Тёмный

Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre - Khudbad ''Shanta Somali Waa MUQADDAS'' ( 01 July 1971) 

ABDI ASKARI TUBE
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 570 тыс.
50% 1

Madaxweyne Siyaad Barre - Khudbad Shanta Somali Waa
MUQADDAS ( 01 July 1971) Great Speech!
...............................................................................................
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritu. .
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Our Larger Channel … / joorre123
Our new Channel …. / abdiaskarimedia .

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 367   
@bashirissack21
@bashirissack21 2 года назад
ONE OF THE GREATEST SOMALI MEN in Somali history🇸🇴☝. Extremely miss our Said Barre 😞 such a beautiful man illahaay ha unahariista ameen🤲. Legend
@adnaofficial7367
@adnaofficial7367 Год назад
kjjkroti
@NasirMohamed-rf5xi
@NasirMohamed-rf5xi Год назад
Geesi bu aha lakin mxu dadkisa ku laayay🤔
@jamatahmed2188
@jamatahmed2188 2 года назад
Ilahay haku naxariisto Geesi aan la ilaweyn baa tahay Qulubta shacabka Somali mar naba kuma ilawi donto ❤️🇸🇴
@abdinasiradan3664
@abdinasiradan3664 6 лет назад
Siyaad oo kle markiiba dunida hal mar baa lakenaaa guulwade Aabe siyaad allow kuu naxariiSo
@superfun1819
@superfun1819 4 года назад
Walahi intuu geesteey waxaa kabadan intaa ay geesteen kuwaa dadkaa qixiiyeey ....allaha kunaxariisto. Wilasheyda geyeey magaafe. Kuwaas ayaa kadanbi badan aabe siyaad bare
@ghboy2914
@ghboy2914 7 лет назад
Halyeybuu ahaa siyaadbare aragti aad u dheer in uu lahaa labo Cali isweydiin meyso oo si Somali ah oo Danbe aan laga sugeyn Lkn waa nin waqti xun kusoo aadey dad jaahiliin ah hugaan unoqdey oo aan caalamka wax ka fahansanayn walina aan maanta sidii nahay I am from muqdisho
@somsaacidchannel2207
@somsaacidchannel2207 2 года назад
Guul somali weyn
@abdalle3483
@abdalle3483 7 лет назад
Ilaaahow danbigaaaga dhaaaf, muwaadin somaliyeed baad ahayd..wax kudhama tariikhda nama soo marin.. abe rabi haku janeeyo.. ameeeeen
@abouabou1022
@abouabou1022 7 лет назад
cabdulaahi burhaan cabd
@abdullahiali309
@abdullahiali309 3 года назад
ameen waddani buu ahaaa aabe siyaad
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 4 года назад
Heybadlooow siyaadoooooow janada usareysa insha allah 🇸🇴💕🍀
@jamalfarah708
@jamalfarah708 2 года назад
Nin o quranka been kashege. Toban culimo uudilay, ba jannada ubisharaysa
@GHAA
@GHAA Месяц назад
Waryaa bax taariikhda akhri ninkaan wuxuu sameeye soo ogoow gaar ahann walaalahena hargeysa wuxuu ka sameeya soo aqri
@msogadenqueen7594
@msogadenqueen7594 8 лет назад
Gulwadow siyad ala yaa rahma
@abdinurmahamed4524
@abdinurmahamed4524 7 лет назад
Ms Ogaden Queen mashallah habo allaha ku dhowra that is reality.
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 года назад
*Guuldwadoow Siyaad* *Aabihii garashada* *Geygayagoow* *Hantiwadaagga waa* *Habka barwaaqo noo horseedayee* ...
