Тёмный

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland'Waan la xisaabtameynaa dadka hurinaya dagaalka Luuq" 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 3,1 тыс.
50% 1

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland'Waan la xisaabtameynaa dadka aan xil kaska ahayn ee hurinaya dagaalka Luuq,waan in deg deg loo joojiyaa dagaalkaas'

Опубликовано:

 

6 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 8   
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 21 день назад
Bilihii u danbeeyey sanadkan iyo dhamaad kii 2023 meelo badan oo Dhulka Soomaaliya ka mid ah, waxa ka dhacayey dagaalo beeleedyo Gacan libaax , Ceel afwayn oo ah waqooyiga Soomaaliya , degmada Ceergaabo deegano u dhow,Qardho iyo iskushuban meel u dhaxaysa, waqooyiga Galgaduud, Bariga Mudug, Shabeelada dhexe, Magaalada Baraawe oo dadka dagan Nabad iyo ilbaxnimo lago Yaqiin, balse lago soo duulay oo maleeshiyaad beeleed ku dagaalaan, dad shacab Soomaaliyeed ku dilaan,Magaalada Qoryooley, Magaalada Diin soor, iyo Hadda oo Degmada Luuq Ganaane oo ah mid dhiiga dadka Soomaaliyeed lago daadinayo kuwa dilalkaasi jaahilnimada ku dhisan samaynaya waxaa u sabab ah qabyaalada, oo Soomaalido maantay oo ah qarnigii 21 aad ay aasaas uga dhigtay, in lago dhaqmo habka ku dhisan qabyaalada, oo ah mid aan laga filayn in uu shaqeeyo. Waxaa nasiib daro,in ninkan la leeyahay waa madaxwayne ku xigeenka maamulka qabaa’ilka ee la baxay Jubaland, uu leeyahay ciidamada Amxaarada ee Abiy Ahmed, haha dhex galaaan Shacabka Soomaaliyeed ee hab beeleedka u diriraya, waa nasiib daro , maantay haysata Soomaalida Ninkan, iyo kuwii ka haray dagaal opga Yaashii Ethiopia soo taagulaysay si Soomaaliya loo burburiyey wili waa calooshood u shaqaystayaal ( mercenary ) lidi ku ah Soomaaliya in ay dib u noqoto qaran midaysan, oo ah dimoquraadi Madax deeda si xor ah xisbiyo ugo tartanbaan. Gunaanadkii, waa in habaka qabyaalada ku dhisan laga tago, waa in si dhamaystiran loola dagaalamo wuxuushta argagixisada al shabaab, oo taasina sy fuliyaan ciidamo dowladeed,oo ka joojiyo ciidamo beeleed in la adeegsado. Waa in Gobolka jubada dhex ee Soomaaliya oo ah xaruunta argagixisada al shabaa guluf dhab ah lago qaado, meelo badan oo ay ka joogaan, Jubada Hoose, Bakool iyo Bay. Ethiopia waa cadow soo jireen ah ee qaranimada Soomaaliya tan iyo qarnigii 15 naad ilaa maantay, taariikhda yaan ka iloobin. SOOMAALIYA HANOOLAATO.
@user-xv9sw2yy5j
@user-xv9sw2yy5j 17 дней назад
TV
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 21 день назад
Itobiyo marka ukaashaneysid mustafe iyo axmad maa hishisisid senbar qofki wadanka joga qof hebel wuu igarab maray adna waa soodaba martay meshan kaimid buu aaday
@user-xv9sw2yy5j
@user-xv9sw2yy5j 17 дней назад
TV
@user-xv9sw2yy5j
@user-xv9sw2yy5j 17 дней назад
TV
@AxmedyareXassan
@AxmedyareXassan 21 день назад
Axmed madoowe ayaad qoosar utahay gobalkaga miyaad ka warantaa
@user-xv9sw2yy5j
@user-xv9sw2yy5j 17 дней назад
TV
@user-xv9sw2yy5j
@user-xv9sw2yy5j 17 дней назад
TV
Далее
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35