Тёмный

Madaxweynaha Muslimka ah ee Galka Seefta kala baxay & ISRL wadnaha farta ku haysa Dagaalka weyn 

Dhacdooyinka Caalamka
Подписаться 636 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 49   
@abdikhadiribrahim90
@abdikhadiribrahim90 6 часов назад
Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar
@sharmahassanrajaste322
@sharmahassanrajaste322 7 часов назад
Allahu Akbar ❤❤ somaliyey Nabad🇸🇴
@farxiyobucurde7792
@farxiyobucurde7792 3 часа назад
Allaahu akbaar allaahu àkbar
@CumarCadaan
@CumarCadaan 5 часов назад
Allow ugargaar muslimiinta
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 3 часа назад
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@Zahra-nh9px
@Zahra-nh9px 4 часа назад
Masha allh al❤❤❤ allah akbar ❤❤
@AshaAhmed-w9w
@AshaAhmed-w9w 4 часа назад
Tabaruc maha wadankasta intaas oo boqol oo kun bay ku qaadataa joojista wadankeena . Somali hays fahansiiyo🤲🤲✌️❤️🇸🇴🇪🇭
@AbdiAgood
@AbdiAgood 7 часов назад
❤😂Allaha guuleeyo muqaawamada dhammaan ❤😂🎉😢😅😅😊😊😊
@abdulkadirmohamedagey231
@abdulkadirmohamedagey231 6 часов назад
WAA MAAMULKA XASAN DHIIQO
@Cali.ShiineGele
@Cali.ShiineGele 5 часов назад
Guul musliinta insha allaha❤❤❤❤
@sahroali1196
@sahroali1196 3 часа назад
MashaAlaaha.suleymaan.xafidulaaha.♥️🇸🇴🌹♥️🇸🇴🌹♥️🇸🇴🌹💯♥️🇸🇴🌹💯♥️🇸🇴🌹💯
@sahroali1196
@sahroali1196 3 часа назад
Ilaahoow.masaajidka.al.aqsaa.xoree
@ahnettek3298
@ahnettek3298 7 часов назад
Teeda kale arinta soomaaliya .waxan leeyahay madaxweyne .suuqa iibka ka dhax bixiya oo wadankedi soomaali baadigooba allaaaha u sahlo allaahuma aammiin
@XaawoElmi
@XaawoElmi 7 часов назад
Ufff hassanow wa na bahdishey 🙁
@farxiyobucurde7792
@farxiyobucurde7792 3 часа назад
❤❤❤❤❤❤
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 2 часа назад
War wadankeena anagaa.leh .sxb xaqna umalahan.in.yugaandha.ka hadasho.danaheena somaliya waana.talaabo fiican ee uu qaaday tankale habartan kahad laysa lacag.iyo cuno waana loo.baahan yahay talaabada uu qaaday.wasiir fiqi ad.iyo ad waa awood dawlad nimo guul somaliya guul.xm xh xt eran ciraaq guul allahu akbar
@RafcaPerdise-qo8bx
@RafcaPerdise-qo8bx 5 часов назад
Waa baab al maqrib
@MaxamedJaamac-s5b
@MaxamedJaamac-s5b 5 часов назад
بابل المغرب
@CabdiYuusuf-tq8fs
@CabdiYuusuf-tq8fs 4 часа назад
Mansha alaah madax wèynaha dalka induniisiya hadal wanàgsan ayuu kuhatlay lkn waa ineey kuday sadaan caalam islaam
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 5 часов назад
African adigo kale bari
@ahmadsudi606
@ahmadsudi606 5 часов назад
Masar wax wayn ayay noo qabanee hade weyn war daga wax maqloow maqal ama indho wax aqritoow aqri masar waxay noo qabanee wax aysan kenya Ethiopia walaa Uganda aysan noo qaban lahayn waligeen ilaa inay nalug iyo gacmo nawada gooyaan mooyee hadii masar 1sano nala joogto awood ahaan siyaasad ahaanba wey na dhisee kuwaan amxaar kalkaalkaaa ogolo hadii hawshaas qabsoonto saa musuqmaasuq iyo eex ayaa lababa weynaa iyo kuwo aanan mudnayn inay taliyaan oo adaris ah waxba heli maayaan saa musuqmaasuq waxaa ku kaca nin laangaab ah laangaabna wadani maaha kastee warkaan kuwiinaan wada jiran ma aqaan faro laidinaka haayo anagaa idin xoreynayna inshallah
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn 2 часа назад
Masar ayadaba qawaan 2ba qawaan ismaqaado
@hersimusse3360
@hersimusse3360 7 часов назад
Xasan daain abadkii madawarsi buu kujira war odayga halabaro micnaha madax wayne nimo
@MariamAbdalla-r5h
@MariamAbdalla-r5h 3 часа назад
😂😂😂gacan tuusibaratay gumadkiisa dhaqaaqa Illahay madax iimaanleh Illahay yaqaaniin hanookeno Insha Allah
@hassansadaaq4988
@hassansadaaq4988 5 часов назад
