Тёмный
No video :(

Majaajilo | Meecad Meegane, Jigjigawi & Cabdi Haybe Lambad 

Caweyska Dalmar
Подписаться 805 тыс.
Просмотров 661 тыс.
50% 1

Subscribe if you want new videos in your subscription box/email
FACEBOOK - / caweyskadalmar
Google+ plus.google.com/u/0/b/1159220...
/ dalmar_d
/ dalmar
/ caweyskadalmar
Instagram / caweyskadalmar
TUMBLR / caweyskadalmar

Опубликовано:

 

12 янв 2017

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 338   
@aminsunni127
@aminsunni127 4 года назад
Yaa daawana 2020😂 ma islaanti daawaha naga xadayba barigii😂😂
@adamahmed6555
@adamahmed6555 5 лет назад
Hadaanan sida shalmada ulaablaabin old is gold Yaadawanaya 2019 hit like
@filsanahmed3164
@filsanahmed3164 5 лет назад
Intii dawaty 2019 💋💋😂😂like iguqabta
@abdallahhersi4007
@abdallahhersi4007 5 лет назад
Nimco Ahmed 💋💋 kugu qabtay
@Comps223B
@Comps223B 5 лет назад
Anaah dawanaya
@ebrahimchannel8283
@ebrahimchannel8283 5 лет назад
Yaa Ku joogsaday Msh allH Dad waa dadkii hore 2019 yaa dawanaya
@guulaangodgal4013
@guulaangodgal4013 5 лет назад
Yaa daawanaya 2019
@farhiaqurux7585
@farhiaqurux7585 5 лет назад
S
@khadarhussien4172
@khadarhussien4172 4 года назад
M a tii daawaha naga xadaa hhhhhhhh8
@khadarhussien4172
@khadarhussien4172 4 года назад
@@farhiaqurux7585 nnn
@uteadawee51
@uteadawee51 5 лет назад
Look at this brilliant acting wow this generation should learn something about . Jigjigawi is also a legend also miicad the greatest abdi haybe great comedian as well
@umalkhyrahmed2809
@umalkhyrahmed2809 5 лет назад
Anigaa dawanayA 2019
@kinghanad4709
@kinghanad4709 5 лет назад
hhhhhhhh ma bakhaarba horta gurigu ma raashin ba laga miista 😃😃😃😃 qosol wllhi
@kadarhassan9360
@kadarhassan9360 4 года назад
Bal kuwii sidaa ahaa ayaa imanaya guriga e maxy kuwii fayoobana sameymayan so iska iman mayaan yaguna kuye hhhhhhhh wllhi qosol 😅😅😅😅😅👏👏👏👏👏
@walalsomali9325
@walalsomali9325 5 лет назад
2019 yadawanya 😂
@azoumhassan4851
@azoumhassan4851 5 лет назад
me
@ugbadqueen5236
@ugbadqueen5236 5 лет назад
aniga
@Zaara656
@Zaara656 5 лет назад
Aniga oo hada Jiifka ku dawanaya qadadana ku sugaya hhh
@sakariaabdisalam1976
@sakariaabdisalam1976 5 лет назад
Aniga wlhy
@ahmedabdirahman6811
@ahmedabdirahman6811 5 лет назад
hinda manta riwaayad kle majirto
@HassanAhmed-dn5gk
@HassanAhmed-dn5gk 5 лет назад
Illeen qofku waa qof maraan ah Alla waa inankii sida ahaa
@AhmedMohamed-si5ej
@AhmedMohamed-si5ej Год назад
Ninka islaanta matalaya waa xuseen yuusuf jigjigaawi alle ha u naxariistee maaha huryo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Aamin
@ahmedsalim4968
@ahmedsalim4968 5 лет назад
Riwaayad waatan walaal mcn waxan danbe ruwaayado maahan like saar hadad 2k19😎 daawanaysid
@abdulwahabmahad5717
@abdulwahabmahad5717 5 лет назад
XerYaha Dawladuu Iska Gala😂😂
@abdaleMedia6830
@abdaleMedia6830 4 года назад
Wlhi waa ruwaayad aan taageero mzha allh Allha ❤️🥰