@faysalcabdi2825
@faysalcabdi2825 2 года назад
Maxamad siyaad alle swt ha u naxariisto maanta ma u maleynaayo hanti qaran in uu dabaqyo ku dhistay dhul isaga ku magacaaban ma jiro wuxuu ahaa mid nadiif ah meel nadiif ah aloow geey janada ugu saraysa aamiin🤲🤲
@ckdeq8973
@ckdeq8973 3 года назад
Allahu Naxariisto Jaale Maxamed Siad Barre libaaxa ummada somaaliyeed
@warsamemkaahiye5967
@warsamemkaahiye5967 2 года назад
Gadaasha dhib ma ahee dheef manu arag jaaale siyaad alle haku naxariisto😢🤲
@suhaylatu8354
@suhaylatu8354 3 года назад
Allh yàa raxmak abo siyaad😭😭😭🇬🇲🇸🇴❤️2021
@mohiodindabeyl3491
@mohiodindabeyl3491 7 лет назад
5 tii soomaaliyeed allah dib ha iskugu keeno ,isagaanay waxba ku ahayne
@abdirashiidsanyare8470
@abdirashiidsanyare8470 3 года назад
𝐴𝑎𝑎𝑚𝑚𝑖𝑖𝑖𝑛🤲❤️
@buuxcaynaan5658
@buuxcaynaan5658 3 года назад
Aaamiin
@queenmaliza600
@queenmaliza600 Год назад
Aamiin yaa rabbi 🤲
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 5 лет назад
Yaa maanta u sheegee inay gobol gobol marayso labadii wada joogayna kala hadaafeen
@qurbacmo2514
@qurbacmo2514 4 года назад
😭😢
@ahmedader4283
@ahmedader4283 3 года назад
😭
@Geyre02
@Geyre02 3 года назад
😭😭😭
@salmaanibrahin3844
@salmaanibrahin3844 3 года назад
waxaasoo dhan uu ka war hayaa saaxiib isagaana ka dambeeyay inay somaliland iyo soomaaliya ay isku hub qaataan ILAAHAY ha u naxariisto saaxiib
@dekgohe6659
@dekgohe6659 3 года назад
@@salmaanibrahin3844 v
@abdifatahaden3911
@abdifatahaden3911 6 лет назад
Djibouti forever loves aabo siyaad bare Allaha uu naxaristo surely Somalia has never had the likes of him
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 3 года назад
Abdifatah Aden Nin diplomacy rer Jabouti ayaa ila wadaagay in haddii aan Mohammed Siad Barre dagaal culus geliyeen Xabashida ay adkaan lahayd ama raagi lahayd waayo iyaga ayaa ku fadhiyey iyaga oo moodayey in Jabouti ku darsan doonto Somalia. Nin diplomacy ahaa oo Somaliyeed ayaa sheegay in Somalia garaacday Albaab kasta oo xornimada Somalida Jabouti ku jirtay. Jabouti way u abaal gudeen dadkii ay ka dhasgheen ee Somaliyeed
@sam-xz5tc
@sam-xz5tc 3 года назад
I think you should concentrate on your own dictator
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 3 года назад
@@sam-xz5tc I don't understand you!. ما فهمتك!
@sam-xz5tc
@sam-xz5tc 3 года назад
@@mohammedabdi7061 what don't you understand mate
@alixuseenaadamdaaacaad1363
@alixuseenaadamdaaacaad1363 4 года назад
2020 ya ila dawanaya Abe said wx u shegey 1971 aya manta Somalia lo gibi yey dhqxdodana wa lagu bec mushtarayaa xaqiiq 2020ka
@siciidyare2517
@siciidyare2517 3 года назад
.
