 Год назад
Warya talk your own language
@abdifatah6568
@abdifatah6568 Год назад
Read first before you write
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail Год назад
@@cabdikhaliifjimale7551 talk your language lol waxbad ku dhigtay 🤣🤣🤣
@farhannuh6174
@farhannuh6174 Год назад
@@cabdikhaliifjimale7551 Shut up you darood rat. I will speak English. Hooyda wacas
@farhannuh6174
@farhannuh6174 Год назад
@@cabdikhaliifjimale7551 Khaanis ba tahay, nacasyahow.
@iceplay18
@iceplay18 Год назад
BEEN BADANA ODEYGA , HILBA XALAL MAEHEN WAGAS MOISKADAHO ,YOOW ISKAGADA KULAHA ANAGA AYA QALIJIRNEY
@user-sv7ws4dr5t
@user-sv7ws4dr5t Год назад
Wariye ninka beeraleyda ee xooladhaqatada ee gobolka maine degan soo wareyso fadlan inta aadan mareykan ka iman wiilku tiktokiisa waxaa uguqoran somalicowboy warbixin kasoodiyaari kadiyaari
@cabdibasid1122
@cabdibasid1122 Год назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-HDxYyAO14iM.html kaso dawo
Далее
DJ Subeer Iyo wadamada 100 ka badan ee uu soo ruxay
28:29
Наше обычное утро 💕
00:42
Просмотров 298 тыс.
КРАФТИМ НЕМЛЕС ФРАГМЕНТЫ
1:05:04
Просмотров 253 тыс.
Наше обычное утро 💕
00:42
Просмотров 298 тыс.