Тёмный

Malayaabtaa inaanan lagu dhagaysan waxa aad udirayso qofka narcissist ah! 

Mastering Power Within
Подписаться 14 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Qeeybtani waxasn idinkula wadaagay, muhiimada ay leedahay in Shaqsiga uu ilaashto caafimaad kiisa xaga maskaxda iyo jidhkaba. haddaba hadii aad doonayso inaad inalasoo xiriirto, email safiyamohamed980@gmail.com
watusp 447484141597

Опубликовано:

 

24 май 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 39   
@masteringpowerwithin8583
@masteringpowerwithin8583 4 года назад
www.amazon.co.uk/Books-Safiya-Mohamed/s?rh=n%3A266239%2Cp_27%3ASafiya+Mohamed www.lulu.com/search/?adult_audience_rating=00&contributor=Safiya+Mohamed Facebook page for somali speakers community Email safiyamohamed980@gmail.com Watusp 447484141597
@cayuunii3149
@cayuunii3149 4 года назад
Asc abayo buuga caruurta kahadlo ma afsoomali buu ku qoranyhy mise english
@masteringpowerwithin8583
@masteringpowerwithin8583 4 года назад
@@cayuunii3149 English
@raxmocusmanisxaq8414
@raxmocusmanisxaq8414 4 года назад
Abayo allaxdllh wadna mahasantahay abayo awalkaga waxan kuguda maxayo so thnks sista xanun an dawadisa wayay ayad isiisay thnks🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@saynabmahamed8229
@saynabmahamed8229 4 года назад
Mastering Power Within waa lahayaa illaa aan kaa maqlay dhan aan uqadaan la aa madax adeyg ayna kuu garaabeen
@faatimazahra89
@faatimazahra89 3 года назад
Ani ahaan waxa raba inaan ku dhaho kaliya wax sheeg uma baahna dadka xanuusan dadka la nool wax sheeg waxa u baahan iyo dhiirigalin iyobin wax la fahan siiyo qofka xanuusan
@hidaayaosoble7323
@hidaayaosoble7323 4 года назад
Alle way naga buuxaan dadka nuucaas ah xaqa allaha tuso
@ashasheikh2055
@ashasheikh2055 4 года назад
Asc jizakillah kheyr walaashey keep going aad ayey noo anfacaan topics ka aad no doorto maalmahaan cilmigaakana allaah hakuu ziyaadiyo Sadaqa allaah hakaaga dhigo Love you sis
@mslove5933
@mslove5933 4 года назад
Waa runtaa way ku ignore garaynayaan markaad ku celceliso ilaa aad xanaaqdo ood qayliso markaasna waxay ku leeyihiin waad waalantahay kadibna waxay ku siinayaan silent treatment
@maryanaden1280
@maryanaden1280 4 года назад
Maanshaa alaa
@khadraali7062
@khadraali7062 2 года назад
😭😭😭😭
@habibahassan7163
@habibahassan7163 4 года назад
Shukran abayo
@xabiibomaxamad6687
@xabiibomaxamad6687 4 года назад
Shukran Abyo noo soo badi barnamijyadan
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 4 года назад
Maasha allaah jzklh kheyran ustaad safiyo baarakallaah fiikum ciid Mubarak kulu caam wa'antu bikheyr waan ku miss gareynay
@qaalishiikhow3093
@qaalishiikhow3093 4 года назад
Thanks my lovely sister Keep going abaya mcn
@sayidaxmed9000
@sayidaxmed9000 4 года назад
Mahadsanid wlshee waa topic aad loogu baahanyahay
@MukhtarAhmed-sc5dh
@MukhtarAhmed-sc5dh 2 года назад
Masha Allah waa Arin fiican
@hasan7618
@hasan7618 4 года назад
Wad mahadsantahay xabibtiii
@rahmaabukar1329
@rahmaabukar1329 4 года назад
Asc odaygayga ayaa ah
@therealprincess123
@therealprincess123 4 года назад
@@aminajama160kaliga ma somalida nimankoda aya i badan
@sundusmaxamed222
@sundusmaxamed222 2 года назад
Mansha Allah walaashey
@abdirahimmohamoud1897
@abdirahimmohamoud1897 4 года назад
Maansha Allah hore usoco waxaan jeclaan lahaa inaad barmaamijyo nooga soo diyaariso sida ay dhalinyarada waqtigan adag ee lagu mashquuliyey internet-ka uga faa'ideysan lahaayeen waqtigooda sidoo kale sida la isaga deyn karo qofku caadooyin uu in badan sameynayey iyo sida loo sameysto jadwal iyo sida loo dabaqo waxaana nagu adag sidaan u dabaqi laheyn jadwalkaa aan dhiganeyn sidoo kale waxaan kaa codsan laheyn inaad noo sameysid barmaamij aan kugu soo weydiino su'aalo si aad talo noo siiso mahadsanid
@najmaahmed2281
@najmaahmed2281 4 года назад