@ceydiidmohamuud6178
@ceydiidmohamuud6178 3 года назад
2021 bro 😭😭😭😭😭
@hsdhhddndkdk9997
@hsdhhddndkdk9997 3 года назад
Allh yaraxmu raaximiin Geesi wadani ah oo codkar ah oo aad u Qibrad badnaa
@abdirahmanbaffobaffo6153
@abdirahmanbaffobaffo6153 7 лет назад
sadriga iyo labtan ka salamay Aabo siyaad subax walba sacad walba sadirkan u barya samo inad ku warto janadis ku geeyo
@hawaahmed9655
@hawaahmed9655 2 года назад
Allaw unaxariiso madaxweynaheena maxamed siyaad barre aamiin aamiin aamiin
@saidaomar3222
@saidaomar3222 8 лет назад
aabo siyaad daaro shiyeeye madanayn dalkiisu uhalgamay allaw unaxariiso
@ibrahimhusseen8772
@ibrahimhusseen8772 8 лет назад
@
@mohamedarale2754
@mohamedarale2754 5 лет назад
Lkn Abaalki uu Galay Dib Buu liqaY taasa ogow wuxu Laayey maato Qarankii iyo Qabiilka Qabiilkiisa Baa la weynaaday watta somaliya wataas halkaas Asa Manta Dhigay
@ashheart9761
@ashheart9761 6 месяцев назад
Illaahoow Maxamed siyaad Barre roow waa laguu darsadaye illaahay kuu naxariisay Aamiin yaa Rabi 🤲
@dmohamed
@dmohamed 3 года назад
Rabbow kuu naxariiso Abbe Siyaad halyeey buu ahaa rabay inuu shanta Soomaaliyeed mideeyo, Allow kuu naxariiso.
@mahamedsalah1904
@mahamedsalah1904 8 лет назад
allow ku naxariiso walahi iney itobiya iyo kenya uu waxba u aqoon frence aa bas loo diroyaa madaxda mantayna gabre aye ka baqayan sorry wa waxlaga xumado
@mohamedmire6820
@mohamedmire6820 7 лет назад
ISKA-DAAYA DADKA DHINTAY EE AAD CAAYEESAAN NIN WALBA ALLE AYAA XISAABINAAYEE!!!scww.
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 8 лет назад
Allaha u naxariisto , Waxuu ahaa Masuul
@shireguure7886
@shireguure7886 3 года назад
Alle ha,unaxariisto, aaamin aaamin
@payitforwardpower9910
@payitforwardpower9910 3 года назад
God bless major general Mohamed Siyad Barre
@anisokhalid2947
@anisokhalid2947 3 года назад
Alloo aabe siyaad bare Alle hakuu naxriisto 😌😌😌
@alfazaalhaji5988
@alfazaalhaji5988 5 лет назад
Guul wade siyaat ,Alla yarxam
@dalmarcomedy
@dalmarcomedy 3 года назад
Allaha unaxarista Abaha Somalia 🇸🇴 ♥
@kowsarxasan6969
@kowsarxasan6969 8 лет назад
aabo siyaad dad xayawan ah ayuu xukumayey waxay u ordayeena weey hayaan waxba eed ha saarina waxa somaali xitaa ku dhici doona wuu ka dardarmey hadeydan joogin waana la dhageysan waayey maxey dhashey hee waan aragna xitaa hal guri uu wadan ka dhistey ma jirin bal daacad nimo intaa ka weyn xagee laga helaa hanti qarana ma dhacin wuxu hayey dad rabin dawladnimo oo tuugo iyo been ku shaqeysa nayo wadankoda burburinayo bal keena madaxweyne u dhaw illaah somaali haduu badbaadin kuma heysato gumeysi unbaa dib loogu noqon.
@Wonderer224
@Wonderer224 3 года назад
Siyaad Barre hadduu dalkiisa u naxayo markii lagula taliyay inuu xukunka cid kale ku wareejiyo isaguna noqdo oday Soomaaliyeed ayuu yeeli lahaa. Laakiin muxuu sameeyey? Inuu xabsi dhigo odayadii iyo waxgaradkii fekerkaa u soo jeediyay, inuu dalkii uga cararo jabhado tuuga ahaa iyo dad aan wax garad ahayn iyo inuu ka tegay xoogii dalka oo kala furfuran oo daciif ah. Siyaad Barre dhibka Soomaaliya ku dhacday qayb weyn buu ku lahaa. Waxay ahayd inuu xukunka wareejiyo 1978 laakiin wuxuu jeclaystay xukunkii maadaama uu keligii taliye ahaa.
@abdirahmanali5605
@abdirahmanali5605 4 года назад
Allow waxan ka bariya in aad maxamad siyaad unaxarisato
@sergio9893
@sergio9893 2 года назад
Illahay uma naxariisto hooyadii wase
@guure1232
@guure1232 8 лет назад
He was a dictator like his peers in Africa. But well respected by the outside world.. *** three stars.
