Тёмный

MAANTA WAXA ILA SO ADEGAY HASSAN IYO AHMED /QARASHKA AAN ISTICMALNAY ADEGA GURUGA /MACISHADA USA🇺🇸 

Riyaq Abdi
Подписаться 221 тыс.
Просмотров 57 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 21 день назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤🫶🏻😢
@faizaHirsi
@faizaHirsi 21 день назад
Scw ❤
@kazuha6173
@kazuha6173 19 дней назад
#kokoshibu
@user-li3ob1bw8v
@user-li3ob1bw8v 10 дней назад
Abaayo wax wax kuu sheega mawaydau cub food hilib lagama gato xitaa chicken ee abaayo waxaad kadoonataa holy land kuyaala central please iska daa hadaad ubaahato hilib ari waxaad kasoo gadataa Costco kuyaala brodway ga please ani magalada ayaan kula deganahay ee iska daa xitaa chicken halal waa laga helaa hilib ari halal waa laga helaa carabka holy land wax kasta ayaa laga helaa
@user-pf5ty9dh8q
@user-pf5ty9dh8q 21 день назад
Naago badan kugu mashqulsan baa tiktok ku arkay ilhy ishooda hakaa hayo hppti ❤
@shankaron7
@shankaron7 21 день назад
Riysqey America ayaa kula jooga specially Tennessee ee Hilabka ka gado Halaalada Somalida ama Carabta. Hilibka Cup ama meelaha kale lagu qado Halaal uma badna oo wey isku qasaan, so becareful
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 21 день назад
Sax waba layaabnaa video kan ka horeyat cub foods ka gadesay
@dekamohamed6906
@dekamohamed6906 17 дней назад
Riyaq sidad American ku tagtay video kaso same please 😊
@duqeeydhiif1856
@duqeeydhiif1856 20 дней назад
Waaba qaaali lkn America 🇺🇸 joogtaa wax maba ahan lacagtaaz reer Africa Lee qaali latahay allow noo sahal America ani io intii rabta
@11naa44
@11naa44 17 дней назад
Minesota wa baadiye hadana qaali ah 😢😢😢
@duqeeydhiif1856
@duqeeydhiif1856 17 дней назад
@@11naa44 baadiyahaaz waan rabaayee yaa I geeynaa heee
@user-rf3te5ro2y
@user-rf3te5ro2y 20 дней назад
Night routine no so gali abayo ❤🌙
@istahilali-sn6pr
@istahilali-sn6pr 20 дней назад
Asc abayo Riyaq waxan kaso adegatan sums club iyo Costco their pancake is the best hadana wa jamlo Hada big family tihiin hada adiga gurigada u adeganaysid cub foods wu ficanyahay
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 21 день назад
Xasan waa isku egtihin❤mshaa alhaa
@raaxoruuxi3296
@raaxoruuxi3296 21 день назад
Maasha allah ❤❤❤
@haldhaainboqor5026
@haldhaainboqor5026 21 день назад
Routine waqti dheere anyway keep going
@sumayaabdi3412
@sumayaabdi3412 15 дней назад
Masha Allah ❤
@faizaHirsi
@faizaHirsi 21 день назад
Mashallah Riyaq ❤
@QamarHussein-wp7pf
@QamarHussein-wp7pf 21 день назад
Riyaq abayo wan ku jacelahaya 💓❤️💖💖💖💖💘💗💕 keep going 👑💖💖💞😍💞🥰❤️🎉💖
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 21 день назад
Masha allaa❤❤❤
@Fh-qp3yb
@Fh-qp3yb 21 день назад
Masha Allah I love your vlogs❤. If u want fresh food go to Whole Foods
@munahaybe5229
@munahaybe5229 16 дней назад
Kuld mmm X
@user-bj3wu7vb6z
@user-bj3wu7vb6z 21 день назад
Riyaqey routine
@SaamiyaAbdirashiid
@SaamiyaAbdirashiid 21 день назад
❤❤riyaq
@SuperMama21
@SuperMama21 21 день назад
There’s Halal everywhere in Minneapolis why buy non-Halal meat
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 21 день назад
❤❤❤❤
@Elhaam_aadam
@Elhaam_aadam 21 день назад
Full day so samey plzx Night routine plus morning routine isku dar ah sido kle gurigaag ina argn rbn plzx riyaqee❤