@yuwaazackl311
@yuwaazackl311 5 лет назад
2019 bishii 2 yaa dawanayaa 😂😂😂😂
@qaaniyafarax4206
@qaaniyafarax4206 5 лет назад
Aniga
@yuwaazackl311
@yuwaazackl311 5 лет назад
@@qaaniyafarax4206 dadkii hora tahay 😂😂
@yabarow_clips
@yabarow_clips 4 года назад
Yaa dawanaayo 2020 like iska saaar
@cabdirasaaqaadan1485
@cabdirasaaqaadan1485 5 лет назад
2050 qofkii daawadaaa ha iiduceeyo inuu alleh ii naxariisto
@al-husseinidesigner1018
@al-husseinidesigner1018 Год назад
Allah ha kuu naxriisto
@LiibaanxusenCumar
@LiibaanxusenCumar 8 месяцев назад
Ale haw Naxariisto wllken kolay uu inaga. Hoseyaye
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 месяцев назад
Aamin
@hajiyobalaayo6083
@hajiyobalaayo6083 2 года назад
Old is gold 🤗 waatii dawaha kaxaday wiilka😂😂 Ilaahow unaxaristo intii dhimatay iyo inta nool
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Aamin
@goodverygood3596
@goodverygood3596 5 лет назад
"hooy hooy ilaahay miyaadan ka yaabeyn miyaadan islaan ahayn " this guy is very good in women acting aad bu haweenka u jilaa kan . waa maxey waxan washeensiyada ahi .
@apdyfatahahmedapdyfatah2945
@apdyfatahahmedapdyfatah2945 4 года назад
Yaa dawanaya 2020
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 6 лет назад
Caweyska dalmar huryo maaha ee wa jiigjigawi allaha u naxariisto huuryo maaha saax magaca
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 лет назад
Ma hubtaa, ninka Ina Haybad Lambad la hadlaya waa Huuryo sidaan umaleynayo, waayo ilaa 1970 baan daawanaye majaajiloyinkiisa AUN Hargeysa.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 лет назад
Waliga ma maqal jigjigawi. Cabdi Haybe Lambad waa nin yar marka da' ahaan, wuxuu bilaabay fanka intaan wadanka ka soo baxay 1980s
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 лет назад
Eeg video waa huuryo labadaba ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-loMoANzLYMI.html
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 6 лет назад
Maya saxib riwayadan wa 1993 wana jiigjawi weyan ana ka huuba caweyska dalmar xasuustada ku nooqo
@osmansufi4066
@osmansufi4066 6 лет назад
Caweyska Dalmar Huryo maaha Huryo waa ka gaabanyahay ka cas yahay kana qurxoonaa ninkan jigjigaawi baa la yidhaa sidaan maqlay Huryo aun 1992gii buu berbera ku dhintay ninkanina aun isna huryo dabadii dhintay miicaadna waa dhintay alle ha u naxariisto dhamaantood
@shinbir_Hussein
@shinbir_Hussein 5 лет назад
Qofku waa qof maraana waa inaankii sida ahaa way dishay abdi haybe😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 4 года назад
inta sidayda nac-nac da micaad migane u bogtay like-ta ha ila dhaafina
@updyaziizhaaruun6050
@updyaziizhaaruun6050 3 года назад
2021 ayaa daawanaya
@zaapirmohmet2062
@zaapirmohmet2062 4 года назад
Who still watching 2020
@boqorkatogdheer5051
@boqorkatogdheer5051 5 лет назад
2019/3/1 yaa daawanayaa
@halimaali123
@halimaali123 5 лет назад