@adeshmuse3025
@adeshmuse3025 4 года назад
Dictator Haduu ahaaa mxd wax u qabsan waseyn markuu mesha kaso baxay?? Jelle siyad Alle ha u naxaristo.
@libanjama4217
@libanjama4217 2 года назад
Go learn history b4 making comments this great leader Somalia will ever have
@xidiganugaal395
@xidiganugaal395 7 лет назад
aduun maantana xasan barafbaa sjudayey shit alaw kunaxariiso aabe siyaad
@najiibodaymeadi1047
@najiibodaymeadi1047 5 лет назад
Alle hakuu naxariisto aabo siyaad bare amiin yaa rabi
@gacan_janoilji8115
@gacan_janoilji8115 7 лет назад
ilahay haku naxaristo janadi fardowsana haka warabiyo abbe siyaad.
@ilyaasmaalin435
@ilyaasmaalin435 9 лет назад
Maxamed siyaad barre Madax weeynihii kacaanka wuxu ahaa Madax weyne daacada oo jeclaa dalka iyo dadka somaliyed wuxuu ahaa madaxweyne magac iyo taarikh u reebay dunida uu ka tagay qasatan umada somaliyed in ay somalia somalia noqoto libaaxa Africa wuxu aha ninki gaarsiyey maaha wax lasoo koobi karo wixi uu qabtay jaalle siyaad Balse nasiib daro kadib fashilkii 77 waxa dhacday in ay isku dhaceen waqooyiga somalia iyo jaalle siyaad Kadibna uu awood u isticmaalay markaas waxay ahayd Marki noogu dambeysay halyeygi xambarsana wadaniyad dhaba aadmigu qalad wuuka dhaca ma qaldame waa allah Balse aan u duceyno aabahii somalia maxamed siyaad barre allow kuu naxariiso oo janadiii fardowsa ku gee aamiin aamiin Yaa allah somalia ha is raacdo
@degancadeey9456
@degancadeey9456 3 года назад
77 markii laga soo noqday maxaa dhacay maxaa keenay dagaalka waqooyi isoo jawaab
@lipandhaqane1745
@lipandhaqane1745 Год назад
One of the greatest African perisedents. Peace on you
@abdirahmanadenweli4909
@abdirahmanadenweli4909 9 лет назад
Muwaadin ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo
@mohamedjamaahmed1501
@mohamedjamaahmed1501 4 года назад
waxa igu maqaala inaysan hadeer jiil ka cusub ee jabuuti badan kood aqoon maxamed siyaad bare
@daudibrahim7846
@daudibrahim7846 5 лет назад
Siad bare Somali wax lakobikarin ayuu uso qabtat manta Kenya iyo Ethiopia wax no mashegi lahayn hadu jogi lahaa
@maxamedsomali5041
@maxamedsomali5041 3 года назад
Tuuug bu ahaa
@libanjama4217
@libanjama4217 2 года назад
Aabo siyad Allaha unaxaristo waxa aha nin very intellectual smart and genius
@abdinajibomar9593
@abdinajibomar9593 Год назад
Somalia will never had the likes of siyad bare he left left with legacy 😪
@abdulljama4591
@abdulljama4591 8 лет назад
Aabe siyaad waa ramadaani ilaahy janada haku geeyo aaamin
@mandeeqali9263
@mandeeqali9263 7 лет назад
legend will be missed by many
@sam-xz5tc
@sam-xz5tc 3 года назад
They only things that will miss this devil is his jinns I hope he burns in hell.