Kee madaxweyne ah ma Hasaan xaalufiye mise qabri faage meyto cunay madaxweyne xaal😂qaado😂
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 6 часов назад
SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤
@walalahachannel1750
@walalahachannel1750 2 часа назад
Ani midaaa layabanahy ilaa hade ee mexee tahay dowlad masar Philistine shacabkeda ee xududa kaxiaraty oo hala xasuuqo tiri see somalia kucawini ilaahi Malaga baqo masa yahud weye Somalia Yaa losodhawini 😢
@SalebanIsmacil-p1m
@SalebanIsmacil-p1m 7 часов назад
🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊✊✊
@AbdiMusa-sk2tv
@AbdiMusa-sk2tv 6 часов назад
Ninkii xasan sheekh aha safarkiisi tumatiga aha ayu dib ubilabay 😂😂😂😂
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 6 часов назад
Ciidamada masar marna Atmis kama mid noqon doonaan
@seynabcali4205
@seynabcali4205 2 часа назад
Muqarib maaha waa baabul magrib
@SharezadNuur
@SharezadNuur 4 часа назад
✌️☝️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🇸🇴🇩🇯☝️
@cabdimajidibrahim9217
@cabdimajidibrahim9217 7 часов назад
Aankusalino lajeclowgenii muxamad❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@Ikraan-m5f
@Ikraan-m5f 6 часов назад
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤️ ♥️ ❤❤❤❤❤❤❤
@suldanqaran
@suldanqaran 5 часов назад
Somali xasidin liké 😂😂😂😂
@Khadijo60
@Khadijo60 6 часов назад
musliminta mar walbo mid baa iska soo hadlo madaxdooda heska neefsadaan waxba tari maayaan ilahey quluubtooda ha mideeyo
@jaamacismaaciil845
@jaamacismaaciil845 5 часов назад
Asc Waa inay been noqotaa isbalaadhinta qorshaysatay ee ah inay qabsato Turkiga ilaa Madiina munawara. Waa inay Sahnuuniyadu ay kunoqotaa meeshay katimid.
@yussufmohamed4208
@yussufmohamed4208 7 минут назад
Kulahaa waxay ku yimaadeen arimo siyasadeed oo maxaa u diisi weysay
@jaamacismaaciil845
@jaamacismaaciil845 5 часов назад
Asc Masaaridu waa inaanay soomaaliya iman. Masaaridu waa dad xun oo munaafiqiin ah, haddaysan Falastiin deris la ahayn way xoroobi lahayd. Dadka masaaridu meelna kuma fiicna, waana dalka carabta baabi'iyey. Reer qayla wayne xaalkoodu mawanaagsana. Booska Masar lala rabo waxaa kuhaboon Turkiga iyo Walaalaheen Qatar.
@Sahroahmed-x8b
@Sahroahmed-x8b 5 часов назад
ASC Hashiyow Maanta Ma Iloowday 21oktobar Oktobar Oktobar Waa Daruur Hilacdayo Ay Dadku Ku doogsaden Oktobar Waate Waa Tuma Waxaa lagu Tilmaa Maalintey Dhalatey
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 4 часа назад
Mid masar haday wax qabaneeso walalahooday uqaban lahaayen
@ChiefAbdullahiMohamedChief
@ChiefAbdullahiMohamedChief 3 часа назад
Shidaalki iyo raashinki bakaraha ee suq mugdiga lagu gadi jiray bay moodayaan shaqalaha dublamasi iyinta
@Exsagaaro
@Exsagaaro 5 часов назад
Doladena carab bee kabaqayan carabne rer galbedka be kabaqayan mana utacsiyan karan yaxye sinwar
@ahmedkariye101
@ahmedkariye101 3 часа назад
asc xashi walal su aashan waydii xasan shiq maxamud ninka somaliya ay u doratay madaxwyne iyo in uu dalka somalia iyo dadk somaliyed masiirkoda iyo mesha ay u socdan uu ka sheqeyo su aashu waxay tahay waa maxay tagerada falastiin oo carab walalkod ah o waliba daris la ah masar ay ka waysay o hortoda lagu silac dilayo oo ay somalia ka helayso masarida ? cidamada ay masaridu u so dirayso somalia may falastiin u dirto ? mesha waxa ku jira macna kale oo aad fahmi dontan waqti kale
@ahmadsudi606
@ahmadsudi606 5 часов назад
Mayiidan maqlin amaba aadan ogeyn halhayskii ahaa (Xakiim hayaatul somaal mawtul habash) jaale mahaas ayaad ku yara bariiqsatay markaad masar afkaaga ku taagtay
Далее
Paint Projects
00:17
Просмотров 1,9 млн
Watching This On Loop ♾️
00:32
Просмотров 10 млн