Somalidii hore xikmad miidhan by ahayen 😍😍😍
@appdywaliinamoh7579
@appdywaliinamoh7579 5 лет назад
2019/02/26 Ayaan dwnyaa 🤞😍👍
@hamzydmtjigjigawi1216
@hamzydmtjigjigawi1216 5 лет назад
Jigjigaaw iyo miicad miigane labo nin xaraabo ah😂😂🙌
@goldengroupchannel1874
@goldengroupchannel1874 6 лет назад
Alle ha unaxariisto maxamed huryo
@herrochannel2670
@herrochannel2670 5 лет назад
2019 yaa dawanaya
@DrzackZack-oh9dn
@DrzackZack-oh9dn 26 дней назад
2024 Ya ila dawanaya❤😂😢
@najiibhassan
@najiibhassan 5 лет назад
2019 ya dawanaya?☝️
@mohamedhaaji1989
@mohamedhaaji1989 5 лет назад
Nayuu yook! Kulahaaaa
@abdizhakourahmed3317
@abdizhakourahmed3317 6 лет назад
Hhhhhh klahaa waa inankii sda ahaa😂😂😂😂
@lindaomar341
@lindaomar341 5 лет назад
Haday taqanthy akhiro zamaan ya rab na astuur Amiin
@anwarabdi8035
@anwarabdi8035 5 лет назад
One off my best drama all the time looooool
@mohammedzuleiman9222
@mohammedzuleiman9222 6 лет назад
meecad meygane 🙏 full respect
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 6 лет назад
Huryo maha wa abwan jigjigawi alle ha u naxariisto dhamantood
@accountingfinance4904
@accountingfinance4904 6 лет назад
Alle ha ku dayo cabdi haybe lambad
@najwaofficial4690
@najwaofficial4690 5 лет назад
hhh ma islaanti dawaaha naga xaday baa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 года назад
Yaa daawanaya 2020
@user-bs2ug1ms5b
@user-bs2ug1ms5b 5 месяцев назад
Xeryaha dawladu iska galaaa wlhi qosol weyaan riwaaydni ilaahw u wada naxariisto intii dhimty
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 месяцев назад
Aamin
@waranjacyl2332
@waranjacyl2332 4 года назад
2020 dUNI AKHIR SABAN YAA ILA DAWAN ABDI HAYB3 LANBAD
@jicdasuldansuuriya1495
@jicdasuldansuuriya1495 5 лет назад
Inta daawaneysa 2020 like 👍👈
@AdnanAli-kc7xb
@AdnanAli-kc7xb 7 лет назад
Kulaha wa islaanti Barigi daawaha naga xaday 😜😂😜🙄
@laasgeel2992
@laasgeel2992 6 лет назад
huryo weeye
@bulshaawiinaalex3244
@bulshaawiinaalex3244 6 лет назад
Sakariye cilmi Yusuf
@abdisalaanbulshawi5239
@abdisalaanbulshawi5239 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sayidkashilabo2414
@sayidkashilabo2414 5 лет назад
Waa jilayaashii dhabta ahaa eega cali iyo xaliimoo dhan waa ceebaystay riwaayadihii hhhhhhh
@shafieabdirahman3482
@shafieabdirahman3482 4 года назад
Yaa daawanaya 2020 asagoo jiifa1🛌🎧
@somaliuncutstories4137
@somaliuncutstories4137 3 года назад
Iinti dhimatay allah ha uu naxaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 года назад
Aamin
@hasandaahir309
@hasandaahir309 6 лет назад
Xusuus when i was young
@suyuhao7592
@suyuhao7592 2 года назад
Ruwaadihii xigmada lahaa ❤❤❤❤❤
@shireshow
@shireshow Год назад
Alla haw naxariisto, dhamaantood
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Aamin
@amran478
@amran478 4 года назад
I am still watching 2019
@sacadking5865
@sacadking5865 3 года назад
Yaa daawanaya 2021😁
@apdallashuuqe616