@Xasanyusu
@Xasanyusu 3 месяца назад
Allah ha u naxariisto jaalle siyaad barre geesigii africa ay somali garan wayday
@hajiaden8891
@hajiaden8891 3 года назад
Allaha unaxaristoo jalle Siyad Bare. Mantana Ismail Omar gele Kenya yuu laa saftay. Somaliyana xoriyadoda yeey uso dagalantay
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 3 года назад
Ilhow kunxriizto mudne mdxweyne waa lagu tawe 2021✌
@ilyaas99
@ilyaas99 8 лет назад
Allah u naxariisto aabe siyaad Somali wax badan ayuu u qabtey ilaa hadana inkaartiisa ayaa somali da heyso bal manta fiiri somali da nin walba madaxweyne noqdo inuu ka taajiro ayuu rabaa oo wadanka gato oo Ethiopia oo cadow geena ah ayaa ku shaqeysato aduun ka fiiri hadii aad illah caqli iyo garasho ku siiyey madaxweyne oo asaga shilling heysan ka dagey bal u fiiri aduunka mid deeda kale aduunka oo dhan qof somali ah markii la arko respect ayaa la siin jirey maantana adigoo passport American wato xitaa sharaf ma lihid marka ninkaan somaliya wax badan ayuu u tarey mana na soo mari doono nin asagoo kale ah oo wadani allow aabe siyaad barre jannatul fardowsa ka wareebi adiga gacantaadu ku jiraa maanta aamin aamin
@nasroibraahim3926
@nasroibraahim3926 4 года назад
Allah unaxaristo abo siyat gesiga afrika
@thiagoalcantara6139
@thiagoalcantara6139 2 года назад
Rabi janadii farsowso hakaa waraabiyo jeneral maxamed siyaad bare waxan kuu saraay salaan madaxweeyne.waligeey kumaan arag lakiin waxa tahay madaxweyne qiima badan oo jecel midnimada soomaaliya .
@wizdalmar2026
@wizdalmar2026 8 лет назад
this man leaves history behind
@calibaashi1653
@calibaashi1653 3 года назад
We miss you
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 2 года назад
Aaaaaaaaaaaabo Maxammed Siyaad barre 😭😭😭😭😭😭😭 ilaahoow janada Ferdows Ayaan kuu baryey
@Ahmadissak
@Ahmadissak 7 лет назад
Allaha unaxariiso. What an era igadheh!
@qurbacmo2514
@qurbacmo2514 4 года назад
Aabe mohamed we miss you 💙
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 года назад
He was Patriotic hero,one year that he was OAU he has deliberated 7 countries.he has build the country free Education up to university Adult Education by every somali nd acheived the Nomadic in the to know how to read nd write,he has responded the servere drought with out support from western regime Useless Arap leaders,Somali for Somali Support iniative.(Dib u dajin dan wadagaha muruq maal iyo u dadkisi baray in laga marmi karo Tuugsiga waxaa lagu bahi baxaa Allaha oo baryo in tabcasho badda iyo barigaba latabcado.
@nasricabdul8961
@nasricabdul8961 3 года назад
Allah u naxariisto aabe siyaad
@ahmedofficial1299
@ahmedofficial1299 7 лет назад
Aapo siyaad barre alle ha unaxariisto
@dhubadmahamoud9906
@dhubadmahamoud9906 8 лет назад
ilaaaahy ha u naxariisto mahadwayne hiii hore soomaliyed aabe siyaad bare
@mukhtarhajji7265
@mukhtarhajji7265 4 года назад
Madax bay leeyhen Wxb lenahy Sland Puntland Galmudug Hiirshabele Konfurgalbed Jupaland Badankoodana Wa madaxda u mudane siyad shegaya alle ha unaxariiste
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 года назад
@mukhtar Banadirland
@nurabdiqadirahmed8294
@nurabdiqadirahmed8294 5 лет назад
Caqlibadnaayaaa alow kuu naxariiisto
@OmarHassan-sl5cb
@OmarHassan-sl5cb 3 года назад
Alle hakunaxaristo Aabe
@thiagoalcantara6139
@thiagoalcantara6139 2 года назад
Siyaad bare siyaad bare waa Somali
@axmadibrahim-rj3hk
@axmadibrahim-rj3hk 5 лет назад
Maashaa allaah maxamed siyad bare allow unaxriiso waa nin karta badan runtii
@nasroibraahim3926
@nasroibraahim3926 4 года назад
Allah unaxaristo jalla siyat bare
@mahamedahmed473
@mahamedahmed473 8 лет назад