@Kajol833
@Kajol833 20 дней назад
Adno kaaga nosoo duup 😂😂
@Elhaam_aadam
@Elhaam_aadam 20 дней назад
@@Kajol833 ani mar mar tik tok so dhiga lkn reer youtube ma noqon
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 15 дней назад
Abayo riyaaq saad America ku tagty fadlam muuqaal kasoo samee
@Elhaam_aadam
@Elhaam_aadam 21 день назад
Riyaqe saan le wax nagu so dhig saan wn ku haaysna anga we love you❤
@SucaadoSiman-sj9lk
@SucaadoSiman-sj9lk 20 дней назад
Samiixa khaliil ugu drn inta riyaaq kunaxsan
@abdifatahfarah6441
@abdifatahfarah6441 21 день назад
Magalade jogta abyo USA 🇺🇸
@user-vy6ct8bq2v
@user-vy6ct8bq2v 21 день назад
rayaq qurexey hilibka abayo xalalada ama hollilan kagado
@umish9481
@umish9481 21 день назад
Cadhowga unoloow🎉🎉❤
@AmiiraMahad
@AmiiraMahad 19 дней назад
@user-rh3fc5je8j
@user-rh3fc5je8j 21 день назад
Masha Allah Allah hani barakeyo abayo youtubkada maba socde maxawaye
@MaryamaAbdi-bs1xu
@MaryamaAbdi-bs1xu 21 день назад
Night Routine no soo samey ❤❤
@HappyPizzaSlice-hp6dr
@HappyPizzaSlice-hp6dr 20 дней назад
Nolosha America kasoo hadal abayo
@11naa44
@11naa44 17 дней назад
Hilib mxd gaalada uga iibsataa awey hilib xalaladii😢😢😢😢
@11naa44
@11naa44 21 день назад
Maceeshada minesota wa qaali meelo kalo bdn aya ka jaban
@EmmaAli-f4c
@EmmaAli-f4c 18 дней назад
Abaayo dadkaan hilbka SI xalaal ah uma qalaan haa ka Soo iibsan
@adelb7719
@adelb7719 20 дней назад
iska ilaali chicken ka it may not be Halaal
@maryancumar1023
@maryancumar1023 20 дней назад
Ma❤
@filsanaay4592
@filsanaay4592 21 день назад
Caku riyaq sawir kaqataa kula dawa cadeyga hadane aniga 😂😂
@MaryanCumar-tt5bg
@MaryanCumar-tt5bg 20 дней назад
Riyaq cabitanka vaRiety pack dadka shaydanka isku dhiibay ayaa cabaan ee iskada abyo😢
@11naa44
@11naa44 17 дней назад
Khudaarta waweyn wa laso duray chemical aya ka buuxa
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 21 день назад
300 igama qatan maa Costco aado ama Sam’s club
@abdijama1984
@abdijama1984 20 дней назад
Hilibka xalaapka ka gado dukaamada galada xalaala ma ahan ee dadka xaaran ha siini famiilkaga kaa soo horey maxey kugu sheegi wayeen😂😂😂😂
@11naa44
@11naa44 17 дней назад
Wipes ka murayadaha wa lagu tirtiri kara
@Mulkiahmed001
@Mulkiahmed001 21 день назад
Was that's a cond**😂
@axlamreyz3463
@axlamreyz3463 20 дней назад
Bas wayee marka America taago kuma dhax dhumayi kaligey le bixi Riyaqey shukrn abaayo saa ikala barte melaha 😂😂😅
@11naa44
@11naa44 17 дней назад
America 50 gobol wye xagee aadii wale sificn bd u lumi donta 😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-fm1mt9tq6g
@user-fm1mt9tq6g 16 дней назад
Is kadaa. Salid caday mafiicana
@manalali8290
@manalali8290 21 день назад
Naa hilibka wxa laga so ibsada halal ka hn 😂
@BeutyNaima
@BeutyNaima 21 день назад
Kan ba wayku qorantahy 😂
@user-ix1ij6mx7y
@user-ix1ij6mx7y 19 дней назад
Masha Allah❤
Далее
WEEKEND ROUTINE/ 3DA MAALIN O FASAXA WAXA QABTO 
30:03
SABABTA MAAHIR LOO QAATAY
30:55
Просмотров 27 тыс.
Каха заблудился в горах
00:57
Просмотров 921 тыс.
MAXKAMADA OO CAWA XAAJI DABCASAR ISKEENAY
21:37
Просмотров 2,5 тыс.
routine keyga kowad daawasho wacan
7:59
Просмотров 11 тыс.
MY FULL DAY ROUTINE JADWALKEYGA MANTA XAFADA
28:21
Просмотров 108 тыс.