Тёмный

Madaxwaynhu Diyaaradihi Ay La Hayeen Anaga Keenay,awladaa Nin Ayay Xoog Kaga Qaaday"Wadani 

Bulsho News
Подписаться 377 тыс.
Просмотров 2,4 тыс.
50% 1

Madaxwaynhu Diyaaradihi Ay La Hayeen Anaga Keenay,awladaa Nin Ayay Xoog Kaga Qaaday"Wadani
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Опубликовано:

 

9 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s 18 дней назад
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk hawadad bixisen sowka soo celiyay sxb
@user-wy8oy6jq1j
@user-wy8oy6jq1j 18 дней назад
Umada.kaxiisho..
@Mahad.cali1
@Mahad.cali1 18 дней назад
34 sano prank ah is not easy 😂
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 18 дней назад
waa dayer bilaa cilmi ah
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 18 дней назад
Hhhhhhhh maxaad tidhi haye
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw 18 дней назад
Alle idin soo qabey reer wadani🤲🤲🤲
@iidxasan5453
@iidxasan5453 18 дней назад
Wayryyaa doqon xaged xaadhaa
@weriscali9103
@weriscali9103 18 дней назад
Horta garacdan Huwanta ah ee wadani yaanaga qabta, halkay ka hadlilahaayeen cadawga Somaliland isku bahaystey ayey Somaliland inay liidaan ka shaqaynayaan. Ninka Qarankaaga liida haka ogolaan. Guul Somaliland ❤❤🎉
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 18 дней назад
Ronta miya didey nin kan ronta shegay mise beyn ku nol tahay
@abdulraven4970
@abdulraven4970 17 дней назад
Cadowga ugu weyn ee somaliland waa Oromka gudaha ee muusebixi
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 17 дней назад
Waa ron
@weriscali9103
@weriscali9103 17 дней назад
@@user-gl2go3kp6s horta waxad Soo xidhataan muraayada laanderiska markaa Qaranka iga lahadla.
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 17 дней назад
Qaranka filin kisa eyo cunay wo damaday
@AhmedAbdio-og9gi
@AhmedAbdio-og9gi 18 дней назад
Nacasnimada laseexo. Ilmigaaga uku hiili qaranka
@saeedali7578
@saeedali7578 18 дней назад
Ninkan wuxuuka hadlayo yaa fahmay Muxuu into sheegay Mahurumardiidbaa ? Ma mouse diidbaa? Madkuu caqligooda Caaya yaa?
@Halgame334
@Halgame334 18 дней назад
NINKAN RABA IN CUMAR SAYID LAGU BEDELEE BARORANAYA ADABA PASAPORT LEH CASHURTA DANYARTA ALE KUMA BADINN
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 18 дней назад
Passport miya la cunaa
@Halgame334
@Halgame334 18 дней назад
@@dalaisacgibril5899 MAYEE DEE WALAGU SHAQAYSTA INAN YARO RER KODO DADALUU HAWADI SO CELIYU RA IN LAGU BEDALO
@Keysek
@Keysek 18 дней назад
Muse waa beenaale. Cidii ma aamini karto . Dalki iyo dadkiina qoobad bu geliyey . Ilahow ummada sharkiisa ka nabad geli
@faisalosman9906
@faisalosman9906 18 дней назад
Waar nagala tag nac nac da
@user-wy8oy6jq1j
@user-wy8oy6jq1j 18 дней назад
Nica.hadlaya.eegga
@moeabdi9
@moeabdi9 18 дней назад
Ninka leh magacee mano magac lahayn ! Mishaan maa laa iskaa hadlaa uun
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 18 дней назад
Kan intuu intan ka hadalyo miyuu kun arin oo kale ayaa Jire ka hadlo mise hebel baa kawaramay baa doorasho lagu helaa
@cabdicisman9023
@cabdicisman9023 18 дней назад
Kaligitaliye aan caalamka lasocon , goobtu, goobtu maaha
@user-ky5jr1wi9k
@user-ky5jr1wi9k 18 дней назад
Dhibaatada soomaaliland haysataa waa dadka noocaas ah oo inagu batay
@cabdicisman9023
@cabdicisman9023 18 дней назад
Siyaad bare bix
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 18 дней назад
Neefkanna muxuu ahaa? Waa dalkani doqon badanaa!
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 18 дней назад
Af aadan lahayn ma qabatid BEENAALE KOW AAN XAYO LAHAYN
@Keysek
@Keysek 18 дней назад
War wuxu muxu aha madaxweyne ma ahayne
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 18 дней назад
Kkkkk huwantii wadani waad is cadeysey, shaqadini ma Muuse ayey noqoty. Ajandihina sheega. Hawl kutala diyaraduhu maahee.
@user-ky5jr1wi9k
@user-ky5jr1wi9k 18 дней назад
madaxwaynuhu maaha beenaale ee ninka hadlaya ayaa beenale ah ufiirsada hadalkiisa aanuu ka fiirsan ee mala awaalka ah Dadka ma waxuu uhaystaa xayawaan aan waxba garanayn waxana fahmayn
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 18 дней назад
waar maalqabeenka Ibrahin dheere / Ina aw sicid / indha deero / world remit iyo telesom dhamaan waa somaliland waxay bixiyaan waa xalaal haday shaqo dowlada qabtaan loo baahi qaabo ma ceeb ayaa laga dhiga???????????? from saylac
@naimaali2737
@naimaali2737 15 дней назад
Waar xaqiiqan ma ogiideey beenta umada kala fadhiiso cod ladiinsiinay xaraam ayuu idiinka yahay huwaney
@ifraaxxasancawad9515
@ifraaxxasancawad9515 18 дней назад
Walaahay beenta muuse ayaa dhaanta runta huwanta ee aamus aamus ma wax kale oo aad sheegto ayaad garan waydaydhiigiisa ayaa ciida aad ku taagan tahay ku daatay
@sarahmohamud177
@sarahmohamud177 18 дней назад
Calool xuma ayaa kaa buuxda caloosha u dhimo beenaale
@user-ky5jr1wi9k
@user-ky5jr1wi9k 18 дней назад
Beenaale hadalkaaga iska hor imanaya ayaa Dadka usheegay inaa beenaale tahay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 18 дней назад
Muuse biixi inuu benaale yahay caruurta og
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 18 дней назад
Sidii FIRDHIYE loogu soo dhoweeyay DJIBOUTI weligeed looguma soo dhoweyn madaxweyne Somaliland ah.
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 18 дней назад
Waa saz
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 18 дней назад
Waa sax
Далее
Как вам наш дуэт?❤️
00:37
Просмотров 695 тыс.
Как вам наш дуэт?❤️
00:37
Просмотров 695 тыс.