guul wade dad bu xabsi ku hayay o ku xananaynayay iya go moogan jaale jale alla ha ku naxaristo
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 3 года назад
AllaHa kuu NaxariisTo aabe siyaad Barre
@fowziamohammed6359
@fowziamohammed6359 3 года назад
Abo siyad bare allah kunaxaristo Somali abal maleh lakin wax badan bad uqabatey janadi kunolow insha allah
@garadadde4771
@garadadde4771 5 лет назад
Illhow unaxariiso
@sam-xz5tc
@sam-xz5tc 3 года назад
Never
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 7 лет назад
hamse cali been baa laguu sheegey siilaanyo hilbka caruurtuu cunaa waana xayawaan ,siyaad taariikh buu leeyhy
@maryanosman8603
@maryanosman8603 4 года назад
Great Man Great History Great Wlh Blh Tlh Ma uu san eheen Caado qaate
@Ahmed-jama
@Ahmed-jama 3 года назад
Rabbi ha u naxariisto jaale siyaad
@mahamadshakir575
@mahamadshakir575 7 лет назад
M.a mbrk lkns maqaadir alle ayaa somaliya ku dul dureertey eeyna illaa wa illaa asibi lahayd abo siyaad bare wax dib ah mageysan allaha dowre waa halgamaa xaq udirir ah lkns allaha waxaan karajeynayaa weyna imaan dontaayee, midnimada umada somaliyeed taasina allaha waafajintisa kadib weynu sameeysan karnaa allaha idinka insh dadhaalkeda hadi laheelo
@nazdalaan
@nazdalaan Год назад
Gadaal ayaan is ogaadey inuu ahaa shaqsi GEESI ah.. AUN
@abdallahashi9826
@abdallahashi9826 5 лет назад
*alle raxmadii Jano haku siiyo aabe siyaad aad ayaa unasiib daranahay nasiib uma yeelan in dowladii kacaanka umada Soomaaliyeed aan arko*
@munamahmed1572
@munamahmed1572 2 года назад
Alleylehe waa moqadas. Ilaahey ha naxariista mahamed siyaad bare geesi geesi dhaley
@sdaabokar1978
@sdaabokar1978 5 лет назад
Qorrax waxtarkeeda markay dhacdaa la tebaa. Allaha u naxariisto halyeey soomaaliyeed.
@MaskaxdiiDunid
@MaskaxdiiDunid 9 лет назад
Masha allah.
@GHAA
@GHAA Месяц назад
Waa mujrim ilaaheyo uga aar inta qof oo hargeysa ku dilay
@nuuraabdi6161
@nuuraabdi6161 4 года назад
Great man great history we miss you ilahay haw naxriisto
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 3 года назад
africanka oo dhan wuu ka horeeyey, waxaad ka garanaysaa markuu isugu yeeri jirey sida ay u xiisayn jireen , madaxdii africa ayaa muqdishu timid 1974 kulli dhabanka ayay iska salaameen ,xayle salaase hal meter ayuu u jirsadey bal daawada.
@abdiazizyussuf5365
@abdiazizyussuf5365 7 лет назад
rabiyow naxariistii janno sii geesi cod kar ah buu ahaa
@khadaradawe255
@khadaradawe255 8 лет назад
aabe siyaad Allaha kuu naxariisto inta necebne Allaha jaxiimo hakufogeeyo
@muhhamedadem1236
@muhhamedadem1236 8 лет назад
wr khadar badaw anaka neceb adiga iyo isaga iyo mareexanba Illahay naarta haydin geyo
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 8 лет назад
aaamii aamin alle ha u naxariiso aabo siyaad manata haduu noolan lahaa itoobhiya inamoy hanjaabteen
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 года назад
Allaha u naxariisto siyad bare dabadii somaliya way baabaday
@faaraxcabdiraxmaan1968
@faaraxcabdiraxmaan1968 3 года назад
Aamin
@happymohaabdimohad6928
@happymohaabdimohad6928 8 лет назад
Allaha u raxmado Madaxweyne qaran
@ajeeyabdikhadir4839
@ajeeyabdikhadir4839 2 года назад
🥰🤲🇱🇺
@deeqogoodax2015
@deeqogoodax2015 3 года назад
Allah yaa raxma wlhi jaalle maxamed siyaad barre hogaamiye buu ahaa xaqiiqatan
@haaruunyuusufcumar4309
@haaruunyuusufcumar4309 8 лет назад
ALLE HA U NAXRIISTO MADAXWEYNE SOMALIYEED OO KARTI BADAN BEDELKIISA ALLOW NASII
@qurantaxfiidonline9537
@qurantaxfiidonline9537 6 лет назад
Siyaad barre ilaahay haunaxariisto. Nin wax badan katagay ayuu ahaa. Taasna maanta meel walba ayey taalaa waxqabadkiisa. Cidii kufarxaysa hakufaraxdo Cidii kaxumaanaysana hakaxumaato.