@apdallashuuqe616 5 лет назад
Kuwii sidaa ahaa baa imaanya gurigeygee kuwii fiyoobaa see ahaanyaan kma lhoo😂👏
@igalali950
@igalali950 3 месяца назад
Who still wtching 2024 from Djibouti 🇩🇯
@hbofficial7049
@hbofficial7049 5 лет назад
2020 yaaa dawanaya😂😂😂😂
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 5 лет назад
Hhhhhh 4 saac iga horeysay ileyn isma lahayn waa lagula daawanayaaa e
@hbofficial7049
@hbofficial7049 5 лет назад
C/qani Wardi 😂😂😝😂wllhi isku qarni 2020 ku jirnaaa😂😂
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 5 лет назад
@@hbofficial7049 hhhh markey meelna noo gali weyday ayaan ina haybe laanbad iska daawaneynaa
@hbofficial7049
@hbofficial7049 5 лет назад
C/qani Wardi 😂😂😂😂😂😂bro dawasho wcn ruwaYada shaahlaha jcylka galay ila daawo laambad baa jilayeee
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 5 лет назад
@@hbofficial7049 haye masuul laki
@user-ob5ss7rg1x
@user-ob5ss7rg1x 9 месяцев назад
Yaa daawanaya 2023😂
@mohamedhashimuse4270
@mohamedhashimuse4270 5 лет назад
Long life Abtigay Abdi Haibe Ahmed
@ayaanleagabar3108
@ayaanleagabar3108 6 лет назад
abdi haybe best man
@cabdiwahaabceelaabe5698
@cabdiwahaabceelaabe5698 5 лет назад
Alla waa inankii sida ahaa😂😂
@ahmedabdiali4059
@ahmedabdiali4059 5 месяцев назад
Old is Gold yaa dawaanaya 2024 aduunyo
@luulaxaaji3455
@luulaxaaji3455 5 лет назад
Ma islaanti berigii daawaanaa naga xaday ayaa tahay
@grxtireks
@grxtireks 5 лет назад
Like iguu gaboo ciida goslaysa imika
@maxamedxasan7218
@maxamedxasan7218 6 лет назад
Cabdi haybe lambad jilaa qosol badan
@aliosman7830
@aliosman7830 4 года назад
Xeryaha dowlada ee cidamadu iska galaa Ma islantii barigii dawaha naga xatay tahy
@sadiiqfaarax1835
@sadiiqfaarax1835 6 лет назад
Yaaah 2018 julai dawanyah
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 5 лет назад
Waxan dawanaya 24/3/2019 alxm
@Casaro0
@Casaro0 4 года назад
Yaa 2020 ila daawanaya
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 года назад
Yaa daawanaya 2022 hadaad tidhaa Somali qaar baa aniga dhahaaya kkkkkkkkkk
@rahmaadenabdi6977
@rahmaadenabdi6977 Год назад
Anaa daawanaya 2022
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Год назад
@@rahmaadenabdi6977 kkkkkkk. 2020 ayay ahayd markaan sidan lahaa laakin hada 2022 waa saxsan tahay
@rahmaadenabdi6977
@rahmaadenabdi6977 Год назад
@@abdirahmanfaarah3912 haaa kkkkkkkkkk waayahay waan gartay
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Год назад
@@rahmaadenabdi6977 kkkkk hadaan idhaa 2026 yaa daawanaya qaar baa odhan anaa daawanaya kkk
@yasinyaash7099
@yasinyaash7099 5 лет назад
2019 who is watching👍
@user-zc3ll4zn5p
@user-zc3ll4zn5p 6 месяцев назад
2024 ya dawanaayo riwayadan
@mahdiahusen
@mahdiahusen 5 лет назад
Xeeryaha dowladuu iska galaa 😂😂😂
@Anynomouslyyyher
@Anynomouslyyyher 5 лет назад
IzlaantaH qoqdAy iiPaankAh peezhey😂😋😂😂
@asmaqaali7739
@asmaqaali7739 5 лет назад