Masha Allaha abayo ilaahay ha ku xifdiyo mcnt
@najmaahmed2281
@najmaahmed2281 4 года назад
Waad mahadsan tahay mcnt 😍
@fatimajama1071
@fatimajama1071 4 года назад
Masha allaha wax run ah baad jeesheegtay dhibatadaan umada aan ka Dhalanay waa dhibato ku badan?
@samiyaabdi7740
@samiyaabdi7740 4 года назад
Asc wll aadbad umahadsantahay wana ubahanahay barnamijkan jisakallah kheyr
@hanihassan1602
@hanihassan1602 4 года назад
wax badan ayaankaa faa'iiday aniga waxan jeclahay inaan dhibanayaha dhiiri galiyo ilinta katiro waayo waxaan isu sheegaa inaan qofka dhiban anigi iska soo qaado oo aan usameeyo sidii aan aniga jeclaan lahaa inley dhiira galiyo waxanse dareema mararka inaan leyla fahmin markaasan isdhaha waad kabad badineysa iska qabo hadana ma awoodo inaanka adkeysto dhibanaha hadaan arkaba dhibanihii aniga ayaaba ismoodo 🤔
@shamsoahmed1430
@shamsoahmed1430 Год назад
Asc abaayo intee kala soo xariiraa qurbo joog ayaan ahay
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 2 года назад
Walaalo qofka markaad la hadasho aan warkaada qiimeynin Lalama hadlo ka aamus maxaa qofki war kugu dila shibta ayaa lagu dilaa
@faatimazahra89
@faatimazahra89 3 года назад
Abayo wad mhdsan tahay wax badanaa noo fa idaysay lkn su aal ayaan ku waydiinaaya qofka xanuusan see astaamaha aad sheegayso leh oo astamaha leh umada la nool inay fahmaan muhiim ma ama balse iyaga inay naftooda fahmaan ayaa muhiim ah kadibna ay dawo raadsadaan
@zaamihayan4503
@zaamihayan4503 4 года назад
Are you still doing life coaching if yes i wanna contact to you so plz let me know
@masteringpowerwithin8583
@masteringpowerwithin8583 4 года назад
Email me on inshallah safiyamohamed980@gmail.com
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 4 года назад
Bismi Allaahi Allrahmaani Allrahiimi Asalasmu Calaykum warahmatu Allaah wabarskaatahu mashaa Allaah jisaka Allaahu qayraan cilmigaaga Allaha kuu barakeeyo Aamiin Saa noogu soo gudbisay waad ku mahadsantahay Ciid mubaarak❤💙💛💚💜🎁🎉🎊 Adinkoo mahadsan Inta iga danbaysa Channalkayga Soo booqda oo subskaraab SAARA wuxuu u taagan yahay Rajafii Agoonta iyo dadka danyarta in uu taakuleeyo Channalka soo booqda oo meel kore gaarsiiya oo igala qayb Qatar waawimaada Agoonta saan ugu sameeyo in la kafaslo qaado sidaasoo kale muxtaajiinta u baahan in la gacan qabto wabi Allaahi toowfiiq💙💛💚💜🎁🎉🎊🌴 05:00 im Aroornimo , Tue, May 26/2020 Like 1
@faatimazahra89
@faatimazahra89 3 года назад
Waxaan rabaa inaan ku waydiiyo cudur kasto dawo ayuu leeyahay hadaan ogaado inaan xanuusanahay oo astahama aan iska helo sideen u boqsan karaa wll
@khadraali7062
@khadraali7062 2 года назад
Qofka marka kaga dhaco gaf la hadal ku dhah iga raali naqo
@belugasbaby8381
@belugasbaby8381 2 года назад
Aniga ninkayga ah walahi nuuca ugu xun waxkasta wa kugu inkira wana xaasid aan naxariis lahayn oo Isla wayni badan muran badan xaqirad iyo yasitaan badan wa danaydte wayn naftisa kaliya ayu jecel yahay makala jecla in an dhibatoodo iyo Inkale aad ayu ujecel yahay in iga amuuso sida qof aan uqalmin oo doqon ah ayu iga dhiga lkn aniga wan fahmay hada shaqsiyadiisa xun iyo bila naxariista wa qalbi adag yahay inti qalad iga galo ayu hadana isku daya in dusha iga wada saaro muran iyo book isku qaris ayu sameeya lkn malin wankasaari doona nolosheyda wa dad xun xanuuno aya laga khaada dadkan xun xun
@badriahersi1443
@badriahersi1443 4 года назад
I sometimes hate my empathy walahi
@masteringpowerwithin8583
@masteringpowerwithin8583 4 года назад
I used to but not anymore, thanks for sharing sis
Далее
Угадай МОБА 1 🥵 | WICSUR #shorts
01:00
Просмотров 3,2 млн
نهاية النرجسي
32:02
Просмотров 219 тыс.
MUXUU YAHAY CUDURKA RAGGA QAAR KU DHACA? (Narcissism)
16:12
هكذا تكسرون قلب النرجسى 💪
0:59
Просмотров 149 тыс.
8daan Astaamood qofka leh asxaab haka dhigan
9:24
Просмотров 13 тыс.