@zahracalicilmi8425
@zahracalicilmi8425 6 лет назад
Wàlee dal iyo dad kaama dambeyn Allah janatu firdowso ha kugu irzaaqo dhulkii boob baa lagu hayaa dadkii wax bada ku dhintay wax gaaloobay wax shisheeye u jaajuus ah wax baddii iibsanaya wax gabdhihii carab ka iibinaya walee gadaashaa lama nasan Allah janooyinkiisa ha kugu irzaaqo Amiin Amiin aamiin
@moharuun635
@moharuun635 Год назад
Jaalle mudane madaxwayne alle haka raali ahade wayna kala qaybiyen wixi ka danbeeyay
@araleisak4048
@araleisak4048 7 лет назад
qofkii diin leh oo muslim ah asagaaba xishoonaaya oo ka xishoonaaya martida eebe sida diinteena macana qabto qofka meydka ah waxuu marti u yahay oo uu ag joogaa alahii abuurey kan nool waa ka mabnuuc inuu xumaan caay kaa gaarto hadaad sidaa sameysey waxaad jabisey ilaahii ku abuurtey waayo ii daaya martideyda ayuu si cad u yiri hadaad gaal tahay oodan xaduud leheena waa adiga kuu gaar
@binisse8738
@binisse8738 3 года назад
Ilahay hakuu naxariisto jaale siyaad
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 2 года назад
Madax wayne Africa ugu xunkunka adkaa aabbo siyaad alle haku naxariisto
@alasali3729
@alasali3729 9 лет назад
allaha u naxariisto
@abshirahmed4665
@abshirahmed4665 3 года назад
Allah muxuu caqli alle ku manaystay aabo siyaad allaha kuugu raxmado wanaagaad la jecleyd dadkaaga maantay gopol gopol baa loo kala boobay Somali kuwo dano gaara wato oo doqoma kaa dmbeeyay allow ku naxariiso
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 года назад
Allaha unaxariisto danbigiisana ha dhaafo kolay aabe somaliyeedbuu ahaa
@ismaciilcumar5544
@ismaciilcumar5544 5 лет назад
ilaahow powerful army na sii oo mideeya somalida one way or another! xoog ku qabsada dalkeena oo dhan!