Ninkii maraan ka ahaa ee ina xaaji mataan🤣😂🤣
@boqorkatogdheer5051
@boqorkatogdheer5051 5 лет назад
Wuu iska galaa
@aliyusuf6552
@aliyusuf6552 5 лет назад
Xeeryaha dowlada iska gala
@abshirabdi1146
@abshirabdi1146 5 лет назад
2019
@mohamed88466
@mohamed88466 5 лет назад
Nayuu York miyay ahaayeen
@ahmedabdi2896
@ahmedabdi2896 5 лет назад
Ilaahow na Dil oo Hana doorin Ducana waa Ku jirtaaaye Dadku habaaar bey moodi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
Kkkk
@yuusufdhanto8237
@yuusufdhanto8237 5 лет назад
Ahmet-kani Qanaan ilaahey ku dooori dheh
@Comps223B
@Comps223B 5 лет назад
Waxa commantiga ka bixiyey waa dadleh yaadawanaya 2019
@WEHELCHANNEL
@WEHELCHANNEL 5 лет назад
*OLD IS GOLD* 😂😂😂❤️💯
@barkatbaylee3141
@barkatbaylee3141 6 лет назад
Islanrii barigii dawaha naga xaday hhhh
@mohamedjamadayurad1353
@mohamedjamadayurad1353 5 лет назад
Hhhhhhhhhhhh igadaa hadee wuu shankhar batay hhhhhhhh
@mohumedmahamed348
@mohumedmahamed348 4 года назад
Anigaa daawanaya
@saadomahamud6466
@saadomahamud6466 5 лет назад
intii dawatey 2015 like hasarto
@abdinaafic7044
@abdinaafic7044 5 лет назад
Kkklk libaax Abdi haybe laambad kkklk aabaha ma jaajilada
@zajamaxamed6747
@zajamaxamed6747 5 лет назад
Kkkkk waaa islantii dawaha
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 6 лет назад
Xitaa xeryaha ciidamada wuu galaa!
@Wardasagal143
@Wardasagal143 5 лет назад
Kulhaa gurigu buuqbadnaa ma bkhrbaa oo mabariisbaa laga miiisayaa😂😂😂😂🤣🤣🤣
@abdirashiid1089
@abdirashiid1089 4 года назад
Duniyo Aakhiro saban😂😂😂
@khadaressa8735
@khadaressa8735 6 лет назад
Xeryaha Dawladuu Galaa wuu Taqsiiran yahey kkkkkkkk
@updillahiupdirizakupdillah8486
@updillahiupdirizakupdillah8486 11 месяцев назад
salaasa 31 august 2023 ❤
@ahmedsomali7259
@ahmedsomali7259 5 лет назад
Kkkkkkkkkkk caadi ma ahan wlhi
@xamsemaxamednuur1746
@xamsemaxamednuur1746 5 лет назад
Waaw
@donhallac9155
@donhallac9155 5 лет назад
Izlaanta izka fur inagu aan dawaafno markzan iri ma dhaqaqna mrkazn iri maya 😁😁😁
@daahirdaacad599
@daahirdaacad599 3 месяца назад
Markaasaan idhi ma dhaqaaqdaa markaasaan idhi ihiiiiihh. Markaasay i iljebisay. Markaasaan sutida uqabtay.
@xabiiburaxmaan5994
@xabiiburaxmaan5994 5 лет назад
Gaawaha naga xadey kulahaa kkkkkkk
@mohamedabdisalam2536
@mohamedabdisalam2536 5 лет назад
ani dawanayaa
@daariqmohamoud2196
@daariqmohamoud2196 6 лет назад
hhhhhh gurgau ma bakhaatbaa
@abdisalanmohmed4947
@abdisalanmohmed4947 4 года назад
2020 who watching 😂😂
@zakarieissemohamud8506
@zakarieissemohamud8506 5 лет назад
Nayuu yoook Hahaahahahahah Newyork
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
Kkk
Далее
Majaajilo __ Cabdi Haybe Laambad
10:52
Просмотров 315 тыс.
RUWAAYDII BEENEEY WAA RUN
2:07:30
Просмотров 2,7 млн
SHEEKO GAABAN TUUG MA ARAGTAY MA ARKIN DHEH
17:07
Просмотров 208 тыс.
Micaad Migganeh Baylotka Qaranka.m4v
10:54
Просмотров 428 тыс.
Majaajilo Dhaylo jacay
6:11
Просмотров 861 тыс.