@sayidhashi9600
@sayidhashi9600 4 года назад
Hhhh wd caqli liidata hadad isleday xoog baa wx lagu qabsadaa haku riyoon in shanta somali hal noqoto
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 3 года назад
@@sayidhashi9600 Waxa laga yaabaa inaad qof fiican tahay oo weliba Somalida dad badan ka jeceshahay laakiin aadan fahansanayn cidda ku burburisay, waxa lagu burburiyey iyo inaan laguba deynayn. Jidkii Falastiin 1940yadii ayaad haysaa. Waxaad degantahay oo Allah kugu beeray dhulka adduunka ugu hodonsan. Ninkii 5ta kuu qaybiyey kuma u deyn. Lacagtan yar ee baryada ah ee lagu siiyo waa mid dalkaaga lagaaga iibsaday. Marka xoogadii la kala dhantaalay oo adiga kale gobol dhan laga dhigey aan Somali arki karin oo qurub qurub laguu jaro oo way of lifekii xoolaha dhaqatada iyo isku filaanta la keeno oo tuulo waynaatay sida Hargeisa lagugu soo ururiyo oo lagu gaajaysiyo inta Baryada lagaa jaro marka adoo nool ayaad dhimatay. Waxan oral ahaan u maqlay dadka wax baryaa qiyaamaha iyaga oo dadka laga garanayo ayey yimaadaan. Ma ogid inta ummad dalkan u soo dhimatay dhinaca diinta oo inta xadka meesha fog la geeyey. Askarta Isaaq ee Wajaale iyo Gorayo Cawl ama xad beenaadka laga keenay oo Ingirisku biilo waa kuwa cadowga Somaliyeed u shaqaya. Hadaad wax akhridid bal fahan xeeladda adduunka lagu baabiyey ee hadda socota oo Somali ku socota oo loo bixiyey: The war of zero cost? Dagaalka aan centi ku baxayn ee inaga laysku keen jebiyo. Hore Arabta dal yar la hoos geenayo indhahooda oo 5 ah. Adigu waxaynu nahay wiil iyo abtigii waa inaga meel walba isku dhex jirna, kala guursana. Ee meesha belo kale ayaa ku jirtaa. Aadanka iyo cibaadada habeen iyo maalin ka socota dhulkeena ayaa Allah inagu xafiday ee waxa laynoogu talagalay 1995kii ma soo gaadhneyn. Madaxda Somaliyeed talaphoneku uma kala go'. War lacag ayey isa siitaan xitaa. Hadaad rer Burco tahay dadka bridge garay oo wax fahan oo Somalinimo raadi. Hadaad diidid adiga oo cagaha Somali jooga ayaad is arkin. إِن يَمْسَسْكُمْ قَرْحٌ فَقَدْ مَسَّ الْقَوْمَ قَرْحٌ مِّثْلُهُ ۚ وَتِلْكَ الْأَيَّامُ نُدَاوِلُهَا بَيْنَ النَّاسِ وَلِيَعْلَمَ اللَّهُ الَّذِينَ آمَنُوا وَيَتَّخِذَ مِنكُمْ شُهَدَاءَ ۗ وَاللَّهُ لَا يُحِبُّ الظَّالِمِينَ (140) سورة ال عمران الثفحة ٦٧
@sayidhashi9600
@sayidhashi9600 3 года назад
@@mohammedabdi7061 wl caadifad baa i qaadasaY mrkan comment kaa dhiibtaY hada taariikh wlba wn haYaa somali meel aY dagtana imakala aha oo wn jeclaY somali mid ah aYanan aminsanaY ku mhdsanid sida wngsan ad wx igu sheegtY wl qali
@abdirahmanali5605
@abdirahmanali5605 4 года назад
Dadka reer hargeysa waxay idhandan tuugi soomaalida gacantisa ku burburiya anigu waxan odhan laha illahay ha u naxaristo maxamad waa soomaalida iyo adunka istusay
@nimanjaarso6086
@nimanjaarso6086 8 лет назад
allaha kuu naxariisto
@nuwara8333
@nuwara8333 3 года назад
Allow yaa usheega in qabiilkasta calan sameestay
@tonikross9055
@tonikross9055 7 лет назад
rabi waxaan goor iyo ayaann uga baryaynaa inuu janatul fardawsa hoygiisa ka'yeelo jaalle siyaad.
@adenabdi5696
@adenabdi5696 5 лет назад
Libaaxi somalia Allah ha u naxariista
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 5 месяцев назад
Shacabka Soomaaliyeedoow Wallahay Xasan Shiikhoow Astuur Hawiye socod Sii Waa Hadii Lgaa yellow Xasanow Maajid Ciyaarta Ka Daa
Далее
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 4,1 млн
▼ЮТУБ ВСЁ, Я НА ЗАВОД 🚧⛔
30:49
Просмотров 421 тыс.
"WADAAD XUME" Khudbaddii Madaxweyne Siyaad Barre
9:28
WAXAAN AHAA WADAADKI SADAXAAD EE LA XIRO 1972
40:24
Просмотров 291 тыс.
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 4,1 млн